WAA SIDEE NOLOSHA ARDAYGA CAAFIMAADKA BARTA | ADNAN & SIRKA PODCAST

Hosts: Dr Adnan & Dr Sirka
Producer: IBrahim CM
Production: ‪@sultaanfilms‬
Follow AS PODCAST on
/ a.s__podcast
/ a.s.podcastt
/ as.podcast8
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
©2024 ADNAN/SIRKA . All rights reserved.
#adnan_sirka_Podcast
#sultanfilms

Пікірлер: 234

  • @rehabdini
    @rehabdiniАй бұрын

    Finally, people who can understand our background and actually can guide us as Somali youths Dr’s, Thank you for giving us this precious resource and opportunity ❤️❤️❤️

  • @AishaJama-qd6ex
    @AishaJama-qd6exАй бұрын

    Ani ahaantay podcast kan wakhtigiisa Ayaan helay because as a Medical student semester aanu hada ku jirnaa wuu nagu yara adag yahay run ahaantiina qodobo badan oo aad ka dhawaajiseen as a motivation ahaan bay ii noqotay aad baad umhdsntihiin jasaakumullah khyra jasaaa 😊😊

  • @mohamedaliismail8981

    @mohamedaliismail8981

    Ай бұрын

    Hore usoco Dr inti dadaalkaga ah Alle talo saaro anigaba wa so maray 7 years in medical school hadana Master ban wada Guuleyso.

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735Ай бұрын

    Hadaan nahay bahda cfimaadka hadaan helnay podcast nugu haboon❤❤horey usocda aaadbaa umahadsantihiin dr adnaan iyo dr sirka❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Adigaa mudan walaal Laylo.

  • @rahmoyusuf8825
    @rahmoyusuf8825Ай бұрын

    Cajiib Allow kuwaan oo kale noo soo badi Yaa Allllh❤🫡

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Aaamiiin. Mahadsanid Rahmo.

  • @colaadoffcial9085
    @colaadoffcial9085Ай бұрын

    Masha allha fikirka saliimkaa in bulshada loga faaideyo waa muhiim keep going

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Colaad, Allah ku sharfo

  • @Alax.12
    @Alax.12Ай бұрын

    wlhi wa fikrad fiican in aad waayo aragnimadiina ardayda Tusisaan amazing 👏

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Alax👏🏾👏🏾

  • @asmamohamett7350
    @asmamohamett7350Ай бұрын

    Aad iyo aad baad umahadsantiin dr Adnaan iyo dr saakir wllhi aad Ban ugu baahneyn podcast ardeyda cafidmka ugaar mashlllha horey usocda 🫶🏻❤

  • @salebanosman7494
    @salebanosman7494Ай бұрын

    Msha allah thanks dr adnan iyo dr zeerka nooso badiyaha talooyinka ardayga cafimadka ahi ubaahanyahah❤

  • @Yusro2m
    @Yusro2mКүн бұрын

    2024 video best podcast tnks doctors

  • @abdirashiidzahir2456
    @abdirashiidzahir2456Ай бұрын

    Masha allah

  • @AroundUs-2024
    @AroundUs-2024Ай бұрын

    Masha allah horey u socda

  • @colaadoffcial9085
    @colaadoffcial9085Ай бұрын

    Masha allha fikirka saliimkaa in bulshada loga faaideyo waa muhiim keep going ugaas

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Colaad 👏🏾👏🏾

  • @safaa-adey
    @safaa-adeyАй бұрын

    Masha allah keep going Dhakhaatiirta noosoo badiya🎉🎉🎉🎉❤

  • @DrzackZack-oh9dn
    @DrzackZack-oh9dnАй бұрын

    Dr sirka and Dr adnaan Aad bad umahadsan tihiin ❤

  • @user-zi9xy5tu1q
    @user-zi9xy5tu1qАй бұрын

    we appreciate inan helno dad idinko kala ah waxan leyhy halaga faaidaysto oo halaga karo qudhunka qabyalada so idinkana waan idinka sugayna more and more vedios

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Waan kaaaga mahadcelineynaa, kalmadaada guubaabinta iyo dhiirigelintaba ah 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @SumayaNurMohamed
    @SumayaNurMohamedАй бұрын

    Waa wax an aad ugu bahneen ina laga hadlo masha allh hore usocda wllyal

  • @mohamedsharifahmed2127
    @mohamedsharifahmed2127Ай бұрын

    Ma sha Allah

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Mohamed Sharif.

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076Ай бұрын

    Masha allh mahad sanidin akhyarta ✔️

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare6003Ай бұрын

    Mansha allaah waa podcast ay u baahi qabeen ardayda caafimaaadku waanad mahadsantihiin doctors guuleysta❤

  • @drjamila8927
    @drjamila8927Ай бұрын

    🎉🎉 wow dr adnan iyo dr sirka

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    DrJamila. Mahadsanid walaal

  • @shucaybdeeq1474
    @shucaybdeeq1474Ай бұрын

    Mansha Allah meel bulshado aad ogo baahnayeen ayaad samayseen mahadsanid

  • @aaminahagar9392
    @aaminahagar9392Ай бұрын

    Masha Allah 💚

  • @maryammohamed2
    @maryammohamed2Ай бұрын

    masha Allah tabarakallah waan idin taageeraaya

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid walaal Maryam

  • @ayaanbarre8379
    @ayaanbarre8379Ай бұрын

    Podcast kale nasoo badiyah wll❤️medical student

  • @mariama.noorad
    @mariama.nooradАй бұрын

    Masha.allah hormar wcn wllayaal ❤

  • @aaminacaalin4413
    @aaminacaalin4413Ай бұрын

    Masha allah drs' adban idinku mahadcelinaya waxlobahanyahay ayad kahadashen

  • @Abdikarim59
    @Abdikarim59Ай бұрын

    Very good podcast

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Thanks walaal Abdikarim.

  • @mohamedabdi3312
    @mohamedabdi3312Ай бұрын

    Wan radinaye podcast noocyadan ah Dr adnan ❤️ iyo Dr sirka ad bad u mahadsan tihin jazakalah halkas kasii wada ..

  • @jaamacyasiinjaamac4580
    @jaamacyasiinjaamac4580Ай бұрын

    sxibayal yaan looga harin meeshas inaa wadi krtan wada waayo ha ku xisaabtamin inta follow kuu ah ee ku xisaabtan inta wax yar kaaa faidaysa taas baa muhim ah

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Insha Allah inta karaan keena ah waan wadaynaa

  • @ayaanaxmedshire2459
    @ayaanaxmedshire2459Ай бұрын

    Asc habeen wanaagsan walaalayaal waa aad mahadsan tihiin sida quruxda badan eed afkaartiina noola soo wadaagteen waxan idinku darsan lahaa in aad mawduuca joogtaynta iyo wax is baridda shaqsiyadeed sida in uu qofku you tube wax iska baro luuqad iwm nooga soo hadashaan Next insh aallaah. Guulaysta.

  • @user-vl1ny8mv8t
    @user-vl1ny8mv8tАй бұрын

    Masha allah alle ha idin barakeeyo hunyaal wax badan baad noo faaiidayseen

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @Queen-iqra-dhawrsan
    @Queen-iqra-dhawrsan15 күн бұрын

    Masha Allah hore U socda ❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    13 күн бұрын

    Mahadsanid Iqra

  • @drayesha232
    @drayesha232Ай бұрын

    Asc mashallah our Doctors jazakallah khair Wad mahadantihin codsi fadlan no sameya Group cafimaad oo ardeyda medicine si logala faideysto we need each other as medical students Shukran ❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Wcs walaal Quen562. Group xagee ah ayaad isleedahay in aan sameyno?

  • @axmedmohamed5688

    @axmedmohamed5688

    25 күн бұрын

    Ani goo arday medicine ah waxaan jeclaan inaan wada xiriirno waxaad haydaa fikrad aad u fcn aanna kugu waafaqsanahy, Waa muhiim inaan helno arday soomaaliyeed oo team ah.

  • @axmedmohamed5688

    @axmedmohamed5688

    25 күн бұрын

    Can you share me your special contact, fikradaas inaan isla dharaan dhirino aan rabay

  • @falisosman5820
    @falisosman5820Ай бұрын

    Dr Adnan Abdallah io Dr mohamed haji guulesta Drs waana ku farax sanahay podcstigan Dr cadnan almost 3 yrs waan aqaan aad bana ugu xiranahay chanelkisa Drka kle barasho wngsn waxana rajeyna inan ku soo biro bahda caafimadka oo aan aad u jeclahay🥺🥺🤲

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Adiga ayaa mudan waanan kusoo dhawawnaynaa walaal. Sharaf aa leedahay

  • @falisosman5820

    @falisosman5820

    Ай бұрын

    @@ASPODCAST-somali Sharaf io karamo Drs🙏

  • @suheybahmedmohamud4698
    @suheybahmedmohamud4698Ай бұрын

    M.a keep going

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Suheyb.

  • @hazzanabdi5551
    @hazzanabdi5551Ай бұрын

    M.a very nice Waaa fikrad wacan wllayaal Waliba dhinaca aqonta u badiya weliba caafimaadka ah ee

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Insha Allah waa talo wanaagsan, sidaas ayaa sameyndoona. Mahadsanid Hazzan.

  • @asmaindho6130
    @asmaindho6130Ай бұрын

    Bahdi caafimaadka bodcast ku haboona Waakan waxa rajaynayaa inu channel horumarimariyaan bahada caafimaadku ❤❤

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01Ай бұрын

    Welcome doctor'sr 🏥

  • @ZakiCade-qf3ef
    @ZakiCade-qf3efАй бұрын

    Mashalah hadaan ahy med student aad ayn ugu bogay podcastkan mahadsanidiin drs

  • @princess_mushtaqminda891
    @princess_mushtaqminda891Ай бұрын

    Mashalh mashalh 🥰🥰🥰📖📖📚

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Princess Mushtaaq

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620Ай бұрын

    Best podcast thanks doctors❤.

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Soo dhawaw Cabdallah

  • @aminomoha-is4od
    @aminomoha-is4odАй бұрын

    Mnsha alh❤🎉arday hada medicine bilabi raban ahay ad ban uga helay podcast keep up walyal

  • @SihamDaud
    @SihamDaudАй бұрын

    Mashalaah ❤❤❤

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744Ай бұрын

    Aad iyo aad ayaan ugu Raaxestay Podcastign , Gooormu iga dhamaaday.

  • @salmalakichannel5677
    @salmalakichannel5677Ай бұрын

    Masha Allah

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Salma

  • @najmaeid650
    @najmaeid650Ай бұрын

    Baahi badan ban u qabna barnamijyada noocan ah keep goig bro❤

  • @nasrocumar5376
    @nasrocumar5376Ай бұрын

    Mashallah❤❤❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid walaal Nasro

  • @asmaomarali1294
    @asmaomarali129426 күн бұрын

    ماشاءالله 😊

  • @abdulaziizmowlit2493
    @abdulaziizmowlit2493Ай бұрын

    Mncha Allah laba dr oo qiimo badan oo midkiiba si gaara ugu xidhnaa Alle ha idiin barakeeyo

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Abdulaziiz, Sharaf ayey inoo tahay in aad markale bartaan nagala socotid 🙌

  • @SihamDaud

    @SihamDaud

    Ай бұрын

    Walal chnaledoda kalle ban donayaa

  • @drjamila8927
    @drjamila8927Ай бұрын

    “It’s our differences that make us unique and beautiful “ Amazing podcast 🎉🎉Thanks dr adnan and dr sirka for sharing your experiences with us🔝🔝

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Dr Jamila, Well said. Thanks 👏🏾👏🏾

  • @hoodo9260
    @hoodo9260Ай бұрын

    Aad ban ugu faraxsanahy inaan idinku soo biiray ❤

  • @shuraxbiil7700
    @shuraxbiil7700Ай бұрын

    Welcome

  • @FaisalHire
    @FaisalHireАй бұрын

    Masha allah wllyaal

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Faisal

  • @farahkhadar6204
    @farahkhadar6204Ай бұрын

    Masha Allah medical student ayan ahay wan ku faraxsany samynta podcast ❤️ Congratulations 🎉

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Soo dhawaw farah

  • @drguled
    @drguledАй бұрын

    Masha Allah…. Wax bdn idinka faiday…. Kheyr Allah idin siiyo…… Wxn rjeynynaa in aad noo soo bdasinaa podcast ydn qiimha bdn…. Mhdsndin dhaqaatiirtena

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Waan ku dadaaleynaa sidaan ujoogteynlaheyn isbuuc walba. Mahadsanid Dr Guled.

  • @hassankafihaype491
    @hassankafihaype491Ай бұрын

    soo dhawaada

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Waan dhawnahay. Adina soo dhawaw

  • @cnasirwadani5618
    @cnasirwadani5618Ай бұрын

    Dr Adnan Abdullahi iyo Dr Mohamed Haji guleysta

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Sidoo kale walaal Cnasir Guleyso

  • @Abdullahinawawi
    @AbdullahinawawiАй бұрын

    Dr adnan mar baan si shaksi ah u wada hadalnay mar u jeedkaygu ahaa inaan masar waxbarasho u tago runtii waa nin tawaaduc badan oo si hagar la'aan ah baan uga helay information-ka aan uga baahnaa Shukran . Majaalada kalena kusoo dara Dr adnan iyo Sayrka dad badana kusoo dara goobtan

  • @Saamiya33
    @Saamiya33Ай бұрын

    guys u have amazing personality ❤❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Thanks Saamiya.

  • @Xalimoyusufcali
    @Xalimoyusufcali2 күн бұрын

    ani ahaan sariirta in aan wax ku aqristo ugu jeclahay waxa kaloo ii dheer in aan kaligee wax aqristo ama seddax qof in aan ka bdn😊

  • @jaamacyasiinjaamac4580
    @jaamacyasiinjaamac4580Ай бұрын

    keep going guys

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Thanks Jaamac.

  • @farduusfarduus8637
    @farduusfarduus8637Ай бұрын

    انا مع سيراك جميع افكاره نفس أفكار دي🎉 تحياتي اللدكترين ادام سيرا

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Masha Allah Farduus Mahadsanid.

  • @hamze7458
    @hamze7458Ай бұрын

    Masha Allah. finally, we found a precious podcast whos suitable for our minds and needs, thanks to the two doctors

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    You are most welcome walaal Hamze.

  • @FalastiinxassanAhmed
    @FalastiinxassanAhmed26 күн бұрын

    Waxaad ka niyad jabto hadaaad dhirigalin u hesho waa nasiip ogow mahadsanidin dr isrka iyo dr adnaan😢😢

  • @amiinibraahimdaacad9606
    @amiinibraahimdaacad9606Ай бұрын

    Brothers keep on

  • @paulolala1651
    @paulolala1651Ай бұрын

    I'm currently in high school and looking forward for this field and will learn a lot from you guys So grateful to have you here wllo 😊

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Best of luck! Paulo.

  • @nisteehabintuibraahim2719
    @nisteehabintuibraahim2719Ай бұрын

    Masha allah aad ban gu faraxsanahy inad podcast caafimad ha hadlay inoo sameyden wan iskaga mahadcelineyna Dr Adnan iyo Dr sirka 🥰👏👏

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid nastexa. Alle ha inagu anfaco dhamaanteenba

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzhАй бұрын

    Consistence sidoo kle waa wxa ugu adag shukran intaad noo faa idayseen

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Allah nawaafajiyo joogteynta, anagena waan ku dadaaleynaa insha Allah. Mahadsanid Salma.

  • @user-gs1uy9ie5u
    @user-gs1uy9ie5uАй бұрын

    Masha allh wa marki igu horysay podcast aan arko aqonyhn waliba doctors hore usocda waxbadan ba nofaidyseen ❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid, Guuleyso walaal.

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964Ай бұрын

    Waa podcast aad umuhim ah oo lagaga raysanyo kuwa xumanta faafiya ee hore usocda

  • @user-oy6sm8ts7i
    @user-oy6sm8ts7i29 күн бұрын

    Mansha allh hanbalyo bahda caafimaad ka waxaa idiin soo baxat podcast cajiiba oo ubaahanayn in fara badan ❤ Dr sakir iyo. DR adnaan eebe ha idin barakeeyee noo wada haka caajisina please anaguna follow like share coment waan idin ku taageeraynaa i.a

  • @AyaanmohamedHassan
    @AyaanmohamedHassanАй бұрын

    Keep going our role models ❤❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid walaal Ayaan.

  • @NacimoIbrahim-up6eh
    @NacimoIbrahim-up6ehАй бұрын

    Mashallah dr adnaan aad ban ugu faraxsanahy inad podcast noo sameyseen adiga iyo drkaba ❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Allah ku sharfo walaal Nacimo Ibrahim 👏

  • @xamdabintuayaxofficial5919
    @xamdabintuayaxofficial5919Ай бұрын

    Mash allh wax badan baan idinka faaidney keep going ❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Waad Mahadsantahay walaal Xamda.

  • @khalidsha3bani
    @khalidsha3baniАй бұрын

    Maasha allah wa barnaamij fcn videoga xita malagu caajizayo keep going sxpyaal, 28:53 intaas ayaa aad ugu qoslay hhhh aniga jecel sariirta wax ku aqris qof ila mid ah ma arkeysid is lahaa

  • @user-nr1dk2is5q
    @user-nr1dk2is5qАй бұрын

    Soo dhawaada no soo badiya arimaha medicine ka

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Diyaar insha Allah 👌🏾

  • @asmamohamett7350

    @asmamohamett7350

    Ай бұрын

    Aad Ban ugu baahi qabnaa ani ahaan ardeyd medicine ahay

  • @user-ln3ss4cv2f
    @user-ln3ss4cv2fАй бұрын

    Keep going wll nosoo Badiya

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Insha Allah walaal waan dadaaleynaa. Mahadsanid.

  • @FadumaAbdiIsak
    @FadumaAbdiIsak26 күн бұрын

    Masha allaah, runtii podcast tigan waqtigiisa aya lo baahna, hadan nahy bahda medicineka farxad gaar ah ayy inoo tahay inan helno dad nagu matala dhankaas😍, mida kale wa barnaamij aad muhiim ugu ah Bulshadeena, mahadsanidiin 💯

  • @abdimalikabdullahi9402
    @abdimalikabdullahi9402Ай бұрын

    Si guud Nolosha masar iyo waxbarashada jaamacada masar podcast kasoo sameeya Shukran dr adnan shukran dr sirka

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Waan ku darsanaynaa qorshaha InshaAllah. mahadsanid

  • @naeemamostaphe6975
    @naeemamostaphe697525 күн бұрын

    Mansha allah

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    25 күн бұрын

    Mahadsanid Naeema.

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5neАй бұрын

    Mahadsanidiin doctors bilow wanaagsan🙏

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Allah ku sharfo Mohamed.

  • @Xamdiyyy51
    @Xamdiyyy51Ай бұрын

    M.a waan ubaahnyn aqoon yhno nooga faaidyo arimaha caafimaadka io barashadiisa soo dhawaada wllayaal

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Hamdi.

  • @fardowsaabdulqadirmohamed8128
    @fardowsaabdulqadirmohamed8128Ай бұрын

    Masha allah Wan ku faraxsahay inan kuso biiro dad aqonyahano ah after 8days so dhawada walalo qurux badan cilmi + aqlaaq

  • @princesses777
    @princesses777Ай бұрын

    Mansha Allah aad uga faaidy podcast ❤ddka somaliya kula tali laaha inay soduuban podcast faido leh oo wx laga faidyo oo wx tar ah sida kano kle

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    21 күн бұрын

    Mahadsanid Princess

  • @Ismacilmaxaamd
    @IsmacilmaxaamdАй бұрын

    Soo badiya wllayal barnaamij yadan skin care ka noocyadiisa ku wa aadka muhiimka u ah sawraantooda noosoo dhiga

  • @LaylofaysalYusuf
    @LaylofaysalYusuf14 күн бұрын

    Ank ahaantayda mowduucan aad buu in facay wyo wxan ahy arday medicine 2year noqonaya sanadkan I.n hadana xoga wxuu ka hadlay mowduuc ahan ahantayda aamoodid inuu iga hadlayo waa kumahadsan tihiin labadiinaba dr dad badan oo wx ka II daya jira podcast soo nabadiya haday macquul thy jasakalahu khayr allha idinka abaal mariyo🥰

  • @user-yi3rr2yh4c
    @user-yi3rr2yh4cАй бұрын

    Keep going

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Thanks

  • @LaabJacayl-js4mc
    @LaabJacayl-js4mcАй бұрын

    Dr. Adnan Abdullahi guleyso

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Sidoo kale walaal Laabjaceyl Guuleyso

  • @mohamedsharifahmed2127
    @mohamedsharifahmed2127Ай бұрын

    Shaqo fcn aya bulshada u haysiin ee Alle ha idin ka abaal mariyo

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Aamin idilkeenba

  • @asmaomarali1294
    @asmaomarali129426 күн бұрын

    Dad mudan in la dhiirigaliyo.😊

  • @qaduurabinuqaduur2704
    @qaduurabinuqaduur2704Ай бұрын

    Maashaa Allaah Barnaamujka. Waliba Dhalinyartu sida ugu fudud Noo soo Galiya Sida Wax loo Akhriyo loona joogteeyo.. Qofkuna Naftiisa u xakamayn karo siduu u maraha u gaaro Akhriska...... Hadddiii Aad Helaysaan noo soo badiya....

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Waa talo wanaagsan walaal. Podcastigaan waxaa loogu talagalay ardayda iyo dadka waaya araga ah ee jacel horumarka sida adiga okale. Mahadsanid Qaduura.

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102Ай бұрын

    Mashaallah waxa wadaan shaqa wanagsan

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Canab

  • @uniquegirl-pv8mp
    @uniquegirl-pv8mpАй бұрын

    Mnsha allah ilahay idinko kale hanoo badiyo dadka social media ha loogu talagalay dadkan waaye wlalyal horumar waara insha allah👏

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Unique Girl. Aamiin, Waad mahadsantahay walaal.

  • @suhaibabdi
    @suhaibabdiАй бұрын

    Waxaan idin rajeenaya inaad noo gashaan halka ay ardeyda MBBS-ka uu ugu jiro Dr Mike.

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Waan ku dadaaleynaa midaas insha Allah. Mahadsanid Suhaib.

  • @user-yt1lr7fm3o
    @user-yt1lr7fm3oАй бұрын

    Waxan rajaynayaa in aad wax badan nol faaidayn doontaan insha allah specially medical students ❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    waan isku dayanaa inta karaan kayaga ah. mahadsanid

  • @Cabdulahi91
    @Cabdulahi91Ай бұрын

    Dr adnan abdallah nin loo xiisay I.a inaad wax bdan noosoo gudbisiin aan rajaynaynaa❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Cabdulahi, Mahadsanid walaal. Insha Allah, Muuqaalo badan oo xiiso leh ayaa soo socda.

  • @suhebopretty456
    @suhebopretty45617 күн бұрын

    Thanks❤

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    16 күн бұрын

    U welcome

  • @AymanMohamed-pq5ov
    @AymanMohamed-pq5ovАй бұрын

    PODCASTiga la sheegayoba waa kan waxa kle waaa pronoun😂 Soo badiya Doctors🎉👏👌

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1Ай бұрын

    ALLE HAKU XIFDIYO AAKHIRO IYO AADUNBA

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Aamiin walaal Fandhaal. Mahadsanid.

  • @xiisjamac5225
    @xiisjamac5225Ай бұрын

    Team cafimaad waa in aad tageernaa labdan Dr Alle haxiftiyee wax badn ayan ka faaiidanaa

  • @ASPODCAST-somali

    @ASPODCAST-somali

    Ай бұрын

    Mahadsanid Xiis.

Келесі