Xasan Sheekh "kuma rabo kuma rabo ayey leedahay,Dadka meelaha ka qeyl qeylinayo yaan la dhageysan"

Madaxweyne Xasan Sheekh "kuma rabo kuma rabo ayey leedahay,Dadka meelaha ka qeyl qeylinayo yaan la dhageysan"

Пікірлер: 117

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed23 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga998523 күн бұрын

    Koley dantiisa ayuu ka arkey, qof iyo cod, lakiin hadey daacad ka tahey waay uu Farmaajo uga yeeli waayey, waay uu Dani uga yeeli waaye, shacab ahaan anaga sidaas ayaa noo fiican lakiin nin dantiisa naga dhex arkey si uu waxa uurabo u meel marsado dan nooma haayo mahadsanid

  • @user-yp2qe8fj7n

    @user-yp2qe8fj7n

    23 күн бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @user-hn7pj5kc5k

    @user-hn7pj5kc5k

    23 күн бұрын

    Hadii ay diidaan doorasho codeen ah maxeey rabaan waa yaab waa kuwii ku doodi jiray xabiibiibu malaayiin taageero farabadan ayoow heestaa maxeey u diidanyahiin in leesdoorto runtii baa cadaatay beentini waa soo baxday

  • @waliyocadga9985

    @waliyocadga9985

    23 күн бұрын

    @user-hn7pj5kc5k sheikh waxa la diidaa dorasho cod iyo qof ah maahan, ee anigaa hada xafiisaka jooga saan rabaana kaa teelaa ayaa la diidan yahey, hada waad fahamtey ayaan u maleynaa

  • @BashirSiyad-qt9cv
    @BashirSiyad-qt9cv23 күн бұрын

    Qowlkaga iyo ficilkaga Is waafaji, xita Tuug xariifa matihid Xasanow Indho adayg aya kudarsatey tuuganimada Somalia wlh dowlad ma aha adaaba madax u aH

  • @maxamedcismaan5209
    @maxamedcismaan520923 күн бұрын

    Madaxweyne musuq maasuqa ma dhaafi kartaa

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad23 күн бұрын

    Madaxweynihii dalka wuxuu leeyahay qofkii aan i rabin ana rabo.. !.. waan garanay, bal meesha aad kala dhacdo dalka ayaan sugeynaa.. Allow haadaan fog hanaga tuurin..

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct23 күн бұрын

    Masiibo alle qortakugali hadadmaqlijirtay watan iyado runa magicisu wamadaxwayne somaliyed qalbigiisuna wahogamiye qabiil khudbadisuna waa ninkanirabin ana marabo!!!!!!!

  • @fathiaolad6988
    @fathiaolad698823 күн бұрын

    Ha wa rabna qof iyo cod.wana gareyna.hore u so madaxweyne guul.

  • @CraxmaanMahdi485
    @CraxmaanMahdi48523 күн бұрын

    xasan gurguurte xageed wadanka kuwadaa

  • @bulohus8548
    @bulohus854823 күн бұрын

    Xasan Reer hebel yaa kaa badiya !! Markii Farmaajo joogey !! Yaa dhihi - Jirey , igaarkaygiiyoow!

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c23 күн бұрын

    XAMAR UNUKAA LEH...FARMAAJO WAA MAREEXAAN...FARXAAN QOROLOOW ADEER QABIILKA SOO RAAC....GENERAL ODAWAAOOW QABIILKAA SO RAAC EE NINKAAN DAROOD KAHAR....MAXAMADOW XAMAR KASOO BAX UNUKAA LEH...MUNAAFUQ XASSAN SH3IKH MASKIXAYAN MAFIYOOBA

  • @jaamaccali8416
    @jaamaccali841623 күн бұрын

    Caruur ayuu nooqaba war umada xaqooda udaa oo xolohooda udaa oo nagada caruurta ad mesha kunasnijinysid😊

  • @jaamaccali8416
    @jaamaccali841623 күн бұрын

    Aduunyo walaln ahanjogna oo uu nohogaminayo ninwaalan .shalay reerhebelay sowtulaha .alla ayaan darninaa hadaan somali nahay

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke379723 күн бұрын

    MAJEERTEENKA HADII ONE MAN VOTE LA GALO 2,1% BEEY NOQONAYAAN ONE MAN ONE VOTE DHIB BAAY KU TAHAY KKKKK

  • @baremohamedismail6274

    @baremohamedismail6274

    23 күн бұрын

    750kms2 dagan oo nabad ah hadii ay dhib ku tahey yaa ku faaidaya marka 😂😂😂😂

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429323 күн бұрын

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah

  • @user-el5ud6in1t
    @user-el5ud6in1t23 күн бұрын

    Xasan sheekh : beenaale , tuug , daba dhilif ALLE HANAKAA DHAAFIYO inshaAllah

  • @user-op2mu5fj1j
    @user-op2mu5fj1j23 күн бұрын

    adigu sow digiilahaa shalay yaa mudulood ah alle maadka cabsatid

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud923223 күн бұрын

    Soomaali oo dhan baa rabta doorashada Qof iyo Cod ku dhacdaa Horay u soco Madaxweeyne garabkaaga baan nahay Allaha kuu fududeeyo.

  • @gilillo5185
    @gilillo518523 күн бұрын

    Mashallah Dalxoreeye Nooloow geesi soomaali u soo baxay.

  • @user-pp3se9re2o

    @user-pp3se9re2o

    23 күн бұрын

    Dalkuu xoreeyey xagguu ku yaal?

  • @gilillo5185

    @gilillo5185

    23 күн бұрын

    Kuwa ay dhibeyso Naaneysta Dalxoreeye waa kuwii ina gumeed ahaa sida farmaajo mingiste, Fahad iyo kuwii aan deegaan ku laheyn Muqdisho, labada shabeele galguud iyo mudug.

  • @user-pp3se9re2o

    @user-pp3se9re2o

    23 күн бұрын

    Gobolada ay Shabaabku ka taliyaan ciddii aan wax ku lahayni ma inan gumeedbaa? Yaa gumeysi ku jira ma dadka dumarkooda iyo degaanadooda lagu maamulo mise kuwa iskood isu maamula?

  • @hassanweli22
    @hassanweli2223 күн бұрын

    Dalxaraashe

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp23 күн бұрын

    Calaacal unbaad ku jirtaa waligaa xasan guur guurtoow

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i23 күн бұрын

    Tuug ilaahay kafurtay

  • @kafia252
    @kafia25223 күн бұрын

    Good job president h. Sheikh mahmoud 👍 👍

  • @TheMuslimgirlofYemen-lw9ol
    @TheMuslimgirlofYemen-lw9ol23 күн бұрын

    •πانَا اختكمَ مَن اليمَن وّالَلَه ماتكلمتَ الَا من جوّع وًّمَنَ ضَيَقَ الَحَالَ انَا وًّامَيَ وًّاخَوًّتَيَ تَشَرَدَنَا مَنَ بَيَوًّتَنَا بَسَبَبَ الَحَرَبَ نَحَنَ فَيَ حَالَهَ لَايَعَلَمَ بَهَا الَا الَلَهَ حَسَبَنَا الَلَهَ وًّنَعَمَ الَوكيَلَ فَيَ مَنَ اوًّصَلَنَا الَى هَاذا الَحَالَ 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' أين الرحمة اين الإنسانية اين الإخاء اين انتم يا امة الإسلام ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا بنت مسلمة انا واسرتي نازحين بيتنا ايجار الشهر ب20 الف ريال يمني والان علينا 60 الف ريال يمني حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي 00967716649494 واتساب 📞 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب ارسل له ألاسم الكامل في بطاقة الهويه والعنوان يحولنا بقدر ما يستطيع جزاكم الله خيرا الجزاء والاحسان والعطاء ياارب العالمين انا بنت مسلمة من اليمن🕋🕋 Where is mercy, where is humanity, where is brotherhood, where are you, nation of Islam, good people, we have been without food from yesterday until now, brother Islam, philanthropists. I am a Muslim girl. My family and I are displaced. Our house rent for a month is 20,000 Yemeni riyals. Now we owe 60,000 Yemeni riyals for 3 months, and the owner of the house is one of the people who does not have mercy. By God, my brother, he comes every day and insults us and talks about us, and he wants to throw us out of the house and into the street because we cannot pay him the rent, and he does not go away after we cry and come back and talk to the neighbors, and he gives us a deadline of the end of the week, and if we pay him an oath to God, he will take us out into the street without mercy, and we are displaced from our country because of this war, and we cannot find food for the day and live with my family. My brothers and sisters, our father is dead, may God have mercy on him, and we have no one in this world who stands by us in these harsh circumstances. I am a girl. I cannot work, and by God, we cannot find a living. And now, if one of us helped us, I swear to God, I am dying of hunger. In me, my brother, I am an outsider to God and then to you, and I want your help for the sake of God. I am the daughter of my eyes. Foresight and my hand are short, I do not have a father like you, and my sisters are Sagar. Save us and help us before they throw us out in the street or die of hunger, good people who have the ability to help Don't be late for a moment, this is my number 00967716649494 WhatsApp 📞 Whoever can help us, message me on WhatsApp. Send him the full name on the ID card and address. He transforms us as much as he can. May God reward you with good reward, kindness and giving, O Lord of the worlds. I am a Muslim girl from Yemen:

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct23 күн бұрын

    Kkkkkk qofkanirabin anamarabo? sewaxkayihiin mahadal madaxwana waxasi mise wuxuisu haysta ninmuduloda muqdisho joga mudulodna udortay?

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid941923 күн бұрын

    Aafqaarmuunlee kaahoor dhaaqaaq Somalia tuugyaahoow

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle257323 күн бұрын

    Dadka hor imaw su,alo halagu waydiye adi umba hadlaye,

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab111723 күн бұрын

    Kkkkkk waxaas waa riyo qof aan hurdin madaxwaynow ismaaciil cumar geelow

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442923 күн бұрын

    Kawan yuutubyada ayuu dhegaystaa. Kkkkkk waa uumaqlay cayda lagu wado Eileen dull qaadmale walee kkkkkkkkk

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442923 күн бұрын

    Xoor ayuu daacay kkkkkkk ok

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442923 күн бұрын

    Dil qofkaad ka adagtahay kkkkkk

  • @_22260
    @_2226023 күн бұрын

    Wadanka hadaan xasan shiikh lagaqaban dalka meel fog buu aadin

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre182123 күн бұрын

    Hassan is human being and his tenure will last a certain date, therefore if opposition had any Idea should bring forward unless they speaking on behalf of others. Opposition shouldn't tskrtthe country unto a backward or handing the country into foreign handy. Mr. Hassan should substitute the word of democracy into the word freedom. Please use the word freedom because democracy is a belief and ideology of others.

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud923223 күн бұрын

    Aniga teeyda rab kuma rabo adiga sow doqonimo maahin . Waxaan qabaa Dadkaas horeey u barteen in aan lala xisaabtamin ee tooda loo yeelo Caqli Ciyaal beey leeyihiin Caruurtaa waxi la baro eey rabaan .

  • @abdullahikhanfilms4468
    @abdullahikhanfilms446823 күн бұрын

    Dani miyu kudhaga hadlaya 😀😀

  • @MubYus

    @MubYus

    23 күн бұрын

    Haaaa.

  • @user-iz5bu6si5j
    @user-iz5bu6si5j23 күн бұрын

    Haddii and rabi qof iyo cod ku soco😅😅😅😅😅

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct23 күн бұрын

    Qof iyo cod wakularabnaa dhulkadhig jooji anakensanaya qofki inangulaystay kudhawaqilahaa jooji maamulada arimohoda gudaha umadaxbanan anaidiin kenaya gudigina dorashada tasweye tanladidanyahay Emaahan indorasho qof iyo coda ladiidanyahay

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o23 күн бұрын

    Munaafaqa hadalkiisa iyo ficilkiisu isma waafaqaan.

  • @mmohamud6977
    @mmohamud697723 күн бұрын

    President Hassan Sheikh, you first start stopping fondness for your family tribe then talk about it !!!

  • @shaahid-kt7zu
    @shaahid-kt7zu23 күн бұрын

    Hassan Shiekh Mahamod has been misleading account of the nature of public office.

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy23 күн бұрын

    Walee been mahan Kuma rabo iga dheh

  • @warsamemayele
    @warsamemayele23 күн бұрын

    Xukumadenu waa gaabiyowhaysa kkk afsomali ba,ay

  • @user-el5ud6in1t

    @user-el5ud6in1t

    23 күн бұрын

    Kkkkk unukaa leh BAABA KA SII DARAN 😂

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947
    @saabiriinaxmadmaxamad794723 күн бұрын

    Guul soomalia birimadii xasan Sheikh maxamuud 👑👑

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n23 күн бұрын

    DAD SOMALIA OO KU AMINAYO MALAHA MANA KA YELEYNO BEENALE 😂TAD SHALEY DIIDEN DADKA KUMA QASBI KARTID TUUG BAAHAN😂😂😂😂😂

  • @shaahid-kt7zu
    @shaahid-kt7zu23 күн бұрын

    Hassan Shiekh Mahamod shall be removed from public office immediately.

  • @abdullagull2943
    @abdullagull294323 күн бұрын

    Madax dheere xasanow waxa kaliya ee kuu haray waa inaad is TOOGATID,

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa626723 күн бұрын

    Xasnow dadka beenta kadaa oo illahay ka kacbso

  • @abdullahaljirbaani1538
    @abdullahaljirbaani153823 күн бұрын

    Adax waynoow waxaan aad sheegeysid oo dhan waa sax lkn hadana adaa ku dhaqmaya adiga horta jooji dadkuna hakugu daydaan

  • @Samatalis1
    @Samatalis123 күн бұрын

    Qof iyo cod oo aan shaqadeeda muuqan ma doonayno ujeedadaada waa muddo kororsi

  • @shukrilibax
    @shukrilibax23 күн бұрын

    Xasan moryan dalki 91 iyo qabil baad ku celisay ilaah haka qabto shacbka somaliyed amiin 🤲

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr23 күн бұрын

    Inalhalhi wa inalarajacun xassan wlh dr cafimad ubahantahay full of contradictions it’s now two years nothing u done so far

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442923 күн бұрын

    Lugaha iyo Balmaha ayuu iska xiray xagee laguqabanaa doorasho halco iyo halqof xagee usheeg

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan328923 күн бұрын

    waa beentaa

  • @_22260
    @_2226023 күн бұрын

    Odaga maxaa kasiya

  • @shaahid-kt7zu
    @shaahid-kt7zu23 күн бұрын

    Disgraced president Hassan Sheikh Mohamud shall be removed immediately. Go go go.

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em23 күн бұрын

    Alla ninku af miishaarsanaa😂😂😂😂😂

  • @abduqaadirali6185
    @abduqaadirali618523 күн бұрын

    Xasanoow maxaa kaa qaldan adiga ma gaaree 2026 is xisaabi inta lagu xisaabin ee dadoow ninkaan ma doorana,?

  • @mwarnerhighmarkcalibre6204
    @mwarnerhighmarkcalibre620422 күн бұрын

    Dalka ma adigaa iska leh?

  • @hassanabdiwahidali8914
    @hassanabdiwahidali891423 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @user-vu4st2hd8o
    @user-vu4st2hd8o23 күн бұрын

    Xasan munaafiq umada ilaahey subxaanahu watacaalaa haku dhaafiyo markaad wacdineysid adiga isuwacdi munaafiq weeynaaday dhul boob qabuurihii yaa kaafakan waayey duliyohoow

  • @mmohamud6977
    @mmohamud697723 күн бұрын

    Madaxweyne Hassan Sheikh, reer hebel iyo qabiil horta adiga bilow joojinteeda, markaas ka dib ka hadal!!!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs23 күн бұрын

    oo puntland iyo ssc haday tageen op eriday maxa hadhay

  • @safahajji9193
    @safahajji919323 күн бұрын

    War ninkan yaa ila arkay aftahan nimadisa waa yaabanahay dadka caglia badan uu u khudbadaynayo

  • @Bagagac
    @Bagagac23 күн бұрын

    No

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe23 күн бұрын

    MAXAAD KA DEDDESHAY TOLA'AYEY , SOO AYADII MAAHA OO AAD BAASIIN KU SII SHUBTO

  • @khalidamin8535
    @khalidamin853523 күн бұрын

    HAL QOF IYO HAL COD SOO TII UU DIIDANAA MAAHA OO FARMAJO KA DIIDAY IYO PUNTLAND KA DIIDAY

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim704523 күн бұрын

    Tuug

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs23 күн бұрын

    kkkkkkk xasan isaga is kahadlaya oo waxas oodhan kucadyihin

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale23 күн бұрын

    Wa hadal micno weyn kufadhiya kumarabo kuma rabo ayey ledahey reer boosaaso jwb haukeenaan

  • @keykey2594

    @keykey2594

    23 күн бұрын

    Reer barigu iyaguna waxay leeyihiin kuma rabno. Reer waqooyigu iyaguna waxay leyihiin kuma rabno. Nin walba goofkiisa ha joogo.

  • @abdikhadarahmed8510
    @abdikhadarahmed851023 күн бұрын

    Farmaajo waxaad ka diiday lagaa yeeli maa adiga

  • @user-yp2qe8fj7n
    @user-yp2qe8fj7n23 күн бұрын

    KU RAB NO NA DHAAF

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv23 күн бұрын

    Dimuqradiyada lagu gu doortey watee unuka leh iyo 1991kii balo noqon sow ma aheen halku dhigagii war cunto kii imaan la aan ah udaa bey aheed aa cidna kulama tartamin ninya how dadka kaxishoow

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs23 күн бұрын

    xasan sheekh isma maqlo dee hadad midnimo diiday adigana laguma rabo oo wa adiga eryay puntland iyo ssc ee madaxweyne see kutahay

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan605923 күн бұрын

    Maalintii uu ninkaan madax weyne noqday ayey somaliya god ku dhacday😢

  • @ebrahimali1056
    @ebrahimali105623 күн бұрын

    QOFTAA BAA DAL MAAMULA

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442923 күн бұрын

    Ninyoh waxaan layaabanahay xitaa meelkamida lama gayn idiigii lagu codayo xitaa iskadhaafe bollis loogu talagalay kaalay been cad weye kawaran

  • @adenhassan4254
    @adenhassan425423 күн бұрын

    Ahahahahah Ahahahahah suubxanallah aadiga so ta qaabiilka ku ololoo aad kuursiga ku tiimiid

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c23 күн бұрын

    WELI MUCAARAD BUU YAHAY MUNAAFUQAAN FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH BUU LEEYAHAY...HABEEN IYO MAANIN MAKROFOONKA BUU HORTAAGANYAHAY.NINKAAN WALLAHI WUU XANUUNSANAYAHAY

  • @amounajibril5606
    @amounajibril560623 күн бұрын

    Tuug xasan 🎈

  • @XasanMaxamuudcabdi
    @XasanMaxamuudcabdi23 күн бұрын

    Oof iyo cod shalaay so adiga ma diidin maanta maxa keenay qasbka

  • @user-fe9iv8ld1y
    @user-fe9iv8ld1y23 күн бұрын

    Oday waalan oo maryaha uun sita oo wixii uu shalay ku hadlayey intuu illoobay maanta rabo inuu dadka ka dhaadhiciyo uu illoobay odowaayoow wiilkaygiiyooow hayeelin amarka farmaajo farxaanooow kasoobax nin naa maanta ka baxay taasi aqliga garan waayey uma maleeyo inuu dhanyahay

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed442923 күн бұрын

    Waxaan laybaan kuwii nooga dhigay madaxwayna waa faaruq kawaran hadana been iska cad oomadaxwaynaha war hala qabto kan waa halls waxa uurabaa inuuqabto doorasho aan waxkajirin xitaa kawan police male goboladu iskadhaafe khawaarijtii meelkasta taagan beenlow

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad23 күн бұрын

    DAMEER XUN DULLI OO GONDHOB SHABAAB KASOO JEEDO BAQTI U SUJUUDE 🐴🐴🐴🐴🐴

  • @abdullahiisseabdi1987
    @abdullahiisseabdi198723 күн бұрын

    Madaxweeyne Qof iyo cid in laga hirgiliyo somaaliya ineeysan suurbooti karin waad og tahay ma waxaad rabtaa inaad sanad kadib tiraahdo waqtiga iguma filno waxaan u baahanahay labo sano oo dheeri ah . Ogoow Formaajo ayaad ka diiday

  • @fartunosman3503
    @fartunosman350322 күн бұрын

    Ninkaan waa riyoonaayaa shaley ayaa adigaba qabiilka la hortaagneed 2bar ka hor hotelada xamar ku fiirsaneyney beesha hawiye ku heysay adey kugu bilowmi doorashada adigana kugu dhamaani

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv23 күн бұрын

    Cayriin cune caloshiisa ayu katuhun qabaa ban maqli jirey war Hassan sheikh Mohamud ma adiga ayaa isu jawabayo Dabka kici reer rahaisku dir moyee ma wax kelaad heysataa

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg23 күн бұрын

    Isba waa qaylin jiray markii u mucaradka ahaa siduu ulayaba qaylo waxuu ku bilabay daowladii shariif waa tuu madaxwene noqday tii farmaajo ayadana qaylo ayuu ku bilaabay madaxwene ayuu kunoqday

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad23 күн бұрын

    DAMEERKA XASAN GURGURTE BAQTI U SUJUDE TUUGA DALXARASHE DAMERKA DULLIGA MUNAAFAQA 🐴🐴🐴🐴

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden281423 күн бұрын

    Soo adigii shalay lahaa anukaaleh

  • @sahroosman2092
    @sahroosman209223 күн бұрын

    Kan waa doqon

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad917423 күн бұрын

    Kani waa munaafaq kkkkk Isaga ayaa ku yimid 'yaa Reer hebel ah kkkk Farxaanoow'Odaywaayoow dhiiqo aa lugaha galinohayaa kkk Waa kii ciidanka dumiyay kkk Waa Aabbaha qabyaalada iyo xaaraanta..

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim923323 күн бұрын

    2:09 😂😂😂😂 2021 miyaa Hilmaamtay

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle257323 күн бұрын

    Somali heshis ah away, Kuma rabo maxay tahay

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x23 күн бұрын

    Adeer Xasan u Driming intaad wado biliqada iyo masuqa ay wadaan adiga iyo Naagahaaga iyo ilmahaaga aad ku dhax jura ee adiga 2 Sanno Somali intaad wado😂 siyaasadan qalafsa iyo Munaafaqnimada Jooji oo raga aad la geleyso balamaha joojin qof ku rabtaan jiri doonin hadaba umadu dhagool maahid ee ogow sacabka yeeraaya laga fahmaaya adeer ee so sorry Somali 🇸🇴 ma heysid ee beenta ka daay dadka 😡😡😡😡😡😡👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle257323 күн бұрын

    Qudbadada iyo ficilkada isma laha mw.xasan

  • @user-mw6co2fo1f
    @user-mw6co2fo1f23 күн бұрын

    كبيرهم الذي علمهم السحر Adigaa ugu horreeya kuwa qabiilka ku awr kacsadey

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim704523 күн бұрын

    Anaka kuma rabno tuug aatahay dhulalkeena noodaa

  • @MohamedAli-ew7sy

    @MohamedAli-ew7sy

    23 күн бұрын

    Adiga tuuldada joog unka aa rabno ee isga fadhi

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c23 күн бұрын

    XAMAR UNUKAA LEH...FARMAAJO WAA MAREEXAAN...FARXAAN QOROLOOW ADEER QABIILKA SOO RAAC....GENERAL ODAWAAOOW QABIILKAA SO RAAC EE NINKAAN DAROOD KAHAR....MAXAMADOW XAMAR KASOO BAX UNUKAA LEH...MUNAAFUQ XASSAN SH3IKH MASKIXAYAN MAFIYOOBA

  • @libanomar9769
    @libanomar976923 күн бұрын

    Guleysa dalhuureye wax ku dhaamo wiiile ma arkine

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c23 күн бұрын

    XAMAR UNUKAA LEH...FARMAAJO WAA MAREEXAAN...FARXAAN QOROLOOW ADEER QABIILKA SOO RAAC....GENERAL ODAWAAOOW QABIILKAA SO RAAC EE NINKAAN DAROOD KAHAR....MAXAMADOW XAMAR KASOO BAX UNUKAA LEH...MUNAAFUQ XASSAN SH3IKH MASKIXAYAN MAFIYOOBA

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c23 күн бұрын

    XAMAR UNUKAA LEH...FARMAAJO WAA MAREEXAAN...FARXAAN QOROLOOW ADEER QABIILKA SOO RAAC....GENERAL ODAWAAOOW QABIILKAA SO RAAC EE NINKAAN DAROOD KAHAR....MAXAMADOW XAMAR KASOO BAX UNUKAA LEH...MUNAAFUQ XASSAN SH3IKH MASKIXAYAN MAFIYOOBA

Келесі