VISA UGU WANAAGSAN YURUB ,QIIMAHIISA IYO FARAHA LA ISKA QAADO .

Фильм және анимация

#abdiqadir_hassan_duuliye #somalia #jarmalka #muqdisho #visa #italy #italia #E

Пікірлер: 30

  • @NatureRelaxationVideos93240
    @NatureRelaxationVideos93240Ай бұрын

    waa kumahadsantahy information ka badan aad nasiiso mar wlpa horyaalka shacabka🤝

  • @mahadahmed2695
    @mahadahmed2695Ай бұрын

    Waad ku mahadsantahay Mr.duuliye sharaxaad fiican aya naga siiyay arintaan Muhiimka

  • @abdinasirGermeny
    @abdinasirGermenyАй бұрын

    hore usoco gudoomiye vidioyada noosoobadi

  • @amira-wv6cb
    @amira-wv6cbАй бұрын

    Dadka ilahy mawada simin isku si na wax uma haystaan so qarashkaas ilahy isiiyo oo an halka ku aado iso duceya😢

  • @ApdiphatahmohametApdi

    @ApdiphatahmohametApdi

    14 күн бұрын

    Dhamaan tenba ilaahay haynaga dhigo qanih

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422Ай бұрын

    Thanks bro 👏🙏💯 Zxp Frances na Ka Soo hadal 🙏

  • @AbshiroMahamud-od2yw
    @AbshiroMahamud-od2ywАй бұрын

    mahad sn ❤

  • @maxamedcabdicali735
    @maxamedcabdicali735Ай бұрын

    Guulayso sxp

  • @FuaadAxmedshcabdi
    @FuaadAxmedshcabdi3 күн бұрын

    Wll wad ku mhdsnthy waxa ku weydinaa hddii aan dalxiis ku imado kwrn faro miyaa leyga qadaa hddii leyga qaado ima ayee ku jirayaan compiterka ?

  • @AYYUUBABDI
    @AYYUUBABDIАй бұрын

    Fikir dullinimo ah ayaa dadka ka gadeysaa sxb talyaani nama gumeysan ee wuu nagusoo duulay waana iska celinay

  • @user-ex7rd5hu9r
    @user-ex7rd5hu9rАй бұрын

    Zxp mcn inigoo aan la ii dacwoon intee iga baxeysa

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib24 күн бұрын

    Line italy 🇮🇹 ah isheega lacagta waa diyaar

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib24 күн бұрын

    Agency aad hubto oo sax ah inoo sheeg nio Adoo mahad san

  • @Ayzarofficial2300
    @Ayzarofficial2300Ай бұрын

    Taliyow aad baa umahdsantahay information ka aad nala wadagtay waxn ubahanahy visa scholership ah ee italy nala so wadag sida ugu macqulsan oo la xaraysan karo mhdsnid

  • @user-yw1qt1vh2e
    @user-yw1qt1vh2eАй бұрын

    Pro ka soo hadal switzerland nolasheda

  • @ADNANRG
    @ADNANRGАй бұрын

    Sxb kasoo hadal sida Germany la iskaga dhiibo please sxb waadna mahadsantahay😊

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok84218 күн бұрын

    Italia joga dacwo ku imid in la iska dhibo si sharci ad u hesho xili hore kwrn

  • @UbaxXays-he8rr
    @UbaxXays-he8rrАй бұрын

    Walaal qofbaad ila eektahay

  • @user-cs7im5zh8u
    @user-cs7im5zh8uАй бұрын

    invitation kwrn sxp se anigu kaligey ma tagi karaa mid kenya ama ethiopia xalane ma tagi karee leema waraayee😅 deetna anigoo wato passport-kii iyo cadeenta bangiga aan sidaa ku weysdiisto mid dalxiis

  • @MalbornMuqdisho
    @MalbornMuqdishoАй бұрын

    Saxip aad ban ku tagersanhy

  • @AyaanXasan-gl6sb
    @AyaanXasan-gl6sbАй бұрын

    Greece joga wadanke aan iska dhiba Kara 2024 talo sii wll

  • @saedqozta5386

    @saedqozta5386

    Ай бұрын

    mel germany dhaanta ma jirto kuwa kale oo dhami waa soo adkaden , hadanad xita sharci haysan wad shaqaysan karta ,sharcigana adigay kugu xidhan tahay interviewgaga iyo ilahay aad talo saaratid

  • @nashaadqurux6122
    @nashaadqurux6122Ай бұрын

    Sidaas maha wll faraha Schengen o kale marka italy imado Germany ma iska dhibi karaa o ma i qabilaya mise farahu arkaya wu i celin

  • @mahadahmed2695

    @mahadahmed2695

    Ай бұрын

    Walal wuu sharaxyay faraha waxa lagaaga qaadaya saafarada aad visaha ka dalbato ee Airport italy lagama qaadayo wax faro ah

  • @nashaadqurux6122

    @nashaadqurux6122

    Ай бұрын

    @@mahadahmed2695 suashayda waa mala cafiyaa faraha Schengen ka ah markan sii gudbo wadamada dariska italy la ah ma cafiyaan

  • @Rabaatttt
    @RabaattttАй бұрын

    Qiimaha saxda ah inoo sheeg zxp 😢😂

  • @khalidgamer8938

    @khalidgamer8938

    Ай бұрын

    😂

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2tАй бұрын

    Aad ayaan ura Bay war bixin taa mahad sanid. Tal yaniga mar kan imado. Jarmalka ayaan rabaa in an ka soo. Aado. Maxad igula talin laheyd

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292Ай бұрын

    Kkk umada beenta ka daa bal wuxuu ku shhekenayo eega😅 ma dad hurda ayuu u sheekenayaa

Келесі