XAMAR YAA LEH ? - MARYAN AXMEDEY ( SUMAN PODCAST EP-21 ) BY DEEQ DARAJO

Catch us on our social media
Instagram_ / darajo_boy
Instagram _ / somflix1
TikTok_ / somflix1
TikTok_ / deeq_darajo01
Welcome to Somflix! Our channel is dedicated to bringing you the best entertainment, Podcasts, and information possible. We're thrilled that you've chosen to be a part of our community, and we promise to always deliver what you deserve. Whether you're looking for the latest in pop culture, expert reviews and opinions, or just a good laugh, we've got you covered. Be sure to follow us on social media to keep up to date with all our latest content and join the conversation. Thanks again for watching, and we can't wait to bring you more great content in the future!

Пікірлер: 84

  • @Fardososaid
    @FardososaidАй бұрын

    Qabiil waa cuduur 😢😢😢😢nagadaya 😢

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jvАй бұрын

    Waligey lama goodle ma fahmi jirin micnaha lola jeedo thanks maryam Ahmadey ❤

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635Ай бұрын

    Masha Allah maryam qurux iyo qaymo baa ilahay seeyay sawj wanagsan ilahay ha siiyo🙌🫶🏼

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pnАй бұрын

    Maryan xbbti indhahan baliisha hadii aad ku dhalatay mash Allah lkn hadii aad wax gashate caafimaadka uma fiicna iska bixi xbbti ❤❤❤❤

  • @user-hl2vc4qz5d
    @user-hl2vc4qz5dАй бұрын

    Mashaallah quruxley

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_billeАй бұрын

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @sihaamjabril5504

    @sihaamjabril5504

    Ай бұрын

    Aniga cml😂😂😂

  • @MouminaAhmed-rr8wl
    @MouminaAhmed-rr8wlАй бұрын

    Wllo poqrada istalka noo soo qabo waa cudsi

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9gАй бұрын

    Wllky deep darajo guuleysoy

  • @XaliimoMaxamed-jd9xr
    @XaliimoMaxamed-jd9xrАй бұрын

    Keep going wllkey

  • @kingahmeza1408
    @kingahmeza1408Ай бұрын

    Deeq Darajo keep going bro

  • @user-pq8pn9ee3s
    @user-pq8pn9ee3sАй бұрын

    Wllke deeq darajo guuul

  • @zakariaOsmanBarkad
    @zakariaOsmanBarkadАй бұрын

    War jabra isga dhaf dee

  • @namelos2963
    @namelos2963Ай бұрын

    Balaayo viwos idinla raadisay qof run u dhintan la aamineen aakhirka dhimashadu ciyaal mahe iska daaya😮

  • @user-du8ki7ik6t

    @user-du8ki7ik6t

    Ай бұрын

    Horta wax aad ku hadlosid dhib igu laabo walaalo😅

  • @namelos2963

    @namelos2963

    Ай бұрын

    @@user-du8ki7ik6t Waayo ?? Qof kuleh viows baan ku radsaday in aan been sheego dhimasho ah maxaan ku laabta aakhirka qof run run u dhintaan la aamineen ma beenba de??

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2tАй бұрын

    Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111Ай бұрын

    Ma sha alla maryan Ahmedy wan saamaya ❤👍

  • @Haashimhassanhh
    @HaashimhassanhhАй бұрын

    Deeqow please ku soo dar barnaamijka qofka aad wareysaneyso 5 su,aal oo kulul dhamadka video aad weydiiso thanks

  • @SiidcaliOsman-kc5nk
    @SiidcaliOsman-kc5nkАй бұрын

    Gabar karti leh

  • @abdihindi8722
    @abdihindi8722Ай бұрын

    Maryan ahmed anigo daawanaya ayaa waxan gadaal ka arkay Thomas shelby sawirkiisa Muqaalkii baa sii wanaagsan ban iso gaadhay 😊

  • @TaliyeMaankaboy
    @TaliyeMaankaboyАй бұрын

    Coming soon deeq darajo 100k s......🙏

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590Ай бұрын

    Intadafarka iskudishey wasalamaya

  • @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh
    @CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lhАй бұрын

    Channel ka kaliya aan anoo ku farax San aan daawado 100k subscribers coming soon insha Allah horay aloo dhaqajiyo

  • @moubrekyare1829
    @moubrekyare182929 күн бұрын

    Maryan axmadeey weydiin ninkii ethopian.ka ah ee sawirdeda oo ey asturnen u direysay guurkane u bandhigatay halkee ku kala danbeesen😊

  • @dagancali754
    @dagancali754Ай бұрын

    Maryan ma faraxsano si by cules udaremaysa 😢😢😢

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani1117Ай бұрын

    Af somali ma taqaano wlhi😢

  • @DanyeerowXasan
    @DanyeerowXasanАй бұрын

    QaBiil nagada waa nadabar jaree nagadaa qabiil❤

  • @user-fe7ms2ts5c
    @user-fe7ms2ts5cАй бұрын

    ❤❤❤❤

  • @maxamedabshir9920
    @maxamedabshir9920Ай бұрын

    Dadkan ileen stress ayaa wada dilayyy

  • @fahmoabdihassan1345
    @fahmoabdihassan1345Ай бұрын

    Asc❤❤

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431Ай бұрын

    Xamar reer Xamaraa leh

  • @Mss__mount19
    @Mss__mount19Ай бұрын

    Qeyr wye tolkeyga hdiiba aad is keenteen maryan reer xamar dhan ay uhadashay xaqiiqda🫡😂 run wye xamar caasimada umada soomaliyeed wye lkn kala soo horeyn marka la dhaho anaka ugu soo horeenay lama goodle dib lee ka imaadeen 😅

  • @AlNb-df9wj

    @AlNb-df9wj

    Ай бұрын

    Adinka waa usoo horeeseen sax lkn xamar unukaa leh xamar waa goof mataan cabdulle xamar loogu yimid oo eriga kuraacanaye beesha Reer mataan 🆎gal sax abgaalka kulli xamar mawada laha wey imaadeen lkn sida saxdaa xamar waxaa leh laf abgaal kamid ah eelayiraahdo reer mataan ama mataan cabdulle sidaa utaqano❤️✌🏽

  • @fariida6236

    @fariida6236

    Ай бұрын

    😂😂 waxaas oo dhan ina somali tahay aya ka horeeysa dadka aku dhex noshahay layskuma diro waad ogtihiinin asalkiina iyo isirkiina

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    Ай бұрын

    Idinka Hindiya, bortiqiis Iyo Carab Baad tihiin. Annaga Somaali Dhan ah baanahay Oo Joogtay Soomaaliya.

  • @user-xf1xj4gt7i
    @user-xf1xj4gt7iАй бұрын

    Zorry Maryan axmadey madhiminin miya😭😭😭

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590Ай бұрын

    Gabadhan maxa kudacey geri miya laga kaftama walashey macan maryaney

  • @zakariyexasancumar4290
    @zakariyexasancumar4290Ай бұрын

    Aniga mad iwaraysan ado mahadsan wax badan ba igu duugan runtii ugu yaraan sadex malmod bay igu qaadan donta barnamijkan waliba ana ku sheegi su alahad iwaydiinayso😂

  • @user-gm6gq4lu2f
    @user-gm6gq4lu2fАй бұрын

    qoftaan waa ay cabsaneysaa xamar unukaa leh

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    Qabiil Xirooyinka Dowlada Degan Iyo Guryaha Daarood Inee Dhahaan Xamar Anaa Leh, Oo Hada Ka Dembeysa Calaacal Ah Ma Nala Bara Kicinaa?

  • @Ma_Ah_Mo
    @Ma_Ah_MoАй бұрын

    Geeri aya ciyar gashay wlhi adunyo

  • @NajiibCabdi-hz7gp
    @NajiibCabdi-hz7gp16 күн бұрын

    Waraa hada ma saan baad ku qurux badan tahay waji faraanfReey

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483Ай бұрын

    Gabadhan dadka qorta ha u galin hadalkeda wala bunbunina dad wax ma garatana wa jiran

  • @twinkle_yara
    @twinkle_yaraАй бұрын

    Xamar darood ba leeh!

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4cАй бұрын

    Abeesa ku cuntay afka uma roono ruwaayad inaan ku jilo qof aids haayo ayaan diiday alx waxyaabah qàar ciyaar ma ahan

  • @istahilisse
    @istahilisseАй бұрын

    Waxas camal ma lagu dheelaa

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487Ай бұрын

    Sheekadas makeentay bdaas Maxaa ku galshay

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794Ай бұрын

    Reer xamarka hadey doon ku imaadeen sidee magaalo dad deganaa oo ay qaxooti ku ahaayeen u sheegan karaa? Wadanka gaal waxba kuma laha, lkn shacabkaan Muslimka ah ayaa leh, weyna siman yihiin dhmntood

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    Xamar Waxaa Leh Cidii Duqa Muqdisho Ka Ah Xilalka UUgu Badana Ka Heysa, Hadii La Wada Lee Yahay Maa Duqa Muqdisho Laga Noqdo Maa Degmooyinka Ugu Badan Gudoomiye Laga Noqdo Iyo Saldhigyada Ugu Badan,

  • @sumayanur7139
    @sumayanur7139Ай бұрын

    Macnaha somalidi hore 2 goodle ka hor ma waxay ahayeen reer xamar allla naagta maxah been shegty yaa kaa yelao xamar cid walbo oooo guri ku leh aaa leh sheeko 😊

  • @user-io6yi5dx1j
    @user-io6yi5dx1jАй бұрын

    Casimad baaaaaadiyo miyaaaa sideee qabiiiiiil iyo waxas loga hadlaaa oo lo dhahaaa Hal cid baa leh waa casimad waa hooyo somaliyeeed ineeey ayada lagu hirto qurux badnato dhaqalo yeeelato ciid walbo dagto siduuuu ganacsigeeeda iyo is dhex galka dadka lagu tala galay in ciid logu kooobo ma aha sidiii gobolada iyo baaadiyaha laga dhigo badanaaa ciyaaal xamar qabiiiiiil ma yaqanan kumana dhaqmaaaaan dadka tuloooyinka ka yimid baro ciyaaaal xamar qabil wey ka xishoooon jireeeen

  • @Kingofcity-we4gp

    @Kingofcity-we4gp

    Ай бұрын

    Hhhhhh wxz nolatimi miya 2024 io qabiil mayaqan xmr 😂😂😂

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    Waxaa Yaab Ah Tuulooyinkeyga Waaka Soo Guuraa Shaqo Malaha, Markaa Xamar Imaanana Waxaa Bilaabeynaa Lama Kala Xigo Bal Adi Is Qabadsii?

  • @SuadMohamudfarx

    @SuadMohamudfarx

    Ай бұрын

    Soo waxad kawadaa xamr walakalaleeyahy ?? Casimda wadan oo ay ubanantahy inuu qof walba yimado baad sheeegn... .....

  • @MohamedMohamoud-jz1th
    @MohamedMohamoud-jz1thАй бұрын

    Halkee bay ku tidhi hadii gabadhu 25 gaadho waa xanuun maxaa beenta looga sheegayaa

  • @raaqiabdi2241
    @raaqiabdi2241Ай бұрын

    Gaal iyo muslim malahan somali bes ayaa leh

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840Ай бұрын

    Taan waa doqondoqon hadalna mataqano

  • @hamdamoha8153

    @hamdamoha8153

    Ай бұрын

    Ilhy ka cabso inantan fariid weyne noloshedi melsarte hdklna waa cadcad dadka cadcadna saasby uhadln

  • @marzuqadan5840

    @marzuqadan5840

    Ай бұрын

    @@hamdamoha8153 haaa miyaa abyo mahad sanid ilahey ajar ha ka siyo sad qaladkeyga u saxdey

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    Islii Nairobi Somali Maa Leh Ayagaa Lacag Gashtay? Jawaabta Waa Maya Kenya Aaleh Xamar Qofkii Dukaan Ka Furta Malaha Waa Islii Oo Kale Marti Uuka Yahay Hadaa Islii Nairobi U Ogolaatay Kenyan, Xamar Maa U Ogolaatid Dadka Leh Aa Ugu Timid.

  • @user-ek6fo6pr4c

    @user-ek6fo6pr4c

    Ай бұрын

    Waa run waa waxa aan ka yaabanahy keyga ii gooni kaagana kula lihi ayeey wadaan

  • @twinkle_yara

    @twinkle_yara

    Ай бұрын

    Then dadki iskalaaxaa wa darood before u dagalka diciiiin

  • @fardushurre1668

    @fardushurre1668

    Ай бұрын

    ​@@user-gs1qj7vj3s😂😂😂😂

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439Ай бұрын

    illaah kacabso

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170Ай бұрын

    Wa doqon nimo waxas o kle

  • @hamdamoha8153

    @hamdamoha8153

    Ай бұрын

    Na wllo inan qayr kaya mxd ugu mashquulin oo wxy thy kudaba dhigy

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9eАй бұрын

    Ilaa 91duqamagaalada waxaa ka ahaa mudulood ilaa abadna asagaa ka ahaanaya dalka waa fidiraal markii caasamada laga dhigay ayee soomaalida kale u soo guureen cada dagabeed waa mudulood ilaa afgooye ilaa xarar dheere dadka reer xamarka ah marhore ayee yimaadeen afsoomaalikana mudulood ayee ka barteen waana dad yar dulmareenkii caanka ahaa markuu xamar ka hadlayay waxuu sheekay in dadmadow aad u cirween ayaan ugu tagay ayuu yiri reer xamark cadcad ka hor waxeey ahaayeen mudlood reer mataan nin yimid ee doon ku yimid hadii uu banaanka yimaado waxuu cunoo rabaa cidoo ka gadanaayana waa mudulood hada waa fidiraal 33sano cid aan mudulood aheeyn duqmagaalo kama noqon xataa maxaakiintii 2xisbulislaam alshabaab sadsxdooda duqamagaalada waxeey ka dhikeen mudulood cali mahdi..mudulood 1 c qaasin.....mudulood 2 c yuusuf....mudulood 3 sh.shariif..mudulood 4 x.shiikh....mudulood 5 faramaajo.mudulood 6 x.shiikh....mudulood 7 maxaakinta.mudulod 8 xisbulislaam.mudulood 9 10 alshabaab 10

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381Ай бұрын

    SOMALIYA DADKI JOOGI JIRAY LABA GOODE AYEY AHAAYEN WAAYO ARQAAN MAJIRIN MARYAHAAN CADCAD EE LABADA AH WAABA KUWII XUJEEYDA AYXIRATO ILAA MASAR AYA LAGA XIRAN JIRAY FARACIINTI

  • @inaqodaxeeyali8748
    @inaqodaxeeyali8748Ай бұрын

    Ooo hada ma isla saxan tahay, prank ayaa kaa galay in aad dadka ka nixiso

  • @user-ui5cb5tp4f
    @user-ui5cb5tp4fАй бұрын

    Af somliga ku adag mise xamar dhan wa sidaz bisinkow dulqaad ba ku dhameystey😂😂

  • @Haashimhassanhh
    @HaashimhassanhhАй бұрын

    Xamar waa caasimada umada somaliyed lkn qabiil somalia kamid ah baa dagan dhib kuma jiro ee Kuwaan TikTok jooga dadka isku dira

  • @nasiib631

    @nasiib631

    Ай бұрын

    Hal qabiiil ma Dageee intaas o qabiil ba daga qofka xamar lkn somalida dadka qayb xaqoooda xaqirtaa

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4jАй бұрын

    Lama.godala maxa laga wadaa ma qabilkada😂😂

  • @AnzalYeetu
    @AnzalYeetuАй бұрын

    Hhhj qabiil mafiicno lkn hg iyo abgal oojoogo😂 amusa bal maryaneey

  • @fiicaneefaceedkaroon3629

    @fiicaneefaceedkaroon3629

    Ай бұрын

    2wada Dalka san ka dhigen lee ma ahow kuwas Wallow dad fcn ay ku jiran,hadaneh wax laga cabsado ma ahn

  • @Xadiyoluula

    @Xadiyoluula

    Ай бұрын

    Labadaas waa dawarsadayaal

  • @jasonhimothytatum4439
    @jasonhimothytatum4439Ай бұрын

    wof wayn o ben ku qarabaneso ceeb mahoo

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704Ай бұрын

    Waxaa ceeb idinkoo dhalin yara inaad is waydiisaan xamar yaa leh. Waan ku dhashay xamar intii aan isla soo barbaarnay dagaaladii ka ilaa hada Waan iswadanaa anagoo kala qabiila hadana xamar lee noo ah hoygeena

  • @frank77w
    @frank77wАй бұрын

    Xamar iyo dhulka oo dhan ba ilaah baa leh. Nin walbana gurigiisa uu leeyahay. Reer xamarow idinka soomaali sax ah ma tihiin wadanka 0.5 baa ka tihiin. Waxna iskama celinkartaan edeb yeesha

  • @SiidcaliOsman-kc5nk
    @SiidcaliOsman-kc5nkАй бұрын

    Ani halisiyo

  • @IskufilanSido2810hooyad.
    @IskufilanSido2810hooyad.Ай бұрын

    Maxaa adunka jahil kunool ma dhimasha kaftan gasha ! 🤔

  • @sundusadan6403
    @sundusadan6403Ай бұрын

    Beentada hore runtaada danbe bay u darantahay🙄

Келесі