Wararkii ugu Danbeeyey Awooda iyo Hubka aduunka Kayaabiyey ee ay Soo Bandhigtay Kooxda Xootiyiinta

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 23

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr19 күн бұрын

    Kusaliya nabiqeena maxamed scw scw scw scw ❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698719 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @axmedshill8580
    @axmedshill858019 күн бұрын

    Koxda balada ah ha dhihine Barakaysan dheh ugargarayasha umada dulman ee walalahoda ah

  • @hawamussemussehassan3306
    @hawamussemussehassan330619 күн бұрын

    Mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor19 күн бұрын

    Ilhhey xamun haku celiyo kuwa soo awawulyo

  • @ashawooo
    @ashawooo19 күн бұрын

    Mashallaha gese yala walaalah reer Yaman gul gul aye idan rajenaya walaalah reer hamasa waxa

  • @sahroali1196
    @sahroali119619 күн бұрын

    Ilaahey.ayaan kamagan.galnay.cudurks.eysheegayaan Gaaladu

  • @user-yz1jn3mz9p
    @user-yz1jn3mz9p19 күн бұрын

    AYAGA QAAB BIOLOGY AHAN USAMEYN RABA QOLOYINKA KAHADLAY

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h19 күн бұрын

    Guul ciidamada luyuuga fardo awliyo

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile996019 күн бұрын

    Wa hubka weyan ay dhulka ku sameyen oo ay kubahiyan

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa19 күн бұрын

    ❤wcs ❤

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh444919 күн бұрын

    Khatar wlh waa waxaan waligeey kufakarayay bal inaay dhicikarta gantaalka in loo weecinkara jaha kale.

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546519 күн бұрын

    WAXA SOO. SOCDA. ILAAHAY. AYAA OG WAXAY SHEEGAYAANA WAA. HADUR

  • @MciB-gl5mk
    @MciB-gl5mk19 күн бұрын

    Asc😂😂😂 0:17

  • @roodanuur461
    @roodanuur46119 күн бұрын

    Waaxay saameeyen un baay daawo u doonayan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim19 күн бұрын

    Somalia haa aqonsato somalida galbed hana laa hubeyo citirafkana halogu daro

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik19 күн бұрын

    adunka ayey rabaaan iney rogaan Markis laga badiye

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile996019 күн бұрын

    Isaga ayan xanunka klena acudu Bilah xasbunalah

  • @InaSanyare
    @InaSanyare19 күн бұрын

    Xanunka iyaga hada samaynaya si ay dhaqalo uga helan

  • @mlkcali5058
    @mlkcali505819 күн бұрын

    Shaydaan akbar amreyka ..iyo horgalada isku liiqa ee aaminay la aanta maraykanka inaysan noolaan karin waxaan odhan lahaa warbal dib u eega tawradan barakaysan iyo sababta reer galbeed u holin waayey midawgii ay samaysteena..marba mid u siibtay isagoo dhabarka godaya soomaalida gaar ahaan waad gadhi kartaan hallka ansaar alaah gaadheen

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax19 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-fv9eg5rz5c
    @user-fv9eg5rz5c19 күн бұрын

    Haa waa

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar334219 күн бұрын

    Hadayba magac u bixiyeen iyaga ayaa soo wada VIRUS,musibo Allaha ku rido cida soo wada cudurka

Келесі