Waraysi Sh Hassan Alwajidi | Gabar Aan Jeclaaday Ayaa la idiiday kadbna Xajka ayan Alle Ugu dacwoday

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZread channel: / sstv2
Facebook: SSTV2/?modal...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Пікірлер: 198

  • @mohamedshaakir33
    @mohamedshaakir332 жыл бұрын

    Jacaylku waa shay cajiib ah. Allow gabdha aan jeclahay haduu khayr iigu jiro iisahal. Hadayna khayr ii ahayna mid ka khayr badan oo ka qurux badan oo qalbigaygu ku dago ii sahal yaa Rabbi🤲

  • @jax6277

    @jax6277

    2 жыл бұрын

    Ameen

  • @mohamedshaakir33

    @mohamedshaakir33

    2 жыл бұрын

    @Qalbi Qurux ameen wll. Mahadsanid

  • @prettyhalla2950

    @prettyhalla2950

    2 жыл бұрын

    Amen wll ilhy haku sahlo hadu khyr kugu jiro 🤲🏻🙏

  • @sahrafarah7718

    @sahrafarah7718

    2 жыл бұрын

    Amiiin

  • @fe8829

    @fe8829

    2 жыл бұрын

    Alaahuma aamiin

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed40162 жыл бұрын

    Mash Allah sh Hassen Allah xaku xifdiyo via may may

  • @rodahassan929
    @rodahassan9292 жыл бұрын

    Allah kaxishooda culimada afkiinu yuu gaarin cidkaa cafiyeysa majirto somali markaad soo dhamayseen caydooda yaad culimadii u soo jasateen .waa wiilyar oo idin leeg Allah na karameeyey. Jelis uun baad katihiin mooyee wax aad ku haysataan majirto. Hore usoco shiikh

  • @user-pl2ii2qr9r
    @user-pl2ii2qr9r5 ай бұрын

    Alle ha ku barakeyo

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81112 жыл бұрын

    Ma sha allah shee hassan allah ku hafiido🤲🤲🤲👍🥰

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed24862 жыл бұрын

    Sheekha Ilaah ha xafido , ha barakeeyo. hana dambidhaafo isaga, waalidiintiisa, eheladiisa iyo muslimiinta kale, aamiin. Hal shey ayaan Sheekh Xasan ka codsan lahaa oo ah Culumada asoomaaluyeed ay ka wacdiyaan in macallimiinta dugsiyada laga barto Qur'aanka Kariimka aayan garaacin carruurta sinnaba. Aniga waxaan si aad ah uga soohorjeeda fikradda ah : si ay dhallaanku wax u bartaan, Qur'aan u xafidaan waa in la garaacaa oo la cabsi geliyaa. Oo xataa ficilkaas laga dhigo danbi lagu muteysan ciqaab adag dhammaan geyiga ( dhulka) ay degto Ummadda Soomaaliya.

  • @abdirahmanahmed7681

    @abdirahmanahmed7681

    2 жыл бұрын

    Mashalah Sheik Hasan wajad

  • @amalhassan3400
    @amalhassan34002 жыл бұрын

    Mashaa allah allah ku barakeeyo shiiq amiin

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan61382 жыл бұрын

    MashallAh Tabarakallah Allah ku Xafido sheek

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi98042 жыл бұрын

    Masha Allaah 🥰🥰🥰🥰

  • @ibadofarah9914
    @ibadofarah99142 жыл бұрын

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚

  • @blackshinea.k.aruleboy7945

    @blackshinea.k.aruleboy7945

    2 жыл бұрын

    Incredible kzread.info/dash/bejne/c6eErbdycrDNfNY.html

  • @deeqa1745
    @deeqa17452 жыл бұрын

    Mansh Alaah ilaahay. Dartiibaan u jaclahay ilaahay ha barkeeyo.

  • @f.n6491
    @f.n6491 Жыл бұрын

    MashaAllah jazakaAllah kheyr sheekh

  • @user-cn8jm3mv9p
    @user-cn8jm3mv9p2 жыл бұрын

    ماشاء الله جزاك الله خير

  • @fouziasheikh8190
    @fouziasheikh81902 жыл бұрын

    MashaAllah tabarakallah jazakaallah

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf4472 жыл бұрын

    Mashaaa alllah sheekha alllaha barakeeyo

  • @fartuunshiblisheikh2174
    @fartuunshiblisheikh21742 жыл бұрын

    Mnshaa Allah tabaaraka raxmaan

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah91362 жыл бұрын

    Mashaa allaah

  • @abdifatahibrahimsheeq6581
    @abdifatahibrahimsheeq65812 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @bishaaroaxmed2549
    @bishaaroaxmed2549 Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame48332 жыл бұрын

    Masha allaah sheekh illaahay haku barakeeyo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Sheekha mansha allaha jaceylkiisi dhbatuu inla wadaagey illahow waa tan taan raba sheekha wa ku hdacey jacleykii cumar boodhar oo kale waanu u geeryoon uun

  • @user-lx7zn3vh5l
    @user-lx7zn3vh5l5 ай бұрын

    Waxan ahay gabar somaliyed mxan raba inan xafido Quranka karemka isodocoya walalaha somaliyed

  • @muhammedadem5968
    @muhammedadem59682 жыл бұрын

    Masha allah

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal34402 жыл бұрын

    masha allah sheekh alle haku xafido dambigaaga alle hadhaafo janda alle hakugeeyo

  • @rnuura334
    @rnuura3342 жыл бұрын

    Maansha Allaaah🇸🇴❤️💋❤️💋❤️💋❤️

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali98542 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh alle hakuxftiyo

  • @suleekhamahamed3837
    @suleekhamahamed38372 жыл бұрын

    Masha Allaah sh Xasan Alle haku dhowro

  • @anzalfaarax2376
    @anzalfaarax23762 жыл бұрын

    Maasha allah 😍🥰😘

  • @wardaawes4059
    @wardaawes40592 жыл бұрын

    Mash aallh iillaahey hagu barakaeyo

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar69412 жыл бұрын

    Mansh allaah illaahay haku xafido sh xasan

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim75242 жыл бұрын

    Maansha Allah sheeq Alle,yaa baarik

  • @habiboadan2328
    @habiboadan23282 жыл бұрын

    Masha Allaaha

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle90012 жыл бұрын

    Mansha Allaah👍🤲🤲🤲💜♥️💙💚💖🌹🌹🇸🇴

  • @umucaliyaumucaliya5606
    @umucaliyaumucaliya56062 жыл бұрын

    Maasha Allah sheikh xasan al waajidi iyo walaalka barnaamijk wada

  • @umukhayrshyuusuf7146
    @umukhayrshyuusuf71462 жыл бұрын

    Mashaa allah Ax yaajaceel

  • @ikhlaasabdirahman1074
    @ikhlaasabdirahman1074 Жыл бұрын

    Allow ha iga fogen ruuxa an jeclhy 🥺🤲

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv2 жыл бұрын

    masha allah shekhanaa sh xassan

  • @aminowhoyadis1759
    @aminowhoyadis17592 жыл бұрын

    Mnsha allh

  • @caaliyashibirqurux6948
    @caaliyashibirqurux69482 жыл бұрын

    Mnsh Allah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @siciidoaadan6475
    @siciidoaadan64752 жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed33762 жыл бұрын

    Mashallh

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine9 ай бұрын

    Ilaahay raali hakaa ahaado sheikh

  • @user-eu2kv1kr4x
    @user-eu2kv1kr4x2 жыл бұрын

    Mashaa allaah qaari sheesh xasan ilaahay ha xifdiyo isago kalana hanoo badiyo Qisadan tolow diintu maxa kaqabta in sawir meel lagu dhajisto

  • @hdhdhdhhdyd9261
    @hdhdhdhhdyd92612 жыл бұрын

    Masha allh allh yaxfadak

  • @dhooldheeman5488
    @dhooldheeman54882 жыл бұрын

    Mshllh sheekena alle haku barakeeyo

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed96552 жыл бұрын

    Mashallah

  • @fardosaomar388
    @fardosaomar3882 жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @cabdiwasac6103
    @cabdiwasac6103 Жыл бұрын

    maashs allah

  • @abdimalikalli2785
    @abdimalikalli27852 жыл бұрын

    Masha allha

  • @ustaadhmoshalichannel2321
    @ustaadhmoshalichannel23212 жыл бұрын

    Maa shaa Allah Sheikh Allah hakubarakeeyo Aduunyo iyo Akhiraba

  • @naimabashir6420

    @naimabashir6420

    Жыл бұрын

    P0

  • @XusnisharifXusnisharif
    @XusnisharifXusnisharif10 ай бұрын

    Mashalah

  • @nimcosagal5291
    @nimcosagal5291 Жыл бұрын

    Mashalah tabarakalh

  • @fe8829
    @fe88292 жыл бұрын

    Mansha alaah

  • @cabdikariimnuur518
    @cabdikariimnuur518 Жыл бұрын

    maashaa alaah alqaari sh xasan alwaajidi

  • @qadarafgooye9929
    @qadarafgooye99292 жыл бұрын

    Masha allah sheikh Allaha ku barakeeyo

  • @user-wi9oz1ul9z
    @user-wi9oz1ul9z6 ай бұрын

    Alle hakuxafido

  • @ayannur4738
    @ayannur47382 жыл бұрын

    Manshallah jaceyl sheikh hita masameyay

  • @cabdisamadmahdigadiid6453
    @cabdisamadmahdigadiid64532 жыл бұрын

    Sh alwaajidii allaha xafido jeceylka waa wax jira

  • @demasabdisamad4565
    @demasabdisamad45653 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @xabiboyusuf4523
    @xabiboyusuf45232 жыл бұрын

    Wow shiq

  • @adnan8253
    @adnan8253 Жыл бұрын

    🌹🌹🌹🌹🌹💟

  • @adnan8253
    @adnan8253 Жыл бұрын

    Barakalaahu fiki

  • @foos81
    @foos812 жыл бұрын

    Masha allah waa sheeko qurux badan oo dareenkeda wadato❤️‍🔥

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf4472 жыл бұрын

    Alaahu akbar jacayl ka iyo layaabkiisa weeye

  • @anisaabdulkadir2401
    @anisaabdulkadir24012 жыл бұрын

    🥰🥰👨‍🎓👨‍🎓💗❤❤

  • @najaxmuuse8647
    @najaxmuuse86472 жыл бұрын

    حب اول عجيب

  • @cabdisamadmahdigadiid6453
    @cabdisamadmahdigadiid64532 жыл бұрын

    القارئ الثاني في الصومال علي الاطلاق

  • @omaradan3168

    @omaradan3168

    Жыл бұрын

    Ha whli alh jaceyla

  • @fatimaali6799
    @fatimaali67992 жыл бұрын

    MashaAllah keep going brother

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Manshall

  • @shamisahmed1912
    @shamisahmed19122 жыл бұрын

    🌹🌹🌹🌷👑🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumonurannimohamed625
    @fadumonurannimohamed6252 жыл бұрын

    ❤❤🎋manshalhu

  • @abdihassan7319
    @abdihassan73192 жыл бұрын

    Sheekh hassanwajidi

  • @cabdicasiisjeylaanicusmaan7833
    @cabdicasiisjeylaanicusmaan78332 жыл бұрын

    Todowa Saac Habeenimo Dadka Ad Dujisey iyagana jaceyl miyey jilaayen ?

  • @naagadagofficial3744

    @naagadagofficial3744

    2 жыл бұрын

    😂😂

  • @ahsosuleyman6619
    @ahsosuleyman66192 жыл бұрын

    MASHA Allah 💖🤲🤲🤲

  • @habiiburahman2258
    @habiiburahman22582 жыл бұрын

    شيخنا الفاضل حسن الواجد حفظك الله

  • @xabiibaqali8564
    @xabiibaqali85642 жыл бұрын

    Yaarabi shiikha noo xafid

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri77092 жыл бұрын

    MASHA ALLAH SHEKH XASAN WAAJID IYO WERIYAH ALLAH HA BARAKEYO ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲.

  • @xasanxuseen7866
    @xasanxuseen7866 Жыл бұрын

    Asc sh xasan

  • @safomm9496
    @safomm94962 жыл бұрын

    badanaa soo maalida dadka mediyaha isticmaala waxeey ubadan yihiin caruur iyo waxmagarato sheekhan taariikhda uukashee keeynayo waa waa uuyaraa oo uukuray ahaa wax hada kudhacay maahan sidaas ufahma isaga laftiisa qisadan marat badan ayuu sheegay lkn mauusan faahfaahin inuu dhalinyaro ahaa si ay ufahmaan dadka caqli gaabka ah eeaan fahmeeynin lkn waa xili uuyaraa oouu nin yar ahaa xiligaas qisada uukasheekeeynayo culimaduna waa bashar bini aadan maahan malaa ig oo macsuumiin aan danbi kadha ceeyn maahan

  • @kalehussen6221
    @kalehussen62212 жыл бұрын

    👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾

  • @khadaradam6601
    @khadaradam66012 жыл бұрын

    Dadu kama muuqato 27 jiraa hadana anaa kawayan muuqaal ahaan 🤣🤣 baarakallaah shiikh ii ducee jn illahay cimiriga ii barakeeyo

  • @yaasincabdi8832
    @yaasincabdi88322 жыл бұрын

    asc

  • @user-fj2rw2pp6e
    @user-fj2rw2pp6e Жыл бұрын

    Wll m.a

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali18002 жыл бұрын

    Mash Allaha

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim28882 жыл бұрын

    Kkkkk, shiikh laakiin maxaad salaatu istakhaara maxaad utukan weydey ? Ilayn ilaahaad u dhiiban lahayd maanshaa, allaah

  • @saciidabdi8283
    @saciidabdi82832 жыл бұрын

    War dadka culimo caay ba laga soo taagey war shiiqa ka xishooda

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed40842 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim28882 жыл бұрын

    Dee jacaylku waa waxjira maxaa laga rabaa subxaan allaah

  • @abdimagan3482
    @abdimagan34822 жыл бұрын

    Waxaad moodda Sheekhaan in ummada islamko oo dhan uuu tartan geliyey marka u leeyahay Sheekh Cabdirashiid ayaa u Sarreeya Culimada.

  • @sahra4091
    @sahra40912 жыл бұрын

    Love story 😂

  • @khadarliver1736

    @khadarliver1736

    2 жыл бұрын

    Ana Alee haisahlo

  • @musdafmahamedmahamud1942
    @musdafmahamedmahamud19422 жыл бұрын

    Asc.qaarigeena alle haxifdiyo Lakin waxey ilatahay inuu sh.kawaramo waxyaabo kusaabsan reerkiisa hoose iyo jeceel meelwarbaahinah waxey dhaawaceysaa sumcada sheekha intra waaiga nasteexo ,sstv waxaanleehay sheekha hakugarab sawirina babar utaagan jaceel

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim67062 жыл бұрын

    waa sheeko aad u wacan lkn jaceylka heerkaas kula gaarey waa iska caadi lkn sawirada dumarka xaramka inaad geyso waa arin xun sow maaheen shiikhow jaceylku waa dhib runtii

  • @atisar3246

    @atisar3246

    Жыл бұрын

    Wu ka hadlay inay qalad ku ahayd taasi lkn wuxu dhahay markaas caqligayga ma joogin

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan27092 жыл бұрын

    Allha jecylku bastarsana

  • @ikraanali8859
    @ikraanali8859 Жыл бұрын

    Sheekh cabdi rashid inte ka hela waxan rabaa inaan xifdinta iyo 10 qiraa,o ka barto waani baryaa qofki qoralkeyga ha iigu kaalmeso xitaa tvga kan ha iigu kaalmeyo codsi

  • @meymunamohamed1236
    @meymunamohamed1236 Жыл бұрын

    😂😭😭😭

  • @hodohassan6118
    @hodohassan61182 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂💃💃🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @nasteehoabdullaahinasteeho6462
    @nasteehoabdullaahinasteeho64622 жыл бұрын

    Ani jacayl wanba ka sabray sow wan soo qaban waayay alle un baan ka sugoyaa jwb waqtigey noqoto

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 Жыл бұрын

    Ummadii aduunka Technologyad iyo horumar iyo farsamo anagiina dubbeys iyo naago badan kaliya ayuu cilmigii naga soo galay.

  • @caaliyashibirqurux6948
    @caaliyashibirqurux69482 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkk