WARAYSIGII QARNIGA abwaan Weedhsame iyo Suxufi Haldoor

Fadlan Ilaali Xuquuqda Muuqaalkan Dibna Ha U Upload Garayn Hadaanad Amar Ka Haysan Maamulka STAR TV. Hadii Kale STRIKE Ayaa Kugu Dhici Doonta

Пікірлер: 17

  • @abdilahbare2158
    @abdilahbare21584 жыл бұрын

    mansha allah weedhsame allaha barakeeyo abwaan aqli iyo xikmad ilaahay siiyay

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain33524 жыл бұрын

    Weedhsame abwaanka qarniga taagero buuxa ah ayaan uhayaa

  • @hami9islam
    @hami9islam3 жыл бұрын

    Masha allah wariye heer saraa sualo mug leh. Allah haku xifdiyo

  • @hamzeburcaawi7694
    @hamzeburcaawi76944 жыл бұрын

    Masha allah abwaan qaaliya sidookale Mohammed yare waanin geessiya oo mudan sharaf

  • @afyaremedia5137
    @afyaremedia51374 жыл бұрын

    mnzha Allah xasan daahir ismaciil iyo maxamed haldoor wan idin salaamay

  • @afcagaagtv9962
    @afcagaagtv99624 жыл бұрын

    Runtii abwaan weedhsame waad mahadsanthy sida ay aheedna waa uu dhigay tixda iyo tusaaleynta.

  • @suldanirsiqchannel1658
    @suldanirsiqchannel16584 жыл бұрын

    Abwaan sharaf leh weedhsame 🔥👏🙏🏻✌️

  • @ibrahimjr1636
    @ibrahimjr16364 жыл бұрын

    wllky maxmed haldor masha allah

  • @user-ou4vt7bc1x
    @user-ou4vt7bc1x Жыл бұрын

    Waxan joogaa muqdisho ani waanku taageeraa lkn dhalinto taas ayey igu canantan lkn waxa xaqiiqaa inaa tahy abwaan soomaliyed 😢reer muqdisho waxy aaminsanyihiin inaad muqdisho necebthy lkn waa fikir qaldan

  • @khaliifaxmedkhaliifaxmed7663

    @khaliifaxmedkhaliifaxmed7663

    11 ай бұрын

    Asc wllo

  • @museibrahim2796
    @museibrahim27964 жыл бұрын

    Abwaan weedhsame wuxuu badalay abwaanadeeniii qaaliga ahaa

  • @musehomer449
    @musehomer4494 жыл бұрын

    abwaanku1989 ki ayu jacaylka bilaabay kkkk wllhi waa nin somalida ku qaaliya abwan alle ha daayee kkkk

  • @medosmanmedosman1755
    @medosmanmedosman17552 жыл бұрын

    mansha Allah guuuuul

  • @farxaanaliiidle8360
    @farxaanaliiidle83604 жыл бұрын

    Abwaan xasan dahiir Abwaan qiimo badaan

  • @afaa9009
    @afaa90093 жыл бұрын

    Wiilkan lixaadka la ee ku waraysanaya waa qof qiimo leh

  • @cabdizalaan373
    @cabdizalaan37311 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi36614 жыл бұрын

    Wariyaha runti wa wariye dagan oo lasocdo sualaha