WAREYSI #1/2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909

Waa mid kamid ah wadaadadi ugu magaca dheeree Soomaaliya ee hoggaaminayay dariiqada qaadiriyada Sh Aweys Axmed Albaraawi (Aweys dheere) kaas oo la dilay 1909. Wareysigan waxaan qaadnay haddaba maxaa laga ogyahay geeridiisa iyo waxa laga qoray taariikhdiisa.

Пікірлер: 273

  • @ahmedyassin7702
    @ahmedyassin7702 Жыл бұрын

    Maa shaa Allah Tabaarakallah 💖 ♥️ ilaahay dartiisa ayaan ujeclahay sheikh Aways Al Qaadiri

  • @mkofficalchannel
    @mkofficalchannel2 жыл бұрын

    Allah u naxriisto waayo waxuu ahaa shiiq cilmi ıyo Garaad ba alle ugu maneeste

  • @kafakir
    @kafakir Жыл бұрын

    Sh Aweys Allaha ka raali noqda inshallah Allaha Janeeyo

  • @bulshadenamedia9514
    @bulshadenamedia95142 жыл бұрын

    Maashaa Allah aqoonyahan Aweys samigey waa runtaa shekhena iyo waalidkeena allah u naxriisto.

  • @samataaryaremohamad3592
    @samataaryaremohamad35922 жыл бұрын

    waxaa is weydiin mudan digri muxuu yahay ? Digri waa quraanka Allah fadlan aan barano kitabka Allah iyo sunnada suubanaha scw wey naga badanyihiin

  • @hussinmohamed9907

    @hussinmohamed9907

    2 жыл бұрын

    Ayaanle hanoolaato waxaad tahay nin buka oo qabiil.ka.buuxo

  • @daauus_abdullahi3078

    @daauus_abdullahi3078

    2 жыл бұрын

    Amaanta Illahay iyo Tan Nabiga SCW Maxaa Ladhahaa ? Samatarow

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir62242 жыл бұрын

    Allah u naxariisto Marxuumka Sheekheena

  • @mogsom5303
    @mogsom53032 жыл бұрын

    Maa shaa Allah aqoonyahan mr Awies, sheekheena sh aweys rahmaru Allah calayhi khieyrkisa Allaha nagu anfaco.

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa2 жыл бұрын

    Adeer Dilka Sufigii Aweys Seyidka Ma dilin ee waxaa diley oo shirqooley gumeysigii Italy si'ey Daraawiish ta ugu horkeenaan shacabka dega Shabeelada-dhexe. Seyid ka & Aweys labadaba dariiqatul suufiyey ahaayeen Saalixiya iyo Qaadariyah inkastoo Qaadariyadu Bidcada faafin jirtey Halka Saalixiyah gumeysiga la halgameysey

  • @misobifruit9329

    @misobifruit9329

    2 жыл бұрын

    Waxaa intaas sii dheer in la hayo xog ah in sheeq aweeys kaalmo dhaqaale la garabtaagnaa daraawiishta iyo in u soo degey Teyeeglow oo u jirta 110 km Beletweyne oo xiligaasi Daraawiishtu ka talineysey si uu cudud ciidan oo gobanimo u dirirka garabsiisa halkaas uga diyaariyo, waxaana ka war helay gumeystihii talyaaniga oo isna waqtigaas heystey Buula-berde oo ah halka laga soo diray dooxatada ka tirsaneed askarta gumeysiga oo loo ekeysiiyey daraawiis kuwaas oo dishey shiiqa iyo qaar ka mid ahaa xertiisi Allaah ha u naxariistee. Gabayga la sheegaayo ee loo tiinaayo Siyika waa mid gumeysigu diyaariyey ee maahan wax la hubo oo cadeyn ku filan loo heli karo.

  • @ibadoosman837

    @ibadoosman837

    2 жыл бұрын

    Waligeena waxaan maqli jirey inuu sayidka dilay sayidka wuxuu ahaa nin xoolaha muslinka baneystay almaalu maalulaahi naxnu cabiidulaah

  • @gigachad9879
    @gigachad98792 жыл бұрын

    Waxaan maqlay aweys talyaaniguu u shaqeyn jirey allaahu aclam

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle79202 жыл бұрын

    Subxanalah somalida dulmiga hada mabilabaan ilen

  • @faadumoxasanmukhtaar8174
    @faadumoxasanmukhtaar8174 Жыл бұрын

    She.aweys.allaha unaxariisto.syd mxmd c.xsn naarta Allah ku fogeeyo

  • @Cabdalllah
    @Cabdalllah2 жыл бұрын

    Aun Shekh Sayid Muxamed Cabdulle xasan Aun Shekh aweys Waxaa ka hadlay arinta oo xaqiijinteeda 95% aan cidina kaga run dhaweyn Aun Shekh Jaamac Cumar Ciise Ciidankii uu sayidku ugu direy Fariintii uu farey oo ahayd Inuu san shekh aweys gaaladii Wadankii haysatey dhinaca koonfureed Inuusan kalkaalin iwm Balse shekha iyo ergadii sayidku usoo direy Ayaa is maandhaafey Markay xarunta kuso noqdeen ayu Sayidku weydiiyey akhbaartuu ka sugayay Oo yiri war maxa idin dhex maray wadaadka Marku usheegeen inay is hadal dhaafee Dabadeedna ay dileen ayuu sayidku Yiri yaa idin yiri qof xaafidul quraan ah Dhiigiisa dhulka ku quba!! Haddaan rog manaynaa !! Markaa sida iska cad khalad ba dhacay Uusan sayidku kutala gelin Wararka beenta ee faafey Baa xaqiiqdii ka af dheeraadey Balse runtu waa lama huraan!

  • @AliMadoobe

    @AliMadoobe

    2 жыл бұрын

    He was either coward or collaborator.

  • @libanali1626

    @libanali1626

    2 жыл бұрын

    Markii aan aweys dilnay baa roobku noo daay sayidka tiriyay

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Beenta meesha Kala tag .Shabaab ayay ahaayeeen kooxdi dishay ee gaalkii madoobaa ee Ina cabdulle xasan.

  • @Cabdalllah

    @Cabdalllah

    Жыл бұрын

    @@libanali1626 waa been laga faafiyay magaciisana lagu xumaynayo isagu ma oran sidaa

  • @Cabdalllah

    @Cabdalllah

    Жыл бұрын

    @@haveaniceday365. zhapaap waxaan u aqan kalmad carabi ah oo soomaali ahaan noqonaysa dhalinyaro ee mawduucaan kahadlayno kuma jirto taasi mahadsanid

  • @khadija11494
    @khadija114942 жыл бұрын

    ALLAHA u naxariisto Sheekh Uweys

  • @abwanmuhamedbudin
    @abwanmuhamedbudin2 жыл бұрын

    Uwaysu jaa,akal mustaqiisu famud lahuu yadakal kiraami,, alaha ku barakeeyo ,waa sheekhayga sh uways qaadiri,x

  • @bmusse2303
    @bmusse23032 жыл бұрын

    Allaah ha unaxariisto sheekh uweys

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.4682 жыл бұрын

    Taariikhda shiikh awees waxa loo dilay waxa ay ahayd inuu ka mid ahaa 7 wadaad oo qaadiriyaha ahaa oo Fadwadii qoray inuu diinta ka baxay Sayid Maxamed iyo daraawiishba iyagoo weliba Ingriis kula jirsaday ama lacag haku siiyo ama dagaal ay Saalixiyo kula jireen ha noqdee

  • @maxxammedhus.468

    @maxxammedhus.468

    2 жыл бұрын

    Dagaalkaa Qaadiriyo iyo Saalixiyo waxay ahayd qasaaro weyn oo Gumaystayaashii hurinayeen ka faaiidasanayeen . Firqo dagaal ilaa iyo hada Somalia kama bixin waana nasiib daro

  • @guukedgassauroi6167
    @guukedgassauroi61672 жыл бұрын

    Waa quraafaad badnaa sheikh,

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye87642 жыл бұрын

    Sh uweys . Ilaahow naxariistaada iyo jannadaada sii yaa rabbanaa

  • @guureguurre338
    @guureguurre3382 жыл бұрын

    Micnaha Digri maba yaqaan in digrigu yahay xusida ALLAH SWT

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw69222 жыл бұрын

    Taariikhda reer koonfireed lama qorin Waana dadkii aasaasey SY L reer konfuredka SYL dadkii aasaasey wa la qiyaaney

  • @jamaalmaxamed1796
    @jamaalmaxamed17962 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto sheekha

  • @abdimohamed9516
    @abdimohamed95162 жыл бұрын

    Taariikhda yaa la khaldin. Sheikh aways wuxuu ka soo hor jeensaday isagoo talyaaniga u adeegaya suldaankii biyamaal oo talyaaniga la dagaalamayey. Sayidku wuxuu taageeray suldaanka si aways looga tagaluso

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi62912 жыл бұрын

    Maashaa allah subxanahu watacaalaa Maba u malaynayaa in dad wheladii Sheikh Awes radiya Allah subxanahu watacaalaa ay jirtan

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou77552 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @ahmedabdi5015
    @ahmedabdi50152 жыл бұрын

    Allah unaxaristo sheikh aweys

  • @bashirkeenadid7919
    @bashirkeenadid7919 Жыл бұрын

    ILAAHOOW uways dheere unaxariiso Raxmatan waasicatan alluma fash,had inii uxibuhu ♥️♥️♥️♥️♥️💚💚💚💚💚💜💜💜💜💜💛💛💛💛💛👍👍👍👍👍👍ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MOHAMMED WA AALIHI WASAXBIHI WASALIM ALHAMDU LILAAH ALADII JACALA NA MINA AL MUSLIMIN

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe56292 жыл бұрын

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel62 жыл бұрын

    Maasha alah saaxib keey sheikh Uweeys sheikh abdullahi casir oo ka qiseeynaayo taarikhda sheekheyga sayidi sheikh Uweeys alqaadiri waliyulahi ridaha rabi iyo raxmadiisi ha u ziyaadee

  • @aishachannel8286

    @aishachannel8286

    2 жыл бұрын

    sida aan maqlay sheekhu shirkiyaad ayaan ku maqlay sayidkuna arimahas ayuu la dagaalami jiry si asn dadka loo lumin

  • @samadoon313channel6

    @samadoon313channel6

    2 жыл бұрын

    @@aishachannel8286 Waad xanuun san tahay walaal xanuun ka qalbiga ku dhaca ku haayo alah u laabo qof waa hore rabigiis la kulmey oo ehlutoowxiid ahoo cimrigiisa diinta rabi asaga oo faafinaayo shahiidey afrika inteeda badan islaamiyey ilaa maanta magaciisa aan maalin la ilaawin ayaad ku xukumeeysa in uu mushrik ahaa oo uu gaal ahaa subxaanalah alah dadka qaar gaal nimadu la fududaa qof ehlutoowxiid ah gaal nimo haku xumin waa iga naseexo

  • @ismanomar9397
    @ismanomar93972 жыл бұрын

    Allaha U Rahmado sheikh Uweys

  • @musamohamed6273
    @musamohamed62732 жыл бұрын

    Owliyo waxaa la yiraa kuwa Allh rumeeyay oo ahaa ku Eebe ka baqa. Lkn sida loo dhigaa arinta sheikh aweys sax maaha. Allh ha u naxariisto sheikha

  • @libanali1626

    @libanali1626

    2 жыл бұрын

    Waligaa maad arag maxad ka sheegi kartaa haa wahaabi walaayada ayaad bayr ka qabtaane

  • @greenhopesomalia2656
    @greenhopesomalia26562 жыл бұрын

    Waa aqoon iga maqneed.

  • @xasancisman9657
    @xasancisman96572 жыл бұрын

    biyooleya abuuwa uwees baraka badanow abkaa waaye allah unaxriisto sheekhena

  • @soproduction99

    @soproduction99

    10 ай бұрын

    Sheeko badan 😂😂

  • @farhiyohassan6102
    @farhiyohassan61022 жыл бұрын

    ascw ani soomaali waan kayaabay allah kacabsada sheekhaas waxan khayr ahayn kama maqal mideeda kale ma allah ayaad kaxigtaan dadka jaahiliinta ayaa nagu badan ee dhibka badan naftina xisaabuya takale waxba idinkama galin

  • @ahmeddini8837
    @ahmeddini88372 жыл бұрын

    ماشاءالله عورة الابغالي كلاشجار وكذا الحواظلي كلامثالي سمعت في صغري

  • @marwasiad1832
    @marwasiad18322 жыл бұрын

    Masha Allaha sheeq aways taariikhdiis malaayin Ahudiin baa haya

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow93752 жыл бұрын

    anigu taas mamaqline waxaan maqlay markii sheikh aweys ladilay sayid med cabdile xasan wuxuu daraawiish ku yiri sheikh aweys miyaad disheen daraawiish haaaaaah ayeey dheheen sayidkii wuxuu yiri ogaada daraawiish maantaaaa udabeysee anigu saas ayaan maqlay waxaana kamaqlay culimo waaweyn oo soomaaliyeed

  • @shariif5913
    @shariif59132 жыл бұрын

    Masha Allah, adban kaga mahad celinya shaqsiyan. Sida dadalka badan ad u tabinayso dhacdoyinki dhacay qarsodi ama lawada og yhy. Balse codsi ban wata oo ah. Marka tariq laga hdlayo waxa wnagsan in refrence ama marjac inu jiro oo qof u fudayn karta fhmka sidi ay wax u dhacen oo war magalo warqad bu ku qran yhy. Balse hdi un layska shekeyo bahasho fadhi ku dirir wax ma dhanto. Books, journals l, official records. Hadi ad heli kadho links nogosu dar. Markle Ad ban kaga MAHAD CELINAYA. THANKS

  • @jeenicaddemedia
    @jeenicaddemedia2 жыл бұрын

    Waa ninkii suufiyada shiicada ka keenay ciraaq

  • @abdisalamroble3119

    @abdisalamroble3119

    2 жыл бұрын

    Somalia shica makajira

  • @jeenicaddemedia

    @jeenicaddemedia

    2 жыл бұрын

    @@abdisalamroble3119 maya sxb alle uma keeno

  • @statsm8339
    @statsm83392 жыл бұрын

    Waxaa cajiib ah in taariikhda Sheikh Aweys iyo culimadi kale ee diinta dadka baray kana hortagay in la gaaleysiiyo dadka Somaliyeed aan lagu dhigin iskuullada Somaliya.

  • @ahmedabdi5015

    @ahmedabdi5015

    2 жыл бұрын

    Walaal somalia dowladeed wixii katalenayey waa dadkii talyaani waxbaray

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu2 жыл бұрын

    Maxaad ka faa'ideysa Aweys sheekadiisa, hadduu muslim fiican ahaa Ilaahay buu ka heli doonaa, haddii kale hadduu ahaa nin xun sida la sheegayo taasna Alle u taallaa

  • @ibadoosman837

    @ibadoosman837

    2 жыл бұрын

    Dadka sayidka la fiican yahay ayaa la ogeysiinaa

  • @husseinegalqeyliye8836
    @husseinegalqeyliye88362 жыл бұрын

    Allah ha Unaxariisto shiikha waxaa waxka sheegayo kuwa aan waxbo kusoo dhin Aduuna iskana jooga Allow hana ceebayn

  • @mohaaaaaa
    @mohaaaaaa2 жыл бұрын

    ilahayhaunaxariisto

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar62272 жыл бұрын

    Mashaa-Allaah,Dr Awees Waad ku Mahadsan-tahay Soo gudbinta Taariiqda Sheikh Awees Al Baraawi,Waxay Muhimad u Tahay Guud Ahaan Shacabka Somalida.

  • @MaaidoAbuukar
    @MaaidoAbuukar10 ай бұрын

    Ala shalyimeyne shiqeyawesan ha shagheyna❤❤❤❤😢

  • @abdullahi9148
    @abdullahi91482 жыл бұрын

    ILaahay naxariistii janno haka waraabiyo Sheekh Uweys Binu Axmed - al Qadiri. Kedib markii uu maqlay geerida Sheekha, ayaa mid xerta ka mid ahaa curiyey tixdan tiiraanyada leh: “Kuwa daalaxiyoobay; Kuwa diinta khilaafay; Sheekh Uweys kuwa dooxee dabka naarta kutuuray; Dulligaad badi doonto; Daayinoow hana yeelin”. Sheekhii ayaa manaam ugu yimid xerowgii. Kedib markaasuu khamiiskii uu xidhnaa intuu gacantii kor uga fayday, yidhi “War ma anoo kaluu dab wax iyeelaa?” Nuurkii gacanta Sheekha ka baxayey, ayaa xerowgii argagax dartii, hurdadii ugasoo booday. Maasha Allaah….... (Penned by: Abdullahi Sh. Ali - a devoted Qadiriya from Borama, Awdal, S/L)

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa89292 жыл бұрын

    Hannoolaatoow bal noo sheeg goobaha sh Aweys gumeysigii kula dagaallamay? Cagaarweyne ,Beerdhiga ,jidbaale,Berbera,Burco,Taleex Iwm oo badan ayey Daraawiishtu ku galeen dagaallo ,Taariikh waxba kama hayside,wax Akhris badan samee saaxiib

  • @abdifatahmohamed4401

    @abdifatahmohamed4401

    2 жыл бұрын

    War dadkan taariikh beena bay hayaan

  • @warsanismael7739
    @warsanismael77392 жыл бұрын

    Ina cabdulle Xasan ( mad mulleh) Soomaali cidna ma dhaafin sheekh iyo SHariif muxuu Caruur galaaftey ku luntay dagaaladiisa tolkiina mujaahid ayey u qireen 😢😢😢😢

  • @koorabelayo4035

    @koorabelayo4035

    2 жыл бұрын

    Tolkiisa uma qirine gaaladi uu ladagalamayey baa uqirtey. Tolkiisa waaba kuwi gaalada lasocdey oo dabo dhilifka ahaa.

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul98792 жыл бұрын

    Allah u wada naxariito sheekh uways allah uga meel bixiyo haduu keenay suufida manta joogta ee lunsan

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad792 жыл бұрын

    masha alahu jisakalahu qeer sheeqa lama soo koobi karo sheeq aweys isagoo qabriga rasulka loo diiday ayuu gacanta sharafta badan nabiga usoo tagay swc

  • @khaliifafarah1548

    @khaliifafarah1548

    2 жыл бұрын

    Yaaah

  • @aishachannel8286

    @aishachannel8286

    2 жыл бұрын

    been loow qurasga

  • @hon.yahyemoalimmohamed4463
    @hon.yahyemoalimmohamed44632 жыл бұрын

    Shaikh aweys iyo awowgey hal maalin ayaa lawada diley awowgey wuxuu ahaa ninkii degmada biyoley ku soodhoweyey 4 jeer ayuu 100 udhabey markuu biyoley yimid

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW Жыл бұрын

    Sayid mohamed tuug baqti ah Ayuu ahaa. Naarta ilaah haku fogeeyo.

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN2 жыл бұрын

    Sawirka sh.. aweys iyo moha.. cabduli xasan waa isku mid.

  • @feisalabdalla8803
    @feisalabdalla88032 жыл бұрын

    Sh uweys sida la shegay maba ahayn muslim

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe2 жыл бұрын

    10:45 I don’t see any conflict of Interest. Anyone killed by Sayidka or Darawiishda was either coward or collaborator.

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    2 жыл бұрын

    Just as alshabaab kills today cleric’s

  • @abdullahi9148

    @abdullahi9148

    2 жыл бұрын

    Sheikh Uweys (RA) was not a coward nor a collaborator! Why don’t you first remove the tribal lenses you wearing then insha Allah you may see who the sheikh was and what he stood for!

  • @abdmukh1693
    @abdmukh16932 жыл бұрын

    Awes dheere somali miyuu ahaa mise waa sawaxili af carabi isticmarku soo baray , waxaan maqlay in talyanigu barawe oo af sawaxili looga hadlo ka soo dajiyay

  • @khawlam5008
    @khawlam50082 жыл бұрын

    بسم لله Aabahay wuxuu ahaa Suufi, anigoo yar uu wuxuu I bari jirey inuu Sheikh Uweys Ahmed aabe labaad ii yahay. Markaas baan ciyaalka ku dhihi jirey, “Aniga labo aabo baan qabaa: Aabahey iyo Sheikh taariikh hore la diley oo Aweys Ahmed la dhaho.” Wuxuu aad noo bari jirey taarikhdiisii iyo sidii loo diley. الله يرحم جميع المسلمين ونعوذ بالله من الشرك

  • @baaqilaani

    @baaqilaani

    2 жыл бұрын

    M.a

  • @odaykee4342

    @odaykee4342

    10 ай бұрын

    waa ku dhumumiyey aabahaa haduu nin aan ku dhalin aabe kaa dhigay

  • @osmaa014
    @osmaa0142 жыл бұрын

    Xaaji Siti waa ayeeyadeeda, ilaaah ha u nariisto.

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory91142 жыл бұрын

    Dadkaas ALLAH ayay la kulmeen

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg2 жыл бұрын

    Gabaygii seyidka waxaan ka xasuustaa uwees dheere gortaan dilnaa roobku noo d,aye

  • @maxamedsomali5041
    @maxamedsomali50412 жыл бұрын

    Haa Zax

  • @guureguurre338
    @guureguurre3382 жыл бұрын

    Sayid M.C.XASAN waa halyey Somaliyed cid waligiis gaaraysa majirto. Isaga darawiishna sharaf iyo xornimay kunolayen kuna dhinteen, meshay Somalida badan koodu kunolayen bahdil, gumaysi iyo wax nin rag ahi geeri kadoorto. kan oo kala Somali sheganaya!!!! He must go back to where he came from

  • @3rdworld368

    @3rdworld368

    2 жыл бұрын

    Aduu Halyey kuyahay hanaguqasbin dhincena AlshabaB buu kayahay

  • @ibadoosman837

    @ibadoosman837

    2 жыл бұрын

    Qawaarijka ayuu u weynaa culimada ma arki karinn

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden87482 жыл бұрын

    A good history . This should be thought in schools rather than buried underground . His counterpart was a man of violence and tribal minded . Sad , that this peaceful man was wiped out of history of Somalia .

  • @ashaoali8020
    @ashaoali80202 жыл бұрын

    CULUMA HUBEEYSAN HADAAN ARAGNAA CAQIIDA XUMADEDA

  • @Ceeldarraad
    @Ceeldarraad2 жыл бұрын

    Facuulun facuulun .... Anaga balcaamada baa laygu dhigay

  • @Pink_chan88
    @Pink_chan882 жыл бұрын

    Ayaanle waxaan kuu sheegayaa sh uwuys all qaadiriya geeridiisa aniga ayeeydeey waxay ii sheektey sh uweys dhmashadiisa wuxuu ahaa walli ilaah maalintii uu ka soo baxay baraawe wuxuu uyimi awoowgeey sh cabdi sh m aamiinwaxay Deganwy buurhakabo baadiyeheedi sh uweys wuxuu usheegey inoo hooyadiis oo waayeel ahaytwey dhimatey naagihiisna oosoo furfurey dhaxalkiina waan usoo kala qeyshey awoowgey 100 neef oo loah ayaa siiyey waxay ahayt 194 tii biyooleey ayaa lagudiley daraawiishtii sayidka ayeeyadey ayaa nooga sheekeyn jirtey sh uweys

  • @MaxamedMacalimCusmaan-hi5ex
    @MaxamedMacalimCusmaan-hi5ex10 ай бұрын

    Shiikhaan Lambarkiisa Maad Igu Caawisid Aan Taariikhda Shiikha Ka Qoree

  • @ismailh6518
    @ismailh65182 жыл бұрын

    Good qashin buu ahaa bidco iyo baadil buu waday dadkana alle keliya in lacaabudo buu ka leexiyey look biyooleyda 7 jeer hadad aado kulahaa waa xaj reality ga marka laga hadlaayo waxay aheyd caqiido qaldan Cid walba oo grave worshiper advocate gareysa ama quraafaadle ah . May Allah give siyidka janatul fardowsal aclaa. Sh. Aweys rufiyaan buu ahaa sell out ahaa.

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Sayidku laftiisu wuxuu ahaa suufi, dariiqada Saalixiya. Markaa wuxuu ahaa dagaal suufiyada ka dhexeeya oo isku haysteen 2 dariiqo. Soomaalidu waxay ahaayeen Qaadiriya, sayid Cabdalla Xasan ayaa keenay dariiqo cusub assaalixiya.

  • @ismailh6518

    @ismailh6518

    2 жыл бұрын

    @@Gob_gobonimo at least nin raga baa gumeysi diida doqona waa la raartaa oo raaci buu gumeysi unoqdaa iyo raaliyo kudos baan leeyahay ninka diiday gabayo ka tiriyey gumeysi diid. Down kuwa Damir ka baqtiyey gumeysi taha la jira .

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Marka hore bidco ayaa ka hadlaysay. Markaa kuu sheegay Sayidkuba inuu ahaa bidcoole, ayaad u beddeshay dagaal gumaysi. Sh. Aways asba gumaysiga waa la dagaalamayay. Wiilkiisa Sakhaawadiin ee dugsiyada Sare ee Muqdisho loogu magac daray, wuxuy ah gobonimo doon. Markaa 2da Suufi is hal waaye = Laba bidcoole laakiin la dagaalamayay gumaysiga, dhexdoodana dariiqo isku dilaayay.

  • @abdullahi9148

    @abdullahi9148

    2 жыл бұрын

    @Ismail H. (Huuraale): waxa aan kuleeyahay, miyaad ka fiirsatid waxa aad soo qoraysid. illayn ILaahaybaa (SWC) xadiisul qudsi ku yidhi, “weligayga ruuxii dagaal kusoo qaada, dagaal baa na dhexyaal”. dee ‘retarded’ kanow! ma ILaahay ayaad u babac dhigi karaysaa? Secondly, you sound like an extremely ignorant prat with minuscule brain. Wouldn’t you first try to get the facts surrounding the Sheikh - like to get to know who he was and what he stood for - and then safe your venomous salvo before it’s too late!

  • @avv.muzamilll.m8390
    @avv.muzamilll.m83902 жыл бұрын

    Sayid Maxamed Cabdile in uu Shiikh Aweys dilay waa ay muuqataa, waliba waxa uu dilkiisa daba dhigay gabay aan bayd yar ka xasuusto. Wuxuuna ahaa Dulmiguu falaa Shiikh Aweys loogu daw gala e' Candho dogobshe goortaa dilnaa Roobku noo da'ayee. Waa wax iska cad in sayidka waxa uu sameeyey iyo waxa qorsheynayaba uu daba dhigo Gabay

  • @abdulkadirmukhtar8455

    @abdulkadirmukhtar8455

    2 жыл бұрын

    Masha allah ustaad jazakalaah khery

  • @keysefaarax3114
    @keysefaarax31142 жыл бұрын

    WALL zhiikh awayay waxaa dilay talyani si ay isugu diraan shiikha iyo daraawiishta wana ku guulaystay

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Darawiish Gaalo madowda ahaa ayaa dileen ayagu meel xun ku danbeeyeen.

  • @aliabdi5751
    @aliabdi57512 жыл бұрын

    Kulahaa wuxuu sii sheegay inuu dhiman doono yaa u sheegay yaase ogeey siiyay Waxaan moodi jiray dadkan mushrikiinta ah Ee Uweeys dheere caabudaya ineey ku been abuu ranayaan ee uu isagu waxaas shaqo kuleheeyn ee gadaashiis lasameyay ileen isaga ayaaba Mushrik ahaa oo dhhi jiray geeybka ayaan wax ka ogahay KUWA CAABUDA WEXEEY DHHI JIREEN Budiis Biyooley Beledkiis Baraawe Buuboow Uweeysaan Bara keeysaneeynaa Sidaas Ayeey dhahaan Mushrikiinta caabuda Uweeys dheere Kolka maxaa kheeyr ah oo lagu amaani karaa Uweeys dheere

  • @abdifitahsharifhassan9627

    @abdifitahsharifhassan9627

    2 жыл бұрын

    Hawartaa garob miyaa

  • @larsmartinjohanssonjohanss115

    @larsmartinjohanssonjohanss115

    Жыл бұрын

    Sayidkuba gabay u leeyahay ayuu jabkiisii iyo geeridiisii ba ku sheegay, ka baar diiwaanka gabayada Sayidka.

  • @user-ow3so6je1s
    @user-ow3so6je1s9 ай бұрын

    Nimanka dilay waxaay ahayeen jidle waxaana so diray sayidka

  • @smw3415
    @smw34152 жыл бұрын

    Ina abdile xasan Shaydaan buu aha iyo shabaabkii ugu horeeyay

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi55662 жыл бұрын

    Marwaxaad dhaheysiin .waxaa diley Italian army. Mise waxaa diley said cabdulah hasan.

  • @soproduction99
    @soproduction9910 ай бұрын

    Ma ahan Wacdaan ee waxay ehaayeen Geledi

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato7412 жыл бұрын

    Maba ogayn in uu gacan ku baxay shiikha

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato7412 жыл бұрын

    Waa arin sax ah dad badan ayaa jira rer kofurta ah la qariyey lama goodle

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed33852 жыл бұрын

    Sheekha aanku digrino asaga miyaa Sh aways axmed waliyaal allah

  • @nayaa1387

    @nayaa1387

    2 жыл бұрын

    Astaqfruallah walaal Ilahay ku digri. Qof bini adam ah wax ma taro Allah is only we ask.

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    2 жыл бұрын

    Haa waa isaga

  • @abdirahmanmohamed2908
    @abdirahmanmohamed29082 жыл бұрын

    Allaha u naxariisto shiiqeeni sh aweys

  • @abdullahalmuwaxid9643

    @abdullahalmuwaxid9643

    2 жыл бұрын

    Wali ma Mushrik baad tahay markaas?

  • @cumarsaalaax6467
    @cumarsaalaax64672 жыл бұрын

    Sheekh nimoy ba

  • @jeylaniabdirahman5964
    @jeylaniabdirahman59642 жыл бұрын

    ayaanle sxb aad ayaan uga helay barnaamijyadaada

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha94792 жыл бұрын

    Sheikh Uweys Binu Ahmed Alqaadi Alayaa raximuhu 😭

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah77552 жыл бұрын

    caadi ma ahan runtii

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi85352 жыл бұрын

    Subxaanaallaah bal shirkigaan dhageyso "dhibkaan aan galnay "ku lahaa maxaa ogeysiiyey dhibka soo socda, muxuu ogaan karaa qof biniaadan ah.

  • @libanali1626

    @libanali1626

    2 жыл бұрын

    Ilaahay waxa uu inoo sheegay in weelka uu asraarta ku shubto qalbiga aadanaha haddi aan sidaas jirin nabi laguma soo direen cumarna cadaaladiisa maad aragteen calina aqoontiisii maad aragteen wahaabi kaligii islaam

  • @abdiwali1000
    @abdiwali10002 жыл бұрын

    Haddii uu awoowgiis yahay awliyo maxaa qaxayiy waa quraafaad been ah

  • @deqadegan

    @deqadegan

    2 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdifatahmohamed4401

    @abdifatahmohamed4401

    2 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire34712 жыл бұрын

    Dee haddey jirto sheekadaasi dhulbahante how doontaan magta

  • @AbdurahimMoalim-th8nh
    @AbdurahimMoalim-th8nh Жыл бұрын

    Former revelutionary govt was not shedding on light the dark side of Sayid M.Abdulle.

  • @NuhShogun
    @NuhShogun2 жыл бұрын

    aad ayaa u mahadsanthy tariqdann inaa so jedisid

  • @dmgproduction5
    @dmgproduction52 жыл бұрын

    Walaalo su'aashii ahayd maxaa loo dilay waa aadka boodeen ee bal qeybta 2aad soo raaci fadlan

  • @haveaniceday365.

    @haveaniceday365.

    Жыл бұрын

    Shababka maxay dadka u laayeen.kooxdi askarta Qawaarijta ee Sheekh dileen waa isku mid.

  • @abdirahmanwaddani4606
    @abdirahmanwaddani4606 Жыл бұрын

    Sheikh aways dheer Alle haunaxaristo wuxuu ahaa caalim somaliyed lkn dilka sh uwayn madaw badan iyo been kaladuwan ayaa kujira oo cid walba sida ay jeceshahay udhigto waxaa lasheegaa in dilka cidda sida dhabta ah uga shaqaysay uu ahaa gumaystihii talyaaniga oo dhalinyaro soodila uu udiray kadibna dadka somalida loosheegay in daraawiish dishay kadib sayidka oo xifaaltan dhanka dariiqooyinka ah uu kaladhaxeeyay kufarxay geerida sh uways halkaana dacaayadii talyaaniga ee dilka sheikha ay kufaaftay in daraawiish dishay.!

  • @faadumoxasanmukhtaar8174
    @faadumoxasanmukhtaar8174 Жыл бұрын

    Wuxuu ahaa.qof dadka iska dilo macno la.aan kadibna ku kor gabiyo afaaro qabiilka markaasay bilaawen kuwan tinta jilacsan Allah cadaabo Uf uf uf

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale51452 жыл бұрын

    channenkan midka leh dadnimaduu ka dhintay heer hal qabiil dhaliishoda kaliya loosoo dhiibo xitaa waxkale kumuu darsan karo kuwa koow ka dhahaa kasii daran

  • @ismailessa669
    @ismailessa6692 жыл бұрын

    Maan shah Allah ayaale xuseen waan jeclaa naan maqlo sheekh aweys qisadiisii iyo tariikhdiisii waanse akhristay bought loogu sheekeenayo insurance dilay said ka daraawiish diisii

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Жыл бұрын

    Talyaniga la shaqeeyo

  • @hawoxassan8343
    @hawoxassan83432 жыл бұрын

    Reer koonfur illahay ha caafiyo kuli waa jiranyihiin haday taariikhd lahayn ma dadkeey cunayaan. Yaahuu

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    Reer koofur maxaad ula jeeedaa?

  • @hawoxassan8343

    @hawoxassan8343

    2 жыл бұрын

    @@sayidka6911 kaan ha nolaato wata ee qabiiltaha ah ee hadba oday xanuunsan keenaya oo dad sharafleh ugafayah

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    @@hawoxassan8343 ogoow wariyuhu waa shakhsi, hadalkaaguna uma muuqan mid argtiyeed.

  • @hawoxassan8343

    @hawoxassan8343

    2 жыл бұрын

    @@sayidka6911 wariyoow xaal qaado

  • @ibadoosman837

    @ibadoosman837

    2 жыл бұрын

    Waa laga afdheeryahay reer koofur

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed83152 жыл бұрын

    Faxowlun faxowlun, markowsheegay woxow kufasiray waxyaabaha dhici doona oo qaybka maxow ka ogaa sheekh aweys.

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab14402 жыл бұрын

    Sayidkii Somalia tiyeeglow Maaso gàadhin tarikhda beenta ah joojiya

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh82112 жыл бұрын

    Sheekh uweys maguban meytkiisa waa laduugay

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali72302 жыл бұрын

    Cadeyn sugan oo lagu kalsoonaan karo maloo haayaa inuu ahaa Sh. Aweys Al-qaadira jaajuus Talyaaniga ku shaqeysanaayey ? Cadeyn cad ayaa la rabaa ee lama rabo waa la yiri ama waa la lahaa.

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed44012 жыл бұрын

    Dad aan taariikh lahayn baa taariikh beena sheeganaya sayid maxamed abdile xasan taariikhdiisa bal aways oo ahaa basaas talyaani ah hanooga sheekaynina niman yahaw xanuusan takale sharkiga aad meesha ku sheegaysan allah baa idinkala xisaabtami

  • @xamralive
    @xamralive2 жыл бұрын

    Ayaanle Sababta rasmiga ah Cid og majirto ee ay isku dileen Labada Sheekh Sayid moxamed Cabdile xasan iyo Sheekh awees dheere oo 2badiiba waa dhinteen hadeer ee Makhraatiyo beenaadyo ha furina 2badiinan adiga iyo ninkan uu abkoowga u yahay Allah ka cabsada waxaadan ogayn Allah aclam baa la dhahaayee