Waxan Garan Waayay Qaabkii Aan Uga Bixi Lahaa Xisbiga Waddani sahra Halgan

Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

Пікірлер: 254

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zyАй бұрын

    Masha Allaah tabarakaraxman Sahri si qiimo iyo qaayo leh bay u hadashay waa geesiyad qaran gobi ma jabtee wey liicdaa noolow walashay go ahead We love you all 👍 🥰🌱💗🌱

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9vАй бұрын

    Viva Mujahidad Zahra halgan jir oo joog❤❤❤

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhillaad snm uu gashay because way garactay now iibsaa xashiishaad iyo khamrigaa

  • @user-eo2hz5qe9v

    @user-eo2hz5qe9v

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk xassan saaqudiw Zahra ab iyo isir xuman uma lahee malaha adaa kuwiina iibiya si aad xashiishada uku gadado fucink shirt 😎😎🤔🤔

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhilladaa sahra halgan nightclub

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    @@user-eo2hz5qe9v all of u baa dhaqan xum dumarkiin laa qabay raceen faqashtii like buule snm kuu bilamatay

  • @Araweelo74

    @Araweelo74

    Ай бұрын

    ​​@@hassan-mp1pkciilaneey sharafta iyo ciisigey sahra halgan leedahay waxba caykaga dhimi meeysid naagahiina cawradooda telegram wadhan tahay ka sheekee dhabasoonyinkiina

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452Ай бұрын

    Mnsha Allah xilkaaasna C.raxman cirro kuu dhamayn

  • @user-ru3gh2fy4c
    @user-ru3gh2fy4cАй бұрын

    Masha alla ,Sahra halgan hoygii nabada halgamaa qaaliya allaha haku dhawro cadawgaaga ka saree

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ezАй бұрын

    Manchallah Manchallah guuleyso

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1eАй бұрын

    Sahra Mashaallah ,waa qof qiimo leh,wadan jecel,Runtana ku hadasho ,Waa Runteed cadowgu waa jiraa ilaahayba ka weyn,runtii way u qalanta Xil in loo dhiibo,laakiin Sahra hadaad xil u Haysaa wadanka oo habeen iyo Maalin difaacda,Taariikhda ayaa ku xusaysa

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhillo xashiishadaa iibsaa stripper

  • @user-uf1ih4uf5z

    @user-uf1ih4uf5z

    Ай бұрын

    ​@@hassan-mp1pkyaadtahay mar garxajis ayaad sheeganaysaa ishagaaji

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964Ай бұрын

    Masha Allah guul sahra halgan sland guul

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Ай бұрын

    SAHRA HALGAN WAA FARIID TAARIIKH WACAN KU LEH SOMALILAND NAAG YAR OO TUULO LAGA KEENAY OO GURI INAN GUMEED KU SOO KORTAY OO CIIL LAGU SOO KORIYEY OO CUQDAD QABTA IN LA SOO GARAB DHIGO WAA KHALAD

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhilaad 60 years nightclub kuu haystaa iibsaa xashiishdaa

  • @amranaden3059
    @amranaden3059Ай бұрын

    Sahra halagan Alle ha ku xafido

  • @akxamesa465
    @akxamesa465Ай бұрын

    Waa geesiyad qaran sahra halagan ❤

  • @safiyai2843
    @safiyai2843Ай бұрын

    Geesiyad qaran Allah ha ku xafido Sahra halgan hanti qaran guulayso

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhilladaan xashiishadaa iibsaa

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    @SNMwillneverdeisweonlymultiple

    Ай бұрын

    ​​@@hassan-mp1pk Sahra halgan SNM ,faqasheey diric beey kga saartay somaliland,ado nin ah imika qol madoow ka so caytam faqash 🐖🤧

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    @@SNMwillneverdeisweonlymultiple sahra is or was baa xashiishìid iibsaa iyo khamrii

  • @shabeel7467
    @shabeel7467Ай бұрын

    Maasha allah Sahra waysoo halgantay , mujaahidiinta ay dhayi jirtay oo mararka qaarkood maro cad ama cas ay ku xidhi jrtay iyo dhinaca hanuunita oo ay heesaha qaadi jirtay dadka kicinaya sida heestii HALA GALO DAGAALKA, waxa la matali jiray Boon Xersi AHNX wuxuu matalayey isagoo buul isaga iyo xaaskiisu ku jiraan oo roobkii usoo galay, Dahabooy.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wtАй бұрын

    Mansha Allah geesiyad wadaniyad ah. Hore usoco Allah haku xafido.

  • @RageSalah
    @RageSalahАй бұрын

    Maansha allah gob gob dhashay ayaa tahay qiima weyn ayaad ugu fadhidaa dalka iyo dadka !!!!!! Hore usoco ayaan Ku leeyahay 💯

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    70 years old dhaqan xun nightclub lee

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tkАй бұрын

    INTA SAHRA HALGAN MUCAARADA WAXAA KA BADAN INTA TAAAGEERSAN GUULAYSO WALAALO GUUSHAADU WAA GUUSHA SOMALILAND GUUSHA SOMALILAND NA WAA GUUSHAADA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629Ай бұрын

    Sahra halgan xil iyo wax kawaynba way u qalanta ❤❤ ❤

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhillaad sahra halgan snm uu gashay garac dhashay hambo faqash

  • @Ilikethemilkman.
    @Ilikethemilkman.Ай бұрын

    Cafimad iyo cimridheer rabi hakusiyo amin

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919Ай бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah Sahra Halgan waxaad mujaahid qaali ah she is legend waxay ku xardhanaan doontaa wadna Somalilanders ka guuleyso inaader qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dacar2345
    @dacar2345Ай бұрын

    Hore u soco zahra axmed maxud kalsoonidaadu waa 100 % ehulu sharaf

  • @user-dl9lu8ne1x
    @user-dl9lu8ne1xАй бұрын

    Viva Sahar Halgan ❤

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tkАй бұрын

    SAFIIR HALGANTO SAHRA WALAALO WAAD MUDAN TAHAY WAXAAN KA CODSANAYAA MADAXWAYNAHA JMH S/L MR BIIXI IN HALGANTO SAHRA LA MAAMUUSO XIL WASIIR LOO DHIIBO GUULAYSO WALAALO SAHRA

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pvАй бұрын

    Masha alllllah sahra nolow geeesiyad❤

  • @Araweelo74
    @Araweelo74Ай бұрын

    MashaAllah tabaara Allah❤ caqli iyo jof iyo jawharad ❤❤❤geesiyad qaranbaad tahay sahra halgan jiroo joog cadawgaaguna cabdi indhola geesiyad SNM iyo geesiyad somalilandaad tahay guuleyso nacabku ha isku xaaree gurigaagii aad xoreeysatey baad ku dhex dakeeyneeysaa hore u soco

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172Ай бұрын

    Sahra halgan mujaahidad qaran noolaw geesiyad qaran ale ha ku dhawro maamo

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539Ай бұрын

    Mujahid Sahra jir oo. Jpg. ♥️♥️♥️

  • @said1498ify
    @said1498ifyАй бұрын

    Maansha Allah Sahra Halgan intay qarankan galisay rag badani ma galin. Nafteeda ayay u hurtay in dalkani iyo dadkani xor u xoroobi lahaa.

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936Ай бұрын

    Waa geesiyad Sahra Halgan xaqiiqatan.

  • @user-ir4ft9ir8t
    @user-ir4ft9ir8tАй бұрын

    Mashalh mujahid sahra halgan

  • @aminafarah6529
    @aminafarah6529Ай бұрын

    Sahr you are very good anyway

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493Ай бұрын

    Sahra noolow sidaad Somaliland u jeceshahay ayaan kuu jeclahay ❤️ Viva Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @kowsarmahdi647
    @kowsarmahdi647Ай бұрын

    Mansha Allah geesiyad sahra halgan

  • @cumarcabdigaas5931
    @cumarcabdigaas5931Ай бұрын

    Halgankii oo soo noolaaday allaa ya cisaka ìi noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BarkhadSamane
    @BarkhadSamaneАй бұрын

    Mahadsaniid maamo waxaa tahay qof qaali ah oo dalka iyo dadka ugu jira kaalin muhiim ah, mahadsanid markale.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1kАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ beenmaha oo ruxi buurti cabudla somaray wax ba kamasheegeen hawada fican iyo raxada ilahow nosayidi

  • @hassanibrahimliban6000
    @hassanibrahimliban6000Ай бұрын

    Vive maman Zahra.

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837Ай бұрын

    Sahro halgan bulsha weynta somaliland oo dhan baad madaxa u saaran tahay waxba sheegi maayaan abuu jaahil ee meelahaas ka ciyaaya loo joojin maayo somaliland guul forever insha allah cadowga somaliland guuldaro rabaani ah insha allah allaahumaa aamiin❤❤

  • @mddinho3650
    @mddinho3650Ай бұрын

    Manshallah Sahra Halgan Alle ha daayo. Wa gabad geesiiyad ah. Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3dbАй бұрын

    Muuse waa geesigii u soo halgamey wadankan waa in ay ogadan wax ma garatadu

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Ina biixi Maha geesi waa fulay tuugaa

  • @ahaiban1

    @ahaiban1

    Ай бұрын

    ​@@hassan-mp1pk Ina Biixi isagoo ku nool USA ayuu ka soo cararay oo uu ku biiray Halgankii SNM, intaasay noogu dhantahay kuwa kula doodaya Somaliland qaarkood waxay la socdeen Faqashtii oo wadanka waxay yimaadeen markii Ina Biixi iyo saaxiibadii ay Wadanka gacanta ku qabteen...iyo...iyo...iyo...?!!!

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Ina biixi waa tuug can dagalmiin snm waxa uu ahaa cheerlear

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    @@ahaiban1 Ina biixi USA school. Kaa saqaday waa fulay can dagalmiin dhulka xad dan yartaa

  • @ahaiban1

    @ahaiban1

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk Ina Biixi waa la yaqaana wuxuu yahay imika waa Madaxweynaha Somaliland ee wax kale ma haysaa, doono cidkaloo aad ka hadasho...

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418Ай бұрын

    Boqorada Somaliland sahra halgan guulayso geesiyad baad tahay ❤❤

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8dfАй бұрын

    Mnsh allah hambalyo sahra halgan guulbankuu rajaynayaa

  • @HalimoAhmed-rg8eb
    @HalimoAhmed-rg8ebАй бұрын

    Masha alaah ❤❤❤❤❤

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172Ай бұрын

    Anuu waan xusaa sahra halgan aleh hadaaye xil iyo wax kabadan way uqalantaa

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6otАй бұрын

    mshaa alah you beautifull fromBoston darwiish

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746Ай бұрын

    Sahra way ku suntantahay halgankii iyo waayihii adka waan arkey yadoo u taagan

  • @rashidgahnug4281
    @rashidgahnug4281Ай бұрын

    ku je;iyaaa HALGANAY..

  • @cabdimaxamed1623
    @cabdimaxamed162326 күн бұрын

    Maansha Allah sahra halgan fariid weeyi tani waa wiilo ilaa halgankii qadhaadhaa edo alle haku xafido

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468Ай бұрын

    Alla halganey edo kujecliya walaahi dhagta la xoqon maayo hadad hadal bilowdo noolow

  • @khayremedia5419
    @khayremedia541929 күн бұрын

    Sahra halgan waa calaamad mhiim sh oo ay soomaaliland leedahsy Ilaahay hs xifdiyo. Inta xagxagataana waa inta aan soomaalilanimada ogolsyne hala ogaado

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    SAHRA KUWA KU AF LAGAADAYAA WAA KUWII AAD KA XORSEY DALKAN IYO KUWA HUNGURI INGA QAADEY DAGAALKIIBA RAGBÀ SNM BASAAS U AHAA FAQASHTA

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhilladaan snm uurkaa uu gashay basaas waa taani baasto faqash 70 years nightclub khamrigaa kuu iibsaa garac kala jaadaa lee

  • @nimcoyareey9410
    @nimcoyareey941020 күн бұрын

    mansha alaah ilahy ha ku xafido mamo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10Ай бұрын

    Qaran zahra Halgan iyo Ibraahim Caydiid leh baa guulaystay oo ayaan leh Allah hanoo kiin daayo

  • @Ilikethemilkman.
    @Ilikethemilkman.Ай бұрын

    Fariid sahra halgan weyi mashala

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1eАй бұрын

    Sagal waxay ka mid tahay weriyayaasha Gabdhaha ah ee Ixtiraam iyo Sharaf ku shaqeeya,Sahra Riyo xitaa kuma tegi karto meel wadankeeda ka soo horjeeda oo neceb,Labadiinaba ilaahay ha idin xafido,Sharaf iyo Karaanmo korkeeda ahaato Sahra Halgan

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue16 күн бұрын

    Ha la xidho sax bay sahri ku tahay.waa gole ciyaala suuqa.

  • @user-uq6rd4yd8d
    @user-uq6rd4yd8dАй бұрын

    Allaha hanokaadayo mom Sahara halgan ❤❤❤❤

  • @user-pk8pf8xv9h
    @user-pk8pf8xv9h26 күн бұрын

    Mamo adna aadan iyo mamo sahra halgan kudayashad iga mudandihiin ❤❤❤❤

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670Ай бұрын

    Sahra halgan🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @sahraismail4850
    @sahraismail4850Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ geesiyad qaran

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146Ай бұрын

    Mashallah Sahra halgan geesiyad qaran ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2qАй бұрын

    Sahra halgan❤❤❤❤❤❤

  • @godfaysaladen1803
    @godfaysaladen1803Ай бұрын

    Astan qaran ❤

  • @Bashatalents
    @BashatalentsАй бұрын

    Jacalkaygaygii sagal guure❤

  • @MustafaAhmed-pb4dx
    @MustafaAhmed-pb4dxАй бұрын

    Fariid walahay wey asibtay xirsi gaab inqilabkisi 😂😂😂😂😂 sahra yar salan sare

  • @JiimiFurre-rs5oi
    @JiimiFurre-rs5oiАй бұрын

    Sahra halgan mujaahidad qaran

  • @samatarmahamoud904
    @samatarmahamoud904Ай бұрын

    Masha allah SAHRA HALGAN fariid viva ❤❤❤❤

  • @user-td3io2ld1p
    @user-td3io2ld1pАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdimohamed9399
    @abdimohamed9399Ай бұрын

    Masha Allah mum ❤️ you are legend of us 🙏 ❤❤❤❤sahri guul Guul somaliland ❤❤❤❤😂😂😂

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209Ай бұрын

    Binka ilahaw aanay waalan sahti oonay xammar tagin ❤❤❤❤

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466Ай бұрын

    Waan usoo halganey xil in aan kaqabtana xaqwaaye show halgan baaska waxaa losoogaley waaxildoon

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929Ай бұрын

    Guuuuuul mansh Allah Sahra halgan ❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912Ай бұрын

    Masha Allah Guul Somaliland

  • @user-pd4ku7om2j
    @user-pd4ku7om2jАй бұрын

    Dhilaad ahayd hooks halgana

  • @user-mr2ot8fi7j
    @user-mr2ot8fi7jАй бұрын

    Asc

  • @MedHassanInahassan-cw8mz
    @MedHassanInahassan-cw8mzАй бұрын

    Aniyo gourigeyga fadhiya ma noron kara moujahidad mice wa magac

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475Ай бұрын

    aduunka bentan ugu necebahay inqilaab ma ahayn ee waxay ogayeen muuse dabacadahiisa iyo inu dalka meel xun dhigayo Ahmed Silanaa may diidanayn dadkasi waxay diiden marki muuse soo baxayay inuu dalku sidan ku danbaynayo aayaay ogaayeen waxay ahayeen rag wax garadaa aanaba magi jiray ragas lakiin waaxay aahayeen siyasiyin aad iyo aad u il dheer oo garnayaay waxan halka uu ku danbaynayo waxay diidaayeen wataas manta dhacaday reer hargayso hada is tidhahden xirsi waxa ka soo horjeeda hj iska wada magaa runta la idin shegaya 10 nin isaga kala soo baxdan wad khaladan tahiin wlahaya bilahay dadki ka soo horjeday ee inay khalad wyan galeen u haystay baan aha mantana waxan leeyahay geesiyaaal bay ahayeen ragan is casilaay ceebtan manta tagan wadankiiba dayacan yahay ee umadi la wada xidhayo ayaay diidanayen wixi lagu tacbay oo walanaya ayay diidanayen ceebta dowlada ha sarin sahranay rag halkaas ka maray inqilaab haday tahay way samyn karayeen 10 wasiir bay ahayeen lakiin may doonayn waxan se la yaabay 10 wasiir xirsi ba siyaasi matnta ka ah sidan filayo reerka muuse odhan xirsi bay wada haystan nin iyo naag weliba nagoohooda ka dabo yuusa waxay yidhahdan jeegan baanu nahay war anagu waanu idin fahnay inaad ragiina khaladkooda iska indho tirtana raga kalena magac dil ku smaysan beentiina dhamatay madaa aydadan xishoonayn eeda qofki laha la kool koolinayo beriga muuse dartiis bay dadku uga yaaceen dowlada runta rabi aya jece;l

  • @maftuuxmediapro3626

    @maftuuxmediapro3626

    Ай бұрын

    Waa sax hadii aad maanta aragtay anagu asagoon iman ayaanu ogayn muuse waxa uu.gudo.iyo.wuxuu galaba waayo.taariikh diisa ayaanu haynay iyo baa garoobkiisa madow ee ku suntan fulaynimo muran iyo abaabul dagaal.sokeeye

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929Ай бұрын

    Mansh Allah Mansh Allah Sahra halgan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vmАй бұрын

    Sahra Halgan waa Fariid wadaniyad ah

  • @abdifatahabdullahi645
    @abdifatahabdullahi645Ай бұрын

    Guulaso❤❤❤

  • @Gmaaad
    @GmaaadАй бұрын

    Qaranka qof walba usoo halgamay mujaahidad badanaa reerkan😅😅😅😅😅😅

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404Ай бұрын

    halgan Sahra halgan xil iyo wax kawaynba way u qalanta !!!!!!!!!! from saylac city

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    70 years dhillaha nightclub lee

  • @Araweelo74

    @Araweelo74

    Ай бұрын

    ​@@hassan-mp1pkciilaney xaarka xejiso wuusoo urayaaye

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130Ай бұрын

    Alla imisa gus oo snm ayaa kugalay sahray wagi halganka kudaro

  • @halimodhinbil5362
    @halimodhinbil5362Ай бұрын

    waa deeganaden u dhashay maa lughayad u dhalatay wasakhyahay

  • @---bk4lg
    @---bk4lg21 күн бұрын

    Naagtan iyo Al Shabaab waa isku fikir , kulaha Mujaahidad heesta baan ahay oo Somali ku Jihaaday 😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10Ай бұрын

    Baraha bulshada waa laga dhaliilaa lagana ammaanaa iyadu indhaheeduu dhaliishuunbay qabteen. Zahri laakiin geesiyad hadalyaqaana oon inanta dhinaca ka raran xaqiiqda ka haqabtirtay

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186Ай бұрын

    Sahra waa gabadh hadal cad, waana in lagu xushmeeyo rayigeeda

  • @user-mw1wi4su7e
    @user-mw1wi4su7eАй бұрын

    ❤❤❤

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3dbАй бұрын

    Sahra halgan waa muwadanada keliya ee u soo halgantey wadankan ila iyo bilawgii ila hada ha noolato sahra halgan cadawgeduna ha jabo

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhillo 70 years old nightclub khamrigaa iibsaa

  • @user-sf8wc6wc6v
    @user-sf8wc6wc6vАй бұрын

    MAALINTII LA DHAAWAC MAYEY REERKINU MUU DHAAWACMAYN SIDAAD SHEEGTAY 🤣🤣

  • @abdusalansaleban7339

    @abdusalansaleban7339

    Ай бұрын

    Haa wllhi😂😂😂😂

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275Ай бұрын

    Mansha allah

  • @ayanmohamed6297
    @ayanmohamed6297Ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @abdiali6224
    @abdiali6224Ай бұрын

    Waan dhagaystay waraysigaaga runtii waxaad tahay geesiyad aftahan ah Cida ku dhaliishaana ha halgamaan oo meherad u dhiganta ha u soo tacbaan oo ha Samaystaan HIDDI DHAWR oo kale Sahra halgan guulayso Horumar baad gaadhay ee dalkaaga u shaqee Cadawgaaga cagtaada hoosteeda Ka eeg

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab144027 күн бұрын

    Aniigu gabadhan wan iska jecelahay sii niiyad ah sahra halgan jijiga hada joga wanrajeyna Mar inaan sahra halgan toos ulaa kulmo

  • @RashidAbdullahi
    @RashidAbdullahiАй бұрын

    Salaansare saharahalgan wll runta haha baydhin & halgankii . Dalkii aad u soo halgantay waxaa babiyey muse juudaan & kuwa dalkii qabyaalad. Kala qaybin. Somaliland meeeday???? Isaaq mee?? Muse shaani M kaahin S gaal Halagankii wuu socdaa weli Lugu xoreyn lahaa Somaliland Dalka & dadka lagu midayn lahaa

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3dbАй бұрын

    Sahre laftigedu ha garato ya xukumo wadani inta aney gadhin kuwa la socda

  • @samsammohamed5111
    @samsammohamed5111Ай бұрын

    Ma’Sha’Allah you are hero😂

  • @safiyai2843
    @safiyai2843Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wrАй бұрын

    Dumarka Somaliland waaa reer gibley iyo boroma.. raagow dhumarka Gibley iyo boroma ka gursada..

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa954429 күн бұрын

    Sahra HALGAN noo halgam❤

  • @HalimoAhmed-rg8eb
    @HalimoAhmed-rg8ebАй бұрын

    Geesiyad❤❤❤

Келесі