Waxyaabo Hada Fiiriso Ama Cunto Fahmada Kaa Tagsinaayo Sh Xassaan Abu Salmaan

 Welcome To imam shafici media
PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah

Пікірлер: 39

  • @habiboismail8325
    @habiboismail8325 Жыл бұрын

    يبارك لك الرحمن في علمك وعملك وعمرك وثبتك على الحق حتى الممات .وجزاك ربي احسن الجزاء ،وحفظك من كل شر ومكروه

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 Жыл бұрын

    Sheekhow tufaaxa Akhdarka cagaarka ah waa midka ugu fiican oo laysku caateeyo

  • @Haffyy

    @Haffyy

    Жыл бұрын

    😂😂

  • @ZaniaYussuf
    @ZaniaYussuf Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @mumtazameenah
    @mumtazameenah Жыл бұрын

    TabarakAllah

  • @mumtazameenah
    @mumtazameenah Жыл бұрын

    ManshAllah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын

    Iyaaaaah afur Bay ii ahayd.yarta minyarobahyareeydumaroo

  • @fooswarsame6572
    @fooswarsame6572 Жыл бұрын

    Kitaabkan shiikhii aqrinaayo magaciisa Yaa ii sheegi kara

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Жыл бұрын

    نقرة قفا waa meeshi aan raadinaye oo aan lahaa haiska Tobin Jazakallahu kheyran shekh xassan

  • @khalifmukhtarmohamed7920

    @khalifmukhtarmohamed7920

    Жыл бұрын

    War aan aankaatobe iikalay wiigan😂😂😂

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica Жыл бұрын

    Waxyaabaha la sheegaya ma waxyi bay ku dhisan yihiin ama wa iska aragti culimo?

  • @beksiali6404
    @beksiali6404 Жыл бұрын

    Ashahaataay barnamujyadada waxan kalosocdaa magalada borama

  • @Abu-sayf

    @Abu-sayf

    Жыл бұрын

    Maxaad uga jeedaa

  • @abdurahmaanmaxamedhilaal9925
    @abdurahmaanmaxamedhilaal9925 Жыл бұрын

    M. A

  • @haretadan3197
    @haretadan3197 Жыл бұрын

    Sh taqtar wayo

  • @mohamedabdikadir9671
    @mohamedabdikadir9671 Жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo sheikhunaa Xasaan

  • @ALIOTHMANGele
    @ALIOTHMANGele6 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah Жыл бұрын

    Kutubta, waa Kutubta Islaamka, mise sheekadii waxaad waddaa annaga Abuu Fulaan maxaa naga galay Cajami baan nahaye. Lasoco, Carab wax ka sheegiddeeda mar mar qaar gaalnimay keentaaye, maxaayeelay Suubanahaa ka dhashay iyo Saxaabadii

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Жыл бұрын

    haa kan cagaaran wuu dhanaan yahay waa dhanaan yar iyo macaan yar Aniga Isgaanba ugu jeclahay lakin hadii jilec ladhoho waxaa kajilicsan kan guduudan Ama kan kalarkiisa gududka udhow

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 Жыл бұрын

    Kadaabiin aatihiin anigaa iskatoobaayay mudo 25sano ah

  • @bashimohamed67

    @bashimohamed67

    Жыл бұрын

    Adigu qof kaliya tahay laga yaabee dadka intooda badan inaysan u wanaagsanayn lkn waa ceeeb busho badan inaa tiraahdo beenalayaal baa tihiin Allah wanaaga haina waafajiyo

  • @shariifnahari5922
    @shariifnahari5922 Жыл бұрын

    Kitabkii Anjdah cawada waa lasoo faagey Sheikh xasaan suufimiyaad noqotey

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 Жыл бұрын

    Sheekhan wuxuu rabo muushega sheeka baraley muu umada diin ıga dhiggi

  • @bashimohamed67

    @bashimohamed67

    Жыл бұрын

    Abaayo wadaadku kitaab buu akhriyey maahan wax uu isagu iska abuurtay laga yaabee hadii dhaqtarada caaalmaku maanta intaas sheegaan inaad runaysan lahayd

  • @abdirahmanisse-kd2ll
    @abdirahmanisse-kd2ll Жыл бұрын

    Kkkkk anigu wax an naftayda ahayn ersanmayo yacni duubtayda allah hano danbidhaafo

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Жыл бұрын

    Kkkkkkk

  • @jacfarabdullahi9764
    @jacfarabdullahi9764 Жыл бұрын

    😂

  • @abdullahiosman1485
    @abdullahiosman1485 Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @aminfatiha8506
    @aminfatiha8506 Жыл бұрын

    KiTaabka Magacii

  • @SALAFIYUN

    @SALAFIYUN

    Жыл бұрын

    منهاج المتعلم Minhaajul mutacalim

  • @abdurahmaanmaxamedhilaal9925
    @abdurahmaanmaxamedhilaal9925 Жыл бұрын

    Whli habeen hore aya igu dambeysey tan jiirka

  • @ayaanlemuse7556
    @ayaanlemuse7556 Жыл бұрын

    Waxan la yaabanahay nimankan maxaa daba dhigay kurubta carabta

  • @hudaabdullah3447

    @hudaabdullah3447

    Жыл бұрын

    marka mawexeey Arisani lahaa yeen kutubta gaalada

  • @hudaabdullah3447

    @hudaabdullah3447

    Жыл бұрын

    Kitabada ey culimada Aqriyaan ma aha kitaaba carbeed ee waa kitaaba culimadihoree muslimiinta ey qoreen culimada Islaamkana carab keliya ma ahayn wll

  • @aminfatiha8506

    @aminfatiha8506

    Жыл бұрын

    Kitaabkle Oo Diintu Ku Qorontahay Maheysaa Hala Akhriyee Ileen Diinta Alle Carbi Kusoo Dajiyey Quraanka Ku Qoran Axadiistaa Kuqoran Fiqigaa Kuqoran Mida Kle Ma Luuqad Aaan Carbi Aheyn Oo Cilmiga Koobtey Baa Jirta Ayaaloow 😮

  • @bashimohamed67

    @bashimohamed67

    Жыл бұрын

    Kutubta la akhriyo Carab kaliya ma qorin . Lkn inaad dhibsato kutubta carabtu qortay

  • @user-fj5wv2lx4i

    @user-fj5wv2lx4i

    3 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @katimahhaji2054
    @katimahhaji2054 Жыл бұрын

    ياجهل مادا تقول وتشرح