No video

WARAYSIGA QAYBTII 3AAD ; DAGAALADII AL-ITIXAAD GALEEN (ICTISAAM) || SH.MAXAMED CADBI DAAHIR

✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.

Пікірлер: 28

  • @FunnyHarpSeal-gf6hk
    @FunnyHarpSeal-gf6hk2 ай бұрын

    Sh maxamed waawaya arag waxana isagaa xaadiray siwacanbuu umada ugunasteexeeyey allaah khayr hasiiyee

  • @Eng_moy
    @Eng_moy2 ай бұрын

    Mansha allaah ❤sheekhan waxbadan baan ka faaiday ❤itaxaad ,ictisaam ,iyo salafiya ,intuba ,waa mabaadii .

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww3 ай бұрын

    حفظه الله الشيخ الوالد محمد عبد الظاهر ❤❤

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu3 ай бұрын

    Aad ugu faraxsanahay, maanta in aan arko Maxamed Cabdidaahir oo duq ah, ilaahay ha xafido

  • @user-fe5co4gf9t
    @user-fe5co4gf9t3 ай бұрын

    Noo soo badiya wareysiga shiikh

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky3 ай бұрын

    Odaygu ciyaar maaha, bahashana runtuu ka sheegayaa. Aniguba urur diimeed aan Islaamka oo dhan ahayni ma aaminsani. Masaajidka eedaanku iigu ag dhacana waan ku tukadaa cidii doontaa ha sheegatee.

  • @omarmediashow2765

    @omarmediashow2765

    2 ай бұрын

    Lkn dadkoo dhan ma wada toosna

  • @Between-earth-and-sky

    @Between-earth-and-sky

    2 ай бұрын

    @@omarmediashow2765 toosnaantiisa Ilaahay baa ka shaqaysanaya, adiga Salaadda iyo eedaanka ayaa ku khuseeya

  • @bardehanad4919
    @bardehanad49193 ай бұрын

    Allaha dhowro sheek Maxamed Cabdidahir waa daaci soo dhabar adeygay markiisii horena dhabar adeyg u dhashay. Wuxuu Ka mid yahay dad kooban oo qadiyadda uu aaminsan yahay aan Ka labolabeyn.

  • @akme2d
    @akme2d3 ай бұрын

    شيخنا الوالد، حفظك الله تعالى 🤲🤲

  • @xasanxaad6311
    @xasanxaad63113 ай бұрын

    Sheikha alaah xafiyo iyo dhamaan inta xaqa kusugan ((salafiinta )) waa idin salamy adminka pageka suna media❤

  • @MohamudDahir-du7jt

    @MohamudDahir-du7jt

    3 ай бұрын

    Salafiya aljadiidda yaa yiri waa kuwa xaqa ku taagan kkkkk salafiyiinta boqorrada iyo madaxda u adeegta ee 91kii dagaalkii khaliijka ka dib la sameeyay u khidmeeya zionist miyaa xaq ku taagan

  • @FunnyHarpSeal-gf6hk
    @FunnyHarpSeal-gf6hk2 ай бұрын

    Sheekha allaah habarakeeyee Wuxu iftiimiyey waxyaababadan oo kamida dhibaatooyinkay xisbiyadu umada islaamka ugaysteen inakana kuhayaan

  • @omarfarah586
    @omarfarah5863 ай бұрын

    Sh Mohamed wariyuhu taariikh ayuu ku weydiinayaa ee faallo ikhwaanka aad ku dhaleecaynaso kuma weydiin

  • @JaamacYuusuf-em9bm
    @JaamacYuusuf-em9bm3 ай бұрын

    Hi mm if you made the war without direction that is a great mistake it's self

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed3073 ай бұрын

    Bal waynu ogaani sheekha laftiisa, anigu ma fahmin waxaanse filayaa mashruuc ay imika sucuudigu dabada ka wadaan , waayo maalin dhawayd ayuu masjid borama ku yaala ka hadlaayay waxbaana iiga soo baxay markaa eegay qolyahani inta dambe yimi inta uu WASIIR ALBAANI XILKA KA QABTAY SOMALILAND

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri53433 ай бұрын

    Itixaadku waxay ahayeem fursad dahabi ah oo wadanka aan mid la mid ah Soo Marin... Waxaase fashiliyay odayaal hogaanka sare joogay oo iyagu dhiig qabyalad iyo munafaqad kale ku shaqaynayay.... Allah ha u naxariisto dhalin yarti dhiigoda u huray si dagal ogayaashi dad qalatada aha ay riixaan oo xukun Islamic ah keenaan...

  • @user-zf7lg8jx1g
    @user-zf7lg8jx1g2 ай бұрын

    Wadaadkan war mahayo wahaabiyo miyaa aaminsan in dawladu waxay kukhaldanthy loo sheego waxan Somaliya kharibay ee ilaa hada kasoo kaban la,dahay waayo saw wahaabiyo ma,ahan taariikhdu ayada isqorta

  • @omarfarah586
    @omarfarah5863 ай бұрын

    Adiguna waxa asd ku biirtay Salafiyada u shaqaysa nabadsugidda Sucuudiga

  • @tj-mi2ix

    @tj-mi2ix

    2 ай бұрын

    Adna waxaad ka mid tahay dadka iyagoo aan aqrin fududeyd dartiis dadka eedeeya

  • @abdig2533
    @abdig25332 ай бұрын

    ❤❤❤❤ brother cumar bintu khattab medina yahoos waxaa weeye yarta islaweyen Halkan waa lodhibey biyo iyo baraf mr moges Daniel Ethiopian Orthodox church love somali 666 waa lasiye bnahal iyo nambarka

  • @tj-mi2ix

    @tj-mi2ix

    2 ай бұрын

    Maxaad ku hadkaysaa

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat40283 ай бұрын

    Kuwaan MADKHALIYIINTA XIKMAD XUMO AYAA BAABISAY. NIMANKA DIMUQURAADIYAD U HEELINAAYO MAXAY DIIN DAD U SHEEGI KARAAN.MADKHALIYIIN DHEH MISE JADIIDIYO WAA ZIONIST MUSLIMS WAA TAGFIIRIYIIN ISKU QARINAAYO SALIFINIMO UMADA ALLAH HAKA QABTO.

  • @xasancdiiriye7658

    @xasancdiiriye7658

    3 ай бұрын

    Shiikh maxamed alle haxafido taariikh dhalinyaro badan kaqarsoonayd ayuu banaanka keenay

  • @abdi1502

    @abdi1502

    2 ай бұрын

    indhowayd duqan khadka waa kadhacsanaa hadda waxaad moodaa inuu soo noqday

  • @CaliFarax-qz8nc

    @CaliFarax-qz8nc

    2 ай бұрын

    ​@@abdi1502siduu uga dhacsanaa

Келесі