Xalku waa in aad is dhiibtaa !! | xalka kama dambaynta ah caadooyinka xun | Fandhaal Podcast 121 |

Пікірлер: 309

  • @mahamed.10
    @mahamed.1019 күн бұрын

    Dhagysiga heesaha iyo samynta caadada siigada wxy ahyd labada balwadoood ee noloshyda ila hadhy lkn alhamdulilah Hal sir aan kufaaiiday wligyna aana iloobi doonin waa habeenkii aan bilaabay salaatu-laylka ilaa hadana waan wada alhamdulilah

  • @user-gy9oq1ey4n

    @user-gy9oq1ey4n

    18 күн бұрын

    Masha allah tabarakallah

  • @aligamer-jp5ro

    @aligamer-jp5ro

    18 күн бұрын

    Asallamu caleykum wll muhamad arinka heesaha ayaan aad ugu dhib qabaa nio xal nooceya ayad iskaga ilalisa hesaha gaar ahan mrkad earphone ka hysati

  • @user-tx5wy6tc2s

    @user-tx5wy6tc2s

    16 күн бұрын

    P​@@aligamer-jp5ro Somali vocal dhagayso waa bilaa music mar mar podcast dhagayso Malin Malin xadiis dhagayso si aad ula qabsato asbuuci Hal mar dhagayso tafiisrka quraanka. Dhanka TikTok talabada koobad vedio hees codka ka xir. Muda kadib waa ka xiiso dhacaysa kadib marki ad TikTok galayso ku talagal wax muhiima Ina dhahagaysto lana Soo dag vedio muhiimaka oo ad ka heshid mudo kadib waxaa arkaysa adigo joojiyay dhagaysiga heesha. Tartib. Iskaga jooji anigu sidaas ayaa ku joojiyay abwe

  • @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248

    @wacaneeshcalaaeeshcalaa5248

    14 күн бұрын

    Illahay rabi haku siiyadsho imaanka

  • @MustafeMaxamed-mk8lx

    @MustafeMaxamed-mk8lx

    14 күн бұрын

    ​@@aligamer-jp5romaxad dareentaa markaad dhagaysanayso zhp😊

  • @mesuthassan
    @mesuthassan16 күн бұрын

    Siigada xalay ba igu danbeesay 16/6/2024 bal like isaara saan usoo xsuusto mar walba🎉

  • @XasanCali-tr5sb

    @XasanCali-tr5sb

    4 күн бұрын

    Hy sxp wali maturtay mise go an kda kutgnthy😊

  • @apdikhalaqhiz3529

    @apdikhalaqhiz3529

    3 күн бұрын

    Ma iskadaysay

  • @CabdixakiimDhiirane
    @CabdixakiimDhiirane20 күн бұрын

    Wllhi nolosheyda siigo ma aanan sameynin.lknse dadka waxey isweydiin doonaan dada aan jiro iyo siigada 25 sano ayaan jiraa mana ku dhicin waligey fuxshi ama kasineysi ma aanan ku dhicin alxm 🤲 alle ayaa mahad iska leh . Waqtigeyga waxaan ku soo qaatay dhiyaranimada xaga cibaada oo aan daa imo jiray xumaanta aan ka dhowrsan jiray Alxm alle ayaa mahad odhan iska leh

  • @MOHAMETDARWIN

    @MOHAMETDARWIN

    20 күн бұрын

    Masha Allah alle hakugu wado sxb ❤

  • @aligamer-jp5ro

    @aligamer-jp5ro

    20 күн бұрын

    ​@@zaxaneofficial1775waa wax laga xumado sxb ,qof wanag ku hadley in aad hdlkisa dhanka kle uweeciso, oo xuman ka dhex radisi, runti xilligan casriga sidii aan prank udawanyny ayeynu wax wlpa khiyaligas uhysana wllkei ilaahey ka cabso mrwpa allaha ku danbi dhaafo .

  • @zaxaneofficial1775

    @zaxaneofficial1775

    20 күн бұрын

    ​@@aligamer-jp5roaamin wllo adna alle ha ku danbi dhaafo mahadsanid

  • @cadecarab9620

    @cadecarab9620

    20 күн бұрын

    Ale umahad celi shugriga badi oo ilaahay

  • @S.USAwg6ux

    @S.USAwg6ux

    19 күн бұрын

    ماشاء الله ربي يحفظك من كل شر و سوء ❤

  • @jidkahanuunka1374
    @jidkahanuunka137419 күн бұрын

    Ilaahayow wax wanaagsan ku abaal mari Cumar inshaar❤

  • @hafsahafoosa5463

    @hafsahafoosa5463

    14 күн бұрын

    Aaamiiin 🤲

  • @GUULEEDBARRE-up2if
    @GUULEEDBARRE-up2if20 күн бұрын

    Day 79 remember you're not just breaking a habit you building new you.

  • @KurulusOsman-12374

    @KurulusOsman-12374

    20 күн бұрын

    Wan isku day in aad caado samaysto lkn markan 20cisho marayo iga dhacdaa ficilkaas. Wlhi waxban akhriyaa wax ban edit gareeya muuqaalada luuqadan bartaa hadana way iga dhacaysa uun mararka qaar wan niyad jabayaa bro

  • @Amn09888

    @Amn09888

    20 күн бұрын

    ​@@KurulusOsman-12374 socail media imisa saac ayad isticmaasha zxp

  • @abdiladiif1745

    @abdiladiif1745

    20 күн бұрын

    ​@@KurulusOsman-12374zxp soonka kudar maskaxdaadan baro

  • @Amn09888

    @Amn09888

    20 күн бұрын

    @@KurulusOsman-12374 zxp isticmalida internet ee badan waa waxyaabaha nagu soo celinaya ... 2saac ka bdan hadaa isticmaashid waxaad khatar ugu jirtaa in aad ku soo laabatid... Lkn xitaa mararka qaar adigoo qorshaha sifiican uwada ayaad iska soo noqon ... Ilaahay aan barino un

  • @XudayfiCabdiwaxid

    @XudayfiCabdiwaxid

    15 күн бұрын

    ​@KurulusOsman-12374 Zxp arinkaas waan kula qabaa lkn xalkiisa waynu xalinaynaa Gaar ahaan ani hadda muddo ayan ka maanaha❤

  • @mascudmarcelo4505
    @mascudmarcelo450520 күн бұрын

    Jaxiimo holcaysa waye caadada siigada walal iskadhaf❤

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo20 күн бұрын

    Maanta anigoo guur diyaar u eheyn shugaansi go'aan ayaa ka qaatay Insha Allaah

  • @user-uf4ir6kd2e
    @user-uf4ir6kd2e20 күн бұрын

    Kusali nabigeena Mohamed scw scw scw scw 💔😢

  • @AymenAbdallah24
    @AymenAbdallah2417 күн бұрын

    2017 ayan bilaby anigo 13 jidh ah wax kasta wa sameyy lkn wa jojin wayy insha allah waxa rajynaya inu ilahey iga madobeyo😭

  • @mohamettdrahimahmet314

    @mohamettdrahimahmet314

    16 күн бұрын

    Zp hal talo gym aad wlh waad iska daynausa marka

  • @apdirappiapdikani783

    @apdirappiapdikani783

    15 күн бұрын

    Zxp anaa xal kuu haya ee kaaly

  • @axmedshimaali7671

    @axmedshimaali7671

    13 күн бұрын

    Hooy . I maqal. 1. Salaada jamacada ilaali marka hore 2. Kelinimada iyo cidladana iska ilaali. 3. Salliga nebiga iyo tasbiixdana badi. Alle haka madoobeeyoo😢😢 walaal

  • @barkhad21
    @barkhad2119 күн бұрын

    26:05 Hhhhh wallaahi muuqaalka bilowgiisa siduu ku sheegay walaalkeen muuqaalkaan waa Kanzi, sida aan aniguba aaminsanahay 100% waa sidaas, qofku hadduu ogaado xaqiiqadiisa wax walba wuu samayn karaa hadday dhab ka tahay, hadduusan samaynin sowmaahan qofkaas wax kalaa ka khaldan, fadhiga haddii lagaaga tago ka daba carar dadka wuuuuw war ha iga tagina hhhhhh, mahadsanid walaakay saaxiibkay legend Cumar Inshar.

  • @Amn09888
    @Amn0988820 күн бұрын

    Mobel 24 hour isticmalid -----> Game ciyaaris io ciyaaro iska dawasho Wakhti lumin---> bilaa Qorshe ama aan lagu dhaqmayn ----> indho laabasho la'aan ---> kusoo noqosho aflanta xun io siigada 🔁.

  • @____Cumar____
    @____Cumar____20 күн бұрын

    Waa xalaqadi 122 sidaan filayo omarow, Qofku wuu gafayaa mihiimadu waa inaanu is dhiibin awoodiisa waa inaan isku haleyn ilaahay waa inuu talasaartaa sababta oo ah wax kasta si fudud ayuu kaaga kaxayn karayaa ilaahay aan ku kalsoonaano rabbi dhalinta fal kasta iyo ficil kasta oo xun ha ka badbaadiyo aamiin.

  • @Isniin_podcast
    @Isniin_podcast20 күн бұрын

    Wcs waqti fiican i soo gaaray videogaan jazakallah akhii ❤😢

  • @AbdallaMohammeddi
    @AbdallaMohammeddi20 күн бұрын

    Alxamdulilah! War Hoooy! Salaada oo la joogteeyo hala ogaado, Thanks inshaar❤

  • @zuldaaniserar
    @zuldaaniserar20 күн бұрын

    Walalayaal iduceya wlhi wan riiqmay ya alaaah

  • @kimu24june

    @kimu24june

    20 күн бұрын

    Don't say that plz you will free I.a

  • @kimu24june
    @kimu24june20 күн бұрын

    The truth is that our youth are going through hell but we are ignoring them. I can say that 85% of your young people are suffering from all sorts of addictions may Allah help us

  • @bukhatir1454
    @bukhatir145419 күн бұрын

    Caado xun qofku wuxuu iskaga jari karaa in uu kadheeraado tilmaamaha caadada xun 😊😊

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f19 күн бұрын

    Omar inshar youtubers ugu ficnaa an arko oo soomaali ah😮❤

  • @user-ph6cr3ft9k
    @user-ph6cr3ft9k20 күн бұрын

    Wax an ku dhibana siigo aya jirtay waxa igu danbaysay 2023/10/10 hada wan is badalay alx

  • @abdiladiif1745
    @abdiladiif174520 күн бұрын

    nio ducadaan aqri salaadwalbo kadib allahuma agfir danbii wadhahir qalbii wa axsan farjiiii. sido kale firaaqo iga ilaali legendoow /legendary .

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali767113 күн бұрын

    Ogow haddi aad joogtayso saddex shey caado kasta oo xun waad dayn doonta. 1. Salaadda ilaali weliba jamacaada ku dadaala (Ragga) Dumarkuna waqtigeeda ilaaliya. 2. Qur.aanka ka dhigo wehelkaaga maalinkastana aqri oo joogtee si maalin ah intaad doontid ba ka akhri. 3. Istiqfaarta iyo tasbiixda joogte oo markasta afka ku hay hadaad shaqadaada joogto hadaad wadad marayso iyo hadaad meel kale joogtaba . Shayga markasta aad iska ilaalinaysana waa in aad noqoto keligaa ama cidlada . Mshadsaanidiin.

  • @Abdi-Raxmaan
    @Abdi-Raxmaan20 күн бұрын

    جزاك الله خير يا استاذ غالي الله يحفظك ❤

  • @ElmiMoha-kw8xx
    @ElmiMoha-kw8xx20 күн бұрын

    Thank you uztad cumar 👏

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman414619 минут бұрын

    Wlhi waa fikrad cusub thanks omer inshar ......cajjib

  • @MaxamedKululeste-hv9hd
    @MaxamedKululeste-hv9hd20 күн бұрын

    Cumarow wlhi waxaan is dhahay wuu kaa war hayaa sada adigoo ani itilmaamayo aad baa umahadsantahay noo soobadi mowduucyadaan jazakallaah

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f19 күн бұрын

    Goaanka aad wali qadaneyso haduu yahay mid wali meshi aad kusugantahay waxa tahay wali kii😊

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q19 күн бұрын

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤❤❤❤ shukran wll sare

  • @zeynababdirahman8511
    @zeynababdirahman851120 күн бұрын

    شكرا استاذي

  • @cabdullahiMursal
    @cabdullahiMursal20 күн бұрын

    Cumar sxkey waad mahadsantahay❤ jizakallah bro

  • @MursalAbdi-fz8th
    @MursalAbdi-fz8th19 күн бұрын

    Umar Inshaaar Nin Waxbdan Nolosha Wax Kabartay

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse94920 күн бұрын

    Shukran omar inshar ❤❤🤝👍👏

  • @Hasanmohamud74812
    @Hasanmohamud7481219 күн бұрын

    واتتي العزم لقدر اهل العزمة ❤اللهم اخففني الحياة الدنيا امين يا رب

  • @suleiman6109
    @suleiman610920 күн бұрын

    جزاكم الله خيرا

  • @AbshirYahye
    @AbshirYahye20 күн бұрын

    Sxb cumar waxan ahay saxiibka ugu horeeye barnaamijyadda macalin aya noo tahay caafimaat fiican ayan ku rajeynaa

  • @SHANKARINHO
    @SHANKARINHO7 күн бұрын

    26/June/2024 maalin is bedel mudan iyo xal kama dambees ah insha alllah ❤

  • @josephjmc9640
    @josephjmc964019 күн бұрын

    ani waxa sameyn jiray malintii 2bo jeer waxa iskaga daayay 8 bilood mobile la an ahay mobile iga halawa sido kale wax yaalo badan ayan iska dayay game iyo social media waqti badan la isticmaalo waxa ilahay uga mahad celina alxm

  • @salmanabdirahmanmuhammad4559
    @salmanabdirahmanmuhammad455910 күн бұрын

    8months ka hor ayaa iigu dambeysay alx wallahi aniga sidaan ku daayay waa mid adag go,aan walbo intaan qaatay ayaan iska dhaafi waayay ilaa waxaan gaaray heer aan ka haajiro wadankii aan joogay aana u jihrooday wadan kle

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS20 күн бұрын

    Golden voice❤😊

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse299316 күн бұрын

    Mashalaah cumar alle hanokaaraajiyo wllo

  • @Barbaarka-iu2dx
    @Barbaarka-iu2dx8 күн бұрын

    sxb cumar jazakallahu khayran

  • @im7somali
    @im7somali19 күн бұрын

    "To achieve things you never achieve before you must make a decision to do things you have never done before"

  • @aligamer-jp5ro
    @aligamer-jp5ro20 күн бұрын

    Runtii qof wlpa xalad buu la daala dhacaya oo ku ibtilysan yahey mid s**gada ku ibtilysan, mid balwada ku ibtilysan lama so kobi kadho dhmnten ilaahey subxnlhu watacala ha inaga hanuniyo xaladaha aynu la daala dhaceyno dhalinyroy quusta aynu iska ilalino quusta wa mesha laga dhaco kaba'irta waweyn naxarista ilahey yeynan ka qusan .

  • @deeqaadam8352
    @deeqaadam835217 күн бұрын

    Rabiyow adaa nagufilan

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw11 күн бұрын

    Sxp upka buugaagta laga akhristo iisheeg allah ku barakeeyo❤

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways470516 күн бұрын

    الحمدلله ugu danbeyn inaad xalka dhabta ah usoo jeedisay waan ku farax sanahy waayo ,waxaan in badan is lahaa u cumar dadka waa uu daalinaayaa, lkn hada ayaad runta kla hadshay, waxaana rajeynaa in aad "Zamaalaadka" , wax kasoo xigato, SA. NA, IYO AA, ilahey waxaan ka baryaayaa in ay wadankeenu imaadaan ama dhalin soomaaliyeed aan arko oo aragtiyahaas wado , i.a xalku wuu inoo iman dalkena ❤

  • @Amn09888

    @Amn09888

    15 күн бұрын

    Zamalaadku wax maad nooga yara sheegi karta ?? .... Commenti hore oo vedio hore ku soo qoratyna waad ka waydiiyay

  • @maxamedaways4705

    @maxamedaways4705

    7 күн бұрын

    @falsafadda زمالة مدمني المجهولين, ku qor Internet ka raadina qisadeeda carabi ama English ayaad ku heli kartaa ,qof somali oo ka hadlay inoo jiro uma maleynaayo, waa wadada ugu fudud ee addiction looga caafimaado 12steps ayey lee yihiin, weyna is caawiyaan si ay uga taqallusaan idmaankooda

  • @maxamedaways4705

    @maxamedaways4705

    7 күн бұрын

    @@falsafadda faahfaahin dherad hadaad ka rabtana whatsapp igala soo xiriir

  • @user-rp4bn2kk9e
    @user-rp4bn2kk9e20 күн бұрын

    Waa kuwataa legend

  • @farahninwayn7734
    @farahninwayn773420 күн бұрын

    Bismillah 2008 Ayaan bilaabay 2024 waan wadaa 16 sano ayaan wadaa illaahay ayaa iga madoobayn kara siigo way iga adkaatay 30 jir ayaan noqday Guur waan rabaa hadana wax walba waa sidii hore omar inshaar Qoraalka waa la wadaagi kartaa dadka say iigu soo duceeyaan in alle iga modoobeeyo caadadaas xun salaan sare🤝

  • @mohamedabdul7591

    @mohamedabdul7591

    20 күн бұрын

    Allaah hakaa madoobeeyo bro adina Adina dadaal.

  • @dhamme0

    @dhamme0

    20 күн бұрын

    Goan waali ah qaado 1: mobil yar qaado 3.bil tabliiq raac Qolkaga halagula dego yacnii firaaqada iska daa

  • @farahninwayn7734

    @farahninwayn7734

    20 күн бұрын

    Aaamiin wllo

  • @abdiladiif1745

    @abdiladiif1745

    20 күн бұрын

    @@dhamme0 wllhi waa qoslay pro niiclo qaadp killed me 😂

  • @asadyare68

    @asadyare68

    20 күн бұрын

    Allah hakaa madoobeeyo wllo istikhaarayso Allah ka Bari waxka kheyrbadan talooyinka labixinaya isku day inaa waxka dhaqan galiso

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal1436 күн бұрын

    Xuluusha cumar inshaar waa fowqal caqli

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo20 күн бұрын

    Sida ugu fican bad nogu faafahisay mahadsnid umar ishaar

  • @ju4965
    @ju496520 күн бұрын

    Mahadsanid

  • @SahalMaxamuud-fj6rb
    @SahalMaxamuud-fj6rb13 күн бұрын

    Shukran macalinkaygaa❤❤❤

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs16 күн бұрын

    Waadawaday 7sano markad so galisay waxana joojiyey caado xun inan telfon heysto uun inan asaxab badan yeeshobwaa joojiyey waqtigaygana waa qaabeyey alxamdulilah thanks huuno omar

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530Күн бұрын

    Mawducan 100% waa macquul runtii waana mid qosol ah sida ustaad cumar uleeyahay carar marka aragto kabadhka qaadka

  • @IsmailIbrahim-zt8hf

    @IsmailIbrahim-zt8hf

    20 сағат бұрын

    😂😂 micnuhu ha u dhawaan uun weeyaan kollay

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal1436 күн бұрын

    Cumar wall naga wayn oo ka war haya xaaladaha guracan ee dhalintu sameeyaan

  • @user-wc4wq1if1p
    @user-wc4wq1if1p20 күн бұрын

    xalad ihaysata shegty jazakallaH

  • @YusufAhmed-ot2gj
    @YusufAhmed-ot2gj20 күн бұрын

    Thanks

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna20077 күн бұрын

    Yaa allah 😢😢ani waxan ka oyaa caajiskeyga faraha badan wall qaali waxa kaso hadashaa daawada caajiska uusan qofka waxba qabsan karin😢😢😢

  • @muduabdi2946
    @muduabdi294620 күн бұрын

    Wcs usdhath cumar inshar

  • @user-rs3yh7ok5q
    @user-rs3yh7ok5q20 күн бұрын

    Wllky +macalin waa runtaada iraadadaada waxba uguma qaban kartid

  • @user-li6cj2bp5w
    @user-li6cj2bp5w19 күн бұрын

    Masha allaha alx waxaas Marka Hore ayaan ka tagey alx

  • @yassinhassan2566
    @yassinhassan256620 күн бұрын

    Ilaahow igamadoobeey wlhi faasuq ma ihi lkin weey idhibtay hadaa aragto comment keyga iducey inuu rabi iga madoobeeyo ustaad mahadsanid. Inaan faasuq ahay ayaan Monday lkin wlhi waa jiro caawa ayaan fahmay

  • @farxaanmuuse2993

    @farxaanmuuse2993

    16 күн бұрын

    Illaaha awoodale hakaamadobeeyo wll

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc675119 күн бұрын

    Omuroow mahadsanid hadaanba kusigtey waad ibadbaadisey sababtaan i guursan la ahayna waa Aabaheygaa jaad cuna waana kareebi weyney dhibta asaga haysata iyo dhibta Aniga iheysata kenya oo dalkeena soogalisa maandooriyahaas oo waalidiinteena ilowsiiyay nafsadooda iyo nafsadeena waxa danta u ah sorry waan kabixidoonaa ee Allaah hanoosoodhaweeyo waqtigaas i am 22 years old my friends

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo20 күн бұрын

    Anigu sigaar jaad ban ka adkaday allhadulilaah

  • @MohamedAbdiwali-wv6lo

    @MohamedAbdiwali-wv6lo

    16 күн бұрын

    Walal meqa sana wasay sideesa iskaga jartay meqa bariyasa kasowaregatay

  • @WllAhmad-zv4cn
    @WllAhmad-zv4cn20 күн бұрын

    Tanks

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad297820 күн бұрын

    Cumar inshaar inshaa allah waxaa noqon doontaa Suleymaan alqaanuuniga Casrigaan ❤

  • @ZakariyeZakariye-k5w
    @ZakariyeZakariye-k5w4 күн бұрын

    Aniga caawa iigu danbeyso insha allah

  • @___-qi9br
    @___-qi9br20 күн бұрын

    iska ilaaliya Caadoyinkas Waa Jaxiimo Holac tufaysa

  • @naftadaahir

    @naftadaahir

    20 күн бұрын

    😂sidiisa u hadleee😂😂😂😂

  • @abdiladiif1745

    @abdiladiif1745

    20 күн бұрын

    waa cimaratee 😂

  • @Mujaahid098

    @Mujaahid098

    20 күн бұрын

    😁😆😂😂

  • @raatikaapdalla7940
    @raatikaapdalla794019 күн бұрын

    Ustaad intaa kala soo xariira Arin ayaa igu tagan

  • @AbdiHakin-wr4rl
    @AbdiHakin-wr4rl20 күн бұрын

    Are you good guy brother 👌

  • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
    @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw20 күн бұрын

    Omar inshaar waa waayo Arag 😂😂

  • @bilaaal5881
    @bilaaal588120 күн бұрын

    Hadii guursado waa ka fcnana

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka20 күн бұрын

    Result-ka ka dhashay yaraanshaha guurka wakaa

  • @AffectionateBassGuitar-ge5fp
    @AffectionateBassGuitar-ge5fp20 күн бұрын

    Waad mahadsanthy wllky omar walhy magaranayo waxa aan kuugu mahad caliyo mahadsanid

  • @cadecarab9620
    @cadecarab962020 күн бұрын

    Alxamduli lahaa Ale ayaan tale saartay wuuna ii fudaydiyay

  • @RIYADMAHREZ-he8mr
    @RIYADMAHREZ-he8mr19 күн бұрын

    Go aanki ugu adka aan ka qaato siigada wxn wdy 40 mln

  • @user-dn9kd7hi8r
    @user-dn9kd7hi8r20 күн бұрын

    Alxamdu lillah

  • @user-ly3ul8dm2c
    @user-ly3ul8dm2c7 күн бұрын

    Ilahow siigada iga madoobay 😢

  • @wllkeita5308
    @wllkeita530819 күн бұрын

    3weeks Alxamdulilah 😊

  • @MohammedHassan-jt5mb
    @MohammedHassan-jt5mb20 күн бұрын

    Waad na badbaadisey ilaahey kasukow ❤❤ ilaahey hanaga madoobeeyo😢

  • @warfaa_soysoy

    @warfaa_soysoy

    20 күн бұрын

    Xoolo isba waa siigaystaa waaba sababta uu ugusoo celceliyo mawduucan waa nin Depression ku dhacay oo Qatar 20 sano single ku ahaa

  • @khadaribnufaysal7321

    @khadaribnufaysal7321

    19 күн бұрын

    Akhii miyadan alle ka baqeyn mxaad ninkaa weyn ee caruuraha leh u qadfeysaa haduu wX muhiim ah ku sheegay mad ka qadatid o shukran dhahdid hdii klena ama iska dhaaftid mxaa kenay waxaas oo been ku abuurasho ah Mise sidaaada ayaad u haystaa ninkan inuu hada soo qaangaadhey oo xiiso shaho hayso waa nin 36 dhafay oo garanya noloshu wxy tahay ma wxd modey 16 jir mise 18 mise 21 jir u cusub tahay shahwdu oo caqli kle laheyn. Isku xishoo nio oo naftaada ixtiraam لا حول ولا قوة الا بالله ​@@warfaa_soysoy

  • @MohammedHassan-jt5mb

    @MohammedHassan-jt5mb

    19 күн бұрын

    ​@@warfaa_soysoypro ninkaan caruur ayuu leeyahay😢

  • @AhmedAk-uy5jj

    @AhmedAk-uy5jj

    19 күн бұрын

    ​@@warfaa_soysoyWax aadan waxba ka ogayn hayska soo qorin

  • @abdiladiif1745

    @abdiladiif1745

    19 күн бұрын

    @@warfaa_soysoygarac ninka kadhac

  • @Mujaahid098
    @Mujaahid09820 күн бұрын

    Alx 10 months ago🤲

  • @user-to7xl5yz3u

    @user-to7xl5yz3u

    20 күн бұрын

    Shp imisa sanaad isticmalaysy

  • @Mujaahid098

    @Mujaahid098

    20 күн бұрын

    @@user-to7xl5yz3u 4sano shb

  • @Sayid_999

    @Sayid_999

    19 күн бұрын

    @@user-to7xl5yz3usanadka 4 aad 🙂❗️

  • @m.amiincabdulaahi
    @m.amiincabdulaahi19 күн бұрын

    Xaqiiq wlhi 🔥

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman414615 минут бұрын

    Talaapoyin waali ah cajjib lkn horey uma arag Cajjib

  • @AbdaleDaahir-wj7bj
    @AbdaleDaahir-wj7bj20 күн бұрын

    guulmusliminta❤❤❤guul.ustad.cumar.inshar❤❤❤

  • @saidharedaden1424
    @saidharedaden142414 күн бұрын

    Baahi faqiirnimo iyo daciifnimo hada rabtid siigeeso ❌

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh15 күн бұрын

    Walaal Cumar inshar codsi Kasoo hadal xifdinta quraanka kariimka iyo sida ugu fudud oo lagu xifdin karo

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam133714 күн бұрын

    20 Days ayaa laga jooga alx 😢😂

  • @user-rp4bn2kk9e
    @user-rp4bn2kk9e20 күн бұрын

    Ku sali nabiga wll

  • @bilaalpro160
    @bilaalpro16019 күн бұрын

    Omar iraado dadka ma wada fahmayaan meshaa waxaa fecneed inaad somaaliyeyso ad tiraahdo donis

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka272720 күн бұрын

    Waxaan rajeynayaa inta la nool dhibaatada balwada in ilhy ka dhex bixiyo xaalado gaar ah ayaa jiraan oo kaliya fahmi karaan kuwa isticmaalaaya balwada

  • @user-josephinho
    @user-josephinho20 күн бұрын

    60 day

  • @ahmedmohamoud99
    @ahmedmohamoud9912 күн бұрын

    Ani ahaan guurka door muhiim ah baan u arkaa rasuulku in la guursado dadka wuu ku boorin jiray isagoo uuga digaya sino in lagu dhaco iyo caadooyinkaas liita

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed406119 күн бұрын

    Halka caado ee aan iska joojin kar la.ahy waa too much screen time maalin walba wxaan qataa go.aan aan ku xadidayo hadana ma joojiyo nafeheena wixiii khayrka u leh ilahy hana waafajiyo🤲🏻😢

  • @MaxamedAbdiwali-qx3sy

    @MaxamedAbdiwali-qx3sy

    19 күн бұрын

    Wa fududahay qabka iskaga daynayso anaga kushegeno sist

  • @khaliv67

    @khaliv67

    16 күн бұрын

    Keep me Out lasoo Dag Kuxir saacadaha aadan rabin inaad isticmaasho

  • @user-yv6xp5yb4o
    @user-yv6xp5yb4o20 күн бұрын

    9 Sano aan wadaa 2016 ilaa hada,si anyeelin maleh marki igu roneed waxan mogaa 124 beri isooduceya wan yabanahee

  • @zalimhussein6118

    @zalimhussein6118

    20 күн бұрын

    2012 2024 😢

  • @qaalid2020

    @qaalid2020

    19 күн бұрын

    2015-2024 bisha may💔

  • @Xidig8

    @Xidig8

    19 күн бұрын

    Asc sxb saalim ma ila soo xiriir karaa anaa group kugubdaraya​@@zalimhussein6118

  • @williamwilliam1337

    @williamwilliam1337

    14 күн бұрын

    2017 -2024 29 may😢

  • @cfataaharabin772

    @cfataaharabin772

    11 күн бұрын

    Kwran zxp cimri dagdag, dulinimo, bidaar miyaadan kadhaxlin 😢

  • @user-manchesterbluefc
    @user-manchesterbluefc20 күн бұрын

    First❤

  • @emeats6027
    @emeats602719 күн бұрын

    Video inta ugu danbeyso TikTok hala geyo😂😂😂

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq20 күн бұрын

    Makasheekeeyaa qisadaas ?

  • @AbdiWahaab-tl1mt
    @AbdiWahaab-tl1mt19 күн бұрын

    Yaa balan iska qaadna inaa dib danbe ugu laaban xumanta

  • @XeydarAbdi-gl6sx

    @XeydarAbdi-gl6sx

    19 күн бұрын

    4 days leen moogahy

  • @MohamedAbdiwali-wv6lo

    @MohamedAbdiwali-wv6lo

    16 күн бұрын

    Anaga ee nasoqabo wll

  • @abdiladiif1745
    @abdiladiif174520 күн бұрын

    waa near jaxiimo tufeysa dhalinyaro 😂

  • @HOREYE
    @HOREYE20 күн бұрын

    Omar inshar maxadan isugu dayin inaad podcatigaga aad gaarsiiso platformska sida Spotify, Google podcast. 🎉

  • @Khayre11
    @Khayre1119 күн бұрын

    Insha allah 14 Jun 2024 ❌️