Deg deg: Alshabaab oo ka dhax dagaalamaya Xabsiga Dhaxe & Xogtii u danbeesay Weerarka

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 18

  • @abdulkadira-bv9sn
    @abdulkadira-bv9sn26 күн бұрын

    Taliye Shube wa si Deg Deg looga qaado xilka

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed26 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifitahmoalim4677

    @abdifitahmoalim4677

    26 күн бұрын

  • @tigreniyathebulletboy7392
    @tigreniyathebulletboy739226 күн бұрын

    Meshas cidhank joga Dan oo polis ah halabadalo furimaha halageyo 😢

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o26 күн бұрын

    Asluubtaa ka danbeyso hala toogto askar maahine

  • @IsmailMohammed-i2i
    @IsmailMohammed-i2i26 күн бұрын

    Calmaniyiinta Garguurte Hugaminayo Daroogada Isticmal Maxabiista Hubsiiiyan Bay Leeyihiin Waa Tolka Mujahidiinta

  • @mahamednur8039
    @mahamednur803926 күн бұрын

    Ilaa aad xuski aabe maxamed siyaad bare Ku dhigtaan Villa somalia sidaas ayaa la ahaan meelkasta nabad ayaa ka jirda somalia intaan muqdisho ka ahayn Habaar soomalida ayàan idinku dhacay

  • @romainfabian-el1iw
    @romainfabian-el1iw26 күн бұрын

    HALASOO XIRO KU WII BOOQDAY XABSIGA, KU WAAS AYAA GEEYEEN HUBKA, HOOYE MISE AABE SOCDA HUB MAGALIN KARO, HALASOO QABTO KUWA ILAALADA AHAA IYO KUWII XASANADA LAHAA OO BOOQDAY XABSIGA,

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre807826 күн бұрын

    Yaa hubka geliyay ?? Yaa fududeeyay????

  • @ismailcshakuur5652
    @ismailcshakuur565226 күн бұрын

    hadana dhamaan badala kuwa kale tuugah keena

  • @khadrahilowle4877
    @khadrahilowle487726 күн бұрын

    Wa ciidanka dhexdoda le wax qawariij ah ma jirto

  • @DaauusMedia

    @DaauusMedia

    26 күн бұрын

    5 xubno AS ayaa la dilay ayagoo dagaalamaya

  • @khadrahilowle4877

    @khadrahilowle4877

    26 күн бұрын

    Benta naga yareya wax qawariij ah ma jirte ​@@DaauusMedia

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q26 күн бұрын

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh yaab acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve25 күн бұрын

    scwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤scw🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉scwscwscwscw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q26 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe26 күн бұрын

    Alshabab waxay awood u leeyihiin inay weeraraan meeshay rabaan muqdisho madaxtooyada, Airport dekada Hotelka ay rabaan, hasan munaafaq intuu boob ku jiray ayey xamar si fiican u degeen dadka somali iskaga baxa muqdisho iyo hasan munaafaq..

Келесі