No video

GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988

GEN. MORGAN: INQILAABKII APRIL 1978 iyo HESHIISKII SIYAAD BARRE & MINGISTE 1988
FIIRO GAAR AH:
GENERAL MORGAN su'aalo muhiim ah ayuu ka cududaartay inuu ka hadlo.
qayb kale oo nolosheenna ka mid ah.
Juxa Video Research Archive
KZread: Juxa Video Research Archive
Facebook: Abdi Farah Juxa

Пікірлер: 118

  • @LaandhereDalal
    @LaandhereDalal3 ай бұрын

    Morgan was halyeey soomaliyeed when usc malitia tried to commit daarood ethnic cleansing he is the one defend his people. He and other daarood officers Gani Gabyow. Bashiir biliqo I never forget how you guys defend our dignity and our territory. Hero Morgan gabar Sade daarood

  • @somalistories5037

    @somalistories5037

    3 ай бұрын

    USC militia took up arms just to oust Siyad barre and their intention was not to ethnically cleanse Darood as you could see from their actions but Morgan and other Daarood individuals were who provoked them.

  • @mohammedpalle5934

    @mohammedpalle5934

    3 ай бұрын

    You are right brother I remember in Kismaayo 1991 I was 16 years old

  • @lbdelima6201

    @lbdelima6201

    3 ай бұрын

    😂

  • @fagley7195

    @fagley7195

    3 ай бұрын

    Kkk waxad sheegtay qabil unbaad ku fanisaay ma ahan dad qaran 😂😂😂

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay10974 ай бұрын

    Waa Haliyeey Somaliyeed.. Noloow Major General Morgan… Thank you for your service… cadow badan dhulka la jartay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🙏🙏🙏🙏

  • @Nabiil47

    @Nabiil47

    3 ай бұрын

    Yaa cadow ahaa markaa ?

  • @libaaxsankakatabtay1097

    @libaaxsankakatabtay1097

    3 ай бұрын

    @@Nabiil47 kuwa Lascanood 2023 duqeyeey before that waxaa qoray wax laga xishoodo ahaan jirtay but now I will say it with NO APOLOGIES..

  • @Nabiil47

    @Nabiil47

    3 ай бұрын

    @@libaaxsankakatabtay1097 hhhh Gudcur baad Gudaysaa Alle haku caafiyo

  • @libaaxsankakatabtay1097

    @libaaxsankakatabtay1097

    3 ай бұрын

    @@Nabiil47 Amin 😂😂😂

  • @Innamadar

    @Innamadar

    3 ай бұрын

    Lascaanod na tusa sida loo duqayeey dadka leh madaafic ayaa 8 bilod nala dhacaayay. Allahduallah inaanu moorgan oo dhiigya cab naga so jeedin,lascaanod dadki dubayaasha ladhacay waayo.

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82443 ай бұрын

    Guul iyo gobanimo inshallaah general morgan inshallaah illahayaaw ku xifdi allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

  • @abdihassan3836
    @abdihassan38364 ай бұрын

    Cinqilaabka ama Afka qalaad (( Military Coup )) April 9,1978 kii Waxaan ka xasuustaa subaxdaa. Arday dugsiga dhexe 1da, Maajo ama African Village , xaafada Hodan. Subaxdaa Radio Mogadishu ayaa saacado yar ka maqnaa hawada iyo in waxoogaa Ciidan Xooga dalka Somalia oo subaxdii hore Jidad ka Mogadishu lagu arkay. Shacabka Mogadishu maba ogaan waxa socda waayo markiiba wuu fishilmay inqilaabkasi

  • @user-id5no1dh8c

    @user-id5no1dh8c

    3 ай бұрын

    Adi xilligaas meeqa jiraa aheyd

  • @amareto5772
    @amareto57725 ай бұрын

    Mujrim. Allah maxuu dhiig qabaa.

  • @MrSiimow
    @MrSiimow3 ай бұрын

    He killed dozens of innocent people, mostly children, women and men. That genocide was the ugliest ever happened in Somalia Baidoa and other cities around between 1992 until 1993. He did raped, louts, and destroyed their houses and properties. Mostly cruelty and horrible he did.

  • @sucaadmaxamad1484

    @sucaadmaxamad1484

    3 ай бұрын

    Wa dambiile dagaal oo arxan daran

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz4 ай бұрын

    Ma wuxuu aamin sanyahay in Ethiopia soo weerartay Hargeysa iyo Burco. Bal kay xilka u dhiibteen fiiriya

  • @ebrahima6654
    @ebrahima66543 ай бұрын

    #Morgan mooryan dowladed 😊

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Жыл бұрын

    Waa geesi iyo quruxuu ku darsaday masha allah.

  • @badrinr5345

    @badrinr5345

    Жыл бұрын

    Ma qurux cusub ayaa jirto

  • @HassanBasri725

    @HassanBasri725

    3 ай бұрын

    Hakaa garaacee udhigo 😂😂😂

  • @fagley7195

    @fagley7195

    3 ай бұрын

    Kolaay adi qabil ahan ayad u hadashy ninkan wuxu galaay way sugaysa

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed34774 ай бұрын

    Lama soo qaadin Hargeisa 1988kii ayaa cararkiisii ilaa Hargeysa.....!!!.

  • @user-in8pi7ri9i

    @user-in8pi7ri9i

    3 ай бұрын

    Xaargaysa marku burburiyey bu ka tagay maxa haray laga hadla dee

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys87364 ай бұрын

    Morganow intaad nooshahay umada somaliyed iyo qof waliba oo aad dhib ugeeysatay ama dadkoodii aad dishay cafis weydiiso aaqiro si culeesku kaaga yaraaado ileen Yowmul qiyaaamo laandheeranimo kama jirteee hadaad fursad heeysataaahe

  • @alleyaqaan
    @alleyaqaan6 ай бұрын

    Waa dhiigyacabkii moorgan illaahay ha duleeyo dhiigyacabka

  • @mohamedmire7660

    @mohamedmire7660

    4 ай бұрын

    Aamus Laciifyohow,Ha Isku Dherrin Gen.Morgan...xaawo Saleeban Miyaad Ka Soo jeeddaa???....

  • @Puntland1

    @Puntland1

    4 ай бұрын

    Muse Bixi ka waran?

  • @moyaa1852
    @moyaa1852Ай бұрын

    Horgal Naclatullahi Calyk

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey4 ай бұрын

    Baaq nabadeed gallmudug state Somalia

  • @JamasaedMohamed
    @JamasaedMohamed4 ай бұрын

    Garac weynaaday oo bilaa aaba Aabihii wuxuu ahaa hooyadi saaxiibkeed

  • @noahD1636
    @noahD16366 ай бұрын

    Juxa you great man, dadka qaar ha wareysan, 😮

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud85533 ай бұрын

    Halyaay cimriga alaha ku barakeeyo

  • @Jibriil571
    @Jibriil5712 жыл бұрын

    Kanni waa beenaale, inta badan run kama sheego waraysiyada, khamri siduu u cabaayey maskax madoobaad qaaday, iyo cod xumo

  • @habsahabsa6341
    @habsahabsa63413 ай бұрын

    Morgan 1977 kii horteed geesi buu ahaa laakiin 1991 kii wixii ka dambeeyay nadal fil caalam

  • @seidabdi751
    @seidabdi7514 ай бұрын

    ALLAAHI AA KORKA KA SAARNAYD KASAADKAAS EE XAMAR

  • @abdijama6427
    @abdijama6427 Жыл бұрын

    Ina Gumeed isagaa Gacantiisa ku Geeyey Ninkaa Waa lasilic diley Kelbed baa xiniiyaha lagaga Qabbtey Cidiyaha oodhan baa laga saarey Laan Gaab Ciil qabe ah Weeye Moorgan

  • @abdia9872
    @abdia98726 ай бұрын

    Kan khayiin wali u shaqeeya siyaasadi Siyaad Barre oo ahayd in la cirib tire Majeerteen.

  • @AAY205
    @AAY20529 күн бұрын

    Morgan was siyad Barre's (his father in law) right tool for wrong doing.

  • @ahmedgarad2788
    @ahmedgarad27883 ай бұрын

    Isaga ruufiyaanay in qilaabka beenloow

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad3 ай бұрын

    Ninkasta oo askari ah oo daacad u ah dawladiisa waan ka danbeeyaa waayo waxay muujinaysaa sida uu daacad ugu yahay dawladnimada iyo sharciga.. SSDF khasaaro ayey ahayd khasaaradii ayeyna ku dhamaatay..

  • @salmamustapheali
    @salmamustapheali3 ай бұрын

    Waxan garan laayahy dadkan waa halyayda haya iyo kuwan u ducaynaya waxa ka qaldan !. Ninkani dambiguu ka galay shacabka iyo dilkii bilaa sababta ahaa ee kumanaanta qof ma cidaan ogaynbaa jirta? Qabyaaladu walee waydin indho tirtay se Aakhiro ayay xisaab taal kii ku taageersana markaasu war yaal.

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q3 ай бұрын

    Morgan waa Danbiile.dagaal.wxuu tiirkii.badhka.hargaysa.kutoogan.jiray.dad.rayid.ah.oo.aan.waxva.galabsan

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW4 ай бұрын

    Kan waa doqon aan wax kala ogeen. Nacas ah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64616 ай бұрын

    Morgan waa ninka kashifey inqilaabka 1978 tuug

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi45163 ай бұрын

    Anaga oo isku saraakiila ayuu subax iga xaday lacag jeebka surwaalka iigu jirtay isaga oo I leh sxb Maan arag ayey kasoo dhacday jeebkiisa intuu foorarsaday alla muxuu naxay maalintaa

  • @mohamedmire7660

    @mohamedmire7660

    3 ай бұрын

    Kadaab!!...US.

  • @Kuun234-34

    @Kuun234-34

    3 ай бұрын

    Khadar cilmi kkkkkkkk inad isaaq tahay lahjadaada laga dareemaya kkkkkk ciida gale waxa maqlay iwa dumar qurxonyihin kkkkkk

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah63793 ай бұрын

    General Morgan waa nin amaal galah sida uu ugu dagaalamay adeerkiis mohamed Siyaad Barre. Anigu waxaa layaabaa dadka doqomadaa oo Morgan eedeeyah. Ninkii ragah sidaas ayuu u daaficilahaa qaraabadiisa. Nabadeey. Wabillahi Tawfiiq.

  • @abdiismailkaarshe6065
    @abdiismailkaarshe60654 ай бұрын

    General Mahamed Faarax Caydiid Allah how naxariis.

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow10846 ай бұрын

    Mr Morgan markaas waxad aheyd wiil yaro Siyaad barre.Xanta magaaladu waxay aheyd inaad Adigu fashilisay.Allahu Aclam

  • @amaaladem3486
    @amaaladem34863 ай бұрын

    Kani wali ma hadlaya gagh orgiile

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52414 ай бұрын

    Morgan Faruur maanta waa 75 waa xilguu runta shegi lahaa iyo danbiguu ka galey shacabka somali madaama moorgan aanu dagaal ciidaan waligii galin ee shacab uun gumdi jirey majeerteen isaaq waa waqtigii uu runta sheegi lahaaa in shacab badan diley qabiil ahaan

  • @mahdiali2695
    @mahdiali26952 жыл бұрын

    WAA DULIGA AHAAY MAJEERTENKA YAR YAR AH OO BILAA MIZAAN.. AAMUS JAAJIYAHOW

  • @saynabdaye7382

    @saynabdaye7382

    Жыл бұрын

    Majeerteen waa my qaraar ku haaya lafaha iska wada

  • @mohamedmire7660

    @mohamedmire7660

    4 ай бұрын

    Waryaa Harti Gen.Morgan oo kale kama dhalan Ogoow Laciifyahow!!!....

  • @user-eu2gj9fd1v

    @user-eu2gj9fd1v

    4 ай бұрын

    MAANTA SOMALI IDINKAA UGU LIITA BADHAYO CULUS DOOFARKANA MALINTA ANU QABANO WAANU NAQAANA WAAJIBKIISA AYAANU MARINAYNAA KUDAAFAD .​@saynabdaye7382

  • @Puntland1

    @Puntland1

    4 ай бұрын

    Majeerten yareysi malaha 😂

  • @farxiyayuusuf1133
    @farxiyayuusuf1133Ай бұрын

    Wxn iska dhaafo diricii iyo gorgoradii so celi aamanay ahaayen ileene😂

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz4 ай бұрын

    Weriyuhu waxan heshiiska ku jirin buu sheegaya, sida in jabhaduhu dalka gudihiisa ka hawl galaan. Xaguu ka keenay qofobkaas

  • @user-hl9hh4mb2r

    @user-hl9hh4mb2r

    3 ай бұрын

    Maya jabhadaha waxa xiligaa soo hadhay oo jiray hal jabhad oo ahayd snm madama ssdf cabdilahi yusuf la xidhay jabhadasina burburtay markaa snm ayaa soo hadhay snm way khiyaamaysay labadii dawladodba hargaysa iyo burco ayaanay isku soo maqiiqday

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre11643 ай бұрын

    Gananka warutii Ethiopian wadad qayaanobadan oo la aaminikarin

  • @Abdifatah_Adam
    @Abdifatah_Adam3 ай бұрын

    Genocider

  • @cheyyene
    @cheyyene8 ай бұрын

    Generaalkan waa Dagaalyahan Weyn, dagaaladii Kismaayo ayaan ku bartey, stafkiisii oo intaas ka dhinteyn ayuu sii dagaalami jirey badbaadi jirey hadana bilo ka dib isu soo habeyn jirey. Kismaayo ini Jees ka qabsadey UNta oo joogtaa oo aan dareemin 1993.

  • @fagley7195

    @fagley7195

    3 ай бұрын

    Kismayo asi hoyadi ma lahan dadka dulka udashey ayu dili jiraay way sugaysa cadabkedaa

  • @fagley7195
    @fagley71953 ай бұрын

    Taqriiq xumma dadka somaliyad ka heysadan waxan ka ahan qabilkada wayna ku sugaysa cadabkedaa insha Allah

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed34774 ай бұрын

    Hal Jabhad keliya ayaa dagaalka waqtigaas kula jirtay Dawladda, taasna waxay ahayd SNM, isaguna waa og yahay laakiin beenaale waaye. Ssdf 1983kii ayay is dhiibeen,

  • @noahD1636
    @noahD16366 ай бұрын

    Shaqo iyo derejo uu ku helay eex iyo dulmi iyo xididnimo. Waa wixii dumiyey dalka.

  • @januarySl2024
    @januarySl20244 ай бұрын

    Isaaq baan dad ahayn, ee duaagani inta uu gadh xun soo samaysto, marba meel kama nanacleeyeen !

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi2503 ай бұрын

    18 ba lagu diray rushka wa qabil

  • @saeedhappy335
    @saeedhappy3355 күн бұрын

    Criminal one .

  • @user-dt1ws5ed2d
    @user-dt1ws5ed2d3 ай бұрын

    Kani muxuu taariikh ka ogyahay sakhraanbuu ahaaye bal kay wax waydiinayaan eega

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 Жыл бұрын

    Sorry morgan hadalkaga dib ayan u dhageystey 1949ki ayad dhahday jeneraale qabiilkeyga danbi kama aadan gelin sidas darteed dadka ciilka kuu qaba kuma jirno

  • @hamdishiigdon2044

    @hamdishiigdon2044

    4 ай бұрын

    Ciil iyo ciil laan aqiro ayaa waryAlaa

  • @omarhassan8219
    @omarhassan82194 ай бұрын

    Hoyada siilka kawas ehlunar ehlunardhalay,habarbad qabtaHay allawya,ikayusa noloshan kugucadabilaha,yuhudiyohaw

  • @ah3069

    @ah3069

    4 ай бұрын

    Hadalkiisa hadaaba sidaas UGA cabaaday, aragiisa Soo iskuma xaari laheen!?

  • @hashimmohamedabdi8256
    @hashimmohamedabdi82562 жыл бұрын

    Maxad uu waydii Waxay 950 ee uu ku dilay maka durrurow oo ah goob dadka laga dliaya 1988 markiis oo uu joogay Hargeisa.

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si3 ай бұрын

    Coup de Etat, milatery Coup 9/4/ 1978. Kii. %45 Ayuu wax saxey. There is no fact, waxuu sheegay kedib baadhitaan Hubin. Bello kudegtey Hhh Rag ka aqoon badan oo Gaashanle dhexe aan dhaafinnbaajirey.

  • @user-nb2bh1we3v
    @user-nb2bh1we3v3 ай бұрын

    odaygu wuu cantabay isagoo orad isboorti sameynaya ayuu ka hortagay ciidanka oo hiilweyne kasoodulay isagaa qeyladiisa ayaa lagu ogaaday inqilaabka markii danbana nin walba oo majeerteena ayaa lala xidhiidhsiiyey ciro oo siyaad abti u ahaa ayaa siyaad ka sixxiiday ciidanka hiilweyne inuu dhaqdhaqaan jimic sameeyo oradkiisiba morgan difaac buu galay qoladii inqilaabkuna habkii baday ku garaaceen gabayow baa siyaad la soo carary oo xalane keenay macalimiintii tababark xalane ku jirayna qoryo aan rasaas lahayn baa loodhibay oo xalanaa lagu wareejiyey Gabyow radiyo maqadisho buu ka soo hadlay kuna dhawaaqay in inqilaabkii fashilmay gabay intuu soo noqday buu siyaad raadiyah u kaxeeyey markii siyaad hadlayna hawshii way dhamaatay

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim3164 ай бұрын

    Morgan waxaa la soo baray sida pistoolada wax loogu toogto, laakiin wuxuu intaas oo dalacaad ah ku helay bistooladiisa kale.

  • @MoIntertains-hk1ix

    @MoIntertains-hk1ix

    13 күн бұрын

    😂😂 gus kiisa le maa iska dhahdid, mxaa noo wareerinee walaaloow?😂😂

  • @jajihanu8669
    @jajihanu86693 ай бұрын

    CELASHII UU SUNTA KU SHUBAY MAD WEYDISAY HHHH

  • @Hayaan10
    @Hayaan103 ай бұрын

    Suaal, Yaa I sheegi Kara hal dagaal oo ay SSDF gashay, Ridistii Dalwadii dhexe door intee leeg ayay ku lahayd.

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 Жыл бұрын

    wuxu dhahaay waxan dhashay 1959ki ruushka aya la i diray 1967 di 8 jir miyad ahayd morgan 20 jano aduunku jirey isaga iyo mareexaan

  • @achrafgani5975

    @achrafgani5975

    8 ай бұрын

    1949 bu yiri sxb

  • @ah3069

    @ah3069

    4 ай бұрын

    1949 ayuu yiri kulaabo

  • @amaaladem3486
    @amaaladem34863 ай бұрын

    Muxuu uga waraysan waayey 1988 hargaysa wuxu ku samayeynayey War waa kuu sugaya

  • @DeeqoMaxamed-uc7lc
    @DeeqoMaxamed-uc7lc3 ай бұрын

    Waa halyeey waa dowlad yaqan soomali nimada kuweyntahay

  • @fagley7195

    @fagley7195

    3 ай бұрын

    Kkkkk adeerka miya ah nin qaraan dadka somaliyed agtooda wuxu ka yahay moryaan weyn cadabkedaa way sugaysa adi kaac ka reeb 😂😂😂

  • @user-bp4ct9om9i
    @user-bp4ct9om9i3 ай бұрын

    Maxay cuqubo ka muuqata hadalkiba ku dirqiya

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed84733 ай бұрын

    Nin hooyo dhashay oo ka Fulaysan ma jiro faruur,

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri7253 ай бұрын

    Ninkii Hargaysa diraca kaga baxay 😂😂😂😂😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm4 ай бұрын

    Fulaygii diraca ku baxsaday

  • @msszagalissa8258
    @msszagalissa8258 Жыл бұрын

    Waxan maxa laga waraysanaya wa fulaye

  • @saynabdaye7382

    @saynabdaye7382

    Жыл бұрын

    Ninkaan waba idiinma dhimin siilaanyo iyo marqaamayaashiinii wareeso

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail77154 ай бұрын

    QARANDUMIYE KALKAAL.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52414 ай бұрын

    maxaa ku baxey shirarka nabadeed Hargeisa laguma qaban oo moorgan aheyd taliskiisa waa hashiis isaaq loo hashiiyey

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf88434 ай бұрын

    isaga miyaa diley isaga miya ka hor istagikarey toogashada kuwa hada wadanka haysta aya inla toogto mudan tuugada 30 sano dil iyo dhac kuwadan dadka

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf26504 ай бұрын

    Sxbyaal gadh orgiile afwaynaa sheegay oo yidhi beentiisaa badan lamana Aamini Karo,,

  • @user-pd2qm2bo1h
    @user-pd2qm2bo1h3 ай бұрын

    muuse bixi waa qayrka madaxweyne adiga halkan baabac kaleedahay

  • @khadarcilmi4516
    @khadarcilmi45163 ай бұрын

    Waar yaa fahmaya xaaraamigan gadh yuhuudiga ah

  • @HardTalk1
    @HardTalk12 жыл бұрын

    Habeenkii Hargeisa la soo galay waxma ka waydiisay

  • @alib7923
    @alib79236 ай бұрын

    Rer khalaf kuma ilaabin dabinkii genaraal ciro lkn mjnimda ayaan kugu daynay

  • @abdiali319
    @abdiali3194 ай бұрын

    Cadaab kulul ayaa ku sugaysa.

  • @fatumamahamed2596
    @fatumamahamed25962 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂 manoshahay wili oday Morgan benale hada noshahay nolol fican Kuma nolid dadki dishey baa ku hortagan

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    Жыл бұрын

    Idinku Shacabkii Dhulbahante Ee Aad Xasuuqddeen Meel kusheega Idoor Wagaash.

  • @user-pf4ds1ek7o

    @user-pf4ds1ek7o

    9 ай бұрын

    Dadkii la dilay waaba dhinteen in xaq lagu dilay maxaa ka ogtahay oo ay iyaguba ay dambiile ahayeen ilaahay baa dadka xisaabtooda haye ee waxbana cid uma haysid qofna wax kaa ma rabo

  • @user-pf4ds1ek7o

    @user-pf4ds1ek7o

    9 ай бұрын

    Falaagay ahaayeen idoor oo istaahilay wixi gaaray

  • @aliguled2166
    @aliguled21665 ай бұрын

    wareysi qabow weeye . Xasuuqi u hargeisa ka gaystay maxad u weydin wayday

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif70253 ай бұрын

    Juxow adiga waxaad ku jirtay kuwii qarankii somaliyeed burburiyey adiga itobiyankadii aad la shaqeyn jirtay marka aakharo wara ku yaal walee

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Жыл бұрын

    Idoor kaqariya Caawa Seexan mayaan Haddeey Arkaan Hantidaan Qaran. Noloow Addeer.

  • @user-vi6js5jb6t
    @user-vi6js5jb6t4 ай бұрын

    Khamri baa waramYa😅

  • @saamiaden7451
    @saamiaden74514 ай бұрын

    Kani siduuu khamri u cabayay buu qalbigiiii madoobaaday markuu dharka dumarka xidhay ee uu ka baxsaday hargeysa ka sheeke dheh😂😂