XARIIR AXMED | ANA DHINAACAAGA TAGAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Музыка

Xariir Axmed, Suldan Seeraar, Hodan Abdirahman Kiin Jaamac, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio
Xariir Axmed
Ana Dhinaacaaga Tagan
Erayada: Ayaan Kaaba
Laxanka: Xariir
Music: Haynog
Cameraman: Waqal
Editing by Waqal
Produced: Afro Waqal Furinle Production
Xariir, Miss Xiis, gulleed simba, hodan abdirahman, Abdirahman Oday, Abdikarim Ali Shaah, Cali Zaki, Saalax Sanaag, Qamar Suugaani, Deeqsan Abdinasir

Пікірлер: 2 500

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa46114 жыл бұрын

    Hooyada jannada alle ha geeyo like ii saar cmntiga ❣❣

  • @maryanxaajiguure4433

    @maryanxaajiguure4433

    3 жыл бұрын

    nolashaa

  • @maryanxaajiguure4433

    @maryanxaajiguure4433

    3 жыл бұрын

    mashahalaa

  • @mofarah9073

    @mofarah9073

    3 жыл бұрын

    @@maryanxaajiguure4433 hhjkj

  • @dawohassan3088

    @dawohassan3088

    3 жыл бұрын

    abaayo

  • @muntazsiman4322

    @muntazsiman4322

    3 жыл бұрын

    Zxiip calacalka maxa wayay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud35604 жыл бұрын

    Wax walba Waxa ka mcn Hadalka alle ❤

  • @abdifatahali4455

    @abdifatahali4455

    4 жыл бұрын

    Waan kusoosaaray lkn waa la ugyahay inuu hadalka alle waxkasta kawacanyahy lkn pleaz hakusoo qorin wllo

  • @naajiahmed9658

    @naajiahmed9658

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤❤😭😭😭😭😭

  • @aizhamaxamed7263

    @aizhamaxamed7263

    4 жыл бұрын

    Waa ognhy blse meeshan hadalka alle laguma haaye hees bn dhageyzaney naye maxa u keentay miyaadan Ka baqayn ilaahey

  • @anzalishqilifestyle2944

    @anzalishqilifestyle2944

    4 жыл бұрын

    subscribe dhac igu siyaa please

  • @zakariamohamed8850

    @zakariamohamed8850

    4 жыл бұрын

    Weynu wada OgnahaY Hadalka wax lodhiga inusan jirin balse Adigaa Halkan maxd kaso Donte. Ilen wad Oged iney Hees tahaY muqalkan mise Like Radiis aYey kaa ehed Hadalka Aad so Qorte

  • @kuwayttorreira7568
    @kuwayttorreira75683 жыл бұрын

    Xariir waa boqrka codka ilahay baa ugu deeqay cod saafiya oo macaan tageero buuxa oo dacada hadad utahay xariir Ahmet like dhac Ku siiH landheere I'm live in Galkacayo 👉this is xariir Ahmet ❤️

  • @mohamedyare9245

    @mohamedyare9245

    3 жыл бұрын

    U frgrt one point he is da only legend in somali music industry.wish him da best

  • @maaidoali

    @maaidoali

    Жыл бұрын

    xᴀʀɪɪʀ ғᴀɴᴀᴀɴ ᴀᴀɴ ᴀsɪ ᴀʜʏɴ ᴡʟʟʜɪ ɪɴᴀɴᴀ ᴅʜɢᴇᴇsɴ

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official3 жыл бұрын

    Heestan 4Million Markay gaadho liketa ha ila Dhaafi na✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @user-du3qd2wo3g

    @user-du3qd2wo3g

    Ай бұрын

    ,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😅😮😢🎉😂

  • @aragsanbbechannel.1714
    @aragsanbbechannel.17144 жыл бұрын

    Hestan iney 1miilyan kari qofki iarkey plz like isar😭🙏 hestan wlhi xasus igalisey 😭😭😭

  • @baaziyare
    @baaziyare4 жыл бұрын

    Inta aamisan hestan ine 1 million gareyso like ha Ila dhaafina

  • @ahlam0845

    @ahlam0845

    4 жыл бұрын

    Wanka helay

  • @surayaqueen

    @surayaqueen

    4 жыл бұрын

    Hadhihin 1M ee waxaa dhahadaa 7M ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋👌👍

  • @ahlam0845

    @ahlam0845

    4 жыл бұрын

    Waaw

  • @ahlam0845

    @ahlam0845

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @drzkaldeeqa4555

    @drzkaldeeqa4555

    4 жыл бұрын

    Wey uqalantaaa

  • @anisaabdullahi7364
    @anisaabdullahi73643 жыл бұрын

    Heesta aney iga hadlysa wllhi isoduceyo in aan helo qofkan jclahaya allow isahal amiin yarabi 😭

  • @nuurahsaalax4507

    @nuurahsaalax4507

    3 жыл бұрын

    Ale hyskukin beego wllo

  • @honestabdishafecabdinoor2303

    @honestabdishafecabdinoor2303

    3 жыл бұрын

    Aamin

  • @gulledsimba1010

    @gulledsimba1010

    2 жыл бұрын

    Asc

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane773 жыл бұрын

    22:16 habeenimo! anigoo safar ah ban dawanaya aniga walashey, hadii ad aqriso Qoralkaygan. tan ugu fiican nolosha ayaan kuu rajaynaya Insha Allah."

  • @kowsarmohamud7928

    @kowsarmohamud7928

    3 жыл бұрын

    InshaAllah nolol waacan

  • @kiinmohamed1783

    @kiinmohamed1783

    3 жыл бұрын

    Insha'allah Wll so Kale

  • @akramaabdi2377

    @akramaabdi2377

    3 жыл бұрын

    insha allah walaal dhamaateenba🤲

  • @zuhuurfantastic7978

    @zuhuurfantastic7978

    3 жыл бұрын

    Wow xariir ahmed

  • @niinonino4108

    @niinonino4108

    3 жыл бұрын

    @@akramaabdi2377

  • @maxamedcaydhaf8528
    @maxamedcaydhaf85284 жыл бұрын

    Xariir ahmed Inuu Suldan Seerar ka Legensanayhay Imisa Igu Raacsan?

  • @sayidfarah4681

    @sayidfarah4681

    4 жыл бұрын

    xariir baa ka toon fiican

  • @donciiltrehjr1488

    @donciiltrehjr1488

    4 жыл бұрын

    Mxa isu keenay bro ma ka dhab ba xariir waa best singer lkn seeraar ma gaadho

  • @ridwaanhaibeofficial9098

    @ridwaanhaibeofficial9098

    4 жыл бұрын

    Xariir wuu tegay wax ka qabasho malaha

  • @juweriyaabdillahi22

    @juweriyaabdillahi22

    4 жыл бұрын

    Waaa isku mid labada fanan ❤️🥰💝🙏🏼

  • @BayleChannel

    @BayleChannel

    4 жыл бұрын

    HAL SUBSCRIBE IGU DHIIRAGALIYA 🙏 wll

  • @abdiasiisnasir8032
    @abdiasiisnasir80324 жыл бұрын

    Xarir hesihisa wa wada qiiro 😥inta ila mida like dhac igu siyaa

  • @hmdimahamed2367

    @hmdimahamed2367

    4 жыл бұрын

    Anna kugu raacsan😢

  • @mahamedaliyi4308

    @mahamedaliyi4308

    4 жыл бұрын

    Wankugu racsanhy wlhi

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad anaa kugu raacsan sxb super #xariir

  • @luulcawale3296

    @luulcawale3296

    4 жыл бұрын

    Kuwaa saaba macaan

  • @faadumoxanaaqfaadumo8527

    @faadumoxanaaqfaadumo8527

    4 жыл бұрын

    Anaa kulamid ah wll qaali 🙋😭😭

  • @faay2757
    @faay27574 жыл бұрын

    Wilasha Og wilasha ugu qurux bdn Somali Sibaa ujecllhy ❤🥀✌

  • @maankecade3245

    @maankecade3245

    3 жыл бұрын

    Dftjjfs

  • @damotatube1

    @damotatube1

    2 жыл бұрын

    Sidokle kle wankujecelahy

  • @abdirahmanhassan7570

    @abdirahmanhassan7570

    Жыл бұрын

    Sax💯quruxda Allah aya nogu deeqay abayo Thanks 🙏♥️

  • @QadroHoyomcn

    @QadroHoyomcn

    2 ай бұрын

    Wlhii dh❤❤

  • @Iamyahyee
    @Iamyahyee3 жыл бұрын

    Ereyadda oo qoraal ah. " Dhibaato hadaad dareentoo anaa dhinacaga taagan hadaad iga yara dhaqaaqdo anaa kuusoo dhawaadda dharaartaad iga cadhooto anaa dhuunigaa ka soomaa habeenkaad iga dhuyaasho anaa dhafra oo kol seexan qofkii dusha kaa dhaliila anaa jira oo ka dhaarta qofkii neceb dheeligaga anaa jecel oo ku dhaata dhankaaga hadaad banayso anaa kuu dhigin aduunka hadaad igu dhega adkaatoo anaan ka dhergeyn codkaaga hadaad mar i dhaawacayso anaan dhayal kugu ilaaweyn hadaad dhabar jabi tidhaahdo anaan marna kaa tagaynin qofkii dusha kaa dhaliila anaa jira oo ka dhaarta qofkii neceb dheeligaaga anaa jecel oo ku dhaata Intiina ka heshay iyadoo qoraal ah waa tan.

  • @haniaddan7293

    @haniaddan7293

    3 жыл бұрын

    Walalkey sandacad mahine jacel maku hayo

  • @wiilwaaal9972

    @wiilwaaal9972

    3 жыл бұрын

    @@haniaddan7293 hadii asxaan laguu sameeyay dhib maad qabtaa kkkkk

  • @amiiragoobe6828

    @amiiragoobe6828

    3 жыл бұрын

    Thank you very much

  • @MohaMoha-bl6cv

    @MohaMoha-bl6cv

    3 жыл бұрын

    Wah

  • @LeoMessi-ho3om

    @LeoMessi-ho3om

    3 жыл бұрын

    Thanks 😊

  • @shaaficicaqlizame5116
    @shaaficicaqlizame51164 жыл бұрын

    Qofka heesta laba jeer ku ceshtay hduu like dhackusiii

  • @BayleChannel

    @BayleChannel

    4 жыл бұрын

    HAL SUBSCRIBE IGU DHIIRAGALIYA 🙏 wll

  • @moshire6645
    @moshire66454 жыл бұрын

    5 Saac Ayey Taalaa Heestan Hadaa iga Dambeyso Like😂

  • @aishaxasan9075

    @aishaxasan9075

    4 жыл бұрын

    Ku jeclahy bbe

  • @hoothoezze1421

    @hoothoezze1421

    4 жыл бұрын

    Masha allah

  • @cmproduction3053

    @cmproduction3053

    4 жыл бұрын

    p

  • @maslaxmaxamuud2666

    @maslaxmaxamuud2666

    3 жыл бұрын

    @@aishaxasan9075 anaa kadarn bbe ☺☺❤😁

  • @fuadbade7801

    @fuadbade7801

    3 жыл бұрын

    Unknown vcnhh gonna

  • @issirahmed4887
    @issirahmed48874 жыл бұрын

    car aya ufirsadey hesta oo arkay iney ereyada ayaan kaba ledahay xarir wa legend cod iyo qurux iyo jiniyado qurux badan leh hore usoco bro 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @rabowrumeriyadayda2392
    @rabowrumeriyadayda23923 жыл бұрын

    XariirAxmed lengend lahubo👈 From Lascanod😘✌

  • @wujwuweiejejshhsheueu7

    @wujwuweiejejshhsheueu7

    3 жыл бұрын

    Xariir

  • @cabduqaadircali7993

    @cabduqaadircali7993

    3 жыл бұрын

    Mashaa Allha gagii dhulbahante all of the i like

  • @xalimoibrahim1731

    @xalimoibrahim1731

    3 жыл бұрын

    Waaw

  • @honestabdishafecabdinoor2303

    @honestabdishafecabdinoor2303

    3 жыл бұрын

    Halka fanan aan tagersanhy xariir Ahmed keep going

  • @jurejpio3555
    @jurejpio35554 жыл бұрын

    Dhibato hdaa darento anaa dhinacaaga taagan Hadad iga yara dhaqaado anaa kuso dhawaan Erayadaan hdey sameen kugu lee yhn Like Pummmm👈✌💯

  • @suralaydaafrica7992
    @suralaydaafrica79924 жыл бұрын

    Wlhi heestan waqtigan hadeer kusugnahy bayka hadlaysaa allow dadka isjecel qalbiyadooda isku soo jeedi kuwii laga tagyna badl khyr qaba siii🤲🤲🤲

  • @keinanali1882

    @keinanali1882

    4 жыл бұрын

    ameen ya rabi

  • @Azma169

    @Azma169

    4 жыл бұрын

    Aamin

  • @samiirocabdiraxmaanxasan703

    @samiirocabdiraxmaanxasan703

    4 жыл бұрын

    Amiin yrbi

  • @shukrisharif8714

    @shukrisharif8714

    4 жыл бұрын

    Ameeeeen💔💔💔💔😭😭😭😭😭

  • @ramladegan7337

    @ramladegan7337

    4 жыл бұрын

    aamin walal qali.

  • @shaafizharkos6222
    @shaafizharkos62223 жыл бұрын

    Ogadenimo lover igu sara baL dhalinyaro walahi Hestu waba qiiro socato kkk😍😙

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed11634 жыл бұрын

    Xariir Axmed wallahi Suldaan waaa dhaama cod ahaan waxa mooda Nimcaan hilaac iney dhanka hab dhaqanka isaga egyiihin Akhlaaqda, Afgaabnidda iyo qunyar socodnimadda💖🙏✔️

  • @bashiircali4260

    @bashiircali4260

    3 жыл бұрын

    Absolutely sxb

  • @hamdibilan4273
    @hamdibilan42734 жыл бұрын

    inta xariir axmed sidyda cml tageero buuxda uhyso ha ismuujiyaan🥰♥️✌

  • @saynabsaciid1284

    @saynabsaciid1284

    3 жыл бұрын

    Xarir

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Taageeraha ugu wayn ee xariir anaa kula ah wlshay 1❤ xariirkena

  • @axmedmuhumed6111

    @axmedmuhumed6111

    3 жыл бұрын

    Xariir keep going ❤❤❤

  • @trueliving-ww1li

    @trueliving-ww1li

    3 жыл бұрын

    Ilove you xarir ahmed keep going bro ❤❤❤❤❤

  • @mariakalgacal7398
    @mariakalgacal73984 жыл бұрын

    xariir ahmed inu beryahan cirka marayo inta ila aragtay inan wxba laga qabankarin liketa♥️

  • @dream_poi7386
    @dream_poi73864 жыл бұрын

    Ma sheegi kari in like leysarayo lknze mudu 24 hr maan isla hdlin lapadeena lknze wax walpoh waa qadar alle 💔💔💔💔 mxa sameya dadkeygiyow aan jclaay Mana ka ahaan karo ani 😭😭😭😭

  • @hamzekeo
    @hamzekeo4 жыл бұрын

    2:08___Waxa lagu duubey hargeisa__jig jiga yer__💚💭❤️inta ila argtey like me___👍

  • @dagan1122
    @dagan11224 жыл бұрын

    Ninka waQal ha lo mahad celiyo Thank you my brother 💖💕😘😊👇👇👇👇

  • @ahmedofficial3218
    @ahmedofficial32184 жыл бұрын

    I am france Laascanod ayaan dhex fadhiyaaye like ii saara ajaanibtaba waad usaartaane

  • @kowsarkayf2869

    @kowsarkayf2869

    3 жыл бұрын

    dhc bn kugu siyey mada ad lscnod deqa fdhido

  • @ahmedofficial3218

    @ahmedofficial3218

    3 жыл бұрын

    @@kowsarkayf2869 thanks wlshy qaali

  • @mushtaqmohammed5161

    @mushtaqmohammed5161

    3 жыл бұрын

    Brada anakanahay i gave u like

  • @ahmedofficial3218

    @ahmedofficial3218

    3 жыл бұрын

    @@mushtaqmohammed5161 thanks wll

  • @mushtaqmohammed5161

    @mushtaqmohammed5161

    3 жыл бұрын

    Adhaa mudan

  • @naleyeofficial4285
    @naleyeofficial42854 жыл бұрын

    Heer Caalami waqal studio 💯💯 Team waqal studio Lenged,s 💯💯 Song of the year Xariir Ahmed 💯💯

  • @faraxahmed4160
    @faraxahmed41603 жыл бұрын

    3 heestii sadexaad ayaan kaaba waa abwaanada 2020 ilaa2021 erayo cod iyo waqal studio guul somali ooidil

  • @Zaki-qj2zb
    @Zaki-qj2zb4 жыл бұрын

    Xariir inuu legend yhy intaa igu racsaan like xun gujiiya

  • @sayidomar7516
    @sayidomar75164 жыл бұрын

    Heestan waxy u muuqataa mid 3M ayay gaadhi doontaa wayna u eeg tahy mid status yada qabsan doonta 😍😘

  • @shukrisharif8714

    @shukrisharif8714

    4 жыл бұрын

    @zayidkaH Zanandkah Waa Runta Walaalo😂😃😃

  • @tayibabdirahiim6219

    @tayibabdirahiim6219

    4 жыл бұрын

    Nio weyba qabsatay oo ani xitaa Status baan ka imid 🤣❤🙏

  • @filsannayruusfisan2355

    @filsannayruusfisan2355

    4 жыл бұрын

    Waa hes cajib wax badan laga fakaray abtigy horey usoco

  • @khaalidbihi85

    @khaalidbihi85

    3 жыл бұрын

    Wataa gadhay bro

  • @queennajal6747
    @queennajal67473 жыл бұрын

    Wllhy xariir Axmed sidaan u JeclahY illhaY Og🥺😪💔

  • @cabdulaahiyuusuf9167
    @cabdulaahiyuusuf91674 жыл бұрын

    xariir ahmed waa nin fanka ku jiiga kartida iyo codka macaan cidii ugu saaran like yaar😗😗😗👩👩

  • @munadalac1700
    @munadalac17004 жыл бұрын

    Wiilasha ogaden Somali ayaga uqurxoon masha Allah dherir iyo toosnan laguma gaaro viva cagdheerey anoo gabar hawiye ahban idin qiray guulesta Allah idin barakeyo🥰🙏

  • @nasirabdijamadeco6065

    @nasirabdijamadeco6065

    4 жыл бұрын

    CAGDHER aaa😆😆😆😆😆

  • @warsamegedi9182

    @warsamegedi9182

    4 жыл бұрын

    Afkaga caano Mac lagu qaway wale Ben kumad shegin mxan kusiyaa ilhaney kaliga ma ahn walisku shegay

  • @farhiamali4693

    @farhiamali4693

    4 жыл бұрын

    Thanks huuno lakin Cagdheer reer qudha uunban u ogalahay iyagana magac ban u hayna 😀 kafdan wacan mahadsanid xabibti

  • @Saara12p0tr

    @Saara12p0tr

    4 жыл бұрын

    mhdsnid queeen wiilasheena gob weeye alle ha inoo daayo💋💋💋

  • @Fowzia69

    @Fowzia69

    4 жыл бұрын

    Thanks

  • @mukhtaarabdiaziz8764
    @mukhtaarabdiaziz87644 жыл бұрын

    Ninkan ban fanan u aqanaa aniga❤

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 Жыл бұрын

    2023 iyo wixii Ka dambeyo qofkii dawayan Liketa ha ila dhafina 😢❤

  • @aslupsanahmed1433
    @aslupsanahmed14334 жыл бұрын

    Dhankaga hdad baneyso anan kudhigeyn Aduunka🌍... ax 😓 so sad and ❤ wye heestan 🙏✌👍 Dhamntin thanks ABwanad sami Ayaan kaaba❤🙏 , fanankena legend xariir ❤🙏 N waqal keep going 🙏🙏❤😍

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan30174 жыл бұрын

    Plz manta is xilqaano like isar walaal🥺😥🙏💋

  • @dagan1122

    @dagan1122

    4 жыл бұрын

    You are single 😁😅

  • @abdiwalimohammed2137

    @abdiwalimohammed2137

    4 жыл бұрын

    @@dagan1122 apayo maxad kafaidee isheek pls?

  • @maamemo7277

    @maamemo7277

    4 жыл бұрын

    Amiira adan plz ciwan aan kala so xidhidho iso qor

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    4 жыл бұрын

    @@dagan1122 yes i am single 😂🤨👋

  • @amiiraadan3017

    @amiiraadan3017

    4 жыл бұрын

    @@abdiwalimohammed2137 walibna subscribe igu dar like wayee😆🙄😂

  • @idilahmedeey9083
    @idilahmedeey90834 жыл бұрын

    Xariir ahmed Boqorka codka inoo yahay yaa aaminsan 🤴

  • @lathanapple1560

    @lathanapple1560

    3 жыл бұрын

    Anga

  • @lathanapple1560

    @lathanapple1560

    3 жыл бұрын

    Anga

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Aniga for sure👌✅

  • @mahamudnoor3398

    @mahamudnoor3398

    3 жыл бұрын

    👋

  • @apdyzhakour1448
    @apdyzhakour14483 жыл бұрын

    3m haday gaadho like ta wll Hadaad doonto commentiga waad soo gali kartaa hhhh🤣😂😂 Somali love iam from 🇲🇹polond😉✌

  • @yahyaidaaja2353
    @yahyaidaaja23534 жыл бұрын

    WAXAN RUNTI AAD U JCLHAY IN AAN ARKO. XARIIR IYO HODAN ABDIRAHMAN IN AY HEES SO WADA QADAN. WAYO WA LABADA FANAN EE CODKOODA KU RAAXAYSTO.🙏 INTI ILA MIDA LIKE TA DHAC KU SII.👍

  • @nasteexofarxaan1835

    @nasteexofarxaan1835

    3 жыл бұрын

    Xariir axmad fanaan aan runtii aaad utaageero 💋💋💋💋💋💋💋💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @honestabdishafecabdinoor2303

    @honestabdishafecabdinoor2303

    3 жыл бұрын

    Wlhi xarir iyo hodan Abdiraxman aaa asga iyo najma nashad isku nuuran

  • @nadiasiciid7770
    @nadiasiciid77704 жыл бұрын

    Heestan wax Luqa igu so diray Jacylkyga coming soon teeda 😢😢😢😢😢😢😢 Nolshaydii ku jeclahy walhi 🤞♥️

  • @badri1068

    @badri1068

    2 жыл бұрын

    Ma fananba sxpka

  • @Ukhti_miim2

    @Ukhti_miim2

    2 жыл бұрын

    @@badri1068 🤣🤣🤣

  • @rasta023
    @rasta0234 жыл бұрын

    Fanaan Hadi La sheego Ama La Taageeero waa adiga Wll Hormarkaga waan Jecelnhy Xariir iyo Waqal oo Is Helay m.a

  • @naajiahmed9658

    @naajiahmed9658

    4 жыл бұрын

    ❤❤

  • @BayleChannel

    @BayleChannel

    4 жыл бұрын

    HAL SUBSCRIBE IGU DHIIRAGALIYA 🙏 wll

  • @muniiracalicumar2935
    @muniiracalicumar29353 жыл бұрын

    Dhibaato haddad dareento ana dhicaga tagan waa erayo nafsad ahanta katurjumeyso m.sha allah allah haku xafido xariir iyo qofka ereyasha qorah

  • @MRKAHIE
    @MRKAHIE Жыл бұрын

    M❤ Anaa dhinacaaga taagan🥺🎉 Dharaataa iga carooto, anaa dhuuniga ka sooma.... Habeenka iga dhu'yaasho, anaa dhafra oon kol seexan🥀🔗

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy55204 жыл бұрын

    Ciyaartiisa u danbeysa hadda ku haysato Gacanta kor u taag😂👍

  • @maxamedofficial7382

    @maxamedofficial7382

    3 жыл бұрын

    Axyaa hees wlhi

  • @honestabdishafecabdinoor2303

    @honestabdishafecabdinoor2303

    3 жыл бұрын

    👆

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed4 жыл бұрын

    Xariir ahmed legend suldaan seerar ninka soo shaac saaray 🔥👌

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Beena maaha sxb waad haysaa xaqiiqada✅

  • @luulcawale3296
    @luulcawale32964 жыл бұрын

    Xariir Ahmad iyo suldaan seeraar waa labada nin oo aan uga jeclahay hahaad ila mid tahay like

  • @mustafesuldan7696
    @mustafesuldan76963 жыл бұрын

    Fananada mustaqbalka dhaqanka somaliyeed ayad kamid tahy XARIIR AHMED yatagersan ?

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Anaa si wayn utaageersan sxb

  • @hafzaabdirahman2575
    @hafzaabdirahman25754 жыл бұрын

    Heestan waqti xadirkan an joogo ayey ika hadlesa💔🥺🥺allow qof walbo qofku jecelyhy usahal🤲🥺🥺

  • @abdihakimahmed10

    @abdihakimahmed10

    6 ай бұрын

    Maheshay abayo mise

  • @duceysaneofficiall7701
    @duceysaneofficiall77014 жыл бұрын

    Axsan Hees Xariir Legend. Qofkii dusha Kaa dhaliila Anaa jara Oo ka dhaarta Qofkii Neceb Dheeligaaga Anaa Jecel oo Ku dhaata🔥🔥

  • @mohamediman5407
    @mohamediman54074 жыл бұрын

    4:34 inta ila aragta in heesta buurta sheekh ee gobolka saaxil lagu duubay like ta soo qarxiya 🇭🇺somaliland waxay noqotay meelaha heesaha super hit ka lagu duubo waxaana nabada & quruxda dabiiciga ah ee ilaahay ku galaday viva dhulka duriyada jamhuuriyada barakaysan somaliland 🇭🇺

  • @the4rqueens555

    @the4rqueens555

    3 жыл бұрын

    masha allah allah idin siyaadiyo nabada iyo Quruxda aamiin

  • @sacdiyosiman222official8
    @sacdiyosiman222official83 жыл бұрын

    Www waa qiiro aad uween xariir Axmed wuu jiraa cod iyo heesehiisa waxay leeyihiin qiiro aad uween yaa iltageersan qiirda like

  • @khaalidabdiraxmaan8660
    @khaalidabdiraxmaan86604 жыл бұрын

    Farxad iyo shaxshax dheeraad ah ayuu muujinaya xariir heestan. Waan kula talin lahaa inuu marwalba sidan sameeyo. Isjilcintu fanku waa ka qayb.

  • @maxamuudcabdilaahi7804
    @maxamuudcabdilaahi78044 жыл бұрын

    Heestan 1milyan inay dhafayso inta ila aragta like sare

  • @cabasaadan1995

    @cabasaadan1995

    4 жыл бұрын

    Kadhac

  • @nagaadahmednagaadahmed1675

    @nagaadahmednagaadahmed1675

    3 жыл бұрын

  • @mohamodjama2811
    @mohamodjama28113 жыл бұрын

    Fanka Somalia Xariir Axmed WiiL Wayn Ayuu Kga Fadhiyaa Like 👍

  • @NajmaClaahi
    @NajmaClaahi Жыл бұрын

    Heestaan xasus igu ledahay wlhi markay so baxday 16 aug 2020 wixii iga racay ani iyo ilahy ba og🥺🙊

  • @NatashasarbiNatashasarbi
    @NatashasarbiNatashasarbi4 жыл бұрын

    Sida oo kle maad iska noqotan mx balwada la cuntaan fananinta kalay ilkahada ku faaan ama qari ileen adiga le dilay oo balwad ku cunay xariir waku wata ilko qurux bdn🙏🙏🙏🙏

  • @ashrafboy2765
    @ashrafboy27654 жыл бұрын

    Xariir Axmed Hadaad Taageerto Heestiisana ey 1million ane week ku gaareyso ogtahey like ii saar

  • @maryanxuseen9738

    @maryanxuseen9738

    3 жыл бұрын

    Azc

  • @farhanmahdi5810
    @farhanmahdi58103 жыл бұрын

    Legendz xariir ahmetd poqorka codka

  • @iimaanhaybe4237
    @iimaanhaybe42374 жыл бұрын

    Hargaysa cadey aya laku dubay hestan hooygi fanka iyo hargaysay ma nabad baa 💚💭❤

  • @elmestrahanad4265
    @elmestrahanad42654 жыл бұрын

    Xariir Ahmed Xiddiga Soomaali galbeed❤ Haddaad somali Galbeed tahay Like saar.

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho4 жыл бұрын

    Xariir waa ninka khamihiisa Suldaan ka qaatey. Imika waa uu soo laabtey. Ninka waa cod macaaney ma runta la sheego👏

  • @faceena
    @faceenaАй бұрын

    Caawa ayaan soo booqday heestan macaanka badan igu la raaxayso qofkasta oo qoraalkayga arka nolol ta usaraysa ayaan urajaynayaa...😢❤

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman6664 жыл бұрын

    Dhibaato hadaa dareento Anaa dhinacaaga taagan Hadaad iga yara dhaqaqdo Anaa kuu soo dhawaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Dharaartad iga carooto Anaa dhuniga ka soma Habenkad iga dhuyasho Anaa dhafra oo kol sexan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Qofkii dusha kaa dhaliila Anaa jara oo ka dhaarta Qofkii neceb dheeligaga Anaa jecel oo ku dharta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Dhankaga hada baneso Anaa kuu dhigin adunka Hadaa igu dhago adkato Ana ka dhargeyn codkaga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hadad mar I dhawaceso Anaa dhayal kugu ilawin Hadad dhabar jebi tirahdo Ana marna kaa tageynin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Qofkii dusha kaa dhaliila Anaa jara oo ka dhaarta Qofkii neceb dheeligaga Anaa jecel oo ku dharta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🤗🤗🤗😉🙏🇸🇴💞💞 💘I LOVE YOU ABDINASIR💘

  • @filsanaxmed9471

    @filsanaxmed9471

    3 жыл бұрын

    Khadro siciid heesta waxan fahmi waayey Qofkii jecel dheeligaga ana jecel Oo ku dhaata meelba kama so gasho Saan ufasirtayna waa qof dhibtda jecel aa ku faana

  • @sahruujshukri2883

    @sahruujshukri2883

    3 жыл бұрын

    @@filsanaxmed9471 macnaha qofkale dheeligaaga haduu necebyhy anaa jcel dheeligaga ayu kawadaa

  • @filsanaxmed9471

    @filsanaxmed9471

    3 жыл бұрын

    @@sahruujshukri2883 haa mrkii danbe ayaan rog rogay waan fahmay thnks

  • @Qaaliquman666

    @Qaaliquman666

    3 жыл бұрын

    @@filsanaxmed9471 Qofkii neceb dhibkaaga Anaa jecel qofkaas Dheeliga ...dhibaato cml ay u tagantahay I hope inaa fahantay xbbti🙏😊🇸🇴

  • @xasanjini30

    @xasanjini30

    3 жыл бұрын

    Hhhh

  • @haniali7352
    @haniali73524 жыл бұрын

    Maxad samysay sunta fananita kaga ilmaysisa xariir ahaaa

  • @xadaarioffcialxadaari_____527
    @xadaarioffcialxadaari_____5274 жыл бұрын

    Hadad Nabi muxamed scw jeceshay subceribe like isaar ale haku geeyo janooyinkiise

  • @munasheikh7214

    @munasheikh7214

    4 жыл бұрын

    Duliyooow anaa runta ku shegayee Magaca nabiga csw ha ku raadin subceribe 😡😡😡😡😡😡😡👎🏿👎🏿

  • @BayleChannel

    @BayleChannel

    4 жыл бұрын

    HAL SUBSCRIBE IGU DHIIRAGALIYA 🙏 wll

  • @xadaarioffcialxadaari_____527

    @xadaarioffcialxadaari_____527

    4 жыл бұрын

    Nacas nimada nagala tag

  • @munasheikh7214

    @munasheikh7214

    4 жыл бұрын

    @@xadaarioffcialxadaari_____527 nacas bila diin ah oo magaca nabiga kuradsha subcarbe wa adiga

  • @xadaarioffcialxadaari_____527

    @xadaarioffcialxadaari_____527

    4 жыл бұрын

    Yaa kuyidhi diin mahaysto

  • @mukhtaarmohamed1870
    @mukhtaarmohamed18704 жыл бұрын

    Heestan waxay taala 1 maalin hadaad iga danbayso liketa iisaaar

  • @asmayey5081
    @asmayey50813 жыл бұрын

    Xariir walwalka iska daa sxb wanaagsan noqo anaa ku jecel💯💔💯💔💯💖💯💖💯💟💕💚💙🇵🇭🖤🧡💟💞💞🥂🥂🥂🥂🥂🥂🏢🏡🏡🏢🏣🏤🏥🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇬🇬🇶🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🇪🇨🇪🇺

  • @mahdilove7736
    @mahdilove77364 жыл бұрын

    Waligay comment ma bixib waayo cidna like ima saarto😥😥

  • @kingxhf8068

    @kingxhf8068

    4 жыл бұрын

    HADANA CIDI KUU SAARI MAYSO QURUN BAAD TAHEE

  • @umalaxmed769

    @umalaxmed769

    4 жыл бұрын

    Side ku ogatay inan lagu sarin hadad waliga wax soqorin😆

  • @mahdilove7736

    @mahdilove7736

    4 жыл бұрын

    @@kingxhf8068 zhp maxad igu cayaysa

  • @mahdilove7736

    @mahdilove7736

    4 жыл бұрын

    @@umalaxmed769 dee waxan soo qoroba cidba ma sarto🤣🤣🤣

  • @cabaasemahamed7263

    @cabaasemahamed7263

    4 жыл бұрын

    Zxp 200 baa heshay hada haday heestu qaraxdo oo dhowr malyan gaarto baa kasii daran

  • @khaalidaadna9203
    @khaalidaadna92034 жыл бұрын

    Xariirtii ogadenia♥️♥️♥️

  • @najmaabdurahman7173
    @najmaabdurahman71733 жыл бұрын

    Inta jecel sduu u cayaro xarir love ❤️

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa13324 жыл бұрын

    One week insha allah 1million insha allah hees micno leh😘😘😘😘😘😘legend xariir ahmed

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Way gaadhay wlshay 1million+ bay maraysaaba

  • @musabare9264
    @musabare92644 жыл бұрын

    Waqal love from Mombasa kenya

  • @bossabaadir1928
    @bossabaadir19283 жыл бұрын

    Wxaan shaki kujirin in xariir kafiicanyahay Gulled simba Suldan serar iyo qamar suugaani 🔥

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Anaa kugu raacsan sxb✅

  • @abwaanabdisalaan4762

    @abwaanabdisalaan4762

    3 жыл бұрын

    ana kugu racsan

  • @maryamomaanka9157

    @maryamomaanka9157

    3 жыл бұрын

    Aniga asaga kajeclahay

  • @inacumar170

    @inacumar170

    3 жыл бұрын

    Qamar lama gadho zxp lkn xarira waa fanan fican iyo suldan iyo guledba 👋

  • @hodanfarah2949
    @hodanfarah2949 Жыл бұрын

    Jah xariir hestaan leka jeclagay😊😊

  • @nafisasiman4207
    @nafisasiman42074 жыл бұрын

    Fananka fanka hda ka wato💓 Xariir axmed C/laahi👑

  • @moslahaden7044
    @moslahaden70444 жыл бұрын

    Xarir Ahmed hore u soco gesii💯 se d'une chanson quand n'attendez tout/tous🔥🔥🔥

  • @zamzam5016
    @zamzam50163 жыл бұрын

    Really fun of you xarir dear brother mcn😆😆😆😆😆😉😍😍😍😍😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @teymiateyf1578
    @teymiateyf15783 жыл бұрын

    I really like this guy cz he look more innocent....iyo heesihisa qiroo ayeleyehin✌❤ kaal iyo laab xarir Ahmed

  • @Suhayb344
    @Suhayb3444 жыл бұрын

    Heestan HADAAD ka heshay i muuji Codka xariir axmed 100% Music cadceed 100% Laxaanka 100% Waqal edited 100%

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    4 жыл бұрын

    Jaska media musiga waa haynog

  • @nadiiradayibabdi5657

    @nadiiradayibabdi5657

    2 жыл бұрын

    Haaye

  • @ahmedadensoyaan3410
    @ahmedadensoyaan34104 жыл бұрын

    717 comments ay mareesa hadaad igasoo dhax qabata like ha ila dhaafin

  • @kingcumarofficial1401
    @kingcumarofficial14014 жыл бұрын

    Xariir axmed nin wayn 2 days 1.3k comments wlh tageera leedahey another level inuu yahe ninkan intii ila aragta like dhac 💪😂

  • @cumarcabdi5953
    @cumarcabdi59533 жыл бұрын

    Dhib saday fogaantaata1😍 Anaa dhinacaaga taagan 🥰 Ayaan kaaba way naga waalaysa Next heesaha niciima qorane. Ee xariir qado 😝

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial83954 жыл бұрын

    Hobalka Gayiga xariir Ahmed sxp Qli Team Waqal Wstudio Rag jira Markay Gaadho 1M Hamblyo isoo dhaha 🧨💥✨🎇🔥🔥✋💯🙏

  • @mohamedjiir8137
    @mohamedjiir81374 жыл бұрын

    Xariir hada taagerto like dhac isi

  • @khaalidyuusufcusmaan7344
    @khaalidyuusufcusmaan73444 жыл бұрын

    This is one my dream song and also the best song that why i like fans xariir go for word my bro and allah keep for you

  • @ammofficial519
    @ammofficial5193 жыл бұрын

    Best somalia 🇸🇴 in 2020 Dhibaato😓 hadad darento anaa dhinacaga joogo🥰👰🤵❤🎵 🔥xariir only legendary hadad iga danbayzid like 👍🏼 ha iladhafina🎶😁💯✌🏽

  • @crisaqrastamedia70
    @crisaqrastamedia704 жыл бұрын

    legend stelkisa bananka la kenay wlhi waqal dadka dalka nagu hyo tihin frxd ku wara madax sare madaxa isaran tihin xarir wan ku wata bro keep going inta heesta u sareysa

  • @saynabjaamac8605
    @saynabjaamac86054 жыл бұрын

    Erayada ayan kaaba sis go forward Like🤏👍

  • @wardahgalbeti7396
    @wardahgalbeti73963 жыл бұрын

    I am utterly and totally in love with this song n xariir fine as fine 🥰

  • @miskixaaji8055
    @miskixaaji80553 жыл бұрын

    Xariiir axmed heesihiisa midbo mida kale way ka macnthy ku wataaa ugaas👌👌👌👌

  • @aishachannel9240
    @aishachannel92404 жыл бұрын

    Ayaan kaaba qof suugaanteeda ay aad u macaani yihin Iyo hobolka geeska oo codkiisa nagu soo gaarsiyey Iyo waqal oo ku fara yareeystay mashalaba

  • @HALYEYMEDIA

    @HALYEYMEDIA

    4 жыл бұрын

    she is the best

  • @abdirahmanmacaani452
    @abdirahmanmacaani4524 жыл бұрын

    waxaso marnay xilli hesaga ku raaxesan jirnay hlka seraaar na iska mootin jirnay hdse waa lakala rogay dheesha soo noqo legend 🙏carurta ayaga wax kama waresanayo bal ismuujiya inta fikirkas ila qabta

  • @badrimustafa10

    @badrimustafa10

    4 жыл бұрын

    Ha legend wa kula qaba

  • @ashakeyfbashiir6596

    @ashakeyfbashiir6596

    3 жыл бұрын

    Wallaalo anii waakuma qaaba

  • @najmashiine8573
    @najmashiine8573 Жыл бұрын

    Dhibaato ha daa dareento anaa dhinacaga taagan 😢qofkii dushada kadhalila anaa jara oo kadharta😢

  • @nassirfarah6707
    @nassirfarah67074 жыл бұрын

    Hadaad mar ii dhaawacayso anigaa dhayal kugu ilaaweyn inaba caadi ma aha heestani xariir ahmed hore soco fanaan jirra iga dheh

  • @hodanmuse7746
    @hodanmuse77464 жыл бұрын

    Boqorka jarareed 💚💙❤️💚💙❤️💚💙❤️💚💙❤️💚💙❤️💚💙❤️💚💙❤️

  • @keyfmohed7716
    @keyfmohed77164 жыл бұрын

    Heesaha ay ayaan Kaaba xariir u dhiibto ayaa ugu macaan Fanan iyo abwanad aan jecelahay masha allah❤❤❤❤

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok4 жыл бұрын

    Inta ila tagerta xariir iyo bk the legends👇👇👇

  • @Boqorkatiktok

    @Boqorkatiktok

    4 жыл бұрын

    Legend

  • @user-vl9qs6xt8u
    @user-vl9qs6xt8u8 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ alla ilahow wax sa nadhaha nasiii😢

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed4 жыл бұрын

    Heestan marka ay 1 million gaadho like i saara.

  • @abdisalemmoalimhussein5080

    @abdisalemmoalimhussein5080

    4 жыл бұрын

    Iyadoon lagaarin hadaa kuusaro xita maxaa kaleedahy😂