Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

XOG & XIiSE

Lagu Mood- Ismaaciil Yare

Lagu Mood- Ismaaciil Yare

Пікірлер

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi5 сағат бұрын

    10/10 CAJIIB ❤

  • @Sarahmohamed21
    @Sarahmohamed216 сағат бұрын

    Soyaad shadow xumaa hada ayan ohaaday wahoo somaliland pundlan iyo kuwo kaloobadan unable jaysta in ay sidaas dowlad ku yihiin ithopia hoo badaan ee I aqoonso kenya hoo jubilant again celi somalida kale intaas oo dhan waxay ii cadaysay in uu fiicnaa siyaad

  • @AhmeddeekHaaji
    @AhmeddeekHaaji11 сағат бұрын

    Oh oh sorry😂

  • @mahadxusen3509
    @mahadxusen3509Күн бұрын

    Laandheere

  • @xasanciisexuseen6341
    @xasanciisexuseen6341Күн бұрын

    2024.23.julay ❤❤❤❤

  • @abdikadirgedi1073
    @abdikadirgedi10732 күн бұрын

    Inalillahi wa ina ilayhi rajicun wale barigas Ethiopia xasuuq aan inaba cadi ahayn ayay muqdisho kagaysatay wana arin ubahan in dadka marwaliba laxasuusiyo

  • @Mamar6310
    @Mamar63102 күн бұрын

    Ahn Siciid GUCUME OO DHAWANA LONDON KU GEERIYOIDAY BAA AY KALA BAXDAY OO UNAD I DJASHAY IYADIINA LONDON BAY JOOGTAA

  • @asadcawilcali
    @asadcawilcali3 күн бұрын

    Allow kuu naxariiso cabdullaahi ciise

  • @khadarfaarax6402
    @khadarfaarax64023 күн бұрын

    Markii horeba ciidamada shishaaye ee dalka somaalia soo galay nabad uma aysan imaanin soo kuwa maanta dalka ka dhigay 7 maamul goboleed oo ethiopia oo yeedha maalin walba adisbab kula kulma somaalia waxaay jabtay markii siyaad Bare afganbiga ku Qabsaday 1969😢

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg3 күн бұрын

    Aamiin

  • @Khaalid155
    @Khaalid1554 күн бұрын

    Aadbuu u da.yaraa codkiisa ayaa laga dareemayaa rabi ha caafiyo jooqle

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg3 күн бұрын

    Aamiin

  • @user-Axmed
    @user-Axmed4 күн бұрын

    Thanks Ale haw naxaristo marxumada xasus bay igu ledahay hestani 1983kii

  • @Yarkawanaagajecel
    @Yarkawanaagajecel4 күн бұрын

    Carabigiisa caadi maahan

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman47064 күн бұрын

    Ethiopia 🇪🇹 waligeed ba afka Nagama Qaadin waxaase layaab ah in dad somaliyeed ilaaa hada Ethiopia dhaha waa walalaheen waa jecel nahay

  • @alisomali3687
    @alisomali36874 күн бұрын

    Laxamiistaha ayaa wacdaro weyn ka dhigay heesta Diigaa Habeenkii! Cumarow, laxamiistaha wax macluumaad ah ma ka heysaa? Fadlan, nala soo wadaag adigoo aad u mahadsan.

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x4 күн бұрын

    Waxan jogay muqdisho waxana ku wayay saxibo iyo walid badan lkn itoobiyo wan ka aari donaa

  • @abwaandhabkahadal
    @abwaandhabkahadal5 күн бұрын

    Waxaasoo dhami waa xasadka somalilaand uhaysaan rogmada oo midh idinkama hadho intaa dawladnimadayada ka xuntiin mahagaagaysaan e qaraxaasa ku jiraysaan ishaalah

  • @yahyaolad
    @yahyaoladКүн бұрын

    Goormeey oromadu soomaligii baratay sinjiyadda aabahaa ka wase Yaab baa is daba-yaal mid walboo caloosha ka buga waa iska doo hadaaaqayaa dhisantay mogadishu lagana bax waayihii xumaa . Soomaliduu dhan walbeey joogto waa walaalo midna dhibkiisa kan kale kuma farxo ee bal adigu intaad adoonsigii eey amxaaradu kugu heyday kasoo baxdid isku day bal inaad wax sameydid

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi5 күн бұрын

    Alleh ha u naxariisto (Abwaan) Mullaxan Xassan Gareyt, aamiin aamiin aamiin 😐🤲🤲

  • @MuxamedNuur-nf7wy
    @MuxamedNuur-nf7wy5 күн бұрын

    Allaa yacizak wll serbia

  • @MuxamedNuur-nf7wy
    @MuxamedNuur-nf7wy5 күн бұрын

    Mahadsanid seerbiya kuwan 30ka bisha hadaan ku ceshado kama xiiso gooyo waa classic aynu gaar u leenahay

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud9126 күн бұрын

    Hawiye ooyeya ayaan u arkaa warkaaga ader hawiye sifcan baa loo kibir jebiyey

  • @ahmedabokar6271
    @ahmedabokar62716 күн бұрын

    AHUN Muxsin Abdalla waxaan Isla joognay Sanca Yemen 1988

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi6 күн бұрын

    Hadan saa loo geli yaa maanta vila somalia ka talin lahaaa

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste7 күн бұрын

    Gacma dherahaas maxa sujuda loga togan waye wacalka gaala raaca ah

  • @sehamshafi8397
    @sehamshafi83977 күн бұрын

    ❤❤❤❤😍💯💯🌹

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg7 күн бұрын

    Aamiin

  • @dantiigarad1
    @dantiigarad17 күн бұрын

    Waa ereyadii aun abwaan cabdi Cali weyd

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics7 күн бұрын

    Maandeeq Cimrigeed Ha Raago.

  • @user-gd3qf5em3s
    @user-gd3qf5em3s8 күн бұрын

    Magaceed.ruwaayada.ayku.jirtay.heesto

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv8 күн бұрын

    Magool qabyaalad ayey ladhimaty

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94818 күн бұрын

    Adiko ah

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura104 күн бұрын

    Lamay dhiman aun hororkii dadka xasuuqayay uu bay sheegtay

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv8 күн бұрын

    Dadkii qariibka ku ahaa 1991 aad layseen ayaa nabsigoodii idinku dhacay

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac82119 күн бұрын

    Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp10 күн бұрын

    👍

  • @mohamedabdukadirdirie5813
    @mohamedabdukadirdirie581311 күн бұрын

    Lejand salaad darbi

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o12 күн бұрын

    C.hi yuusuf sharaf buu lahaa maxaakiimtana tuugo ayey ahaayeen.

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed809812 күн бұрын

    Erayada waxa iska le cabdi qays wan lagu siray amina cabdilahi

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan141912 күн бұрын

    Alaha u naxaristo fadumo & dhaman unada islmaka anagana ilah ha noga daba naxaristo alow aamiin

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq112 күн бұрын

    AUN Labada Hobol. ❤😢

  • @Arabduur
    @Arabduur13 күн бұрын

    Cabdulaahi Yusuf Ahmed maxaa ka leedihiin? Sh shariif maxaa kaleedihiin? Se Siyaad Bare maxaaa ka leedihiin ama aad ka oran kartaan ? Si guud ahaaneed na Madaxwaynayaashii dawladii hore soo maray iyo kuwa fedralka hada ah soo qabtay maxaa kaleedihiin? Waxaaba khalad aheed in dal shisheeye hadana dalalka shisheeye ayaa kala daran e wadan cadaawad idinka dhaxayso in loo ogolaado wadan burbursan ayaaba saxsaneen, Dawladii xiligaas jirtay khaladkaas waa gashay Waa gashay, Balse Khaladka kaligood ma galin, Khaladla waa kaloo galay ◇kiwii inaga riday dawladii malatry ga ahayd ee siyaad bare, ◇ Ithixaadkwaagaas haday hishiis Qaadan lahaayeen oo ay wax un ogalaan lahaayeen waxbaa suuroobi lahaa, somali dhexdeedna hawshu magaatteen oo cidija inagama dhex faaidaysan leheen, Waa ku adkeesteen cadawguna waa siduu rabay, Hada maanta oo la joogo Dalna fara kuma hayno Dhulna faraha kuma hayno Diin la'inagu xukumo fara kuma hayno Hide iyo dhaqan fara kuma hayno Dhinac kaste waa u burbur nay Un hadaa lasoo fiicnaanayaa silic iyo rafaad badan kadib, Ithixaadkiina shabaabaa ka dilaacday, dawladiina ree Galbeed Qalalan bay noqotay, Masoo wado mabda' Dhalintii waxbarasho masiinayso Yaa xukumee marka Qalfoof maa xukumee? War waxaan xagee loo raacaa, Atleast Bal may hishiiyaan oo dalku nabad ku baraaro, hadii uu mid u hari lahaa kan kale waa laga nassan lahaa Oo cadawga ayaanu umodawi lahayn Kaaga darane Dhalintii wixiibay kudhex milmeen, Midkaste Qabiil buu sifaacayaa, Why mxaa u difaacee qabil? Dhalin yartu inay cilmi baaris sameeso ka dib waxa wadankooda anfacaya fahmaan ayay Tahay hada, Balse hadaad Commentiga ku soo qortid, Ilaahy caydiid ha cadaabo, waa kii dawladii hore inaga riday, Iyo ilaahy c laahi yuusuf ha cadaabo waa kii ethoipian ka inoo keenay, Inay cadaawad abuurto maahane Niyad sami abuuri mayzo Dadkaasi waa dhinteen Alaha u maxariisto Maanta waxaa nahay fiiri, Mustaqbalka ubadka somaliyeed fiiri, mustqbalka dawlada somaliyeed fiiri, Hada kuwo comments soo qoraya E nagative ka ah Yaa huba inay somali yihiin, Dabcam cadaawaha ayu noqon karaa, Bal kwrn maanta dalkeena xuduudaha uma xirna Dadkii somaliyeed lama kala garanayo keebaa ethiopian ah iyo keebaa keenyaan ah iyo keebaa somalia ah, Waxaad is leedahay daarood ku xummee ama hawiye ku xummee ama isaaq iyo digil iyo mirifle ku xummee balse qof ka is xummeenaya ee is Qaribaya waa adiga Qof ka aad cuqdada ku beerayso waa anoo kalo somali ah Ugu danbeen dhalinYaro wax barta oo odayaashii jaahiliinta ahaa jahliga haka raacina, Hadaa waxbaratid Adigaa go'aan saxxa qaadan doona Dawlada ama xarkada ama dhexdhexaad Caqligaaga ayaa kuu macalin ah Balse marwalbe ku soco Waxbaaris ...

  • @user-ck8vv6bd6q
    @user-ck8vv6bd6q13 күн бұрын

    waadhacdo.kusuntan .daarood.dabadhilf u ahaa igooleh waanku.aarsaneena

  • @AbdirahmanshariifCabdulahi
    @AbdirahmanshariifCabdulahi13 күн бұрын

    Asc

  • @siciido9715
    @siciido971514 күн бұрын

    Sodhamestir wll

  • @mapaacha4552
    @mapaacha455214 күн бұрын

    Waa sheeko wanaagsan, balse magacyada carabiga ah waamaxay, (al al-ka ah) badan ?

  • @abdulaahialimacalin
    @abdulaahialimacalin14 күн бұрын

    Waxbuu ka tagay ninkan Kaan, amiino waxay tagi jirtay guriga zulfa maalinta jimcaha oy hooyadiis,hoowsha ka caawin jirtay, markii hooyadiis wayday, zulfa ku tiri hooyo Amiino intee aaday, ma ogi hooyo ku dhahay Abdulahi Zulfa.ka dib hooyo zulfa iska fahantay,waa beer wax dhalee, hooyo waa inaad Amiino ii keentaa ku tiri. Zulfana, wuxuu ku yiri hooyo mcan waa yahay. Kadibna maxaa dhacay. Amiino waxay Guursatay nin askari ah oo markii hore diidi jirtay. Kuna tiri ilaa aan ku Dhaho hadal markaas hadal , markii danbe amino ayaa hishiis Guur la gaartay zulfa oo hooyadiis ku qasbayso. Abdulahi Gabar aamino ka fiican oo kale heli maysid, ee ii keen igaarkayga, Ninkii maharsaday amino Markaasay u wacday Ka dibna meeshii buu Ka hadlay shiikh mahrinaayeyna ku dhahay shiikhow naag la qabo nin kale ma lagu mahrin karaa, Hortaka dagaal baa ka horeeyey, Habeen ayey ku balameen postda zulfa na baabuur watay ,waqti danbe la gaaray Zulfa na wuxuu habeen kaas ka tumaayey jubba ama curuba mid kood ( u badi hotel juba) amino ayaa sxbked ka codsatay inuu gurigeeda u dhaweeyo maadada ay goor danbe ay tahay isaga caawa saqda Dhaxe ka tumaayo hotelka, sulfa wuu ka diiday wuxuuna ku dhay amiino gaadika dadweynaha raac, caawa maku dhaweyn karo, intaas bay ka xanaaqday amino iyadoo jacleed in loo maamuso qof heer sare,wayba tahay lakin Habeenkaas Shaydan Ka adeegtay. Amino waxay ku fikirtay inkaan Ka filo wax kale, al xaasil Sulfa wuu ka samray. Amino way Guursatay Markii danbe waxaa laysku arkay Xamar Weyne , Amino uur leh Jooga ka dhacday markii Indhahooda is qabteen. Sulfa na markuu arkay, Inay miir beeshay wuu naxay, hakii buu daf ka dhahay isnitaalna geeyey Wax ma qabto lagu dhahay . Ka dibna ruux walbo danihisa raacday. Runtii waxaan ka baran karnaa wuxuu ilaah ku qorin (ma calfanaysid) Calaf iskuma lahern . Waa intaas.

  • @baakaytube
    @baakaytube15 күн бұрын

    Old is gold

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan174815 күн бұрын

    Erayada yaa iska leh

  • @ismailimanismogeo2896
    @ismailimanismogeo289615 күн бұрын

    Thanks legend Cumar Serbiya

  • @adenrahman1830
    @adenrahman183016 күн бұрын

    Waa shaleemooyinkaa filimaanta galmada ah ma bartay waxaa kalloo jirta shaamo kale oo iska meesha lee ku taala waxaana loo yaqaaney NBC

  • @abdalladubow3064
    @abdalladubow306416 күн бұрын

    Waaw waayo waayo.heestii w/weyn.

  • @abdalladubow3064
    @abdalladubow306416 күн бұрын

    Maasha Allah ilaahay Haku xafido.