Wararkii ugu Danbeeyey Hoggaamiyaha Suudaan oo ku baaqay in Imaaraadka laga qabto & Dagaalka culus

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 54

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l16 күн бұрын

    💔🤲 Xasan wuxu doono ayuu ku hadlaa 👍 Waxa mel kasta u safro 👍wax laga faaiidnay ma Jiran 😭💔 oo aan eheen sumcad dil magaca Somaliyed 😭💔

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l16 күн бұрын

    Waa waxa ka socdaa Somaliya 😭💔Waa masiibo imaarad Waa kuwii baabiye Ciidanki Somaliya 😭

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk16 күн бұрын

    Maansha allaah guul iyo gobanimo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p16 күн бұрын

    Imaaraad.ilaahay.nacalad.ha.ku.rido.oo.ilaahay.ha.burburiyo.islaamkii.ayuu.burburinayaa

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698716 күн бұрын

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj16 күн бұрын

    bismillah asc horta xasan sh iyo imarad ayan isku nacay wllhi marka aan magacoda maqlo waan lalaboodaa xaqiiqatan inaa been idin sheegeeyn boga ayaa leyga qabtaa deedna matagaa iqabta wllhi maaha hadalkeyga iska yeelyeel waxan idinla wadaagayaa waxa aan anigu isku arkay subxanallah

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed698716 күн бұрын

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @sakiamino1261
    @sakiamino126116 күн бұрын

    Allah ku jaabiyo cadowgeda Muslim

  • @xusencusman7219
    @xusencusman721916 күн бұрын

    Allahmuslinta hakaqabto Emart😢😢 ☪️

  • @futumakosar3362
    @futumakosar336216 күн бұрын

    Cajiib ma wariyayaasha Baa culimada kabadiya Carabiga

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood16 күн бұрын

    ❤❤❤Asc❤❤❤😢😮🎉😂❤ Horfadhi media Hormuudka Wararka tayada leh ❤❤❤ Hore usoco ❤❤❤❤

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m16 күн бұрын

    Dijaalul acwar mbz Allah haa ka qabtaa umada

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood16 күн бұрын

    ❤❤❤🎉😂😮❤😢😂❤🎉😂❤ Allaha guuleeyo Falastiin ❤❤❤Guul xisbullaah ❤❤❤❤

  • @Mohamed-vg2gv
    @Mohamed-vg2gv16 күн бұрын

    رأس السنة 1446

  • @user-yq7dv7ll5c
    @user-yq7dv7ll5c16 күн бұрын

    Waa waxa siyasiyinta somaliya laga layahay runtii waxa imaradķu kuhayo somaliya inaykahad lan ma awodan

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman600016 күн бұрын

    Ilahaw madaxda Imaraadka umadda ka qaba wa A'yda yuhuudda iyo sahnuuniyadda e gumeysiga Ingriiska daba dhilifka weyn u ah e diintada neceb

  • @user-ys9pm8gs2p
    @user-ys9pm8gs2p16 күн бұрын

    Kuwa soomaalida baaba dhaama kuwa israaiil waayo kuwa soomaalidu iyagaa islaaya ee dumar iyo caruur ma laayaan Inagoo aan u khar miirayn Ee allaah ha ka baqaan oo dhiigooda ay daadnayaan ha joojiyaan

  • @abobasement346
    @abobasement34616 күн бұрын

    xasan moryan iyo villa family mantah waxay Ahayd in u ku jiroh jelkah waa hadih barlaman jiroh

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein560315 күн бұрын

    Happy new year 01/01/1446❤☪️

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama165916 күн бұрын

    Xàsan garguurteh dhiqo waa fashilmay wleee muse bixi ayaa kag gulasty

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse189215 күн бұрын

    Jabkii yuhuuda ayaa la gadhay insha Allah 🇦🇪

  • @sanweinemohamed8443
    @sanweinemohamed844316 күн бұрын

    Waa beentiis wuxuu kuhadlaayo

  • @CabdisalanMowliid
    @CabdisalanMowliid16 күн бұрын

    xasansheeq.wubaqayaa wayo.etopiyan.qofsomali Ma.arkikaro

  • @irshadnor4840

    @irshadnor4840

    16 күн бұрын

    Maxaad kawadaa qof somaali ya ma arkikaro

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax14 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji685216 күн бұрын

    Ereyga Hogaamiye Gen Alburhaani ee Sudan Xaqiiq Ayuu Sheegay wuuna Ugar Dhigtay Caalamu Islaam in lagu Fiirsado dhibatada Emirates ku wado Wadankii Weynaa ee Sudan ❤

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic16 күн бұрын

    Yaaaaaab🤔

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq581916 күн бұрын

    Dab xaqdaro amaba dulmi ah ninkii shido aakhiritaanka isaga ayaa kugubta hada Emirates dabka uu meel walba kashidaayo gaar ahaan wadamada Musliinta isaga ayaa kuguban doona insha'Allah!

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    16 күн бұрын

    Insha allah 🤲🤲🤲 👍

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan961016 күн бұрын

    Madax weynaha diyaarada saaran car ithiopia hadal marqudha ku dheh fuley fuley xidhiidhka ujar safaaradooda xidh maslaxadooda oo dhan caloze hadad nin tahay

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l16 күн бұрын

    Waxey Ila tahey qofka keliya ee soomaaliga ah ee wax walba garanaya sida aad qof walba u eedeyneyso inta Soo harteyna u qalbi jebineyso,

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel546516 күн бұрын

    MUNKAR. MICNAHEEDU WAA. DAMBI MARKII LASOO URUURIYO

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah570016 күн бұрын

    Kkkkkkk ninkaan kalmada kunkar wuxuu kubixiyey 1min kabadad,marka ma warbuu noosheegayaa mise waxbuu nabarayaaa?

  • @khadarxuseen1456
    @khadarxuseen145616 күн бұрын

    madaxweyne xasan hanolaado xashiyow jooji qabyalada waxaa wadan qadanmeyno khadyalad wankasodalney

  • @ashamohamed8720
    @ashamohamed872016 күн бұрын

    Duli duli watay waaye ninkaan yaa dhaafiyo,mise abii ayaa faro kahaayo oo in la qarxiyo ayuu ka yaabaayaa maxuu axmaar ooga gabanaayaa

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr16 күн бұрын

    Masabitka waa caadadiisa xasan sheikh waa isaga ninka dibadaha wareegaya heshiiskana dalbanaya beenta wuu caadeystay

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen174016 күн бұрын

    DAMACA ITOOBIYA HORE WAXA UGA HADKAY MADAXWEYNIHII CARTER, OO YIRI ,MACQUUL MAAHAN IN SHACAB 3 MILYAN AH AY HAYSTAAN BADDA UGU DHEER AFRIKA, IYO SHACAB 60 MILYAN AH OO AAN BAD HAYSANNIN.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl2316 күн бұрын

    Dal ba oow ya kuleh,? soomaaliya haa labadbaadiya billaahi caleeykum

  • @ashawooo
    @ashawooo16 күн бұрын

    illahaya ha cadabo Emarda waa cadawaga isalanka rabi xaqa ha ka soo sara dabiga ada ka gasha reer Sudan dhaqalah rabi ha ka basbiya Emarda waa saxibka Yuhud dhibtada lagu haya reer falsatina ayiga ka dabeya

  • @phprince5153
    @phprince51538 күн бұрын

    Imraadka wuxuu balaayo ku yahay dalaka soo koraya, trump markup yimaado caadi bey u xasuuqi doontaa soomaaliya

  • @anabelmi-iy7cp
    @anabelmi-iy7cp16 күн бұрын

    Asc adinkoo mahadsan hijriyada sheega ka bacdi miilaadiga sheega

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab415316 күн бұрын

    Dadka yanan wxba la wareerin Itobiya nin tagay unba garan Cadawada ay ino qabaan Dhamantood qowmiyadaha Daga dalkaas ninkan aragow Kaliya akhri ama dawo dhibka Somalida dagan dhulka ay Inaga haystaan iyo sida Dhulkooda logu gumaysto? Adr itobiyanka nool iska dhafe Kooga caloosha ku jira aya Cuqdad iyo cadawadba ku qaba!!!

  • @abdisamedmohmoud6050
    @abdisamedmohmoud605016 күн бұрын

    Somaliya oo iska cilisay xiligii adeero farmaajo maad iska tidhaahdid 😂😂 Waan lagu fahansamyahee waxba qiiq ha isku qarinin

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell444216 күн бұрын

    Culimada somalida oo la isku soo aruuriyay faan kaaga xataa magadhaan waa jahiliin

  • @sheikhsalmaanhishaam9125
    @sheikhsalmaanhishaam912516 күн бұрын

    Waxaad tahay wiil yar ee aan aqaanin anshaxa hadalka. Culimada soomaaliyeed ha u gafin. Culimadeena luqada carabiga aad ayey u yaqaanaan waana loo qiray. Adigaa faqiir ka ah luqadaha. Mar walba waxaad laxnisaa magaalada xalab oo latin ka lagu yiraahdo Alepo adigana waxaad tiraahdaa ( caleebo ) Edeb yeelo

  • @weladisimseedisim5733
    @weladisimseedisim573316 күн бұрын

    Mr.sualamaan, please don't try to enterfere or talk to about islamic issues, like من را منكر ،this please a stay away those issues thank I'm one of your followers

  • @homeh3455
    @homeh345516 күн бұрын

    imaaradku putland waxay ka gurtaan macdanta iyo duur joogta dhirta dahabka cidka hadashaana ma jirto

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali917716 күн бұрын

    Xiligii farmaajo walaalo ayaan nahay ayaad dhahaysay hadana noocaan ayaad u hadaysan meeqa waji ayaad leedahay wariye ???

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi691416 күн бұрын

    Adiga xasan sh ayaad.dan kaleedahay.waxa sabab u ah yaaba qoolkaas galiyay iyo hunguriga itobiya waa mw kusheegii.hore.ee xaarmaajo.waayo siiyay afar dakadood.oo somaliya ay ka samaysato deeto xasan sh.unbaad.ku haysaa miyaa lagugu falay seefmiyaad ku tahay

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy16 күн бұрын

    Horfadh waa fake news

Келесі