Wararkii ugu Danbeeyey Sumcad Xumida Biden Kasoo Gaadhay Dagaalka Gaza

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 13

  • @issadin4668
    @issadin466817 күн бұрын

    Guusha Allah ayaa nasinayo insha'Allah maraykanka iyo dhamaan kuwa dhaba raaca xanun aya dhadansini dona insha'Allah

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa17 күн бұрын

    ❤wcs ❤qiyanada mareykanka +carabta +ruushka........

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi691417 күн бұрын

    Sxb maraykanka allaha jabiyo maraykan iyo yuhuudba ingiriiska anigu maarag wadan uu uu sxb layahay oo.horumar iyo daganaasho.siyaasadeed ku.jira mad asagu ka shaqaysto.oo.kontoroolo.mooyee waa gumayste rasmi ah

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow61517 күн бұрын

    Guuul guul falastiiin

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax17 күн бұрын

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare417 күн бұрын

    Lkn falastiin markeey ugu yaraato sidaan xoogaa weey ka fiicnaandoontaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew17 күн бұрын

    Mareeykamku cunaqabateeynti uu soomaaliya ku haayey mudada mudadi 31 sano ahaayd wax magdhaw ah maka ogolyahay ?

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare417 күн бұрын

    Taraam haduu guuleeysto dagaalka yugreeyn wuu istaagayaa Naato weey burbureeysaa carabtane waa la gumeeynayaa israa.iil baana la hoos keenayaa gibigood

  • @user-jz9ul1hk5h
    @user-jz9ul1hk5h17 күн бұрын

    Xaashi noolaw waxtahay wadan wadankiisa jecel

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman600017 күн бұрын

    Muslimiinta mareykanka ha iskaga codeeyan Biden, wayo Trump wa nin ka sii xun o sameyn doona wax ka xun wuxu sameynayo Biden

  • @maxamedsuge6941
    @maxamedsuge694117 күн бұрын

    ASC Walaalkay Adigoo Raali AJ Barnaamijkaaga Akhbaarta Dunida Nala Socodsiinaysid Ku Biloow 6/7/2024 SIda Asxaabtaada Oo Kale Mara Cadde Nadaara Show. Mowliid (HBN) Si Dalka Kula Qabsadaan Akhbaarta Soo Gudbinaysid Maalinta Iyo Taariikhda Iyo Waqtiga Sawirka Muqaaika Haka Teebin Wararka Boobsiiska Soo Gudbinta Ka Fiirso Si Laguu Fahmo

Келесі