WAREYSI NIN SOOMAALI AH OO SHIICO NOQDAY MAXAMED JABARTI BY MAXAMED SALAD

Ойын-сауық

FADLAN HA HILMAAMIN INAAD SUBSCRIBE SAARTO SI MUUQAALADEENA DAMBE AY KUU SOO GAARAAN.
HORYAALTV WAXAAD KA HELI KARTAA.
EMAIL:HORYAALTVS@GMAIL.COM
/ horyaaltv
/ horyaaltv
/ horyaaltv2
www.horyaaltv.com

Пікірлер: 269

  • @hindamohumed7180
    @hindamohumed71804 жыл бұрын

    Shiicadu. Waa nimanka gaalaysiiyay abaabakar iyo cumar cusmaan ku sheegay caysha zaaniyad subxaana allaah uf uf uf yaa shiic

  • @xikmadiyoxasuus8026
    @xikmadiyoxasuus80264 жыл бұрын

    Ninkan waxaanu ahayn isku class. Waxa aanu ku kulanay magaalada addisababa. Waan ogaa in uusan kheyr soo wadin.

  • @dahabofaarax1105

    @dahabofaarax1105

    4 жыл бұрын

    Qq

  • @xayaatulislaam714

    @xayaatulislaam714

    4 жыл бұрын

    Ma taqaanaa

  • @akmohamed345

    @akmohamed345

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/am2bztimqpzRibQ.html

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v4 жыл бұрын

    اللهم من أراد الإسلام والمسلمين بسوء فاشغله بنفسه بنفسه واجعل كيده في نحره واجعل تدبيره تدميره يا سميع الدعاء.

  • @omarmso1
    @omarmso14 жыл бұрын

    Anigu raafidi ma ahi laakiin shaki iigama jiro in aay Alla baytka la gacan bidixeeyey.

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v4 жыл бұрын

    shiiq ha dhihin sxb waa faasid mujrim ah oo diidan axaadithka waxaana macluum ah nin diiday hadalka suubanha oona kusii darsaday inuu caayo hooyooyiinka mu miniinta oo na wato yahuuda inuu yahay gaal.

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim9930 Жыл бұрын

    Shiicada ayagaa laayay imaam xusseyn bin cali, kutubadooda ayeey ku qoran tahay,kuwaan waa gaalo, waxay caayaan caaisho Binti abuubakar, waxay ku tilmaameen inay Zaaniyad tahay, Nimankaan haddaan maanta layska qabanin, mustaqbalka soomaaliya dhibaatooyin ayaa ku dhici doonta.

  • @leebasbas
    @leebasbas4 жыл бұрын

    Asc asxbta Subxana allah adunyo iyo lacag eye dinta kubadashen subxana allah

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur46703 жыл бұрын

    WAA SHAYDAANUL AKHRAS

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah20674 жыл бұрын

    Shiico waa gaalow culumad islmaku waa gaaliisayan kuliy sababtuun waa saxabad raasuulkeen scw oo diinta noo garsiiy aya galisayiin dhamantootb Waa galoow shakiin kum jiiro shiico raafiido allah umad somaliiyed ka qabto

  • @f.cagosydh2625

    @f.cagosydh2625

    4 жыл бұрын

    Culumada islaamku waa firqooyin qoloba qolada kale gaalaysiiso

  • @ismahanbiintufarah2067

    @ismahanbiintufarah2067

    4 жыл бұрын

    @@kunka605 wa gaalow shakina kum jiiro waxyi shico raafiido aminsantah wax maa iga sheeg karta adad ciilima leedahyi maa wax caqiidaado aya aminsnhyin ???

  • @ismahanbiintufarah2067

    @ismahanbiintufarah2067

    4 жыл бұрын

    @@f.cagosydh2625 wll qofk marak laa gaaliisanyo wax lagu gaaliisya wax aaminsanhay

  • @mohamednoor9873

    @mohamednoor9873

    4 жыл бұрын

    @@ismahanbiintufarah2067 abayo ku wan farba ku godane haku dambabin shiico waa galo kirstanka ka sokeya meeshi lagu arko halaysku qarxiyo raafido wixii dood qabana cilmiga dib haugu noqdan

  • @daacadmedia6004

    @daacadmedia6004

    4 жыл бұрын

    صدقت ورب الكعبة

  • @MohamedHussein-ng1zu
    @MohamedHussein-ng1zu4 жыл бұрын

    Wuxu Maxamed sheegay innu u booqday qubuuraha ahlu baytka in ay aakhiro ugu shafeeco qaadaan. Miyaanay taa ka hor imaanayn Illaah (sw) waxa uu yiri ادعوني استجب لكم ?

  • @user-tz4hc5hd4v

    @user-tz4hc5hd4v

    4 жыл бұрын

    @@alfikir1412 allah waxaan ka baryaa inuu umada somaalida kaa qabto wax xujo aad wadato ma leh waxaa wax fiican noogu dhigi rabtaa caasinta allah sida shirki awliyada inaan aflagaadeyno bidco fasahaad inaan nafaheena ku xadgudabno adiga caqiidadii xumaay shiicada ahaa aa rabtaa inaa na dhahdo waa saxanyahay yahuud goormuu sax naaday jaahil aad tahay hadaa caado qaatay hadii aad tahay umada ilaahay hakaa qabto hadii qof sirmay aad tahay ilaah haduu hanuun kula doono ilaahay haku hanuuniyo haduusan kula doonina dhabarka ilaahay hakaa jibiyo cimri kaduud alaha kuu keeno

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @@user-tz4hc5hd4v waar qaraxiina cibaadada idiin ah iska wata manjuusin yahay

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim92593 жыл бұрын

    Dadka ayuu ku Qaldayaa Salliga Nebiga been buu sheegayaa Cali Adoon Saalixa keliya Uma Aaminsana tawxiidka ayey kudaraan.

  • @issackshekh6278
    @issackshekh62784 жыл бұрын

    Subxanallah

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed62753 жыл бұрын

    SubxanAllah waa ciibadu billaah Allah yaa hadiig.

  • @smx111
    @smx1113 жыл бұрын

    Sheekh maaha Waa dhuunu Qaate .Hana - Salaamin .Yaahuu .Bal wuxuu ku hadlayo - Iimaankiiisii Buu gato ,Awalba Suufi buu Ahaa Rasulkana hanabin .Asaga iyo Shiico waxba Kama Dhexeeyeen

  • @xamdixaaji4178

    @xamdixaaji4178

    3 жыл бұрын

    Sufi so Muslim ma ah

  • @mohamedabdi1376
    @mohamedabdi13764 жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله شيخنا. رمضان كريم وكل عام وانتم بخير وصل الله على سيدنا محمد وعلى آله Sifican baad uga hadashay kheyr allah ha ku siiyo

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em3 жыл бұрын

    qaabkuu weriyuhu usoo gudbinayo waxaad moodaa inuu lug ku leeyahay, ama la laaluushay { ogow weriyuhu wuxu masuul ka yahay dareenka bulshada} ufiirso hadaladooda waxyabo badan baa layska fahan san yahay.

  • @khadijafarah3644
    @khadijafarah36444 жыл бұрын

    Jabarti waxaad moodaa wax badan inuu Shia nooga iftiiminaayo oo naga qarsoonaa, balse diinta ma sahlano qaabkii loo xaqiijin lahaa, alloow xaqa nawaafaji ishallaah amen

  • @asifhossain1399
    @asifhossain1399 Жыл бұрын

    Shiicadu 12 imaam aaminsan waayna leeyyihiin, Cali ayaa koonkan abuurey ayey aaminsanyihiin

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv474 жыл бұрын

    Asc

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim9930 Жыл бұрын

    Kitaabada shiicada ayaa ku qoran caayda abuubakar iyo cumar Iyo caaysha Binti abuubakar. NINKAAN shiiciga waa beentiisa. Waxa uu ugalay diintaas waa adduunyo.

  • @barbaartacaruurta7279
    @barbaartacaruurta72794 жыл бұрын

    وما أضلنا الا المجرمين

  • @dunxx2140
    @dunxx21404 жыл бұрын

    Walaaalow kasoo noqo waa siran tehee 3masaajid xarm meelaanan aheyn cibaado looma tagi karo

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    Masjika xusen waaloo cibaado tagaa oo wala ziyaartaa

  • @maryamacarab7575
    @maryamacarab75753 жыл бұрын

    سبحان الله

  • @asifhossain1399
    @asifhossain1399 Жыл бұрын

    Walaalow waa diin baadil ah oo aanu dukan 5 salaadood seddex salaadood umbay tukadaan

  • @maxamedibrahim9469
    @maxamedibrahim94694 жыл бұрын

    cawaan badiyo ku dhashaay inaa tahaay BAA caad

  • @M.Duran71
    @M.Duran714 жыл бұрын

    Khadija inay Nabiga NNK u gaysay cousinkeeda Waraqa ibnu Nawfal waa sax uu asna yidhi waa xaq waa rasuul Allaha u soo diray dunida, Waraqa ibnu Nawfal wuxuu ka mid ahaa one of the Hanifs and to believe the prophecy of Muhammad PBUH...

  • @nazirhussen1424
    @nazirhussen14244 жыл бұрын

    Labaika ya Cali

  • @laqlaajisnugal2756

    @laqlaajisnugal2756

    4 жыл бұрын

    Subxaana llaah لبيك الله ....

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    لبيك يا علي

  • @abdiaden987

    @abdiaden987

    7 ай бұрын

    Labaik ya Ali

  • @aminaawil8037
    @aminaawil80374 жыл бұрын

    Yahuu kani waa Sumaysanyahay

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur46703 жыл бұрын

    WAA YAABE WERIYUHU ISAGUNA MASHIICAA MUXUUSE U BUUNBUUNINAYAA, WAA FAASID WARIYAHA IYO KAN RIDDOOBEY,

  • @manqonedia
    @manqonedia4 жыл бұрын

    Waxa uu ku hadlayo afkisa iyo qabal bigisa ima raac sanaaa

  • @omarmso1
    @omarmso14 жыл бұрын

    AHLU SUNNA KA BAXAY OO RAAFIDADA BAAN KU BIIRAY WAA SHEEKO IGU XUN.

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed47873 жыл бұрын

    MAXAAD BAADGHEYYYYYY ALLLLAHU AKBARRRRRR HIDAAAYA AYAAAAAD UBAAHANTAHAYY ALLLLLE HAKUSOOOOOOOO HADEEYO

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia69573 жыл бұрын

    Ninkaan isagoon aqoon badan lahayn ayuu la doodaya nin xariif ah markaasuu noqday dhurwaagii dhawmo doontay oo isagoo la dhabay

  • @whatamancandoeverymancando1023
    @whatamancandoeverymancando10233 жыл бұрын

    Waar kan shaydaan baa kaxaystay Oo lacag buu qaatay oo iimaankisa Dhaafsaday,markii hore baanay u Dhaafin diintu kalxamaha

  • @safiyojimcaale8779
    @safiyojimcaale87794 жыл бұрын

    Balayo ilahay ha kuu rido

  • @assadafrica4807
    @assadafrica48074 жыл бұрын

    Iimaan laawe sidee ugu dhiiratay Abiibakar, Cumar, Cismaan iyo saxaabadii nabiga caydooda

  • @abdulazizabdulaziz2827
    @abdulazizabdulaziz28273 жыл бұрын

    Asc maxamed cali jabarti

  • @shariifaden7799
    @shariifaden77994 жыл бұрын

    Waxaan in la wareysto ma aha . Qofkii warestay ayaa ka xun

  • @mohazat5009
    @mohazat500911 ай бұрын

    Touqiyada aya isticmalaya

  • @mohazat5009
    @mohazat500911 ай бұрын

    Maxaa laga waraysanaya gaalkaan

  • @macaloowify
    @macaloowify4 жыл бұрын

    Labada magac oo uu israaciyey aan kaqeyliyay. "Kooxda looyaqaano wahaabiyada ama salafiyada". Gacan baan kuutaagey

  • @ahmedabdiomar7204

    @ahmedabdiomar7204

    3 жыл бұрын

    Asc maxaad ujeedaaa walaaal

  • @ahmedabdiomar7204
    @ahmedabdiomar72043 жыл бұрын

    Waa nin wareeray oo shaydaanku jiitay

  • @MohamedAli-wo1rk
    @MohamedAli-wo1rk4 жыл бұрын

    WAA SOO DHOWEYNAA SIDA TV HORYAAL INOOGU SOO GUDBIYEY WAREYSIGA , SHEEKHA SHIICADUNA WAA KU MAHADSANYAHEY SIDA UU UGA JAWAABEY SUAALO FARABADAN OO DADKU AY SI QALDAN U FAHANSANAAYEEYN.

  • @aayatullahmohamedhussein8671
    @aayatullahmohamedhussein86714 жыл бұрын

    shiico waa ahlu xaq anigu shiici baan ahay quraafaadka suniga ma aaminsani kwa dhaha nabiga istaag ku kaafiya xaabunallah mucaawiye sayid xuseen buu dikay wiilkiibrasuulka scww waxayna dhahaan sunigu markay maqlaan magaca nucaawiye rdyilaahu canhu

  • @archaeologicalscientist8683

    @archaeologicalscientist8683

    4 жыл бұрын

    Mohamed Hussein walaasha iyo hooyadaa in mutca lagu sameeyo ma ku qanacsanatahay?

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @LeylanD idinka diintiina wahabiyada maka warhaysaa hablaha ayey dhihi jireen inan bikro ah Quran lama baro si ay uga sinaystaan dabadeen WADA xaran is qarxisa ayaad noqoteen mutcadana ilahay iyo rasuulkiisa ayaa baneeyey

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @LeylanD waxad ka hadlaysoba ma fahmin mutcadu kutubtiina ayey ku taal bal kutubtiina soo akhri malaha waxba ma akhridide

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @LeylanD hhhhh lakaalay bal meesha nabigu ku xaarantimeeyey nabiga been Haka sheegin wll nabigu maxaaraan timayn iyada oo mutcadu jirto ayuu dhintay nabigu scww

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @LeylanD adoo caamo ah dadka lalama doodo wll waa iga talo

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail4423 жыл бұрын

    Subxallah shicada waxa dhanto gaalada

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub24324 жыл бұрын

    Somalida waaa musiibo Lacag jecel ninkaaan lacag jecli ayaaa u gaysay Intow Lacag kahelaaayo Halaga Aaamuso xabaaalo wareeg suufiyada ayaaa heeer ku gaaari laheeed sxb Nabi Mohamed cs beeen haka Sheeegin

  • @onelove7853

    @onelove7853

    4 жыл бұрын

    Qaraxa wahabaiyada mexeey kuheleen

  • @omarmbarre5114
    @omarmbarre51144 жыл бұрын

    17:45 spotted TAQQIYYA?

  • @user-gp4fh6kh1z

    @user-gp4fh6kh1z

    4 жыл бұрын

    dadku ma fahmaynba wll talow goormey garan ninkam

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa4 жыл бұрын

    Nimankan iimaan laawayaasha ah ee Shiicoobey ee raba iney umada Soomaaliyeed diintooda ka fidmeeyaan waanu iska qaban iinshaa alah waxay mudan yihiina waa lagu fulin

  • @liibaanliibaan4636
    @liibaanliibaan46364 жыл бұрын

    Ilaahow inta nimco nasiiso hanna haatin.

  • @salebanmuuse1123
    @salebanmuuse11233 жыл бұрын

    Toqyadii lasheegaayay ayow isticmaalooyaa kan

  • @ibrahimkusow2955
    @ibrahimkusow29554 жыл бұрын

    Ilaahey hakusohanuunina waay caday inaad badideysanthy adiguu htaa waad ogthy inad khaldanthy ilahey wadada xaqa hakugu sohanuniyaa dhalanyarada muslimta hanaga fasadinin cml.

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed40502 жыл бұрын

    shiico waa gaalo mujrimiin ah

  • @najiiahmed3688
    @najiiahmed36882 жыл бұрын

    wax ka weyday sunadda ma shicad ka heleysaa

  • @abukarsheikh6757
    @abukarsheikh67574 жыл бұрын

    هولاء حرمهم الله من حرمه مكة والمدينة لماعرفهم انهم كفار

  • @abdilaahijamac6389
    @abdilaahijamac63894 жыл бұрын

    Wadridoow dey jabartoo ale hakudiloo

  • @subscribemeplease9981
    @subscribemeplease99814 жыл бұрын

    Somaliya meel diinta layska keeno ayi noqota, nasiib hadan madaxweynah dalka aahn laaha diimoho dhaan waanka madnuuci laha diimaha oo dhan, nasiib daro imeehelayn qof aniga okala ah.

  • @user-gy9dd8yy2j
    @user-gy9dd8yy2j3 жыл бұрын

    Ninkani jabarti koow. Soonkaa dhibay laba zinada ayuudoonayoo aaday diintii ubaneyneysay taasooah mitcah, waxaakaloo uu dhibsaday amaanta asxaabta iyo rasuulkooda intuba diintii ubaneyneysay

  • @abukarsheikh6757
    @abukarsheikh67574 жыл бұрын

    هذا خرج عن الدين ام كان رافضيا والثاني دخل لاجل الطعام

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi96993 жыл бұрын

    10:50 karbalana yaa u xajiya bal noo sheeg?

  • @salaadmuxudiin9124
    @salaadmuxudiin91243 жыл бұрын

    Qabaalkiisa hala soo baaro ninkaan

  • @mohamedtryofficial5162
    @mohamedtryofficial51624 жыл бұрын

    Maxaaba baaris iyo is bar bar dhig u sameeynaa ileen wax la is bar bar dhigo meesha maba yaalaan war quraankii iyo axaadiithta nabigeena muhamed NNKH ayaanba heesanaa war adigane alle ka baqoow dib isugu laabo

  • @abukarsheikh6757
    @abukarsheikh67574 жыл бұрын

    انااحترم الشيعة اماهذا فهو من جماعة ابن سبا الذين حرقهم علي وليس بشيعي

  • @Drmaahir
    @Drmaahir4 жыл бұрын

    Ninkan cilmi malahan waa jaahil lkn ha ogaado in shiica ay umadda somaaliyeed aqbalaynin Bal xadiiska nabiga siduu ubadali fiiri rasuul s.a.w wuxuu yiri waxaan idinkaga tagay kitabka quranka iyo sunada

  • @mouhyadinemoussamouhyadine7723

    @mouhyadinemoussamouhyadine7723

    Жыл бұрын

    Waa run

  • @abdiaden987

    @abdiaden987

    7 ай бұрын

    Yahuuu inted kuaragtay waxaas abaayo😅..sahih bukhari and sahih Muslim kacsoaqriso 😂sheikhasha somaliyed dadka iskadegeysto ayaaa taxay athon dintaatha waxba kaaqrisanin weligaaa...jahiliya period is over the right path is clear ♥️ I have learned shia madrassa in Kenya and sunni madrassa brother you will see what your own sheikhs were hiding from you Really 🎉

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v4 жыл бұрын

    ninkaan wuxuu isku qasaya caqiida ahlu sunna iyo shiicada wuxuuna ka been sheegaya caqiidada shiicada intaasina wuxuu u yeella inuu rabo dadka inuu ku fashaadiyo caqiidada shiicada

  • @hodanawaleh9111
    @hodanawaleh91113 жыл бұрын

    oo markaa ma wax jira qof la mid nabiga maxaad tusaal ugu soo qaadanysaa

  • @hamisare5073
    @hamisare50734 жыл бұрын

    Lacag ayaan uga baxday diindaada wanagsan gaalka aya drama shiico balayo ha ku dhacde

  • @mukhtaaryare8748
    @mukhtaaryare87483 жыл бұрын

    23.50 ka biloow dad dhintay oo cahdi iyo balan lala soo galaayo ruuxdooduna ay nooshahay sidoodi baa loola hadlaa cajiiiiiib subxaan allah ma qofdhintay baa soo hadlaaya ama jawaabaaya ilaa Rasuulka mooyaane ilaahay baa ka dhigay inuu nabigu u jawaabo qofkastoo salaama laakiin cid kale oo nool oo markaad qabrigooda tagtid kuu soo jawaabaaya ma jiro mana maqal ilaahow yahuud iyo shiico naga soo qabo

  • @samawadexariir6396
    @samawadexariir63962 жыл бұрын

    Sh ibliisna goorma ayaad la xidhiidhaysaa oo aad waraysanaysaa?

  • @ashaoali8020
    @ashaoali80203 жыл бұрын

    war waxaan naga horleexiya gaalka looyaqaan bakafiica .uf

  • @user-gp4fh6kh1z
    @user-gp4fh6kh1z4 жыл бұрын

    wr dadka waxan ha uwarysanina

  • @aminaawil8037
    @aminaawil80374 жыл бұрын

    Dhurwa dhalay ku qaday kani waa idho layahaya ilaahay ha ku Soo hadayo

  • @xamdixaaji4178

    @xamdixaaji4178

    3 жыл бұрын

    Dadka ha habaarine u duceey

  • @YahyeSalebanmuse
    @YahyeSalebanmuse3 жыл бұрын

    Gaaja ugaysay maskiinkan diintiisa inuu ka kabaxo

  • @LJama6119
    @LJama61193 жыл бұрын

    dadkaan iyo kuwa wareystaba waxaan ka qadaa daaca qurun. somalida waa dad fudud diin aduunka ka jirta oo aysan qaadan wey yartahay.

  • @Soo816
    @Soo8163 жыл бұрын

    Shiicadu waxay aamin yihiin dumarka inay dubarta kamaraan . Waxay aaminsan yihiin inay guursan karaan meher 3sacadood ah inay qabikiraan hadhowena ay kalasocodan „ Waa daad hoogay

  • @user-pc1jv4hn8u
    @user-pc1jv4hn8u Жыл бұрын

    Hore ayaa loo yidhi, dhidar xabaalo qodqodaa qudhun buu ugu galaa

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow13354 жыл бұрын

    Lacag buu shiicoobey ma jirto wax kale

  • @abdilaahijamac6389
    @abdilaahijamac63894 жыл бұрын

    Diintaydii bankabaxay macalibaakudhalay adigu maxadtahay doqon wisikhah

  • @somali756
    @somali7563 жыл бұрын

    Shaydaaan

  • @hawaahmed9614

    @hawaahmed9614

    2 жыл бұрын

    Alalalu bayd gourmet yiri

  • @abdilaahijamac6389
    @abdilaahijamac63894 жыл бұрын

    Xadis keen cad sida beebalka waxlamalmaluuqay ayad wadaa

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde88344 жыл бұрын

    Waar soomaalidii maxay waalatay jaahil shiico noqday oo diinta uga baxay abubakar iyo cumar

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama6034 жыл бұрын

    Aad ban usalaamaya shekha Mohammed jabarti oo ah iftiimiyaha wadada xaqa ah 🙏🙏

  • @husseinhajiyabarow3134
    @husseinhajiyabarow31344 жыл бұрын

    4:28 nabiga scw wuxuunooga tagay laba. Shay oo hadaa qabsataan aadan.lumeynin kitaabaka allaah iyo aalubaytka سبحان الله لن تضلو بعد ي كتاب الله وسنتي اين اتت ال البيت في هذ النص

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    Wll sidan ma jaahilnimo ayaa kuu keenayna bal soo akhri sexuxu Muslim waxa kuyaal kitabalallah iyo ehlubaytka kan odhanaya sunada waa daciif uu ibnu malik wariyey

  • @HardTalk1
    @HardTalk14 жыл бұрын

    Marka shaydaanku ku hor ordo waa sidan oo kale, bal iska hubi in ninkaa shiicada kugu xidhay shaydaan maryo sita ahaa.

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia69573 жыл бұрын

    Waa nin daarood ah oo lacag loogu sheegay shiicanimada sida kuwa wahaabiga noqday kkk

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur46703 жыл бұрын

    WALLAAHI BAANU WAXNA U BAADHIN UNA DIRAASAYN EE WAA NIN LUMAY WUXUU LUMIYANA DOONAYA, HADDUU XAQ RAADIS YAHAY MUU CALI UUN TAAGEERO MUXUU RAAFIDO IYI ITHNAA CASHARIYA U RAACAY OO LA OG YAHAY INEY GADAAL MAJUUSIYIIN KAYIHIIN

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45534 жыл бұрын

    Ascwrb damerrkaan inaad idaacadaha keentaan ma ah

  • @abdimohamed4059
    @abdimohamed40594 жыл бұрын

    Tuugyahow Nabigeena SCW ma dhihin ahlul beyd. Waa asxaabtiisa CSW. Abubakar, Cumar iyo Cusman CSW Sayidna Cali wuu labeyacooday. Allaha kusoo hanuuniyo

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    Abubakar iyo cumar way inqilaabeen hadalkii rasuulka scww ee ahaa raaca ehlubaytkayga

  • @sahromaow9704
    @sahromaow97043 жыл бұрын

    Wuu sarbeebaa

  • @ubaxxajiibrahim9259
    @ubaxxajiibrahim92593 жыл бұрын

    Ma kii beenaalaha ahaa ee beentiisa banaanka la keenay ee fashilmay ayaa halkan ka hadlaya oo dadka iska dhaadhicinaya Laa Xawla walaa Quwwata illaa billaah🙆‍♀️🙆‍♀️ Wallahi waxan dhageystay isagoo lacagta uu Qaato loo sheegayo oo loo sheegay in $500 lasiin doono kadib uu leeyahay Guriga Aan kujiro ayaa ba $500 ah lacag buu u doontey shiicada.

  • @hashimaden6035
    @hashimaden60354 жыл бұрын

    Hunguri iyo lacag baa ugeyse waadayuus

  • @abshirdinow284
    @abshirdinow2844 жыл бұрын

    somali qabiil ayaa horey u waalay hadana diin ilahow damiin udanbidhaf.

  • @assessmentquiz1572
    @assessmentquiz15724 жыл бұрын

    Ninkan waxaa loo qoray in uu Shiicada cadaab la galo, ama lacag, ama istus , ama jaahilnimo ha u geeyso. Laakiin qofkasto naarta wuxuu ku galaa wax, ninkan inkastoo uu wali dhimanain, oo Ilaaheeh soo hanuunin karo, laakiin sidan haduu ku dhinto khatar weeyn ayuu ku jiro.

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    Hhhh adiga taada in aad jano ku tagayso yaa kuu balan qaaday naasibi xun baad tahay oo qarxis cibaado u haysta

  • @assessmentquiz1572

    @assessmentquiz1572

    4 жыл бұрын

    War adigu ma Gaalada ayaad u shaqeeysaa, hadalkii gaalada ayaaad isticmaaleeysaa. Maxaad ugu maleeysay in aan qarxis aaminsanahay? Anigu qarxi diin uma arko, Mutca diin uma arko, is qaraac diin uma arko. Marka waxa waxaas aaminsan diinta islaamka kameey keenin. Marka waxaa kuu roon inta aad "terrorism" la soo boodin, oo aad u hadlin sida gaalada oo kale. Adiga ninkan hadaad isku caqiida tihiin, si fiican baan idiin garan, dad caqiid, akhlaaq intaba ka dhintay ayaad tihiin. Ilaaheey ha idin soo hanuuniyo.

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    4 жыл бұрын

    @@assessmentquiz1572 hanuunka idinkaa u baahan oo ilaa hada wax fahmi al waa qaraxa iyo argagixisadu diin ayey idiintahay oo masajidada ayaa laydinku baraa hada ayaan ba arkayey ku wo suni ah oo qaraxa ku doodaya in shico laysku qarxiyo oo xataa culimadiina ah mataas ayaa diin idiin ah waa hoogteen if iyo akhiroba

  • @YahyeSalebanmuse

    @YahyeSalebanmuse

    3 жыл бұрын

    @@naasirjaama603 ilhy nasiib haysiiyo inaan madaxa kaa gooyo mar uun insha allah

  • @naasirjaama603

    @naasirjaama603

    3 жыл бұрын

    @@YahyeSalebanmuse goobaha alshabaab orod tag wll halkaasaa dhiiga islaamku ka dhowyahaye

  • @wadanigadalka4283
    @wadanigadalka42834 жыл бұрын

    Saan muu baxthi iyo baadhitan ku sameeyay. Walahay waa yaab qof diintiisa thaman qaliila ku gatay. Waana kuwo ay haboonthy in la qoorgooyo. Maahan shay hada aynu bilaabayno ee waa shay uu NNKH iyo khulafadii.

  • @abdulshabazz3397

    @abdulshabazz3397

    4 жыл бұрын

    Diinta dadka nuucaaga oo kale ayaa dadka ka fogeeya maadaama dagaal iyo handadaadu ay kaasoo horeyso ...

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed33113 жыл бұрын

    Anoo sunni ah nabiga caisha waqtigu guursaday sunni was ku khaldan yihiin.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45534 жыл бұрын

    Marka hore suufi khuraafi ah oo aan caqiido aqoonin ayuu ahaa, wuxuuna ku qancay shubhooyinka shiicada.

  • @xamdixaaji4178

    @xamdixaaji4178

    3 жыл бұрын

    Viva Sufi down wahaabiyo

  • @mohamedhussein888
    @mohamedhussein8884 жыл бұрын

    Ala siduu reer magaa u yahay wuxu isticmalaya tuqyadii shiicada kula ahlu suna gaalo ineysan eheen ayaan qabnaa beenta wa danbi

  • @Yedo25254
    @Yedo252544 жыл бұрын

    I don't believe in ay somalida rumeysan yihiin wax Diin ah. Diin ay somalida rumaysan tahay haday jirto waa Qabiil. Siddaa awgeed Qof walba Oo Somali ah Diinta qabiilka ka baxa Oo diin yeesha waxaan leeyahay Hambalyo. Aniga waxaan ahay nin Suni ah ku qanacsan mad'habta suniga Alxamdulilaah.

  • @user-tz4hc5hd4v

    @user-tz4hc5hd4v

    4 жыл бұрын

    ilaahay ka cabso diinteyna waa islaam qabiilna diin nooma ah ninkii qaldamo xisaabtankiisa alle ayaa la xisaabtamayo inaa na durto sax ma ahan

  • @akmohamed345
    @akmohamed3454 жыл бұрын

    Daawo : Jabarti fadeexada qabsatay kzread.info/dash/bejne/am2bztimqpzRibQ.html

  • @AHH677
    @AHH6774 жыл бұрын

    Gaalada maraykanka iyo ingiriiska waxay ka buuxaan xalane (muqdisho) Gaalo waaye waana jecelnahay Haddaba ninkaan maxaa laga rabaa Hadduu doortay isagay dhibaysaa. Haddii kale gaalada aan erino Kadibna shiicada Markaas Waa wax fiican Laakiin gaalna waa la jecelyahay Shiicana ha baxaan Caqli maahan

  • @liibaanliibaan4636

    @liibaanliibaan4636

    4 жыл бұрын

    Anagu gaalo iyo shiico majeclin mana jeclaan doonno haddaad jeceshahay alle uga toobad keen.

  • @abdiaden987

    @abdiaden987

    7 ай бұрын

    ​@liibaanliibaan4636 subhanallah someone saying Lailaha llallaha mohamed rasulullah...Yes I have learned shia madrassa in Kenya and sunni madrassa n Kenya when you do your own investigation you will clearly see the true path.

  • @AHH677

    @AHH677

    7 ай бұрын

    @@liibaanliibaan4636 Xamar ma tagtay liibaanoo? Xalane waa Ka buuxaan. Bali doogle waa Ka buuxaan. Boosaaso iyo garawe warkooda daa. Marka gaalada haddii aan la jeclayn , maxaa na dhex joojiyay? Ileen meel dudunsan aan nahaye

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv474 жыл бұрын

    Shiicada walla layaal waa dadka kaliye ee ilaahay iyo nabiga uhiiliyay suniga nibiga ayey caa yaayaan habeen iyo maalin walba

  • @archaeologicalscientist8683

    @archaeologicalscientist8683

    4 жыл бұрын

    Somali BAAQIR SB TV beentiini baad bilowday kula yaabi maayo

  • @khadarcali7899

    @khadarcali7899

    4 жыл бұрын

    Beentaa weeye ilaahay ba ku kufriyeen rasuulka ayey ku xad gudbeen maxaad garanaysaan

  • @laqlaajisnugal2756

    @laqlaajisnugal2756

    4 жыл бұрын

    Shiiciyow beentu marugni shiiciyaa

Келесі