WAXAAN KAHADALNAY UNHCR AMA ISDAWAN GALITA QAXOOOTIGA MASAR

Пікірлер: 70

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 Жыл бұрын

    Masha allah waaku mahadsan tihiin sida quruxda badan aad noogu faahfaahiseen we ❤ u

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 Жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah ❤️🥰🌹❤️💓

  • @laylaaxmed5628
    @laylaaxmed5628 Жыл бұрын

    masha allah dacadnimadiina iyo qalbi wanaaga aad noguso gudbinaysan su allahygna sificaan nooga so jawaabaysan rabbi ajar iyo xasnaad haydinka siiyo 🙏 wanku raja weynahy inan qaahira cagaha so dhigo insha allah sida ugu dhakhsiyaha badan idinkuna aaamiinta iracyi inu rabbi arimahyga iso sahlo

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️⚡️

  • @abdiaden682
    @abdiaden682 Жыл бұрын

    Mashaallh

  • @naciimocismangesey
    @naciimocismangesey Жыл бұрын

    Asc abayo canshura waxan ahay hoyo jogta xamar 4ciyal heysata qaraxa iku dhacay luka leyka jaray firir badana korkeyga waku jira gacana wa I jabantahay waxan raba ina soboxo qoxodika iska dhibo leykana cawiyo imashaha masar xamaram joga waxana ahay hoyo kaliged ciyal korsaro iso jawab abayo labarkada san kuhela ❤

  • @NaimaMohamed-wr7kh
    @NaimaMohamed-wr7kh2 ай бұрын

    Helll

  • @rahmaruun419
    @rahmaruun419 Жыл бұрын

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️

  • @luulabdi8125
    @luulabdi8125Ай бұрын

    Asc cashura walaal hada Masar miyaad joogtaa abaayo ii soo.jawaab.hadi.aad.aragto aqbaarteeyda.mahadsanid

  • @janno4217
    @janno4217 Жыл бұрын

    Ana hada uso tahribayo iso duceya insha allah

  • @user-uu1uv5nc6s
    @user-uu1uv5nc6s Жыл бұрын

    masha alah

  • @HasanAhmed-kt8fr
    @HasanAhmed-kt8fr3 ай бұрын

    Passport ka un ka ma Lee badala karka qaxootiga male sidaa pls

  • @zahrahassan8813
    @zahrahassan8813 Жыл бұрын

    Asc abayo waxan rabaa hadii aad awoodo in aad icaawiso masan ayan rajeynaa in aan uso guro sidiin kula so xeriraa ❤

  • @fartunmohamedabdulle7772
    @fartunmohamedabdulle7772 Жыл бұрын

    Asc abaayo waxaan rabah talfonkada inteeh kaheli kar waxaan ka wareensan lahay

  • @saadoahmed7928
    @saadoahmed7928 Жыл бұрын

    Mansha allah wllshay cashuura alle haku xafido

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena ugu so bir ⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️

  • @shukriabdi1631
    @shukriabdi1631 Жыл бұрын

    awmalaq waad mahadsantahay

  • @makahassenabdulahi7255
    @makahassenabdulahi7255 Жыл бұрын

    Masha allah allah walshay cashuro wanku salamay ado raliya Mad ka hadli karta shaqooyinka masar la qabto ama shaqo ma ledahay wlloh 2023 bisha 1 inaa imada raba insha allah

  • @janno4217

    @janno4217

    Жыл бұрын

    Viso ma ku bixi rabta abyo

  • @nimconimco5077

    @nimconimco5077

    Жыл бұрын

    Walal seku baxe tahriba masa

  • @janno4217

    @janno4217

    Жыл бұрын

    @@nimconimco5077 tahriib bayo

  • @mohamedkaafi1243

    @mohamedkaafi1243

    Жыл бұрын

    @@janno4217 visa masar ana ku hayo abayo

  • @janno4217

    @janno4217

    Жыл бұрын

    @@mohamedkaafi1243 passport Ethiopian an haysta kawrn

  • @abdusalamsomali6071
    @abdusalamsomali6071 Жыл бұрын

    M.a

  • @user-fm2cf4zr2x
    @user-fm2cf4zr2x2 ай бұрын

    Wilkan daahir calasow miya dhalay waa u egyahy

  • @cabdullahixuseen4796
    @cabdullahixuseen47962 ай бұрын

    Maka shaqeysankara qahira iga so jawaab wllshey

  • @abdimahamud8586

    @abdimahamud8586

    Ай бұрын

    Masar shaqada taala maxay tahay walal

  • @umuxayat275
    @umuxayat275 Жыл бұрын

    Abayo wan ku bahanay xage kala so xarir plz iso jawab

  • @lelaabokar2865
    @lelaabokar2865 Жыл бұрын

    Asc wllshey.

  • @cashuraofficial8309

    @cashuraofficial8309

    Жыл бұрын

    wcs wall qaali

  • @fatushadan5854
    @fatushadan5854 Жыл бұрын

    Horay usocda cashuro

  • @abdiaden682
    @abdiaden682 Жыл бұрын

    Keep going

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️⚡️

  • @shukriabdi1631
    @shukriabdi1631 Жыл бұрын

    waad ku mahadsantahiin

  • @nooramohammed6312
    @nooramohammed6312 Жыл бұрын

    Mashallah waxa badan nosogodbiya

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir ⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️⚡️

  • @jibrilchristoffer6145
    @jibrilchristoffer614510 ай бұрын

    Asc Abti halkee kala soo xariira adoo Rali ah walashay iyo walaakey

  • @seytunosman6336
    @seytunosman63368 ай бұрын

    Asc Abaya waha ladahaye masar dad qahotiga lama qoraya sharcina laisma sinaya marunba gabado walashe yakasotagte odahde sharci walaidide si walba an sameyey sawaisin wayen

  • @dheemanjamac1612
    @dheemanjamac1612 Жыл бұрын

    Cashuura plz halkee Kala so xidhidhaa wllo

  • @TalisoTahlil-qm1mc
    @TalisoTahlil-qm1mc10 ай бұрын

    Asc

  • @sacdiyoxassan6911
    @sacdiyoxassan6911 Жыл бұрын

    Walaashey iyo walaalkey Kenya 🇰🇪 waxaan joogaa 15sano qaxootiga Barnaamijkeyga waa kala Socon la yahay, Kaar qaxooti kenya anoo Heysto Kaar qaxooti masar ma heli karaa hadaan imaado, Cashuura abaayo wali ma araktey qof kenya qaxootiga kenya ka imaadey

  • @saraataqal3767

    @saraataqal3767

    Жыл бұрын

    Abayo Office ka UNHCR tag waxaa u sheegta in process ka rabtid in Masar ka sii wadid ( waraqad wareegsi ) ay insha Allah ku siinayaan❤

  • @makahassenabdulahi7255
    @makahassenabdulahi7255 Жыл бұрын

    Waxa kalon ku waydiyeey huno aniga jamacad ayaan dhigta inaa joojiyan raba oo aan masar ka dhiigto jamacada Ethiopia na wan ku noolahay passpor Ethiopia na wan wata

  • @kaficadimaxamade3258

    @kaficadimaxamade3258

    Жыл бұрын

    Mashaalaah qer alle hadin siyo wan uso socda masar inshaalaah alee ah isoo fudeydio

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 Жыл бұрын

    Qoys fiican ayaa tihiin Walhi

  • @Abshiromaxamud-yw6ge
    @Abshiromaxamud-yw6ge Жыл бұрын

    walalyal qaxoti cusub malaga qata hada

  • @Keyfmm
    @Keyfmm Жыл бұрын

    Alxmdulilah Egypt 🇪🇬 2010 kaso baxayA unnka iso qada 2 year ligu so qadaya

  • @saraataqal3767

    @saraataqal3767

    Жыл бұрын

    Masha Allah abayo wadankee lugu qaday ❤

  • @Keyfmm

    @Keyfmm

    Жыл бұрын

    @@saraataqal3767 USA liqadaya

  • @saraataqal3767

    @saraataqal3767

    Жыл бұрын

    @@Keyfmm masha Allah abayo

  • @assowemo7241

    @assowemo7241

    Жыл бұрын

    ​@@Keyfmmabayo Imisa sano ayaad Masar joogtay?Waxaan sidoo kale rabaa inaan imaado Masar🤔

  • @Keyfmm

    @Keyfmm

    Жыл бұрын

    @@assowemo7241 walhi 2 year jooga Alxmdulilah wa liga so qadaya usa imaday wa wadan fiican lagu nolan karo wax ka barankarta amingisa fiican in uso guura raba next year Inaasha Allah

  • @thegirlothergirlswannabe1538
    @thegirlothergirlswannabe153811 ай бұрын

    Asc ma iso wici karta

  • @deka5096
    @deka5096 Жыл бұрын

    Aniga iyo sadax caruur ah ayan hesta lcgta khahira lagu imanayo wa imasa somaliya ma ka imanaayo

  • @CaboGabood
    @CaboGabood9 ай бұрын

    Abayo cod kina gaban

  • @thegirlothergirlswannabe1538
    @thegirlothergirlswannabe153811 ай бұрын

    Number kaga xage keheli karaa walalo

  • @ikransaladmohamed7658
    @ikransaladmohamed7658 Жыл бұрын

    Caafimad kawarama malagu imaankaraa

  • @fouzia2792
    @fouzia2792 Жыл бұрын

    🌹🌹Waad mahadsan tihiin🌹🌹 UNHCR Ma Jootaa magaalo kasta oo masar ka tirsan mise Qaahiro uun bay joogtaa ???????????????????????????

  • @SahraIbrahim-j3n
    @SahraIbrahim-j3n5 күн бұрын

    Waxas dhaan waa been aniga 14 sano jogo masar mar ad rafadid aya wax loku qabanaya dadka ha walina qoxoti ka masar wey xumatay ugadha ka fican waa been waxas dhaan xita karka bluuka ayan haysta mudo 14 sano

  • @mizamka
    @mizamka Жыл бұрын

    Qofkii leyn raba inuu kaxaraysto kaso warama

  • @fardowsakaahin5886
    @fardowsakaahin5886 Жыл бұрын

    Cashuura iyo cabdiraxmaan waan idin salaanay moxogana naga daba geeye dee muxuu yahay moxogu anigu wax kalan u aqaan idinku wax la cuno inaa ka sheekaynaysiin ban u malaynayaa kaftan weeyi intaasna

  • @sucaadahmed4854

    @sucaadahmed4854

    Жыл бұрын

    muxuga wala kariya wana la cuni karaa

  • @user-lx8nn1js4x
    @user-lx8nn1js4x Жыл бұрын

    Qofkii wadanka ardaynimo ku yimid kwrn. Kaar qaxooti ma xaraysan karaaa

  • @cashuraofficial8309

    @cashuraofficial8309

    Жыл бұрын

    Haa sifiican

  • @dheemanjamac1612
    @dheemanjamac1612 Жыл бұрын

    Cashuura plz halkee Kala so xidhidhaa wllo