Warehouse Money in Germany - Shaqooyinka Jarmalka

Warehouse Money in Germany - Shaqooyinka Jarmalka
Ayaanle lives in Mönchengladbach and in this video he is going to show us where he used to work. He will also tell us about the different work places and his experiences.
----------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Ayaanle waa wiil dagan Mönchengladbach wuxu inoga sheekayn doona ama muqal inagu tusi doona mudadi uu shaqaynayay iyo kala duwanashihi shaqooyinka uu qabtay iyo waxyabahay ku kala duwanayen.
Any questions/suggestions/tips ?
Instagram ►►► / ​
Facebook ►►► / kudhufo.ent​
Tiktok ►►► www.tiktok.com/@kudhufo.ent?l...
Email ►►► kudhufo.ent@gmail.com

Пікірлер: 180

  • @mohayare7982
    @mohayare79823 жыл бұрын

    Sxp wlhi channel kaan aadbaan uga faa'iday wax wanagsana waad noo faideysay ee sxp horay usoco

  • @khadarbaashee

    @khadarbaashee

    3 жыл бұрын

    thanks sxb

  • @kllmklm238
    @kllmklm2383 жыл бұрын

    Masha Allah you are doing great job ...keep doing

  • @khalidjama4280
    @khalidjama42803 жыл бұрын

    Great content 👌🏾

  • @hanaali6637
    @hanaali66373 жыл бұрын

    Mansha Allah! Channelkan inaan maanta arkay o ku soo biiray waan ku faraxsanahay, qof caqli badan o aan hadal badnayn ayaa daadihinaya. Hore u soco wlo 🙏🙏

  • @abdalatilabsade1696

    @abdalatilabsade1696

    3 жыл бұрын

    ♥️🖖

  • @nuurabdu8217
    @nuurabdu82173 жыл бұрын

    masha alaah walal Shirkadaha soo badi si anu wax uga ogaano shaqooyinka jarmalka

  • @khaalidcarab4102
    @khaalidcarab41023 жыл бұрын

    muuqaalo waxtar le ad soo dhigtaa oo waxlaga faa idayo horay usoco wll

  • @ridwanhussein1715
    @ridwanhussein17153 жыл бұрын

    Thanks guys keep going 😊

  • @zakitoosane
    @zakitoosane3 жыл бұрын

    Masha Allah bro barnaamijkaada waa informative ama macluumaad wanaagsan ayaa soo bandhigtay aad iyo aad buu u fiicanyahay aadna waan kuugu dhiiri galinayaa.. Horay usoco.. Walaalkaa soomaaliyeed kudhaqan dalka Ireland.. Wabilaaahi toowfiiq.

  • @kunka605

    @kunka605

    Жыл бұрын

    Asc walaal zaki

  • @abdullaahiahmed3857
    @abdullaahiahmed38573 жыл бұрын

    Thanks Zxp 🥰

  • @amiinsuffi9977
    @amiinsuffi99772 жыл бұрын

    Good information brother thanks

  • @waaberiali5043
    @waaberiali50433 жыл бұрын

    Msh alah good bro sii wad wax fican ayaad sheegtay

  • @suldaancasaawemaxamud2356
    @suldaancasaawemaxamud23563 жыл бұрын

    masha alah sxb wad mahad san tagay sxb labar kaaga sxb isooqor bls👍

  • @abasszak9860
    @abasszak98603 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله عليك يا اخي ربنا يكرمك

  • @Queen65908
    @Queen659083 жыл бұрын

    Masha Allah wll hore usoco

  • @nuurabdu8217
    @nuurabdu82173 жыл бұрын

    anigu waxan kushaqeyaa lacag taa kayar waxaanan kashaqeeyaa Shirkada dunlop oo degan jarmalka

  • @umucali1851
    @umucali18513 жыл бұрын

    Asc aniga 2017 bishii 9ayaan imaday Germany xaajigayga ayaa shaqeeyo caruur baan hesana Alhamdulillah lkn wax guri kama dagin wali xitaa caruurta xanaano nooma heestan sharcina waan heesana aniga iyo caruurta balse waa wadan iskadagan dhib kuma qabno Alhamdulillah cunsuri nimo weey iska jirtaa Jobcenter wax lacaga oo fiican kama qaato balse wax walbo qeer beenoqon doonan insha allah

  • @deqaabdullahi407

    @deqaabdullahi407

    3 жыл бұрын

    Walal waad isla qabsan doonta.balse carurta xanano geey deetana shaqo tag 4 saac kugu filan

  • @umucali1851

    @umucali1851

    3 жыл бұрын

    @@deqaabdullahi407 abaayo waa mahadsantahay xanaano waan raadinay ilaa hada Platz mahelin 3jir ayana ugu roon ciyaalkayga berlin baan daganahay lagama helo guryo iyo xanano

  • @deqaabdullahi407

    @deqaabdullahi407

    3 жыл бұрын

    Sweden waa sidaa caasimada waa in aad safka ku jirtaa 8 sano ugu yaraan lakin xanaanada waa qasab sanad markuu gaaro wa kuu soo tuurayaan iska sabar walashay magalada wa dhib inkastoo ragga xaga shaqada loo qiimeyn ogyahay

  • @umucali1851

    @umucali1851

    3 жыл бұрын

    @@deqaabdullahi407 insha allah qeer bee kudanbendonta

  • @munaibrahim5450

    @munaibrahim5450

    3 жыл бұрын

    Luqada wadanka hadaad barato cunsurnimo ma arkaysid hada adigay ku yasayaan anagaa la sheekaysana la qosolna luqada hala barto soomaalidana waa in ay is furfurtaa wajigaaga haduu xirxiran yahay waa lagu cunsuriyeeynaa

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac43863 жыл бұрын

    Waa mahdsan tahay walal qali

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 Жыл бұрын

    Masha Allah wll lacagta ma bishii baa mise waa maalinta inta aad shaqaysay

  • @billeabdulle721
    @billeabdulle7213 жыл бұрын

    walal waa ku mahadsan tahay e noo soo badi baraamiskam

  • @Zamzam-we2wt
    @Zamzam-we2wt3 жыл бұрын

    Very nice 👌

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir93793 жыл бұрын

    Shaqo igasoraaadi walale 😋 😋

  • @saywalaahi4867
    @saywalaahi48673 жыл бұрын

    Zxp soo badi video yadaan thank you

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Saaxiib ✅ sxb Video = muuqaal ✅ Thank you = mahadsanid ✅

  • @idilchennel1731
    @idilchennel17313 жыл бұрын

    Mansha allaah wllo keep going waxan jogaa Germany waxan rabaa magalada inaan usoo guro insha allaah

  • @ayanleahmednuh6538

    @ayanleahmednuh6538

    3 жыл бұрын

    Waaa lagu soo dhaweenayaa wll

  • @user-uj3lq8ix3q

    @user-uj3lq8ix3q

    3 жыл бұрын

    Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴h

  • @salmandaib6055

    @salmandaib6055

    3 жыл бұрын

    @@user-uj3lq8ix3q yaahuuu

  • @user-uj3lq8ix3q

    @user-uj3lq8ix3q

    3 жыл бұрын

    @@salmandaib6055 Walal Maxay

  • @ahmedmohayare8911
    @ahmedmohayare89112 жыл бұрын

    Mazha allah

  • @fartuunmuqtaar5132
    @fartuunmuqtaar51323 жыл бұрын

    Masha allah

  • @fartuunmuqtaar5132

    @fartuunmuqtaar5132

    3 жыл бұрын

    Dalka gariiga

  • @maxamedali520
    @maxamedali5203 жыл бұрын

    Mash Al

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow Жыл бұрын

    Ma hal habeen 2300 ayuu qaadanayaa waxaa tiri one naught wuxuu qadanaya 2300 ma weeklyba ma one dayba ma one mounth baa inoo sharax mahadsanid

  • @thequweenofthebeauty238
    @thequweenofthebeauty2388 ай бұрын

    Asc walal aniga raba shaqadas siden ku heli kara warqada shaqada side lagu samaysta walal waxan raba qof iga cawiya please 🙏

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6ozАй бұрын

    Lacafta bishi maal laqaata habeenki markaad shaqato kabaxdo plz iso jwb

  • @aniisaciise1558
    @aniisaciise15583 жыл бұрын

    Asc walal muuqalada sidanoo kalaa soo badi

  • @BuruujObb-pf7xo
    @BuruujObb-pf7xo7 ай бұрын

    zxp shirkada markaa shaqo usoo doonto ma la iidiidi karaa mase horaa la iga siinayaa shaqada intaa iga sooojawaab walall

  • @qurbaawii1
    @qurbaawii13 жыл бұрын

    Intas oo shaqo aad kaso shaqaysay intee baa xalal aah??

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral98932 жыл бұрын

    Waa Amazon warehouse camal, ee America loog shaqeeyo

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi61483 ай бұрын

    Wali ma maqal warehouse 2300kun euro laga qaadanayo... waa been cad..... 29 years ayan jarmalka jooga.

  • @salmanmohamed575
    @salmanmohamed5753 жыл бұрын

    Meesha cida sharci leh ayunbaa shaqadu u fududahay inkasto Kreiss-yaduna isku mid aanay ahayn. Waxan Joga Germany gaar ahaan gobolka Baden-Württemberg muddo 4 sano iyo badh ah waxan haysta Aufenthaltsgestattung layga badelo 6 bilkasta, inkasto 2 bilkahor aan helay Arbeiterlaubnis hadana wax shaqo ama Ausbildungsplatz ah wali mahayo waxan sameeyay Hauptschule Abschluss und habe ich B1 Zertifikat. Hadana wax aan kuhayo malahan meesha. Allah Mahadleh.

  • @user-uj3lq8ix3q

    @user-uj3lq8ix3q

    3 жыл бұрын

    Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴G

  • @trainingforlife7420
    @trainingforlife74203 жыл бұрын

    Adbad UmahadsantahaY Walal IlahaY Iyo Cibadada Iyo khayrkana Kudaraa. Inaad Masajidyadana So boqatan. Sida ad usoboqanaYsan Shirkadaha. Masajidyada Xalalada so arka Iyo Nolasha Tala Wadanka Iyo Dhalinyarada Jogta. WadankiCawiya. Wa aderka wa abtiga Waa ayeyda wa Walasha Shaqo u abuura

  • @bashirali4380
    @bashirali43803 жыл бұрын

    Waxaa deganaa Jamalka 42 sano. Ninkan wuxuu sheegay been aad u badan. Gaar ahaan: 2300€ mushaar caadi ah bishii hore uma maqlin. DADKA GAAR AHAAN DHALIYARADA HA WAALIN WALAAL...

  • @mo9204

    @mo9204

    3 жыл бұрын

    Warehouse oo 2300 laga helo Waa qaali, manager miyaa?

  • @qadarclaahiyacquub8135
    @qadarclaahiyacquub8135 Жыл бұрын

    Waxaa rajeynayaa inaan mardhow usoo duulo ee zxb please faalo igasii adoo mhdsan

  • @yangyong6163
    @yangyong61633 жыл бұрын

    ku yaaca, Ragiii cagta fududaa maye, tahriibteedaay

  • @saidoabdulahi9793

    @saidoabdulahi9793

    3 жыл бұрын

    😜😜😜

  • @mohamedomar1664
    @mohamedomar166410 ай бұрын

    ma jiro qof qaxoonti ah oo aan xirfad lahayn oo 2300 net qaata? wax caadi ah noosheeg sxb no hard feelings 😂

  • @shadaliabdullahi840
    @shadaliabdullahi8403 жыл бұрын

    Maxaa ka rabta lacagta aan qaato yaab :

  • @trainingforlife7420
    @trainingforlife74203 жыл бұрын

    Iskuu Dayaa Inad SamaYsan. Bishi Mel Kuwada Kulma o Qofwalba bishii $ 2 dollars ha iskagoyo. waxbay qabani. Tusale. Carada markay iskuwada tagto buurka dherbay Noqota marki horena wad ogayd. waxba kulama ahayn

  • @AliAhmed-og6uu
    @AliAhmed-og6uu3 жыл бұрын

    👏🏽👏🏽👏🏽

  • @safwaanismaaciil5987
    @safwaanismaaciil59872 жыл бұрын

    Wll shaqooyinka soomaalida noo soo sheeeg

  • @hamzabokah
    @hamzabokah3 жыл бұрын

    👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @user-xp3sv2qg5u
    @user-xp3sv2qg5u7 ай бұрын

    Kalay wll ma habenki baa lacagta laqataa misa bishi

  • @sumayamuhumed1678
    @sumayamuhumed16783 жыл бұрын

    👍🏼👍🏼

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab3 жыл бұрын

    Ninkan Hargeisa ayan wada jooganay isku school ayaan ahaan jirnay

  • @dekasabriye9158

    @dekasabriye9158

    3 жыл бұрын

    Miyu tahribay 🤣🤣

  • @homerkmsimpson
    @homerkmsimpson3 жыл бұрын

    Niice Vidzz

  • @fardomsaaliomar4577
    @fardomsaaliomar45773 жыл бұрын

    Marka walal qofka asigoo bilaa sharci ah maka shaqeynsan Kara shirkada mida kale onder age or any age

  • @sharmarkehassan1530

    @sharmarkehassan1530

    3 жыл бұрын

    Maya

  • @abdillaahiabdirahman7058
    @abdillaahiabdirahman70583 жыл бұрын

    Kudhfow noo sobadi kilibadan😊😊😊

  • @adivlogt
    @adivlogt3 жыл бұрын

    Ihr macht wirklich einen guten Job. Guter Inhalt aber nehmt bitte einen passenden Namen für den Kanal. Danke.

  • @Shaarkeey100

    @Shaarkeey100

    3 жыл бұрын

    Hast du einen Vorschlag?

  • @c.m.a.1937

    @c.m.a.1937

    3 жыл бұрын

    Afsoomaali fikirkiina ku dhiibta

  • @sussraya4082
    @sussraya40823 жыл бұрын

    Mbsha ala wad mahadsanty sad nogu faidaysay

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын

    Waxaasi Yurub malacagbaa. Lkiin qualification.baaney lahyn.2005 A 2008 iyo 2500$ night shift ahayeene.

  • @Somali450
    @Somali4502 жыл бұрын

    Shaqo bila Sharci ma laga shaqayn Kara

  • @odaygacade299
    @odaygacade2993 жыл бұрын

    I am coming germany 🇩🇪 Insha Allah

  • @abdiahmed6503

    @abdiahmed6503

    3 жыл бұрын

    Hhhhh war sanadkan mad so tahribaysa

  • @odaygacade299

    @odaygacade299

    3 жыл бұрын

    Haaa insha allah

  • @fahmijama7794

    @fahmijama7794

    3 жыл бұрын

    @@odaygacade299 waar wll lacagtan badan ee aad maqlaysaa cashuur baa lagaga wada qaadanayaa 100 kilaya u soo hadhaya

  • @odaygacade299

    @odaygacade299

    3 жыл бұрын

    @Fahmie jama saxip wxas macqul mahan

  • @fahmijama7794

    @fahmijama7794

    3 жыл бұрын

    @@odaygacade299 waarbal ila xisaabi guri 700 cunto 300 cashuur 400 maxaaba kuuso hadhaya caydha ma qaadan kartid hadaad shaqayside

  • @jayjr4485
    @jayjr44853 жыл бұрын

    War sxb dadka xamali haa uu xaysin ee dadka kula tali Ausbildung iyo jamacado iney wax bartan, Amazon iyo Zalando wa xamali hoormar lagama garo dadka runta uu shega 2000 kun wax ku jira kirada guuriga tikidka waxa cuuni leehed marka Max uu so hara??? dadka wadanki joga haa waliin

  • @Hurrehurra
    @Hurrehurra3 жыл бұрын

    Where is the best city as registered Nurse?

  • @Tata-mt7ue

    @Tata-mt7ue

    3 жыл бұрын

    Wales

  • @guraymustafe3822
    @guraymustafe38222 жыл бұрын

    been badana munchen bn laga qadan oo ugu shaqo badan

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif39383 жыл бұрын

    Waxaad dadka u sheegtaa in aan waxba kaaga soo harin bishii markaad bixiso kirada guriga iyo cuntada

  • @caliabuukarhussen2731
    @caliabuukarhussen27319 ай бұрын

    Bishii miyaa 1.500 mise hawenki

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio2 жыл бұрын

    2300 Ma lacagba waa kiro iyo cuno

  • @husseinabdirahman7081
    @husseinabdirahman70813 жыл бұрын

    dadka yalan walin waxa dadka tahriibka galinaya waxas aya kamida dhalinyarada somaliyed halaga naxo beenta iska daya qurbaha waxba mayalan

  • @drill0104
    @drill01043 жыл бұрын

    Maalinta 2300 bisha Nederland

  • @ayoubkey5276
    @ayoubkey52763 жыл бұрын

    wll mid an ku waydiyo side jarmalka lo yimada as fast

  • @gahayrabdu8493

    @gahayrabdu8493

    3 жыл бұрын

    Soo tahriib hh

  • @ayoubkey5276

    @ayoubkey5276

    3 жыл бұрын

    @@gahayrabdu8493 lkn cunsuriyin waye

  • @dailyxiin

    @dailyxiin

    3 жыл бұрын

    @@ayoubkey5276 wadada Soo jeeex 😁😀

  • @ayoubkey5276

    @ayoubkey5276

    3 жыл бұрын

    @@dailyxiin diyar garab ma isine

  • @zakiali473
    @zakiali4733 жыл бұрын

    Somalia Ayaan joogaa sidee wax uga dalban karaa Amazon qof somali ah oo ka shaqeeyaa siduu ii fahansiiyo please Caawiya

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    3 жыл бұрын

    Dee dalku malahan addresses iyo qanun wanaagsan ee la tixraaco.

  • @lebaan4795

    @lebaan4795

    3 жыл бұрын

    Walal hadad rabto in Aad Amazon wax ka dalbatid wad in Aad lahata Account bank if you have it you can go to The website for Amazon online shopping and then you can. shop where ever you are in the world...address Mailbox I mean post office iyo email address..

  • @zakiali473

    @zakiali473

    3 жыл бұрын

    Waad Mahadsantihiin walaal

  • @niyaaladem

    @niyaaladem

    3 жыл бұрын

    @@lebaan4795. Soomaaliya ayeey joogtaaye ma mail box iyo mail address ayeey leeyihiin???????????????

  • @alexahd5112

    @alexahd5112

    3 жыл бұрын

    Dalkenu ma hormar sana

  • @husnimasha3324
    @husnimasha33243 жыл бұрын

    Saxibow mida lafahmeynin mxa waye misharka 1600 ma malinka ma qadane mise wa bishii dan waye lacagtas

  • @balqiisbalqiis7308

    @balqiisbalqiis7308

    3 жыл бұрын

    Bishi weye abowe Amason tu

  • @husnimasha3324

    @husnimasha3324

    3 жыл бұрын

    @@balqiisbalqiis7308 thanks walal

  • @yuusufsamiiz9554

    @yuusufsamiiz9554

    3 жыл бұрын

    Per month

  • @alexahd5112

    @alexahd5112

    3 жыл бұрын

    Malinti hade thy yaba africa jogi lahaa

  • @supersports8746
    @supersports87463 жыл бұрын

    Markaa ma bishiiba mise waa usbuuciii

  • @khadarbaashee

    @khadarbaashee

    3 жыл бұрын

    Waa bishii

  • @stopbeenta7040

    @stopbeenta7040

    3 жыл бұрын

    600 week

  • @CabdiQaadirr
    @CabdiQaadirr3 жыл бұрын

    Beenta ka daaya dadk ilaahay ka baqa Miyaydaan ilaahay aqoon Xagee Lagerarbeiter ka qaadataa 2300 qofka tooska loo qaadatay baan xataa ka qaaadan Joojiya beeenta

  • @salahabdiaziz6351
    @salahabdiaziz63513 жыл бұрын

    Hore u socda👏 Talo Baan ku darsanaya vedeos ka qoraalka Englisch ka aad kusoo qoraysaan bitte auf deutsch noogu bedela anaga Danke ✋🏽

  • @drhadiamahmoud2331
    @drhadiamahmoud23313 жыл бұрын

    Miyaa kays cunsuryeeya meesha

  • @Shaarkeey100

    @Shaarkeey100

    3 жыл бұрын

    Waa Waddan cunsuri. Laakin Magaaloyinka waa weyn waa iska caadi. Tuulo hadaa degtid laakin waa laguugu baashaalaa

  • @abdiwalwaal8891
    @abdiwalwaal88913 жыл бұрын

    Sicherheitsmitarbeiter

  • @trainingforlife7420
    @trainingforlife74203 жыл бұрын

    Dhalinyaroy. Tashada. Organization Samaysta Bulshada Wax uqabtaa. Iskuna Filnada

  • @UmuAisha642
    @UmuAisha642 Жыл бұрын

    Zalando

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok84212 жыл бұрын

    Qof sharci lan maka shaqeyn karaa wadanka jarmalka

  • @HasanCilmi-di9ly
    @HasanCilmi-di9ly7 ай бұрын

    OK 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @einladungzumerfolg880
    @einladungzumerfolg8803 жыл бұрын

    Somali hunguri baa hormaray war kow waxaad iswaydiisan inay shaqooyinkan xalaal yihiin, RWE, DHL, amazon, waxyaabo xaaraan ah baa soogala inaad ledihiin heblaayo ayn kasoo shaqeeyay dadka ha lugoynina

  • @balqiisbalqiis7308

    @balqiisbalqiis7308

    3 жыл бұрын

    Wax xara majiro Edab Yelo Hada helayo Madhaftenee Miskiin

  • @shadaliabdullahi840
    @shadaliabdullahi8403 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @fifthocean8265
    @fifthocean82653 жыл бұрын

    Dadku ma fahmayan lkn waxa fiican netto iyo brutto inaa loo sharaxo.

  • @Shaarkeey100

    @Shaarkeey100

    3 жыл бұрын

    Waa Brutto

  • @munaibrahim5450

    @munaibrahim5450

    3 жыл бұрын

    @@Shaarkeey100 maya waa netto anigaa shaqooyinkaan aqaana

  • @mariin7003

    @mariin7003

    3 жыл бұрын

    @@munaibrahim5450 intee ku muna adi

  • @zakiali473
    @zakiali4733 жыл бұрын

    Amazon sideen wax uga dalban karaa

  • @yahyeabdiahmed9793

    @yahyeabdiahmed9793

    3 жыл бұрын

    soo dagso appka amazon sxb kabacdina buux buuxi magacaga address kaga iyo lanbarkaga telefan ka adi waxaan rajaynayaa inaad ifahantay

  • @zakiali473

    @zakiali473

    3 жыл бұрын

    @@yahyeabdiahmed9793 Mahadsanid wlo

  • @yahyeabdiahmed9793

    @yahyeabdiahmed9793

    3 жыл бұрын

    @@zakiali473 ☺️

  • @moenlighted7681

    @moenlighted7681

    3 жыл бұрын

    Fatuush family ka fiiri

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s3 жыл бұрын

    1950 weekly or monthly ?

  • @Askarmotors

    @Askarmotors

    3 жыл бұрын

    Ma jiro qof weekly 1950 Qaata, waa Bishii, mida kale idiinma sheegayaan waa shaqo culus oo Band arbeiten ama Verpackung, dhabar go baa laga qaadaa, waa sida qofkii wiilasha Karaatoonta xidhxidha oo kale, Macluumaadka aanay idiin sheegin baa waxa ka mid ah, Saacadii imisaa La qaataa Jarmalka saacad baa lagu shaqeeyaa, ka bacdina Cashuur baa kaa go;aysa, waxayna Soomaalidu u badan tahay Lohnstuer Class1, markaa 1950 ma net-baa {Saafi} mise waa Bruto {Total} , Soomaalidu markay umada wax usoo gudninayaan wax sax ah oo faahfaahsan ha soo gudbiyaan, 1950 per week ma jirto Germany, UK,Sweden ,Switzerland, wadan bixiyaa ma jiro 1950 weekly waa Bishii Waana Mushaharka dadka professionalka ahi qaataan waayo waa shaqo culus taasaa lacagteeda yara Badisay, waxaa similar money bixiya ama ka yara badan UPS oo iyada qofku 3 sano ka badan kama shaqayn karo culayska iyo mishiinka ay la baratemayaan dartiis

  • @user-em7di7xe5s

    @user-em7di7xe5s

    3 жыл бұрын

    @@Askarmotors mahadsanid walaalo

  • @munaibrahim5450

    @munaibrahim5450

    3 жыл бұрын

    @@Askarmotors aboowe hada waa netto

  • @user-uj3lq8ix3q

    @user-uj3lq8ix3q

    3 жыл бұрын

    Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴n

  • @m4aus445

    @m4aus445

    3 жыл бұрын

    @@user-uj3lq8ix3q ...What part of the world do you live in buddy? I can send you 30 dollar via cashapp or through other form of payment depending on how you can receive the money..I don’t know what 30 dollar is going to do for you but if you really needed, I can send it to you!

  • @mobashir-ms1vz
    @mobashir-ms1vz3 жыл бұрын

    Wll marka shaqada shahado maykuxerantahy inad waxbarato cml

  • @guulaaleibraahim9321

    @guulaaleibraahim9321

    3 жыл бұрын

    Maya wax shahaado ah kuma xidhna haba yaraatee

  • @mahamedabdillahi9283

    @mahamedabdillahi9283

    3 жыл бұрын

    Xamaali shahaado ma leh

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq71133 жыл бұрын

    Dadka halka ka hadla waa somalinad tas waxay cadaun u tahay inay dadadal dadal badan yahiin l proud of you ❤️🗯️💚😍

  • @user-wx4uo3ri6w
    @user-wx4uo3ri6w10 ай бұрын

    Lanbaka iisoodir

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi92833 жыл бұрын

    2300 bay la yaban yihiin titanik problem

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Жыл бұрын

    €1500 oo kiradii iyo kharashaadkaagii kallena ay ku sugayaan yurub uma qalanto in loo soo dhoofo

  • @geediadem5015
    @geediadem50153 жыл бұрын

    Kkkkk Dadka ha waalina Waxaasi waa waxa soo tahriibinaya dhalinta soomaaliyeed

  • @trainingforlife7420
    @trainingforlife74203 жыл бұрын

    Shirkadaha Dadkale Ayaa Iskale Idinku Wada Tashada O Gacmaha Iyo Niyada Iyo Laabta. Iyo qalbiga iskufuraa Dadbad UshaqaYnaYsan Mudobadan Midowa o walalo Noqdaa o waxwada Qabsada Wadanka Dadba Dhistay O IlashadaY Inaga Ayaa Lainga Raba Generationka Sosocda In An U Noqono Tusale.

  • @bizharaabdikarim9299
    @bizharaabdikarim92993 жыл бұрын

    😂😂😂 huzh kaam kulaha

  • @yassinduhu
    @yassinduhu3 жыл бұрын

    Adeer ayaa ku dirsaday

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar3178 ай бұрын

    Waxaas waa beenkaas😂😂😂😅😅

  • @abdiaadanwaris7308
    @abdiaadanwaris73083 жыл бұрын

    Dadka beenta ka daa waxaa aad sheegaysaa ma jiree .

Келесі