No video

Weydiimo Xalqada 12aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

Пікірлер: 67

  • @faceedkaroon5377
    @faceedkaroon53772 жыл бұрын

    Lismaa xaqire wilkan barnamijka tabinayo wa qof dad la dhaqanka yaqano runti wa wil ficn dad niyad ayu u dhisa dad badane sas ayey ku gulesteen m.a✌🥰

  • @waryaaqadaro8473

    @waryaaqadaro8473

    2 жыл бұрын

    Haa wllhi lagend waaye ninkaan

  • @fatwaguud
    @fatwaguud2 жыл бұрын

    Kusaliya nabiga {NNNk}. Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @maxamedsaalax5121
    @maxamedsaalax51212 жыл бұрын

    Maasha ALLAH Hamblyo Eng Nuur daahir afrax Waxaana u jeedaa inuu garabkaaga yhy Eng shuceyb oo aan dadka dhexdooda igaaga muuqdo

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf4472 жыл бұрын

    TV astaan aad ayaan ugu bogay barnaamis yada kabaxa midba mid waa kasiifiican yahay weriyaal fiiicn baakashaqeeya

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka53462 жыл бұрын

    Su,alaha isku dheeli tira qof qof su,aalo aad ufudud isku xigxigo waydinesan qof qofna su,aalo adag oo sanado lakala doranayo isku xijinesan

  • @iqraismaciil9124

    @iqraismaciil9124

    2 жыл бұрын

    Wankugu raacsanahay

  • @lovemeifyoudare7778
    @lovemeifyoudare77782 жыл бұрын

    15 pm ma jirto saacada 24hours marka la xisaabinaa pm iyo am midna ma qaadato marka 12hours la isticmala aya pm iyo am la isticmaalaa ee suaasha ku noqda

  • @suweysqurux178

    @suweysqurux178

    2 жыл бұрын

    Way saxan tahay suasha

  • @lovemeifyoudare7778

    @lovemeifyoudare7778

    2 жыл бұрын

    @@suweysqurux178 masaxno only 15 ayaa laga rabay suaasha jwbtana waa 3 pm, pm ta 3da ee raaceey 15ka ma raaceeyso

  • @iftinbarahow3410

    @iftinbarahow3410

    2 жыл бұрын

    Sagaal saac waaye 15 pm

  • @fiifii8785

    @fiifii8785

    2 жыл бұрын

    Sax

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah90172 жыл бұрын

    Request!!! Fadlan dadka ha argagixinina jeega aad kula hoos ordeysaan na ka daaya, jeega barnaamushkan rule kiisa Mahan sida sameyneysan qofka xata second uu ku fakaro xata masiisa without saying nothing the whole time you keep saying used your life opportunity, or saying something nonsense just give them time even one second, qofki oon ka jawabin hoo jeega what is that mean qofka wu qal qalaya, hadu gafo su,aasha na jeegii iso celi this doesn't make sense qofka na dareenkiisa ba ku ciyareysaan. I know adiga shaqada walagu dhiiban sidas na samey na wa lagu yiri anyway dadka qalqalinta kadanbeyo joojiya Fadlan dadka feelings kooda qadariya. Thank you.

  • @hamdimoha7399

    @hamdimoha7399

    2 жыл бұрын

    wlly dhaliishan dheer uma qalmo wiilka ee dhanka postive ka ka fiiri, Barnamij so jeediye ka wngsn ma arkin dadkana waqti wuu siiyaa ee su'asha unbuu muhiim uga dhigayaa marka uu jeega u dhiibayo

  • @abdulahiabdullah1760

    @abdulahiabdullah1760

    2 жыл бұрын

    I know waxbo ka jiran

  • @Suhuur1

    @Suhuur1

    2 жыл бұрын

    Inank barnamujka soo jeedday waa wiil wanagsan

  • @mohayo1729
    @mohayo17292 жыл бұрын

    Si video ga xararad u yesho qofka intu ku guuleysanyo hakuso qorina sawir ahan sida haben hore oo kale yarka inuu 2000 ku guuleysanyo sawir ahan video ga uso dul sarteyn marka walwal iyo xiiso kuma dawaneysid natiijada waba ogahay ileyne

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n2 жыл бұрын

    Kani.afsomaligiisu.Waa.liitaa.wariyahan

  • @macab6141
    @macab61412 жыл бұрын

    Dadka ama lacagta siiyo ama haysta laakiin argagax haaku ridina Subxanalah!!!!!!!

  • @mariaosman1836
    @mariaosman18362 жыл бұрын

    alla sualaha cawa wafuded nasib

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed76822 жыл бұрын

    Yaa alaah waxa moodaa in ani lee weydiinayo suaalaha wadna xanunkas maxaa igeliye bal bisinka musigada suaalaha aaba cabsi cabsi eh 🙀😧

  • @behijabi1611

    @behijabi1611

    2 жыл бұрын

    fulaynimooooY😂😂

  • @adnanabdi333

    @adnanabdi333

    2 жыл бұрын

    Wax walba caqabad ayey leeyihiin barnamijkan caqabadiisa waa argagax oo kaliya qof adag unbaa lacag kala soo bixi kara

  • @nayramahmed7682

    @nayramahmed7682

    2 жыл бұрын

    anoo geesiyad ah uun ba is ogaa barnaamijkan ka hor😂

  • @nayramahmed7682

    @nayramahmed7682

    2 жыл бұрын

    adeg adeeg ma han barnamijkan nasiib iyo inuu ilahey ku qoray lacagtas bis ku qadane

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi93682 жыл бұрын

    15 pm 3:00pm galabnimo

  • @maxamedkashkash
    @maxamedkashkash Жыл бұрын

    shangani bankiga ganacsiga bes ku yaalo astaan waxay sameysay qalad weyn iyo hiilis

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah69542 жыл бұрын

    Nunseseses exuseme.xalaqadaa 3naad da ana fil waa leeyahay koox eed, lakiin waaba layga waawaynaaa family.hablaha niicayga aha caynbacayn.

  • @maxamedkashkash
    @maxamedkashkash Жыл бұрын

    astaan qalad weyn ayaa ka gashen tartanka ogada

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah69542 жыл бұрын

    Waayshayga iyo noloshayda aan noolahay intaa noolahay aakhir janno.rabimkabaryey shaqaysano uhowloono murtibaa waxay tahay dheefaay ku aaway .

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah69542 жыл бұрын

    IUyaaaa.tantan igadheh.khadraaaayfarxiyeeeto caday quruxqiiimobadanbiyo tilmaamahayge lama soo koobi doono tu iidhigantana lawaaaa nolol.mashaaaaaladan waa waximlaygu raaacayoo dhaqan dhiindiin dhamaystiran dumar ifttiin.iyaaa

  • @zaciimkamedia2419
    @zaciimkamedia24192 жыл бұрын

    Macalin nuur ahaa ninkaan zoonakey daganyahay

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim14732 жыл бұрын

    Congratulation my bro Nuur Daahir waqtiyo kale iyo guulo kale abowe

  • @naruurohassan6043
    @naruurohassan60432 жыл бұрын

    Walalkey Ayaa hada ka hor I baray marwalba ka 12 15 markii laga jaro 12 waa 3 marka marwalba sidaas lee loo xisaabiyaa

  • @fatimagaraad399

    @fatimagaraad399

    2 жыл бұрын

    Mashaa Allaah sax waaye

  • @abdulahiabdullah1760
    @abdulahiabdullah17602 жыл бұрын

    15 mp wa 3: mp way

  • @ahmedhuseen7397
    @ahmedhuseen73972 жыл бұрын

    Anaa diyaar u eh sxb

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah69542 жыл бұрын

    Jag waa bareejeeyey.baasay jeerki danbe daaardaar aan dhigey heee waa layaqiinsanyahay numbar kayga waaa haysaaa qaybaana ka ahay dumaryaaaashaaaay.nisaaaa

  • @maxamedkashkash
    @maxamedkashkash Жыл бұрын

    walalyalo sual qalad ah ayaa ninkas usaxden saasna mafiicno astaan

  • @abdiqadirahmed8522
    @abdiqadirahmed85222 жыл бұрын

    1922 ✅

  • @sadiyomusse6460
    @sadiyomusse64602 жыл бұрын

    Waa 1955

  • @maxamedkashkash
    @maxamedkashkash Жыл бұрын

    shangani ma aha bankiga dhexe

  • @ibnusalahmohamud9367
    @ibnusalahmohamud93672 жыл бұрын

    15 hours not PM

  • @iqraismaciil9124
    @iqraismaciil91242 жыл бұрын

    Wiilkaan su’aalaha la weydiinayo waa su’aalo aad u adag runtii. Kuwii 20000 dolar qaadanayey Lacagta ay qaaten uma qalmeen

  • @maxamedkashkash
    @maxamedkashkash Жыл бұрын

    ninka qalad ayaa wax lagu siiye wana loo hiiliue

  • @alhidaayaquranonline9964
    @alhidaayaquranonline99642 жыл бұрын

    sideen uga qayb gali karaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah69542 жыл бұрын

    3farxiyeetokhadraaaay.ihihihihhihih.waleeee.mayareysti iyo tu geeriyootay.iyadaa

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed25902 жыл бұрын

    Waa soo galooti yaab ❓ hadhow buu odhan reer xamar baan ahay shangaani berigii hore miyaa laga bedelay shabeele

  • @ducaleog8388
    @ducaleog83882 жыл бұрын

    Hal Su.aal jawaabteeda igu caawiya Asxaap ta waxa wejan 1: qoladi ugu horeysay ee asbuuca uqaybisey todoba malin? wa ayo 🙏 wa i muhiim jawab tiinu

  • @ayaankhaliif4344

    @ayaankhaliif4344

    2 жыл бұрын

    Waxaa loo yaqnaa babylonians wana dad hore oo ku noolaa dalka iran

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi93682 жыл бұрын

    Jwaabta civil Rights movement was began Rosa l parks and it was December 1 1955 why is it Really get 1954 Something your Answers

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed25902 жыл бұрын

    Dee somalidu miyey yaqaaniin isku xidhka saacad 12 dib usoo noqdaan hadana kow ka bilaabaan

  • @marwocali2565
    @marwocali25652 жыл бұрын

    Ajax

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi93682 жыл бұрын

    Graham bill died 1922

  • @maxamedkashkash
    @maxamedkashkash Жыл бұрын

    bankiga dhexe wuxx katirsanyahy xamar weyne

  • @abdulahiabdullah1760
    @abdulahiabdullah17602 жыл бұрын

    Ku wan waligod school may barn miya

  • @asiye717
    @asiye7172 жыл бұрын

    Wlhi sualha ninka hore kuli waa kajawaba kan 2ad xata $200 waa dhafa ciyaraha marka marya gafa Ajax dorta🤦‍♀️😂 Barnamijka ibahan astan aa lagacata kaso arursade mataga sanadka kale

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan57882 жыл бұрын

    3galabnimo

  • @saadaqdhimbil6125
    @saadaqdhimbil61252 жыл бұрын

    Yarka labaad suaasha saacada markii lawaydiiyay waa loo qishay wuu fahmi waayay

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan85412 жыл бұрын

    Kkkkkk 15Pm muu garan wayay

  • @jamaahmed8672
    @jamaahmed86722 жыл бұрын

    hada ninkan weyn maxay ka tahayna 15 PM ayuuu garan waayeyna wlhy wax layaab leh ayey igu noqotay

  • @behijabi1611

    @behijabi1611

    2 жыл бұрын

    hadaad garanaysid waxa jira dad aan garanaynpro isdaji🙁😤

  • @jamaahmed8672

    @jamaahmed8672

    2 жыл бұрын

    @@behijabi1611 waa sax walalo lkn qof dhan oo heer jamacadeed ah waxaas wax uu garan waayo ama shaki geliya ma ahna 15 PM maalinkasta ayaan isticmaalna

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah69542 жыл бұрын

    Eeeeeeeeeee.

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka53462 жыл бұрын

    15:00pm ine 3:00 galabnimo tahay mawa shaki kagalay laxowla 😂😂

  • @maxamedkashkash
    @maxamedkashkash Жыл бұрын

    beenta kadaya xamar weyne ayuu katirsanyahay bangika dhexe

  • @marwodumar
    @marwodumar2 жыл бұрын

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜