No video

" Madaxweyne waa beentaa Garxajis oo 6 Gobol dega Awood Ciidan kagama ..." Xil . Maxamed Abiib

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 493

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Жыл бұрын

    Xildhibaanka ugu geesisan SL runta iyo cadaalada ku dhinta ilahaye jecelyhye xildhiban kale ayaa jira magaciisa ma xasuusto laakiin qabiilkiisa ayayan aqan Waa G36 sina runta ku dhinta iyo xaqa alaha idin xafido❤❤❤❤❤

  • @mohamudmohamed6875

    @mohamudmohamed6875

    Жыл бұрын

    Waa Axmed khaliif

  • @ibrahimfarax2192

    @ibrahimfarax2192

    Жыл бұрын

    Next president of Somaliland abiib

  • @maryamsalad-sh1oc

    @maryamsalad-sh1oc

    Жыл бұрын

    Waar shan sano ayaan dooranay muuse xaaraan waxa ah wihii ka danbeeyey maanagaa u kordhiney maxaa dhigay kursiga u banee ragakale dee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Жыл бұрын

    Aaba niin ayuu dhalay iyo hooyada macaan illahay haku xifdiyo wallo❤geesi aan runta ka gaban

  • @mohamedhersi4756
    @mohamedhersi4756 Жыл бұрын

    Maxamed abiib ilaahay caqliga iyo garashada ha kuu siyaadiyo runta ha ka gaban waligaa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    @FaadumoMaxmuud-qu9kh

    2 ай бұрын

    Huwan iyo hadhaaga faqashta anaga hadalkooda saamayn naguma laha lkn aday miisaan kugu leedahay

  • @FiftyThree-mc7tq

    @FiftyThree-mc7tq

    Ай бұрын

    @@FaadumoMaxmuud-qu9kh L

  • @user-ox4me2er3e
    @user-ox4me2er3e Жыл бұрын

    Med abiib runti wa nin qali insh Allah madawyne❤

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v Жыл бұрын

    Mashallah ❤❤❤ abtiyo from reer cheikh cise kusoco

  • @lulymusse8977
    @lulymusse897711 ай бұрын

    Xildhibaankani warkiisu waa cadyahy mana gabado warkiisu waa xaqiiq lkn sland rumeeysan maayane muusey maqlaan malaha qofka dhibaateeya ee ay ka baqaan bay warkiisa raacaan ee dantooda ma fiirsadaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 Жыл бұрын

    Run buu sheegsy xildbibaNku❤

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 Жыл бұрын

    Maasha alaah hore u soco geesi

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah tabaaraka Allaah ✌️💕💕💕😇🙏👍❤️

  • @abdirisakbuni8076
    @abdirisakbuni8076 Жыл бұрын

    Well spoken

  • @haniabdi7759
    @haniabdi775911 ай бұрын

    Marshalallaah nin iyo nus kan madam weeyno oo u qalmaa war kano kale ka dhiga madaxweyno reer waqayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sammy5980
    @sammy5980 Жыл бұрын

    Wakaas qofka caqliga iyo aqoonta lahi good Job bro👍

  • @abudarda00
    @abudarda0011 ай бұрын

    Fariid weeye Ilaahay caqliga ha usiyaadiyo maasgaAllah رجل بمعنى الكلمة

  • @manasufi3421
    @manasufi3421 Жыл бұрын

    Mansha Allah 👏 👏 👏 geesi walle

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo727410 ай бұрын

    Xildhibaanka kaliya ee aragtidiisu cadahay keepb going libaax

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Жыл бұрын

    Rabiyow somaliland nabadee

  • @m.somali762
    @m.somali76211 ай бұрын

    waad ku saxantahy wllkey daladaada bilowgii ayyaabad wax fiican ku bilowdey ❤

  • @ahmedismail2312
    @ahmedismail2312 Жыл бұрын

    Xaqiiqdu waa in Alle laga cabsado heshiis dhab ahna lagaaro

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo155611 ай бұрын

    Odaga ina samatar intay udooranayaan hilaac party samaroon may inankaan doortaan waa geesi runsheeg Ah oo cidna ka baqin allah yaxfid brother ❤️

  • @aminasalah5190
    @aminasalah5190 Жыл бұрын

    MAANSHA ALLA NIN RAG AH BAA SIDAA U HADLI KARA

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 Жыл бұрын

    Thanks Mr abib anigu mihi reer somaliland lkn waxaan ahay somalida taageersan revulsion-ka ah demuqoradiyada sharcigu sareeyo cadnana aysan kaweyneyn sharciga wixii laguhesheeyeyna lagu gawracnaado inaan siyaasi iyo shaqsi loo afduubnaan uusan lahayn wax kaweyn sharcigu siiyey balfiiri hadda xitaa golihii sharci dajinta iyo xildhibaanad xataa madaxtooyadii ayey uwaabsanyihiin oo kabaqaayaan Markii xildhibaan hadankiisu madaxweynaha madaxtooyada taabto gudoomiyeyaashu way qalinaayaan ayagoo war soogaabi soogaabi iyo waad kudheeraatay yaas maysan ahayn haday madaxtooyadu qooqdo ciidii waaban lahayd oo xilka qaadilahayd ama kale u ciqaabi laahayd waa baarlamaanka iyo maxkamadda sare lkn africa maamuleena soomalidba intaba ninka madaxweynaha ahaa kaweyn marka sideebey kurabaan in kaladambeeyo asna isgaranmaayoo dhihi war dacadogaad geysaney dhibkaad lahayd dadku way dulqaadnaayeen oo mandate-kaaga iyo mudo xileedkaagey kugu xushmaynaayeen kuuna bilo tirinaayeen in ilaahay kaahorwareejiyo markaasuu asna kudarsanaayaan ama doorashada diidaayaa taasoo gacan kahadal dhibaato iyo dagaal sokeeye keeneysa Anigu waxaa kamid ahaa dadkii taageersanaa iney somaliland go'do oo wadan noqoto kahor qadiyadda lascanod intaysan dhici taas waaxaan utaageersanaa bal somalidaan kudulbaa ba'day oo aan meelna ufiyoobeyn bal iney hesho iyo meel ufiyow oo dhulkooda ah ilaa wuxu islasoomaaliye cidna Kalamasaareysee halkaas bal nabad galyo nolol ganacsi iyo passport ha udoontaan horey jabuuti ayaa loogu hanweynaa bal iney somalidu kufaaido walaalkoodka caafimaadka qaba lkn reer jabuuti dhagax ayaa ilaahay Dushanbe kasaaray iyo kaligiis taliye manaxe ah oo gaajo duruuf ku dilay oo asaga uun xiktadiisu qadeeyaan dalkana dhacaan Koofurtiina wataas aad mas madaxa lagadilay umaleyso marka anagu hadaan dhalinyarada nahay waa qarxidoonaa maray noqotaba hadana heat-ku loodka nagaweyn ayuu taabtay sida Mr abiib iyo ragiisa anaguna soodabo jirnaa maskaxaduqoobey ee xiligii dictator iyo traditional-ka hore nool ay saan wax kamadaliwaan ama dhalinta talada waxsiinwaayaan dhalintu waa qasab iney kaadi ucabtaa badbaadinta mustaqbalkooda

  • @Waliyare614
    @Waliyare61411 ай бұрын

    Aqliga allh hakudayo maashalaah

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Жыл бұрын

    Madaxwayne waa beentaa hadal xubin baaralamaani ku hadlo miyaa

  • @f.warsame1069

    @f.warsame1069

    Жыл бұрын

    Waa hadalki Suqa Amaa dabajirta

  • @mataanahaahmed429

    @mataanahaahmed429

    Жыл бұрын

    Waa sax inuu yiraahdo

  • @user-tm5tp4tt4u
    @user-tm5tp4tt4u11 ай бұрын

    Hn bravo, moi je suis vraiment aimé cette parole, maschaallah 😂😂😂😂 13:38

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Жыл бұрын

    NINKA XAGA DANBE FADHIYA WA BI RESPECT 😏😏😏😏😏😏

  • @farahyusuf9335

    @farahyusuf9335

    6 ай бұрын

    War neef reerkiisa u basaasey ina biixi nin damiir leh maaha waa dameer dhulbahante ah oo reerkiisa usoo basaasay ina biixi

  • @caliasma910
    @caliasma910 Жыл бұрын

    Libaax weeye xildhibankasi xaqa ku adima

  • @user-tm5tp4tt4u
    @user-tm5tp4tt4u11 ай бұрын

    Hn bravo, moi je suis vraiment aimé cette parole, maschaallah

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Жыл бұрын

    Masha allaah fariid adaban ku qiimeeya waxan ka carooday markad kulmeya u codaysay oo ina gabay oo hog ku riday soomaaliland

  • @abdiali8920
    @abdiali892011 ай бұрын

    Masha allh Somali hogaankeedu walaahi sida abiib hadey ahanlayeen dhibkan soomalida illahey waa kadulqadi lahaa

  • @AbdihassanG36
    @AbdihassanG36 Жыл бұрын

    Aabahaa nin raguu dhalay Insha Allah adoo caafimadiyo nabada Alle hakugu simo hogaanka dalka adoon mabda,aaguna aanu is bedelin

  • @cabdimuuse4205
    @cabdimuuse4205 Жыл бұрын

    Waar Ayaada Quraanka ah U Akhri Gabadhaadii

  • @Twa917

    @Twa917

    Жыл бұрын

    Sax walahay qof aad uu dulmna bay ahaad

  • @taqwalaah5911

    @taqwalaah5911

    Жыл бұрын

    Maanta sheekadu gabadh ma joogto ee wadankii ayaaba khalkhal ku jira waana nin runta ka sheega wixii jira Mr Abiib

  • @markihoremaxadtidhi916

    @markihoremaxadtidhi916

    Жыл бұрын

    Qofna 💯 ma wada aha! Way dhici karta iin uu moxmed abiib islantisi khalad ka galay!! Lakiin khaladka muse shani ma masaxayso tasu!! Nin kasta qaladkisa haa saxo marka loo sheego!!

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 Жыл бұрын

    Garxajis garxajis hadalka ayaad ku toosinaysaa ee wadani ayaa dhiiga ciidanka alle kala xisaabtami doonaa hadaad qariya is leedihiin

  • @bilana289

    @bilana289

    Жыл бұрын

    Muuse ayaa lagala xisabtaya

  • @adamdiiriye7751

    @adamdiiriye7751

    Жыл бұрын

    13:38 Muuse lascoonod burburkaa isaga keenay haddan burco you rabaa inay burburto somaliand toos oo salebaan gaal iyo inakaahin iyo budh iyo toori iska qaabtaa

  • @markihoremaxadtidhi916

    @markihoremaxadtidhi916

    Жыл бұрын

    Cidankasu waa dalimiin umaad islameed oo degaankoodi iska fadhiyay ku dulay , oo rabay iin ay dhigooda dadiyaan!!

  • @farxanmohamed4871

    @farxanmohamed4871

    Жыл бұрын

    Ciidanka waxa laayay ninki burta udiray ee sharciga ay ciidanka ku ahayen laabay hadad cuqdadas si wadana Malin dhow meel aad comment ka qortay ayad waayi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Жыл бұрын

    Wallaahi waa runtii mohamed abiib 😂😂😂😂😂😂waa shan coomir oo dhiiga isllaamka ku qabeysta‼️🙏⁉️❓👌😭😭😭😭😭 subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah ❓⁉️‼️‼️‼️⁉️❓😭😭‼️⁉️‼️😭😭‼️🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺❤️

  • @mohamudmohamed1979
    @mohamudmohamed1979 Жыл бұрын

    Well said Hildhibaan Abiib. Inshalah dhaawaan birta layska aslayaa

  • @xirsimoneyexchange2266
    @xirsimoneyexchange2266 Жыл бұрын

    Imsaa mashruuc baa burco laga.fuliyay imisaa sool laga fuliyay imisaa boorame lag fuliyay imisaa ceeri gaabo laga fuliyay xildhibaan berbera iyo hargaysa waxaan ufahmay xaqoodii way haystaan

  • @ahaiban1
    @ahaiban111 ай бұрын

    Edab xumaa M Abiib Madaxweynuhu ku leeyahay beentaa!!!.

  • @user-yh1go3ee3y
    @user-yh1go3ee3y Жыл бұрын

    WAR MAAD U DOORATAAN INANKAAN MADAXWEYNE WAA LIBAAXE

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt66911 ай бұрын

    Geesi Ina Abiib alla haku xiftiyo

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Жыл бұрын

    That’s True ❤❤

  • @SALI-sj3mx
    @SALI-sj3mx Жыл бұрын

    Masha allaah, tabaraka raxmaan ilaahay ha xifdiyo oo ha ku ciseeyo XILDHBAAN MAXAMED ABIIB AND JAZAAKA ALLAH KHAYRAN. In shaa allah SOMALILAN GUUUUUL, NABAD IYO HORUMAR AYAANU RAJAYNAYAA

  • @se1059
    @se1059 Жыл бұрын

    😂😂😂 coomirada inaga ridda dhalinyarooy maskaxdiiba fadhiisatay oo way gaboobeene

  • @hudiitha4465
    @hudiitha446511 ай бұрын

    Masha Allh

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 Жыл бұрын

    Dad 6 gobol daga kulaha 6 gobol dulsaar ayay ku yihiine, car iisheg gobol ay ku tilmaamanyihiin dhila ku dhashe, buurta gacan libaaxna ana leh Aake hadan kaga saari waayo oo ay sidoodi kabaha afka ku qaadan waayan ninba ma ihi oon sidodi bada ku guri waayo.😂😂

  • @muusecaalin8520

    @muusecaalin8520

    Жыл бұрын

    Ka fiirso 6:47 😂

  • @guletizmail8349

    @guletizmail8349

    Жыл бұрын

    @@muusecaalin8520 Waar hadal oo wax sheeg niyow, car gobol aydan dul saar ku ahayn sheeg 6 gobol?

  • @naasiribraahin323

    @naasiribraahin323

    Жыл бұрын

    Miyaad ilowday inay 6 gobol ee waayay 3 ay mayiro ka yihiin mid ku xigeen Xaqiraada iska daa reerkaasi waa majority ka somaliland e Shuftadaa buurta gashayna iskuma raacsana kulamana socdaan falkaa foosha xun

  • @abdirisaqomer9096
    @abdirisaqomer9096 Жыл бұрын

    Waar wadani Xubi qaran waa ka tagay waa urur reer reer ma Ma soo saaro Xisbi qaran Urur somaliland ah ayaa soo baxa

  • @saynabamaxamuud4982
    @saynabamaxamuud498211 ай бұрын

    Munaafaqbaad sasaantiisii leeday xinkaadwado inshallah ayuunbaad eedi

  • @user-ml9kd5jw7c
    @user-ml9kd5jw7c Жыл бұрын

    Union power and devision is weakness. Be one hand and go forward. May Allah cure the injuries and take to haven those who past way. May Allah keep the away from us.

  • @somali368
    @somali368 Жыл бұрын

    Waar ninkan waa runtii dadkana allaha heshiisiiyo

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Жыл бұрын

    Walee meeshii gole caruured ayuu ka dhigay nimanka waaweyn ee dhex fadhiyaa samir badanaa

  • @iconic-z5906

    @iconic-z5906

    Жыл бұрын

    Khaladkuu ku hadlay maxy tahy.? Bal noo fasir

  • @maalmochannel4835

    @maalmochannel4835

    Жыл бұрын

    Ninkani wuxuu dhaba ka hadalay xaqa diidaysaa

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 Жыл бұрын

    Adiga waxaad lacagta ku qaadataa in aad golaha ka buuqdo waqtiga ka rido raga talada haya waa lagu fahmay

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 Жыл бұрын

    Maxamed Abiib geesi maalin dhashay cimrigaa hajiro abid.

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Жыл бұрын

    Kani muxu Somaliland uu sheegi xaqqi caruurtiisa iyo hooyadod ku lahayd bu ka so bixi wayey. Waa ku ceeb Somaliland in kan oo kale dhex fadhiyo barlamaanka.

  • @daauudfiin6406
    @daauudfiin6406 Жыл бұрын

    Marka ragu runta dheego ayay reer abaarso Niikiyaan ninkani waa run dheeg aan weecan reer abaarso iyo kuwa ay adoonsadaan niikada joojiya oo xishooda

  • @moutafaila3340

    @moutafaila3340

    Жыл бұрын

    Cadaaladu gurigay kabilaamataa

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Жыл бұрын

    Geesi weeye xildhibaan abiib

  • @hudiitha4465
    @hudiitha446511 ай бұрын

    Walllhi ninkani waa wax garad😊

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed852911 ай бұрын

    Inshallh ckheyr alahakahdigo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Жыл бұрын

    Khain Namiimiye caruurtiisii baa qatan , xaaskiisii baa mediaha ka ooyaysa ooyaaye, Kiradii buu iska bixin kari waayay oo nin xoog kaga haystaa gurigiisii,bastard xalay baa cadawgii guduhu soo mustafeeyeen Cirro ayaa u soo dhiibay waayo waxaasi anshax ii golaha wakiiladaba maaha qabyaalad aayo iska horkeenkaa qaawani awalba tanag madhan baad ahayd gofane ooyaaye

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv927511 ай бұрын

    Kani waa horgalyaasha rer awdal ee jabhad SNM u adeego dameer dameer dhalay xoogaga awdal salel Gabiley markey gacan bir ah ku qabtaa toogasho isku diyaariya neefow horgalyaasha rer awdal dhamantooba waa la wado tooganya? Horgalaha ugu weyn waaye?

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 Жыл бұрын

    Ayadaha Allah ee loo adeegsanayo leehinta runta xisaabtoodaa la hilamaamsanyahay.

  • @user-ng3zg8eo6f
    @user-ng3zg8eo6f Жыл бұрын

    Waa runtii waxaad ku eryanaysan qabiil maxamed abiib waa runtii ee hala dhegeysto maashaa Allaah

  • @shiqiashandhan01
    @shiqiashandhan0111 ай бұрын

    Ina abibow illahey adawga ha badbadio amin Nolow

  • @user-ml9kd5jw7c
    @user-ml9kd5jw7c Жыл бұрын

    May Allah keep the devil away from

  • @abdirisaqomer9096
    @abdirisaqomer9096 Жыл бұрын

    Waarkaasi nadagalyada ayuu ku duulayey waana loo digay inay waalidintoodu qabsadaan ninkii ka af dhuubtay ee adeegsaday ayaa lagu leeyahay falkaa amni Adaad waday ninkii adeegsan ayaa ka masuula ciidamada qaranka dablayda ayaa la waydiinayaa sharciga ha waa la marinayaa

  • @humbleguy3963
    @humbleguy396310 ай бұрын

    Habar awal power

  • @TheSomaliHorizon

    @TheSomaliHorizon

    8 ай бұрын

    Huwan iska dhigaya haber awal 😂

  • @fathiaabdidaoud9213
    @fathiaabdidaoud9213 Жыл бұрын

    guul somaliland

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Жыл бұрын

    Ina abiib waa iskudiraha koobad eedadka

  • @ibrahimcabdi2047

    @ibrahimcabdi2047

    Жыл бұрын

    Kulama qabo oo waxan qaba inuyahay wayo arag dayaro fahmikara waxa socdiyo waxaydhalikarto

  • @abokorcarabileeye3177
    @abokorcarabileeye3177 Жыл бұрын

    Hadal qiimo badan ayuu jeediyay xil. Maxamed abiib, taladiina iyo xalkiina wuu tilmaamay.

  • @abdirisaqomer9096
    @abdirisaqomer9096 Жыл бұрын

    Ururka wadani ayaa leh iyo jifadiisa oo ku taageersan kuma raacday waa cadaha wadani jifadiisa ayaa la wadiinayaa habaryoonista kale kuma jirto

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Жыл бұрын

    Xajadu waa in allaah iyo kitaabka Quranka loo celiyo ⁉️❓‼️‼️‼️ Comiraduna dagaan ‼️❓⁉️❤️🌺🇸🇴🤲😭👌🙏🏃🏃🏃🕋🎯

  • @maxamuudhaybe2473
    @maxamuudhaybe2473 Жыл бұрын

    AABAHAA AYAA KUGU SOO koriyay fadhatadii mishiinadii iyo qalabkii uu ka qaatay beeralayda ceeriga illaa boodhka.waad ku banaan tahay Ilmo xaaraan.BUURTA IYO LAASKABA WAAD SHARCIYAYSAY ADIGOO XAASKAAGII XUQUUQDEE LIQAY NAFINA MIIDIYAHA DHIGTAY.WAASE XISAAB KUGU MAQAN.AWDAL ISTAYT OO LAASKA DEGAY DHAWAAN U BAXSO

  • @sulubhassan2788
    @sulubhassan278811 ай бұрын

    Wager very fantastic soomaalidiba Waxay wada noqdeen maskax wareen Dee haaye waa maxay ninkan maskaxada wareemaya Waa kalaam katiir wajaca raas

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon Жыл бұрын

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة وبركاته Gabooye ayaa ka degaan balaadhan ee waxa lagaaga baahanyahay inaad deg dega iska deyso Waxaad shacabka reer Somaliland ku mushquulin jiray hadaan ku Xasuusiyo Cabdirisaaq shaqo qaran ayuu ku naqabyahay Intaa kuu dhaafi maayo 😂 Khayran katiiran

  • @IsmailJama-xo4gv

    @IsmailJama-xo4gv

    Жыл бұрын

    Nacas nacas dhalay .

  • @Iskudhoon

    @Iskudhoon

    Жыл бұрын

    @@IsmailJama-xo4gv Geesinimo Adeerow waa loo dhashaa magacayga iyo arigtidaya ayaa kaaga filan ilaahay baana laga helaa qodka aan ahayna iyo halka aan ka soo jeeda Idaacada Radio Hargeisa tag.. Khayran katiiran

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Жыл бұрын

    oo quraan baabuu akhriyayaaye ninkani gabadhii ooyeysay mala xaalay ee caruurta udhashay waa mr abiibe😅😅

  • @mohamed88466

    @mohamed88466

    Жыл бұрын

    Oo hadaa ma ina godane ayaa bible akhrin jiray

  • @user-jw4wr7fm2z

    @user-jw4wr7fm2z

    Жыл бұрын

    Kkkkkkkk,qabiolo baha iidoora buu dhaamaa ina Abiiib, guulayso xildhibaan🎉🎉

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Жыл бұрын

    Waryaa maxamed abiib hadii wadanku wax noqdo wanaagaa iyo raaxadaa heli maysid waxaad wax ku tahay nabad galyada habaryoonis waxba kaama saarna eaa reer sheekh isaxaaq waxba dad idkaa xiga ha isku dirine waa taad shalay faqashta Ahaydeen eed na dilayseen maantana waxaad isleedahay markaad isku dirto hadhow aad wada dishaan markaa dad iskaa xiga waligaa lama dhex galo madax waynahana waa lagaa kati la yahaye carabku ku go oo ilaahay ha kaa qabto insha alaah caruurtaadii waa ta hargaysa ku gaajoonaysa Kuwaa wax sii cuqubo kugu dhacdaye

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 Жыл бұрын

    Mr Abiibow Doodaadu Wey Jaban Tahay Oo Waad La Anbatey Waxayna Ku Khdantahay Dilkii Foosha Xumaa Ee Kadhacay Buurta Gacan LibaaxUgamaad Waramin Sidey Wax Udhaceen Adigoo Iska Indha Tiraya Dagaalkii Buurta Kadhacay Ee Ciidanka Nabadgelyada Somaliland Lagu Soo Qaadey Cidii Masuuliyadeeda Lahayd Ayaad Waxaad Ku Eedeysey Ood Dusha Kasaartay Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland Iyo Xukuumadiisa Iyo Gudoomiyaha Guurtida Halka Aanad Ciro Iyo Faysal Denbigey Lahaayeen Aanad Ku Eedeyn Waayo Waxaynu Wada Ognahay In Ciro Iyo Faysal Ay Buurta Saareen Budhcada Iyo Shuftadii Gashay Buurta Gacan Libaax Ee Welibana Ciidankii Qaranka Dagaalka Kusoo Qaadeyee Laayey Qaar Kamida Ciidankii Nabadgelyada Islamarkaana Ay Isla Goibtaa Ugu Diileen Sarkaalkii Watey Ciidanka Amaba Masuulkii Ugu Sareeyey Ee Hogaaminayey Ciidankii Nabadgelyada Iyo Gurmadka Utegey Buurta Gacan Libaax Sarkaalkaa Ciidanka Watey Oo Ahaa Sarkaal Sharci Yaqaan Ah Islamarkaana Kasoo Jeedey Beel Kamida Beesha Ugu Sharafta Badan Ee Qaranka Somaliland Ka Kooban Yahay Ugu Danbeyntii Waxaan Islahaa Xildhibaabku Maanta Runtuu Usheegayaa Qabqablayaasha Siyaasada Somalilad Oo Kala Ah Ciro Faysal Islamarkaana Wuxuu Ku Odhanlahaa Ururada Ay Hogamiyaan Labada Nin Ee Kala Ah Ciro Iyo Faysal Waa In Qaranka Somaliland Oo Isku Duubani Ay U Aqoonsadaa Inay Yihiin Laba Urur Oo Argagaxiso Ah Oo Qaran Dumisa Islamarkaana Cadaw Usoo Direy Iney Kashaqeyaan Burburinta Qaranka Somaliland Waxaan Isla Ahaa Wuxuu Odhanayaa Maanta Waana In Siyaasada Somaliland Laga Mamnuucaa Labada Urur Ee Kala Ah Wdani Iyi Ucid Bacdamaa Ay Labada Masuulee Kala Hogaamiyaa Ururadaa Ay Noqdeen Laba Nin Oo Khaayinal Wadan Ah Qarankii Somaliland Waa Inuu U Aqoonsadaa Hogoomiyaashaa Ururadaasi Inay Yihiin Laba Nin Oo Ka Saaqidey Siyaasada Somaliland Waxayna Noqdeen Laba Ninoo Doonaya Inay Dhiiga Dadweynaha Reer Somaliland Udaadiyaan Sidii Ay Madaxnimada Ku Gaadhi Lahaayeen Kolkaa Abiibow Qayladaasdii Iyo Oohintaadii Waxay Noqdeen Tacab Khasaar Laakiin Waxaan Aad Uga Xumahay Wakhtigii Aan Geliyey Dhegeysiga Doodaada Because Waxaad Tahay Nin Ka Leexday Oo Iska Indhatirey Debilayaashii Case Kaa Ku Eedeysnaa Kolkaa Waxaan Leenahay Waxaad Tahay Nin Ceebeeyey Degaankii Lagaa Soo Doortey Iyo Dadkii Kusoo doorteyba Kolkaa Waxaad Umuuqatey Nin Cidi Dhegta Wax Usoo Saartey Oo Kale

  • @haredqaaim441
    @haredqaaim441 Жыл бұрын

    Geesi gesi dhalay runsheeg ah waye wilkan asagoo midhan haday mesha jogi lahayn dhib kama.dhacen

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf684810 ай бұрын

    Allaahu akber Dr Habib allaah yaxfadka

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Жыл бұрын

    Waar iidoor runta ma taabto been iyo huuhaa bay wadaan sodonkaa Sano ee isu daa dugaagaa walam kkkkkkkkkk

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah iIl Xumi Kuma Aragto Il Iyo Cawriba Kuma Aragto❤❤❤❤❤❤

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 Жыл бұрын

    Kkkkkk Qaayin , waa lagugu bartay

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Жыл бұрын

    HADA QOFKA KA DANBEEYA EE TELOFONKA KU MASHQULSAN MA XILIBANBA????? MA GOLE AYU FADHITA MISE MAQAXI???

  • @skaba6390

    @skaba6390

    Жыл бұрын

    Crisaaq khalif ninka u fadhiya golaha

  • @safiyofarah-gs9qx

    @safiyofarah-gs9qx

    Жыл бұрын

    Beetaa maaha waxaadba moodaa iney hurdo hayso

  • @abdullahidayib6039

    @abdullahidayib6039

    Жыл бұрын

    Tiktok live buu daawanayaa baan filayaa 😂

  • @ibrocabdi8362

    @ibrocabdi8362

    Жыл бұрын

    Cidbuu wax uduubayaa malaha

  • @Araweelo74

    @Araweelo74

    Жыл бұрын

    Muuqiisa meesha joogee maskaxdiisu meel fog ayaay ku maqanthay waa bestii kursigu ku fadhiyaa daaliyey kkkkkkk

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Жыл бұрын

    Tilifoono ayay daawanayaan xitaa isma dhagaysanayaa 😂😂

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Жыл бұрын

    KUMAYAAL MUSHARA AYAAD QAADATAAYE HURE UMARKA AAD KA HADLAYSO CARUURTAADA HORTA DARYEEL

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Жыл бұрын

    Yaahuu islaamihii uu qabay ayuu dulmiyey markaa ayuu cadaalad ka sheekaynayaa noocan oo miidhan ayaa xildhibaan inoo noqday marna qayilaya marna meeshan ka qalinaya sidii fadhi ku dirirka laascaanood garxajis maxay wuxuu meeshaa wax soo mention garaynayo hal talo oo fiican ka keeni maayo waa duli neceb uun dadkii uu wax ka ahaa yaahuu allow dadkan dad daacad ah u keen oo sida cabdi kareem mooge oo kala ah !!!

  • @se1059

    @se1059

    Жыл бұрын

    Ma islaamihiisaad ka mid ahayd maxaa shuunu daakhliga ku tusay😂😂😂

  • @siciidali4034

    @siciidali4034

    Жыл бұрын

    @si kan u qoran tahay media waad aragtay iyagoo ka hadlaya isna uu ka cabanayo markaa Waxaad og tahay ha iska dhigin mid aan ogayn markaa wadaadkan siduu u indha cad yahay wixiisu waa ha lagaa sheego uun dadka reer somaliland majority ayay wax ku fiiriyaan no body care his behavior now !!!!!!

  • @LadanAbdi-lv7qs
    @LadanAbdi-lv7qs11 ай бұрын

    Somali runta nicebaa

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan Жыл бұрын

    01:50 Dhiig daatay? Yaa kuu fasaxay, in aad dhiig daadisid? Ma ilaahay subxanahu wa tacaalaa, mise shaydan kaaga?

  • @abobasement346
    @abobasement346 Жыл бұрын

    Kan xabib dabah fadhiyah mah kibah war wuxuu waa ina gumed way kah muqatah in u yahay jajuus kkk😂😂😂

  • @user-ff3ye2id6h
    @user-ff3ye2id6h Жыл бұрын

    Intaad igu sawir kujirto wax saximaysid sixiduna maaha camarado laga hadllo

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 Жыл бұрын

    Waar buuq maanta looma baahna ee talada aad haysaa meeday

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 Жыл бұрын

    Kani waa kuwa somaliland lagu soo dhex darsadey burburkeeda iyo kala qeybinta bulshada somaliland meel kalana ka lacag qaata. Hadey burburto $4000 bishii ayuun baad ku waayi. Kaaga futo xun. Hadii la qaxo sidaa loo qurux badnaan maayo.

  • @muxuyidiinabshiir2391
    @muxuyidiinabshiir239111 ай бұрын

    Maxamed abiib waad mahadsantahy nin whsn baatahye cidbaadan kadhalan sxb laxdaa dabadada fadhida xagayaga caruusad nalaguursadey ayay Katadyn

  • @abdiali319
    @abdiali319 Жыл бұрын

    Nacnac looma baahna ee xalbaa loo baahan yahay.

  • @iconic-z5906

    @iconic-z5906

    Жыл бұрын

    Markaa hada maxad adigu ku hadashay ma xal mise waad nacnacleysay😮

  • @Samaale-vu6qh
    @Samaale-vu6qh Жыл бұрын

    6 Lixda gobol ee Somaliland gobolka awdal mooyaane 5 shanta gobol ee kale garxajis waa degaa iyo weliba deegaanka somalida itoobiya oo uu ku leeyahay dhul aad u ballaadhan

  • @libaanqorane4997
    @libaanqorane4997 Жыл бұрын

    👍👍👍

  • @muhumedmohamed587
    @muhumedmohamed587 Жыл бұрын

    Has hormar doneisa Mohamed abib udiba kursiga ugusareya. Aniga Somaliland maehi Kenyan banahai

  • @abudarda00
    @abudarda0011 ай бұрын

    Xildhibaane sida ciyaalka telfonka ku ciyaaraya muxu so jeedin, bal kan daba fadhiya fiiriya kkkk

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 Жыл бұрын

    Waxan barlamaan maah ee umad ilahay ha ka qabto

  • @f.warsame1069

    @f.warsame1069

    Жыл бұрын

    AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Жыл бұрын

    police officers 👮‍♀️ didn’t die in vain their blood 🩸 n family matters to us n the republic 😡 💪 💣

  • @amusse2801

    @amusse2801

    11 ай бұрын

    You had no idea what is about to come on August 25! Abiib knew what’s about to come!

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 Жыл бұрын

    War hays xijiin were is your wife

  • @AbuuCisa
    @AbuuCisa11 ай бұрын

    ما شاءالله فيك

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 Жыл бұрын

    Sharaf dhac bay kugu tahay xildhibaanow inaad Madaxweynahaaga ku tidhaado : waa beentaa. Hadalka wanaagsan ayaa khayrku ku jiraa . Have respect for your superiors even if you do not agree with him .

Келесі