Xasan Dhuxul Laabsaalax Bandhiga Maansada Baraarug

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 149

  • @mukhtaryusuf6890
    @mukhtaryusuf68903 жыл бұрын

    Mansha Allah Waa dareen ay kula qabaan dada caqliga u saaxiibka ahi

  • @ayaanleaxmed5107
    @ayaanleaxmed51073 жыл бұрын

    Mashaa allh from borama i am greeting to you goingto forward

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye9573 жыл бұрын

    ShuKrn ustaad Wan aynu ka faa,daysano dalkeena 😊🙏 Mahdsanid 🙏♥️ Laabsaalax❤

  • @tafiinhochannel4715
    @tafiinhochannel47153 жыл бұрын

    masha allah abwaan tagay wlhi runtaad kahadashay pro alle yaxfadak.

  • @raagedirir9171
    @raagedirir91713 жыл бұрын

    maansha Allah abwaan

  • @nouhmohamoud5842
    @nouhmohamoud58423 жыл бұрын

    Thanks. We need 100 men like this especial to be more wise! Wisdom is every thing!!!

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya3 жыл бұрын

    runtu xanuun badana qofki damir leh wudaremaya dhibatada ina haysata maxaynu kaga badbadi karna hadaba wada tashi & wada jir ficil leh

  • @yurubmuuse8303

    @yurubmuuse8303

    3 жыл бұрын

    True brother

  • @zharmarkenazir14
    @zharmarkenazir143 жыл бұрын

    Allh Haku Daayo Abwaan 🤲

  • @aidgab1196
    @aidgab11963 жыл бұрын

    Afkaga Cano lagu qabay. Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland. Xikmad

  • @ayaanleaxmed5107
    @ayaanleaxmed51073 жыл бұрын

    Wll alle hay nookaa xafido fikir saliim ah ayaad leedahay

  • @israismaaciil3279
    @israismaaciil32793 жыл бұрын

    Mnsha Allah raganimo

  • @samatermaxamed5841
    @samatermaxamed58413 жыл бұрын

    Horn cable TV waxan kacodsanayaa taywan halka ay kaso bilowday horumakeda iyo manta halka aymareyso barnaamijka bal dadkani in ay wax ku qatan uso gudbiya

  • @abdikaniqaloon3440

    @abdikaniqaloon3440

    3 жыл бұрын

    fikir wacan

  • @nurdinismailfakhiit7371

    @nurdinismailfakhiit7371

    3 жыл бұрын

    Fikir wacan lkn sidaas maufikirynaa baa kahoryso Mntaan qabil iyo dorasho iskuhysanayeee

  • @aidgab1196

    @aidgab1196

    3 жыл бұрын

    Wa Fikir wanaagsan.

  • @samatermaxamed5841

    @samatermaxamed5841

    3 жыл бұрын

    @@nurdinismailfakhiit7371 dibnay lahalilayan dadal ma haleelayan

  • @BarkhadHassan

    @BarkhadHassan

    3 жыл бұрын

    Waaberi Media soo daawo halkaasa mid lasoo galiyee

  • @ahmedluckymohamed8123
    @ahmedluckymohamed81233 жыл бұрын

    Waleeee waaa nin adag

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs3 жыл бұрын

    abwaan allaha ku barakeeyo lap salah waaa qof aqli sare leh

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji29653 жыл бұрын

    Laabsaalax gacan baan utaagay Waa abwaankii qarnigeenan runtii

  • @ahmedlozinho2944
    @ahmedlozinho29443 жыл бұрын

    Wxa loga bahan yahay inay dawladu ninkan aad udhagyzato

  • @mahamuodjoof517
    @mahamuodjoof5173 жыл бұрын

    Maansha Alleh abwaan laabsaalax cilmi buu ka hadlay runtii. Dhagalaay wax ku gaado.

  • @book2316
    @book23163 жыл бұрын

    It starts with land reform, the government need to pass a new land reform act! Then pass cultural law like the Danish did.

  • @book2316

    @book2316

    3 жыл бұрын

    @Saleh Elmi whether you like it or not it is a must!

  • @aidgab1196

    @aidgab1196

    3 жыл бұрын

    Good Suggestion Paper Book. Are you Danish?

  • @mohdyzee

    @mohdyzee

    3 жыл бұрын

    First you start with the rule of law, if the overall judicial system which is a third of government power doesn’t work and parliament doesn’t work then how can passing a bill or enacting a law work?? When the president executive office holder with all the power can just steal whatever he wants and grab other people’s land with now rea judicial power for citizens to defend their rightful property how can u trust that a reform agenda will not become hijacked by the powerful rich oligarchy over the common folks ??

  • @kingozilofficialpage6464

    @kingozilofficialpage6464

    3 жыл бұрын

    Manshalah abwaan laabsalax ilaahey hainoo kaa xafido xaqiiqda mar kasta waad taabata Ee waxad Ku habooneyn hubashii in aad madax weeyne Somali

  • @mohdyzee

    @mohdyzee

    3 жыл бұрын

    First you start with the rule of law, if the overall judicial system which is a third of government power doesn’t work and parliament doesn’t work then how can passing a bill or enacting a law work?? When the president executive office holder with all the power can just steal whatever he wants and grab other people’s land with now rea judicial power for citizens to defend their rightful property how can u trust that a reform agenda will not become hijacked by the powerful rich oligarchy over the common folks ??

  • @hamseibrahimmaalesh5145
    @hamseibrahimmaalesh51453 жыл бұрын

    xaqiiiqaduu tabtay abwaanku run ahaantiina intaas laga hadlaya wa wx jira. Goobtana dhamaan wxa iskgu imd siyaasiyiiin cuqaaal aqoonyahano gacansato arday bulshada heerarkeeda kla dwan lknse suaashu tagani wxy thy umadana ma nqon donta anade ma u bisishahy mnta mid midhaheeda goosata oo wxii xuna iska qabta dadkeeduna isku tudhaan dawladeeduna wx u qabato jawaabtu wa idnka Somaaali manta ayaada xagaas is dhgtay wxba yaan lagu eedayn cid kle iyo wdama nakala qaybqaybshay

  • @cshdd2669

    @cshdd2669

    3 жыл бұрын

    Waar aduu qaylooy iska soo baro sida midiyaha iyo mudacyada loo sameeyo

  • @cabdiraxmaan7014
    @cabdiraxmaan70143 жыл бұрын

    Mash allh abwaan ilaahay xikmada ha u siyaadiyo

  • @engyasirhazzen1293
    @engyasirhazzen12933 жыл бұрын

    mashalaah camuuu abwaane rabi caqliga iyo cilmiga iyo cimrigaba haku daayo ... nin ragi wax wuu ku qadan haduu jiro

  • @qaalidali9949
    @qaalidali99493 жыл бұрын

    Wa nin somali dhab ah

  • @khadradhemenkhalif8911
    @khadradhemenkhalif89113 жыл бұрын

    Abwaan Jira alle ha kudhowro

  • @muxiyadinsasaale4852
    @muxiyadinsasaale48523 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @abdihakimmohamed9469
    @abdihakimmohamed94693 жыл бұрын

    Alle Caqliga Hakuu Barakeeyo Abwaan. laakiin Tolow Dhegaha iyo Caqliga xidhan ee dadka ma gali doonaan eraydaa biyo kama dhibcaanka ahi.

  • @aliomar8950
    @aliomar89503 жыл бұрын

    Best ever lecture XX

  • @mohamedhussein2665
    @mohamedhussein26653 жыл бұрын

    Masha Allah abwaan qaliya siduu umadisa an ka mid ahy wanaga iyo wax shega ula garab joogto allah naxaristisa ha kula garab joogo albaabada khyrkana ha u furu amiin.

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman57163 жыл бұрын

    Baraaruq waa maanso muhiim ah runtii

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir78843 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @badrishekh7477
    @badrishekh74773 жыл бұрын

    Msha allah abwan illahay ha ka rali noqdo waxd naga wadagty Manso Dareen xanbaarsan Dareen aduun iyo aakhiraba waxku dhiba kuma tuso illahy

  • @mohamedfaarah9072
    @mohamedfaarah90723 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @zakihussein9147
    @zakihussein91473 жыл бұрын

    Maansha Allaah waa hadal xiqiiqo ah oo ay tahay in sidiisa loqaato ficil ahaana loogafekero sidii loogu bedelilahaa Alle haku barakeeyo abwaan laab saalax

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied8793 жыл бұрын

    Mansha allah tabarikalaha allah abwaan jiro joga allah Ha Ku xifdiyo amiin Amin yaa

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel66533 жыл бұрын

    Laabsaalax Nooloow waaruntaa halkaa kahay 💕💕💪🏻💪🏻👏🦁🦁🦁🦁🤣🤣🇬🇧

  • @ayaanlealta4445
    @ayaanlealta44453 жыл бұрын

    Wabwaan laabsalaax nin bulshadiisa qancin karaad tahee

  • @arawelo4324
    @arawelo43243 жыл бұрын

    kkkk wallee run baad sheegtay buug buug sita iyo siyaasi booli doon ah ayaa umadii rogay

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    3 жыл бұрын

    arwale dadka ma arkaan 10 X 50 waan ahye dada buug buug sita wan qorgey wa somali xataa barigaan wadanka jogey qof cilmi aley wadankeena ku arkey hadana qurbaan jogaa dadkau cilmigii 100 jeer dhameyen wali sua kuma arag qof la leeyahey cilam awaley waa jaahilnimadaa

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed43163 жыл бұрын

    Masha Allah 👏🏼

  • @xafsocali5196
    @xafsocali51963 жыл бұрын

    M.A abwaankeena allaha ku sharfo

  • @muxiyadinsasaale4852
    @muxiyadinsasaale48523 жыл бұрын

    Xaqiiq Abwaan

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi5163 жыл бұрын

    From burao waanku socda abwaan

  • @boosfarah3250
    @boosfarah32503 жыл бұрын

    Alla!! Muxuu runta taabtay

  • @ahmedluckymohamed8123
    @ahmedluckymohamed81233 жыл бұрын

    Waxaas oo dhibaatooyina yaa caqalad ku ah Anigu waxa aaminsanahay waa dadka

  • @safiaomer4732
    @safiaomer47323 жыл бұрын

    Sida wanaagsan ee qudbada loo dhagaysanayo ee gacmaha loo laabtay ayay gacmuhu inoogu laaban yahiin poo aynu u sugaynaa tacab shisheeye

  • @wiilwaal1866

    @wiilwaal1866

    3 жыл бұрын

    Caqliga Allah hakuudayo

  • @yuusufaxmed2726
    @yuusufaxmed27263 жыл бұрын

    Abwanka abwanada papa horey usoco

  • @khalidcarab1851
    @khalidcarab18513 жыл бұрын

    aragtida la Ciiftaay arligayga Daganoow ubadkaagi baane inyar Samir ka iihay abwaan Xasan dhuxul laabsalax waanadu nin yaqaan bay wax utartaa Alle khayr keeda haku siiyo

  • @mohametQurbo
    @mohametQurbo3 жыл бұрын

    Wxu tabtey xaqiiqadi wa run wu tabtay weynuna wada og sonahY lkn looma bahna xaqiqadu tabtey un in afka laga dhaho qof walawba wadaniyad isku beer oo wxd thy mustaqbalki bari 👋

  • @safiaomer4732
    @safiaomer47323 жыл бұрын

    Afkaaga caano lagu qabay ilaahayoow garaadkeena mid wax guntada ka yeell

  • @NewteacherNewteacher
    @NewteacherNewteacher3 жыл бұрын

    Mashaa allhaa waa caliga saliibka ayuu Ku kubfukirayaaa

  • @NewteacherNewteacher

    @NewteacherNewteacher

    3 жыл бұрын

    Mashaaa allhaa zxp

  • @mahadhassen5136
    @mahadhassen51363 жыл бұрын

    Msha allah😍😍😍😍😍😍

  • @jamaalismaaciil3732
    @jamaalismaaciil37323 жыл бұрын

    Hasan

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw68503 жыл бұрын

    Fikirkaan Aamin sanahay waa shaqo in beerahA loo dhaqaaqo iyo in la maal galiyo xaga farsamada waxaan xasuustaa beer aanu ku lahayn dooxa hargaysa oo subaxa hore laga qaadayo khudrad farabdan sida BASAL,SALADH, BARADHO, BASBAAS, BATBAROONI. BAADRUUR, RUMAAN SATUUN WAXAASI MA ETHIOPIA BAY KA IMAN JIREEN WAA MAYA SHAQO IYO TACAB AYAANU KU KEENEY EE DADKAN HADA JIRAA DAD SHAQO MAAHA

  • @mohamedhussein2665
    @mohamedhussein26653 жыл бұрын

    Wan jeclahy abwaanka wxnan ka dhigta maclinkyga iyo sxb dhaw on dhagysto allah ha sharfo.

  • @axmedismacil1550
    @axmedismacil15503 жыл бұрын

    Afkaaga caano lagu qabay waa wada run waxa uu ka hadlay

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi52793 жыл бұрын

    Kkkkkl.this man is total man.mansha allah

  • @WARYA_MALI
    @WARYA_MALI3 жыл бұрын

    Masha allah I agree we need to work together one for all abraham all for one somaliland is blessed by allah

  • @muusedugsiiye930
    @muusedugsiiye9303 жыл бұрын

    Mnsha guul sxb waa barabuug fican

  • @cabdillahidhoore9848
    @cabdillahidhoore98483 жыл бұрын

    masha alaah murtiyahan caqliga usaaxiba noolow saaxib

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg3 жыл бұрын

    Waa dareen sare dhuxul halkuu ka hadlay

  • @mowlidmohamed
    @mowlidmohamed3 жыл бұрын

    Maasha Allah farabadan baan arkaa uunee goormay bilaabmaysaa maansadu mise waxaa jira clip kale oo qarsoon abwaanku uu sheekaynayaa uunee Dee ana aan iska raaciyo maasha Allah da faraha badan

  • @maxamuudducaale4102
    @maxamuudducaale41023 жыл бұрын

    Yes

  • @abdifatah9594
    @abdifatah95943 жыл бұрын

    Mocha allh waa xaqiiqa

  • @jamalriise7548
    @jamalriise75483 жыл бұрын

    Wlhi wa xaqiiq wuxu ka hadlay lkn yaa wx ku qaadanaya wa su,aal meesha taaal

  • @AtoMuste
    @AtoMuste3 жыл бұрын

    Lets end Poverty

  • @zahrabadmah3845
    @zahrabadmah38453 жыл бұрын

    deeqa abdi qofka ayay ugu qorantahy illahy ka cabso dadka ha isku dirin wala Ah

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi4173 жыл бұрын

    waa runtii

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi71913 жыл бұрын

    Wadamada lix bilood waxa beerta ayaa aduunkana waxa u noofiya lakiin soomalida dhukkooda 12 bilood ayey waxa beeran karaa

  • @zahrabadmah3845
    @zahrabadmah38453 жыл бұрын

    wllo ilahy ka baq

  • @mustaphaali9381
    @mustaphaali93813 жыл бұрын

    Hamnalyo hassan dhuhul labsalah. Waad gudatay wajibkii kasaraa dalkaaga Abwaan ahaan. Lakiin nasiib daro dhagaha aad lahadlayso ma aha kuwo uqalma wanadan.

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir78843 жыл бұрын

    Abwan darenkayagu waa kas ad shegty

  • @onelife1619
    @onelife16193 жыл бұрын

    Dad qalbi leh oo wax maqla ma nihin

  • @jiirumataa5197
    @jiirumataa51973 жыл бұрын

    Borama

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman17703 жыл бұрын

    Abid lagama hadal arintaas idoorta mooyee ?

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir78843 жыл бұрын

    Abwan dadku waxay u bahan yihiin mawduucaa. Dadka waxa dhagahoda ka badatay qabyalad iyo kala jaxayb umada , naguwad abwan

  • @aminafgh2127
    @aminafgh21273 жыл бұрын

    Abwaanada somalidu runbay ka hadlaan lakin yaa wax faidaysta lama hayo

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur18543 жыл бұрын

    Abwaanka soomaali waa la hadalayaa waa haddii yihiin dad waxa fahamaya qabyaaladda qurunka kala qaybta is nacaybka

  • @jamaaltalosame789
    @jamaaltalosame7893 жыл бұрын

    Faylasoof walee runtuu taabty

  • @cabdilahifoodcade9605
    @cabdilahifoodcade96053 жыл бұрын

    Bulshow bararug

  • @jirfe
    @jirfe3 жыл бұрын

    QABYAALAD BAAYNU KORODH SANAY

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh3 жыл бұрын

    Waar ninyahay ha lagu doortee hadalkaa wanaagsan aad ficil u rogtid.

  • @ismaaciilfaarax186
    @ismaaciilfaarax1863 жыл бұрын

    Taa saa run ah walee abwaanku run buu sheega yaaye seh cidaa runta loo sheegay ma qaadana yaan oo dad naxa ma yihiin nixitaan ay u naxaan haka sugina waaba dad qala to

  • @deeqabdi6887
    @deeqabdi68873 жыл бұрын

    La, dagaalanka degaan xoola daaqsimeed yada ee bulshada garxajis ku nooshahay ayaa waxa dhacday in lakala iibsaday, Degaanka ceelafwayn iyo degaanka dogoble, qabiilada iibiyey iyo cidda laga iibiyey, 1. iibiye horjooga yaashii habarjeclo iyo habar awal, 2. La iibsade labo degaanoo garxajis degaan ceelaf waayn iyo degaan ceelkii dogoble, 2. Laga iibiye haayado gaalo, 3. Cadaay mahoodu yaal madaxtooyada 4. Heshiis yadii waxna fuleen waxna qabyo yihiin, 5. dhacdooyinkii degaanadaas xasuuq bulsho, ceelal aawdis, dad barakicin, xoolihii noolaa oo madhay, degaanadii oo laga dhigay lama degaan, 6. Ujeedada laga lahaa degaanadaas ayaa waxay ahayd madhinta xoolaha nool iyo barakicin bulsho, 7. Qorshahaas oo fulay, 8. Ujeedooyinka daba socda ayaa waxaay yihiin qabiiladii gaalka la dagaalami jiray oo aan gaalkii weli shoow ilaabin, 9.Qabiiladaas oo falkani si, isugu mida ugu dhacay ayaa waxaay kala yihiin, Qabiilka dega shilaabo ethiopia iyo qabiilka garxajis iyo labo qabiil oo dega dhanka dhulbahantaha haawd bari, 10. sadexdaa qabiilba aanooyin kala dhexmaray bari hore gaalka iyo ayaga aayaay arimahani daba socdaan, 11, waxa loo soo adeegsaday warbixintana bixiyey qabiilka habar jeclo iyo qabiilka habar awal, Kuwa shilaabo ethiopia ayaa loo soo maray, 12. xabsiyada maamulka soomaaliland ku sheegga waxa gaalka ugu jira garxajis tiro badan weliba habaryoonis u badan, Sidoo kale labo nin oo sacad yoonisa ayaa nin iyo naag gaalaa ku dili jiray berbera iyo shiikh dhexdooda dawladdii riyaale, aanooyinka. nocaasa ayaa lagu aawday ceelkii dogoble, ayagoo weliba. labadii nin habar awal iyo habarjeclo udhiibtay gaaladii hargeeysa joogay, meel baayna ku jiri jireen la, istaagaayo,

  • @qassimawad2665
    @qassimawad26653 жыл бұрын

    Ninkani miyuu waalan yahay!!! Miyuunan garanayn inuu la Hadley Soomaali??? Waar ninyohow maydka garaaco ma damago.

  • @samatermaxamed5841
    @samatermaxamed58413 жыл бұрын

    Dibnay lahalilayaan dadaal ma haleelayan daryeel ma hambaynayan dardarn madhuxayaan dhaarkama dodayaan halkay kudanbaynayan doyow ka ma tosayaan

  • @baaruudbrdbaaruudbrd7573
    @baaruudbrdbaaruudbrd75733 жыл бұрын

    Abwaan maansada badi waxaad ku dartaa somaalida kale iyo nabadgalyada horumar ma jiri karto nabad la,aan

  • @hodanibrahim6033

    @hodanibrahim6033

    3 жыл бұрын

    Sland waa nabad abwaankuna waa s lander

  • @mohedosman5662
    @mohedosman56623 жыл бұрын

    Aabayasheen & awoowyasheen. Aad bay u bahdilnaayeen. Haday dad hormarsan ahayeen. Waan kadhaxli laheyn. Wayo wax raad ah oy ka tageen o dhaxal ah wa maya. Lkn wa soo dhaweynayaa in wax laqqbsado mesha laga kaco

  • @Tawoh-zn2wf
    @Tawoh-zn2wf3 жыл бұрын

    wlHY inaanu been ka gabYin waxa Jira aYuu ka gabYaY

  • @maxamedxasan7262
    @maxamedxasan72623 жыл бұрын

    Muqdisho ayaan kasoo hadlayaa. Abwaanku aad buu ufiicanyahay laakin hal mid inuu iska daaya ayaan jeclaa, maadaama uu ka hadlayo mowduuc ah isku kalsoonida ama isku filnaanshada, inuu iska daayo dhaqankan reer galbeedka diinteennana kasoo horjeeda ee dhinac xiirashada tinta.

  • @hodanibrahim6033

    @hodanibrahim6033

    3 жыл бұрын

    Timahiisa haku mashquulin xigmadiisa ku mashquul

  • @aidgab1196

    @aidgab1196

    3 жыл бұрын

    Malayacniigan eega.warya beli iyo baas tada ku mashqul. Kulaha Tiinta/timaha.

  • @maxamedxasan7262

    @maxamedxasan7262

    3 жыл бұрын

    @@hodanibrahim6033 Aniga wax xun maanan sheegin ee waxan ula jeedaa "waxa uu nafarayo in uu asaguna sameeyo ayaa fiican" Intaasi ma dhibbaa ku jira?

  • @maxamedxasan7262

    @maxamedxasan7262

    3 жыл бұрын

    @@aidgab1196 Aniga marnaba macaytamayo walaal, adiguna sidaasi oo kale ayaan kuu rajeynayaa insha allaah

  • @IWKLMSRN
    @IWKLMSRN3 жыл бұрын

    Abwaanka jeegaanta. Waa abwaan habar awal iyo Muuse bixi aad u taagera. Hankaagu ha gaadho reer hebel

  • @fahmamaxamed1407

    @fahmamaxamed1407

    3 жыл бұрын

    Allah haku caafiyo

  • @IWKLMSRN

    @IWKLMSRN

    3 жыл бұрын

    @@fahmamaxamed1407 dibaa loo soconaya

  • @mahadjeesto4428

    @mahadjeesto4428

    3 жыл бұрын

    @@IWKLMSRN adigu qaran miyd donesa mise rero ishg

  • @IWKLMSRN

    @IWKLMSRN

    3 жыл бұрын

    @@mahadjeesto4428 qaran dhaama kan jeeganta

  • @ibnulaqli200

    @ibnulaqli200

    3 жыл бұрын

    Wxan kugula talin lahaa intad tabanayso bogo jahilka qabyalada talo ken horu mar ama dabka hasii kicin

  • @ak.0-010
    @ak.0-0103 жыл бұрын

    sheeko waranley walaalo waaye waxa arkeysa dad yaryar oo dagalaya war seywax ujiran maya inaga isstafaqeyna oo jiraana nahay mudu kadib waxad aragtay idinko lugeynaya ibni jiran oo macalin jiran dhalay war salan baad tiri wana isgarba tagantihin baqalada wada sugeysan matalan oo xiran kaffirks kahoreya maba ahan kii lahaa waa inta faaqeyna seywax ujiran maxaa kaakenay saln waxuu kujawabay cay oo iney wax iskuahen mujinasa isweydin kusoco sidas mudo kadib waxa kuusoobaxeysa cunugaago ladilay labusbusay tashad najeri sacudi kadanbeyo loona shegay in waalid iyo askari wax uusan ushegi karin micno kale waxa sooxadisan xalki intifaqa iyo saln la aanti macalinki iskulka koley tahay inuu cunuga adoon dhalay adoon sharciyesan loohelay hada aabihis looshegen inuu iskulka kucalageysanyshay oo looguribeynayo inuu basem uusan dalin walidkina biqasab kukensya iskulki

  • @snmhalgamayal2391
    @snmhalgamayal23913 жыл бұрын

    𝗘𝗿𝗲𝘆𝗼 𝗠𝘂𝗴 𝗜𝘆𝗼 𝗠𝗶𝗶𝘇𝗮𝗻 𝗟𝗲𝗵, 𝗢𝗼 𝗭𝗶𝗾𝗶𝗶𝗿𝗸𝘂 𝗙𝗮𝗵𝗺𝗶 𝗸𝗮𝗿𝗼, 𝗔𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗝𝗦𝗟, 𝗧𝗮𝗹𝗼 𝗸𝘂 𝗭𝗼𝗰𝗼𝗧𝗮 𝗨𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗳𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗸𝘂 𝗛𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮, 𝗘𝗲 𝗗𝗶𝗶𝗻𝗧𝘂 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹𝗮𝗬𝘇𝗮𝗬,

  • @deeqabdi6887
    @deeqabdi68873 жыл бұрын

    Guddida wanaag farista iyo xumaan reebistu waxa aay ku jiraan manhajka khaniisnimada kana midyihiin maamulka hoos taga maamulada khaniisiinta dhanka dhaqanka diinta ayaayna ka haawl galaan ayagoo matalaaya culumadii dalka amar ayaana lagu siiyaa khudbad fawaaxish kooda u,eeg dhaqan islaamka afka wadanigaa loo yaqaan wixii xun diidka, Ubadka qooyska islaamka waxa lumiyay ayaa waxa aay tahay maamul ku sheegga ee maahan waalidiinta mustaqbal kooda hore looga lumiyay, Qadaadka in loo xiiro bulshada waxa ruqsad ganacsi uhaaysta rayislayaasha gobolada ka haawl gala ee maahan wax waalidiintu masuul kayihiin surwaalka dhejiskaa iyo wixii kalee dhaqan xumo la,halmaala waxa ruqsad uhaaysta inaay dalka soo geliyaan ganacsadayaal, Wax kastoo dhaqan xumo dalka gudihiisa lagu arko ka maamul ahaan ayaa ka masuula midda labaad horjoogayaasha maamulku ayagu waxa aay yihiin miyaad wax ka ogtihiin ilmaha qadaadka xiiran ayaaba laqaatay hadaad ogaan lahayd waxa aay ayagu ku ,haawl galaan ama ku mushahar qaataan yaab iyo ama kaag waxba kuma aadan darsateen maadna iska dul tadhideen ee waad ka tashan lahayd hadaad wax ka ogaan lahayd dhismaha xeerarka maamulka fawaaxishka, Sidaa li,ajigeed waxa lagu yidhi ka maamul ahaan mashaariicdiina iska qaata balse bulshada danta aanu ka leenahay fuliya hadii la,idinku fahmo waalidiinta iyo oday dhaqameed kooda dhakada usaara miyaydaan arag afkaar kasta oo diidaysa xumaanta marka warbaahinta laga sii daayo boqolaal urur ayay usamaysteen oo ka daba hadla afkaarta wixii xun diidka, Waxa jiroo kale dhigaal qoraal kayimi feker khaniiska oo madaxtooyada yaal madaxwayne kastaana akhristo dabadeedna ku haawl galo mashaariicahana waxa bixiya khaniisiin oo loo soo wakiishay ka maamul ahaan waqooyi ayar aayar ukhaniis gareeya bulshada 30 sano hortii ayaa middaana lagu guulaaystay, Qof allaale qofkii ka hadla arimaha bulshada lagu khaniis garaaynaayo boqolaal urur ayaa iska daba hadla oo buriya afkaarta islaamka marka aan idin leeyahay maamulku waa khanisiin dad ayaa been moodaaya magaca Land waa lagu qasbay si, bulshada astaanteeda loo lumiyo cigaal ayaa qaatay fekerka khaniisnimada oo maamulka loogu sameeyay ma, been ayaynu isku maa weelinnaa muddo 30 sanaa ayaa bulshada lagu baraayay dugsiyada fekerka khaniisnimada iyo qaabkii dhulka looga qaxin lahaa.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf6563 жыл бұрын

    War la qabaa xiiso ma leh. Nin cado ma baano bahal qaydhin ma baajo.maanta xassan dhuxul muxuu wadaa toloow ? waa duur xul .(HEEGO IYO KOOXDEEDII) gabalkood was dhacay .adiguna bye bye Sultaan xassan u sheeg .

  • @anissaabdi8261

    @anissaabdi8261

    3 жыл бұрын

    Huubow cay iyo sfxumo kursi lsguma fuulo umada wala kabsada ilaa suldan dakharle baa cay iyo hargeisan leyahay laso fadhistey ileyn ceeb loma dhinto war ilahay uso noqda umada hayska saarine ilmader rayaal 😃😃😃

  • @xasancaateeye4453
    @xasancaateeye44533 жыл бұрын

    Sida loo hadlo wad taqaan. Lkn sida loo gabyo ma taqaanid

  • @deeqabdi6887
    @deeqabdi68873 жыл бұрын

    Ujeedka war murtiyeedkan ayaa waxa uu yahay sadex nin oo labo midkii kale utashatay ninkii loo tashaday ayaa waxa lagu qanciyay inaay isku qabiil yihiin isku dhaqan iyo diinna yihiin walaalo aabe wada dhalay iyo isku dhulna yihiin halgan iyo dagaalna aay usoo wada galeen jiritaan kooda ayadoo haba yaratee aan waxba kajirin, Hasayeeshe ninkii sidaa ayadaa ayaa lagu qanciyay wuuna qaatay muddo ilaa 30 sanaa ayuu ku soo jiray ama ka mid ahaa labadii nin ee kale, Waxa aan hadabo isyara dul taagayaa wax yaabihii aay ku heshiiyeen oo haba yaraatee mid koodna lagu dhaqmin ayaa waxa aay kala ahaayeen afar waxyaabood 1. diinta iyo dhanka 2. afka wadanigaa 3. jiritaanka, sinjiyadeed 4. lahaanshaha dhulka Intaa midna looma nabad gelin ninkii aay labada kale kula heshiyeen 30sano hortii, Waa midda koobaad diinta iyo dhaqanku meesha waa aay ka baxday cidna laguma xukumo cidna kuma dhaqanto in yar bulshada mooyaane intaasna baqdin iyo cabudhin ayaa lagu hayaa, Qodobka labaad ayaa waxa uu yahay afka wadanigaa oo 100kiiba 60 meesha ka baxay Qodobka sadexaad ayaa waxa uu yahay jiritaankii sinjiyadeed oo lagala dagaalamay ninkii caruurtisii uu ku dhalay muddadii 30ka sanaa ahayd caruurtii labadii nin mid kamida ayaa soo qaxiyay midna waay ku soo qaxeen midka soo qaxiyay ayaa waxa uu yahay nidaamka aay labadii nin dhigteen midka aay ku soo qaxeenna waxa uu yahay midka haaysta xarunta ciraashka ee muraayadaha mad madoow ku qariya indhaha si, aan loo fahmin cawaaqiib xumadiisa beenta iyo khayaanida ku dhisan ninkaasi xanuunka dadka haya wax aqoona umalaha balsee heshiishka ayaa ku salaysnaa in dadka la waalo dabadeedna lacag tooda lagaga furto ujeedka noocaasa ee ku dhisan waxbaanu dawaaynaa cudurka dadka hayana dhankayaga si,fiican ayaanu aqoon buuxda ugu leenahay, Sababta dadka ciraash ku shegga geeysay ayaa waxa iska leh labadii nin ee ninka kale dabar gooynta ubadkiisa uheshiiyay si, aay lacagta uga gurtaan badhna uqaxiyaan abidna sida xoolaha iska haaystaan waana halka habar awashu ka tidhaa ama dadku ka yidhaahdaan dadka waxa aay u, arkaan inaay ayagu leeyihiin sababta aay ugu arkaanna waa waxan aan ka hadlaayo labada nin ayaa waxa aay kala yihiin beesha habarjeclo iyo beesha habar awal waxa loo heshiiyayna waa beesha garxajis maamulka meesha ka jira waxa gacanta ku haya muddo ilaa 30 sanaa rag qooqan raggaas oo kasoo kala jeeda labadaa beelood ee kala ah habar Jeclo iyo habar awal halka ragga beesha garxarjis ka soojeedaa aanay ayagu qooqa kumatalin maamulka dabadeedna laba nin oo midna qooqan yahay midna aanu qooqnaayn isma qaban karaan ismana arki karaan oo midba midka kale ayuu wax kale u arkaa dabadeedna af, lagaado iyo hujuun ayaa mesha imanaaya sababtoo ah kala shucuub ayay matalaayaan, Hadabo hadii loo garqaado labadii nin iyo ninki kale waxa garta leh ninkii loo heshiiyay ujeedkuna hadii larabo in aay dadku siijiraan dhaqanka iyo diintana aan waxba laga bedelin ku dhaqan kooda ayaa waxa lagama maarmaana inaan bulshada dhexdeeda iyo maamulka toowna lagu arag shucuub matalaysa qooq, hadii see larabo inaan intaa midkiis toowna shaqaayn waxa la naaxinayaa qooqa qooquna wuxuu dabada ku wataa nacaayb, tumasho, dhaqan fawaxish iyo waxyaabo kaloo badan sidaa li, ajigeed waa aay isqaban waayeen labadii beelood iyo beeshii kalee garxajis ee aaynu ku kala matalaynay sadexda nin, Muddadaa 30ka sanaana dagaalku beesha garxajis wuu ku socday waxaana hoosaasiyay horjooga yaashooda , Qodobka shanaad ayaa waxa uu yahay dhulkii oo laga qaaday bulshadadii oo la, barakiciyay, beelo kale la, makansiiyay dhulkoodii maal iyo duunyo waxay lahaayeenna 30kaa sano waa la, tirtiraayay, Si, kastaba isku soo wada duuduuboo waxa sababay inaay isla jaanqaadi waayaan ayaa waxa aay tahay kala dhaqan kala dhaqan kaasina waxa uu yahay laba nin oo qooqan iyo nin aan qooqnaayn isma qaban karaan diinta waxa laguu siiyay ayaa waxa aay tahay inaadan qooqaaga bulshada islaamkaa ku dhex matalin mid ficila iyo mid shucuubeed toowna, Balsee waa aay dhacday baadhis markii lagu sameeyay labadan beelood ee kala ah habarjeclo iyo habar awal ayaa waxa aay tahay inaay asal dhaqan raacayaan dhaqankii hooyadood ama inaay qaateen muddo fog ferkerka lidka ku, ah diinta iyo dhaqanka islaamka, War murtiyeed gunaanadkii soojeedin loo soo jeedinaayo beesha garxajis laba mid uun kala doorta inaad maamulka iyo bulshada dhexdeeda qooq ku matashaan sida labada beelood ee kale iyo inaad maamul gaara samaysataan sabatoo, ah bulshadu udhaxaayn maayso niman qooqan iyo horjoogayaal xishood la,aamusay,

  • @mohamedosman5918

    @mohamedosman5918

    3 жыл бұрын

    wl nafta u tudho oo ilahay wu ku weydin dona malinta xisebed dadkana xuman ha u horsdin kursina dhibkisa iyo xisabtisa ruux diin wax ka yaqan ma jeclaysto beelo la qixin karana ma dhaci karto anuba kuwad ledahay wa lo tashadan ahay

  • @khalidcarab1851

    @khalidcarab1851

    3 жыл бұрын

    Aqoontaadu ma intaasa ku kalsoonow naftaada Runtana usheeg Caqligaaga hadii kale Waali cusub noqo

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf6563 жыл бұрын

    Yaad wax u sheegi koox yare waa(XIDIGAHA GEESKA )ayaad u ab tirsay oo aad kala fogaysay. Qabyaalad kale fogayeen. Mr. Laab salaax.

  • @coronaviashalom1355
    @coronaviashalom13553 жыл бұрын

    Barrarug kulahaa...Ethiopia maa maliintay albabadaa kaa xidhataay ayuu barrarugay Adeer 100 sanoo kaa hoor ayuu Samaronne kuu shegeey...professor Laab dilaac...dhagaysso....oo Garrirayaa..Illahooy haa naa doriin..🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🤑🤑🤑🤑🤑🤯🤯🤯

  • @deeqabdi6887
    @deeqabdi68873 жыл бұрын

    Habarjeclo iyo habar awal waxa ku kelifay inaay degaan garxajis baa,biiyaan dadkuna aay islaayaan ayaa waxa aay tahay mashaariic gaalku siiyo maamul ku sheegooda sidaa li,ajigeed waxa aan ku nacay ayaa waxa aay tahay wixiii diintu noo sheegtay aduunka kor kiisana aanu ku aragnay ayay garaadka kala nool yiihiin inaan dhulkayaga ka qaxno waxa usababa gaalo waxa aay noo soo adeegsadeen habarjeclo iyo habar awal maalin kasta mashaariic ayaa lagu soo qaataa sidii loo dabar gooyn lahaa beesha daarood ee waqooyi degta iyo beesha garxajis waxaan hadabo bulshooy idin waay diiinayaa ma waxaynu iska celinaa gaalka mise khaniisiinta habarjeclo iyo habar awal labadaa beelood misee gaalka uraaya, intii laga aasaasay maamulka waxa aay khaniisiin u,ahaayeen gaalo sababtuna ayaga ayaa wax siiya gaalna nin aanu dhaqan khaniis uga dhawaan wax masiiyo lamana xidhiidho waxa aan uga socdaa ayaa waxa aay tahay gaalku mandaqadda islaamka markii uu yimi labadaa beelood ee kala, ah habarjeclo iyo habar awal ayuu muddo fog kala xidhiidhaayay si, uu danihiisa mandaqadda uga fushado 100kiiba 80 uu ka fushaday hadabo waxa lagama maarmaana in meesha lagu arko beelihii uu gaalku soo adeegsaday ayaa waxa waajiba in la,gumaado ayaan ugubaaqi lahaa bulshada islaamkaa, Erayga argaggixiso bulshada islaamkaa ayaa loola jeedaa hadii cidi argagixiso tahay gaal iyo khaniisiinta habarjeclo iyo habar awal ayaa ahaan lahayd wixii u adeega ayaa argagixisaa balsee magac aaynaan samaaysan inaaynu qaadano maahan waxay ula jeedaan ayagay utaal qofkii qof islaama argagixiso ku sheega waxaan leeyahay waa midaan waxba kala ogayn iyo mid beelaha khaniisiintaa ka soo jeeda, Ciidanka RRUda gaalku mushaharka siiyo waxa loogu talagay in bulshada aaminsan diinta islamka lagu dabar gooyo dadka u ololeeya in diinta islaamka meesha aay kabaxdo dabadeedna raba inaay udhigtaan futada hadhoowna xeerkii banaaysashada la, iman doona in kastoo uu haddaba hargaaysa kajiro xeerkaasi 100kiiba 50 aan hubo inuu si,qarsoodiya uga haawl galo waa habarjeclo iyo hawar awal, Dhaqanka gaalka ayay nafta kula carareen wax ugu jiraba ayaguun ayaa og, labadaa beelood ninaawna ayaanu shaki kaa gelin marka aay dadka iskudirayaan islaamkaa mashaariicdii la siiyay ayaa heshiis keedu ahaa in dadka diinta islaamka aaminsan lagu gumaado waxa aad ka fahmi kartaa marka dhaqanka fawaaxishka shaashadaha maqalka iyo muuqaalka laga waayo ayagana waa la, waayi sababtuna waanagii ayaa saaxadda ka muuqda hadalkayga waxaan ku soo gunaanadayaa mashaariicda ciidanka RRUda la,siiyo waxa loogu talagalay in bulshada islaamkaa lagu gumaado dhulkana lagaga qaxiyo, Waxa aan beesha daarood ugu baaqayaa dhulkiina xoraaysta mahaariicda ujeedka fog xanbaarsan ee fekerka gaalka ka timi labadan beeloodna ugu adeegaayaan ayaan dadkiinna lagu laayn wixii hore loogu laayayna waxa usababa fekerka gaalka iyo labadaa beelood ee u,adeegaayay garxajisna waxaan leeyahay afarta horjooge ee mashaaricda labo caruura iyo naagta ku maasruufta inama anfacaan 100kiiba 90 bulshada garxajisoow aan iska qabanno dadka gaalada u adeegaaya ee aan dad iyo duunyo toownna inoo ogalayn 30kii sano ee lasoo dhaafayna ina mustaqbal tiray wararkan ku saabsan gaalka iyo khaniisiintiisa ka hadal koodu mahaan wax joogtaa iyo inaaynu dad kale afka la, galno ee waa inaaynu ayaga wax kasta dhakada usaarnaa Waxa inala gudboon ayaa waxa aay tahay inaaynu khaniisiinta habar awal iyo habarjeclo ee xeerarka makhdariyiinta ku qadeeya markaay awood kale waayeen ileen bulshada mandaqaddu waa istaqaane shalayna ina cabdile xasan waxa samatabixinaayay waxa aay ahaayeen beesha garxajis halka kuwa kale kala socdeen gaalka nacalaa kuyaal waa inaaynu ayaga xoogga saarna dabar gooyn tooda habar awal iyo ninka habarjeclo waa gaalkii oo kuu eeg dhulkana kula degan diinna kula sheegta ee aaynu kaa xoogga saarno sidii aaynu mandaqadda uga tirtiri lahayn, Waxa aan bulshad islaamkaa ugu baaqayaa labadaa beelood ee gobolada waqooyi inala dega halaga hortago ninkii shalay xilka wasaaradda wax barashada maamul ku sheega khaniisiinta laga casilay khaniis ayuu ahaa wasiirka waxbarashadu hadaanu wax ka bedelin wadada uu hayo asna waa lamid, Weli miyaad aragteen labadaa beelood ee kala,ah habarjecda iyo habar awasha oo gaal wax ka sheegaayaa ama ka hadlaaya ayagoo ku hoos gabanaaya mooyaane waa maya sababtuna waxa aay tahay waa la,dhaqan iyo mabda manhajka wax barashadooduna wuxuu ku saabsan yahay mustaqbalka sidii loo heli lahaa bulsho khaniisiina waxa maal geliya gaalada ujeedka aay ka leeyihiinn waa bulsho mistaqbalka dhaaw matasha dhaqanka fawaaxishka, Ee hadba afkaarta adkaata ayay inala sugayaan waxa aan hubaa ayaa waxa aay tahay 100kiiba 90 dhaqankoodu waa gaalo 10kuna waa inta aay afkaarta islaamka ku dhexnool yihiin ma,maqashay shalay ragbaa haash ku bakhtiinaayay waxa aay ahaayd dhaqan xumo lagu arkay

  • @hodhanqali2574
    @hodhanqali25743 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @degaghedi1738
    @degaghedi17383 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden7363 жыл бұрын

    Kuwa kusoo hor fadhiyaa waa kuwa waddanka hoggaamiya ama hoggaaminayay 10-naan sanno oo hore. Habeen keliya ismay wayddiin su'aal ku saabsan dhibaatooyinka ka taagaan, weliba waaxda ama wasaarradda ay maamulaan.

Келесі