WARAYSI SOOMAALI GAALOOBAY MULXID DIINLAAWE Dalmar Sheekh Maxamed iyo Ahmed Tooyo

WARAYSI SOOMAALI GAALOOBAY MULXID DIINLAAWE Dalmar Sheekh Maxamed iyo Ahmed Tooyo.
WARAYSI SOOMAALI GAALOOBAY MULXID DIINLAAWE Dalmar Sheekh Maxamed iyo Ahmed Tooyo.
Facbookayga igala soo xiriir.
/ tooyoshow
Whatsap. +41779012395
Ahmed Tooyo Axmed Tooyo AhmedTooyo.

Пікірлер: 208

  • @maxamaddigaale73
    @maxamaddigaale738 ай бұрын

    Diinta islaamka waan haysanaynaa intaan rabbigeen kala kulmayno insh aallaah ❤

  • @ⓂⓤⓐⓓⓗⓉⓗⓔⒼⓞⓐⓣ
    @ⓂⓤⓐⓓⓗⓉⓗⓔⒼⓞⓐⓣ3 жыл бұрын

    سبحان ربك رب العزة عما يصفون وسلام على المرسلين والحمد لله رب العالمين

  • @abukarhappy3000

    @abukarhappy3000

    9 ай бұрын

    Ilaahey waa qafuuru raxiim muxu ugu fiirsana qaraxa qaajada Mise awoodiisa been ah

  • @hassanalbasri5740
    @hassanalbasri57403 жыл бұрын

    قال تعالى (إن أخذه اليم شديد )i Iska ciyaara allaahy waa niijeedaa maalin maalmaha kamid ah wuu niqabanaa diintu meel madhaceeso dad niga difaaca ayaa soobaxaayo قال تعالى (قل جاء الحق وزق الباطل ان الباطل كان زهوقا)

  • @maxamedwalimuxumedkhaliif7618
    @maxamedwalimuxumedkhaliif76183 жыл бұрын

    ليس هناك ديانات أخرى ( إن الدين عند الله الإسلام)

  • @zainabsalat9736
    @zainabsalat97363 жыл бұрын

    subxanalhi ya rabi ha naga dhigin kuwan xayawanka o kle ah

  • @quweenalxmcalakulixaal7802
    @quweenalxmcalakulixaal78023 жыл бұрын

    ashahadu anlaa ilaaha ilallaah wa ashahadu ana muxamadurasuullaah😱😭

  • @bisharfaysal
    @bisharfaysalАй бұрын

    Subxanalah ilahay ha idin soo hanuuniyo labadiinaba.

  • @abdallaabdikariimyusuf9901
    @abdallaabdikariimyusuf99013 жыл бұрын

    Sh.umal Alle haku barakeeyo

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa4 жыл бұрын

    Intii aan daawanayay videogaan xun, waqti baa iga ba'ay. Ninkaan Tooyo layiraahdo waa qof kale oo diin laawe ah sida ku cad dood asiga iyo Sheekh Cumar dhax martay iyo sida halkaan laga fahmaayo. Ninyahow, Ilaahay kuuma baahna ee adiga ayaa ubaahan ee usoo laabo. Qofkii rabo xaqiiqda Tooyo, linkigaan hagujiyo kzread.info/dash/bejne/pYeNtbl7pK-2fNo.html

  • @maxamaddigaale73
    @maxamaddigaale738 ай бұрын

    اشهد ان لا اله الا الله واشهد أن محمداً رسول الله صلى الله عليه وسلم دائما ابدا ♥️

  • @ibraahinabdi4647
    @ibraahinabdi46473 жыл бұрын

    Qofka science ka barta uma baaahna ilaahay kulaha subxaanalah. Subxaanalah . Subxaanalah

  • @fromsomalia9627
    @fromsomalia96273 жыл бұрын

    لااله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @abdiahmed2920
    @abdiahmed29204 жыл бұрын

    Nin yahow adigaaba mulxid nimada u olaleynayee maad cadeysatid, ileen muslimiinta aad duree oo kale saar saaree.

  • @kawzarcaydiid358

    @kawzarcaydiid358

    3 жыл бұрын

    Adigu miyad mulxid miyaad thy?

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Doqon hadaad rabtid in aad aragto waa kan oo kale

  • @fodoeshcr599
    @fodoeshcr5993 жыл бұрын

    لا إله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @khadarxaajiyuusuf8454
    @khadarxaajiyuusuf8454 Жыл бұрын

    Laa'ilaaha Illallaaah, Muxammadun Rasuulullaah.

  • @user-ok9kf8ro2r
    @user-ok9kf8ro2r3 жыл бұрын

    Ilahay hani soohanuniyo ismadhanta tihiine💔💔💔

  • @mohamedabdi8530
    @mohamedabdi85304 жыл бұрын

    Allekood aye yirahdan somalida qaar oo la micno ah diinlaawe.

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi197514 күн бұрын

    Tooyoow adiga maxaa tahay axaadiith ta nabiga scw ayaa in kirtay

  • @hassanalbasri5740
    @hassanalbasri57403 жыл бұрын

    Waa wax aad is la ogtihiin waxaad doonniisiin inaad dadka dhumisaan lkn diintaan allah ayaa illaalinaayo asaana balanqaaday waxaaasna niga runsa meeno

  • @hassanalbasri5740

    @hassanalbasri5740

    3 жыл бұрын

    Haa wallhi waa Isla ogyihiin iney dadka dhumiyaan ayey ugu talagaleen

  • @ciisebood5963
    @ciisebood59632 жыл бұрын

    سبحانه وتعالى عما يقول الظالمون علوا كبيرا

  • @cabaasejaamac8756
    @cabaasejaamac87563 жыл бұрын

    الله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرﷻﷻﷻﷻﷻﷻﷻﷻﷻﷻﷻ

  • @farahfarah3604
    @farahfarah36043 жыл бұрын

    Waa labo gaal. Is wareesaneyso

  • @cabaasejaamac8756
    @cabaasejaamac87563 жыл бұрын

    الله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبر سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله أَسْتَغْفِرُ اللّٰه أَسْتَغْفِرُ اللّٰه أَسْتَغْفِرُ اللّٰه أَسْتَغْفِرُ اللّٰه أَسْتَغْفِرُ اللّٰه مُحَمَّد ﷺ مُحَمَّد ﷺ مُحَمَّد ﷺ

  • @axmadcalixuseen8610
    @axmadcalixuseen86103 жыл бұрын

    سبحانك هذا بهتان عظيم

  • @jamacsaid808
    @jamacsaid808 Жыл бұрын

    Fircoonbaa laga yeeli lahaa qofku wuxu jecelyahay alle hayni soo hanuuniyo

  • @comment1827
    @comment18273 жыл бұрын

    Ducada nabi Mohamed csws ducada ugu badan ku ducesan jire waxa ka mid ahed alaahuma yaa muqalibal quluub thabit qalbi cala diinik

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy30009 ай бұрын

    Sxb wan Kula qaba. waa hore ayan ka shakisana diinta. dadkeenu wa iney fikiran waxan joga faransiiska diina kama jirto diin Muslim Iyo diin kale saasaana fiican

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf86772 жыл бұрын

    MULXIN WAA CARABI LAKIN SOMALI AHAAN ANIGU WAXAN ODHAN LAHAA ( AMBAD) BAL ILA EEGA IDIN KUNA.ANIGU AMBAD AYAN KU MACNEYAYE. AMBAD WAYNU WADA GARANAY NAA OO WAA QOF AMBADAY AMA LUMAY AMASE HALAABAY

  • @abdilleahmed7101
    @abdilleahmed71012 жыл бұрын

    Subxaanalaah walee somali waa ladoogalay,Alle ha idin hanuuniyo haduu doono,hadii kale Alle aduunka hadindhaagiyo

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Жыл бұрын

    Mulxidka waxa ka xun Ninkani waraysanaya mulxidka waayo wax aqoon maadiya iyo tu diinababa jaahil ka ah , caqligiisuna aad u gaaban yahay waayo waxad ka fahmaysaa su’aalaha daciifka ah ee aad u liita waydiinaya, mararka qaarkoodna .

  • @TimaDheere
    @TimaDheere4 жыл бұрын

    Ma xuma oo lama caddeyn karo jiritaanka Eebbe, balse waxaad illowday in sidoo kalee aan la caddeyn karin in uusan jirin.

  • @abdallaMoa

    @abdallaMoa

    4 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/pYeNtbl7pK-2fNo.html

  • @xanaancabdiraxman4966

    @xanaancabdiraxman4966

    3 жыл бұрын

    Wax kasta markaad argto waxay kutsayaan ilahay jiritankiisa

  • @mr.socdaal143m8
    @mr.socdaal143m84 жыл бұрын

    ilaahoow diinta hanasaarin

  • @comment1827
    @comment18273 жыл бұрын

    Ilaahe haku soo hanuuniyo

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil47744 жыл бұрын

    Subxaana laah

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf86772 жыл бұрын

    MIYANU OGAYN IN ILAHAY JANO IYO CADAAB SAMAYSTAY.WUXUSE U SAMAYSTAY MIYAANU OGAYN. UMAD WALBA WAA LAGA HELAYAA DAD AAD U BADAN OO MULXID AH AMA AMBAD AH.WAAR ILAHAY CADAABAHA ADIGA OO KALE AYUU U SAMAYSTAY EE CIDA AD DIINTA KA SAARI KARTO WAA NASIIB KAA

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf86772 жыл бұрын

    SUBXANALA ALLA ILAHAY WACANAA,SAA FUTO KU XAAR LAHAAS DUCUFKA AH EE ILAHAY DHOOBADA KA ABUURAY EE HADANA CAAFIMAD IYO XOOG IYO IRSAAQAD UU ILAHAY SIINAYO..SAYNIS BUU AAMINAY ILAHAY OO SIDAN U ABUURAY NA WUU DAFIRAY

  • @naasihshow6748
    @naasihshow67482 жыл бұрын

    ان الله لا بظلم الناس شيا.ولاكن الناس كانو انفسهم يظلمون

  • @fromsomalia9627
    @fromsomalia96273 жыл бұрын

    لااله الا الله محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم

  • @wadanidaacad782
    @wadanidaacad7824 жыл бұрын

    mideeda kale ninkaadaan wariyaha ah ninkan waxa oow yahay waad noo cadeeysay ee adiga waxa aad tahay noo cadeey thanks

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685

    @deeqoahmedsomaliyaguul7685

    3 жыл бұрын

    Mukxiid dinlawe wayo maaminsana jiritaanka eebe marka iska ilali shartisa

  • @garaadhayraan1885

    @garaadhayraan1885

    3 жыл бұрын

    Waa laba mulxid zxp

  • @garaadhayraan1885

    @garaadhayraan1885

    3 жыл бұрын

    DOOD AXMED TOOYO kzread.info/dash/bejne/pYeNtbl7pK-2fNo.html

  • @hibosuleibanumar9177
    @hibosuleibanumar91774 жыл бұрын

    Subxaanallaah subxaanallaah

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Жыл бұрын

    سبحان الله

  • @anasmohamed5191
    @anasmohamed51913 жыл бұрын

    Wllhi intaad dawanayso waswas ayeey ayeey kugalinayan Allow nonaxariso

  • @shantasomali5799

    @shantasomali5799

    3 жыл бұрын

    Hadaanu iimaankaagu xooganayn Haa was waas ayaa ku galaaya Markaa barashada diintu waa kugu Waajib

  • @cabdiraxmaansuldaan4647

    @cabdiraxmaansuldaan4647

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Waligay ayaanan shikiyayn

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga56824 жыл бұрын

    Acuudu bilaabi mina shaydaaan Rajiim War wax la wareesto ayaa badan kan maxaa waqti ugu bixinno hadan u jawaabeyn

  • @wrfhbg

    @wrfhbg

    4 жыл бұрын

    Wuxuu uwaraysan ayaa asagaa. Ulobooca ugu tukubaya. In uu diinta kaboxo.

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Жыл бұрын

    dalmar iyo tooyo waa gaalo mulxidiina dhiigooda wuu banaan yahay

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan242510 ай бұрын

    Imaanka alle kaa qaad walalkey kulahaa dalmar qoomuluud miyuu walal dhahey dalmar science waxba Kama yaqaan TikTok ayaa dood nugu dhex mareen waliba dakhaatiir Muslim ah baan u keeney kan jaahilka ah platform buu siin

  • @user-rh2dc3tf1l
    @user-rh2dc3tf1l3 жыл бұрын

    Ayaa tahay Alle hakaa qabto Islaamka mulxid yoow

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Subxaanalah

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Waxaad baratay maleh halaag aakuu sugnaaday

  • @tomfu1713
    @tomfu17132 жыл бұрын

    Mulxidka cod.naaged ayuu leeyahay.waxaa.dhicikarta in marka.hore la haleeyey.kadibna.uu sidaas.noqdey

  • @Professor4555
    @Professor45553 жыл бұрын

    Dalmar wa nin caqli badan, laakin waxan xusuusin laha in dadkeena wax kale eysan heysan o aheyn rajo janno marki la dhinto , qof walba na ma heysto fursadaha cilmiga badan u ku bartey, wa run in arinta dalkeena ey faraha ka baxde o carab fikradahoodi waqti hore ey dhib badan nagu hayaan,

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis18522 жыл бұрын

    Below cid kashakisay majiro diinta islaa ka Waa xaq ilahay Waa xaq adaa cadaab doortay shaydaan yahow

  • @Lovely1432Way
    @Lovely1432Way3 жыл бұрын

    Waxaan kasaa xoogaa scienceince ah waxaa kaloo dhameyey quraanka waxaa jiro wax isku mid yihiin science iyo quraanka tusaale eebi waxuu jiri sumastamaa ilaa samaai wahiya Duqaan faqaala lahaa wali ardi tiyaa dhoocan ow karhan qaalataa atiinaa dhaaciciin waxaa soo aqriyey aayat quraan ah waxaa ku qorana ayadoo cadiin ahna waxaa kahileysaa science tusaale aqri evolution of the earth aniga hadaa rabto intaa kasaayo waan kugu caawin karaa walaal suaalo badana jawaab fcn ayaa u haayaa ma iga qeeb kalsiin kartaa barmaajidka adigoo mahadsan allaha kheyr haku siiyo suaalahaan aniga ayaa cadeen u haayo

  • @user-rh2dc3tf1l
    @user-rh2dc3tf1l3 жыл бұрын

    Tooyoow adiga in lagu dilo wye diinta Islaamka ayaa fasahaadin rabtaa gaal yoow

  • @xasandheere3294
    @xasandheere32942 жыл бұрын

    Subxaanalah Subxaanalah ilĺahbaa wayn

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Doqonsanaa

  • @AidrossMuhammad
    @AidrossMuhammad3 жыл бұрын

    Haduu run sheegayo Mulxidkaan Muxuu u qariyay wajigiiisa Nacalad kugu dhacday

  • @ashraffittnes1236
    @ashraffittnes12364 жыл бұрын

    Gaal ayaan daran adiga maxaad cadeen ah oo aad u haysaa inuu Allah jirin .

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Ninkaan doqonsanaa

  • @aaminamuuna1065
    @aaminamuuna10653 жыл бұрын

    Subxanallh

  • @hanadwarsame9299
    @hanadwarsame92993 жыл бұрын

    Subxaanallaah, walaal Tooyo Allaah raalli gali, waad liibaaneysaa e, Doqontaan oo kale waqti haku lumin

  • @cabdiraxmaansuldaan4647

    @cabdiraxmaansuldaan4647

    3 жыл бұрын

    Muxuu raaligalin isaga Waydii Wuxu aaminsanyahay walahi Waa gaal ufiirso hadalkiisa☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️🖐️🖐️🖐️🖐️

  • @cabdiwalimoha5243
    @cabdiwalimoha52434 жыл бұрын

    Weriye rer badiyaa weye nin muslima buu nin gaala usomarin💁

  • @ARmohammed1445
    @ARmohammed14452 жыл бұрын

    Claim yadiisa oo dhan waa la refute garayn karaa. Fikrado khaldan ayaa ka buuxa ninkan....

  • @najkavlado5698

    @najkavlado5698

    2 жыл бұрын

    CH imow diintaada difaaco oo refute gareey point yadisa wadaadadi Musliminta waa lagu jabsadaa meshaase diintooda ka cararaan markey doodaha mulxidinta jawaavo u waayaan

  • @abdinasirmuuse5695
    @abdinasirmuuse56952 жыл бұрын

    SUBXANALAAH ILAAH AYAAN KAA MAGAN GALEY

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 Жыл бұрын

    Allow.hanadhumini

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 Жыл бұрын

    Subxaanah.camaa.yasifuun

  • @mqaanlow1234
    @mqaanlow12344 жыл бұрын

    Gaalnimo faaido malah hakuna doodin ninkan

  • @axd_deeqxaanbe1848
    @axd_deeqxaanbe18484 жыл бұрын

    Subxanalah

  • @mjamabile2728
    @mjamabile27282 жыл бұрын

    Sheikh kha aad aflagaadeysay ahaad hadana usoo qaadanysaa daliil

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha77933 жыл бұрын

    Isagaa ah oo is qarinaya

  • @smx111
    @smx1113 жыл бұрын

    Waawareey Oo Aadigu ma Muslim Baad Tahay Tooyo Waa Yaab ?Jaalayaal macbaheed ?!!?

  • @mmuhyadin9651
    @mmuhyadin965117 күн бұрын

    Asc Axmed Tooyo Waxaan hadda arkay wareysi la soo dhigay you tubekaada oo la la yeeshay nin magaciisa lagu sheegay Prof Jurile oo cinwaan looga dhigay Qaxii Majeerteenka ee Kismaayo Prof: Jurile 1991, oo uu leeyahay Gen Galaal waxuu soo fadhiistay Jilib diyaarad uu wado Aweys Geedow oo Miigii ugu danbeeyay oo ciidanka u haray ah baa timid magaalada dekeddii iyo airportiga magaalada ayey xabad kala daashay ee Kismmaayo. Waxaad tahay nin weriye ah oo intaas oo qof ay ku xiran tahay. Qofka denbi uusan laheyn korka lagama saaro. Su' aasha aan ku weydiinaayo waa Aweys Geedow ma duuliye ayuu ahaa ?

  • @mmuhyadin9651

    @mmuhyadin9651

    17 күн бұрын

    Waan ogahay in mowduuceyga uusan waafaqsaneyn waxa hadda socda

  • @iqbaalhussein3207
    @iqbaalhussein32074 жыл бұрын

    Magac ayunbu ninkan uwaraysanayaa ninka mulxidka ah

  • @cabdiwalimoha5243
    @cabdiwalimoha52434 жыл бұрын

    Horta macibadys taan

  • @carafadxasan3293
    @carafadxasan32934 жыл бұрын

    Kee aqoonleh war waxan meshe kaleexi

  • @hassancabdullahi5633
    @hassancabdullahi56333 жыл бұрын

    Ninyow adiga ayaab mulxid ah wlhi adiga Muslim ma tihid

  • @cabdiraxmaansuldaan4647

    @cabdiraxmaansuldaan4647

    3 жыл бұрын

    😂😂😂😂maxaad modaysay Wàa garac walhi 🇸🇴 wàa duli Lahaa

  • @mohamedfarah7762
    @mohamedfarah77622 жыл бұрын

    Ilaahay waxa xun iyo waxa fiican buu kala cadeeyay, xoriyad buuna ku Siiyay, falka aad sameysana waxaa ka dhalanaya ciqaab ama abaalgud, tusaale ardayga imtixaanka u fadhiya haduu macalinku arko isagoo wax khaldan qoraya, ka qaban maayo, waayo? Imtixaan baa Lagu jiraa

  • @MrRaage-pd5bi
    @MrRaage-pd5bi3 жыл бұрын

    fFartun Yusuf reer toyow

  • @abdiahmed2920
    @abdiahmed29204 жыл бұрын

    Nin yahow diinta mataqaanide duligaan oo kale hawareysan hadaadan ka jawaabi karin hadaladiisa.

  • @TooyoShow

    @TooyoShow

    4 жыл бұрын

    Abdi Walaal waa waraysi oo jawaab iima furno, Xeerka waraysi ayaa sidaas ah.

  • @abdallaMoa

    @abdallaMoa

    4 жыл бұрын

    Waa isku nooc labaduba, Abdi Axmed. Waa labo Ilaahlaawayaal iswareeysanaayo. Ninkaas Tooyo layiraahdo waa uu isqarinayaa. Runtii waanlayaabay markuu ku yiri waa sharciga su'aalaha. Haha! Saminkaan jaahiliinta aad bay u badteen. Jawaab walbo in uu su'aal adag ka dhaliyo baa larabaa laakiin waa ay is ogyihiin.

  • @aishachannel7098

    @aishachannel7098

    3 жыл бұрын

    Waa isleeyihin 2dooda

  • @cabdiraxmaansuldaan4647

    @cabdiraxmaansuldaan4647

    3 жыл бұрын

    @@TooyoShow Waalagu fahmy tooyo iska cadayso anaka ha isku kaays Eekeysiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Nacaska waagii hore waa la garan jiray hada dadkey iska dhexgaleen allah kan doqonsanaa aduunyo dhibkeeda uu ka hadlaa tan sugeyso ma oga

  • @raaxoyaasiin1104

    @raaxoyaasiin1104

    3 жыл бұрын

    AniguwaxaankufarsanlahaadiinlaawawaanaragnayeeadigumaxaatahaytaasiwaasuladigakugusocotakanawaxaanleeyahaywaadqasaartaybikoslagumaguursankarowaxaadbiraysanalamacunikarosidaadhadaisuqarinaysobaadaaqironauqarsoonaanaysaaqaAbaba qaaliqulbasharkakuugutalgalaydiinlaawihiyoow

  • @qisodhabachannel6804
    @qisodhabachannel68044 жыл бұрын

    Kan wax waraysanaya ayanba ka shakiyay

  • @garaadhayraan1885

    @garaadhayraan1885

    3 жыл бұрын

    Waa mulxidiin labaduba halkan ka daawo axmed tooyo kzread.info/dash/bejne/pYeNtbl7pK-2fNo.html

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Xayawaankaan

  • @deeqsuldaan6091
    @deeqsuldaan60913 жыл бұрын

    Ma lamoodaa inaad dhaanto La mid ayaa tahay eey garaca

  • @tomfu1713
    @tomfu17133 жыл бұрын

    Runtii.waalabagaal iswareeysanaaya.

  • @abdifataaxmaxamed5798
    @abdifataaxmaxamed57984 жыл бұрын

    Sadexduba waa mulxidiin belaayo adinku dhacday

  • @abdelazizabdirahman8831
    @abdelazizabdirahman88312 жыл бұрын

    Sck war nn yahaw adiga wax wareysanaa shaki aya iga kaa galay ma tahay muslim?

  • @jebreila95
    @jebreila953 жыл бұрын

    Ujeedada aad nin Mulxid aad u wareysaneysid oo ummadda ugu soo bandhigeysid maxay tahay? Ma waxaad rabtaa in dadka caamada ah aad u horseedeysid mulxidnimo? Marka ma waxaad tuseysaa in qof walba uu qaadan karo mulxadnimada sida Dalmar?

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan74842 жыл бұрын

    Mulxid - ale kood

  • @nodays9047
    @nodays90473 жыл бұрын

    Fataal car hadaad nin tahay ii sheeg nambarkaaga iyo address hadaan ku daayo hooyo umay dhalin

  • @blackman8295
    @blackman82954 жыл бұрын

    What a smart man dalmar is!

  • @kalmooye2101

    @kalmooye2101

    3 жыл бұрын

    how deluded they are!!!!

  • @abdulrahmandahir5219

    @abdulrahmandahir5219

    2 жыл бұрын

    Yeh smart in hell,, u can join him ,

  • @ubeydkhalid8487

    @ubeydkhalid8487

    2 жыл бұрын

    @@abdulrahmandahir5219 Ok, if it exists lol

  • @abdulrahmandahir5219

    @abdulrahmandahir5219

    2 жыл бұрын

    @@ubeydkhalid8487 u will find about it very soon bozo

  • @ubeydkhalid8487

    @ubeydkhalid8487

    2 жыл бұрын

    @@abdulrahmandahir5219 Did god hide the truth or you couldn't prove it

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf86772 жыл бұрын

    WUXU YIDHI GEERIDA WAA LA DHEREYNAYAA.WAX BUU BARTAY HADANA WAA QOFKA ADUUNKA UGU JAHILSAN

  • @suleimandubow5145
    @suleimandubow51452 жыл бұрын

    Answer these: How was this universe formed? How does human came to an existence? What initiated the Big Band and how was this universal before the Big Band? Caution: Don't tell me theories, they don't clarify.

  • @ubeydkhalid8487

    @ubeydkhalid8487

    2 жыл бұрын

    How do you know Allah did it but not the 99 gods of other religions? Why does the universe need a god to form, maybe it was formed by multiple universes that always existed.

  • @Cabdirxamaan_Garanwaa252

    @Cabdirxamaan_Garanwaa252

    9 ай бұрын

    the most logic answer to this question is "we don't know", up to now human didn't uderstand how universe formed ecetra ectera, so God is a theory

  • @Ali-ce9pt
    @Ali-ce9pt3 жыл бұрын

    Mulxid iyo walaalkey meel ma wada galaan ee sidee wax uwadee???

  • @weproduction1804

    @weproduction1804

    2 жыл бұрын

    Asa mulxid kala ah

  • @Cherrie173

    @Cherrie173

    8 ай бұрын

    Somalinimada sow walaalo kuma nihin

  • @mjamabile2728
    @mjamabile27282 жыл бұрын

    Adiga iyo isaga isku mid ayaa tihiin

  • @nuneahmed7052
    @nuneahmed70523 жыл бұрын

    Hadaan idin qaban lahaa wlhi carabka aya dab koronto idinka qaban laha kadib idin wasi lahaa yaaxarti idin dhashe was mulxiyinta ah

  • @nopmo780

    @nopmo780

    3 жыл бұрын

    Nune miyaa wax wasi kara

  • @maxamaddigaale73
    @maxamaddigaale738 ай бұрын

    Aaway dal marku 😂

  • @MohamedHassan-zq8rr
    @MohamedHassan-zq8rr3 жыл бұрын

    Mulxid ayaa ku dhahaayo diinta gabdhaha ayey dulmisaa maba ogaba malaaxidada kan ugu ween ee Loren Kross inuu dhahy dood u la galay wiil muslim ah in qofka uu hooyadiis ama walaashees u ka sinaysan karo aysan dhib laheen Wayo haduu dhaho waa xaaraan ma banaana waxa la waydiina aya maxay u noqotay ceeb taasna waxay keenaysaa inuu alle dadka ku abuuray anshax iyo dhaqan marka si uu alle u inkiro inu alle jirin waa inuu dhahaa hooyada wa ka sineeysan kartaa Marka qof waxaas aaminsan oo ayaa ka hadlaayo akhlaaq iyo qiyam o dhahaayo islaamka gabadh u dulmiyay

  • @farhiya2269
    @farhiya22693 жыл бұрын

    Yaahuu isaga kaliya muu isku cibra qaatoo siduu rabi u abuuray

  • @flames2596
    @flames25964 жыл бұрын

    Nikaan maxuu kawareysanaa gaalkaan

  • @xasanismaaciil7660

    @xasanismaaciil7660

    3 жыл бұрын

    wa isku mid

  • @smx111
    @smx1113 жыл бұрын

    Aqas labo Doqon oo Allihii Abuurtay ku - Caasiyey .Ayagoo Diinta islaamka Lagu dhalay