Cashura Official

Cashura Official

Пікірлер

  • @SahraIbrahim-j3n
    @SahraIbrahim-j3n4 күн бұрын

    Waxas dhaan waa been aniga 14 sano jogo masar mar ad rafadid aya wax loku qabanaya dadka ha walina qoxoti ka masar wey xumatay ugadha ka fican waa been waxas dhaan xita karka bluuka ayan haysta mudo 14 sano

  • @user-ep9xx1or8k
    @user-ep9xx1or8k13 күн бұрын

    Asc cashur sethy abyo mcn .abyo mcn Inaa imado rba masar kow dheh aniga qof ika ma horeyso Marka maxa talo isiine Inaa uinka rba Ina is ku dhebo mgrty lkin noloshada masar kwrn abyo mcn qaabke aan ku sobaxi karo isheeg

  • @zakariye11111
    @zakariye1111123 күн бұрын

    Xabiibti cashuuro masar maka sodhamaatay masoguurtay

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i24 күн бұрын

    MAN SHAAAAAAAAAAAAAAA. ALLAH 🎉❤.GOOD FAMIILY

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i24 күн бұрын

    WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. KU NOL. GOBOLKA CARTAA EE. IISLAA. GOBOLKA CARTAA. WADANKA. JAMHUURIYADDA. DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯. 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 WONT 🇸🇴

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i24 күн бұрын

    MAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAN. SHA. ALLAH. TABAA RA KA. ALLAH

  • @luulabdi8125
    @luulabdi812529 күн бұрын

    Ashaura Masar miyaad hada ku nooshahay mase meelkale waxaan Rabaa in aan ku la soo xiriiro OO aan kaa wareeyso masan ee abaayo xageen kaala soo xariiraa

  • @luulabdi8125
    @luulabdi812529 күн бұрын

    Asc maasha allaah

  • @AaliaAhmed-go1nb
    @AaliaAhmed-go1nbАй бұрын

    Canshury ilahadal masar imaa rabaa qofna kama aqaanee

  • @AaliaAhmed-go1nb
    @AaliaAhmed-go1nbАй бұрын

    Guri aarabaa somaliya ksosocda cashurey ee lambar ireeb wll

  • @user-ou9sk3bp3j
    @user-ou9sk3bp3jАй бұрын

    Wll cashuro waxn rab ina imado masr somliyn joga Cid km garnyo masr

  • @user-ou9sk3bp3j
    @user-ou9sk3bp3jАй бұрын

    Msha allh wll labark halku kuyal

  • @zakariye11111
    @zakariye11111Ай бұрын

    Abayo lan barkaga

  • @SafiyacabdiYusuf
    @SafiyacabdiYusufАй бұрын

    Cashurmaka caawi saa dadka marka mr galaan

  • @luulabdi8125
    @luulabdi8125Ай бұрын

    Asc cashura walaal hada Masar miyaad joogtaa abaayo ii soo.jawaab.hadi.aad.aragto aqbaarteeyda.mahadsanid

  • @AsmaCabdi-un9wr
    @AsmaCabdi-un9wrАй бұрын

    Cashiura abayo Lambarkaaga isoo sheg plz

  • @MahamedIsman-pq6bt
    @MahamedIsman-pq6btАй бұрын

    Masha Allah jizaakalaahu qeyran ❤

  • @faadumomaxamed8172
    @faadumomaxamed8172Ай бұрын

    Dolar imisa ayay ku tahay

  • @cabdullahixuseen4796
    @cabdullahixuseen47962 ай бұрын

    Maka shaqeysankara qahira iga so jawaab wllshey

  • @abdimahamud8586
    @abdimahamud8586Ай бұрын

    Masar shaqada taala maxay tahay walal

  • @NaimaMohamed-wr7kh
    @NaimaMohamed-wr7kh2 ай бұрын

    Helll

  • @user-jl6pw1sp4n
    @user-jl6pw1sp4n2 ай бұрын

    Abayo waxaajogaa muqdisho waxaa rabaa inAa kaa waresto ajabka mcnto lambada isoqor❤❤❤❤❤❤

  • @user-jl6pw1sp4n
    @user-jl6pw1sp4n2 ай бұрын

    Qeralaha kusiyo abayo❤❤❤❤❤

  • @dekasalad495
    @dekasalad4952 ай бұрын

    Abayo masar aanu soosoc daa nabar kaagaisii

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed37662 ай бұрын

    Qaalibadanaa

  • @AbshirMuhumed
    @AbshirMuhumed2 ай бұрын

    Hadii aan azhar iska diiwaangaliyo aradaynimadaas iqaamo maku heli karaa?

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden10082 ай бұрын

    Xaafada caashir noo soo duub. Dadka iyagoo taasic dagan raban inay ganacsi ka furtan caashir maadaama raqiis .. xaafada caashir dulaamada na tus meesha wa eastleigh da masar maqalnay..

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden10082 ай бұрын

    Caashir xaafada noo soo duuba ganacsiga kuyaal

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden10082 ай бұрын

    Xaafadaha somalida dagto wa ku wee magacooda soo dhig ku wa qaaliga iyo kuwa raqiis.. somali hadaa nahay Ina usku dhiwaano jecelnahay marka xaafadaha quruxda badan na tusto ma yihiin kuwa somali deganyihiin?

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden10082 ай бұрын

    Masar ma laguu ogolyahay inaa dagto mise ardaynimo iyo Caafimaad bas ku imaankarta. Xaafada somali ku badanyihiin maqalna dadkas ma wada arday ba? Hadaa lacagtii aqaamada isja bixinkaro ma dagikara anoo araday iyo Caafimaad usocon. Sidoo kale somalida ganacsi naku leedahay qaahira sida Nairobi sidoo kale hadaa ganacsi ku leedahay qaahira aqaamada waa imisa

  • @AbshirMuhumed
    @AbshirMuhumed2 ай бұрын

    Asc khayr Alle haku siiyo Wll caawimaad baan kaaga baahnaa ku saabsan jaamacada halkeen kaala soo xidhiidhaa ?

  • @user-fm2cf4zr2x
    @user-fm2cf4zr2x2 ай бұрын

    Wilkan daahir calasow miya dhalay waa u egyahy

  • @HasanAhmed-kt8fr
    @HasanAhmed-kt8fr3 ай бұрын

    Passport ka un ka ma Lee badala karka qaxootiga male sidaa pls

  • @idilegal3513
    @idilegal35133 ай бұрын

    Maser maku so noqon rapta

  • @mowlidid3636
    @mowlidid36363 ай бұрын

    Xaafadee waaye

  • @AsmaCabdi-un9wr
    @AsmaCabdi-un9wr3 ай бұрын

    Asc abayo plz whts upkaaga isoo qor wxn raba inan masar imaado cidna kama garanayo inaad guriga ii kirayso ayan rabaa laba caruurta oo yar yar ayan wataa

  • @AyaanSiciid-qy3xg
    @AyaanSiciid-qy3xg3 ай бұрын

    Masar miyaad ku soo noqotay

  • @hooyadafariida6137
    @hooyadafariida61373 ай бұрын

    Asc abaayo caashura guri goglan baan rabaa lamabrakaaga isoqor please

  • @IBRA.KANAL1
    @IBRA.KANAL13 ай бұрын

    Masha Allah wlshy

  • @mohamedhassanabdi5968
    @mohamedhassanabdi59683 ай бұрын

    Masha allah

  • @maryanmudeey3949
    @maryanmudeey39493 ай бұрын

    Cashuro oo ayamahan youtub laga wayay

  • @cashuraofficial8309
    @cashuraofficial83093 ай бұрын

    Maya öeyma waynin ee qof isooradisey majirto eebow kk

  • @bilalhussein1270
    @bilalhussein12703 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @rahmaruun419
    @rahmaruun4193 ай бұрын

    Masha allah ❤❤❤

  • @user-rf9jh1qr5l
    @user-rf9jh1qr5l3 ай бұрын

    Cashuuro masar ma nacday??

  • @cashuraofficial8309
    @cashuraofficial83093 ай бұрын

    😂😂 maya ee waa u sososocdaa

  • @amriitaabdikariin2738
    @amriitaabdikariin27383 ай бұрын

    Masha wllo❤

  • @Duceysan367
    @Duceysan3673 ай бұрын

    Thanks qali rabi haka abal mariyo information ka nasisay dad aa idheheen sanadka kowaad azhar ilmo kama qabanayan ciqaamo marka ku qadato skulada kale sanadkadib ay ka qabanayan thanks hada u guri rabaaa❤❤❤

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c4 ай бұрын

    Ukhtii adoo xijaaban qosolka raga iska dhaaf❤

  • @Nimcoahmed-1240
    @Nimcoahmed-12404 ай бұрын

    Plz aniga ma icaawinkarta abowe

  • @cashuraofficial8309
    @cashuraofficial83094 ай бұрын

    Haa ee maxan kacawiyaa

  • @ayaanahmed6842
    @ayaanahmed68424 ай бұрын

    Wllo halke laydinkala so xidhidhays

  • @Shukri443
    @Shukri4434 ай бұрын

    Muqdisho ayeyba u egtahay😅

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan88634 ай бұрын

    Mash alaha ❤❤❤