"Xasan Sheekhow Soo Samayso Awooda Aad Somaliland Ku Burburiyo"Fashilka Muqdisho

"Xasan Sheekhow Soo Samayso Awooda Aad Somaliland Ku Burburiyo"Fashilka Muqdisho
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Пікірлер: 34

  • @Qorsho
    @Qorsho13 күн бұрын

    Guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤❤❤

  • @warss11

    @warss11

    13 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis655313 күн бұрын

    Guuuul somaliland guuuul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @yurub5288
    @yurub528813 күн бұрын

    oo naga xishood xasan own waa lugula hadalay somalilaan maha ku soo orod ragas baa jooga no more faqash iyo kofur guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊❤💚❤❤

  • @Qorsho
    @Qorsho13 күн бұрын

    Viva somaliland ❤

  • @warss11

    @warss11

    13 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh13 күн бұрын

    😂😂😂😂xamse maydkii baxsaday ayuu raadintiisii kujiraa manuu helin weli

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k13 күн бұрын

    Arabsiyo.news.hore.usoco❤❤❤❤❤❤

  • @warss11

    @warss11

    13 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled549113 күн бұрын

    Maasha allah maasha allah Guul iyo Gobanimo Somaliland 😁😁👍👍😁😁😁😁😁😁😁

  • @yurub5288
    @yurub528813 күн бұрын

    Mashalla Allah waa nin cod.kar Ah waa wada sidaas raga somalilaan ku nool guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊👏👏👏👏👏

  • @warss11

    @warss11

    13 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @mukhtaarmukhtaar
    @mukhtaarmukhtaar13 күн бұрын

    Arabsiyo news ka soco warka warkaxiga

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k13 күн бұрын

    Xasan gurguurte waa oday waashay.ismaba oga siduu kolba wadan ugu cararayey Ayuu miyirkiiba ka tegay❤❤❤❤

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df13 күн бұрын

    Somaliland guulbay kutalaabsatay cidna nagala talinmayso dantayada cidaanu ka help ayaanu heshiisla galikarnaa ❤❤❤❤❤❤

  • @warss11
    @warss1113 күн бұрын

    Waa run

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh13 күн бұрын

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed739113 күн бұрын

    Somaliland guul insha allah cadawgeedana allah subxanahu wtcl haysku jabiyo insha allah

  • @Hooda36
    @Hooda3613 күн бұрын

    Cadowga geenu jabo ameen sharkoda iyo xaasidnima dooda Allah hanaga qabto ameen Soomaaliland guul iyo gobanimo 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉

  • @KhadarYaasiin-z1p
    @KhadarYaasiin-z1p13 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw13 күн бұрын

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤❤

  • @xasanmuuse1523
    @xasanmuuse152312 күн бұрын

    Bashed cabdili yasin mum is mudin❤❤❤🎉

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale13 күн бұрын

    Sawtii ninkii gabadha delay reerkoodu lahaa car waa cigarette disha

  • @shabeel7467
    @shabeel746713 күн бұрын

    Ninkan magaciisa iyo shaqooyinka soo qabtay ama hayso iminka .

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan596013 күн бұрын

    Ala odeygan muxu xogogaal yahay. Runtii oo dhan buu banaanka keenay runti

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien13 күн бұрын

    Hambalyo Iyo hanjabaad isma qabato maxa kugu kalifay inad cadawga hambalyo U dirto

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h13 күн бұрын

    Way u samaysan tahay

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad131111 күн бұрын

    Sidaa ayaa loo hadlaa haddi ksle iska aamusa MEED ،SOCDO iyo XABAAL QODE

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj13 күн бұрын

    Waar ninkan la talinayaa cadowgs xasn shehk muxuu ahaa?xasan sheekhan la dheegayaa miyaano kii harfaysa joogay ee calankan towxiiddka ah ee smaliland ku hoos gabanayey markii fmetobya garaacaysay xamar .ma kaas baa somali land u soo hanjabaya.waa aduunyo.

  • @zackayoub86
    @zackayoub8613 күн бұрын

    Ciyaalo xamar,hargeisa kaamam uga furra....

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien13 күн бұрын

    Hadana waad la taliyay yaaab maxaa ka galay

Келесі