Wararkii ugu Danbeeyey RW Cusub ee ingiriiska oo Dhabarka Katoogtay israa'iil & Dagaalka Socda

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 46

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib233614 күн бұрын

    Ilaaheyow guul sii reer falastiin yaarabi Aamin Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan894214 күн бұрын

    Runti wa wax laga xumado uf , thank U Horufadhi Media keep Goin 🌿

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l14 күн бұрын

    😂 Xasan wuxu jecel yahay 😂 Safarada 😂 sababta Waa mashruuc Lacag lugu dhaco😂Qof u yeray ma laha 😂😅mel kasta waa laga nacay😂

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow61514 күн бұрын

    Guul falastiiin insha Allah

  • @munocadey9436
    @munocadey943614 күн бұрын

    War xasanow 😂abiye ahmed naka celi

  • @ashawooo
    @ashawooo14 күн бұрын

    illahaya ha uu gara walaalah reer hamasa rabi ha jabiya cadawaga yuhud iyo ciidamad isaril rabi masibo deg deg ah illahaya ha uu kena inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa rabi yuhud allaha ha ku kiciya xayawanka iyo dabla dufan

  • @user-bp1py3ul2d
    @user-bp1py3ul2d14 күн бұрын

    Thnks wll Suleiman

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed428914 күн бұрын

    Madaxwaynerma ahan waa hogaamiye kooxeed

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp14 күн бұрын

    Duli aan xishoon Dalka madax buu leeyihiin ka har

  • @husseinmohamed6702
    @husseinmohamed670214 күн бұрын

    Xasan duulaaye master safar

  • @munocadey9436
    @munocadey943614 күн бұрын

    Xasan diyarat jecel 😂

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr14 күн бұрын

    Xasan duulaaye safarobadne dhuumashoo bilaabay inuu kuboxo luuqluuq maroow laamigoo kusoo dhacaa

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi14 күн бұрын

    ❤❤❤❤ waxa juga waqooyi galibedi somaliya dalka haayo Cawa barimamujaka dulamari mee

  • @MubaarikQamashi

    @MubaarikQamashi

    14 күн бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @safiahussein8047
    @safiahussein804714 күн бұрын

    Mashallah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw14 күн бұрын

    Eritrea 🇪🇷 good option to replace atmis and help somali army to train somali army

  • @caliibrahim1830
    @caliibrahim183014 күн бұрын

    M/weynuhu wuu shaqaynaya ee is adkee ciyaal far biishoy😅😅😅

  • @dalmaromar3854
    @dalmaromar385414 күн бұрын

    Leave somali government alone waa adoo kale waxa soomaali kala geeyey Dowlad Xun waxeey dhaantaa Dowlad la’aan …!!

  • @ubahali2129
    @ubahali212914 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamadanAhmad-sb8mt
    @RamadanAhmad-sb8mt14 күн бұрын

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw14 күн бұрын

    That's good iran is our bother nation

  • @sahroali1196
    @sahroali119614 күн бұрын

    Sanbalooshe.waa.ninka.cudurka.qsbyaaladu.biyodhigtay

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    14 күн бұрын

    👍😭💔 Waa run

  • @osmangure6040
    @osmangure604014 күн бұрын

    S/c yaa soomaalida wejogiisa ka qariyabqofkan xun eensoomaliya boobay ee dullleeyeey . Ee hanaka turay.

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman749514 күн бұрын

    IGA GAARSII

  • @SakiHashi
    @SakiHashi14 күн бұрын

    sanbooolshe waa cawaan qabyaaliste dhintay waxaana loogu raacashay jaajusnimo marka hamsena waa daciif waayo wuxuu katagay dadkuu matalayey

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    14 күн бұрын

    😭💔👍 Waa run 👍

  • @user-zp5pm5nu5c
    @user-zp5pm5nu5c14 күн бұрын

    Xashi aduunka wareeray ku dhex kufiin

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax14 күн бұрын

    Asc allow noo dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @siciidawcali4418
    @siciidawcali441814 күн бұрын

    Halkaa iska sax , PMPF ma ahan ee waa PSF

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi433314 күн бұрын

    Beenlow media marwalbo hasan ku dhaganow ane waxaa iga helee des like

  • @kamalhussein5603

    @kamalhussein5603

    12 күн бұрын

    Xasan lef lerfka si joogto makuu siiya hade😂😂😂

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed14 күн бұрын

    Ima gelin uk ayaa yuhuuda wax u sheegi karta

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l14 күн бұрын

    Shaqo Ayuu u tegey,

  • @BashirShiiqshiiq
    @BashirShiiqshiiq14 күн бұрын

    Haku mashquulin safarkiisa ina farmajow

  • @SalimsalahSalim-en8qr

    @SalimsalahSalim-en8qr

    14 күн бұрын

    😅😅😅😅 ina xasanoow maruntaa kusoo gubtay

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw14 күн бұрын

    Ofcurse iran had been discriminate by Hasan shikh for no reason

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed81714 күн бұрын

    Cbb waa layaab makari weysay in aad isu san baneyso umada somaliyed iyo madaxweynaheda maxaad u dhadaa horfadi waa warbahin xor ah

  • @farahali7545
    @farahali754514 күн бұрын

    Adiga saxafi dhaxdhaxad ah matahid hadu tango Eritrea maxa Ku jaban Ethiopia so colad Nagama dhaxeyo cadawgada waa cadawgada marka madaxweynaha wuu Ku Saxan yahay cadifad yaa Ku qadin Aniga waxan qaba in uu kusaxan yahay safarkisa Eritrea waa hol loo bahan yahay

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye343614 күн бұрын

    Kkkkkkkkkhhhhhgggggggg xasan afsoomaali ku filan wuu yaqaan farmaajo maaha waa nin isku filan

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed992514 күн бұрын

    Beenta iska aakhiro ayaa kaa danbeeysey

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane983614 күн бұрын

    Waxa shakiga nagu aburay wa safrkan laqarinayo mar walbo

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif40014 күн бұрын

    Fake news. Dadka kanaxay waa majeerteen kali ah. Ummada soomaaliyeed way kukalsoonyihiin madaxwayne Hassan sheikh shaqada uu dalka uhayo… halkanı waa fadhikudirika beesha majeerteen.. Fake news…

Келесі