WAA TAN NOLASHA YURUB E SAXDA IHI IyO XAQIIQDA LAGA QARIYO DADKA SOMALIYA JOOGA 🇪🇺vs🇸🇴

Ойын-сауық

Pleas hadi aad timid halkan subscribe chanelka I sar muqaLkana I share gare si uu ashaap kale u gaadho like tana ha ka iloolbin iyo wixi fikirkaga ah # Waa mahad san tahay #somalia

Пікірлер: 171

  • @abdirisakcawil5522
    @abdirisakcawil5522 Жыл бұрын

    Mash allh sxb muqal qurux bdn Aya soo dhigtay thnks muqalada soobadi sxb

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Thanks you zhp qaLi 🥰😔

  • @fardosaladan7422

    @fardosaladan7422

    6 ай бұрын

    Soo badi wallaal

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji.7 ай бұрын

    Lakin saxib waxaan kuula talin lahaa. Inaad Masalahaaga( saligaaga ) aad horay u qaadato, si aysan Salaad aysan kuu dhaafin. saas yeel. insha'Allah ❤🎉

  • @abdikanikayse5312
    @abdikanikayse5312 Жыл бұрын

    Waa rafaad yurub illahay ima geeyo illhow meel kasta wad joogtaaye halkaad igu abuurtay wax igu sii oo ii macaanee🤲

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Aaamin pro 🤲🤲🤲

  • @abdikanikayse5312

    @abdikanikayse5312

    Жыл бұрын

    @@abdirhmandollarvlogs amin sxp

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Ай бұрын

    Somalia ayaa ka daran,

  • @mohmedhassan7621
    @mohmedhassan7621Ай бұрын

    Masha Allah Keep going pro 🎉

  • @SIMBASIMBABOY-rc7cs
    @SIMBASIMBABOY-rc7cs10 ай бұрын

    Keep going wllka another level video❤️

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji.7 ай бұрын

    Wow Vologii ugu quruxda badnaa intaan arkay Thank you my brother. Noo soo badi insha'Allah 🎉❤

  • @amkacadeh6803
    @amkacadeh680310 ай бұрын

    Wow amazing video I really like it ❤

  • @cumarcisman2572
    @cumarcisman2572 Жыл бұрын

    Wow vlog quruxdiisa wata pro keep going

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Thanks you pro

  • @misamal6695
    @misamal6695 Жыл бұрын

    Wiil qalbi wanaagsan tahay maasha allah abowe noloshu kuma xumeyso💖

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Thanks you abayo❤

  • @user-no7mf2jj8x
    @user-no7mf2jj8x5 ай бұрын

    Salaadda ilaasho walaalo allaah ha ku xafido insha allaah

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    5 ай бұрын

    Shugran wlo Hye 🙏

  • @sheeqnuursheegay9706
    @sheeqnuursheegay9706 Жыл бұрын

    Mahadsanid Lph hormar wacan Lkn zxp somali way ku yar tahay

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Haaa pro thank you

  • @SAHANRAAC
    @SAHANRAAC Жыл бұрын

    Woow oday horumar wacan sxp

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    The legend thanks you shp

  • @abdirisakahmed2478
    @abdirisakahmed24788 ай бұрын

    Saxib salli qaado meel walbo ad joogto iyo waqti walbo ad jogto salaada ku ilaali wa muhiim cudurdaar wa labo shey inad hilmaamto in hurdo kula tagto waxkalo excuse ah majiro thanks👍

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    8 ай бұрын

    Wad mahad san thy ZHp 🥰

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840Ай бұрын

    M.a libaax thanks you

  • @jawaahirqanli1347
    @jawaahirqanli1347 Жыл бұрын

    Masaha Allah wllky ❤ 🙏

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Wlshy quen 🥰

  • @FadumaJamac
    @FadumaJamac3 ай бұрын

    Thank you bro❤❤❤❤

  • @ishowspeed308
    @ishowspeed308 Жыл бұрын

    Keep going walaal waa muu qaal qurux badan😊

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    🙏🙏🥰

  • @Mohaoffici1
    @Mohaoffici16 ай бұрын

    M sh alaah

  • @shukritarabi6686
    @shukritarabi6686 Жыл бұрын

    Masha alaah gacanta ilaah kaama gooyo walalkeen

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Wlshy quen ❤ zharf bad ledahy

  • @caaqilka3712
    @caaqilka371210 ай бұрын

    Masha Allah Sxb

  • @sukhranasir
    @sukhranasir11 ай бұрын

    Waa first day aan YOU Tube kaga so boqday wow❤❤

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    11 ай бұрын

    U wlcm wlo 🥰

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar3178 ай бұрын

    Insha allaah ❤❤❤😢😢😢

  • @abdiazizhaaji2936
    @abdiazizhaaji2936 Жыл бұрын

    m.a szb guules

  • @ummulkhairahmed8336
    @ummulkhairahmed8336 Жыл бұрын

    Masha'Allah bro 5k wax ka badan uqalantaa balse wa gaaree Insha'Allah nogaso sheekey wax barashada wadanka

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Thanks wlo ❤ waxan kentay in aan subcribe badan heli update ma ihi dhanka wakhti aya igu yar lkn inchallah in an apdate noqdo wan isku dayy dhnka youtubka thanks you ❤

  • @fardoosofar317

    @fardoosofar317

    8 ай бұрын

    ​@@abdirhmandollarvlogssxb waxbarasho

  • @fardosaladan7422
    @fardosaladan74226 ай бұрын

    Soo badi

  • @najahahmed1724
    @najahahmed1724 Жыл бұрын

    walalky doller hore u soco

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Thanks you wlshy

  • @saacidalimohamedali6406
    @saacidalimohamedali6406 Жыл бұрын

    Maasha alaah sxb waa vlog qurux badan lkn salaadaha iskuday inaad ku dadaasho

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Hye shp shugran

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 Жыл бұрын

    Thnks

  • @wlljpir2580
    @wlljpir2580 Жыл бұрын

    Zxp vlog yada soo badi wakhti usamee si ay dadku kugu xidhnaadan insha'allaah 1m

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Inchallah pro qali time ka freega an ahay aya igu yar lkn inchallah wan samayn dona

  • @user-me2pq3vc9w
    @user-me2pq3vc9w18 күн бұрын

    MaashAllha bother Ma iga caawinaysa inaan imaado rabay

  • @kawsarsalebaan5699
    @kawsarsalebaan5699 Жыл бұрын

    Waaw

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    🥰

  • @muhanadmaxamedcabdu
    @muhanadmaxamedcabdu4 ай бұрын

    Lagend ❤

  • @user-wf1yy2cg5x
    @user-wf1yy2cg5x4 ай бұрын

    Waad mahadsantahy zxp xog xaqiiqa ayaad Naga siisay

  • @cabdiqaadirmaxmed339
    @cabdiqaadirmaxmed339 Жыл бұрын

    Zxp lkn meel walba aad ku dukan kartaa cidna ku.guma mash.quuleeso ee saladaaha ku duku meel waliba oo aad joogti legend

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Thank you wlo

  • @YasirCamar
    @YasirCamarАй бұрын

    Sxp wadanke wye meshasna

  • @user-fj7uw2ey6k
    @user-fj7uw2ey6k2 ай бұрын

    Wll yurub adigoo shaqaynayo wax mala barankaraa

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    2 ай бұрын

    Wadanka ad jogto ayey ku xidhan thy wlo Iyo da’da ad thy lkn halkan an joga haaaa

  • @abdiveli4661
    @abdiveli4661 Жыл бұрын

    Brother Abdirahman wxan Raba inan Luxembourg Imado hadu ale idmo qof Somali ahna kama aqan iyo wado loso maro Malaga yaba somalinimo dhalinyara nimo inad ii cawisid wllka thnk you

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Wlo instgram kayga igaLa so xidhidh abdirahman dollar

  • @mrrjack7500

    @mrrjack7500

    Жыл бұрын

    @@abdirhmandollarvlogs ima so qabanyo bro

  • @ahmedyare8230
    @ahmedyare8230 Жыл бұрын

    ❤🎉

  • @shukrii9137
    @shukrii913711 ай бұрын

    Wall waxa no shegta wadamada yurub ugu ficn video Ahan uso dhig😊

  • @aamiincabdi1978
    @aamiincabdi1978 Жыл бұрын

    Wll wadankaa waan jecelahee sidee lagu iman karaa

  • @maslahmusse609
    @maslahmusse609 Жыл бұрын

    Please zxpo shaqada video kaso duub

  • @ahmedmouktar2154
    @ahmedmouktar2154 Жыл бұрын

    Merci frr en te supporte Je suis etudient a djiboute sxb Waxaan ahay ardaay jabutiyana sxb Waaxan kuwaydin raabay sxb Sideen ku imada sxb luxambourg parceque j conais la longuage de francais Hada waxaan kabaxaya lycee de djibouti apres j bessoi de venir la bas a universite merci

  • @abdulahiibrahin
    @abdulahiibrahin Жыл бұрын

    Zxp wadanka qaxooti ma aqbalayan inaa iska Soo dhiibo rabaa

  • @user-lg2ki2qv3m
    @user-lg2ki2qv3m6 ай бұрын

    Zxp noi nolasha yurup ayaa wax maskaxadayda ku wareegaya ee plz lamarkaaga isoo sheeg

  • @siciidarafat1912
    @siciidarafat1912 Жыл бұрын

    Side wll kutimi ma tahrib mise si kle wtsupkaga information rba ina iga cawasid iso sheeg

  • @usamaofficial7732
    @usamaofficial7732Ай бұрын

    Wll maanad shaqaynba

  • @muhanadmaxamedcabdu
    @muhanadmaxamedcabdu4 ай бұрын

  • @maslahmusse609
    @maslahmusse609 Жыл бұрын

    Dhanka shaqada video nogaso duub zxp qaalo

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 Жыл бұрын

    M.a keep going pro

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar3178 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @hassannurali5466
    @hassannurali5466 Жыл бұрын

    sxb asc sdethy waxan ubahnaay ina imaado xagee kala so xadhiidhi

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow2 ай бұрын

    Waxaadan dadka aadan u sheegeynin inaad CAYR ku nooshahay - hand out. Waxaa ku dhaama kuwa dhididka WAALIDKOODA ku nool!!

  • @IsmaelAtlas

    @IsmaelAtlas

    Ай бұрын

    Ma dhamaan isagaa dhaama oo inyar kadib shaqaysan doona

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Жыл бұрын

    legend ninweyn dolar

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Walalka🥰

  • @King___amiir
    @King___amiir Жыл бұрын

    Malin qurux badan weeye vlog qurux bdan

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    The legend ❤

  • @kaderabdi9737
    @kaderabdi9737 Жыл бұрын

    Asc chefo si wadanka lo imankaro anba wadanada kala ee si da Canada sxp isomaney wxan ahy arday dhigta jamacada djibouti sxp wxan donay inan imade si se possible frro merci

  • @zakariye8286
    @zakariye82869 ай бұрын

    Pro saliga salaada hori usii qaado

  • @sameeersaid
    @sameeersaid Жыл бұрын

    wolker

  • @drbarakaleinantiisadrsdega8786
    @drbarakaleinantiisadrsdega8786 Жыл бұрын

    Wllky 🥰❤💯

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Wlshy 🥰👸

  • @cawil252
    @cawil2526 ай бұрын

    Abdirahamab sxb markan ku arkay baan ku xasuustay nio waxan ahay arday borame wax ka barann jiray oo reer muqdisho ahaa aqon ban isu lehayn sxb nolol wanagsn baan kuu rajayn

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    5 ай бұрын

    ZHp sare u welcome

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    5 ай бұрын

    Zido kale zhp qli 🫡🦁

  • @mohamedabdulwahab7661
    @mohamedabdulwahab7661 Жыл бұрын

    Yurub waa meel dhibbadan

  • @salahabdirashidyasin9728
    @salahabdirashidyasin9728 Жыл бұрын

    War miyaadan salaada is kudayeen zxp

  • @cimrandhibis897
    @cimrandhibis8979 ай бұрын

    Mashaqeysid miya sxb?

  • @bilemoha9353
    @bilemoha9353 Жыл бұрын

    Sxb iskuul oo waqti xadidan malahan

  • @juhaay1437
    @juhaay1437 Жыл бұрын

    Sidee ku imaan karaa luxembourg sxb visha wax barasho kwrn

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 Жыл бұрын

    Maasha Allah walalo waa vlog qurux badan lakin salaada walal ku dedaal sijaayad Qaado oo wakhtiga break time ku tuko schoolka mahadsanid walalo

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Inchallah wlo wad mahd san tahay ❤

  • @CaishaCaishahussein
    @CaishaCaishahussein Жыл бұрын

    Abwe USA wadba ka shaqo yartahiin

  • @Apdala-kaatun64
    @Apdala-kaatun64 Жыл бұрын

    Sxb hami bad you tube kalee dahay alle hakuubrumeeyo

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    😂 war ZHp KZread bashal ayan u so gala une jano iigu duceee halkasan hami ka leyaheee

  • @AbdiqaniYusuf-vm2wv
    @AbdiqaniYusuf-vm2wv2 ай бұрын

    Wwwww

  • @user-yj9yi2qf2x
    @user-yj9yi2qf2x6 ай бұрын

    Nolosha kuma ciisho bro lakiin waa imaan donaa i.a 😊😊

  • @diinaari2251
    @diinaari22518 ай бұрын

    Vlog somalida mar walba wuu qaldan yahay looma baahna hadal badan iyo inaad mar walba wejigaaga soo duubto keliya muhiimada kahadal soona duub meelahaad marayso meelaha ugu quruxda badan

  • @user-lg2ki2qv3m
    @user-lg2ki2qv3m6 ай бұрын

    Plz

  • @XAMSEXARRIR
    @XAMSEXARRIR12 күн бұрын

    Sxb qali waan ku salaamay Waxan rajaynayaa inaad wanaagsan thy bro Meel lagaga so xidhiidho majirta?

  • @yussufabdi2133
    @yussufabdi21336 ай бұрын

    Walal salada kudadal salad la antet waa nolal la an

  • @cabdalemohamedcabdale4312
    @cabdalemohamedcabdale4312 Жыл бұрын

    Brother mesha visaheda side kuhela isojawab zhp

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Shp safaradaha dalka ee wadamada kale ku yala aya la waydiya

  • @user-wv9bz4er2w
    @user-wv9bz4er2w7 ай бұрын

    Wallow ma I wadido

  • @saabirinlibaanabdi1430
    @saabirinlibaanabdi1430 Жыл бұрын

    Wll kaso hadal dhanka shaqadaa iyo lcgtaa la qato iyo cafimadkaa iyo guryahisaa maa raqisaa

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Video ayan ka so samaynaya ZHp qli ❤

  • @YasirCamar
    @YasirCamarАй бұрын

    Sxp ado isleh cwa a wda tukanaysa od qallaynaysa inay nafu ka baxdo wxpo kuma aha ee iska tuko xta waddo dhexdede ad ku tukate wayo salada wa wajip e ma aha sunno❤ ilaali sxp slada 😢❤

  • @user-qc8dw1wd4f
    @user-qc8dw1wd4f5 ай бұрын

    Horta dad ka yurub tako melee udhahaan jooga 😮😮

  • @FadumaJamac
    @FadumaJamac3 ай бұрын

    Laakiin bro tareen badanaa meeshu😂😂😂

  • @caishacabdi
    @caishacabdi Жыл бұрын

    Magaciis wadankan

  • @khadarmuus3655
    @khadarmuus36552 ай бұрын

    Sidaa kutagtay noogasheekee pro

  • @abshirmuuseshire839
    @abshirmuuseshire839 Жыл бұрын

    Zxp see adi wadanka ku gashay nogaso waran

  • @kadernur6861
    @kadernur6861 Жыл бұрын

    Abdirahman dollar hormar wacan zho horay usoco

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Thanks ZHp qli

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 Жыл бұрын

    Wa nolol quruxbadan maxa kaa maqan sey alxamdulilah

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Alx thnx wlo

  • @saeedofficial
    @saeedofficial2 ай бұрын

    War inder goormaad gashay dalka

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen468111 ай бұрын

    😂😂😂😂😂. Aar Qosol badanaa

  • @mulkicabdi3304
    @mulkicabdi3304 Жыл бұрын

    Sorry still wax cibaado ah kuma jirin noloshada malin laha ah live with out pray is nothing

  • @Jabracabdullahi
    @Jabracabdullahi4 ай бұрын

    Nio ha ka waalin dhalan yarada yurub maxaa yaala marka aad noo xaysiinaysid yurub

  • @apdishakurmoha7881
    @apdishakurmoha78819 ай бұрын

    Subxnallah salaada xiligeda tuko

  • @maslah345
    @maslah3455 ай бұрын

    Vlogyadan aad duubeysaan ayaa umadii wadanka joogtay kusoo barakacayaan oo naftooda haligayaan wadamadan ragbaa leh oo qurxistay oo awoowa yaashoodii uqurxiyeen oo sharci iyo kala danbeyn usameyey umada yaanlagu kalifin inay badaha isku soo haligaan

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni53583 ай бұрын

    Waxan sida hablaha u hadlayaa muxuu ahaa 😂

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 Жыл бұрын

    Saan maaba rafaad ah cxb

  • @abshiribrahim2414
    @abshiribrahim2414 Жыл бұрын

    Sxb anigoo passport sweden wato daganaasho maliiga yeelaa jawaab 👍

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Shp qof kasto sharci yurub ah hysta wa ku nolaN kara

  • @mohamedshino6515
    @mohamedshino6515 Жыл бұрын

    The best yurub jaahilka mafahmikaro😂😂😂😂😂😂

  • @mohamediidle2016
    @mohamediidle2016 Жыл бұрын

    Sidee lagu imaankaraa

  • @mrrjack7500
    @mrrjack7500 Жыл бұрын

    education free miyaa bro?

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Haa pro

  • @Azam-kode
    @Azam-kode7 ай бұрын

    nio matukatid miyaaa

  • @user-ij9fc6qv9u
    @user-ij9fc6qv9u11 ай бұрын

    Maagaalo Arlon la dhahaa u dhaw sow maahin

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    10 ай бұрын

    Haa wlo

  • @waanoproduction1800
    @waanoproduction1800 Жыл бұрын

    Salaadaha waqtigooda ku tuko

  • @abdirhmandollarvlogs

    @abdirhmandollarvlogs

    Жыл бұрын

    Hye wlo 🥰

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840Ай бұрын

    Oo kaaley school miyaa'hadda soo aadey mise sheeko hhhh yaab

Келесі