No video

MUXAADARO CUSUB AAD MUHIIM U AH | Mushkilada Khilaafka iyo Tanaazulka - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
www.youtube.co...

Пікірлер: 43

  • @user-bl3js2dc4o
    @user-bl3js2dc4o Жыл бұрын

    Masha allaH sheekhaygiih saan ku jeclnahay allaH haku jeclaaado😢

  • @salahdin191
    @salahdin191 Жыл бұрын

    Sheikh ustaad mustafe haji haruun wlhi geed dher iyo ku gabanba wad no kortay si aad wax un ino fahansisid lkn dadkan ad wacdinaysid ma fahmayanba waxad ka hadashay o dhan cadamada allah iyo xalku sidu yahayba Ilahay xaqa há ina fahansiiyo dhamaanten. Amiin ya allah

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr2 ай бұрын

    الله يبارك فيك يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤❤

  • @ayanmohamed3512
    @ayanmohamed351210 ай бұрын

    Yaa allah allow noo naxariiso yaa allah

  • @xasanwaanwaan4585
    @xasanwaanwaan4585 Жыл бұрын

    Caalimkeena SH MUstafa ALLAH Hanoo Barakeeyo Aduun iyo Aakhiro

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын

    Sheikh Mustafe iyo Qaar Kaloo Badan hadii Iska Dhegaysataan Oo Aydaan Qaadanin Wacdiga Kuwiina Kharaabka Iyo Kala Yaaca Wadow Aduun iyo Aakhiro Midna Ma Lehedin. Allahu majcalnaa Aladiina Yasmacuuna Qawla Wa yatabicuuna Axsanah. Ala Dadkani Dhega Adakaa. Hada Sheikhu Wuxuu Odhan, Allahu Ma Inii Balaqtahum.

  • @HusseinAbdi-pf2xv
    @HusseinAbdi-pf2xv2 ай бұрын

    ❤❤❤❤Allhamdulellah ya rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilahifarah9202
    @abdilahifarah9202 Жыл бұрын

    Sheekh Musdhafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Ilaaahay jannatu firdawso ha geeeyo aakhro adduunkana cimri dheer iyo cibaado Rabbi Haku arsaaqo.

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih Жыл бұрын

    حفظك الرحمن ورعاك وأمنك من كل سوء ومكروه شيخنا الحبيب

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Жыл бұрын

    Sh ❤❤❤mustafe ❤❤❤

  • @hodanesse8265
    @hodanesse826511 ай бұрын

    illahay ha inoo wada nxariisto🥺slallahu caleyhi wasalam❤

  • @user-bh6cv4bu5i
    @user-bh6cv4bu5i2 күн бұрын

    M.a shikh❤

  • @Legend33661
    @Legend33661 Жыл бұрын

    Masha allah jazakallah sheikh mustafe Wax walpa wxaa ka maxaan Quraanka Alleh yaa igu raacsan 🎉❤❤❤❤👋

  • @hodanesse8265

    @hodanesse8265

    11 ай бұрын

    🥰❤

  • @xamdacabdi3890
    @xamdacabdi389011 ай бұрын

    Yaa rabi noo naxariso 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Жыл бұрын

    Mansha Allah Allah yacizak Sh mustafe ❤

  • @BarwaaqoAbdirisak-yo2tc
    @BarwaaqoAbdirisak-yo2tc Жыл бұрын

    Allow naga yeel kuwa janooyinkaga wanaagsan gala🤲🤲❤

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын

    Markaasa Weliba Sheikh Mustafoow Suldaanadan Batayna Waxa Ku Badan Wax Ma Tarayaasha Aan Cunmooyaane Waxaba Dadka Isugu Soo Jeedayn. Inta Xunbaa Badan. Illahayow Noo Sahal Amuurah. Mahad sanid Walaal Sheikh Haji Ismail

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын

    Jasaakalahu Khairan yaa Sheikh Mostafa

  • @user-ul4ys3gd7o
    @user-ul4ys3gd7o Жыл бұрын

    Maan shaa Allah sheikh mustafe Alle haku barakeeyo

  • @queenbalqisdagn6155
    @queenbalqisdagn6155 Жыл бұрын

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @user-is6yp7wq6r
    @user-is6yp7wq6r Жыл бұрын

    Masha allah

  • @user-wc5rf6rj4d
    @user-wc5rf6rj4d Жыл бұрын

    Masha allha allha ku xafido sheekh mustafe❤❤❤❤

  • @mohameddaud
    @mohameddaud Жыл бұрын

    masha allah ilaahay sheekha allah habarkeeyo

  • @bilandiiga6250
    @bilandiiga6250 Жыл бұрын

    Shikh Rabi haku xifdiyo

  • @abubakarhamud7510
    @abubakarhamud7510 Жыл бұрын

    masha allah

  • @Maxmadeeq
    @Maxmadeeq Жыл бұрын

    Madax waynaha mustaqbalka ❤

  • @sumayaabdullahi2243
    @sumayaabdullahi2243 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤

  • @cimraansiyaad1646
    @cimraansiyaad1646 Жыл бұрын

    M.a hanpalyo jasakalahu Khair

  • @user-pp1wq1jn2h
    @user-pp1wq1jn2hАй бұрын

  • @maamamaama5732
    @maamamaama5732 Жыл бұрын

    Mash Allah

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын

    Waa Aqoon La Aan Teena Is keen Siidu.

  • @cabdirashiidmaxamed6316
    @cabdirashiidmaxamed6316 Жыл бұрын

    Cabdirashiid maxamed cabdi

  • @isseyare837
    @isseyare837 Жыл бұрын

    #laascaanood

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 Жыл бұрын

    Shugran

  • @user-zq4qu8tn9j
    @user-zq4qu8tn9j5 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hamadou ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiQuluxiye
    @AbdullahiQuluxiye Жыл бұрын

    Xafidullah

  • @AppleButtercup-ej4gh
    @AppleButtercup-ej4gh Жыл бұрын

    The Prophet (ﷺ) said: If only one day of this world remained. Allah would lengthen that day, till He raised up in it a man who belongs to my family whose father's name is the like my father's, who will fill the earth with equity and justice as it has been filled with oppression and tyranny. Muhammad Qasim is Mahdi kzread.info/dash/bejne/pKKpzq2elsTTiso.html

  • @user-mt5ze8rc3g
    @user-mt5ze8rc3g Жыл бұрын

    Waan kugu xiranahay

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 Жыл бұрын

    Dadkii ku hayayay shikh mustafe muu dagalka lasacano kaso hadlo waa kan ka hadlaya waliba si xikmadaysan oo aqoon, tusaalayn, taariikh iyo diinba ay ka muuqato uga hadlaya

  • @abdallaabdirahman6986
    @abdallaabdirahman6986 Жыл бұрын

    Asc adeer ducada igu kab kufartan wax iga maqadayan

Келесі