Suna Media

Suna Media

Kusoo dhawaada SUNA MEDIA
channel-kaan waxaad kaheli kartaa

💡DURUUS
💡MUXAADARAAD
💡KALIMAAD
💡KHUDAB
💡BARNAAMIJYO DIINI AH

Fadlan si aad unoqoto Daawadaha ugu horeya muuqaaladeena saaro channalkeena subscribe

✅LIKE
✅SHARE
✅SUBSCRIBE

Пікірлер

  • @maxamedyuusuf9380
    @maxamedyuusuf93802 сағат бұрын

    Dawladaad Iska dhaadhicinaysaa

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    Waxaa fiican urunta loosheego

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    جزاك الله خيرا الشيخ

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    Sheekh waad mahadsantahay

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    Sheekh runtaaweeye

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    Waa runtaa Sheekh

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    Sune Media Aad baad umahadsantahay Halkaas kasiiwad

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    الشيخ عبدالرحمن

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h4 сағат бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @Abdirahimhayl
    @Abdirahimhayl4 сағат бұрын

    Horta ictisaam ma jecli laakiin wadaadkaan qabaligaa ee beenta badan ee Hargaysa kasoo qayliya ayaa ka xun. Xagee joogaa qof dhahaayo dadka reer waqooyiga hala suuliya? Kaadib.

  • @user-kb8fk3rl6w
    @user-kb8fk3rl6w3 сағат бұрын

    Hhhh agtiina ayay joogaan ani runtii ma arag tawadaada laakin waxaan ogahay qaar lahaa hala duqeeyo mar labaad . Siyaasiyiinta u waawayn ayaa hadallo qada cadaawad ah kansoo fulaysay taasi waa sababta aan Rabbi uga baryo in aanay waligeed midow hargaysa iyo muqdisho ahi dhicin ilaa aragtidaa cadaawada ah suulayso

  • @mustafecabdi1341
    @mustafecabdi1341Сағат бұрын

    Aduu jaahil baatehee yaa wax kaa dhagaysanaya anuu kaa ma jecli ayay kuugu joogtaaye

  • @Fays2010
    @Fays20104 сағат бұрын

    1900 ka dib buuba noolaa baa la dhahaa oo Sayid Moxamed Cabdille Xasan baa dilaa la yiraahdaaye, waa see sheekhoow?

  • @user-ou6ti8lu6l
    @user-ou6ti8lu6l5 сағат бұрын

    Wallee sheekh kaama dhigto

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi5 сағат бұрын

    Waa gar naqsi maanta maye aaway xagee aadeen لكن ليسوا من العلماء بل هم اتباع حسن شيخ محمود

  • @khadarnaxwe4228
    @khadarnaxwe42287 сағат бұрын

    Suufiyo waxbaa helay

  • @MascudKaamil-se8ex
    @MascudKaamil-se8ex7 сағат бұрын

    Waraa umada ka aamus sheydaan bar baraawe

  • @abdihfitaahhusseini7788
    @abdihfitaahhusseini77888 сағат бұрын

    c.fitaax waxbaa ku dhacay walle marki laqbada abyaada😂😂😂

  • @guledabdikadiral-qudubi3229
    @guledabdikadiral-qudubi322912 сағат бұрын

    أظن أن التيار الجامي المدخلي يحتاج الى مراجعات في دعاياته المنهجية الممولة من السلطات الخليجية فهو تيار مسكين ومرجئ مع الطواغيت ومتشدد خارجي على الدعاة المصلحين والجماعات الإسلامية .

  • @xasancdiiriye7658
    @xasancdiiriye765818 сағат бұрын

    جزاك الله خيرا الشيخ الوالد عبدالكريم حسن حوش

  • @CabdiqaadirXasan-hz2wz
    @CabdiqaadirXasan-hz2wzКүн бұрын

    Waa shydaa maxamed cabdiwahaab

  • @jamaalaxmed7389
    @jamaalaxmed7389Күн бұрын

    Suufiyo filimkada la qabay

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8hКүн бұрын

    Dameer dameer dhalay oo wahaabiyoow waashay

  • @abdirashidaliadam284
    @abdirashidaliadam284Күн бұрын

    Ben badan Qubuuriga mushrika

  • @macalinbulbul6427
    @macalinbulbul6427Күн бұрын

    Kkkkkkk inti adsufida kaxaday miyaad wax iskumoday miska wada hadalka imow awalka hore shirki ayad uhaysaten naxwaha waidinki nugucayijiray enadhihijiray shirki ayaadbaratan malaha suqaa idinku adkaday takale abyada macnaheda magashid maxad ogawaregan kkkkkkkk

  • @abuabas6674
    @abuabas6674Күн бұрын

    Shekhu waligii suufiyo wax kama dhigan Naxwana waakan aasaas u galaysaane ma waxaasa dadka barayseen hhh

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7tКүн бұрын

    Shiicadu magala kasta doladeeda laburburiyo cidanbay keensadaan . Sida yaman lubnaan suuriya inay shiico kadhigaan bay rabaan

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3hКүн бұрын

    Sune media Meelfog gaadhsiiya

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3hКүн бұрын

    Waxaan kuuguMahadnaqayaa sidaad udadaalayso oo aad wax usoogudbinayso

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3hКүн бұрын

    Waxaa aycaabudaan Sh Yuusuf Kownuuni waana dhibaato

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3hКүн бұрын

    Mahadsanid Sh

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3hКүн бұрын

    Waxa kalo oo aan sigaara ugumahadnaqayaa Sune Media dadkana waxaan usheegayaa in ay Kusoobiiraan

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3hКүн бұрын

    Waxa kalo oo aan sigaara ugumahadnaqayaa Sune Media dadkana waxaan usheegayaa in ay Kusoobiiraan

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3hКүн бұрын

    جزاك الله خيرا الشيخ النور علي جامع

  • @ShucebArab
    @ShucebArab2 күн бұрын

    Masha alah

  • @abdihfitaahhusseini7788
    @abdihfitaahhusseini77882 күн бұрын

    war fecbooga soo dhiga al matiin media.

  • @MacalinCabdiqadir
    @MacalinCabdiqadir2 күн бұрын

    الصواعق السلفيه intee kudanbeysay

  • @Craxmaan-zw9dx
    @Craxmaan-zw9dx2 күн бұрын

    Shiqow suufi muslimiin bad utaqana maxad uxagxaganeysaa

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi53482 күн бұрын

    adiga laftaada yaa caamo. ah

  • @user-tz4hc5hd4v
    @user-tz4hc5hd4v2 күн бұрын

    C.fitaaxa sheekha uu ka hadlaayo kii usuuliga la dhahayay ma aha waa kii la dhahayay ina guuleed

  • @sunamedia
    @sunamedia2 күн бұрын

    jazakallah waan saxnay

  • @moustafaali7297
    @moustafaali72972 күн бұрын

    بارك الله فيك الشيخ سعيد Daliil ayaa loobaahan yahaye afsomali loma bahma iyo caytona

  • @Cumeer-j1k
    @Cumeer-j1k2 күн бұрын

    Asc son mediya

  • @sunamedia
    @sunamedia2 күн бұрын

    wcs wll

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi36362 күн бұрын

    Sheekul islaam sheekh siciid c/ raxmaan sheekh siciid alnaxwe

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq2 күн бұрын

    Suufiyada baadilkoodii ,jahligoodii iyo shirkigoobii waa inoo cadaanaysaa maalin maalinta ka danbaysa kkkkkkkk

  • @axmedismaciil1897
    @axmedismaciil18972 күн бұрын

    Suufiyo waxba islama haysee Umada alle haka qabto

  • @abdirahman9121
    @abdirahman91212 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @islams1961
    @islams19612 күн бұрын

    Nimanyhow waa nala soo galay, mantat in la maano madaxda ictisaamka waa dib ugurasho bal ila eega, Waa in laga hadlo arinka kzread.info/dash/bejne/gYuYurNrfKTOfco.htmlsi=y-q2aQjc7a1DB15V

  • @ahmedomarhassannouh4035
    @ahmedomarhassannouh40353 күн бұрын

    ماشاء اللہ

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi36363 күн бұрын

    ajar kaaga ale ha kubarakeeyo taw xiidkaa nadeeqa

  • @abdulazizd
    @abdulazizd3 күн бұрын

    Suufiyo waa jaahilina cidna wax ma weydinayso Oohinta iyo cilmi yarida lagama karo imaada doodaha culumada

  • @mohamudmuhumed2953
    @mohamudmuhumed29533 күн бұрын

    xabiyalahu wanicmal wakil

  • @naiimoahmed7095
    @naiimoahmed70953 күн бұрын

    Qaraxii ugu horeeyay ee Soomaaliya ka dhaca Suufiyaa samaysay oo masaajid ku samaysay . Buurtinle masaajid ku yaal 2000

  • @ibrahimabdi7700
    @ibrahimabdi77002 күн бұрын

    Ar bowe wa sey kula tahay

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h3 күн бұрын

    Cajiib suufiyo ilahay caabuda ayaa loogu taagi'layey.