Wararkii u Danbeeyey Xisbigii kulmiye oo Been ka sheegaya xisbigii Wadani iyo Cadaymaha La Keenay oo

Пікірлер: 112

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano

    Guuuuuuul guuuuuuul somaliland❤

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508

    Taar tv waa huwan tag

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43

    War maxamed adan diriirrow adigu waxad laaqsantahay xusbiga wadani ee ka so horjeda somaliland waayo waxan ta uleyahay markad aragto fiiciiladiisa ama odhaha yadiisa wad arkaysa inu somaliland ka so horjedo

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw

    Nin habar awalabanu malin kuwada kaftanay anago jigjiga yar joogana wuxu iguyidhi waxa dooxa hargeisa xagaa kaxigaba waa cadaw walhi waan qoslay malinkaa

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209

    Guul Xisbiga waddani....oo ah xisbiga rajada iyo isbeddelka! Kulmiye waa rajo beel, waana laga dareeray!!

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574

    Taar tv waa tv ga keliya ee ku dhiirada inuu runta ka sheego wararka dalalka somaliland ,somaaliya iyo wararka caalamka intaba.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673

    Adigu ma cirro faqash ayaad u ololaysaa faysal u ololee iskaa xisbiga bilaa qadiyadaa kaa muusaa dhaama

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018

    Miyaanad dhegaysan hadalkii galaal mise adigaaba ah dhidar onkod kiciyey

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v

    Gull xisbigii waddani

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596

    Taa ma muran baa jira, cadowga rasmiga ah ee gudaha somaliland, talow bariid ayaa kasoo gaadhey wadani, ( walee waa bedelan yahay) wuxuuse ka jìido ayeynu eegi.

  • @BaadshaaRookii
    @BaadshaaRookii

    Kkkkkkk somaliliad gul

  • @AyaanMaxamud-uw3sb
    @AyaanMaxamud-uw3sb

    Guul guul guul slland❤❤❤❤❤

  • @User-sv4th
    @User-sv4th

    Intaa siba waa af gobaadsi arintooda dadku way ka dharagsan yahiin intana kumiye ayaa ku khasbay waxayna isleeyahiin bal inay doorashada wax idiika tarto adigana shilimaad yar ayay kuu soo tuureenoo sidaa ugudbi bay ku yidhaah deen😂😂😂

  • @user-cj4lc2zc8f
    @user-cj4lc2zc8f

    Guul xisbiga kulmiye

  • @khadarmahmud3220
    @khadarmahmud3220

    Warka madaxdiisii meeeee 😢😢😢😢😢😢😢

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018

    Awalba guruuje wuu ku jirey ururka maryocawl

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp

    Waa war weyn

  • @Umo580
    @Umo580

    SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO HAIGUDAALIN KUMDOONAYE DALIMIIN

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352

    Dee waa hadalka xinif kadib

Келесі