Noloshii Xamaalka iyo Macalinimadii YEMEN - Qaybtii 5-aad.

Noloshii Xamaalka iyo Macalinimadii YEMEN Qaybtii 5-aad.
#Weligaa ha talax-tegin.
#ficilkaaga maanta, waa taariikhdaada berrito.
Maxamed Cabdi Caynab

Пікірлер: 15

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama50202 ай бұрын

    Good story with special attention for struggling to make living. Great man

  • @amareto5772
    @amareto57724 ай бұрын

    Ninka visaha Talyaaniga u soo qaaday oo ka shaqeynaayay Safaarada Talyaaniga ee Sanca, Allaha qeyr siiyo waa ninkii anigana ii soo qaaday visaha Talyaaniga. Waxuu ahaa Yemeni-Somali.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel6 ай бұрын

    He is a great story teller. Very smart man.

  • @HarrisHammaam
    @HarrisHammaam2 жыл бұрын

    Very interesting story and I finished all the episodes in one day. He is very likeable guy

  • @Mohamed-kb8hz
    @Mohamed-kb8hz Жыл бұрын

    Mahad illahahy baaleh Marka hore sidoo kalana Dr.Juxa mahadsanid..taxanahan aad Buu muhiim iigu ahaa waan dhamaysty....I always look up to your political episodes and learn more about what made me a refugee /asylum seeker and blocked the light that was possible to be seen in my generation ..I ayoung man ,20yrs old ..having evidence that the major factor on what caused the decline of Dictatorial government....thank you Mr juxa and those of your friends who turned up for your interviews and tangible information collection...soomaliduu qab iyo kibir Marna qaadan maysee...guuul soomaaliya ... Soomaaliya hanoolaato🇸🇴

  • @hadsmohamed5671
    @hadsmohamed5671Ай бұрын

    Hooyadey baa guska iqabate MJ

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 Жыл бұрын

    Caynab siifan buu uga'sheekeyay taarikhda waxuu na magac dhabay niman dadka hada dhexjooga waagase daanyeero aan damiir lahayn ahaa dulmi badan galay

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman71852 жыл бұрын

    Qaybtii 4aad

  • @cabdinaasirhaybe6091
    @cabdinaasirhaybe60912 жыл бұрын

    Wax kala dhiman lama soo galiyo Fadlan taariikhdu siday iskugu xigto usoo gali

  • @amareto5772
    @amareto57724 ай бұрын

    Dowladdii dictatorshipka waxaad moodaa baasaboorada inay ayaga lahaayeen iyo waddanka.

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 Жыл бұрын

    Tuulada uu joogey ceynab.waxaa gabdhahooda guursan kara aabaheed waxaa la yidhaahdaa (my folower)

  • @drahmedsaciid6562
    @drahmedsaciid6562 Жыл бұрын

    Taariikh aan caadi aheen lkn marki udambesey wa guleysty

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 Жыл бұрын

    Ceynab waa ruuntii.waan lagooy. Saddex riyaal maantii. Waxaa diid nahey sadexdii riyaal.waxaan ka soo lugeyney jamacada sanaca ilaa suuqa taxriir..

  • @yusufabdullemahamed8770
    @yusufabdullemahamed8770 Жыл бұрын

    11.11.1979 Ayaan Yemen galay, magaalada Hodeidah ee Badda cas kutaal. Waxaan shaqo kabilaabay Shirkad Danish ah oo koronta geleysa magaalada. Mushaarka cumaalku waxow ahaa 100 Rial maalinti. Sidey suurta gal kutahay 3Rial saacadi 7 sano kadib?

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle24402 жыл бұрын

    Jaalle...sheekadaada been badan ayaa ka miuwata