No video

Wadaadada Qarkood Ashcarinimo Ayey Qarsanayaan || SH.Barbaraawi

✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid.

Пікірлер: 51

  • @abdoulwassaomar3737
    @abdoulwassaomar37376 ай бұрын

    جزاك الله خيرا. سيفضح الله كل من أراد هذه العقيدة سوء.

  • @cabdullahicadde7640

    @cabdullahicadde7640

    6 ай бұрын

    Kkk

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu77496 ай бұрын

    جزاك الله خيرا الجزاء وأحسن الله إليك

  • @FunnyHarpSeal-gf6hk
    @FunnyHarpSeal-gf6hk5 ай бұрын

    بارك الله فيك شيخنا

  • @azackismail8607
    @azackismail86076 ай бұрын

    بارك الله فيك ياشيخنا الفاضل

  • @atika5785
    @atika57856 ай бұрын

    Jasaakalaah khayr sheeikhunaa

  • @omarmohamedhassan9676
    @omarmohamedhassan96766 ай бұрын

    M.a Sh. Waa Runtaa

  • @teacherabdirashidabdi8715
    @teacherabdirashidabdi87155 ай бұрын

    لا أحب كثرة الكلام !

  • @user-qk2zo2kw2l
    @user-qk2zo2kw2l6 ай бұрын

    Mnsha allaah adeero barbaraawi

  • @jabaluhud2021-qr5cq
    @jabaluhud2021-qr5cq5 ай бұрын

    Waxad tahay khawaarij Sh khadar wuxu ogyahay fikrkiina takfiiriga ah ayu ka baxay

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi53486 ай бұрын

    sheekha waaa runtii. ictisaam. yuuna sheegayaaa

  • @cabdishakuuraxmad14

    @cabdishakuuraxmad14

    6 ай бұрын

    Shayadinta jadidiyo

  • @laylashii
    @laylashii6 ай бұрын

    Jizakumullah Khayr

  • @bashiiraxmed8900
    @bashiiraxmed89006 ай бұрын

    Manshalh sh barbaraawi

  • @naasirxasan5451
    @naasirxasan54516 ай бұрын

    بارك الله فيك

  • @FooziyaNour-pr9hc
    @FooziyaNour-pr9hc6 ай бұрын

    الله يحفظك يا شيخنا

  • @BilanMoustaphe-un9ul
    @BilanMoustaphe-un9ul6 ай бұрын

    Jasakalahu khayran sh barbarawi 11:03

  • @user-ql1st6bc2l
    @user-ql1st6bc2l6 ай бұрын

    سبحان الله

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan74845 ай бұрын

    Waa ilaahay mahadii inaan ashcari ahay kana xoroobey khuraafad kii wahaabiyiinta

  • @asdssa2714

    @asdssa2714

    5 ай бұрын

    talaw aakhiro maku anfacaysa❓❗

  • @khalidcabdi9259

    @khalidcabdi9259

    5 ай бұрын

    Ashcari nimo alle janno kaga heli maysid dad ayaa adoon utahay

  • @maxamedxasan7484

    @maxamedxasan7484

    5 ай бұрын

    @@khalidcabdi9259 Janadu alle ayay gacantiisa ku jirta Inaan ilaahay raali galiyo si aan naxariistiisa u helo ayaa ashcari u ahay Aadame dhamaantiina xor ba ka ahay ee ma laga yaaba inuu adiga yahay ka aanu aqligiisu xorta ahaynin

  • @maxamedxasan7484

    @maxamedxasan7484

    5 ай бұрын

    @@asdssa2714 Haa waa hubaa inay i anfacayso

  • @user-mw3ts4fx2j
    @user-mw3ts4fx2j5 ай бұрын

    Wrnio sheeqan culimada muu iskada daayo

  • @American_patriot110
    @American_patriot1105 ай бұрын

    Qubuuri, wahaabi, salafi, ashcari, ictizaam, saalixiya goorma ayaanu ka kori doona ereyadan oo Aan noqon doona Muslim?

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi2955 ай бұрын

    Adigu tolow waa yaabaye maxaad qarsanaysaa ilayn waadigan leh wax baa la wada qarsanayaaye

  • @user-vb3bt4ip5z
    @user-vb3bt4ip5z5 ай бұрын

    Diintu maaha inaad fikirkaaga dadka ku khasabto

  • @MohamedOmar-sb4te
    @MohamedOmar-sb4te6 ай бұрын

    نعوذ بالله من قساوة قلبه

  • @nuuraadanwarsame7485
    @nuuraadanwarsame74856 ай бұрын

    Waryaaa sheeekhan meeshan would ku garleeyahay e ogaaada reee dr khadar

  • @mustafexasan5050
    @mustafexasan50505 ай бұрын

    Ilaa qiyaamu saaca cid uun saarnaw , waxaa wanaaga kuu diidey oo aad u cadhaysan tahay mar walba shacabkuna wuu ku bartay .

  • @khalidcabdi9259

    @khalidcabdi9259

    5 ай бұрын

    Xaqu isma qariyo walal

  • @jesshalan6325
    @jesshalan63256 ай бұрын

    Falsdiin u ducee horta muran islaam ka dhexdiisa ah ayuu n baad wadaaye

  • @cadaadsaalax

    @cadaadsaalax

    6 ай бұрын

    Waahadlkaagii ee madiinbaa car inyaroo carabiya ku hadal😅😅

  • @xasan406

    @xasan406

    5 ай бұрын

    ​@cadaadsaalax carabi hakuu danbeeyo, waa maxay saddexdan shibbane ee aan shaqalka udhaxaynin. ? Af soomaaligii ayaa meeshaas laga marayaa!!!

  • @cadaadsaalax

    @cadaadsaalax

    5 ай бұрын

    @@xasan406 qaali afsoomaaligii baad iguhaysataa diintii ilaahayna waadku dhiirantahay waa midakalee qofku markuu afsoomaliga yaqaan sidaa adiga ookale layskumadhiba inaad xarafkasta buuxiso tusaale wll asc waxn ku idhi ifahn iwm

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter41856 ай бұрын

    Isagu barbaraawi muxuu qarsanayaa

  • @cadaadsaalax

    @cadaadsaalax

    6 ай бұрын

    اعلن بان الدعوة السلفية هي دين الله الحق فاعرفوها انتم وغيركم

  • @xasan406

    @xasan406

    5 ай бұрын

    هل مقصودك السلفية ابن باز، وابن عثيمين، والألباني و محمد بن عبد الوهاب والشيخ الإسلام الوحيد ابن تيمية وتلميده ابن القيم او السلفنا مثل الشافعي ومالك وابي حنيفة واحمد والبخاري وغيرهم ؟​@@cadaadsaalax

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi5 ай бұрын

    Qofka kanaalkan masuulka ka ahow. Aakhiradaada illaasho.

  • @sunamedia

    @sunamedia

    5 ай бұрын

    Sababee ?

  • @xasan406

    @xasan406

    5 ай бұрын

    ​@@sunamedia Aakhiradaa ilaasho haddana masabab ayay ubaahantahay!!!

  • @jesshalan6325
    @jesshalan63256 ай бұрын

    Wax kale adoo ka hadla inaad weligaa qof walaal kaa ku mash quusho

  • @cadaadsaalax

    @cadaadsaalax

    6 ай бұрын

    War waxaasi diin maaha cid hakumashquulin diin qaldanbay faafinayaan adiga diinta iyo dadka kee kulawayn

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh43535 ай бұрын

    من انت حتي تتكلم عن سادة الأشاعرة

  • @Somali100
    @Somali1006 ай бұрын

    Wahabiyada waa KZreadrs Caadiya 😂 Reaction Bee kaso bixinayaan cida aan ku fikir ehen , Barina Waa gaal ee dhahayaan shiqan

  • @Suhayb75

    @Suhayb75

    6 ай бұрын

    Shadhaab qudhun yahaw

  • @Somali100

    @Somali100

    6 ай бұрын

    @@Suhayb75 ma beenba maxa u aflagadesan dadka idinka fikir duwan? Mise cidii Ina abdiwahab dida waa gaal 😅

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt6 ай бұрын

    Dadka quluubtooda miyaad u dallacday inaad daalacatid waxa qof qarsanaya yaa kuu sheegay mise sida aad jeceshahay ayaad xukminaysaa ? Salafiya jaddiidah iyaga madaxda inay difaacaan bay yuhuudda u sameeyeen maantana dhibka falastiin la.maronayo waxay ka qabaan waa mawqifka yuhuudda mid aan ka duwanayn.

  • @Suhayb75

    @Suhayb75

    6 ай бұрын

    Hadlkaad ku hadlayso maskaxda has oo maro wiilaw

  • @asdssa2714

    @asdssa2714

    5 ай бұрын

    haddii aan ku dhirbaaxo oo dhegta aad waxba ka maqli waydo oo aan ku yiraahdo ma qalbigayga ayaad la socotay in aan xumaan kuu dhirbaaxay....laga yaaba in kaneeco ku dul taagnayd aan kaa dilaayay....ama sxb tinimo darteed in aad kuu dhirbaaxay........sidaas oo kle weeye waxa uu uga jeedo sh.barbaraawi....yacnii waajib maaha qofku in uu ku dhawaaqo waxa uu faafinaayo oo uu caddaystaa waajib maaha.....waxa dhici karta in uu qofku fikir faafiyo isagoo qarsanaaya......dadkana u duur xula u sarbeeba ....u gogol xaadha platform kii ku dhismi lahaa fikirkaas...wixi kasoo horjeeday na la dagaalama......tusaale imika qofka dadka tashuush kaga fura kutubtii sh.maxamed ibnu cabdi wahaab ma shaki baa kaaga jira in uu ka shaqaynayo suufinimo oo ay gubayso kutubta sheekha maxamed ibnu cabdiwahaab ee tawxiidka ka waranta❓❗.....caqligu haku shqeeyo

  • @aliyabeh1722
    @aliyabeh17225 ай бұрын

    Wahabi khawarj mojasimo dariqada wahabiga ah ayad fafinaysan ebadilka ah somalidu waye nigugaratay dabadhilif kalada usheqeyad ahaeden waligiiba iyad waxusheegaesa

Келесі