XARIIR AHMED 2020 | DHIBSADAY FOGAANTAADA | XANUUNKA LAMMAANAHA KALA MAQAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO

MAALMAHAN IS DABA JOOGA
IGU ADAG MUDNAANTAADU
WAQTIGU IMAAWEELIN
ADNA MEEL FOG IGA AADDAY
ANNA DOONAY MUUQAAGA
DUCO IYO ADKAAR MIISAY
BAL INAAN KU HELO MAALIN
……………………………………
HEESI QISO DHAB AH..
DHIBSADAY FOGAANTAADA
KALA FOGAANSHAHA LAMMAANAH
HEES KU SOCOTA XAAJIYADDA
Somali music video - true love story
……………………………………..
 CODKA IYO LAXANKA: XARIIR AXMED
 EREYADA: KAABE AXMED CAYDIID
 MUSIC: MOWLIID XASAN FAARAX
 FARSAMADII : MAXAMED XASAN FAARAH
 SOO SAARISTII: ABDIASKARITUBE
...............................................
PRODUCED BY - ABDIASKARI
©ABADIASKARITUBE 2019/2020
...................................
ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
NIMCAAN HILAAC
HOODO GARAYS
-------------------------------------
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 4 100

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali4 жыл бұрын

    heestii qarniga welldone ustaad xariir iyo abdi askari team

  • @omarhade6467

    @omarhade6467

    3 жыл бұрын

    Wooow

  • @karargeele2456

    @karargeele2456

    3 жыл бұрын

    Hassan karar

  • @karargeele2456

    @karargeele2456

    3 жыл бұрын

    Heestani adben I tabaneysa

  • @huudbarrow6052

    @huudbarrow6052

    3 жыл бұрын

    R

  • @anasabdi4846

    @anasabdi4846

    3 жыл бұрын

    Dr

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni2025 ай бұрын

    Heeskan eryada macaan hadad soo boqotay 2024 like ha ila dhafin😢

  • @user-yl1mq7nd9l

    @user-yl1mq7nd9l

    4 ай бұрын

    Sido kale💔💔

  • @qureshnuurofficiall5436
    @qureshnuurofficiall54364 жыл бұрын

    Xariir ahmed wa nin ilaahy daganaasho iyo codba siiyay Tageryasha xariir bl ismuujiya likta dhac kusi dhaaf😍

  • @muzcapfuad4590

    @muzcapfuad4590

    4 жыл бұрын

    Xariir wa legend ale hadaaye

  • @ubahhayaan3782

    @ubahhayaan3782

    4 жыл бұрын

    Xariir fanaanka fanaantiina 😍

  • @xasiibrabi2411

    @xasiibrabi2411

    4 жыл бұрын

    Xariiir

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137

    @sucaadmuhudiinmohamed5137

    4 жыл бұрын

    Xariir waa legend legenkooda respect

  • @khathrauhmeth982

    @khathrauhmeth982

    4 жыл бұрын

    Xariir nin jira

  • @abdimuse5433
    @abdimuse54333 жыл бұрын

    Heestii ugu horaysay EE ay gabadhi samayso taariikhda somalida EE gaadha 10 million another level ayaan kaaba🥰. Heestani waligeed duugoobi mayso♥️

  • @kingsiyoh2828
    @kingsiyoh2828 Жыл бұрын

    18M Hady gaadho adna aad argto qoraalkyga Love calyada ha ila dhaaafin 23/6/2023/jimce

  • @SacdiyoAbdifatah-vx9sd

    @SacdiyoAbdifatah-vx9sd

    Жыл бұрын

    Waa la dhfy😢😂 manoshahy😂

  • @kingsiyoh2828

    @kingsiyoh2828

    Жыл бұрын

    😂😂😂 Haa Alx waa noolahy❤😂

  • @AsluubAsluub

    @AsluubAsluub

    9 ай бұрын

    🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇺🇿🔥

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr

    @MUBAARIGBunni-hz4nr

    8 ай бұрын

    ​@@kingsiyoh2828MANOOSHAHAY WALI😂

  • @Ahmedalfarcy-yq4fs

    @Ahmedalfarcy-yq4fs

    3 ай бұрын

    🥰

  • @deeqadeeqa10
    @deeqadeeqa104 жыл бұрын

    Duco iyo adkaar miisay bal inaan ku helo maali 😢😢😢😔😔😔 6 years ayaan xidhiidh jacayl lahayn hal mar maanu kulmin midna mid ka kale kama maarmo dhawr jeer isku daynay inaan kala tagno balse wuxuunba isku kaayo soo celinaya midna ma awoodo ka kale inuu noloshiisa ka fogaado😢😢 Wlhi aragiisa u xiiso qabaa isaga hortii cid ma jeclaan dabadiina diyar uma ihi inaan jeclaado rabbi ha ii kaa soo dhaweeye boqorkii noloshaydow ❤ mohamed omar aadan ali❤💋 ani noloshayda😢😘

  • @zahraabuu5752

    @zahraabuu5752

    4 жыл бұрын

    gwlbe lobeo1 hwlbeo

  • @asaldhaladnimco8307

    @asaldhaladnimco8307

    4 жыл бұрын

    Deeqa deeqa 6 years wey bdanty inad iskaso afjartan ahyd xidhiidhka wayo wakhtiga bdani xiiso dhacbu keena hdi la kla hadhana xasuus xun kugu reebaya

  • @amranahmed6249

    @amranahmed6249

    4 жыл бұрын

    6yearz Hal mlin lakulmin wlloh isku daya inad kulntan jcylka dhabta ah madhamaado 😍 ❤❤❤❤ Allah a idin kulansiiyo

  • @shukrimohamoud5693

    @shukrimohamoud5693

    4 жыл бұрын

    deeqa deeqa allaha isku kiin daayo paayo dadka dacada isku ah allaha isku daysto

  • @hamdialiabdi9350

    @hamdialiabdi9350

    4 жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv2 жыл бұрын

    15 milion markay garto hada qoralkayag aragto like please 👎🥺 My Fav song. 💯🤩🌹

  • @abdiwlidayib9918

    @abdiwlidayib9918

    Жыл бұрын

    Ma hadad dawanysa😂

  • @Somali__king

    @Somali__king

    Жыл бұрын

    ​​@@abdiwlidayib9918 anigaaa kaa danbeeya🤣😂

  • @qadroosman8656

    @qadroosman8656

    Жыл бұрын

    Heestaan ikamadhamto ilhoow nbd naku gulmi

  • @mohedosman6323

    @mohedosman6323

    Жыл бұрын

    @@Somali__king Anaa kaaga danbeeyay adna nio😂

  • @abdiqadardahiriiman9349

    @abdiqadardahiriiman9349

    Жыл бұрын

    @@Somali__king0ugf

  • @abdallashukri765
    @abdallashukri7653 жыл бұрын

    7 million haday gaadho adna aad comment gayga arkaysid 👍

  • @maajidabdi7112

    @maajidabdi7112

    3 жыл бұрын

    Waaw hada aan argoya 7 mililon

  • @nurhasan-sd2oy

    @nurhasan-sd2oy

    3 жыл бұрын

    Doqon

  • @maajidabdi7112

    @maajidabdi7112

    3 жыл бұрын

    @@nurhasan-sd2oy 𓁹😎😎

  • @ismaaciilahmed8412

    @ismaaciilahmed8412

    3 жыл бұрын

    @@maajidabdi7112 atact

  • @mrhibaale1801

    @mrhibaale1801

    3 жыл бұрын

    10million

  • @nasroyasiin6544
    @nasroyasiin65445 ай бұрын

    Ilhow isku soo dhawee inta jecel ee kala fog😭😭mar dhipsaday fogantaada😭ilhow isku kaaya soo dhowee anba qofkaan aduuka ugu jecel laba wadanaa kala jogaan ilhy nabad nabad haygu kulmiyo nolosheyda c/raxman yassen maxamed🫂🥺😭

  • @nasroyasiin6544

    @nasroyasiin6544

    2 ай бұрын

    😢

  • @bulshokaab6827

    @bulshokaab6827

    7 күн бұрын

    Aamiin

  • @somalimidaysan2524

    @somalimidaysan2524

    3 күн бұрын

    ma noshahay 3 sano kadib

  • @queennasra3216
    @queennasra32164 жыл бұрын

    Am in a long distance relationship and am pregnant I always listen to this may Allah protect our marriage life..n bring our loved ones safe♥️😘

  • @252hybridpubg2

    @252hybridpubg2

    4 жыл бұрын

    InshaAllah may Allah protect our loved ones😘

  • @mohamedabdio1510

    @mohamedabdio1510

    4 жыл бұрын

    Alle qoyskaaga haku barakeeyo wllo .DADKA dadkoogu ka maqan yay heestan Aad u saamaynsaa

  • @muniifyare4821

    @muniifyare4821

    4 жыл бұрын

    I.a

  • @mo-dhobleydhobley2495

    @mo-dhobleydhobley2495

    4 жыл бұрын

    I.a waad isku solabandontan idhiinko nabad qabtaan rajada runta marbee rumoowdhaa

  • @qaacshaq5313

    @qaacshaq5313

    4 жыл бұрын

    I was in a long distance relationship and I just lost my wife this tune is exactly how I feel

  • @mohamedsalad9886
    @mohamedsalad98864 жыл бұрын

    Jacayl markuu hayo hees walba inay adiga kugu socoto moodaa😭😭

  • @user-qq4my4zc2t

    @user-qq4my4zc2t

    4 жыл бұрын

    Kkkk waxa la dhahy heesta wa la dhgysta lkn marka murugysnthy ereyada fahmi.karta

  • @muniiracali9020

    @muniiracali9020

    4 жыл бұрын

    Mohamed Qalbi sax😢😢

  • @bellaayan4090

    @bellaayan4090

    4 жыл бұрын

    Mohamed Qalbi walaahi waad ila aragtey ❤️😪

  • @zlaamstar7194

    @zlaamstar7194

    4 жыл бұрын

    Aaad io Aaad WllHi Nin Wax bdan ila Xanuunsaday 😂😂😂😂😂😂

  • @sabaaddegan1156

    @sabaaddegan1156

    4 жыл бұрын

    Haa wlhy

  • @Laki_Mahamed_Awad
    @Laki_Mahamed_Awad3 жыл бұрын

    Yaa ila dhageysanaya 2021🥺 Ldr ( long distance relationship ) sucks🥵😥😁🤣🤣🤣 Allow inta is jacel calaf iskugu dar inta is qabtana isku barakee🤲🥰

  • @fatouma-zahra1884

    @fatouma-zahra1884

    3 жыл бұрын

    Malin kastee ban dhagaystaa waba dawadayda

  • @zumichannel9907

    @zumichannel9907

    3 жыл бұрын

    Aamen

  • @sanaamcady8677

    @sanaamcady8677

    3 жыл бұрын

    Tsyg

  • @sanaamcady8677

    @sanaamcady8677

    3 жыл бұрын

    Hgyy

  • @cimraanxaashi119

    @cimraanxaashi119

    3 жыл бұрын

    Aameen byo qli

  • @africanmusic1122
    @africanmusic1122Ай бұрын

    Who watching 👀 in 2024

  • @khadarchannel2741
    @khadarchannel27414 жыл бұрын

    Hadaad tageerto xariir axmed legt usaar💯

  • @xamsecabdi1808

    @xamsecabdi1808

    4 жыл бұрын

    Man shalh

  • @salmamohamed1562

    @salmamohamed1562

    4 жыл бұрын

    Wlh ❤❤

  • @umuzalmo9797

    @umuzalmo9797

    4 жыл бұрын

    !

  • @murjaan85xxxmaa3

    @murjaan85xxxmaa3

    4 жыл бұрын

    @@salmamohamed1562 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @nagiibxasan550

    @nagiibxasan550

    4 жыл бұрын

    @@xamsecabdi1808 nagiib xasan

  • @fatxiyohuesein8745
    @fatxiyohuesein87454 жыл бұрын

    😢😢😢😢xaajigeyga 5 sano ma arkin warajeynaa mardhow u i yimaado 3 caruur ah ayuu Ale nasiiyay labo ila joogta gabarne wey iga maqan tahay ilahay familigayga ha imideeyo

  • @PkPk-pd6uf

    @PkPk-pd6uf

    4 жыл бұрын

    Maadaalla

  • @PkPk-pd6uf

    @PkPk-pd6uf

    4 жыл бұрын

    Xariirok

  • @muhiimnaasir1911

    @muhiimnaasir1911

    4 жыл бұрын

    @@PkPk-pd6uf 6h6 the first 867ok988jl⁶ĺ

  • @somalitiktok2878

    @somalitiktok2878

    4 жыл бұрын

    Amiin ya rabi

  • @saadiaahmedgulled6689

    @saadiaahmedgulled6689

    4 жыл бұрын

    Aaamin

  • @aminahmed2189
    @aminahmed21893 жыл бұрын

    This is the first Somali song I've heard, and I ABSOLUTELY love it!! Can anyone recommend more songs? Love to all my Somalis from Sudan🇸🇩🇸🇩🇸🇴🇸🇴

  • @mohaasbulle6185

    @mohaasbulle6185

    3 жыл бұрын

    Khalid kamil u will love it

  • @IsmaAragto

    @IsmaAragto

    3 жыл бұрын

    You won't ever be disappointed listening to Gulled Simbe, ilkacase Qays, Kiin Jama,

  • @raxaweynroyalty4804

    @raxaweynroyalty4804

    3 жыл бұрын

    He is singing about long distance relationship.

  • @suleman6330

    @suleman6330

    3 жыл бұрын

    @@IsmaAragto ilkacase qabiliste waye wax maoga waa nin jiran

  • @abdisamedmire2955

    @abdisamedmire2955

    3 жыл бұрын

    Guled simba 2021

  • @hananhanan1835
    @hananhanan18353 жыл бұрын

    Hooyo mcn kuuxisay😭😭😭😭😭😭allha kunaxriisto😭😭❤❤❤kamarmi kari mye miyirkaa kutapa hooyo qli melbad kutala😢😢❤❤

  • @naaj2846

    @naaj2846

    3 жыл бұрын

    Sorry 😢 sistery ilahey ha u naxariisto hooyo😭🥺😫😕

  • @farhiyaahmed4654

    @farhiyaahmed4654

    3 жыл бұрын

    Ilahi haunaxaristo walal 😭😭😭😭

  • @omargojah3809

    @omargojah3809

    3 жыл бұрын

    😥😥😥😥

  • @omargojah3809

    @omargojah3809

    3 жыл бұрын

    Alle ha u naxaristo walal.

  • @mukhtaarsiciid1743

    @mukhtaarsiciid1743

    3 жыл бұрын

    Ameen ameen wlo mcn👏

  • @asmajamaal6786
    @asmajamaal67864 жыл бұрын

    Wlhi anay heestan igu socota illahow xaajigayga dunida igu jeclahay meelku wada noolana kala maqnaantu waa xanuun dhib badan😭😭😭😭😭 illahow inta kle maqan isku soo dhawee

  • @anaayhassan8020

    @anaayhassan8020

    4 жыл бұрын

    Amiin xpti adinkoo npd qba allaha idin kulmiyo🤲🤲🤲

  • @dahabobintumaxmuud1826

    @dahabobintumaxmuud1826

    4 жыл бұрын

    amen ya allah allah qofkasto qofkisa kafogaday hawsodhaweyo

  • @samiamohamoud7572

    @samiamohamoud7572

    4 жыл бұрын

    Amin amin

  • @asmajamaal6786

    @asmajamaal6786

    4 жыл бұрын

    @@anaayhassan8020 mhdsnid xbbti

  • @asmajamaal6786

    @asmajamaal6786

    4 жыл бұрын

    @@dahabobintumaxmuud1826 mhdsnid hno qli

  • @sheeno1813
    @sheeno18134 жыл бұрын

    Qof sidayda kuso celceshada heestan😘

  • @muhyadinmfarah2499

    @muhyadinmfarah2499

    2 жыл бұрын

  • @user-zl6rs3nm9s

    @user-zl6rs3nm9s

    5 ай бұрын

    ☝️

  • @hodanahmed9006
    @hodanahmed9006 Жыл бұрын

    Kala fogaanshuhu waa xanuun 💔 waa 12kii habeenimo telkiisa o u qaban waayay darteed bn xiliga hurdo igasoo dhici laadahy toloow maxaa helay 10sualod bay naftaydu iwaydiinysa 😭😭😭

  • @muzcapmohed3809

    @muzcapmohed3809

    5 ай бұрын

    💔

  • @xuseenmaxamed2035
    @xuseenmaxamed2035 Жыл бұрын

    15 Million views hadaa ila aragtey liketa waa ii muhiim

  • @nachmoun8155
    @nachmoun81554 жыл бұрын

    My mom miss her so much wlhi ilhy si khair qabta ha iskugu kaaya keeno😩❤️💎👑🌹

  • @MohammedAhmed-yx6kq

    @MohammedAhmed-yx6kq

    4 жыл бұрын

    Amiiin aabayo

  • @hamdaahmed6443

    @hamdaahmed6443

    4 жыл бұрын

    Ilha ha kuu keenya ziz😍😍😍

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta98184 жыл бұрын

    Hestan inay qisa dhaba tahay inta fahanzaN 😍☝

  • @ayuub8326
    @ayuub8326 Жыл бұрын

    16 million haday garto oo aad qoralkan aragtid like isaar please

  • @nasteexobashka5251

    @nasteexobashka5251

    Жыл бұрын

    Hada ay caraway 😮😮

  • @hibomaxamed3423
    @hibomaxamed3423 Жыл бұрын

    Heestaan markaan maqlo waxaan soo xasuustaa xususo aan Rabin in aan soo xasusto waxaana daremaa xanun fara badan 😔💔😥😭

  • @asismohamedabdiasiisjama

    @asismohamedabdiasiisjama

    Жыл бұрын

    Mhe

  • @amounmohamed3559
    @amounmohamed35594 жыл бұрын

    Wlhi wn ooyay markuu leeyahy pal inan ku helo maalin 😭💋💋💖

  • @khadarhapy2439

    @khadarhapy2439

    4 жыл бұрын

    Ax😘 hees dareenkeeda wadata xariir codkaaga lagama daalayo 🙏

  • @miskiahmed8014

    @miskiahmed8014

    4 жыл бұрын

    😢😢😢

  • @xamdayerey8176

    @xamdayerey8176

    4 жыл бұрын

    Iiwad sheekada

  • @Shamuuri_official393

    @Shamuuri_official393

    3 жыл бұрын

    Jaceylkaaga miyaa xasuusatay koley isaga waa Iska qaaday kuma socoto qisada

  • @marwaanmahamed6030

    @marwaanmahamed6030

    3 жыл бұрын

    Iyado halka imarysaa heesta ayaan komentigaaga akhrinayay wllhi

  • @talizoapdiraxman493
    @talizoapdiraxman4934 жыл бұрын

    Ilaaahow isku soo dhawee inta is jecel eee Kala fog 😭😭mar dhibsady fogaantada xududaha Ka murugooday wakhtiguna imaaweli 😭ilaahow isku kaaya soo dhawe amba qofkan aduunka ugu jeclhy Kala meel ayaan jooogana

  • @ikranabdullahi3146

    @ikranabdullahi3146

    4 жыл бұрын

    Aaamin aaamin xbbtj😚😚🤗

  • @xafsaaxmed9154

    @xafsaaxmed9154

    4 жыл бұрын

    Aaaami 😭😭

  • @hafsahassan8731

    @hafsahassan8731

    4 жыл бұрын

    Talizo apdiraxman amiin yarabi

  • @mustafachannelwayoarag2718

    @mustafachannelwayoarag2718

    4 жыл бұрын

    Amin Amin

  • @xayaadahmed3282

    @xayaadahmed3282

    4 жыл бұрын

    Maxamed ❤

  • @musyali4900
    @musyali49002 жыл бұрын

    from iraq🇮🇶🇮🇶🇮🇶 we love somalia brothers

  • @ruwaydamohamed7139

    @ruwaydamohamed7139

    2 жыл бұрын

    Thanks bro

  • @ts5365

    @ts5365

    2 жыл бұрын

    We love our Iraqi brothers and sisters as well stay safe bro insha'Allah

  • @saidsuleiman7365

    @saidsuleiman7365

    2 жыл бұрын

    We love you back sir

  • @queenramla5868

    @queenramla5868

    Жыл бұрын

    Hooyada usheeg nacala kugu ya ku yir waan jeclahy soomali kir🤣🤣🤣🤣🤣🙆‍♂️🏃🏃🏃🏃🏃🏃🏃

  • @maazimahmed1971

    @maazimahmed1971

    Жыл бұрын

    Love u to bro❤

  • @ykistudio44
    @ykistudio443 жыл бұрын

    Love from Eritrea 🇪🇷 my Somalia brothers

  • @magolroble4656

    @magolroble4656

    3 жыл бұрын

    Love back❣️❣️❣️

  • @JCB-qp3ui

    @JCB-qp3ui

    3 жыл бұрын

    Love from Djibouti 🇩🇯

  • @ykistudio44

    @ykistudio44

    3 жыл бұрын

    @@JCB-qp3ui thank you brother we love Djibouti 🇩🇯 too.

  • @somaliano99kingkonghimself75

    @somaliano99kingkonghimself75

    3 жыл бұрын

    Yķu asly hahaha good brother ceep up the work

  • @ikhlasnur3637
    @ikhlasnur36374 жыл бұрын

    Long distance relationship 😰 Mar dhibsaday fogaantada 😭😭 😰 Mar uun wan kulmi doona inshallah xbbi ☹️🥰

  • @shallegulleid5669

    @shallegulleid5669

    4 жыл бұрын

    Insha Allah we will meet cadeey. Have less worry..❤

  • @bashkahajji6978

    @bashkahajji6978

    4 жыл бұрын

    Iqlaas Caddey 😍😍🥰🥰😘😘

  • @bashkahajji6978

    @bashkahajji6978

    4 жыл бұрын

    Iqlaas Caddey ❤️❤️

  • @mariyoahmed6635
    @mariyoahmed66354 жыл бұрын

    Keep going xariir axmad nimcaan hilaac guuleed simba waa idin jec lahay ❤❤❤❤❤❤💋💋💋👍👍👍👍 yaa ila taageero 3 daan

  • @khadarhapy2439

    @khadarhapy2439

    4 жыл бұрын

    Aniga sxb waa sadexda fanaan ee ugu codka mcn fanaaniinta hada jirta. Khaas ahaan xariir axmad codkiisa aad usii jeclahay

  • @mariyoahmed6635

    @mariyoahmed6635

    4 жыл бұрын

    Kuwa kalane codkooda 😍😍😍

  • @cayuniisharaf7510

    @cayuniisharaf7510

    4 жыл бұрын

    ☝️☝️♥️❤🇸🇴

  • @antisyare4077

    @antisyare4077

    3 жыл бұрын

    👑👑👑👑👑

  • @mustafehaaji9956
    @mustafehaaji99563 жыл бұрын

    10M intey gaartey cidii fiirsaneysaa plz liketa👍

  • @ubahgraat6477

    @ubahgraat6477

    2 жыл бұрын

    12m ayan firsnoyaa😂

  • @idiss
    @idiss3 жыл бұрын

    Love the song and the singer is amazing! Love from Djibouti 🇩🇯

  • @rastamuje947

    @rastamuje947

    3 жыл бұрын

    Silka hoyada madtiradid from somalia

  • @FHDjunior97

    @FHDjunior97

    3 жыл бұрын

    @@rastamuje947 wtf 😳

  • @Shiinkayj

    @Shiinkayj

    3 жыл бұрын

    @@rastamuje947 ma cabsantahay siil hooyada wase. Maxa k

  • @dabayl772

    @dabayl772

    3 жыл бұрын

    @@rastamuje947 Somalia ana wasa amsiom walsha ka qabso qadaadwayney 😁

  • @RudePoi

    @RudePoi

    Жыл бұрын

    @@rastamuje947 Anaa Wasa Somalia From Djibouti 🇩🇯 Guul Djibouti

  • @isco__228
    @isco__2284 жыл бұрын

    The best song of the year 👑🥺 Adna meel fog iga aaday💉😥🇸🇴

  • @sunduscabdiqani3490
    @sunduscabdiqani34903 жыл бұрын

    Maalmahan is daba jooga igu adag manqnaantadu my mom😥 plz iigu soduceya alle inuu iskukeen simo ani iyo hooyadey duco iyo adkaarmiisey bal inaaan kuhelo malin😭😭

  • @amalhassan3710

    @amalhassan3710

    3 жыл бұрын

    aaaaamiiin wllo

  • @dhuuxyarechannel1486

    @dhuuxyarechannel1486

    3 жыл бұрын

    Sundus ilaahay hausukiin keeno wlpo miyaad wayday hooyadaa ale haku tusee

  • @sunduscabdiqani3490

    @sunduscabdiqani3490

    3 жыл бұрын

    @@dhuuxyarechannel1486 wallo waan kala dheeraney iskumeel Kuma noolin Thnks wllo amiiin yaaa rabbi

  • @dhuuxyarechannel1486

    @dhuuxyarechannel1486

    3 жыл бұрын

    @@sunduscabdiqani3490 haa sax adaa mudan one and thousand

  • @sundusabdikani6507

    @sundusabdikani6507

    Жыл бұрын

    Comenti xasuus gaara 2years kadib Hooyadey mcn dhabteeeda kujifaaa ilahow adaa mahadleh riyo walbana malin un bey rumeemi.walgaa ha niyad jabin alxmadulalih.calaa kuli xaaal.l love you mama

  • @faadumocabdicali8342
    @faadumocabdicali8342 Жыл бұрын

    😭😭😭😭 allah ika socelsho heestan waa mid itabaneso xalada ku suganhy maanta maalin un waan ishelayna xanunka kala fogasha waa mid aad uadag qalbigayga kaba bixidoontid inta nolashy kama marmi karo la.aanta nolosha cirir igu thy cumar gacliye iska key cafi aduunka waan kugu cedleyey waan rajena in aan ishelno mar un wllyal nosoduceya somaalinimo wiilkan said isku jecelnhy lkn waqtigq inaa kala fogeyey 🥺😭

  • @maxamed19ib

    @maxamed19ib

    Жыл бұрын

    Aamin insha allaah wixii qoran marnaba ku seegi maayaan

  • @xasantt7304

    @xasantt7304

    Жыл бұрын

    heeee

  • @aliyare2857
    @aliyare28574 жыл бұрын

    Walee heestan zaaid beey ii taabaneeysaa. Waxaan kuxuustaa qofteeyda oo laba qaaradood aan kala joognaa; Allahow si nabad ah iskukeen keen qofteeyda❤️!!!! From Canada 🇨🇦!!!!!

  • @nuhmohamed6023
    @nuhmohamed60232 жыл бұрын

    Hees Iyo Hees Way Dhaftay Tani Waa Heesta Kaliyee Aan Ka Jeclahay HeesaHa Xariir Ahmed Keep Going Brother In the Building Abdi Askari Tube Go AHead Team Askari Tube❤️🥰🥰

  • @khadarmaandaweeye5140
    @khadarmaandaweeye51404 жыл бұрын

    5.2 million +views,,,, 8 months. Waaww amizing xariir axmad fanaanka gayiga📢🎸🎤🎶♦️🎧♥️

  • @tijaabo10channel13

    @tijaabo10channel13

    3 жыл бұрын

    Xarirko

  • @abdiasiiscllahi7897

    @abdiasiiscllahi7897

    3 жыл бұрын

    @@tijaabo10channel13 😰😥

  • @deeqoxusen4466

    @deeqoxusen4466

    2 жыл бұрын

    Xariir axmed tagere

  • @steffe9051
    @steffe90514 жыл бұрын

    Marka single tahy ona qofna kamaqnen balse hestan ad dhagesaneso waxadarema inu jeclkeyga igamaqanyahy😭😂

  • @mowlidgelle7070

    @mowlidgelle7070

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣

  • @raxaweynroyalty4804

    @raxaweynroyalty4804

    3 жыл бұрын

    😭😂🤣🤣

  • @gabdhtuulo5922

    @gabdhtuulo5922

    3 жыл бұрын

    Dacada u qoslay wlhi

  • @abdirahmaanabdilaahi8267

    @abdirahmaanabdilaahi8267

    3 жыл бұрын

    aniga maad ila hadlayzaana 🤣🤣🤣🤣

  • @godeychannelmm7786

    @godeychannelmm7786

    3 жыл бұрын

    ❤️❤️🌷💕😏🙄🌹💝💓🌺💗💖😂🍂🌴🍀🍁😊😍😘

  • @mehdiabdi4631
    @mehdiabdi46314 жыл бұрын

    Wan necbahy heesah😂 Xariir Ahmed legend♥️👍

  • @nazer4644

    @nazer4644

    4 жыл бұрын

    @nazra mohamed ✔

  • @yahyeabdinor4200

    @yahyeabdinor4200

    4 жыл бұрын

    Tuugsi xumidaa sxboow

  • @liineymohamed3789

    @liineymohamed3789

    4 жыл бұрын

    yaxye c.nuur 😹

  • @axmedcabdilaahi5685

    @axmedcabdilaahi5685

    4 жыл бұрын

    Nio Zhp zaz cidNaH waxpaH lOmaH waydiztoH

  • @xamsecabdi1808

    @xamsecabdi1808

    4 жыл бұрын

    Man shalh

  • @qaran_jecelmuse849
    @qaran_jecelmuse8493 жыл бұрын

    Maalmahan is daba jooga Igu adag maqnaantaadu Waqtiguna imaaweeli Adna meel fog iga aaday Ana doonay muuqaaga 😓😓😓 Mar dhibsaday fogaantaada 😓 Intaas baa xasuus igu leh😓ereyadaas inay iga hadlayaan ayaanba moodaa Ayeeyo macan iga fogaatay Rabi naxariis waadha haku siiyo😓 Hadaa iga danbayso ood sooboqato halkaan iigu ducee Ayeeyday

  • @ahmedapduismail

    @ahmedapduismail

    2 жыл бұрын

    Aamiin amiiin

  • @faaycarfaye1353

    @faaycarfaye1353

    Жыл бұрын

    Allah unaxaristo Dhamman inta dhimatay🤲

  • @nimconalka215
    @nimconalka215 Жыл бұрын

    Waa hees aan jecelahay ❤🥺hada 2023 dawanesid like dhc kusi

  • @cashocasho3097
    @cashocasho30974 жыл бұрын

    Aniga waxaa iga fog hooyaday macan iyo gabadhaydii ilahow isku kaaya aruuri amiin 🤲 ❤️

  • @samiiracadey5001

    @samiiracadey5001

    3 жыл бұрын

    😭

  • @clqanicabdul7454

    @clqanicabdul7454

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin wll annagaa ku garabtaagan oo kuu soo ducaynano 😭😭❤

  • @ahmedxaashicawad522
    @ahmedxaashicawad5224 жыл бұрын

    Qofka laga maqan yahay kaliya ayaa dareemi karaa xanuunka 😥😭 Uma adkeysan karo maqnaantaada 🙏 Sabarin 💉❤💋❣🌍💘

  • @Asiya_collection
    @Asiya_collection2 жыл бұрын

    Heestan waxay igu leedahay xasuus gooni sababtoo ah gabadh jacayl naga dhexeeyey oon waliba aad ujeclaa oon isbarany 2015 oon wakhti soo wada qaadanay kala duwan ayaa dabayaaqadii 2020 ayaa iga aaday Uganda 🇺🇬 gabadhaas waxay ahayd gabadh aan aad u jeclaa markay iga tagtay waxaan aad udhagysan jiray heestan oon isku maaweelin jiray hada oon messagekan qorayana waan kala hadhnay Waliba anigoo si dhab ah ujecel 😭😭 KUMA ILAAWO( H.A.M.)❤

  • @Asiya_collection

    @Asiya_collection

    2 жыл бұрын

    Waxaan uurka kaa jirin Afka lagama sheegoo Afeef kuu horreysiyo Adkeysinnimo dambeetaa Duni lagu itaalaa Afgobaadsi hadaliyo Arar wuu ka weynaa Jacaylkaan abuurniyo Axdigaannu dhigannee Mee ololaheennii? Is ku maan ogeyn Inaad oofin weydaa Is ku maan ogeyn Inaad bixiso aayaha Is ku maan ogeyn Inaad arax i goysaa Iilkiyo xabaashana Inaad ii horseeddaa Asaggay iga reebtaa Istareexday maantoo Aday kuu ahaatee Waa adigaan aroosee Bal aan eegno aayaha! Ulashada* naftaydaa Oggolaatay ruuxaan Asxaan ii galaynoo Uumiyaha dhammaantiis Uga soo gaddoomee In kastood abaaliyo Ixtiraam ku leedahay Sida aar libaax bay Isha kugu gubaanoo Aayo ma leh duulkuye Is ku maan ogeyn Cilmi uubtii loo qoday Is ku maan ogeyn Inaad igu af goysaa Is ku maan ogeyn Inaan kala irdhawnaa Iilkiyo xabaashana Inaad ii horseeddaa Asaggay iga reebtaa Istareexday maantoo Aday kuu ahaatee Waa adigaan aroosee Bal aan eegno aayaha! Ammaantaada guud iyo Quruxdaadan aadka Ma adkayn karaayee Sidii ubuxii nuuraay Wadnahaad abbaartoo Idilkood haweenkana Adaan kaa hibaystoo Qof la aamminaayoo Xajin kara ammaanoo Aqli laan ku moodee Is ku maan ogeyn Inaad oofin weydaa Is ku maan ogeyn Inaad bixiso aayaha Is ku maan ogeyn Inaad arax i goysaa Iilkiyo xabaashana Inaad ii horseeddaa Asaggay iga reebtaa Istareexday maantoo Aday kuu ahaatee Waa adigaan aroosee Bal aan eegno aayaha!

  • @hawaadam3918
    @hawaadam39183 жыл бұрын

    Ila joog macaan aduunka 2year baan is arkin allow ikaa nabad keen my husband ❤️❤️❤️

  • @deheyehshabcaan5975
    @deheyehshabcaan59754 жыл бұрын

    I miss you my sweet wife nimco cadey we will meet soon insha Allah babe be happy

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud16034 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️heestaan in Ani la iiqaday mooda ❤️❤️🥰🥰allow isku daaa inta is jecel iskuna keen ayagoo nabad qaba

  • @leyloabdirahman5959

    @leyloabdirahman5959

    4 жыл бұрын

    Sadio Mohamoud aamin aamin yarabi 😘

  • @qaalisalald6610

    @qaalisalald6610

    4 жыл бұрын

    Aaamen yarapi

  • @anaayhassan8020

    @anaayhassan8020

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @hassankhaliffarah9288

    @hassankhaliffarah9288

    4 жыл бұрын

    Heestaan waxay astaan utahy dadka jcylkooda uu kala fogyhy

  • @hanicaddey9228

    @hanicaddey9228

    4 жыл бұрын

    amiiin amiiin amiiin

  • @sinyeer
    @sinyeer Жыл бұрын

    This is more than a song. It's a deep feeling for those who understand the meaning. Xariir put all his heart❤ to it. Good job Abdi Askar.

  • @ahmethaibe7582
    @ahmethaibe75822 жыл бұрын

    The first song by the girl in the world of The Somali History . To reach 13 bis 20 Million to better leaves. This song will never grow Old Thanks very much Kaaba Ahmed Caydiid & Abdi Askar team's Kind regards Ahmed Haybe

  • @abdirhimabdullahi8821
    @abdirhimabdullahi88214 жыл бұрын

    Hees io badh wlhi wuxu ka midyhy fanaaniinta fanka somaliyed dadka jeclysiiyay Xariir ahmed Mimcaan hilaac Suldan seerar💕💓❤we love fanaaninto dhan❤

  • @abdo_moh_4777

    @abdo_moh_4777

    4 жыл бұрын

    Xarir ahmed ☝️❤️❤️😍🎶🎶

  • @faizagot7728

    @faizagot7728

    4 жыл бұрын

    Damaantood❤❤❤😍😍😍😍🥰🥰

  • @ladanlucky3480

    @ladanlucky3480

    4 жыл бұрын

    Waaw yaakuudhegay adna 😍😘😘 wasedexda nine usidata dhanka fnka iyo codba

  • @khadraxanfasi7343

    @khadraxanfasi7343

    4 жыл бұрын

    Dhabtaa laga heesaa

  • @khadraxanfasi7343

    @khadraxanfasi7343

    4 жыл бұрын

    Amma waalla iska daaya Alla yacizak xariir ahmed

  • @Jututsu742
    @Jututsu7424 жыл бұрын

    Thanks xariir, heestan way iga hadleysaa aniga iyo inta laga maqan yahay,so duceeya inan aniga iyo caruurteyda aan u tagno aabahod oo aan halmeel ku nolaano Amiiinta no dhaha walalayal

  • @hometv1404
    @hometv14043 жыл бұрын

    Last day of 2020😊 12:37pm here in Calgary Alberta Canada🇨🇦 2020 has been good to me alhamdulillah. I got my first job as a nurse and have been thriving since even though it was hard sometimes but I'm grateful. I look forward to blessings of the coming year inshallah amin 💖✨💫💕

  • @twnm636

    @twnm636

    3 жыл бұрын

    Mashalah wllo lkn ka waran shaqoyinka nurse sidee loo helaa meshaas?????

  • @colowmahdia1237
    @colowmahdia12373 жыл бұрын

    Gabadhan jeclaa mudo 6 years aan wada soconaa wali mar waan kala tagnay lkn imika isku Soo noqony saaid ban ujeclahy hablaha soomaliyeed Jacaylka waalaga samaystaa wlhi waa wada nolol fican 😭

  • @kc_h7h

    @kc_h7h

    Жыл бұрын

    Congrats🎉❤

  • @ifrahalimohamed2755
    @ifrahalimohamed27554 жыл бұрын

    Wllhi hestan Anni ayey itabneysa😭😭😭wuu iga dhofey wllhi Alle wxan ka rabya in uu iso celiyo my husband😭😭😓

  • @nimcoaden2018

    @nimcoaden2018

    4 жыл бұрын

    Asc

  • @cartancartan3077

    @cartancartan3077

    4 жыл бұрын

    Heu

  • @houdaabdi3355

    @houdaabdi3355

    4 жыл бұрын

    hhhhh naa haduumar kaa dhoofay ninkaas ka quuso waligiina ma soo noqo nayo hhhhhhhhhhh

  • @realblekmo9149

    @realblekmo9149

    4 жыл бұрын

    @@houdaabdi3355 😂😂😂😂😂

  • @farxaandiiriye8460

    @farxaandiiriye8460

    3 жыл бұрын

    Thnks my dear

  • @caaliyacosob8333
    @caaliyacosob83334 жыл бұрын

    🛩✈✈✈✈✈✈Adna meel fog iga aaday Anna doonay muqaaga 😢😢😢😢 miss you walahi My Husband 😭😭😭 Inta laga maqan yahay liketa niyada iigu dhisa😭👍

  • @casha697

    @casha697

    4 жыл бұрын

    eyes

  • @muslimaabuukar4303

    @muslimaabuukar4303

    4 жыл бұрын

    Caaliya Cosob waa kaxumahay qaali iska samir

  • @caaliyacosob8333

    @caaliyacosob8333

    4 жыл бұрын

    @@muslimaabuukar4303 Haye walal wad mahad san tahay

  • @maria.safarow7619

    @maria.safarow7619

    4 жыл бұрын

    Aniga la iga maqan yhy

  • @caaliyacosob8333

    @caaliyacosob8333

    4 жыл бұрын

    @@maria.safarow7619 xbbti Insha Allah wakhtigaa idiin hiilin

  • @itsaniz4693
    @itsaniz46932 жыл бұрын

    This song touches my heart ❤🥰 I miss my husband 😭😭😭

  • @maxamedtallaabo8455

    @maxamedtallaabo8455

    2 жыл бұрын

    I am very sorry

  • @ahmeyabdikolon5413

    @ahmeyabdikolon5413

    2 жыл бұрын

    You get. Back your huspand one day

  • @saidsuleiman7365

    @saidsuleiman7365

    2 жыл бұрын

    Ooooh am sorry

  • @medhamza5593

    @medhamza5593

    Жыл бұрын

    💔❤️😍🙏

  • @aarkadhulpante7889
    @aarkadhulpante78893 жыл бұрын

    2021 Aya Lamaraya ilaa Hada Waxba Gacanta kuma Hayo Allow Sahal Amuraha🙄😰

  • @gabdhtuulo5922

    @gabdhtuulo5922

    3 жыл бұрын

    War kuso dhaqsada inaanka 😂

  • @aarkadhulpante7889

    @aarkadhulpante7889

    3 жыл бұрын

    @@gabdhtuulo5922 kkkkk

  • @ballisaaadaam5338

    @ballisaaadaam5338

    3 жыл бұрын

    .

  • @ballisaaadaam5338

    @ballisaaadaam5338

    3 жыл бұрын

    @@gabdhtuulo5922 w

  • @4BUOL
    @4BUOL4 жыл бұрын

    Just in loved with how y'all have showed loveeee to your homie🖤... He deserved it, he has nailed it Love somalia songs (from south Sudan 🇸🇸),,,,although I don't understand a single word. 🇫🇲🇫🇲🇫🇲

  • @sukdiabdu6565

    @sukdiabdu6565

    4 жыл бұрын

    Abuol Achier wow thnks 🙏

  • @salisben8982

    @salisben8982

    4 жыл бұрын

    Abuol Achier that’s not Somalia’s flag 🇫🇲/🇸🇴

  • @Bella.Theodore

    @Bella.Theodore

    4 жыл бұрын

    Salisben I think that’s where his from

  • @salisben8982

    @salisben8982

    4 жыл бұрын

    May Blessed no I have seen many people using that flag for somalia.

  • @ccc-uk2nu

    @ccc-uk2nu

    3 жыл бұрын

    Welcome, sister.

  • @baasheabdi9963
    @baasheabdi99634 жыл бұрын

    Long distance relationship 3 years 🥰☺️ Ayaan Kaaba iyo xariir axmedba heestan si farshaxan leh bay ugu raaxaysten😊

  • @mujaahidhargaisawi5673
    @mujaahidhargaisawi56733 жыл бұрын

    Axsan hees wlhi Ereyo miisaamam Abwaanad kaaba axmed caydiid waa Awaanad da yar oo ereyo waaweyn 🔥🔥💯🙏

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Laxanka sidaa u mcn, iyo codkaa sidaa u mcna kawarn?

  • @mujaahidhargaisawi5673

    @mujaahidhargaisawi5673

    3 жыл бұрын

    Khadar Muhumed xariir axmed isagu hadal uma baahna waa nin beri hore talaabsaday

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    @@mujaahidhargaisawi5673 alaayacisak sxb 👍

  • @asmamuuseasmamuuse5946
    @asmamuuseasmamuuse59462 жыл бұрын

    Xaiir axmad hees jacayil adiga imuneyay alihi kumamusay😘😍😋😋🎶🎵🎤🎧

  • @yaasirkhalif7540
    @yaasirkhalif75404 жыл бұрын

    Mujiyay dadalkayga micnahiyo ujedkayga ❣️way iga gadantahay hestan waxa daremi karo qofki laga maqan yahy micnaheda legend xarir ahmed✌️

  • @customerrepair715

    @customerrepair715

    4 жыл бұрын

    sargal marexan hgvujv

  • @updyzhakurmukhtar2279
    @updyzhakurmukhtar22794 жыл бұрын

    First one ☝️ from qatar 🇶🇦 likta hooy 😅

  • @Ibnuciisaa

    @Ibnuciisaa

    4 жыл бұрын

    Updyzhakur MukhTar hhhhhhh

  • @Ismailmohamoud539
    @Ismailmohamoud5396 ай бұрын

    2024 / 1 / 12 Baan Dhagaysan KaLa Fogaanshuhu Dhibaato Weeye NoLoshayda inaan Dib U Midowno Baan Rajayn Sanadkan insha.aLLah 😢

  • @somaliyameni202

    @somaliyameni202

    5 ай бұрын

    Inchlah 😢😢😢

  • @fardowsocali
    @fardowsocali11 ай бұрын

    Heestaan markii hore waan iska dhageeaan jiray lkn maanta cidlada saxda ah qofkaaga markuu kaa dheeraado aan dareemaayaa wlhi maanta maalin ii fcnhy ma ahn lkn ilahy waxaan kabaryaan in uu nabad kugeeyo meesha uu jacelyahy dibna nabad nuugu kulmiyo insha all😢😢😢😢❤❤❤

  • @amaadin12

    @amaadin12

    10 ай бұрын

    aamiin yaarabi

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali4 жыл бұрын

    Heestani wxay gaar u taabanaysa , dhaLinta maanta ee kaLa dheer , intii jacyLkoodu dhab yahy Alle ha isiso dhaweeyo ❤ Sorry Aniga waqtigaa iiga hiiliyay dhoof iyo waxbarasho yaan ku kala tagnay.

  • @maxamedsubayr6717

    @maxamedsubayr6717

    4 жыл бұрын

    Aamin aamiin aaamin

  • @hawodaganchannel2720

    @hawodaganchannel2720

    4 жыл бұрын

    aaamiiN aamiiN

  • @saluugla-darwiish8116

    @saluugla-darwiish8116

    4 жыл бұрын

    Aaamiiin 🤲

  • @yarantixajikaxajika3647

    @yarantixajikaxajika3647

    4 жыл бұрын

    Aaamiin yaarabi

  • @maryanmahamed861

    @maryanmahamed861

    4 жыл бұрын

    Amiiin

  • @ibrahimlixlecikrama6139
    @ibrahimlixlecikrama61394 жыл бұрын

    Jigjiga saamayn faneed bay leeday Xariir axmed 💯 Suldaan seeraar💯

  • @anisomuqtar3707

    @anisomuqtar3707

    4 жыл бұрын

    Afsaalj

  • @riyaqeyaden1845

    @riyaqeyaden1845

    4 жыл бұрын

    I Miss you my bby walhi

  • @qureshnuurofficiall5436

    @qureshnuurofficiall5436

    4 жыл бұрын

    Xaqiiq

  • @abdallabilow6389
    @abdallabilow63892 жыл бұрын

    Meelbaad ku taalaye 🥰 Ila joog mcn adduunka ❤ Maankeygiye kaalay🌹🌷⚘🥀

  • @Pretty_Nezlihaan
    @Pretty_Nezlihaan4 ай бұрын

    From yemen 🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪i love somalia🥰

  • @salmabulay7884

    @salmabulay7884

    4 ай бұрын

    Love you too❤

  • @Thommack
    @Thommack4 жыл бұрын

    Runtii wiilkaan waa wiilka kaliya hal bil gudahooda codkiisa mcnta badan ku gaara 1.5 m views runtii codku waa haybo ninkaan nah Alla ayaaba siiyey 💕💕💕💕💕💕👍

  • @Nabaddoon.
    @Nabaddoon.4 жыл бұрын

    Aad baan u taageera Xarir from Djiboutie 🇩🇯

  • @duceysane7248
    @duceysane7248 Жыл бұрын

    Heesta yaa dawan ayaa 2023 from Canada 🇨🇦

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr87934 жыл бұрын

    Qof lamaane ah un baa fahmayaa heesta Allow isku sahal lamaanaha kala foog 🥰😢😢😢🤲🤲✌

  • @blackqueen204
    @blackqueen2044 жыл бұрын

    Iga hdleysa😭😭 miss you bbe😭😭 USA 🇺🇸 to Jigjiga 😭😭 I can’t wait to see you again I’m coming Jigjiga ✌️Insha allah

  • @ahmedmahmud2908

    @ahmedmahmud2908

    4 жыл бұрын

    I.a

  • @ahmedmahmud2908

    @ahmedmahmud2908

    4 жыл бұрын

    Heesta aan ka daalin dhageysigeda

  • @nolashadhabta8005

    @nolashadhabta8005

    4 жыл бұрын

    Naagaha oo dhan ma laga maqan yahay

  • @hassanafro3452

    @hassanafro3452

    4 жыл бұрын

    Alle Nabad qaba Ha isku kiin tuso abaayo😭

  • @mahadaxmad9656

    @mahadaxmad9656

    4 жыл бұрын

    Insh allha bro

  • @mohamedbangura1000
    @mohamedbangura1000 Жыл бұрын

    My wife she from somali she loves ❤ this song she listen to song everyday

  • @mahameddeqnugal3273

    @mahameddeqnugal3273

    7 ай бұрын

    I think you're also somali

  • @mohabashir8546
    @mohabashir8546 Жыл бұрын

    Cumar dhullaha qarnigan Mohamud Ahmed Abdullahi xariir guleyso Ina adeer ❤️

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein8884 жыл бұрын

    oorideeydii aadanaha aan uugu jeclaayey ubadkeyga macaan hooyadoodeey allaha isku keen keeno miskiyey intala kala maqan ee is jecelna allaha isku keeno waa dareen naga hadlayo wlh ever lasting love😭😭😭😭

  • @deeqaahmed3426

    @deeqaahmed3426

    3 жыл бұрын

    XARIIR

  • @amiibadiyo143a.b5

    @amiibadiyo143a.b5

    3 жыл бұрын

    Abti noolow

  • @Zuhayra64
    @Zuhayra644 жыл бұрын

    Inta laga maqanyhy un pay heestan quseysaaa ay💋🙏 ✈️

  • @mohamedshibrahim9454

    @mohamedshibrahim9454

    4 жыл бұрын

    "P" xarafkaas Alfabeetada soomaliga kuma jiro.

  • @muzcapfuad4590

    @muzcapfuad4590

    4 жыл бұрын

    Runta weye wale pen maad sheegin wlloh

  • @Zuhayra64

    @Zuhayra64

    4 жыл бұрын

    Bigvoice Official Channel wllo anaaa ku darey hde lol

  • @wizzdcd5056

    @wizzdcd5056

    4 жыл бұрын

    zalfa cadeey haa hey

  • @Hodan7812

    @Hodan7812

    4 жыл бұрын

    @@mohamedshibrahim9454 iska samir lee malin malinta ka dambaysa soomaaliga lagu ciiyari wllky 🤔🤔

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed5164 жыл бұрын

    Eryada abwaanda da,da yar kaaba axmed caydiid ❤❤❤ ❤❤❤

  • @maxamedgaraad539
    @maxamedgaraad5393 жыл бұрын

    Marku xariir dhoho bal inaan ku helo maalin walhi waan muru goodaa lkn wxaan rajaynaYAA inaa is aragno maalin aduunyada kamida insha allah 🇸🇴😭😭😭😭😭

  • @barisojano1123
    @barisojano11234 жыл бұрын

    Allaha iskusoo dhaweyaa qalbiyadaa kalaa maqaan maraaytahaay kuwaa isjeceloo hadanaa isfahmii laa. Arimahaa jacaylkuu wuu xanuun badaan yahaay run'ahantiii. Allahayoow QULUBTAA NOO DHAAWR. AMEN .AMEN .AMEN. MY FANS XARIIR AXMED YOU ARE THE SINGER LOVERS THIS YEARS. THINKS YOU FOREVER.

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman6663 жыл бұрын

    2021 intii laga maqan yahay Allaha uso dhaweyo lamanahooda😔😥😌😩🥺 Mujiyey. ❤ dadaalkeyga Micnihi. ❤ iyo ujedkeena Ubandhigay macbudkena Duco❤iyo❤adkaar miisy Bal inaa ku😍 helo maalin 🤲😥😥❤💑

  • @abdijabaarosmaan2612

    @abdijabaarosmaan2612

    3 жыл бұрын

    Allow aamiin Dear sister

  • @Qaaliquman666

    @Qaaliquman666

    3 жыл бұрын

    @@abdijabaarosmaan2612 Amin 😌

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan48222 жыл бұрын

    Duco🤲 iyo adkaar misay bal inaaa kuhelo malin 😰❤💯

  • @zuniita_isse3105
    @zuniita_isse31054 жыл бұрын

    Meel baad ku taalaye ila joog mcn aduunka🥰❤😍😘 26/12/2019 dhamadki 2019 xasuusti leh sanadkani

  • @munamaxamed3359

    @munamaxamed3359

    4 жыл бұрын

    Zunita Isse

  • @inaothmanofficials3732
    @inaothmanofficials37324 жыл бұрын

    Wlhi heestana waxaya tabanaaysaa ciidii lagaa maqanyahaayaa uun 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yasmiinjamaaccaydiiid486

    @yasmiinjamaaccaydiiid486

    4 жыл бұрын

    😩😪😫😫

  • @ayanmahmed1976

    @ayanmahmed1976

    4 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sundown2

    @sundown2

    4 жыл бұрын

    😢

  • @user-vc9gb2px5s
    @user-vc9gb2px5s8 ай бұрын

    Ayaan kaaba heestaan miraheedii hadlee guraneeysaa barakoowa

  • @kawtharzhuzhu4927
    @kawtharzhuzhu49273 жыл бұрын

    Heesta Hada 6m io Dheeraad mrka waxaa kuu shegayaa inaan ahay anigu 2m Ookamida Views keeda🤣🤣🤣 Coz qof say iitaabanayso AMA ujecel sidayda majiro😭😘🥰❤❤

  • @sundusmohamedabdi723
    @sundusmohamedabdi7234 жыл бұрын

    Duco io adkaar miisay bal inan kuhelo mlin🥰 Bbe Meshad jogto allh kugu nbd yeelo🤲

  • @jayjoseph6765
    @jayjoseph67654 жыл бұрын

    I’m from ireland and i love somali music

  • @84mubarik

    @84mubarik

    Жыл бұрын

    If you only understand the words...!! It will take decades to translate to English. Anyway read Gerald Hanley the first Irish man in Somalia

  • @mahadabuukar3171

    @mahadabuukar3171

    Ай бұрын

    Thank you

  • @Suriyastarr
    @Suriyastarr Жыл бұрын

    18 million markay gadho hadaad qoralkeyga aragto like isaar 👍❤ Fav song🎉❤

  • @aminmohamed1864
    @aminmohamed18642 жыл бұрын

    10M views . Fananka aan taagero xariir ahmed big fan sxb

  • @ina_dahir
    @ina_dahir4 жыл бұрын

    Darenkyga kicisay hestn iga ilmeysisy 😭😭 ila jog mcn adunka 😢🤲🤲

  • @aishaaedebsan6969
    @aishaaedebsan69694 жыл бұрын

    Hees io badh 😭😭😘❤ Mar dhibsaday fogaantaada 😭😭 Xuduudaha ka murugooday 😭😭

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim98273 жыл бұрын

    Seyigeyga 2sano ma arkin heestan marwalba aan dhegeysto xasuu ayey igalisaa illaahay nabad haiigu keeno 🤲🤲

  • @fatouma-zahra1884

    @fatouma-zahra1884

    3 жыл бұрын

    Amin inchallah

  • @ninkaogg8785
    @ninkaogg87853 жыл бұрын

    Kuwa kala maqan ee CORONA covid-19 kala xayiray.!! Iyo kuwa is jecel ee kala wadanka ku nool, duruufo nooc walba awgeed. ...WE SALUTE YOU!

  • @umalkhymohamed7492

    @umalkhymohamed7492

    3 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayanyousof758

    @ayanyousof758

    3 жыл бұрын

    Xariirwaankusalaamayyuo

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy24394 жыл бұрын

    Muujiyay dadaalkayga Micnihiyo ujeedkeena😘😘😘 Axsan hees fanaanka gayiga xariir axmad🙏

  • @hodanfarah2734
    @hodanfarah27344 жыл бұрын

    "ila joog mcn Hes iyo bar❤ intii laga maqan yahay anigo kle ya rabii iso celi asaga nabad Ah😭😭

  • @fatumanoor9862
    @fatumanoor9862 Жыл бұрын

    Xarir axmed legend wankuwata wlxi codkaa jah💟❤️🌹😭🔴🔐🇸🇴

Келесі