No video

Weydiimo Xalqada 25aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

Пікірлер: 417

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet2 жыл бұрын

    Qofkii ugu fiicnaa abid uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna akhlaaqda badnaa, rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤💙🤝

  • @hamsahassan5788

    @hamsahassan5788

    2 жыл бұрын

    Asc Erling haaland. Magac gaal baa kuu saaran markaasaad Nabigeenii Suubanaa CSWS ku doonaysaa. Walaalyaaloow ama hooyooyinoow ha usaarinana. Maantey afkeenii waa la bartey. Aniga ma dhahaayi Soomaali maaaha laakiin. Horta magaca badal. Ani ma usaaro qof magaca gaal wata. Idinkana ka fiirsada dhalinyaro.

  • @kikiidoyouloveme4069
    @kikiidoyouloveme40692 жыл бұрын

    Hambalyo wayn ayaan leeyahay Wadnaha illa Xanuunaayay😭 Cidii jeclayd inay guulaysato Gabartaan like Ha saarto

  • @abdinasir____k9909

    @abdinasir____k9909

    2 жыл бұрын

    Gabadhii U Horeesay Inay Tahay Baan Ku faraxsanahay ✌️❤️

  • @hamsahassan5788

    @hamsahassan5788

    2 жыл бұрын

    Ani xataa su'aalaha badan waan kala jawaabaayay from Uk

  • @abdullahimohamedomar8107

    @abdullahimohamedomar8107

    2 жыл бұрын

    Kaasid lee

  • @beeldaje1325

    @beeldaje1325

    4 ай бұрын

    Saan ujeecla gabdhaan iny guleeyssto

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs43172 жыл бұрын

    Waanu ku faraxnay guushaada qofkasta oo kursigan soo fadhiistana Waxaan la jeclahay in uu gaadho darajada u saraysa inamo iyo habloba Hambalyo MARIOM 👏🙋‍♂️

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar77702 жыл бұрын

    Congratulations maryama I’m happy four you maryama you the first woman win 2000👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽❤️❤️❤️

  • @libanalas3401

    @libanalas3401

    2 жыл бұрын

    Noo there's one before her 😀

  • @abiyow10

    @abiyow10

    2 жыл бұрын

    comentigaga arkybo mxa dwdna adga ahegy be

  • @xidigyusufdek2005

    @xidigyusufdek2005

    2 жыл бұрын

    She didn’t win 2000, she cashed out 200

  • @xusenshuqaale6810

    @xusenshuqaale6810

    2 жыл бұрын

    55555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555655555555555555555555

  • @aweysxasan1523

    @aweysxasan1523

    4 ай бұрын

    Nmnnñ.c Bnnb😅b

  • @legendneymar5691
    @legendneymar56912 жыл бұрын

    Recordkii wilasha u yiiley ayey jabisey congrats walasheey 🙌🙌🙌🙌🙌👏🏼

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah7582 жыл бұрын

    Waawareey m.a geesiyad wlhi😍rabina waa la jirey m.a hambalyo 👍

  • @Amii395
    @Amii3952 жыл бұрын

    Qofkii ugu nasiib badnaa aan arko M.allh 🥰🤷‍♂️hamblyo

  • @sacdiyadayib2745
    @sacdiyadayib27452 жыл бұрын

    Wallahi waxa ula farxay sida ina ani qadanayo cml mashaa Allah hambalyo 😍

  • @nasramaalinyoutubechanalma7711

    @nasramaalinyoutubechanalma7711

    2 жыл бұрын

    Wariye wad cawintay

  • @barwaqoshorts2338

    @barwaqoshorts2338

    2 жыл бұрын

    Farxada walalka muslima waa farxadada

  • @mohamedmuwaadin4386

    @mohamedmuwaadin4386

    Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mohamedmuwaadin4386

    @mohamedmuwaadin4386

    Жыл бұрын

    Comentigan maxa soosataa wllo

  • @apdikhadar10
    @apdikhadar10 Жыл бұрын

    Qoftaan sanadkasta waa kuceshtaa waa jeclaaday😢❤😂😂

  • @mohammedmukhtaar2895

    @mohammedmukhtaar2895

    Жыл бұрын

    Sandkan xitAA RAGII LA LAYHY NIO MA DAADIYAHA BARNAAMIJKA 😅

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed39442 жыл бұрын

    Maasha allaah waa gabadhii ugu horeysay oo $2000 ku guuleysatay

  • @mohamudshukri6549

    @mohamudshukri6549

    2 жыл бұрын

    Mya ukhti xamaaSada miYaa Ku qaaday wiiL ayaa Ka hreeY hmplyo ayn Lee yahy iiDana..👊🔥✅

  • @abdinasir____k9909

    @abdinasir____k9909

    2 жыл бұрын

    Raga Inaad Baraajeeseen Waan Ku faraxsanahay Gabdhaha Kor Isku Soo qaada✌️❤️

  • @mustafams4607

    @mustafams4607

    2 жыл бұрын

    @@mohamudshukri6549 gabadhi ugu horeyse bay tiri ma ahan qofki ugu horeeyey

  • @xidigyusufdek2005

    @xidigyusufdek2005

    2 жыл бұрын

    2000 meysan ku guuleysan qoftaan ee maxaa qaldan? 200 ayey qaadatay

  • @TherealNomad01

    @TherealNomad01

    4 ай бұрын

    @@xidigyusufdek2005 Weershe maa tahay bro? 😅

  • @ahmedabdi7046
    @ahmedabdi70462 жыл бұрын

    BARAKALLAH. Qof aad u degan Feejigana oo taxadar dheeri ah leh weye Macalimad MARYAMA Su'aasha 11th Gabi ahaanba way khaldantahay oo ma ahan 2004 ee waa 2014 hadana horay ka aragtay.. qof Nasiib banana waytahy 🙏💯

  • @ahmedwll6198

    @ahmedwll6198

    2 жыл бұрын

    2014 M. COTZE

  • @ayaanhaji2874
    @ayaanhaji28742 жыл бұрын

    yeey finally Waa timid Gabadh naga Baraajeysa 2 dii wiil ee Hore ilxun kuma aragto dear Marayama❤️👏🏻🌹

  • @ebrahimmohamed7305

    @ebrahimmohamed7305

    2 жыл бұрын

    Ma wiil kale kugulaysty

  • @husseinsalat1083
    @husseinsalat10832 жыл бұрын

    Wa qof nasiib bdn, waxan leyahy hambalyo inkasta oo ay cilmiga qeybta ay ku taqasusty ay si sax ah uga wada jawaaabty. Hambalyo drs Maryama ✅️

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq24022 жыл бұрын

    Maansha allaah allaha xafido gabadhani aqoon iyo nasiib bay isku darsatay

  • @naimo3372
    @naimo33722 жыл бұрын

    Waaaw masha allah tabarakallah congratulations 🎊🎉 sister 😍😍😍😍😍🙌♥️

  • @caamirdarwiish
    @caamirdarwiish2 жыл бұрын

    M.a Ustaad maryam Gabdh Aqon io Akhlaqa leh oo Aad ukala furan m.a♡

  • @muscabaxmed2100
    @muscabaxmed21002 жыл бұрын

    Congratulations Maryama. That needed bravery and you did it.

  • @maxamedcabdirsaaq8801
    @maxamedcabdirsaaq88012 жыл бұрын

    Inta ila Aragtay Arintaan Arintaas misna gawadhaan caawa ka shakisay like Ama comantiga inshAlllh

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan57882 жыл бұрын

    MaashaAllaah tabaarakalaah abaayo Maryam macalimad waad ku banaan tahay hooyo Soomaaliyeed ama future Hooyo Soomaaliyeed 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💐✅✅✅✅

  • @MohamedAhmed-do2fl
    @MohamedAhmed-do2fl2 жыл бұрын

    Suldaankii labaad ee Hobyo waa Ali yuusuf keenadiid oo ahaa wiilka yuusuf Ali keenadiid halkaas, iyo kii 200014/2004 oo 2014 world cup aad ula jeeden labadaas qalad ayaan idinka record gareeye sida kale Mashalah Thank you Astaan.

  • @hamdixsan
    @hamdixsan2 жыл бұрын

    Congrats maryan the first woman oo ku guuleysta darajada ugu sareysa👏👏👏

  • @ShaakirSola
    @ShaakirSola2 жыл бұрын

    ABAS DADKA SU'AALAHA SHAKIGA AAD KA GALINEYDO KA DAA . IYADOO SAXAN AYAAD QALAD U MUUJINEE . SHAKIGA KADAA MARKEY JAWAABTA SAXAN TAHAY . #SISTER MARYAN CONGRATULATIONS MILLION TIMES 🤙💐

  • @97plus33
    @97plus332 жыл бұрын

    Wow amazing wlhi celebration Ayan sameeyay her last question markay sheektay. congratulations Ayan lee yahay wlshen 🔥🔥🔥⭐

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd..2 жыл бұрын

    M.a congratulations maryama gabar aqoon iyo nasiib leh iga dheh😍

  • @abdalinhojunior5476
    @abdalinhojunior54762 жыл бұрын

    Astan mahadsanidiin barnaamijka bisha barakeysan ad qabatan sido kle taabageliyaha barnamijkan dahabshil wn ugu mahadnaqeyna balse suaasha ciyaaraha ee germany wxy koobka aduunka ku guleysaty 2014 ee maaha 2004 goosha guushana wxa dhalshe Mario Götze sax wa insha alh sualaha marka so diyarineysan si fcn isaga hubiya dhamn umada somaliyed ciid mubarak ayn idin leyahy mel kasto jogtan💓😍

  • @abdalinhojunior5476

    @abdalinhojunior5476

    2 жыл бұрын

    @UCVFGo9i-eOkYZItf7SPqfDA nacasow 2014 Germany aya qaday goosha guushana wxa dhaliyey Mario Götze ee reply qaldan so gasha fila mse commentska ku qabsata indhahaga iyo maskaxdada ha isla shaqeyan lafta isi le haso dhihin mxa qalan kahoreso youtube jog xuma kuheyso🤣🤣

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud34012 жыл бұрын

    maashaa allaah waa gabadhii ugu horaysay oo qaada 2000$ hambalyo hambalyo hambalyo walaal🏆🏆👏👏👏❤❤❤

  • @ahmedbarrow7590
    @ahmedbarrow75902 жыл бұрын

    Maashaa Allaah nasiib wanaagsan. Ciyaarta finalka Germany 2004 ma aheyn waxay ahayd 2014

  • @drcapdlaosman3073

    @drcapdlaosman3073

    2 жыл бұрын

    Ha waa khalad pro 2004 germany maqaadin brazil aa qaday

  • @user-rr3tt6dz8h
    @user-rr3tt6dz8h2 жыл бұрын

    My queen maryama am happy for you msha allah🥰😘congrats

  • @ismaanabuukarali8500
    @ismaanabuukarali85002 жыл бұрын

    Congratulations wallashey aad baan ugu faraxsanahay guushada hore usoco

  • @abdiqanimuktarmuhumed3186
    @abdiqanimuktarmuhumed31862 жыл бұрын

    38:19 "Macallin Ismaciil haduu inta iga maqlo waaba ilayaabaaba ee " wallahi waa hadal weyn Macalimintena dhamman waa mahadsantihiin

  • @bostonstrongteam4841
    @bostonstrongteam48412 жыл бұрын

    Masha allah waa gabadh fariid ah allaha barakeeyo congratulations 🎈🎊🍾 🎉 well done sister

  • @abdourahmanchibachi1384
    @abdourahmanchibachi13842 жыл бұрын

    Habalyo run ahaantii ma sahlana in lagaadho heerkaas lakiin dadaal ,fikir badan ,daganaan iyo fiiro dheer maryaam way gulaysatay congra sister 👏👏👏🎩🎩🎩👌👌👌🙏🙏🙏👑

  • @abselma3330
    @abselma33302 жыл бұрын

    Astaan waa barmaamij fiican lkn qofka guulaysaha ah waa in guusha uu ka dareemo studioyaha maaha kaliya lacagta qaado oo bax ee golden buzzer ku shuba shacabka daawadaha ee ee suaalaha ku caawiyayna masharaxa ha ugu hanbalyeeyaan intaasi waa cusbada barmaamijka gabartana waxaa siiyayay hooyada nasiibka🥰🥰 wlhi waa iga yaabisay intay suaal nasiib uga baxday masha allh.

  • @abdalla2421
    @abdalla24212 жыл бұрын

    Masha alah macalimada nasibkeda Cadi ma ahan

  • @libanfarahalasow982
    @libanfarahalasow9822 жыл бұрын

    Masha allah gabar guuleesatay waxa dareemay farxad plz hablaha la dhariiira galiyaa waa wax fiican

  • @abdiaziiznor5369
    @abdiaziiznor53692 жыл бұрын

    Barnaamijdka inta daawan ayaa hore hambaliyo ka dhahay balse marka dhameesty ayaaa shaki wayn ayaa igalay oo ah gabadha in wax loo sheekayo ayada dhan waa maqan tahy 😀 Anyway Hamabliyo mar labaad 🙏

  • @beeldaje1325

    @beeldaje1325

    4 ай бұрын

    Mobeelka waa laga rebaaya. Sxb

  • @Meriama-66
    @Meriama-662 жыл бұрын

    😅😅😅masha allh gabdha wapa xaraabad masha allH hamblYo byoH nasiibkaaGa wuuu ku saaciday🙏🏻

  • @A...A...A383
    @A...A...A3832 жыл бұрын

    Horto waxan leyahay gabadhan maryan hambalyo wll lkn far aya ku godon gushada mida kale cabas cabdi dadka kale si una ula dhaqmin ayu kula dhaqmay ma aqano wax jira alxasil guul wacan abayo

  • @cadnaanhayir974
    @cadnaanhayir9742 жыл бұрын

    Mnsha allh nasiibkii o qof ah weeye maryam hambalyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19602 жыл бұрын

    1st woman who won $2000 and 3rd person in history. Cabas helped you Walaahi

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 Жыл бұрын

    Masha Allah M.M.M. Maryama Maxamed Maxamuud qof dagan oo aqoon leh.

  • @Honeysalvar
    @Honeysalvar4 ай бұрын

    Mashallah waa gabar aad uu nasiib badan walhi

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan57882 жыл бұрын

    Astaan su'aasha ugu dambaysa ufiirsada way adkeeeyaan mideeda kale ka daaya dadka ku wax bartey Soomaaliya. Su'aalahaan xataa caruurta wax ku bartey way ku adkaanee. Qofkii buugta akhriskooda badiya waa laga yaabaa. MaashaAllaah nasiibkeedaa la jirey iyo calafkeeda. Illaahey baan ubaryey ineey qaado.

  • @bushrahbushrah3376
    @bushrahbushrah33762 жыл бұрын

    Congratulations Maryam oooh waaaw u a so amazing

  • @amullasalebanyusuf3684
    @amullasalebanyusuf36842 жыл бұрын

    Waxan iga Cunna Astaan Qishbaa caawa kujirra inta ila aragtay 🤚🏼

  • @hazankaafi4473

    @hazankaafi4473

    2 жыл бұрын

    Aado weyn waliba

  • @ayaanaabdi2880

    @ayaanaabdi2880

    2 жыл бұрын

    Suaasha batman sida ay A ula so boodey ayadoo war loo wado Ayaan layaabay anigu

  • @hazankaafi4473

    @hazankaafi4473

    2 жыл бұрын

    @@ayaanaabdi2880 astaan ninka leh qabo umalena😂😂😂

  • @Alxmdullilah0219

    @Alxmdullilah0219

    2 жыл бұрын

    @@ayaanaabdi2880 hhhh xita marbu cabaas ka shikiyay oo uu kuyidhi akhriska badan kaga su'aasha oo hoos uakhriso hhhh

  • @paastoofficial2368
    @paastoofficial23682 жыл бұрын

    congratulations ayaan Leeeyahy macalimada

  • @maxamedcabdirsaaq8801
    @maxamedcabdirsaaq88012 жыл бұрын

    Marka kowaad waxaan u hamblyeynayaa gawadhaan aad ayaan ugu farax sanahy marka xigto 100 % 90 gawadhaan tar tan keeda wan bugadinayaa wayo gawadhaa marka suAsha lais leeyahy way qaladay oo goAn keeda ugu dan beya Ay qadato ayaa qof dhegaha wax loga sheegayo Ama suAsha jwbteedu og oo kale iney kalaawato ayey mid saxda Ah ku dhageysay 1 iyo 2 jeer ma Ah waana 6jeer Marka wlhi 100 90% gawadhaan wax baa uqarsoona wlhi

  • @Hussein_Mohmd..

    @Hussein_Mohmd..

    2 жыл бұрын

    See wax u qarsan yihiin meesha in qish la yeelaayo maa moodaa hhhh

  • @maxamedcabdirsaaq8801

    @maxamedcabdirsaaq8801

    2 жыл бұрын

    @@Hussein_Mohmd.. waa sax lama ogolo meesha qish waa sax blse adigo Aqligaaga kashanayo misna eegayo suAla sida qaar ugu jawabayso gaar Ahaan 6suAlaa kamid Ah Wlhi 100kiiba 90% qofkii maskax leh wax wuu dareemi karaa yaqey wll qali

  • @sihaamjabril5504
    @sihaamjabril55042 жыл бұрын

    Wow mash Allah congratulations Maryam ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hassanjemes7511
    @hassanjemes75112 жыл бұрын

    Say Masha Allah

  • @aminaabdirahman5434
    @aminaabdirahman54342 жыл бұрын

    Asc dhaman tv inta ka shaqeeyo iyo wiilka hogaaminayo borogaramka waad mahadsan tihhin sidaad dadka u caawineysan gaar ahaan dhalinyarad sisaas ku sii wada sona kordhiya barmamishyadan oo kale ramadan mubarag ito ciid mubarag 🏆♥️🇸🇴🏕️

  • @BELLA-HAGGI-5050
    @BELLA-HAGGI-50502 жыл бұрын

    asxaabta dhiman inta macalin ahaandoonta 2000 weyku guuleysan doontaa 😍😍

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed76822 жыл бұрын

    M a hambalyo ku le yahay Maryama aqontada iyo nasiibkada iyo ilahey qadartesa intaba ku hiiliyen dadkan somaliada ka yabay hada qaladid damin waye san mu jamacad ku dhigta leyihin hada saxdidne waxe wadaty dad xun tihin masha alah dhaha hade qaldi laheydne saan me macalimad ku tahay dhihi leheydn mel nigala baxsado lawaa mida kle astaan dabaal ma moda marki dhego lala imanayo wariyaha waxan ku leyahy si waa wngsan thay sine dadka oo saxan shaki ku aburta

  • @JiggaNash
    @JiggaNash2 жыл бұрын

    No hard feelings but this is impossible without earphones🎧, sorry ASTAN TV

  • @mohamedhassan-yc2cw

    @mohamedhassan-yc2cw

    2 жыл бұрын

    Agree with you she used earphones 🎧

  • @hassanMohamed-do6nl

    @hassanMohamed-do6nl

    2 жыл бұрын

    Iwas also thinking like that kkkkkkk

  • @fahmohussein9048

    @fahmohussein9048

    2 жыл бұрын

    It’s your brain, she’s not using headphone. Because she’s not allowed to use headphones But,she’s educated lady. Say Masha Allah?????✍️✍️✍️😓😓😓😓😓

  • @Abdulkadiradan

    @Abdulkadiradan

    2 жыл бұрын

    How she can use headphones with microphone are serious 🎧 🙄

  • @JiggaNash

    @JiggaNash

    2 жыл бұрын

    An example: She don’t know what Batman is or who Batman is, but she know exactly the first Batman ever made was 1966??

  • @Dhaga-baceyr
    @Dhaga-baceyr2 жыл бұрын

    Adeer yaysan akhrisan kugu daalin😂🙏🙏❤

  • @abdikadiryussuf7428
    @abdikadiryussuf74282 жыл бұрын

    Gawar tiii ugu nasibka badneyd ee aan weli arko mashallah

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf6634 ай бұрын

    MashaAllah ❤

  • @dribraahiimadanyusuf904
    @dribraahiimadanyusuf9042 жыл бұрын

    Gabdha kali ah ee aan sida aan naftayda ula farxilahaa si kadaran aan ula farxay wlhi masha allah hamplyo hmplyo waxaad jibisay Rikoor raga ay sameyeen guul wacan walal

  • @farhiaali5107
    @farhiaali51072 жыл бұрын

    Maasha alaah abaayo habalyo habalyo

  • @suldanyare163
    @suldanyare1632 жыл бұрын

    Markee Lacagta qadatay kulahaa Kursigan inuu iladhici rabuu u ekaday midha dhulka la waregay gabadha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰😅

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka47592 жыл бұрын

    Maah maahda update miya laga dhige Astaan TV 🤔

  • @umuayuubcade3177
    @umuayuubcade31772 жыл бұрын

    Ustad maryan hamplyo 👏🏽👏🏽👏🏽🥰🥰

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.012 жыл бұрын

    Mansha allah amazing girl❤🙏

  • @drshamda8460
    @drshamda84602 жыл бұрын

    masha allah macalimadeydii class of nutrition congrats

  • @deeqaluula2366
    @deeqaluula23662 жыл бұрын

    Alxamdulillah Hambalyo hambalyo abyo qali wlhi su aashi u damaysay waan kula daremay aniga dhan jawiga ayaa iga badalmay 💋🥰

  • @Shaafie
    @Shaafie2 жыл бұрын

    Nasiib wacnaantii oo qof ah. Hanbalyo 👏👏

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin.2 жыл бұрын

    MashaAllah Tabarakallah Maryama Aqoon iyo Nasiib ayaad isku darsatay, ee Maryaneey gaarigaaga haduusan darawal laheyn reply iso gal aan axwaasha iska qaadnee thanks 😃❤️🇸🇴🙌

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi93682 жыл бұрын

    Congratulations 🍾🎊🎉🎈 waa inantii ugu horaysay ee ku guulaysata 15 suaalood walaahi we are proud 🥲 of her

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed48102 жыл бұрын

    Dadka meesha ku jiro oo dhan badankood waa jelious gabadha waxaa loo quuri la yahay aqoonta nasiibka soomaalida wax iskuma quuraan yaahuudiin waa waxay wadankooda u dhisan waayeen malaha xun iska daaya

  • @minaladnat9984

    @minaladnat9984

    2 жыл бұрын

    Niman dhan earphone ee soo qorayaan subxan gabdha u quuri la yihiin

  • @sadomuseabdulahi3065
    @sadomuseabdulahi30652 жыл бұрын

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo waa gabadhu ugu horaysay ee qaadata 2000$

  • @libanalas3401
    @libanalas34012 жыл бұрын

    Guessing of the highest world 😂😂😂 she's pure in guessing wllhi mashallah 😘😘🥰

  • @luulcabdiqaadir1244

    @luulcabdiqaadir1244

    2 жыл бұрын

    Oh www🥰🥰🥰

  • @ffc5724

    @ffc5724

    2 жыл бұрын

    I thought she was using earphones

  • @som6xscope273
    @som6xscope2732 жыл бұрын

    Lkin astaan fadlan su'aasha aheyd( yaa dhaliyay goolkii Germany ay ku qaaday koobka aduunka) 2004) mahan ee waa 2014 aqyaarta waxaane dhaliyay( mario gotse.............)

  • @ayubberbera3717
    @ayubberbera37172 жыл бұрын

    Mayan kulahaa macalinkeyga ila yabaya Mashallah hanbalyo Walaal

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba15412 жыл бұрын

    you are amazing MARYAN maansha ALLAAH, you are not only bright, you are brave too

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k99092 жыл бұрын

    Gabdhaan Inay Tahay Gabdhii U Horaysay Ee 2K$ ayaan Ku faraxsanahy Runtii Gabdhaheena Aqoon Yahano nasiib u dheeryahay waa Laga Helaa ✌️🥰

  • @mustafams4607

    @mustafams4607

    2 жыл бұрын

    Sax #abdinasir qofka asago aqoon leh ayuu hadane nasiib u baahanyshe Gabadhaana waa sidii mclin mustaf oo kle Mashaalaah macalimiinta allaha noo xifdiyo yaa rabi

  • @khalidomar7737
    @khalidomar77372 жыл бұрын

    2004 mahan ee waa 2104 World Cup. Sualaha hala soo tafatiro

  • @arlofilo
    @arlofilo2 жыл бұрын

    Maashaa alah maryam waa qof aqoon leh oo nasiib leh keep going marayam

  • @bostonstrongteam4841
    @bostonstrongteam48412 жыл бұрын

    Masha allah lakiin mararka qaar isticmaal fursadahaaga

  • @fartunyusuf415
    @fartunyusuf4152 жыл бұрын

    Waan kula farax nay maryan xaqal ciidki waa diyaar Aalaha ku barakeeyo amiin

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw2 жыл бұрын

    She used earphones 🎧

  • @maxmedjr2039
    @maxmedjr20394 ай бұрын

    Dadab shiil reer sh saxaaq qani ah

  • @cabdallaxasan7678
    @cabdallaxasan76784 ай бұрын

    Mashaa allaah hambalyo hambalyo maryan kun jeer guulayso

  • @suleeqacumar3967
    @suleeqacumar39672 жыл бұрын

    Masha alaah hambalyo hambalyo maryan caaway waxaad jabisay rikoor adag hambalyo markale 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali70052 жыл бұрын

    Masha allaah hambalyo Dahab Shiil

  • @umucaamir678
    @umucaamir6782 жыл бұрын

    Tan dhagaha amey wax ugu jiraan waba shakiye

  • @sahraabdi208

    @sahraabdi208

    2 жыл бұрын

    Waa macqul kor ayay u qadaysa sidi qof ine maqashinayso dad kale niyada ayay ka aqrisanayen

  • @whyme2864

    @whyme2864

    2 жыл бұрын

    Ha iska qaadato lacagta ee iskadaaf 😂😂😂😂😂😂

  • @fardosoisxaaq2337

    @fardosoisxaaq2337

    2 жыл бұрын

    @@whyme2864 😂😂

  • @ifraaxalpi6080

    @ifraaxalpi6080

    2 жыл бұрын

    Dad xasidiin tahiin gabadha waxa uma quurtaan

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah60942 жыл бұрын

    RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @katraali5309
    @katraali53092 жыл бұрын

    guulayso xbiibtiii🥰🥰🥰🥰

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir74882 жыл бұрын

    Flims aadan waliga maqlin like Batman ina 1966 u bareerto sido kle germeny last minute winner ninki goolka dhaliye s do kle book la qoray 1650 inaad si deg deg ah aad ku doorato jawabta saxda ah weliba adigo dhahaya Waa guess garenayaa Su aalaha inaa kor u aqrisid dhowr mar intaas oo isbiirsaday ani ahaan waxan qiyasaya ama ayba ila tahy in wax uun jiran oo assistant ay heleysay gabdhaa (Just my opinion)

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi1732 жыл бұрын

    Masha allah mabruuk hada kuley maryam inkasto laso daahay 🙏🏻❤️

  • @user-nc9ps3zy6z
    @user-nc9ps3zy6z4 ай бұрын

    Mashaa allha ❤

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud5952 жыл бұрын

    Laba sual iney wax ka qaldanyihin ayaan filaya Tan maahmahda sida gabdha u dhigaysay iney saxneed ayan filaya. Tan labaadna waa suasha ciyaaraha 2004 World cup mana la qaban meshaas waxa lagala jeeday 2014 sidaan filayo oo goalka uu Gotze xili danbe ka dhaliyay Brazil ee dhanka bidixda uu kaso laday aso bedel ku yimid. Yacni suashu waxay sax ku ahayd qaabkii hore intaan optionska laso bandhigo

  • @maahirkee3656
    @maahirkee36562 жыл бұрын

    Gabadhan maskaxda Allaah haudaayo waa qof dagan miisaaman aqoonleh nasiibna Leh tolow ma madax banaantahay

  • @omarabdullahi5246
    @omarabdullahi52462 жыл бұрын

    Masha allah hambalyo

  • @ahmedyusuf2657
    @ahmedyusuf26572 жыл бұрын

    danagi waa xaaran lkn waxad mooda inay suasha waqti qaadanayso. like sidii qof airphones haysta. alla how barakeeyo insha allah . ina saamax waa shaki un. suasha goalka 2014. weeyan maaha 2004. .B weeyan suash jawabteedu

  • @hazankaafi4473

    @hazankaafi4473

    2 жыл бұрын

    Maah maahda sidee B ku noqotay

  • @ahmedyusuf2657

    @ahmedyusuf2657

    2 жыл бұрын

    @@hazankaafi4473 maah maah kama hadal suasha yaa dhaliyay goolka finelka 2014 germany bn ka hadlay. Ay iyagu qoreen tvgu 2004

  • @hazankaafi4473

    @hazankaafi4473

    2 жыл бұрын

    @@ahmedyusuf2657 waan ogahay midaas meeshan qishba ka jiro

  • @abdirisackyare2695
    @abdirisackyare26952 жыл бұрын

    Congr maryan gabr nasib badn eyee

  • @abdijabaribrahim285
    @abdijabaribrahim2852 жыл бұрын

    Masha allah maryan waa gabadh nasiib wcn hanbalyo wll

  • @abdullahimohamudabdullahi3572
    @abdullahimohamudabdullahi35722 жыл бұрын

    Mash allah gabadh nasiib badan iyo aqoon isku darsatey ayee aheed Hambalyo

  • @shankaroonabdikadirali4866
    @shankaroonabdikadirali48662 жыл бұрын

    Msha allh hamplyo

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Жыл бұрын

    mashaalaah ❤❤❤

  • @fardowsa55
    @fardowsa552 жыл бұрын

    It looks like she reading the questions so loud couple times. Maybe earphones? Forgive me if you not

  • @sumeyamohamed7940

    @sumeyamohamed7940

    2 жыл бұрын

    I agree with you u might be lucky getting answers by guessing but not all the time

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux82812 жыл бұрын

    Masha.allaah abaayo cilmiga allaha kuusiyadiyo hambalyo ❤️❤️