waakuma Dr Daahir cali jaamac||Sh Dirir|Sh Shibli|Sh Xasan Kaafi|Sh Nuur Cali Jaamac

Пікірлер: 89

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6Ай бұрын

    Zaadka aaqiro wxn kusoobiiray isagoo 1k gaarin maantana wuxuu qaraacaayaa 20k mashallah hanbalyo idiinleeyahay Sidaad xaqa ugarabtaagantihiin Alle haidiingarab istaago

  • @maxamuudcilmi6074

    @maxamuudcilmi6074

    Ай бұрын

    اللهم ارزقنا الاتباع ولا تجعلنا من جند الشيطان

  • @AbdulahiAbikar-ri1fg

    @AbdulahiAbikar-ri1fg

    Ай бұрын

    امين يارب ❤❤

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d21 күн бұрын

    .masha Allah sh shibli cimriga Allah haudayo.waa seefra ehlusunuhu kugaraco ahlubidaca

  • @user-mc4jj7zz5h
    @user-mc4jj7zz5hАй бұрын

    جزاكم الله خيرا

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8yАй бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbuuZayd1
    @AbuuZayd1Ай бұрын

    جزاك الله خير الجزاء

  • @abdimutaalmiyir58
    @abdimutaalmiyir58Ай бұрын

    Alle ha u naxariisto awoowe Abduqaadir Nuur Faarax. Dacwada Soomaalida wuu u dadaalay, gacan ka xaq daran ayaa dishay.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828Ай бұрын

    Barakallahu fiki sheeikh ku daran doriyo culumada naga wakil ah

  • @Suruur_channel
    @Suruur_channelАй бұрын

    Mxd dr Dahir keliya ugu shaanbadeynaysaa Jamaacada, mida kale dhamaan culimadasi waxa ay ka hadlayaan waa 8 sano ka hor ,waxa hda ah maaha.

  • @XasanGuuleedd
    @XasanGuuleeddАй бұрын

    Mahdsanidiin Bahda zaadka aakhiro

  • @abdimutaalmiyir58
    @abdimutaalmiyir58Ай бұрын

    Maa shaa Allaah sheekh shibli waa cadeeyay

  • @LaylaCalinuur-mc4fs
    @LaylaCalinuur-mc4fsАй бұрын

    Mahadsanidiin zaadka aakhiro

  • @Cumarawcali
    @CumarawcaliАй бұрын

    ILAAHAYAW iimaanka noo ilaaali Xaqana nagu sug ilaa inta aynnu ka dhimanayno.

  • @XasanAadan-yi5em
    @XasanAadan-yi5emАй бұрын

    Shukran

  • @felisabdi3794
    @felisabdi379428 күн бұрын

    Kuwaani ma iyagaa dhaley shabab, Illaahow naga qabo dhartooda, Acuudubillaah, Illaahow umada ka qabo

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5sАй бұрын

    Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam

  • @suhaybomerr
    @suhaybomerrАй бұрын

    Masha allah

  • @AbdulahiAbikar-ri1fg
    @AbdulahiAbikar-ri1fgАй бұрын

    اللهم احفظ لنا علماء المسلمين

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5dАй бұрын

    Waa takfirki o magici bedeley

  • @noorcade784
    @noorcade784Ай бұрын

    Aftahan nimo u daa sheekh shible xafidahu alaahu

  • @user-nj1dy1kl8t

    @user-nj1dy1kl8t

    29 күн бұрын

    Aftahan nimo madiinay noqotaa .

  • @iqraaxmed1276
    @iqraaxmed1276Ай бұрын

    Mash allh Allha idiinka Abaal mariyo

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711Ай бұрын

    Subxaana laah rabi shartooda haynka nabad geliyo takfiir

  • @user-sl5wd1si2l
    @user-sl5wd1si2lАй бұрын

    Xaqa waa cadyahay

  • @user-bw2sp8iu8m
    @user-bw2sp8iu8mАй бұрын

    Ilaahow xifdi culimada soomaaliyeed si fiican ayey nooga shaafiyeen qolooyinkaas takfiirka ah waxa eyihiin sh xasan kaafi sh dirir sh shibili sh iyo guud ahaan culimada soomaaliyeed allaah hanooxafido

  • @longevity-May18

    @longevity-May18

    Ай бұрын

    Yaa ku yiri xaq bay ku sugan yihiin, mushaaikhdan aad magacdooda tirisay? Iyaguba xisbigooda ( firqadooda) ictisaam ayay difaacayaan

  • @CrasaaqIid

    @CrasaaqIid

    Ай бұрын

    ​@@longevity-May18adi yaa ku dhahay xaq kuma sugno inaga waxaa la ina amray in aan muslimka khayr ka malaysano ictisaamse waa ayo maxay la gooni yihiin oo lagu yaqaanaa

  • @longevity-May18

    @longevity-May18

    Ай бұрын

    @@CrasaaqIid Wadaadan ictisaam maxay khayr uga filan waayeen, kooxaha kale ee muslimiinta. Ictisaam haddaanad aqoon sideed ugu doodi kartaa?

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105Ай бұрын

    Sheikh Shibile afka Alla kuma gooyo, afkaaga caano lagu qabay

  • @cabdicaziizxasan
    @cabdicaziizxasanАй бұрын

    mash all

  • @AxmeddaauudAxmed
    @AxmeddaauudAxmedАй бұрын

    5:04

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920Ай бұрын

    Mujasimada diin islaam ma heystaan

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354Ай бұрын

    .

  • @warkaxaaji834
    @warkaxaaji834Ай бұрын

    shibli iyo umal wax dhaamaa badan waxay rabaanba ha noqdaane

  • @cabdishukursaleban-eh7pk
    @cabdishukursaleban-eh7pkАй бұрын

    Waa koox diin dumis ah

  • @BushaarXusayn
    @BushaarXusaynАй бұрын

    Waa xaq in la ilaaliyo diinka

  • @dragondragz6540
    @dragondragz6540Ай бұрын

    Xaqa alla na fahamsiiyo

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281Ай бұрын

    اعوذ بالله من الشيطان الرجيم

  • @zinasisle5045
    @zinasisle5045Ай бұрын

    Midkaas masar fadhiyo dimuqraadiyo qabiilka leygama daba hadllikaro masaajidka nin aan aniga u fasaxin ma qabsan karo anagaa masaajidka ka talina iwm (haku hadlina wax aad idin kuu sameeyneenin.

  • @aadanmaxameddhaayow
    @aadanmaxameddhaayowАй бұрын

    alow idin hanuuni

  • @dragondragz6540
    @dragondragz6540Ай бұрын

    Gaalo manihin laakiin ssharciga Islamabad in lagu dhaqmo oo la iska xukumo waa la diiday

  • @degan4
    @degan427 күн бұрын

    Ma gaalo bay waayeen markii soomaaliya ay gaalaysiinayaan il adagaa😂😂😂😂

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384Ай бұрын

    Fashiluu fashiluu

  • @mo.gabow.
    @mo.gabow.Ай бұрын

    Waa jamaaco u taagan in Tawxiidka dadka loo cadeeyo ummada maanta waxa heesto oo dhib iyo dulli ah waxaa ‘aasaasi u ah diintoo laga tage iyo diintoo kaliya ka hare muuqaalo lkn aan nuxur saxan leheen. Mida kale waa runee diinta waxaa ugu cilmi badan oo ka hadli karo qof Alle ka cabsado ee ma ‘ahan mida waraaqado haysta oo kaliya.

  • @shuuriyeofficial4195
    @shuuriyeofficial4195Ай бұрын

    Dr jaamac yaa soo hadal qaaday 😮

  • @dragondragz6540
    @dragondragz6540Ай бұрын

    Kitaabka yaa loo soo dejiyay anaga maahanoo maxaan noolugu xukumeeynin

  • @mohaxassan1685
    @mohaxassan1685Ай бұрын

    waa haabiyaba way leedahaye maxaad ugudiidin dadka kale

  • @abdiasisali

    @abdiasisali

    Ай бұрын

    Qubuuriyana maxay leedahay ?🤔🤣

  • @abdijama5387
    @abdijama5387Ай бұрын

    Anigu koox kama tirsani mana lihi aqoon aan cid ku gaalaysiiyo midse waan ogahay kitaabka iyo sunadu haday nolasheena lagu dabiqi waayo maxaa diidaya in gaalo aynu noqono?dimiqraadiyad baan rabaa islaamna waan iska ahay intaan diinta ka fahmay maaha laba arin oo meel wada mari kara

  • @Abdullah-mc4qk

    @Abdullah-mc4qk

    Ай бұрын

    Waa runtaa wll. Waayo sharci dajinta ilaahay kaliya ayaa leh. Dumuqraadiyane sharci dajinta shacabka ayaa iskaleh shacabkane waxaa ku matalaya booskaas baarlamaanka ay soo doorteen. Quraanka aayado aad u badan ayaa lagu caddeeyay in ilaahay kaliya uu sharci dajinta leeyahay cid kaste oo sheegata booskaasne ilaahnimo inay sheegatay ciddii ku raacdane inay caabbudday. Quraanka wax farqi uma dhaxaysiin qofka qofkale u sujuuda iyo qofkii qofkale sharci dajiye ka dhigta. Nimanakan saadicuunna ramadaanti dhawayd barnaamijkii maalinlaha ay wadeen sifiican ayaan u daawaday. Cid ay maagayaan iyo cid duulaan ku yihiin ma jirto wanaag ayaan idiin intaan la.dhiman naftiinna naar ka badbaadiya qofkii ku yiraahdo ma waxbuu kuu dhimay ??

  • @adanmohamed4793
    @adanmohamed4793Ай бұрын

    Waa tuug, Ha la dagaalamo inta aysan dalka ku fidin tuugtaan.

  • @RashidWabari
    @RashidWabariАй бұрын

    Waa niman saxan , Dr. daahirna waa nin si saxan u socda , wixii ka qaldan waa laga sixi karaa .

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04Ай бұрын

    Dadkani waxa ay ka sheegayaan الصادعون بالحق Wax ka jiraa ma jiraan

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722Ай бұрын

    War war wuxu doqon sanaa intay isqarinaayaan baa aduunkii lugukala kacay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722Ай бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkk hhhhhhhhhhhh Mr Cawsay waa walaalkay ilma adeer baanahay eedaday na waa shashay

  • @EngAbdalla4009

    @EngAbdalla4009

    Ай бұрын

    Siduu ahaa markaa ma qof fiicanbaa mase qof lunsan

  • @jamaalhassan4095
    @jamaalhassan4095Ай бұрын

    😂الصادعون بالمنكر

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t29 күн бұрын

    Takfiir dharkaas maxirtee maxaa qaldan ma khawijti sufiyo dadka Ku shabadeyneysay oo kalaa waxaa ay u Dhar egyihiin islaaxa .

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoeАй бұрын

    SHEIKHOW RAGGAAN HADDAY YIRAAHDEEN DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD DADKA UMMADDA MUSLIM AH EE SOOMAALIYEED DHEXKEENAY EE KU DHAQAYA IYO SHACABKA GACANKA KU SIINAYAA WAA RIDDOOBEEN ,MAXAAD KU DIFAACAYSAA ADIGU , DALIILKEEN , INAAN KU DHAQANKA DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD LAGU GAALOOBAYNIN OO AY BANNAAN TAHAY 44:38

  • @user-bw2sp8iu8m
    @user-bw2sp8iu8mАй бұрын

    Dadkaas lunsan ey culimada nooga warameen ilaahey haka qabto. Soomaali maxaayeelay wax fiican sooma wadaan hadey nagu bataan waxaa halis ah iney umada laayan maxaa yeelay qof gaalnimo kaa aaminsan muxuu kuu reebtay hadow fursad kuugu helo waa kudilaa ilaahoow nagaqabo shartooda

  • @maxamuudmaxamad1194
    @maxamuudmaxamad1194Ай бұрын

    قد كدبت

  • @longevity-May18
    @longevity-May18Ай бұрын

    Yaa ku yiri: Shibilli, sh. Dirir iyo kuwa kale ayaa xaq ku jooga? Dhammaan firqooyin waaye is wada khilaafsan oo midba midda kale gaalaysiinaayo.

  • @Xusnixassaan

    @Xusnixassaan

    Ай бұрын

    Maalinta noqoto in xaq lala dagaalo kuwa isbaabinayey oo dhan way wada midooban . Waana wax horay loosoo arkay.

  • @user-th2gh7jb1v
    @user-th2gh7jb1vАй бұрын

    Al saadicuun bil xaq waa jaamaco dadka towxiid ka ugu yeerto xaqana way cadeeyeen Ilaahay khayar badan haka siiyo hawshay u istageeen ❤❤

  • @duceysane2979

    @duceysane2979

    Ай бұрын

    Ma adiga ah talow subxanallah walee takfiir baad tahay😂😂😂😅😅😂

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5sАй бұрын

    Culimooy indhihii islamka waa idinka Baadil oo dhan waxaad ku suulinkartan Bal idinka hishiiya cudurkana naga wada saara

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211Ай бұрын

    Wahaabiya

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj202225 күн бұрын

    Soomali baa ba'ay , wax walba la inoo keen

  • @jamaalhassan4095
    @jamaalhassan4095Ай бұрын

    الصادعون بالباطل والفسق

  • @cabdixafiid3428
    @cabdixafiid3428Ай бұрын

    Ragaas bilaasha ugu dhagan tihiin

  • @mohamedmohamud-zi2mm
    @mohamedmohamud-zi2mmАй бұрын

    wahaabiyo ayagaa is radinaaya

  • @abdiasisali

    @abdiasisali

    Ай бұрын

    Qubuuriyana?🤔😁

  • @mohamedmohamud-zi2mm

    @mohamedmohamud-zi2mm

    Ай бұрын

    @@abdiasisali dadka maqarxiyaan

  • @abdallajamal5038
    @abdallajamal5038Ай бұрын

    Wa jaamaca xaq ku taagan towxiidka dadka ugu yeerta

  • @Xusnixassaan

    @Xusnixassaan

    Ай бұрын

    Waasaa sheegtay wll

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211Ай бұрын

    Takfiir IYO alshabaab iyo daacish IYO islaax IYO ictisaam waa wahaabiya

  • @abdiasisali

    @abdiasisali

    Ай бұрын

    Mr abdisheik8211 adiguna ma qubuuriya tahay 🤔🤣 Hadalkaagu waxuu shabahaa qubuuriya 😁

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Kan la yiraaho Shibile yum inan wadanka S/land hadii uu Tomas do khatartiisa ayuu leeyahay ma iman karo isaga iyo Umal

  • @sheekhmawliid6979

    @sheekhmawliid6979

    Ай бұрын

    Shekh umal iyo shekh shibili waalaba shekh oo somalida galad badan kuleh diinka allena waxbadan taray kuwa badilka wadana hortagan marka culimada hala ixtiramo intay Dinkar alle utaren umataraynee hadii aynan uducaynayn afkena aynu kahaysano

  • @AhmedAhmed-tx6dj

    @AhmedAhmed-tx6dj

    Ай бұрын

    Sheekhu maxaad ku haysataa dadka uu wanaaga ku sheegayo Sheekh C/raxmaan Dhegaweyne oo reer Sland ah buu ku amaanayaa inuu ninkaa raggii ka hortagay uu ka mid ahaaye?. Sheekh Shibli waa caalin diinta u gargaara maashaa Allah. Waxaan filayaa fadwadii Laascaanood baad ku haysataa balse Sheekh Dirir oo ragga sheekhan ay isku cilmiga yihiinba waakii isagoo dagaalkii Laascaanood Muuse ku taageeray oo dhiigii dadkii madfaca lala dhacayey aan nixin hadana kii buurta Gacan libaax ku tilmaamay mid khalada oo waa in la jooji waayo iyagu waa sokeeye. Marka labadooda waxaa saxsana Sheekh Shibli waayo jamhuurta cullimadda Soomaalida ayaa ku raacay arinkaas in Muuse ku khaldanaa oo aakhirkii Allah ayaa kashifay dulmigiisii iwm.

  • @Xusnixassaan

    @Xusnixassaan

    Ай бұрын

    Odayashan dadka dhiig yacabka u fatwooda, makula saxantahay inaad ka dhigitid indhaha aad kukala saaraysid waxa saxda ah iyo waxa baadilka ah?

  • @abdiasisali
    @abdiasisaliАй бұрын

    Waxaan arkaa qubuuriyana badan ood moodo inay tageerayaan nimankaas la baday Asadicuuna bil xaq (xaqoo la cadeeyo) Qubuuriya dhib badanaa meel loo raaco lama yaqaana. Marna waxaad iyagoo shiicada la safa waa sidee Qubuuriya umadii waad washeen 🤣🤣🤣

  • @XasanAadan-yi5em
    @XasanAadan-yi5emАй бұрын

    Shukran

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354Ай бұрын

    .

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354Ай бұрын

    .

  • @aadanmohamedxeyle3922

    @aadanmohamedxeyle3922

    Ай бұрын

    Ilahay ha naga qabto kuwaan umadaan soomaali aan ku hugaaminayn diintooda

Келесі