XAAFADDA UGU QURUXDA BADAN OO AY SOOMAALIDA DAGANTAHAY PARKLAND

Пікірлер: 30

  • @shukrih1404
    @shukrih1404 Жыл бұрын

    Quruxeey wadaninimadaada iyo sida aad u jeceshay dhulkeena Hooyo waa wax lagu farxo. MashaAllaah. Balse ogow Soomaali qaas ahaam Xamar o an ka imid kuna dhashey wa meel weli dadka wax maamula, qaas ahaam kuwa dhulalka e xaqa iyo baadilka isugu mid yihiin.

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y5 ай бұрын

    Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @OsmanAbdinoor
    @OsmanAbdinoorАй бұрын

    M.a parkland

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 Жыл бұрын

    Parkland Hantidii Somalia 🇸🇴 laga soo dhacaa lagu dhistay Waxana dhistay oo Caruurtoodii iyo Naagahoodii dagsaday kuwa Somalia Mashruuca ka dhigtay oo Inay Nabad noqoto u diiday Sorry FOR Somalia 😞

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG Жыл бұрын

    Waad mahadsantahay Walasheen wax badan ayaan Noo Iftiimisaa Caqliga Iyo Garashada Alaha Kuu Siyaadiyo Xaaji Barakaysana Alaha Kula Kulmiyo Bulshada Ayaad Anfacday Halkaa Kawad Dhiiri galinta Iyo Information ka

  • @asiaali566
    @asiaali5664 ай бұрын

    Uguma quruxbadna

  • @ima6291
    @ima6291 Жыл бұрын

    Masha alahilaah hakaa abaalmariyo dhiirigalinta aad umadena wadankoda ugu mujinaysid

  • @mousamohammed7355

    @mousamohammed7355

    Жыл бұрын

    asc Ajmal salan ka dib ilaah ha ku xafido waxaan codsanaayaa in amaantaada u badato somaaliya maxaa yeelay somaaliya somaalli baal leh kenya anaga ma lihin dhul somaaliyeed xoog ayay ku haystaan waxan ka dambeeya waa gaalo

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @faaisacabdikarim2039
    @faaisacabdikarim2039 Жыл бұрын

    Mnsh Allaah

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Жыл бұрын

    Parkland xaafadaha Nairobi ugu qurxan oo dadka ladan degaan ayeey ka midtahay adeer

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Жыл бұрын

    Haybad Waxaad Ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo Deggannaashaha Kiinya Sharaf Ma Leh Xamarna Xaalkeeda Waa Weli Oo Hawiye Weli Ma Waantoobin,oo Waxaa Xalaal U Ah Dhiigga Dadka,oo Maanta waxaa Ka Fiican Gobollada Marka laga Saaro Gal-gaduud oo Noqotay Meel Ba'day!!.scww.

  • @shankaroon8172

    @shankaroon8172

    Жыл бұрын

    Xamar dadka dhibka ku haaye waa dadka aan hawiyaha aheen Hawiye la aantii xamar marhoraa lagu kala yaaci lahaa 😒😒

  • @aminoabshir1713
    @aminoabshir1713 Жыл бұрын

    Asc 3qol meeqa waaye kirida abaayo

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG Жыл бұрын

    Meeshaan Waxaa Ku Dhuunta Siyaasiyiinta Xalaalaystat Umada Xoolaheeda Iyo Xoogaa Qurba Joog Ah Oo Dhiiqada Iyo Sawaxanka Islii Diiday Lkn magalo Ganaci Iyo Sheekaba Islii Ayey U Tagaan Inta Aan Sidaan Ku Jirnana Dalkeenu Dhismi maayo Mana Dagayo

  • @zara380

    @zara380

    Жыл бұрын

    Maxaa ka wada dhulkeena dhismi maayo walaal?

  • @BAASAVLOGG

    @BAASAVLOGG

    Жыл бұрын

    @@zara380 inta aan dhulshisheeye maalgalinayno leenana aan duminayni reer hebelna laysku haysto nolol iyo horumar ha sheegin

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 Жыл бұрын

    Facebooka waan wayay mxaa kugu qoran

  • @akramakrammohamed405
    @akramakrammohamed405 Жыл бұрын

    wah waxafadeda

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 Жыл бұрын

    XAAFADA ISLII IYO XAAFADAAN PARKLAND WAXAY ISKU JIRAAN 5 KILOMITIR MA BADNA RUNTII

  • @wankujeclahayruunti5030
    @wankujeclahayruunti503011 ай бұрын

    Amniga muhim ah

  • @luluimoh3177
    @luluimoh3177 Жыл бұрын

    Muqdisho miya

  • @greatspead1363
    @greatspead1363 Жыл бұрын

    Walaal anigaa guri kuleh Parkland marka loo socdana dhowr siyaabood ayaa lagu tagi karaa. Waxaa loo raaci karaa Uber, Bolt ama taxi oo aad raqiis u ah. Hadaad Uber kasoo raacdo Islii oo aad usocoto Parkland waa 200 ilaa 300 shilling waa 2 ilaa 3 dollar wax udhow, waana 15 daqiiqo qiyaasta loo soconaayo iyadoo ay ku xirantahay wadada mashquulkeeda. Intaas ayaan idinla wadaagayay. Wabilaahi Tawfiiq.

  • @sahroibrahim5506

    @sahroibrahim5506

    Жыл бұрын

    Rent miya guriga

  • @greatspead1363

    @greatspead1363

    Жыл бұрын

    @@sahroibrahim5506 maya hada rent ma’aha.

  • @user-rd9kb5br1h
    @user-rd9kb5br1h Жыл бұрын

    Maywadan koda dhismagashtan adiguna miyad neyrobi shaqo donated si aad igu dhiro geliso mailowday dhirigalintadii hore dhulki hooyo somaliya wllo

  • @Dhabarweyne

    @Dhabarweyne

    Жыл бұрын

    Video hore sodawo hore niicda jojiye magaladana somali 5M ka badan ba kunool

  • @shaficiwarsame8940

    @shaficiwarsame8940

    Жыл бұрын

    @@Dhabarweyne Nairobi dadka ku nool 5m magaran somalidana minority half million xata ma dhama inta jogta

  • @queendm1317
    @queendm1317 Жыл бұрын

    Sax

Келесі