Sarkaal hoggaaminayey Hawlgalkii la Doonayey in Hargeysa Lagu Khaarajiyo Genaraal Gaani 1982

Ойын-сауық

Пікірлер: 66

  • @mhassan0163
    @mhassan01632 жыл бұрын

    Aabahay waa isku da', iminkana waaba fadhiyaa oo ma kaco, ninkan mujaahidka ah cimriga Allah ha u barakeeyo, amin

  • @Hawd74.

    @Hawd74.

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @jibriilmaxamed8709

    @jibriilmaxamed8709

    Жыл бұрын

    Waa intii ciidan nimada intaa uu la,socsocdaa

  • @caabiking
    @caabiking2 жыл бұрын

    Ninkan Maalinbaan Dagaal wada galay Waa Halyey aan gaban 😎

  • @hasanmohamed1186

    @hasanmohamed1186

    2 жыл бұрын

    Sax waa runtaa

  • @jaamacaadan9580

    @jaamacaadan9580

    Жыл бұрын

    Ì0iii

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel8 ай бұрын

    Thank you for your service Mujaahid

  • @maxamedaxmed876
    @maxamedaxmed8762 жыл бұрын

    Mnzhlah adeero Ahmed cumar alleh cimriga ha ku dheereyo waxaad ahayd mujaahidiintii dalkan xorayzay ee walipa qaybta laxaadka leh ka zoo qayb qaatay in badan ayaan xogtaadda hayay oon day dayaay alxmdulilaha cawo oo ay tarikkhdu tahay 26/8/ 2021 ayaan Helay dhawr cizho ka hor ayaa layzoo zheegay in Kayze Ahmed digaale ku warayztaý mrkaa wn zugayaay

  • @amarefaysal1624

    @amarefaysal1624

    2 жыл бұрын

    Asc miyanay kula ahayn inader inaynu adero qorsheyal muhiima kahelno

  • @bashman345
    @bashman3452 жыл бұрын

    Muj Axmed Cumar Cabdalle, halyeey qaran iyo geesi macruuf ah

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan15702 жыл бұрын

    Alle ha naxariisto Aabahay Aadan xusen diigool iyi mujahidiintii SNM

  • @user-yl1ib2fu8d
    @user-yl1ib2fu8d6 ай бұрын

    Guhaad iyo Diigool Bairiggi 70 baataankii dawaarle ayey fooqa ina faarax joome kaari koonaha kalbeed iyo koofur ku wada heysteen.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Жыл бұрын

    Maasha Allaah ninkani wax badan ayuu ii iftiimiyey. Maxammed Cali wax badan lagama ogayn odaygan hortii.

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal16242 жыл бұрын

    Aan kaftame hadii ayba nool yihiin saraakiishi snm waliba kuwii fulinayay hawlgaladii ahaa nolo ama geeri maxay maanta waxyaabaha dhacaya ee foolxumada iyo gumaysiga shaadhka xidhana wax uga odhan waayen mise wayka dhamaato afkay buuxsaden igana raali ahaada cabsida ma,aqaano waxaan ahay dhashii hogaamiyayaashi fulin jiray mishan inbosibalka alle ha u naxaristo aabayashi nagu dhalay heesi nimada iyo xeeladaha milatari indho laga awood laga cabsada alle weynay usugnaatay mana jecli asxaabti waalidkay inaan damqo

  • @hanasdaahir6033
    @hanasdaahir6033 Жыл бұрын

    Wlhy isaaq Waa niman adag oo soo jabay sababta maanta dhulkoodu u nabad yahay haday sidaa hawiye xoriyada banaanka ka qaadan lahaayen sida hawiyaha ayaay is jiijidan lahaaye

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin65822 жыл бұрын

    Xaajigu alla cimriga ha udheereeye hadalka xaqiiqduu kasheegay jabhadii 4aad ugu horaysay SNM waa tana bundhiga unoqatay SNm ee saldhiga kadhigatay Wajaale dusheeda Suldaanka uu sheegay waa Suldaan Cabdi oo ahaa suldaankii beesha Jibriil abokor /sacad Muuse oo dajiyay halkaa raga ugu badan usoo ururshay maxamed calina xukumayay waana jabhadii saraakiishii ugu horaysay ee talaabay soo dhawaysay halgankuna ilaa sadex sano ayuu kasocday Galbeedka intaanu ugudbin beriga

  • @abdi-nm2vy

    @abdi-nm2vy

    Жыл бұрын

    Halgan dawlad lagula jiray ma ahayn e waxa u ahaa dagaal la iskaga kicinayay jabhadii ogaadeen ka

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy59492 жыл бұрын

    Waxaan sugayaa qaybta labaad insha allah waa waraysi taariikh badani ku Duugan tahay maxaa rag geesiya inaga dhashay hadaynu somaliland nahay rag badani taariikhdoodii la dhimay ee inta wali nool aynu wax kala hadhno ilaahay cimriga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo Mujahid

  • @khaledabdirhman1237
    @khaledabdirhman12372 жыл бұрын

    Qaybtakale soo gudbiya please waa taariikh fiican

  • @dajiyahmaxamed6163
    @dajiyahmaxamed61632 жыл бұрын

    Adeer ahmed cumar AbdullaH rabi haku xafido ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @abwaanjamabiixibiixi274
    @abwaanjamabiixibiixi2742 жыл бұрын

    Somalidu waa rag adag

  • @januarySl2024
    @januarySl20242 жыл бұрын

    1972 Axmed Cali iyo kooxda Ibraahim ka sheekaynayo xabsi qarsoon oo ayda Yoonti (Jungle)ku taala Webiga Juuba una dhow Kismaayo ayaa waxa ku ilaalinjirey sarkaal sirdoonka militeriga ah oo Dhulbahante ah oo la odhanjirey Maxamed Saalax. 1973 xoghayaha Cali Samatar ayuu ahaa. Kooxdan Maxamed Cali ee Jabhada Falasdiin la soo tababartay waxa looga shakiyey markii iyakoo hubaysan ay dooni Bulaxaar kaga degeen in ay "kacaankii" Afweyne ku soo duuleen oo Reer Galbeed ka socdaan.

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf57902 жыл бұрын

    Markaan qabyaalad ugu hiilino ayuun buu mujaahid iyo geesi noqon ee waxba muusan aheen ee tv saab uun baa qabyaalad ku wareysanaya ee allow yaa ogaada kuwii qoryaha daadin jiray buu ahaa

  • @XamseXashi-ht6wh

    @XamseXashi-ht6wh

    Ай бұрын

    War ka xishoo mujaahidiinta

  • @sososo712
    @sososo7122 жыл бұрын

    Masha allah tabarakallah Ahmed haji omer wllo illahay cimriga iyo cafimadka ha ku barakeyo

  • @solamaan3483
    @solamaan34832 жыл бұрын

    Darood xukunkiis ban ka cararnay bad ledihiin dhulbahantena inad xukuntaad bad ku haminaysaan layaab walahay!!!!

  • @saidabdi73

    @saidabdi73

    2 жыл бұрын

    War kuwasi waa isaaqe hhhh

  • @awbile
    @awbile2 жыл бұрын

    Wariyahan weligii wax ma barto. Sheekadaba lama socdo. Xitaa wuu hurdaayoo kolba meel la dhaafaybuu su'aal ka waydiinayaa! kulahaa "tababarkiibaad dhamaysatay" hada waxa la joogaa Maxamed Caliyoo Suuriya tagey tababar kalena galay.

  • @maxamedcaliaxmed4126

    @maxamedcaliaxmed4126

    2 жыл бұрын

    Joornaalkii jamhuuriya ayaa loo dhiibi jiray oo la odhan jiray soo iibi dhiidh ninwqyn la Donna wuu la dalacay oo kamaradayste ilaa waydiiye ilaa KK miyaanu min wac bartay ahayn Kruse naga giiji waraysoga oo wixii Aad qqonsati ku Yara qabo cidaad waraysoga la soo gudbinayso ilayn hadii kake sheekadaadu eaa jawshaada wadee

  • @abdirahmanmohamed593
    @abdirahmanmohamed5932 жыл бұрын

    Muj Axmed cumar cabdale waa geesi

  • @sakariyeahmedahmedsakariye3409
    @sakariyeahmedahmedsakariye34092 жыл бұрын

    Isha kaliya ee laga helo taariikhdii halgankii la soo maray waa saabtv.....noo soo badiya taariikhdaas waxba kamaan ogoyn waayo waan yarayn

  • @yaasinismail7956

    @yaasinismail7956

    2 жыл бұрын

    Isha kilya ta reerka miyaa mise snm dhan😀

  • @riyoxidhohawdgunti3179
    @riyoxidhohawdgunti31792 жыл бұрын

    Waa 1936-2021=85 siilanyo ayey isku sanad dhasheen

  • @naasiraadamxaashi2247
    @naasiraadamxaashi22472 жыл бұрын

    Aniguwaxaanleeyay waliwaajiraa Dabandaabyadii loogaystay Jsl waxaanawali arrintaaswada waxa1kaah ninkalagusheego inuumaamulo muqdisho ooisagii sheeganayay madaxweynaha laguilaaliyo taangiyodagaal dadkiisiina maanta udhimanayaanqaraxyo aysamaynayaan kooxnabaddiidlagusheego

  • @cabdiaxmedfaarax3173
    @cabdiaxmedfaarax31732 жыл бұрын

    Keyse suaalihii muhiimka ahaa ee sheekadan ku saabsan ma waydiin waliba inta khusaysa maxamed Cali iyo taariikhdiisa

  • @bashman345
    @bashman3452 жыл бұрын

    Great story mujaahid Cizi iyo sharaf ku nooloow

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf47592 жыл бұрын

    Miskiin keyse wuu dawakhay wuxuu isku doontay nin bad-wayn ah, waxaa ka muuqata aqoon daro ka haysata wariyenimda iyo taariikh la’aan haysata darteed ayuu ku haftay

  • @mahamudburaale5895
    @mahamudburaale58952 жыл бұрын

    ma.taageerayaashii.baad.ahayd

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh2 жыл бұрын

    Nin soomaali ah dilkiisa mujaahid malagu noqdaa?

  • @MohamedMohamed-zp6re

    @MohamedMohamed-zp6re

    9 ай бұрын

    Kuwii ay faqashtu laynaysay ma reer Koongo ayay ahaayeen?

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf47592 жыл бұрын

    Kayse wuu haftay ninkan oo kale waxaa laga duubi karaa dhawr barnaamij oo midkiiba saacad yahay kaysena laba saacadood buu is leeyahay kaga gun gaadh badwayntan horfadhida kkkkkk miskiin

  • @maxamedcalibulaybulay1714
    @maxamedcalibulaybulay17142 жыл бұрын

    War bixintadu dadka way deeqday

  • @hungyang5809
    @hungyang58092 жыл бұрын

    Mujahid badana xafadu

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Sidaasay waliba ugu mujaahid yarayd, marka xaafadaha kale la barbar dhigo. Can you imagine 95% dadka Somaliland way dagaalameen, ninba qaybtiisu wax ahaataba. Dad dhowr milyan ah ayaa dagaalka galay, siduu odayganba sheegayay ilaa ka reer miyiga ah ee neefka u qalayay qaddiyadda.

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi49882 жыл бұрын

    Somaliweyn danbe ma jirto kuye orod adigu afkaaga ku tirtir ama ku baabi’i Anaaa dalka dhalin u ah naga dhex guuxdaa somaliweyn uma baahni caqli gaboobay oo quudhun ka buuxo Lana gaboobay cuqdad xasdi qabyaalad iyo aqoon darro Somali Weyn oo mida goor ay timaadoba way iman anaaa huba Lkn wakhtigaanan garanayn ma berri baa mise Waa qarni ka DIB allahu aclam

  • @muniir795

    @muniir795

    2 жыл бұрын

    Waligedban lamidobayn intay rer konfuredku waxay sameyen anay ka garabayn sida loo kala tagay ayaa lokala maqnanayaa

  • @shaakirfarxaansuudi4988

    @shaakirfarxaansuudi4988

    2 жыл бұрын

    @@muniir795 orod adigu bal kala hay waaku kaaase

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi49882 жыл бұрын

    Caqliga Cadow la rabey in lagu weeraro ee gurigaaga aad kusoo weerartay in taad cadowga dhabarka ujeedisid oo dadkaaaga qoriga kusoo jeediyey baad rabtaaa in aad naga dhaadhicisid caqli wanaagsan inuu ahaa caqli Kaas maaha Waa caqliga kalaabta

  • @ismailjama9452
    @ismailjama94522 жыл бұрын

    Odaygan lac lac ah maxaad dhagysamaysaan iidoor wagaaashlow gaani waxaad u bixisiin Ilaahii yaraa ,😄😄😄😄😄

  • @zaki_smail_1988

    @zaki_smail_1988

    2 жыл бұрын

    Allah Doori yahaw caqliga caana Boodhaha lehi Mujahidku Ahmed Omar waa Abaskuul, ayaa lagaa yidhi.

  • @daganmaxamed5651

    @daganmaxamed5651

    2 жыл бұрын

    @@zaki_smail_1988 abaskulaa maha wll

  • @zaki_smail_1988

    @zaki_smail_1988

    2 жыл бұрын

    Dagan maxamed, indr kuli waa wada dadkeenii cawaankan qabiilku waaley ayan u caqli celinayey. Hayeeshee Mujahid Ahmed Omar waa reerkaa.

  • @daganmaxamed5651

    @daganmaxamed5651

    2 жыл бұрын

    @@zaki_smail_1988 maha wllo waa nin isaaqa oo habar yonisa iska baro

  • @zaki_smail_1988

    @zaki_smail_1988

    2 жыл бұрын

    Dagan Maxamed, waa wada dadkeenii, Dhageyso waraysiga Duuliye Xayd ee Horn Cable, Mujahid Xassan Dayax, Mujahid Mohamed Samater uu wareystey Ina Saleebaan Bidde barnamijka 'Where is North'. Nimankaas Mujaahidiinta ah ayaa sheegay indr Mujahidka reerkiisa.

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs2 жыл бұрын

    GAANI IYO MORGAN WAA DHIGYA CAAB INA KAHIN IYO INA BIXI WAA MUJAHIDIN KKKK WAA SHEEKO REER WALBA MUJAHEED BYY LAHANAYA MARKA HAADI KAALE DHIGYA CAAB KAWADHA DHIGA AMA MUJAHIDIN KKKK

  • @husseinabdille
    @husseinabdille2 жыл бұрын

    Kkkkk iidor qabuur faqid wanala xasuuqey iyo mujahid hebel kama dhamanadan miya

Келесі