Xabsigii LAANTA BUUR iyo Xukunkii Maxkamadii Badbaadada. Qaybta 3-aad.

Xabsigii LAANTA BUUR iyo Xukunkii Maxkamadii Badbaadada.
Qaybtii 3-aad, taxane 5-qaybood ah.
#Weligaa ha talax-tegin.
#Ficilkaaga maanta, waa taariikhdaada berrito.

Пікірлер: 52

  • @mhassan0163
    @mhassan01632 жыл бұрын

    Abdillaahi Cirro waa Isaaq/Habar awal/ Sacad Muuse/Xuseen Abokor/ Nuux Ismaciil/ Reer Gadiid/ Maax Gadiid Waxaan nahay isku reer, waa tuug khaa'in ah daalin ah, dad baan isku xignaa, Somali cid aanu dhibin ma jirto, Allah naarta ha geeyo, haku fogeeyo, annagu sida Mareexaanka ma qarsanno daalinka, waayo dhaqan uma lihin

  • @engsayidmohamed7527

    @engsayidmohamed7527

    2 жыл бұрын

    Inkaaar aale haku rudeee saw ninku daalinbuu ahaa waar sawka hargeysa inalajoogee iska raaaxaysanya allle cadaabta kugu fogeeeee ilahaw maxaaa daaaalin noolllllllll

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    Жыл бұрын

    @@engsayidmohamed7527 ogaada in dawlada reer waliba ku jiray

  • @amareto5772

    @amareto5772

    3 ай бұрын

    Sida aad ugu abtirisay, Rasuulkeenii suubanaa (CSW) ma ugu abtirin kartaa?

  • @alialiahmed4475
    @alialiahmed44752 жыл бұрын

    Waa aqaan nin dhaliyaro ah oo xaraga badan ayuu ahaa oon Qabiil aqoon

  • @axmedaden1655
    @axmedaden16553 ай бұрын

    Walee isaaqu waa livaaxyo aan runta ka gaban ,waan laqiirooday walahi dhibka ay ku marisay dawladi siyad bare

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel6 ай бұрын

    Wallaahi waa legend. Respect from Somaliland. 1981 11 sano ayaa jiray haddana isku faac aanahay

  • @sadiiqtahliilafrah
    @sadiiqtahliilafrahАй бұрын

    Ninkaan waa wanaag badan masha allah

  • @galaydh2255
    @galaydh22552 жыл бұрын

    Nin qalbi wacan yaa tahay Ramadan-ta barakadeeda ILLAAHAY haku siiyo

  • @abdibasirmohamed9650
    @abdibasirmohamed96502 жыл бұрын

    Allaah ha u naxariisto Sheekh Maxamed Macalin Xasan.

  • @alialiahmed4475
    @alialiahmed44752 жыл бұрын

    Isku jamacadan ahayen mechanics m2 ayuu ahaa ana E2,aniga iyo sh mustafa

  • @abdirshiidmaxamed6730

    @abdirshiidmaxamed6730

    Жыл бұрын

    Waxuu ku dhameystey mechanical Engineer Dalka france kagana shaqeeyey warshadii Renault Truck..sidaad sheegtey ayuu ana iisheegey saxiib ayaan ahyn aad isugu dhow, hada ma somlnd baad jogtaa

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 Жыл бұрын

    Cajiib,,Waxaan Maqli jirey, Runta iyo, Taariikhda, Lama dili karo, Waa nin xasuus badan,oo qalibi wanaagsan, allaha, ku siiyo khaatumo,fiican,

  • @marikafarah761
    @marikafarah7612 жыл бұрын

    Oooo. Hoyo. Cajibsana. Ilahayow Naxariiiso

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri54422 жыл бұрын

    Cabdilaahi cirro isku reer ayanu nahay maanta laga bilaabo xagayga waa dambiile

  • @HassanMohamed-jq4xh

    @HassanMohamed-jq4xh

    2 жыл бұрын

    Inader walaahi sido kale ninkaasi taarikhmadaw ayu ku leeyahay umada somaaliyeed waliba ma dhaadhawa. Waxaan la yaabayey maalin u maxamed kahin laaha cabdilaahi cirro waa in dunuub badan ka galay dalka iyo dadkaba

  • @AbshirFarole

    @AbshirFarole

    2 жыл бұрын

    @@HassanMohamed-jq4xh Cirro iyo Kaahin ba danbiyo badan ayay ka galeen ummad soomaaliyeed runtii. Waxaan la yaabaa markaan arko kaahin iyo raga la mid ah oo da'yarta reer SL ugu sheekaynaya Kacaankii baa na xasuuqay ama dhib gaysatay xilligu isagu uu ka mid ahaa dadkii ummadda dhibaatayn jiray.

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    2 жыл бұрын

    @@AbshirFarole dee caddayn baa lagaa rabaa sida ninkan. Ciil hadal waxba ma taro.

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    Жыл бұрын

    @@Between-earth-and-sky adigu ma ciraad leedahay waxba ma gaysan

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    Жыл бұрын

    @@gedefletv6049 Cirro waa dambiile xagayga ayaan ku idhi

  • @joinownpaypaylsavebiihi301
    @joinownpaypaylsavebiihi3012 жыл бұрын

    Maxamed c.caynab wa taariikh wa xusuus qiima leh Runtii waxan daawaday inbadan Aqoon yahan waku salamay

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire76602 жыл бұрын

    Xaqiiqdii Majeerteen Waddanka Waa Laga Ilaalin Jirey Waana Lagu ilaalin Jirey Ogoow!!...waana Quruun Faro Badan oo Waxbartay,..Sc.

  • @khaliiffaarax6908
    @khaliiffaarax69089 ай бұрын

    Hooyo😢😢😢

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын

    Mxmed warsame qasaali walaalkiis. Yes waa geeriyodey Qatar, Asagana

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Жыл бұрын

    Maxamuud geele waa nin maxamuud saleebaana oo cismaan maxamuuda waana noolyahay

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire76602 жыл бұрын

    J/lle Siyaad Allah Yaa-Raxma Rag Buu Ahaa!!.!!!.Sc.

  • @umurowda6887
    @umurowda6887Ай бұрын

    geelle hadaad maqasho waa dil

  • @saedahmed9569
    @saedahmed95692 жыл бұрын

    Waxaa cajiiba Ninkani ilaahay waxa uu ku galaday xasuus iyo dad Aqoon ilaahay danbigaaga hadhaafo sidad ucafisay kuwaas lkn hubaashii dadkay dileen ma cfinayaan

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 Жыл бұрын

    Abahey wuxu ahaa Avvocato oo ragas matalay jiiri sida General Salad Gabere iyo General Mohamed Abshir kabacdi xata asaga waxa lagu xukumay toogasho. 8 sanno kabacdi ba la so dayay oo waxa xukumay Geele.

  • @shuibbotanhashi8872

    @shuibbotanhashi8872

    4 ай бұрын

    Magacii saxiib ninkii xukumay goor dhow buu dhintay la dhahaye

  • @user-qz6dz9nk2g
    @user-qz6dz9nk2g5 ай бұрын

    isdhaadhaqoo

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky2 жыл бұрын

    Ninkani waa in uu Cabdillaahi Cirro kiis ku soo oogaa, Somaliland-na waa inay si xaq ah u qaadaa oo waajibkiisa la mariyaa. Isaaqnimo inaga socon mayso.

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri54422 жыл бұрын

    Waayo waxaasi waa wixii aan kula dagaalamay xukuumaddii siyaad barre

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud50752 жыл бұрын

    Rajiimkii kacaanku cidna uma roonayn ,gaar ahaan qabiilada wax ka ridan kara Isaaq,iyo majeerteen ,waxa uu adeegsan jiray reeraha laga tirada badan yahy ,Siyaad bare iyo cali samatar ,dafle sadexda nin ee dalka haystay ee somali sida u galay.maanta waxba looma haysto laakiin waa taariikh in la ogaado ah si wax loogu qaato.kuwa yidhaa dawladii baa inaga burburtay dadka qaar waxaa ayaa lagu hayay.

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire76602 жыл бұрын

    Adeerkaa Geelle Maku Difaaci Waayey!!.

  • @mahadjama1481

    @mahadjama1481

    Жыл бұрын

    Geele ma eheen Avvocato ee wuxu ahaa Gudomiyaha Maxkamada ee niinka dadka toogasho ku dhameeyey waye.

  • @umurowda6887
    @umurowda6887Ай бұрын

    nimankii ufo badidooda caruur ma dhalin oo xaniinyaha laga saaray

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Жыл бұрын

    mj wa fulaydi gardarada badneyd.

  • @anwardirir2847
    @anwardirir28472 жыл бұрын

    cabdilaahi ciro waxaa amrayeye siyaad bare iyo inadafle

  • @amareto5772

    @amareto5772

    3 ай бұрын

    Aakhiro yaa ka yeelaaya? Iyagii amraayayna waxay leeyihiin aaqiro:"Ma inagaa ku qasabnay"? Quraanka ayay ku taalaa.

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 Жыл бұрын

    GORGOR OO AH MAJERTEEN.OO AHAA NIN QAALIYA.MARKAA MIYUU JOOGEY. MIDA KALEH MA AAD SHEEGIN MESHA AAD XUDEYDA KA JOOKTEY. I MEAN TUULADA.

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey64442 жыл бұрын

    Xabsigii Majeerteen

  • @mustafeosmanguricel8695

    @mustafeosmanguricel8695

    2 жыл бұрын

    sh/max"ed macalin

  • @abdiyusufabdirahman6039
    @abdiyusufabdirahman6039 Жыл бұрын

    LABO NIN MAGACOODA MASHEEGAYO! HORAAD USOO SHEEGTAY

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle24402 жыл бұрын

    Jaalle...ALCOHOLKII miyaad cabtay Murqaan habeenkaas...kkk

  • @mhassan0163

    @mhassan0163

    2 жыл бұрын

    Cawaale kuwii dulmiga wadey baad kasoo jeedaa dadnimo ma lihid diir naxa ma lihid waalidkaa waa naarta. Boolli baad kusoo kortay. Allah ku dullee

  • @cawilayaanle2440

    @cawilayaanle2440

    2 жыл бұрын

    @@mhassan0163 maxaa keenay cayda

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle24402 жыл бұрын

    Jaallayaal. Ha la isoo soo sheego...SSDF Meel ay qabsatahay? Halkay ku dambaysay? Madaxdoodii halhay ku dambeysay? SNM....ma u dhigmaan?