WAX KA BARO BEESHA OGAADEEN IYO QAAR KA MID MAXDEEDA

HALKEE AYUU DEGAA OGAANDEED

Пікірлер: 125

  • @umuikran7457
    @umuikran74572 жыл бұрын

    Ogaaden caruurteyda aabahood ayaa ah allaha xfdo meel walba ay ku noolyihiin dad aan jeclahay..🥰❤ from hawiye

  • @abdullahiabdi1332

    @abdullahiabdi1332

    Жыл бұрын

    Man shaaAllah wan kujeclhy Ana wll

  • @wardhaglowstar9986

    @wardhaglowstar9986

    Жыл бұрын

    free ogaden

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    Жыл бұрын

    @umuikran soo dhawow dumaashi qaali

  • @Liiloowe

    @Liiloowe

    5 ай бұрын

    From muqdisho:::: OGAADEEN QABIIL MA AHA EE QAA QOWMIYAD TAAS HALA OGAADO WAA DAD KU CAAN BAXAY DAACADNIMO IYO GUMEYSI NECEYB. GUMEYSI NECEYBKU WAA ARINKA AAN KU MIDOWNEY. GUULEYSTA ABTIYAAL🌹🌹

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia79863 жыл бұрын

    ogaadeen waa dad badan masha allah

  • @beerlulaali5099
    @beerlulaali50993 жыл бұрын

    29 gobol ayay degaan waxa kadhahashey 9 million wiil ah iyo 6 million dumar ah waa qabiilka ugu badan soomalida

  • @apdibasidsayid6368

    @apdibasidsayid6368

    2 жыл бұрын

    Guuuul...

  • @axmedaden635

    @axmedaden635

    2 жыл бұрын

    Alxm Ogadenimo🇬🇲💯🇬🇲💯

  • @mamaaasiyo7315

    @mamaaasiyo7315

    Жыл бұрын

    Yes haa run beentaa maaha

  • @hodanomar3772
    @hodanomar37722 жыл бұрын

    Dhiiga ogdeenia wlhi cid iku garto tariq mleh dhiigeyga⚘🇬🇲🥰

  • @axmedxidig3426

    @axmedxidig3426

    2 жыл бұрын

    Ogadenimo

  • @IRIR-SAMAALE_114

    @IRIR-SAMAALE_114

    Жыл бұрын

    Axmaaro ka saara jigjiga waa idinku dhibeene...

  • @gfffdf4423
    @gfffdf44233 жыл бұрын

    Haa waa ogaden waa libax yada afriigaa

  • @mohameddahermohamed7328

    @mohameddahermohamed7328

    2 жыл бұрын

    Waa libaxyadi afriigaa oo dhaan

  • @ayanahmed3849
    @ayanahmed38492 жыл бұрын

    Maan shaa al❤️ awoowahye alle how naxriisto wiilsha darooda ismaciil walaahye ogadeen nolada🦁🦁🦁🦁🦁👑🙏❤️❤️

  • @qalanjoawabdulle9183
    @qalanjoawabdulle91833 жыл бұрын

    War kan af Somaliya ma yaqaan tusaale beesha jidwaaq wuxuu ku sheegay jawaaqle iyo gabadha Tanade goorma Tanade gabar noqday

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Жыл бұрын

    Masha Allah Ogedan wa qabilah ogu badan somall

  • @axmedaden635
    @axmedaden6352 жыл бұрын

    Ogadenimo🇬🇲💯

  • @mahadfarah
    @mahadfarah3 ай бұрын

    Ogaden waa dalka mustaqabalka soo socda casinadiisuna waa kismayo ogaden Ethiopia iyo kuwa North Kenya iyo kuwa somalia casimadoodu waa kismayo waa suganaa wadanka somalia ee soo socda insha allah

  • @jeexdinTV
    @jeexdinTV2 жыл бұрын

    Waryaa war waa maxay waxaad sheegtay ogaadeen mataqaanid ee iga aamu aaway bahgari

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla81337 ай бұрын

    Baarakalah fiikum❤

  • @iqraladan5386
    @iqraladan53862 жыл бұрын

    Dhiiga❤🇬🇲💪

  • @khadarkartik4567
    @khadarkartik45672 жыл бұрын

    Ma sha allh 🥰🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🥰🇬🇲 guuuul

  • @kamasofficial2723
    @kamasofficial27232 жыл бұрын

    Waxad ku khaldantay sxb absame waxa dhalay kuumada kuumade oo ah absame kuumade iyo cabdi kuumade cabdi kuumade na wa afarta absame iyo adeerkood tariikhda markad faafinaysid si sax ah u faafi sxb

  • @kaderabdi5953
    @kaderabdi59532 жыл бұрын

    Ogadenia 🇬🇲

  • @fariidtv7127
    @fariidtv71272 жыл бұрын

    Waxba Kama garanaysid, Ogaden waa shan maxamed zubeer Maqaabul Bahgari cawlyahan iyo tolomoge. Itoobiya iyo kenyana ma dagaan ee ingriiska dhulka somaliyeed uu ku daray gaalada dadiska beey dagaan ogaden sababtuna waa in gumeysiga ayaga uun la dirirayeen sidi tarikhda ku qoran. Teeda kale somalida itoobiya waa aflagaada waxa la yidha dowlada deeganka somalida dds

  • @fariidtv7127

    @fariidtv7127

    2 жыл бұрын

    Waana qabiil ugu weyn somalida badhkeed ah uguna dhul weyn gayiga somal 🇸🇴

  • @RAAGE-rq1ke

    @RAAGE-rq1ke

    11 ай бұрын

    ​@@fariidtv7127 masha allah wll allaha ku barakeeyo adiga iyo ahalkaaga insha allah way xoroobi doonaan mardhaw s galbeed iyo nfd guul soomaliweyn guul daraawiista ogaadeen

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    3 ай бұрын

    Darawish anagu mahin magacas dhulbante ba leh

  • @user-se2dm4yy4l
    @user-se2dm4yy4lАй бұрын

    Kenya iyo Ethiopia markaad leedahay calanka somaliya xidigta ku taala macnaheeda soo baro intaadan nacnacleen,gaarisa iyo jigjiga waa soomaaliya hadaadan school aadan oo aad somali galbeed taagan tahay waad xanuunsanaysaa

  • @shugribarkhadabdullahi
    @shugribarkhadabdullahi2 жыл бұрын

    Wooow brother waad dadaashay bse waxbadan ayaad dhaafdhaaftay sikastowtahay ba kumahad.sanid wll

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib22662 жыл бұрын

    Maasha Allah Tabaaraka laah

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Жыл бұрын

    TANADE WAA NIMAN TANAADOO AN TABAR YARAYN WAA RAG TAMASHLEEYA DUNIDOO TALAABA DHEER WAA RAG TAAGTOOD BARTOO LOOGU TAGO CILMIGA (DIINIGA) TANAADOO TOBAN TOBAN UDHALA WIILAL WADA TAYA LEH أللهم أمين يارب العالمين

  • @medkadar5929
    @medkadar5929Ай бұрын

    Macha Allah my réer abtigay from jabuuti

  • @hashmi_3627
    @hashmi_36273 жыл бұрын

    Beesha garikoombe kahadal wll

  • @ummaddaproduction

    @ummaddaproduction

    3 жыл бұрын

    Ok sxb Insha Allah

  • @ahmedsheikhdoon5471
    @ahmedsheikhdoon54719 ай бұрын

    Masha Allah

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend5 күн бұрын

    Af somaali ma yaqaano ninkaan hadlaayo tande maxuu ku tilmaamy waan qoslay

  • @user-vt9yt6rk4s
    @user-vt9yt6rk4s5 ай бұрын

    Ciil.qaabowe.cadabta.gal.ogaaden.guul

  • @MaxamuudMeerlabi
    @MaxamuudMeerlabi3 күн бұрын

    Guuuuul ogadeenya

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 Жыл бұрын

    Well done 👍 👍 👍

  • @HassanAbdiAbdullahi-ji5dp
    @HassanAbdiAbdullahi-ji5dp Жыл бұрын

    Wakana will absame♥️

  • @axmadmaxamad4526
    @axmadmaxamad4526 Жыл бұрын

    Ogaaden.mansha.allaha.

  • @ibraayare8982
    @ibraayare89823 жыл бұрын

    Besha jidwaq kaso hadal wll

  • @ummaddaproduction

    @ummaddaproduction

    3 жыл бұрын

    Insha Allah sxb

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Жыл бұрын

    MAXAMAD IBRAHIM LIIQLIIQATO WAA SHEEKHAAL

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 ай бұрын

    Madaxda somali waa isaaq: Wakaa lacagta banaanka dhigay:

  • @alisharif1997
    @alisharif19976 ай бұрын

    ALLAHUMA Ahfaaduum Ameeeen🏠🏘️🕌🏫🏠🏘️🕌🏫🏨🏥🏗️🏥🏥🏥🏥🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏨🏨🏨🏨🏨

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Жыл бұрын

    Aslcaleykum ogaaden la jooga itoobiya iyo kiiniya. Reiisel wasaare Mogadischu waa qaladkii u weynaa ee xasan sheeekh sameeyo. Soomaali loogama baahna ogaadeen. Halkiina jooga.

  • @SaalaxAxmed-zn3ln

    @SaalaxAxmed-zn3ln

    Ай бұрын

    Ma awood ba celin karta 😂😂😂

  • @SaalaxAxmed-zn3ln

    @SaalaxAxmed-zn3ln

    Ай бұрын

    Maamul inaan kuhaysto Somalia miyadan kawarqabin Jubaland ❤

  • @Englishtosomaliinstitute
    @Englishtosomaliinstitute4 ай бұрын

    Ogaadeen Maxamed Zubeyr ,Cawlyahan iyo Muqabul kaliya ma ahee dadka soo baro nio

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Жыл бұрын

    Yakula dhashay iidaaq dhulka kudhahay haikenin aniga bananka kugara dagay sakey

  • @theLight9481
    @theLight9481 Жыл бұрын

    Ogaaden waa ISBAHAYSATO DANEED,DHULEED I.w.m Maahan qabiil

  • @AxmedCabdiraxmaan-jh2ul
    @AxmedCabdiraxmaan-jh2ul3 ай бұрын

    🇸🇸

  • @geeshbarre5934
    @geeshbarre59342 жыл бұрын

    Tolomage ayaa Kenya xukuma ila dds godey daga ee casimada labaad xgee ku hilmamtey raga sawirka soo qadatey waana ayaga iska sax bro

  • @dekaali9686

    @dekaali9686

    2 жыл бұрын

    You're day dreamer so keep dreaming about that for me being ogaadeen is enough for me we are one ogaadeen

  • @abdullahiabdi1332

    @abdullahiabdi1332

    Жыл бұрын

    @@dekaali9686 exactly wan kuracaanhy kala qadaadka maficno

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 ай бұрын

    Ciidanka cirka somalia 200 dayaaradood leh. Ayaa mar loo dhiibay ogaadeen: diyaarad somali oo dagaal ma kicin :

  • @guuledakon9040
    @guuledakon90402 жыл бұрын

    Ogadinimo🇬🇲 dhigu biyo maha

  • @wllyasiir2243
    @wllyasiir22432 жыл бұрын

    Besha garre kasohadal

  • @abdinoorkorontoofficial
    @abdinoorkorontoofficial3 жыл бұрын

    Show oganden Somali mabagan

  • @hardcoresalafist4189

    @hardcoresalafist4189

    2 жыл бұрын

    Somali manihin

  • @noopkawein9231

    @noopkawein9231

    2 жыл бұрын

    Hhh🤞somali namadeqdo. Bal kawaran hadey ogaden dan somali iskugu timado 😅 Qawila da kale magacoda dumi laha 😘🥰

  • @fariidtv7127

    @fariidtv7127

    2 жыл бұрын

    Somaliba majirteen Ogaden la aan waa sababta Somalia looga jaray waa gumeysi diid

  • @bookhaxmed6583

    @bookhaxmed6583

    6 ай бұрын

    Maxaa isaaq idin gumeystay hadaad tihiin gumeysi diid tihiin wax caqliga gala keen​@@fariidtv7127

  • @amatallahbintuabdallah9900
    @amatallahbintuabdallah99003 жыл бұрын

    Wacaal media anu inyar oo tala ah makusiya horta qabailada aniga ahan wax ba imaso birinayan walaw ad ka so hadashay qabilkayga iyo jifada an kaso jeedo lkn somali ma ogala afrikanimo eh Please nagada qabailada oo kaso hadal qarada Africa Africa west east north south iyo center africa Anu waxan kuu nolahay galbedka africa lkn somaali maryoolay iskuma haysan afrikan ee waxay isku haysan carab lkn sorry wuxu rabi ka dhigin uuna kuu dooran lama raadiyo Somaalida ha barato afrika waxba kama yaqhanan wlhi waa jahilin markan dhaho waxan kuu nolahay galbedka africa ee badweynta Atlantic waay yaaban lkn dhulka yurub iyo america way kala yaqhanan inan waxay kuu aadan qoxoti iyo tahrib hungurina waay uudontan SOUHANALLAH ALLAHU Akbar Viva westa africa viva north Africa viva east Africa viva south africa viva center Africa siiba dalka democratic ee congo kinsasha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇳 viva ciyaarinka sadio mane jawabtaada waan suugaya adeer??????????

  • @ummaddaproduction

    @ummaddaproduction

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid walaal, waa talo fiican, waana kaaga mahadcelinayaa, marwalbo fikirkaaga waa inoo Muhiim iyo horumar, 1000jeer mahadsanid walaal khaali ah. Tan kale, innagu haddii aynu nahay Soomaali waa Muhiim in aan baro qaarada Afrika. Balse si tartiib tartiib ah ayaan ku gaaraynaa Insha Allah. Somalia markaan dhammayno barnaamijyadeeda, Afrika ayaa inoogu xigta. Mahadsanid mar kale. Mar walbo sidan talo noosii, adoo mahadsan. Thanks a lot.

  • @hufanmedia7986

    @hufanmedia7986

    3 жыл бұрын

    afrika mxaa lagu fali cawaanta dhiiga cabta soomali iyo carab waa dad is dhalay oo meel ka soo wado jeedo Jaziirada carabta iyo somalia xiriir qoto fog leh baa ka dhaxeeyo

  • @amatallahbintuabdallah9900

    @amatallahbintuabdallah9900

    3 жыл бұрын

    Africa maagadhid illahay nagama dhiigo carab shiica ah oo injir baden nagu fiilan intu nabi Muhammad (scw)ka dhashay iyo xaadiska,quranka karimka viva Africa my dhiiga my dhuuxa my ciidi hooyo macan uuf carab iyo amsaasheda anu waxan ahay somaali Afrikan alxamdulillah 100 iyo 1000 jeer

  • @hufanmedia7986

    @hufanmedia7986

    3 жыл бұрын

    @@amatallahbintuabdallah9900 intaa uunbaan jeedaa jaziirada carabta xidhiidh walaalnimo naga dhaxeeyo mana dafirikartid Takale carabta waa dad jecel soomalida wxaana u tusaale ah boqorkii sucuudiga boqor faysal oo aad ujeclaa somalia iyo umada soomaliyeed Jaamacada carabta sidoo kle tixgalin weyn ayay uhaysay somalia kuwait sidoo kle boqorku waa jeclaa somalia beero badan wxuu ku lahaa afgooye iyo meelo badan carabtu dadka ay ugu nugul yhiin inay isdhaxgalaan waa soomali africa

  • @amatallahbintuabdallah9900

    @amatallahbintuabdallah9900

    3 жыл бұрын

    media wll suaal han kuu weydiyo qoomiyada somaalida sow African maahin?miida 2ad hadalkad soo xustay waa isdaxgalka bulshada haday carab somaali jeceshahay maay guumeysaten maayna kaa fanteen ee somaaliyey billa aleykum kuu faana africanimada Illahay caadilnimadiisa wuxu kaa dhigay Africa qaraada uugu qaninimada badan Alxamdulillah waxan ahay muslim african ah kaadibna kamid ah qoomiyada somaalida illahayow naga qabo cadawgeena hadan African nahnay VIVA ALL MUSLIM, VIVA ALL AFRICA,VIVA ALL SOMAALI 💪💪💪💪❤❤❤❤🤩🤩💋.etc

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa50842 жыл бұрын

    Wadameer in lagumaysto amaa isgumeeyen

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend5 күн бұрын

    Yeh darood

  • @abdinasirsheikh5047
    @abdinasirsheikh5047 Жыл бұрын

    Dabcan waana qabiilka ugu aqoonta badan waloow badawnimo lagu canto sikastaba ha ahaatee waa in soomali micnayna oogu fadhiyaan alow soomalida badi ogaadeenka a Tayo u yeel.

  • @Abdullw-xx8tj

    @Abdullw-xx8tj

    5 күн бұрын

    Ogaden tayada kamaqan wa maxay

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 ай бұрын

    Ogaadeen waa doqon daarood: wax aqli leh sayidkaa ku jiray: Waa halis haday madax noqdaan. Dhulka somali amxaarbaa qaadan: Mar dhow: maxaan qabiil ahan ma yaqaananan:

  • @kinglozano4223

    @kinglozano4223

    8 сағат бұрын

    Langab cilan

  • @axmedxidig3426
    @axmedxidig34262 жыл бұрын

    Ogadenimo

  • @saynab7503
    @saynab7503 Жыл бұрын

    mida kale wuxuba ka tagay told moge

  • @saynab7503
    @saynab7503 Жыл бұрын

    Laga helaa hadhihine waa dagaankodi ee dad yow laga helo ookale baa jira dheh

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Жыл бұрын

    ADEER TANADE WAA NIN GABARNA MAAHA DAROD WIILASHIISUU KA MID YAHAY GOORMUU GABAR NOQDAY 5TA ILMA DAROD WIILAL BEY AHAAYEENE AFKA SUUBISO BEEN HAKA SHE3GIN TANAADE DAROD

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    3 ай бұрын

    Kkkkk gabar aniga ogaden ah waxan wa ben qabilada somali waxan arkay dad darod hawiye iyo isaq isku DNA ah marka ma DNA ba ben shegta

  • @amiishinaahmid8711
    @amiishinaahmid87112 жыл бұрын

    Besha Gare kaso hadal

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Жыл бұрын

    Ogaadeen waa dadka soomaliyeed dadka ugu badowsan oo axmaaro iyo sawaaxili gumaysto kismayana sawaa xili ku hayo afkoodana lagu shaac tiraysto

  • @abdiyarerockman4913

    @abdiyarerockman4913

    11 ай бұрын

    Ogaden nin uu cilay baa caaya adigana laangaab nimada ka kentay ee taariikh soo yelo 🤫🤫🤫🤫

  • @bookhaxmed6583

    @bookhaxmed6583

    6 ай бұрын

    ​@@abdiyarerockman4913maxay ciili laba reer oo isaaqa ayaa wasee ciidagale iyo sacadyoonis

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    3 ай бұрын

    Se afkena logu shactirasta rage ugas baba awawgay ahe hada qabil mahan wa awawgay

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed40502 жыл бұрын

    beesha ogadeen waxay joogaan jubba land

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Жыл бұрын

    Ogaadeen itoobiya wuxuu kayahaye boqokii 30 juba laana iyo jubooyinka siyaada bera qoxooti nimo ku keenaya dhulka aya baadila ku qaateena

  • @mohadahir1023

    @mohadahir1023

    Жыл бұрын

    1800 aya awowyashay oromo kaqabsaden jubaland maxay soyadka aad kashekeyn

  • @user-en9bz3pd2j
    @user-en9bz3pd2j Жыл бұрын

    Ninkan kalamayaqano ogaden

  • @khadarabdiibrahim233
    @khadarabdiibrahim233 Жыл бұрын

    Adan bare ma ogaadeenba isheega wlalyaal

  • @abdullahiabdi824

    @abdullahiabdi824

    Жыл бұрын

    Haa walibo cawdaa❤❤

  • @hindiakhasim7667

    @hindiakhasim7667

    Жыл бұрын

    Haa walal wa cowdaq rer yahye

  • @geeshbarre5934
    @geeshbarre59342 жыл бұрын

    Ninkii u horeyey ee deganka la dagaalamey diidey gumeysiga mingesti xeyle maryan waxaa uu ahaa nin tolomage ah ururo badan oo ka mid ah onlf somali galbeed itaxaad waxaa aas aasey tolomage tarikhda soo baro brother waxaana uu aha ninkii mingiste la dagaaley ugaas Maskooke onlf ninkii aas aasey sheikh ibrahim cabdale maax miraad Leyli iyo qaar kalo badan waana rag ogaaden ah beesha tolomage tarikhda ha qarinin✅🙏🏾

  • @mohazzomar4306

    @mohazzomar4306

    Жыл бұрын

    onlf 6 nin aasasay 1cabdalle ka aha wa sh ibrahim

  • @ahmedahmedahmedahmed680

    @ahmedahmedahmedahmed680

    Жыл бұрын

    Adiga ogaden laga hadlayaa maxay tahay tolomagahan aad la ordaysid,mida kale onlf waxaa aas aasay 5nin reer cabdile ah iyo 1nin talomage ah,itixaadna sh c/llhi bade iyo sh c/llahi yare oo reer cabdile ah iyo sh c/llhi cumar talomoge

  • @user-vt9yt6rk4s
    @user-vt9yt6rk4s5 ай бұрын

    Ciil.qaboowe.cadabta.gal.ogaaden.hanoolado

  • @Fowzia69
    @Fowzia695 ай бұрын

    Nacaskaan mana Kala yaqaano dadka

  • @user-vt9yt6rk4s
    @user-vt9yt6rk4s5 ай бұрын

    Sanikinlaq.magartid.ogaaden

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa50842 жыл бұрын

    Waa dameer

  • @askar6060
    @askar6060 Жыл бұрын

    Aqoon yaraa ninku

  • @jamilajamila3416
    @jamilajamila3416 Жыл бұрын

    Hadii daarooda caraba yahaye maxaa bedaley magacayada aan caraba shaqo ku lahaye dada waxaa jira dada dega qurabaha 500 oo sano lama baxaan magacaya gaala beenta joojiya daarooda been quuto

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    3 ай бұрын

    Carabta xata isaq iyo hawiye way shegtan lakin DNA somali wayku jirta carabta

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Жыл бұрын

    Ninkani somali miyaa???? Aqoonta uu uleeyahay somali, daarood, iyo ogaadeen aad bay uyartahay???? Meel somali joogto xitaa ma uusan arag waligiis !!!?

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa19842 жыл бұрын

    Axmed Madoobe waa cancer ku jira Somalia, ninkii difaacaana waa keleb.

  • @mohazzomar4306

    @mohazzomar4306

    Жыл бұрын

    hoyada iyo dhiladi kudhashay usheeg waxa midgan ilka yr aha

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale2502 жыл бұрын

    Ogaadeen waa qolo fara badan lkn gumaysi baa indho tiray

  • @mohazzomar4306

    @mohazzomar4306

    2 жыл бұрын

    Gumaysi baro😏

  • @hindiakhasim7667

    @hindiakhasim7667

    Жыл бұрын

    We are independent

  • @siraajeosman7199

    @siraajeosman7199

    Жыл бұрын

    gumaysiga Ayan diida!

  • @bookhaxmed6583

    @bookhaxmed6583

    6 ай бұрын

    ​@@siraajeosman7199oo gumeysiga aad diidaa waa maxay sawta ay oromo ku gumeysato reer afku-xoogle😂😂😂

  • @Abdullw-xx8tj

    @Abdullw-xx8tj

    5 күн бұрын

    ​@@bookhaxmed6583Ogaden lama gumeysto asa wax gumeysta

Келесі