Wararkii ugu Danbeeyey Dadka Mareykanka oo ku Jaahwareersan Qofkii ay Dalkooda u dooran lahaayeen

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 11

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan517 күн бұрын

    Gaalada ujeedkooda waa in muslimiinta la fasahadiyo io in ay burburiyan ee Alaahayow naga qabo shartooda amiin

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax17 күн бұрын

    Dadku iney dalkooda joogaan baa fiican

  • @CabdiShugri-pw1yb
    @CabdiShugri-pw1yb17 күн бұрын

    Asc xashi wankusalame lakin soogalooti maahi wll wadankeygi hooyo ayaan jooga somaliya lasoco

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax17 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed17 күн бұрын

    Kii yimaadaaba kii kale ka daran

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax17 күн бұрын

    🤣🤣🤣🤣😂🤣 odayaashii waxey ku waasheen hurdo la.aan iyo necnec cidlaah walee waa naloo yaabaa

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow521117 күн бұрын

    Biden qof lagu bedelo Allah hasoo istaajiyo oo xisbigiisa Diimogaraadiga ah.

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein560316 күн бұрын

    Aniga dal Somalia ladhoho ayan leeyahay❤ maxaa so galooti iga dhigaya ? 😂😂😂 kuwaas darbiyada jiiraya dalkiina Idin baahan baan leeyahay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429317 күн бұрын

    Waxaan aaminsanahay wixii ka dambeeyey Bill Clinton>>>> wax weyn baa isbedelay Hoggaaminta Dalka Mareykanka ( Leadership Qualification).

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn17 күн бұрын

    Madaxweynihii ugu danbeeyey maraykanka wuxuu ahaa Bill Clinton. Haddana waa markab sii quusaya maraykanku ee yaan laysku hallayn.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn17 күн бұрын

    Dadkan qaarna waa la addoonsan, qaarna militeriga ayaa lagu darayaa qaarna xubno ayaa lagala baxayaa ee meesha naxariis mataal.

Келесі