Xasan Sheekh oo Soomaaliya Gaadhsiiyey In Abiy Ahmed Aflagaadeeyo | Maxaa Xiiso Leh

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 113

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546516 күн бұрын

    XASAN SH. WAA. FULAY. HUNGURI BADAN

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi747316 күн бұрын

    kuwa bada saxiixey xasan shiek wuu ka mid yahey

  • @mustafekayse5218
    @mustafekayse521816 күн бұрын

    Ninka Somaliland kaboodi karaya haka boodo💪

  • @MohamedAli-nm8oe

    @MohamedAli-nm8oe

    16 күн бұрын

    Waxbaa baalahayga yaacay ma ilowday dadkii Aasay somaliand 😂😂waa joogaan😂😂😂

  • @muuseabdi4888
    @muuseabdi488816 күн бұрын

    Hassan sheekh shaqo ayuu ku jiraa layiraahdo lacag aruursi mana doonaayo warar kale oo aad daldaleysaan wabilahi towfiq

  • @sahroali1196
    @sahroali119616 күн бұрын

    Dhulka.ayuu.kujiiday.somalia.xasan.shiiq

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698716 күн бұрын

    Asc wll dowlada somali ma jirto meesha waa dowlada somali oo magac u yaal ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @MohaYare-g4t
    @MohaYare-g4t16 күн бұрын

    Wa sax wca tahay wariye wadani ah ta wan kugu racsanhy Xasan shiq wa O'Day somaliyed siyaasi dhab ah maha

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698716 күн бұрын

    Sanad wanaagsan oo wacan wll mashaallah

  • @AbdulahiMohamudShini
    @AbdulahiMohamudShini15 күн бұрын

    Adiga caml Aya wariye u ah xasan shiq o qabiliste ah

  • @AhmedMuuseAhmed
    @AhmedMuuseAhmed16 күн бұрын

    Horfadhi orado haku wase u tag awal ba daba dhilif xino shisheye wab bad ahayd abiye haku waso

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim16 күн бұрын

    Wuxu arkaya xasan sheekh dalkisa babiye

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi747316 күн бұрын

    xasan shiek dan kama laha dhulkeena hoyo iyo umada Somaliyeed waxa u daran lacag bas lacag aruursi ayu ku jira

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali973115 күн бұрын

    Mu aflagadayna haka jawaaban madax somalia lacagta warwareega ku baxda miya lagu dhiso hal school

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman600016 күн бұрын

    Xasn sheikh wa beenaale damiim ah, beenaale wa tuug, tuug qof kasta aya caayaya, xasn sheikh looguma yeedhi kara (M/weyne)

  • @awalerashiid2617
    @awalerashiid261715 күн бұрын

    MA WAR AYAAN DHAGAYSANAYNA MISE MAAGIDA XASAN?

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi467116 күн бұрын

    ASC.Mansha Allah Afkaga Caano laguqabey Walaalkey Suleyman Xaashi en X.SH.M. waxa uu yahey oo dhan adaba soo kokobey Suleymanow fuley ladhangadeyey oo wilyarna saas ugaley en isku sodusubo Qorshahan oo dhan waxa wata imaradka wana heshis loo heshiyey in lokala Qaybiyo Somaliya Ethiopia iyo kenya bale Xag alleh ayaa loga yimid kenya ee saas ula socda En waxase isweydin mudan awey Shacabki somaliyeed maxaa helay oo ay sugayaan mainta idinkana laidin ibsanayo ayaad sugeysan mise Afkiba jobag gabey Subxana laah Subxana laah

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn16 күн бұрын

    Xasan Gurguurte waa laga roone.

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre16 күн бұрын

    Xasan wuxuu ficil fiican u sameyn waayey ineysan soomaalidu midoobin, wuxuu door bidey inuu cadowga itobiya uusan ka celin dhulka,bada,dadka, soomaaliyeed,wuxuuna badelka ka shaqeeyey soomaaliya oon heshiis aheyn dunada ka hartey😢💔🤕😭🤯 allow ur kheyr qabta noo bixi 🤲🏽🤲🏽🤲🏽 Allaahuma Aamiin.

  • @HdJd-gk6ml
    @HdJd-gk6ml16 күн бұрын

    Xasan iyo kuwa lasocda iyo qoyskisa inlooga haridoono halmitir oodhulsomali leedahay biri iyo maanta ee ogaada

  • @abdimed9393
    @abdimed939316 күн бұрын

    Hurufadhi media waxaan Ku sheegaya in arinta ay Ku jirto dawlada Somalia waxaan cadaynaya soda aanay waxba uga qaban

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv16 күн бұрын

    24 hours xasan sheikh wuu baryootamayaa calaacalayaa wax suubinaayaa oo salaaxayaaa😅

  • @iidaxmaad-bh5lq
    @iidaxmaad-bh5lq16 күн бұрын

    Somaliya itoobiya gacanda kuhaysa muxuu qankaraa

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare416 күн бұрын

    Isagaaba difaacaaye madaxweynuhu ethoipia muxuu la hadlaa oò lahaay in lataabto marabnee

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl2316 күн бұрын

    Waa yaab

  • @InaMahdi-qb2ss
    @InaMahdi-qb2ss16 күн бұрын

    Wlhy haduu illahay xukunga idhiibo isaga iyo kuwa uu waato maxkamad Baan saarii laha dhakac dhakac horee Dhaban hays by leedahay dharartay Noqotabaa dhamow waan sugayaa Hadanan dhimaan

  • @AhmedMuuseAhmed
    @AhmedMuuseAhmed16 күн бұрын

    Wariye nimo an qibrad lo layan dhibta Bay ledahay madax wayne xasan si kasto macarad ugu tahay markay shisheye tagan tahy inad abiye iyo nin kale inad bun buniyo ma aahayn

  • @asmaaxlaam3363
    @asmaaxlaam336316 күн бұрын

    Rasuulku wuxuu yiri al namaam laaydkhulul al jannah ha isaku dirin dadka Yaa namaam

  • @abdullahiadan7470
    @abdullahiadan747016 күн бұрын

    Ithobiya iskaada wacashaqadya abii

  • @abdullahiomarali926
    @abdullahiomarali92615 күн бұрын

    NO MORE farmasjo waxaa kula haboon inaad la hadashid maamul goboleedka u ordey Cadowga Soomaaliya iyo Farmaajo oo ka dhigtey Itoobiya walaal adiga waad taageertey adiga Mr .S.Xaashi balse meesha adiga aad gashid aan aragno anaguse waanu isnaqaan Itoobiya cidii ay gumeysaneyso aan aragno.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali133316 күн бұрын

    Ma xakamaqa meeye shanti somaliyed 5 😂😂😂😂

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya471816 күн бұрын

    Xasan shikh waa munaafaq dadka somaliyeed khiyaano waa dal kii somaliya wuu dayacay

  • @abdidegan8452
    @abdidegan845216 күн бұрын

    Oday 70jirah oo hadana dhulka iyo ciirka laganace waa xassan tuug munaq bakhti suujude buldana xabale fagee garguute iyo safaro tamashleh

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l16 күн бұрын

    😭💔🇸🇴ishiisa laga arkaa ushiisa lugu dhuftaa😭🇸🇴wax kasta oo sumcad xumi ah waxaa ino so jiiday Xasan damiir Lawe 💔😭,👍

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv16 күн бұрын

    Soodhe farmaajo aawnu kufahanay farmaajo soo laaban maayo😊

  • @AhmedJameekaan
    @AhmedJameekaan14 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @40Durkiya
    @40Durkiya16 күн бұрын

    Dalku madaxwayne adag ayuu ubaahan yahay wakhtigan waayo waa saban colaadeed in dagaal la isku diyaariyo weeyi waayo G,gaafaydhe ayaa hadalka laga hayay

  • @Maadsade
    @Maadsade16 күн бұрын

    Wariye laakin adigu waxas qadaad weyn badhyo culus iyo daarood ka ahow😂.

  • @sahroali1196
    @sahroali119616 күн бұрын

    Xasan Sheekh.SSC.ayuu..ugu.nec

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail2216 күн бұрын

    Daarood Hawiye inuu u ku adeegto sida damerrka ayuu jecel yahey 😂

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax14 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv16 күн бұрын

    Anagaa wadana maanta kubada mbc sl ha noolaato

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv16 күн бұрын

    Kkkkkkkkkk

  • @user-fg2fw9jk5f
    @user-fg2fw9jk5f15 күн бұрын

    Kkkkk jeceliya jabka cadawga somaliland

  • @maxamuudfaarax6370
    @maxamuudfaarax637016 күн бұрын

    Anagaa wasna adiga iyo somaliyada aad sheegaysama cugdaddii laguyaqanay daarod baad kahadashay laagab laangab laan gabdhalay oo dhulbahente ah hanogu soogaban s manihin anagu soomaliya

  • @adancabdi8794
    @adancabdi879416 күн бұрын

    Adigu maxaad ka qana lahayd garacow

  • @lutfi9892
    @lutfi989216 күн бұрын

    Tororog iga dheh maxaad kacdoontaa Ethiopia ku ilaalisee oo baadha markuu xasan sheekh dhoofaayo, kalaamul leyl horufadhi iska fadhiiso

  • @mahamudahmed9616
    @mahamudahmed961616 күн бұрын

    War xaashiyoow aan kusaxo madaxweenaha waa astaantaada sidaa drteed madaxweenaha hada xaqwaxookuugu leeyahay inaa difacdo ee solaabo sxb

  • @tuuryareomar889
    @tuuryareomar88916 күн бұрын

    Horfadhi malinta malinta ka danbeda wey sixumanedo wayo wararka benta ah ad oo ku jira cadifada naga daya walki hore sida ad dhex dhexadka uka ehed mahid madaxda dalkana ha u kafin qabileste batahe uf wllhi dagesiga horfadhi marka marka kadanbeda wan sii nacaya

  • @cawaleibrahim968
    @cawaleibrahim96814 күн бұрын

    Reer hargeisa muxu kala hadli horta yaa is dhagaysanya

  • @iidaxmaad-bh5lq
    @iidaxmaad-bh5lq16 күн бұрын

    Laab lakacay lugo sekumajoogo

  • @abdihasanjama9829
    @abdihasanjama982916 күн бұрын

    Maxaa Abiye Ahmed ka quseeya arimaha Somalia aniga waxaan u arkaa Abiye in uu yahay Mukulaashii hilibka meel ay gaari karin loo suray ee tiri uf

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi747316 күн бұрын

    xasan shiek asagow soo bahdishey Ethiopia ayu wax ka qaadi waayey bada Somaliyeed iska daa

  • @AbdoMohamed-tl8mv
    @AbdoMohamed-tl8mv16 күн бұрын

    😂😂😂 fatadhugle maxad iska celin futadada la ilaaliyaaye

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu16 күн бұрын

    Kaalay muuse xidh hadaanad lagu wasin

  • @ahmadsayid7249
    @ahmadsayid724916 күн бұрын

    Runtii wiilkaaan waaa fcnaaa lkn xoogaaa xmaaaasadda ayaa ka tira badatay . Taageeradii uu nabad iyo nolal u hayay aad baaan ula dhacsanaa uguna farxi jiray . Hadana wax qabadka Xasan igama qarsona guul soomalia 😊

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn16 күн бұрын

    Dameerkaan fuuli jiray muggaanna diyaaradaan fuullaa.

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali133316 күн бұрын

    Xasan shekh muxu samaya ? Ma beenatad okale ayu yutub ufurta😅😅😅😂

  • @omarmahdi4325

    @omarmahdi4325

    16 күн бұрын

    Long live Hashi somali patriot

  • @geeseycabdi5491
    @geeseycabdi549116 күн бұрын

    Adeer mcn adigaa siyaasad ka hoose baxsan thy lkn media ha in aad ku shubo u isticmassho qofki ku afgarto amaantid sida farmajo xasana aad ka rabto wayer kana weysey kuna tilmaanto nin liito ????? Wa lagu faham san yhy

  • @hashimabdi8567
    @hashimabdi856716 күн бұрын

    Warkada waxaa kujira wararmucaradnimo farmajo olole ad uwado ayaa lagadaremikara xasan sheeq iyo abiye lolankodii ayad isgarabdhigto afkada weyn ayad kuhadashey

  • @AliMohamed-wb1ei
    @AliMohamed-wb1ei16 күн бұрын

    Ninkaan waa nin cuqdad dishay 90 xasan shiikh ayuu ku hayaa

  • @omarmahdi4325

    @omarmahdi4325

    16 күн бұрын

    Hashi somali patriot

  • @mohamedadankulane4641
    @mohamedadankulane464116 күн бұрын

    Wadani isku sheegi shalay ee nadhihi jiray mucaradka mahan in aay kenya 🇰🇪 lasaftan wa in aay tageeran farmajo gar iyo gardaraba, aya manta aby Ahmed buun bunin usamenaya!! Caqligena haku cayarin dad ka cilmi bdn ba kudhegesta oo cid walba leh, , in ad sidas raqis utahy inad karon tahan moday ilaa amxaar kawa qad unoqoto wa dulinimo gajo gobanimo ku dhanta sidan

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax16 күн бұрын

    Midbaa wuxuu igu yiri xasno shiikh maxamuud Waa islaan imaaraadku keensadey moqdisho ? Yaah waan yaabey! U ekaah baan is iri

  • @hasanjamal257
    @hasanjamal25716 күн бұрын

    kkkkkkk Lix iyo Labatanad Kulahaa Daarood Oodhan Waxaa Ku QufuLan Cajaladii Ehlu Naarkii Ziyaad Bare Sxb Lix Iyo Labatanad Ragii wasay ka Waran

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax14 күн бұрын

    Asc kudarsoo xaashiyoow nin doonaya kala daadashada umada soomaaliyeed miyaa arimahan samayn kara waa maya isagaaba raba inuu lacag ka qaato wakhtigii ka horeeyay farmaajo badda umada soomaaliyeed ee xaga Kenya 🇰🇪 ayuu nagaliyay mudaxileedkana badda umada soomaaliyeed ee Ethiopia 🇪🇹 ayuu nagaliyay waa nin ay ku shaqaysanayaan dawlado shisheeye waaye

  • @drnurshire8356
    @drnurshire835616 күн бұрын

    Farmaajo ninkii gacanta sidii gabar loga qabanaayo oo uhuruu loo daadihiyay ma ohoo, sxb leader ma qabno

  • @Maadsade
    @Maadsade16 күн бұрын

    Adigu somalia oo teedi u yaaban ayaad so dhisaysaa somaliniomo kama kaftamo laakin qadiyadaydu waa mid waana #Somaliland

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic16 күн бұрын

    😡😡😡😡😡

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse16 күн бұрын

    Xasan gargurte wa jaahil munafaq ah aan wax shaqa ah ku laheen siyasad wa jilicsan

  • @bashiiribrahim7767
    @bashiiribrahim776716 күн бұрын

    😂😂 😂😂😂😂😂😂😂😂. DALKAN HAWIYE AYAA LEH AŞANA DIFACO. QAXOTI AYA TAHAY QARABADADA U SHEKEY. 🤪🤪

  • @ahmedali8509
    @ahmedali850916 күн бұрын

    Itiobia Aderka Aa Damac Galiye 5 Sano Erataria iyo itiobia Ayu Udhexeye Hassan Waa Ninka Keynya Bada Kaso Celiye Hadana Dagamka Adag Kula Jiro Xabashada Darod Iyaga Lagu Yaqana iney Xabashada So Horgacan Hassan Dadkisa iyo Xabasha Waa is Yaqanan

  • @whbjama4524

    @whbjama4524

    16 күн бұрын

    Haye wax walba waad ujeeda ninkan madaxweyne lagu sheegayo kan qashinka ah ee rasul wasaraha ah . Lkn aniga rasul wasaraha ayaa ixiga labadooduna somalia wanaag uma soo wadaan . Qabiilna ku difaaci maayo waxaysan aheyna kadhigi maayo. Lkn bal adigu sikasta qabil ugu difaaco dadka kadhaadhici wax kle iskadaye xita xabashidi ayaa garatay wax jira aheyn cajiib!. Sikasta udifaac bal oo dadka somaliyed ka dhadhici. Darood ayaa kugu qafilan hayskaga kaaqafilnaato ala maxaa dad badan cuqdad darood udhimanayaan.

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed428916 күн бұрын

    Xasan sheik maalinkasta bahdil yaan u joognaa bal fiiri qastumo iyo awdal stata inuu aqoonsado then ciidamo geeyo uuuuf yaa alah xasan maxa nagu soo celiya

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4op16 күн бұрын

    S0maalidu.way.gardarntahay.somaalia.waagarowe.wixiikashisheeya.sheekadiina.intaa.yaanay.dhaafin.dHaifa.riyada.aadkujitaan.

  • @mohamedahmed-tp5uu
    @mohamedahmed-tp5uu16 күн бұрын

    Ciilaw wayeey talaxuman cudur kawayneene!!

  • @mohamedahmed-tp5uu

    @mohamedahmed-tp5uu

    16 күн бұрын

    kawayneene!!

  • @abdihussein9554
    @abdihussein955416 күн бұрын

    Waa beenaalihii Dhulwas. Waar xishood oo beenta iska daa.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl2316 күн бұрын

    Dal ba oow ya kuleh

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg16 күн бұрын

    Hashi suaal baan uwaydinyaa miyaan ka ficnayna inay hasan iyi muuse waad hadal muxu hasan magac somali u bahdilyaa intu Ethiopia dabo socdo mu muse u la garamo waxasona waayso afjarmi layda waa adi somlinimadu shegayo aya shaqaynaso

  • @ajawhar1473
    @ajawhar147316 күн бұрын

    ala Darood calaacal badana iyaga oi iska dhigaya wadaniyiin sxb shaxdiina waa la fahmay kkkkkkkkkkkkkkkkkk😂 sool oho sanaag ha la iiqabto ayuu hadalkaaga u dhacayaa Tuug soomaalinamada ku dhuunto waa daarood🎉 waa kugu qaraxdayw

  • @yusra2501
    @yusra250116 күн бұрын

    Waxan layabay ninkani yuu ushaqeeyaa. Abi mese farmajo. Wixii dhaca xasan buu ku balaym garan doqon fadlan kushuba ah

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq581916 күн бұрын

    Xassan Corruption Ethiopia 🇪🇹 toos ulama hadli karo maxaayeelay Video iyo faro ayay kahayaan Emirates sidaa iyo si lamid ah. sidaa awgeedna ma'aha nin somali matalikaro ee waa in wadanka laga qabtaa koley wixii uu Xaaraan aruursan karay wuu aruursaday oo dad iyo dal iyo bad intiiba wuuxaraashay gabdhihii uu Sacuudiga ka iibiyay ayaa maalin kasta iyaga oo lajirdilaayo baraha bulshada lasoodhigaa oo qaracankooda jiif iyo joog noodiiday xetaa magafe sheer ayuu kuleeyahay waa madharge NGO ah oo anan maamul iyo Administration waxba ka aqoon mooryaanka dhiiyo cabka ah. intuu koofur jeebka kushubtay misna lawyo cade oo ah xuduuda Djibouti 🇩🇯 Ethiopia kaxaraashay subxaana Allah warmaxaan dhowranaa amaba aan sugnaa ma intii dhulka anaga ayaa iibsanaye isaga guura ay umad kale nagu oraneyso ayaan sugnaa oo aan dhowranaa intuu Xassan dhiiqo wadanka kawada Xaraashaayo😮😮😮 No way Jose!

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid941916 күн бұрын

    Abe Ahmed Fursad buh Somali kuuhelay hogan xumo, ah madexene xukunkah uuyiimid self enrichment and wealth creation for himself and his family and do not care Somali development and national national defense or unity. Abe would not be able to speak like that if Faramajo and General Odawa were in the learship today. Unfortunately, Somali people must mobilize to defen the country before Xasan gets into deals with Ethiopia

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed987416 күн бұрын

    Soomaalida aad leedahay ha abaabulo xagay joogtaa adigaaba Af qabiil daarood oo ka soo horjeeda xukunka xasan sheekh ku hadlaya e, maxaad ku canaanan idinkaaba dabada haya e, waxaad ku hadlaysona iyo nacaybka aad noo qabtona waa waxaad ka heshaa Barkad xaarayahow doqonka ahi.

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman396016 күн бұрын

    Kkkkk hawiye dalka mamaamuli karee daarod haloodaayo wadanka waayo baahi Soojireen ah ayaahaysa horay ayuuna ucadeeyay oo uu yiri qabyo ninkeedaa dhameys tirta, hadaba qabuurihiina dhacdaye Maxaakuu haray? Masuul lasaluugayow Haday bulshadii sameyn oo aay sakaadba tahay xilkoodii usii wanaag, Iyo War imasaameynayoo saar Baa'ihayoo madago ' Katuma saarbaa hayee,hhhhh,kkkkkk

  • @iidaxmaad-bh5lq
    @iidaxmaad-bh5lq16 күн бұрын

    Somali laan wala aqoonsaday oohinta is

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul614416 күн бұрын

    Hashiyow please isku xishow oo illaah ka yaab. Nin yahow maxaa kuu diiday in aad hassan ayaa ah NIN kula ah somaali.farmaajo ayaa u ogalaa in uu siiyo afar dakadood. Waxaa u muuqataa nin qabiili ah.

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-44316 күн бұрын

    Waar ninku dilaal uu badh sii cunay ma dafiri karee waxba kahu mashquulin

  • @mohamedhayle9227
    @mohamedhayle922716 күн бұрын

    cuqdada iska saar farmaajo marku horay iyo gadaal u wad waday maxa ujafi weysay o u afarta dakad u saxiisay😂😂😂

  • @HYSh2023

    @HYSh2023

    16 күн бұрын

    FARMAAJO MAXAA MEESH KEENAY HASSAN SHEEKH BAABA MADAXWEYNA AH MARKII MUUSE BUUXI BADA GATAY.

  • @user-yo5hj3nr2n
    @user-yo5hj3nr2n16 күн бұрын

    XASAN BEENAALE OO XISHOOD LA'AAN IYO XAARAAN BOOBKA LAGU YAQAANO MA WAXAA LOO DOORTAY LUG-GOOYADA UMMADDA SOOMAALIYEED IYO DAWLADNIMADOODA? ILLEEYN INTAAS UUN BUU KA SHAQEYNAYAA LABO SANO IYO DHEERAADE.

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay836016 күн бұрын

    Ducfi sharaf asn lahayn itoobiyazn ku gumaysanaya ayaad buun buuninaysa hand cap ayaad tahay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429316 күн бұрын

    Abiy Ahmed waa ninka Ethiopianka ah,wuxuu ogaaday in Soomaaliya hoggaankeedu yahay mid Maran,waa markii Xasan Garguurte uu tagey Jebouti asagoo laalay Calankii Soomaaliya, islamarkaana Geelle ka dhigey in Xasan Sheikh la mid yahay Muuse Biixi ! Waana meesha uu ka soo galay Soomaaliya Abiy Ahmed,una arkay in Xasan Sheikh waxba ka duwaneyn Muuse bixi ,waana markii uu ku dhiiradey Abiy Ahmed damaciisa badda Soomaaliya soo bandhigay. Xasan Sheikh is a good for nothing that's the reality. Xasan Sheikh was never praperad to be leadership of Somalia . Wuxuu la mid yahay Dameer malab la saaray waayo isuma arko inuu yahay Madaxweyne Soomaaliyeed!

  • @NuurdiinXaaji
    @NuurdiinXaaji16 күн бұрын

    Madaxweynahena xasan sheq hadalkiisa waan ku qanacnay hadan nahay shacabka somaliyed

  • @awiawi2757
    @awiawi275716 күн бұрын

    dawlada xasan sheikh weligaba ku mucard waxba kaqadi maysan dalka isaga utaliya wu wada ibin hadu dono xejista sunka tranku wa dhaqaqay

  • @omarelmi4568
    @omarelmi456816 күн бұрын

    Fifa dalxureeyo xasan shiikh maxamuud ❤

  • @mohamedmusemohamed607
    @mohamedmusemohamed60716 күн бұрын

    Beenale warka xun aad baahinayso ee qurunka ah hooyadaa usheeg ee nagalatay

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv16 күн бұрын

    Sxb caawa si kulul ayaad ula hadashay xasan sheikh muusena hambalyee bro

  • @hassandiriye1465
    @hassandiriye146516 күн бұрын

    Adeerkaa farmaajo inaad usheegtaad fiicnaanlahyd

  • @abshiraliabdi6741
    @abshiraliabdi674116 күн бұрын

    Wariye cuqdadeeysay oon is qari karin ayaa tahay xassan shekh haku waso waad ku waalatay xoolayahooow dadka xataa weey ku fahmeeen sida hore xataaa laguuma fiirsado wax Baqtiyaaa tahay😢😂

  • @alimahamed2717
    @alimahamed271716 күн бұрын

    You lie

  • @Amir-Muse

    @Amir-Muse

    16 күн бұрын

    Who lie😂

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l16 күн бұрын

    Wixii Xunba xaawaa leh, Naceybka madaxweynaha aayar,

  • @burhanabdulahihasan
    @burhanabdulahihasan16 күн бұрын

    Adiga waxa tahay shishey kalkala oo qacin wadan

  • @Amir-Muse

    @Amir-Muse

    16 күн бұрын

    orom af somaliga bartey aa tahey tuug munafaq ah😂😂

Келесі