Muxuu yahay Qaliinka Sagal Mustafe Hindiya ku Gashay iyo Fariinta Cafimaad ee ay Sido

Guure Media Ugu Kaalay Warar Xaqiida Ku Salayn , Baramaamujyo Xiiso Leh Iyo Madaadalo

Пікірлер: 111

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel98972 ай бұрын

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama33122 ай бұрын

    Dadka Africa ku nool Allah SWT cadeed bu siyey malin kasta ah lkn gabdhi markay is cadeeyen kama faidaysan karan cadceeda Vitamin D joogto uma cuni kartid kelyaha uma ficna lkn qoraxda malin kasta laysku dhigi karaa bacda 15:00pm

  • @NeimaBouraleh-es1dk

    @NeimaBouraleh-es1dk

    2 ай бұрын

    Masha alah

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay2 ай бұрын

    Nadaafad + Nafaqo oo ay Cuntada Wacan Uguhoreyso. Jimicsi + Qoraxda + iyo In Ladhidido oo Aad looshaqeysto. Weliba In Beeraha Laqoto iyo Baddii weyneed in laga FAA-ideysto! Allhayow Amuuraha Noosahal

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z2 ай бұрын

    Ilaahey caafimaad haku siiyo

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan34062 ай бұрын

    Hindada somalida way fahmeen xooloy ka samaynayan

  • @nasrayasin4472

    @nasrayasin4472

    2 ай бұрын

    Waxa kaaga daran siday Gaajada u yihiin . Waana malaayiin

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut79462 ай бұрын

    Thank u walal❤

  • @user-rc9bo3xr4o
    @user-rc9bo3xr4o2 ай бұрын

    xididka ku madoobaaday waa dawada walaal anigaa tagay wana madoobaa bidh ima madooban waayo dawo ma marsado

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay2 ай бұрын

    Cajiib Dadkeena Iyagaa Isnacay oo Weelmaran Noqday , Waxaan Helikarnaa In Aduunkoodhan Noosoo shaqo tagaan Maadaama aynu Innagu Iskufilnaasho Gaarin . Qaabkii Nolosha oodhan baanu Kadhacnay Iyadoo Noodheertahay In Aad Naloonecebyahay ! Kuwii Waxfahma Allaha Nagadhigo.

  • @user-cn8yw9dd8e
    @user-cn8yw9dd8e2 ай бұрын

    allaha caafiyo walaasheen sagal aamiin

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir60722 ай бұрын

    Cuntada🎉hala badalo😢😢

  • @munahussein9687
    @munahussein96872 ай бұрын

    Sagal Sagal gobeed 🎉🎉🎉wa gabar somaliyeed 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @adangudhane336
    @adangudhane3362 ай бұрын

    Waan mahadsantiin

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g2 ай бұрын

    Masha allah sagal mustafe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ oo qof wasic ah qalbegeda sedookale ayeyey soo mali kujeceshahay

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube74942 ай бұрын

    Walhi waa cajiib ma qof wadankii jooga iyo qoraxadan ogay ayaa u bahan vidamindiiga D cunto baalka leha iyo kaluunka fureeshka aha cuna weegi 2 mar ilaa 3 mar

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l2 ай бұрын

    Sagaal aado weyn wacyi gelin fican thank you

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75412 ай бұрын

    Waan ogaa gabar illaahay hownaxariistee dalka imaaraadka timi oo TB minka ah laga helay dhiigana wuu xayiraa TB daasi

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia85112 ай бұрын

    WAXAY TIDHI SHEEKO MAAHA

  • @fatoumamohamed171
    @fatoumamohamed1712 ай бұрын

    Mâcha allah

  • @jamaalxasan4827
    @jamaalxasan48272 ай бұрын

    18may

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw2 ай бұрын

    Happy 18 maj dumaashi ♥️🌹

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan2 ай бұрын

    Mashaa Allah aad baa u mahadsantihin talo fiican waaye ❤❤❤❤❤

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v2 ай бұрын

    Shuurada garaw iyo faasuuliye ka dhareg

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen46812 ай бұрын

    Mashaa Allah, sagal indho

  • @colaadphotography5955
    @colaadphotography59552 ай бұрын

    Wax kasta markaad ka hadlaysa Waxay ku wanaagsanyihiin inaad aqoon uu leedahay

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan34062 ай бұрын

    Hada sagaley waxaa sa ku foolxumaynaya wa sokorta cad iyo daqiiqda tijaabi iska daa iyo waliba bariiska anay igu dhacday gabdh yar bad u ekaanaysaa

  • @ashaoali8020

    @ashaoali8020

    2 ай бұрын

    Ma minyarey kuunoqotay xageed ku aragtaa foolxumada aad u jeedo oo anku aanaan u jeedin.

  • @fadxiyahassan3406

    @fadxiyahassan3406

    2 ай бұрын

    @@ashaoali8020 qafkasta arko. Adiga miyarado so qado ku aragtid

  • @fatumaali5834

    @fatumaali5834

    2 ай бұрын

    Hhhhh

  • @adangudhane336
    @adangudhane3362 ай бұрын

    Asc walaal walaali runtii markaan Hindia dhakhtar u tagey 2019 waxaan arkey baahida dhakhtar fiican looga baahan yey dalkeena in aa keeno Hageisa laakiin wey ii suurto gsliweydey oo dhakhtaan tagey in uu Hargeisa ka shaqaysto waa rabay 24 sacadood waa uu shaqayn jirey xanuunada oo dhana waa ladu daa weyny jirey xitaa qsubta ilaha .inagu waxba kuma hayno dalka.Farmasiguna waa dukaan daawada ii biya sida rashinkoo kale

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad95792 ай бұрын

    Reer miyi cml thy t b so Kuma dhacdo makaanka

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir92622 ай бұрын

    inaga soomaali ahaan business ayay ka dhignay wax yaalihii aas aaska ahaa waxayna sobobaysaa in dadkii danyartu awoodin marka dadka lacagta haystay ay helayn adeeg xun xataa sidee danyartu ku awoodaysaa ama ku helaysaa waxa laga yaabaa inay xataa canjeerada awoodin cunto dheeli tiran iyada meesha ka saarba ,wadanku dhaqaalaha inuu dhiso ayaan u bahanahay oo musuqa la yareeyo

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b2 ай бұрын

    Tb sibirka waa laga qaadaa

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica2 ай бұрын

    Arrimaha caafimaad waa khaas....in qof laga weydiyo ma aha laakin wacyi gelin fiican bay bixisay.

  • @Happ147
    @Happ1472 ай бұрын

    Tiibeyda makanka waa marki igu horeysey maqlo gabdho is ilaaliya bal

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz2 ай бұрын

    Ka digtoonow inaad ku daganto dacaayadda ay fidiyaan dadka raba inay soo jiitaan customers badan. Technologiga yaalla Hargeysa wuu ka sarreeyaan kuwa yaalla Addis Ababa. Waxa dalka jooga dhakhaatiir license ka haysta Germany, UK, US, Canada, Norway iyo meelo kale oo kamid ah dunida horumartay.

  • @hibonour9657

    @hibonour9657

    2 ай бұрын

    Absolutely you're right I agree with you

  • @suldaanhalabuur4662

    @suldaanhalabuur4662

    2 ай бұрын

    Beenbaad sheegtay yurub iyo America dhakhtar liisan ka haystaa 7 kun oo doolar ayuu qaataa haduu shaqeeyo iyo hadaanu shaqaynba afrika wuxuu ka doonaayo ayaan jirinba

  • @AbdiRoble-mu6cz

    @AbdiRoble-mu6cz

    2 ай бұрын

    ​@@suldaanhalabuur4662 German hospitals Burco iyo Hargeysa Ku yaal, London Hospital Hargeysa Ku yaal, hospital neurology ee Hargeysa oo Norway, dhakhaatiir cubataaladaa iyo kuwa kale oo badan haysata waxay Ka shaqayn jireen yurub iyo US ba. Qoftan la waraydanayaa waa mar dhoof India tagtay oo wax weyn inay soo aragtay u haysata. Rates bay sheegaysaa sida 90 percent, 70 percent, 80 percent, waxan way iska odhanaysa meel ay kasoo xigatay ma jirto.

  • @hodhare961

    @hodhare961

    2 ай бұрын

    @@suldaanhalabuur4662waan ka xumay in sidaa khaldan aad wax u fahamto. Yaa lacagta siiyaa hadaanu shaqayn dhakhtarka US ku noolo kkk? Anaa jooga wax ku bartay wadankeenu waa jano lkn inagaa jaahiliin ah.

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi1112 ай бұрын

    Hydarbad bay jogty

  • @Bayula-uj7ur

    @Bayula-uj7ur

    2 ай бұрын

    Mise new DALHI

  • @haboon123
    @haboon1232 ай бұрын

    Malasiya tage dhaktaro wacan oo muslimiina ayey leeyihiin weliba utaga kuwa diinteena haysta waxa laydhi aad bay u wanaagsanyihiin oo udawo wanaagsan yihiin Marka horena waraysta

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari87302 ай бұрын

    Dawo la meedhaa ma jirtee 😅 sidoo kale TB bilaa dharka lagu qaadayaa ma jirto.

  • @umaaisha9876

    @umaaisha9876

    2 ай бұрын

    Daawo la maydha wa jirta anaga aragnay, Tb hadi qof qaba kula noolaado iyo hadad wax lawadaagto wadka qaadeysa. hadaaanad cilmi ulahaay adigu macnaheedu ma aha in aaney jirin

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    2 ай бұрын

    TB waa contiguous laakiin, laguma kala qaado dhulka oo la fadhiisto.

  • @zubeirwaran-bari8730

    @zubeirwaran-bari8730

    2 ай бұрын

    @umaaisha9876 TB-du qaabka loo kala qadaa badiyaa waa hawada siiba qofku marka uu yahay active. Dhif iyo naadirna waxa lagu kala qaadaa in aad cabto ama liqdo bacteria lagu beeray shaybaadhka. Tan liqista waxa u nugul dadka dufaacoodu jidhku diciifka yahay sida HIV dadka qaba iyo xaaalado kale. Xubnaha uguma gudubto adigoo qaawan oo sibidhka fadhiista se wax ay ugu gudubtaa dhiiga marka ay raacdo xaaladaasoo qofku dufaaciisu dhacsanyahay. Dawo la maydhaa ma jirto oo waa eray wax lagu fahamsiiyo qofku layman-ka ah.

  • @saalaxy
    @saalaxy2 ай бұрын

    Privacy Vs. Somali

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi1112 ай бұрын

    Wallo 4/jeer ba qalnin ku galaay walhy waxaas ma arg dherad ka aah. Waxa uuugu badan lagugu so dalca wa dawoda aad isticmasho

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein31362 ай бұрын

    Dumarka waxn u shegaya ina iska ilaalisan xatabada malintiin oodhan cabaysa qorxda hadaad uur yar ledahy xatabadu waxy soodanaysa kulayal fara badan wanad dhicinysaa barkimo isaga dhig

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir92622 ай бұрын

    xanuunada thyroid waxa soboba iodine la,aan markaas xanuunada ina haya waxa soboba inta badan inay inagu yaryihiin maadooyin jidhkeenu u baahan yahay ,markaasi waa in dhaaman jidhkaagu wuxuu u baahan yhay ogaatid kabacdina normalka midkasta aad keentid

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g2 ай бұрын

    Sagal mustafaa❤

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein41802 ай бұрын

    Sahal marixan miyad gursty waba cadawga isaaq

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b2 ай бұрын

    Vitamin D qoraxda isu dhiga waliba dalka guryo waweyn baad heystaan

  • @Khalanjo673
    @Khalanjo6732 ай бұрын

    Soomaalida ugxaanta ayay kala baxaan

  • @aminayusuf517

    @aminayusuf517

    2 ай бұрын

    Xagee ka maqashay warkaa

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br2 ай бұрын

    Waxan ahay nin Somali ah o ku nola gobalka Maharashtra India Magalada Poona 1985 ila 1994 ka so baxay Jamacada dhaqalaha. Waxan kula talin ya in dhakhtarka India aaney aaminin Caafimadna u tagin. Xita Xaga Somalia waxa joga dhakhatiir ka xun kuwa India oo irbad iyo kiniink ku so qoraya iyagoo lacag ka fikiraya. Sheko ka dhacdey Magalada Borame gobalka Awdal aya gabar ba dhakhtar aadey. Badhitaan.wuxuu u sheegay in macaan hayo. Kartoon wuxuu u so Qorey metformin. Gabadhi way sii xanuunsadey. Ka dib mudo ka dib ayay aadey Xamar. Waxa loo sheegay ineyna wax macaan ah ahayn very sad story

  • @adangudhane336
    @adangudhane3362 ай бұрын

    Hoos u yara dhig

  • @abdinasirabdi1129
    @abdinasirabdi11292 ай бұрын

    Ma jirto TB laga qaado qabowga iyo sibidhka ma jirto hno

  • @zamiraqurux874

    @zamiraqurux874

    2 ай бұрын

    Waxkazta way dhacan Dee wll

  • @abdinasirabdi1129

    @abdinasirabdi1129

    2 ай бұрын

    @@zamiraqurux874 hhhhhhh dee huuno 20 sano ayaan baranaayey caafimaadka, takhakhusna waan uleeyhay fariidey indr

  • @missnajma5505

    @missnajma5505

    2 ай бұрын

    ​@@abdinasirabdi1129same wacaygalin somalida aya ubahan hindida lacag Lee qatan

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud39472 ай бұрын

    Qodobo fiicanbay ka hadashay lakiin arin khatar ah ayaa loo hoosgaliyay oo ah dhakhtaradu inay ahayd dadka diimaha gaalada faafiya ee xijaabka wax ka sheega xijaabka ee sheega inay isdadeen dumarku oo uu ku dhacay lack of vit. Laakiin hadii xijaabku samynayo dhibaato ilaahyba kuma waajibiyeen ilaahay isagaa og adoomihiisa waxa udana. Markaa arimaha diinta lagu durayo halaga feejignaado.

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c2 ай бұрын

    Hindiya hay tagtay waa hawl iyada u gaara macaadvubwsyfiin

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad13112 ай бұрын

    DNA halaga qaado Sagal timbeey

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z2 ай бұрын

    Adiga iyo inta muslinah

  • @sacadiyasacadiya1770
    @sacadiyasacadiya17702 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame3342 ай бұрын

    Hindidu barista aadbay u cunan dhakhtarad shaqaysanaysad laso kulantay. Hindiya isku bedekke kelyaha uwayn wax kaloo weyn malaha

  • @ikraammohamed5717

    @ikraammohamed5717

    2 ай бұрын

    Wa. Bariis iyaga u baxa ka naalo. Kena waa mid. La sameyo

  • @farhiyohashi236

    @farhiyohashi236

    2 ай бұрын

    Mkudarso buurkiahan iyaga dabargoyay shan iyo labatan noc ayay udhadhajiyan barisna hindiyu kadabkisu kugoay

  • @mohammedsoleban2001
    @mohammedsoleban20012 ай бұрын

    Midabkaagii quruxda ahaa waad maydhay oo buti ayaad u ekaatay

  • @ikraammohamed5717

    @ikraammohamed5717

    2 ай бұрын

    Wa is cadayska

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein30292 ай бұрын

    DOWLAD LA’ANTA AYA YELAYSA. DOWLAD KUSHEGTA MUSE BIIXI DADKA BAADHANAAYO MAY KA QABTAAN.

  • @maryanabdi4200
    @maryanabdi42002 ай бұрын

    Cunto xumo badam baa jirta throidka , Gaska , subaga ayaa ku badan dadka

  • @iftinxussien6347
    @iftinxussien63472 ай бұрын

    .."dumarka Somalida waxaa ku dhaca ilma la'aan"....MA QOSOLBAA. MASHALLAH, DUMARKA SIMAALIDU AAD BEY U DHALAAN. warkaas haloo noqdo.

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e2 ай бұрын

    Ku darsoo Dhakhatiirta India waa Bussnies,suuqa bay rabaan in aad u samayso markay ogaadeen in aad Weriye tahay

  • @cabdirashiidaadan227
    @cabdirashiidaadan2272 ай бұрын

    Dhamaan waa been waxay sheegaysaa qof kani. Majirto tb dumarka xaga hoose kasoo gashaa.

  • @hannamaxamed9931

    @hannamaxamed9931

    2 ай бұрын

    Sawta la dhaho TB meel kasta oo xubnaha baniaadmka ka mida way ku dhcda inanka isha maahane

  • @user-xy6de4yj8z
    @user-xy6de4yj8z2 ай бұрын

    Sgl mxmd cli ma dhiman dhiidhibso

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n2 ай бұрын

    Waarun soomaalia dhaqtar xumo

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud18032 ай бұрын

    SAGAL waa runteed, dhakhtaro mahayno, tuug baa inoo heshiisay

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan87242 ай бұрын

    Somalida boqolkiiba dhalmo laaani ma hayso taa been bay ku sheegtay

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad13112 ай бұрын

    Qofkii qarankiisa khayaano sidaa ayaa u dambeeya tiimpeey weligay ma maqlin è TB dheh. Hargeysa dhakhaatiir fiican ayaa jooga ee nabsiga iska du. DNA halaga qaDo Sagal

  • @ShankaroonAxmed-si3hj
    @ShankaroonAxmed-si3hj2 ай бұрын

    hindida sidee somaliyee idin nacabanyahiin hadaa ogaan laheedeen daabo iska daaye dalxiis xidaa uma aaden waa dad musuq iyo qiyaamo badan lakiin somalida haldhag ayee wax kamaqlaan waryeesan kilyaha iyo ugxaanta idinka baxsan ee kajooga. ma isweydiiseen maxaa dadka ee qaliinka kula ordaan qof hindiya cafimad u aadey oon laqalin ma maqlin

  • @abdinasirabdi1129
    @abdinasirabdi11292 ай бұрын

    Walal waa propaganda ay idin soo sheegeen Hindidu hno

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay2 ай бұрын

    Bal Siyaasad iyo Qabiil inta lagumurmayo Bulshada Wax Wax ku-ool u-ah Sidan ookale Maaloosootabiyo? Aadbaad umahadsantihiin Daruufta Somalidu Waa iskumid Meeshey Rabaan 5Shanta Somali Hakajoogaan.

  • @imbashiir1825
    @imbashiir18252 ай бұрын

    Jaahilad caadiya😂😂😂😂😂

  • @daganahmed7617
    @daganahmed76172 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-kp6os8ef7o

    @user-kp6os8ef7o

    2 ай бұрын

    Wjssueuquaruhhhdhsjsk😂😂😂😂😂jkskskskeeieieiieiieiieieieooek

  • @user-kp6os8ef7o

    @user-kp6os8ef7o

    2 ай бұрын

    Isiwiwisiiisissie🤑👩‍⚖️👩‍💻👩‍🎓👩‍🔬👩‍🏫👩‍⚖️👩‍⚕️

  • @user-kp6os8ef7o

    @user-kp6os8ef7o

    2 ай бұрын

    Jakdjdjuuwuuuus📲📲📲📲📱🤑🤑🤑🤑🤑👩‍🏫👩‍⚖️👩‍💻👩‍⚕️👩‍🎓👩‍🔬👩‍🍳👩‍🍳👩‍⚕️👩‍⚕️👩‍⚕️👩‍⚕️👩‍⚕️💆‍♀️🙋‍♀️👨‍👩‍👧‍👧👩‍👧👩‍👧👩‍👧💖💖💖💖💖🧥👜🧣👖👟🎓🎓🎓🎓🎓🏥🏥🏥🏥🏥🏥🏥🏥🏥🏥🏦🏦🏦🏦🏦🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🛏🛌✈️✈️✈️✈️✈️✈️🕋🕋🕋🕋🍱🍱🍱🥗🥗🥪🍲🥘🍳🍝🍜🍛🍚🎂🥧🍦🥛🍪🥛🥛🥛☕☕🍹🍹🍹☕☕☕☕🕋🕋🕋🕋🕋🕋🤩🤩🤩🤩🤩😍🤗🤗🤔😁😅😅😅🕋🕋🕋🕋🕋🕋📓📒📃📃📕📔📕📖📄📄✏️📝📝✏️🖌🖌🖌🖌🖍🖍🖍🖍📱📲📲☎️🎧🎧🎧🎧🎧jdjdjdjsjsjjsjsjjdjdjruzuuzjwjjsjsjsjzjsjsnsnz1jjsjsjjsndsnsjizzi2zjhshzjzjzjsjxjzjz3hzjsjzjzjzjzjzjzzj4zhhzndnnxnjj5zhhzjjznnzjzdj6hhdhhjdjsjdd7zjznnxnjsjsjs8jdjsjjdjszjzjjzjz9skjsjsjdksjsjsjjsjdzjzjjdjdjjd10jxkzzmmzmzmsjjddjjdjjfjfjjdjjejjejjdjjejejejrjjrjrjrrjjdejjdwxbdnndjejejejejejjjjeejejjejejejj🥉🥈🥇🎇🎇🎇🎎🎇🎊🎊🎊🎊🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋💷💷💵💴💷💳💳🏥🏥🏥🏥🏥🏥🏦🏦🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🎉🎉🎉🎉🎉🎧🎧🎧🥁🥁🥁🥁🥁🥁🥁🥁🥁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😊1uhehejeujejeehejr2jsjjsjsjssjjsjsjs3jjsjsjjsjskksk4fhgdghji4jjjjgddfghjiij5shsjsjjsjsjsjddjjdjdjd6bsbssnbsnnsn7bndnnsnsnsnn8dbndnndnddnnssn9jsjjssjjsksskksks10nsnnsnsezmmzmzmzzmzzzzkaggjrrttttyuiooojjgsstrrtyjksfgxbmgskzjzjjzJjsjjsndjjddnjsjsjejejeiii🎉njjjjsidkdkdkdjsjejkekijeieiiiieiieieieeiieejisiieiidieirjdjjdjksksskksjssssmnnnnssnsnnsjsjjjhruuweeiuueunngshuuueuejrrytiggjfhhuuiiiiooogtui❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kp6os8ef7o

    @user-kp6os8ef7o

    2 ай бұрын

    NimcomaxdJamosbbsjhh❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon97422 ай бұрын

    18 May maxa laga wadaa ? Maalin tii qashinka tolow ?

  • @user-oi5uk4de1b

    @user-oi5uk4de1b

    2 ай бұрын

    Haa waa maalinta qashina laga gubo laga nadiifiyo 3dadaan dal aan kuu tirindoona 1ssc 2puntland 3jubalnd from afmadow jubaland

  • @user-qw5pf3bv1o

    @user-qw5pf3bv1o

    2 ай бұрын

    ​@@user-oi5uk4de1b😂😂😂😂😂😂oo marka kale qashinka iskama nadiifisan miya labada maamul goboleed ee kale maqalaye ssc ma siilki Saado cala ilayn wax jira maahe

  • @smartazu8723

    @smartazu8723

    2 ай бұрын

    Waa markay gobtu dabaal dagayso.. qashinkana dadbaa gura😂😂😂

  • @user-oi5uk4de1b

    @user-oi5uk4de1b

    2 ай бұрын

    @@smartazu8723 kkkk gob aaa gun iyo sheydaan baa dabaal dega 18 may insi iyo islaam toona ma dabaal dego qowmuluudkaa dabaal dega maalintaas

  • @nathra7351
    @nathra73512 ай бұрын

    Sagal musetafe waa garacday aabeheedna waa saqraan hooyadeena waa dhilo ninkeeduna waa gododle. Caloosha laguu gal ishalah

  • @malyuuncabdinaasir6261

    @malyuuncabdinaasir6261

    2 ай бұрын

    Walaahi jaahilnino waynba ku haysa qalbiga alle ha kuu korsho

  • @user-ow4wl3tc7r

    @user-ow4wl3tc7r

    2 ай бұрын

    Bisinka

  • @tazniimhupii8266

    @tazniimhupii8266

    2 ай бұрын

    Subhnlh abaayo mxa gbarta ucaynysaa mxy kaa suubisay xaasidnimo mafiicno😮

  • @user-ze8jz8ue2v
    @user-ze8jz8ue2v2 ай бұрын

    Waad edeb darantey sadal dakhaatiirta ha ku gafin guucaaga ayaad ka dheerrysey

  • @abdihassan3684
    @abdihassan36842 ай бұрын

    Wamaxay dhiladani talada ficane ay bixinaysa ad kasugaysan ma dhilo bayacda noqoda sida giranta warejiya

  • @user-oi5uk4de1b

    @user-oi5uk4de1b

    2 ай бұрын

    Subxanallaah maxa inanta ku caayi lagarooni yahow naagahaaba kaa fiican nin ma tihid naagna ma tihiid wax yahow dulliga ah

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp

    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp

    2 ай бұрын

    Wllashaaba ah waxaad sheegyso nin isku sheegyohow edebta darani Ka xishood inanta

Келесі