No video

Umad Baqayso ! | Sideen uga Xorownaa Cabsida jiniga shaydaanka isha iyo sixirka ?!

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 556

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @cabdishakuuraxmed6191

    @cabdishakuuraxmed6191

    Жыл бұрын

    Darisloow ma luuqad la aan baa ku hayso

  • @shaficiahmed2739

    @shaficiahmed2739

    Жыл бұрын

    Dirislow maxaa soomaali ku diiday ileen ajinabi kle lama hadlaysiiye

  • @ahmedosmanshidane1840

    @ahmedosmanshidane1840

    Жыл бұрын

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @farduusyasin3415

    @farduusyasin3415

    Жыл бұрын

    Luuqadaay ha ka faanin

  • @farduusyasin3415

    @farduusyasin3415

    Жыл бұрын

    @@cabdishakuuraxmed6191 kan dirisle ma ahan waa iskaga qortay

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Жыл бұрын

    Waa Malin barakeysan kusaliya nabiga scw

  • @Hamsebaashe1

    @Hamsebaashe1

    Жыл бұрын

    Salalahu calayhi wasalam

  • @qaligedi

    @qaligedi

    Жыл бұрын

    Scw

  • @kowtharmusa2995

    @kowtharmusa2995

    Жыл бұрын

    Scw 💕

  • @diiniadenibraahim8157

    @diiniadenibraahim8157

    Жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @abdiwahaabmustafe2831

    @abdiwahaabmustafe2831

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Жыл бұрын

    Waa mawduuc aad u muhiim ah wakhti loo baahna ku soo aaday Mahadsanid ustaad omar 😍👈

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal Жыл бұрын

    Facts= Ninkaan waxaan ku xidhanay taniyo 2018 mawduucaan inbadan baan raadinayay qof samayn leh o kahadla waa caqabada ugu weyn ee haysata dadka somaliyed ilahay ummada khurafaadlayasha haka qabto inta xanusana alle ha shaafiyo🫵🏻

  • @sakariyekeyse

    @sakariyekeyse

    Жыл бұрын

    Kkkkk melha Wanagsn Ileen xili Hore kuso Birtey

  • @abdiwelijaffaal

    @abdiwelijaffaal

    Жыл бұрын

    @@sakariyekeyse nio ma meelo xun baa igu aragtay bro😀

  • @sakariyekeyse

    @sakariyekeyse

    Жыл бұрын

    @@abdiwelijaffaal halkaa Ka ahey Lpx😂

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 Жыл бұрын

    Niyo Arin aniga ugu dhacay Kula wadagaya. Macalin jamacada iidhigo Ayaa igu dhahay hagashan fananad gacmo garab ah aniga waan jeclahay Wuxuuna igu dhahay hadiikale dadka ku ileysanayan aniga waxaan kugu jawabay Macalin sow Allah madhihin qofkii salada subax masjidka ku dukada Ilahey magantiisa ku jiraa sidee anigo Allah magantii ku jiro ibnu aadam wax ii yeeli karaa.

  • @timeforbinaryoption7715

    @timeforbinaryoption7715

    Жыл бұрын

    Masha alh sas weeye waxksta yaqiinta u wayn

  • @Dhaxalgal2023

    @Dhaxalgal2023

    Жыл бұрын

    Balaayo lagu tusay yaab badanaa

  • @xamseaadam1954

    @xamseaadam1954

    Жыл бұрын

    Wlo mid han ku shego ilahy muu dhihn nabiga idhi sidaa salaada subah qofki ku tukada salda subax maganti ilahy ku jiraa

  • @sirajalfaqeeh

    @sirajalfaqeeh

    Жыл бұрын

    Nabiga wuxuu yiri ishu waa xaq , waxa ugu badan ee umadeyda qabriga galinaayo waa isha ; isha ninka qabri ayee galisaa geelkana dhari ayee galisaa , walaal adkaarta subaxdi iyo galabti iyo markaa soo kaceesid iyo markaa seexaneesid aqriso weesadana ha kuu dhooranaato insha'allah markaas il waxbo kaama dhibeeso . Laakiin adkaarta subaxdi iyo galabti aqriso

  • @quruxleyqalanjo5485

    @quruxleyqalanjo5485

    11 ай бұрын

    ​@@sirajalfaqeeh wlh il wa maqli jiray sasna umasii aminsanen mana isdhaheyn il aya kugu dhici donta lkn 4sano ayan laxanusana il waliba mida xasiiddka i haleshay sasey tahy dabcigeygi isbadalay ohin dabecad xumo kenay dadka ina kafogado ana xt isgartay inan sidan ahan jirin kadib ana manoqon qof kucararo quran iyo alle e dadaal unba is iri balse wankasi daray kadib shayadin aya ishi iguso daba dhunten o waswas bilabay iyo illahay wuka cadaba dadka inan tuhmo sidana iyeshay wa ifirisay ina ani isku maleyo in duco laiga aqbalenin o munafaq ahay inan waxba qabsan karin in dhibka an kujiro kabaxenin xaladeydi xanun cadiye isku badashay kadib safara galay diyaaradi an waxan dhahay wey ilaso dhace ano kudhexjiro bada ayay kuso dhace wana lagu cadaaba manta anigi naxdin 4 sano silicsana kadib mrkan imaday wadanki an raby an wcan gartay in waxa ihayo yihin o.isi walaayo shayadin kadib wxan bilabay inan ladagalamo o waxwalbe idhahan benwaye dhaho nolosheydi halmar isaso badashay kadib yuotube sh umal wacdi waswaska kadhageystay iyo nabiga scw sidu beeniya uyiri sheydanka dhanwlbu kagali kara hada beenin weysid dadku kugu dira dinta kugu dira kadib wan isasi adkeyay wan iskasi celiyay waatas an booday o cafimaday mrka sheydan wujira waswaskisa lkn wa dacif wala iskacelinkara ilna weyjirta intaba rasulka noshegay scw

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 Жыл бұрын

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲☪️🕌

  • @AmranOsman-wi3me

    @AmranOsman-wi3me

    Жыл бұрын

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Жыл бұрын

    Dadku jinka iyo shayaadiinta aad bay uga baqaan xaqiiqaduna ma aha wax sidaa oo dhan looga sii cabsado ilaahay ayaaba tilmaamay inay dhagartoodu ay daciif tahay alle kalsooni buuxda aynu ku qabno cid inoo dhaafaysa isaga ma jirto imisa duco oo sugan ayaa jira taxanaha qiimaha bdn ee sheekh maxamed sheekh ismaaciil leeyahay ee khatarta jinka iyo sixirka hala raadiyo wax bdn ayuu igu biiriyey sheekhaasi alle ha barakeeyee

  • @thedigitalcreating
    @thedigitalcreating Жыл бұрын

    Cumar Inshaar nin bulshadiisa wax badan kala socdo ayaad tahay, anigaa habeen dhawayd lahaa Umaddaan yaa mawduucan kala hadlo ayuunba hadeer ku arkay mahadsanid.

  • @user-zj2ho7ig5l

    @user-zj2ho7ig5l

    11 ай бұрын

    M.a wallo

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Жыл бұрын

    ‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.

  • @tablikhpoi6152

    @tablikhpoi6152

    Жыл бұрын

    Scw

  • @mustafadiriye6757
    @mustafadiriye6757 Жыл бұрын

    1. Maalin kasta Quraan akhriso oo Joogtee. 2. Adkaarta Subaxa iyo Galabtii Joogtee. 3. Adkaarta kale: Side marka aad soo toosto, marka aad sexanyso, marka aad Suliga Galayso iyo Adkaarta kale ee badan ee Rasuulku SCW inoo Jideeyay Talaabo walba La saaxiib. 4. Kalsoonina ku qab marka aad Adkaarta Akhrido in aad ku soo hoos jirto Ilaalada Rabbi oo cid wax ku yeelayn karta Jin iyo Insi aanay jirin.

  • @muuqsoor
    @muuqsoor Жыл бұрын

    Mowduuc waqiciisa tagan in masaajidda jimcaha lagu soo qato jeclaan lahaa umad Badan udhibaateesan arinkaan. Much love Mr omar jazakallah

  • @abukarhusein3611
    @abukarhusein3611 Жыл бұрын

    Imika ilaahey qof aan aheyn kama baqo alx 🤲🤲

  • @NOGOBAAWI

    @NOGOBAAWI

    Жыл бұрын

    Ilahay mooye cidkale kama baqo ilahay iyo qof xun haysbarbar dhigine

  • @abukarhusein3611

    @abukarhusein3611

    Жыл бұрын

    @@NOGOBAAWI ereyga qof Ayaan adeegsaday sax shukran pro

  • @hudaosman5762
    @hudaosman5762 Жыл бұрын

    Wallahi jin iyo waxaas anoo ka baqa waxa iigu danbaysay mawducii sanad kahor aad soo galisay جزاك الله خير الجزاء

  • @misskoko19
    @misskoko19 Жыл бұрын

    Wallahi macduc Aad xal u wayay inan UGA dhadhiciyo walidkayga sababo jira awgeed ayaad keen tay runtii wxad tahay shakhsiga kaliya een wxa ugu badan kabartay thank you so much ❤️❤️🤍

  • @muscab8581
    @muscab8581 Жыл бұрын

    sxbayal seetehiin inta waa xaan kasalamaya wllkey omar inshar assalamu cayalkum 🤝👏

  • @qisaskadunida

    @qisaskadunida

    Жыл бұрын

    Naso booqo

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 Жыл бұрын

    Cumar inshaar is a legend wax badan baan kaa faaiday wlhi 😍🙏✊

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k Жыл бұрын

    In Badan Qoys Kayga Waan Ku yidhi Jinku Dadka Ma Galo Si kasta way idiiden Ana waan Ka samray Umada Somalida Maanta Carruurtooda Sawir Hadad ka qaado waxa ay ku oranyaan Waa la ileen Hataa hadad is Qurxiso Waxa ay ku oraniyaan Waa lagu ileen Somalidu waa umad Bahdilan oo diinta Si Khaldan u fahmay Nasiib daro 😞🙏🏻

  • @maria8081

    @maria8081

    Жыл бұрын

    Walaahi aniga waan nacay aminaada ay aaminsanyihiin xitaa waxaan arkay dad badan oo quraan saar ayaa ku arkay in lagu leeyahay xoolo badan bixi ari soo gad xitaa dhiig bey ku qubeystaan Umaba maleeyaan waxa ay sameenayaan iney shirki tahay oo aan xoolaha loo qaleen ilaahey dartii oo ay jini u qalaan Ma aqaab dhibaata markaan kabaxeeno oo aan fahmeyno in waxa ay sameenayaan ay qaladtaha😞😞😞😞

  • @AmiinDeAlberto23

    @AmiinDeAlberto23

    Жыл бұрын

    @@maria8081 horta mid fahma jini , IL, sixir , kuli way jiraan oo waaba muuqata imisa umad baa waalan maanta Wana xadith oo lagu leeyahy meelaha qashinka mrkd marayso ka cacuudubilayso Ishana way jirtaa oo nabiga scw aaba sheegi Isha bani aadam ka mafiicn oo illah ka Tala saarta uu dhahy sixirkana wuu jira oo nabigeena scw aaba la soo sixri mrk muhiimada ayaa waxay tahy inaadan Mar walba aadan ka cabsan oo illah ku xirnaato wixi laga rabay oo kaga badbaadi lahyd sameyso jiritan way jiran kuli lkn illah ku xirnaw oo ka Tala saaro Marwalba 👍

  • @maria8081

    @maria8081

    Жыл бұрын

    @@AmiinDeAlberto23 waan rumeysanahay jiri taankooda lkn qaabka soomalida ay u aaminsatihiin ayaa qaldan waxyaabaha qaar ay sameenayaa ayaa muslinimadoo qatar galin kara Dad baan aarkay ayago xoolo u qalaayo jiniga dhahayo hadaa waxa uu rabo usameyso wuu ku dhaafaa aminaadaas waaye mida aan ka soo horjeedo

  • @raaliyocadeey5605

    @raaliyocadeey5605

    Жыл бұрын

    @@AmiinDeAlberto23 way jiran lkn ogow shakiga inu ficneyn marka qashin so agmarto adon cadu bileysan kwrn hada cabsi io balayo isku furto waa ina ilhay talo sarato un balayo ma arkeysid

  • @xamseaadam1954

    @xamseaadam1954

    Жыл бұрын

    Kulaha jinku magalo dadka indro qofku muslmku haduuna lahyn xirsi xdh wlhi wxwlba wuu la kulmyaa

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Allah Ha caafiyo inta xanuunsan امين يارب

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    Inta dhimatay Allah Ha U Naxaristo امين يارب

  • @qaniyarepesofficial2667
    @qaniyarepesofficial2667 Жыл бұрын

    Scw ( ummadayda inta ugu badan il ayay u dhimanayaan , ishana waa xaq ). Ishana way jirta.

  • @abdullahimoahmedsh1772

    @abdullahimoahmedsh1772

    Жыл бұрын

    Yaa yiri majirto waxa laga hadlaayo faham xoolo

  • @Diiriye14

    @Diiriye14

    Жыл бұрын

    @@abdullahimoahmedsh1772 war hedhe xadiis uu nabigu sallalahu calayhi wasalam yiri ayuu ku sheegay marka maxa lafahma

  • @hasanmnur5798
    @hasanmnur5798 Жыл бұрын

    Wcs m.a Al ustaad omar inshar aad iyo aad ayaad u mahadsantahay runtii waxbadan ayaad ufaa'ideysaa dadkaaga gaar ahaan inta Afsoomaaliga kuhadasho waadna ku mahadsantah

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman16267 ай бұрын

    Waa run ilaahay baa ka weyn wax kasta iyo quraankiisa❤

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 Жыл бұрын

    اللهم اغفر لي ولوالدي والمسلمين والمسلمات وللمؤمنين والمؤمنات يوم يقوم الساعة

  • @mascudsheikh7033
    @mascudsheikh7033 Жыл бұрын

    This must be shared to everyone who is Somali thanks akhi Omar

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    Жыл бұрын

    Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @khadarthalathowkhadarthala9891
    @khadarthalathowkhadarthala9891 Жыл бұрын

    Hadaad xanuunsato quraanka adiga isisaar taas ayaa sax ah macallin cumar inshaar mahadsanid

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q3 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad omar inshaar

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q3 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad omar

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 Жыл бұрын

    jimco mubarik guys 10 mar ku sali xppka replay iyo like toona ma ahan ee afkaada ugu raaxe saliga nabiga ciid wngsan walaalayal ❤️🇸🇴

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا أستاذ عمر

  • @zumishabdala4471
    @zumishabdala4471 Жыл бұрын

    جزاك الله خير maantaa iigu danbeysa cabsi tan alle mooyee🥰

  • @Faatimaa345
    @Faatimaa345 Жыл бұрын

    Ustaad cumar inshaar macalin wax badan kabartay wallahi ilaaheey hakaa abaal mariyo ajar iyo xasanaad aan lasookoobi karin wallahi mawduuc xasaasi ah ka hadashay ayan wadada maraayay qof lasocday wadada biyo ku daad sanaa markaas ayuu idhahay qofkaas haku istaagin waa sixir waan cabsaday wallahi qof laga baqo waxaa mudan alle subxana watacaalaa sidaad qeyrka ufaafiso kugu jeclahay alle jannadiisa hakuu abaal mariyo aaaaaaamiin🤲🤲

  • @xamseaadam1954

    @xamseaadam1954

    Жыл бұрын

    Lagama baqo lkn wxdh ogaata oo qalbiga galisa, inay cida dhib iyo dhef hysa inuu tahy ilahy swt

  • @xasancabdiqaadir6004
    @xasancabdiqaadir6004 Жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Жыл бұрын

    Mansh allah mahadsanid wlo jazak allhu khayr

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 Жыл бұрын

    Asc, maasha’alaah xafidaka habaryer. Waxas waxa noo keeney jahilminada, iyo dulmiga nagu fidaya.xaqa alle ha nafansiyo. Aamin yaa rabi

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 Жыл бұрын

    Thanks walal in moowducaan aad ka hadashay soo badi waa loobahan yahay

  • @hanad_daacad6289
    @hanad_daacad6289 Жыл бұрын

    wllyal arin ayaa i haysata ii soo duceeya in alle iga qaado murugtaas🙏

  • @libangaas6052

    @libangaas6052

    Жыл бұрын

    Insha allh wll murugtaas allah farxad hakugu badalo

  • @abdirahmanisse7946

    @abdirahmanisse7946

    Жыл бұрын

    allha ku fududeyo

  • @Diiriye14

    @Diiriye14

    Жыл бұрын

    Illahay wixi kurbaysan kurbada haka kor qaado

  • @maxamedcalibile
    @maxamedcalibile Жыл бұрын

    Waa arin layaab ah run ahaantii oo soomalida si khaldan u galay waxaana keenaa jahliga dadkeena oo si fudud wax looga dhaadhicin karo subxanalaah.

  • @Walasha25
    @Walasha25 Жыл бұрын

    Wllkey Alaha u naxariisto sonkor ayu qabey lagamana dawayn waxa la dhihi jirey sonkor mahayso e wa sixir sidii sheekhayo kuwa iska shegay lagu waday anagana markan dhahno wiilka ka daaya sonkor bu qabaa isbital an gayno waxa la dhihi jirey Jin ba kugu jiro quranka ku nacsinayo igu dnabayn wllkey wuxuu dhintey daryeel cafimad la’an sonkorti (macaanki) bana kalyaha fadhisiyey 27 may 2022 😢ilaa hadana familkayga waxay ka qabayan sixir anigana Wali hadalkayga lama aminin wiilki sixir ba diley bay leyihiin 😢

  • @tafatiraha5632

    @tafatiraha5632

    Жыл бұрын

    Zubxanalaah allah u naxariisto

  • @mustafeaxmed8807

    @mustafeaxmed8807

    Жыл бұрын

    Me too wllo ila soo xidhiidh

  • @iftiimiyemedia5853
    @iftiimiyemedia5853 Жыл бұрын

    Ogaansho of the Ogaansho legend keep going 💪

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 Жыл бұрын

    MashAllah, jazakumullahi khayr , very important to Somali women

  • @calimoha_official
    @calimoha_official Жыл бұрын

    First comment fadan nagula sali nabigeena Muhammad scwscwscw

  • @khalidabdullahi2229
    @khalidabdullahi2229 Жыл бұрын

    Yeah sheikh sixir waa wax jiro

  • @sacadrashiidburale8203
    @sacadrashiidburale8203 Жыл бұрын

    U R not only a teacher but also motivator. Omer ishaar keep going 👋 Dad badan ayaa dhibane u ah khuraafaadkan fadlan halkan aad haloo dhugto.

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 Жыл бұрын

    Jazakallah kheyr

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 Жыл бұрын

    Sxp cumar mahadsanid qaabka wacan aad barnaamijyadada nogu so gudbisid . Anigu Gabi ahanba ma aaminsani sixir alhm

  • @xabiibomacalin7350

    @xabiibomacalin7350

    Жыл бұрын

    Wallow waxan kuweydina cumar inshar iyo mo faami hal qof miyaa🤔

  • @koorsadaafkaenglishka7342

    @koorsadaafkaenglishka7342

    Жыл бұрын

    @@xabiibomacalin7350 mya waa labo qof wlal

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Жыл бұрын

    Wll ogaansho cabsida wa labo mid waa mid dabici ah o dadka aadanaha ah ku beran sida inaad ka cabsato bahalada xanuunada faqriga cidlada iwm Mid kalana waa cibaado o ah inaad ka cabsato allaah o kaliya cabsida allana marki aan qexno wa inad sameyso waxa u ku amray kana tagto waxa u diiday Marka walaalow mowducan wa isku la' key qasan ayhay ani ahanteyda jiniga isha iyo sixirka wa xanun ka mid ah xanunada dunida ka jira o dadka wey ku dhacan dawadoduna wa quranka iyo dhirta dabiciga ah ee gabigodba ma jiraan miyaad ledahay??? FG: jinka isha iyo sixirka dadka waxay uga dhacaan xagga ruuxda nafta Halka malariyda tifowga gaaska ay dadka uga dhacan jirka.

  • @Diiriye14

    @Diiriye14

    Жыл бұрын

    Waa sidda aya aniga illa tahay cumar waa ka dhacsan yahay

  • @mohaibrahim3100

    @mohaibrahim3100

    Жыл бұрын

    Jani iyo illbo wey jiran taas deenta sheegty wll inshaar wuxu diidan yahy cilajka daawo dheeradka kaganacsanaayan xagge ku baraten mid kale wey dhici jirty dumarka jini ku dhacy labo sheikh laci jiray wana laquran sari jiry lkn hadda dumarka dhan maji haayo cilajka latuban yahy

  • @naagnool8113

    @naagnool8113

    Жыл бұрын

    Walaalayaal waa mahd san thiin😍 cumrana wa mahad san yahay lkn mowduca waa isku qasan yahay ani fikir ahan teuda wa intaas uun Cabsida aan alle ka cabsado iyo cabsida aan wax kale ka cabsado maba isku imaan karaan

  • @NeymarJR-km7hw
    @NeymarJR-km7hw Жыл бұрын

    We love you our Somali journalist ❤️

  • @m.k.7788

    @m.k.7788

    Жыл бұрын

    Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Жыл бұрын

    Legend always legend keep going pro Omar inshar another's levels ogansho interests people's 💯💪😋

  • @farduusyasin3415

    @farduusyasin3415

    Жыл бұрын

    Luuqaday ha ka faanin

  • @user-ju8vf1fp9f
    @user-ju8vf1fp9f Жыл бұрын

    M.a cumar inshaar

  • @ismailali3501
    @ismailali3501 Жыл бұрын

    Dadkaas inta badan social anxiety ayey qabaan cudurkaas xaqiiqda ka hadashay macalin omar inshar

  • @jiiteplus8440
    @jiiteplus8440 Жыл бұрын

    Mowduucaan did oogu laabo sxb anigoo wax badan kugu raacsan hadana OGOOW Jinka isha sixirka waa wax jira oo NABIGEENA N.N.K.H AYAA LA SIXRAY, wixii intaas dheer ilaahay baa og

  • @yahyeekyy1589
    @yahyeekyy1589 Жыл бұрын

    Dhiiri Galiye Buuxa Wllky Ogaansho I'm So Proud Of You ❤️🥀❤️🤝🏼

  • @farduusyasin3415

    @farduusyasin3415

    Жыл бұрын

    Luuqadaay ha ka faanin

  • @yahyeekyy1589

    @yahyeekyy1589

    Жыл бұрын

    @@farduusyasin3415 😂😂😂😂 Wajib Miya In Somalia lagu hadlo

  • @eternalbliss1767

    @eternalbliss1767

    Жыл бұрын

    @@farduusyasin3415 faan maxaa meesha keenay? Adigaa malaha af qalaad oo lagu hadlo faan u'haysta, dadka dhanna adigoo kalaad uqabtaa😂

  • @farduusyasin3415

    @farduusyasin3415

    Жыл бұрын

    @@yahyeekyy1589 haye iga raali noqo iskakaycafina 🙏

  • @farduusyasin3415

    @farduusyasin3415

    Жыл бұрын

    @@eternalbliss1767 bas iga raali noqo iskakaycafina 🙏

  • @hurrewalanwal304
    @hurrewalanwal304 Жыл бұрын

    Asc sxp darr alle kuu jecelahay guul bn kuu rajaynaya aakhiro iyo aduun.

  • @abdirahmanibrahim6082
    @abdirahmanibrahim6082 Жыл бұрын

    جميل جدا تسلم اخوي هذا موضوع واقعي جداً جداً

  • @abdiqanixasan1369
    @abdiqanixasan1369 Жыл бұрын

    Runtii waa mowduuc muhiim oo waqtigisii kusoo aadamay waa mhdsantahay wallkie omar inzhaar 🙏❣💯

  • @barni5847
    @barni5847 Жыл бұрын

    Aniga cilaj cadaruus baan tagay sanad kahor 2 weeg baan tagy xsnuun iyo baqdin fara badsn baan ka soo qaday sidasn ilahay u baryay hadeer alxmdulilah

  • @Hami_iyo_Horumar
    @Hami_iyo_Horumar Жыл бұрын

    Subxanallahi! Waa Xaqiiq Jirta Runti Arinkan Hadda Waxayba Isku Bedashay Ganacsi!!.

  • @abdifatahelfaaz815
    @abdifatahelfaaz815 Жыл бұрын

    Channel in badan an kuxirnahay Omar inshar Ilahay hakubarakow walal

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Жыл бұрын

    The best person ever the knowledge Alle cilmiga hakuu barakeyo wll Omar inshaar intaan kaa faaidey wllhi ma qiyaasi Karo wllhi qof caqlibadan fikir dheer ayaad tahey aqoon yahan ah

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 Жыл бұрын

    Masha Allah ustaad Omar inshaar jazaka Allah kheir Allah kaliya in latala sarto fiican wax cabsi ma daremesid

  • @Yana-tu3el
    @Yana-tu3el Жыл бұрын

    Maasha Allah waa vedio muhiima Jazaka Allah Khairan

  • @cabdacasissalaadxaashi5923
    @cabdacasissalaadxaashi5923 Жыл бұрын

    M.a walal illahey Haa ku barakeeyo wax badan ayaa noo kordhisay thanks 😊

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 Жыл бұрын

    Jimce wanaagsan jaalayaal👍 Alla Haku karaameeyo ee isaga uun ka cabso

  • @jabirabdi6514
    @jabirabdi6514 Жыл бұрын

    mahadsanid omar inshar

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal14454 ай бұрын

    SALLU CALLA MOHAMMED NABIYUNA WANABIYU UMATAL ISLLAMIY CSW WACALLA ALLIHI WA ASXABIHI WASALLAM

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Жыл бұрын

    Mashallah ❤️ warunta walahi arimahan somalida aad ayey ugu badanthay wana arimo ganacsi dad culuma isku shegaya ogansho inad dadk bararujisa wa kumhasanthay walalkey cumar

  • @haronshire7584
    @haronshire7584 Жыл бұрын

    Ogaansho keep the good work bro. Arinkan dadkeena dhib ayuu kuhayaa.

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 Жыл бұрын

    shukran ustad waa wax jira Allah haka badbadiyo umadda

  • @alhamdulillah12097
    @alhamdulillah12097 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad dawada sixirka muuqaal kasoo diyaari

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 Жыл бұрын

    ustad kuwa qaar quran ba ma aqriyan kaliya kalmadaha sixir sixir io isha isha kalmado sidaaas ah ayee ku cel celiyan bis mida aan kasii yaaby ustad waxe tahy waan dhagesta marka marayo aagooda wlh inaa kalmad ka fahmeen waxe aqrinayan makorofano dhawaq leh qofka hadlkisana lama fahmayo sixir sixir io erayadas uun bee wadaan waa midaa la yaaby subxanalh

  • @MohamedOmar-mb1ec
    @MohamedOmar-mb1ec Жыл бұрын

    Masha alah wll wad mahadsantahay

  • @beyanabdishekur9234
    @beyanabdishekur9234 Жыл бұрын

    Geesi Daaci ah......allh Danbigiisa dhaafo Omar inshaar.....Waajibaatka dad cumalama sheeganaayo...dayaceeen

  • @abdisamadmahamud9366
    @abdisamadmahamud9366 Жыл бұрын

    Waad mahasantahy cumar

  • @dhaashane1
    @dhaashane1 Жыл бұрын

    Anigaa ugu horeeyo maanta 🤗♥️

  • @samiiracabdalle4948
    @samiiracabdalle4948 Жыл бұрын

    اللهم إني أعوذ بك من زوال نعمتك وتحول عافيتك وفجاءة نقمتك وجميع سقطك

  • @queennatasha7561
    @queennatasha7561 Жыл бұрын

    Omar Inshaar aad baad umahadsanthy wll arintaan hore weey iiheysatey laakiin hadda kadib imasiihaysan doonto Inshaa Allah jinni inuu konka maamulo ma aaminsani kaliya mugdiga ayaan ka baqan jirey markale aadbaad umahadsanthy

  • @zakariyeyusufali8349

    @zakariyeyusufali8349

    Жыл бұрын

    Inshallah

  • @habaneirshaad2185
    @habaneirshaad2185 Жыл бұрын

    Subxaan wiilkan cumar inshaar Alle haku soo hanuuniyo waad fogaatay walahi mowduucii labaad ee fashilka inaad cilmi diineed aad eber katahay jaahil nimadaada ku aadan aqiido xumidada ayaan afkii juuqda igabay ish.... walaa xawla Caamada aan diinta garanayn beenta iyo aqiido gaalnimada kataa

  • @MADARSHOW
    @MADARSHOW Жыл бұрын

    Qof depression haysto oo murugo hayso ama xaalad ku sugan leeyihiin. Jin baa haya, waa la ileeyey, waa la sixray.. waxaa laga yaaba qofkan nolosha ku adag oo wuu fekeray... wuxuu u baahan yahay in la dejiyo oo nolosha aan lagusii buuqin..

  • @flyshakor
    @flyshakor Жыл бұрын

    Waaba qalad alle Mooye ina wax kle kabaqdo aamin rabigaga لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @Zahruush
    @Zahruush Жыл бұрын

    Wcs ustaad nagu qaali ah mhdsanid runtii biloyinkan danbe lee kuso biray KZread kan masha allh wax badan ban ka fàiday rabi haku xafido omar inshaar😍😘

  • @eidbudin9062
    @eidbudin9062 Жыл бұрын

    Wcs waraxmatulahi wabarkatu

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Жыл бұрын

    Wlhi horayna waan u aaminsanaa iney wax quraafaad yihiin cilaajyada

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Жыл бұрын

    Aad baad ugu mahadsantahay wl cumar inshaar.mahadsanid

  • @faaraxyuusuf1808
    @faaraxyuusuf1808 Жыл бұрын

    Quraanka in laysku akhriyo waa arin shareeco ah . In maqribkii aan caruurta la xareeyo waa arin sharci ah waayo waa wakhtiga ay shayaadiintu soo baxaan . Sixirku waa jiraa . Quraanka in aayado gaar ah laysku akhriyo iyana waa wax sugan hadii cadayn loo baahdana waan keeni. Wixii mukhaalafaad ah iyada marna lama ogola oo waa meesheeda . Markaa walaal adoo mahadsan adi qudhaada waxbadan iska sax .

  • @abdullahimoahmedsh1772

    @abdullahimoahmedsh1772

    Жыл бұрын

    Hhhh waxa laga hadlaayo faham in dadka lagu cabsi galiyo wax aan jirin iyo wax yar oo shilin ah laga qaato

  • @faaraxyuusuf1808

    @faaraxyuusuf1808

    Жыл бұрын

    @@abdullahimoahmedsh1772 waan fahmay

  • @shaficimohamed6481

    @shaficimohamed6481

    Жыл бұрын

    Quran in la isku akhriyo waa arin shareecada ku sugan waa sax balse kuma taalo in meelo loo furto sameecado waawayn ladaaro dad meel la iskugu soo ururiyo booyado biyo ah lagu rusheeyo dumar ajnabi kaa ah aad qabqabsato oo ay guryo kula keli noqdaan mooryaanta ciraajyada joogo oo wuxuu rabo uu kusamayn karo heer mooryaantaasi waxay marayaan ay dhahaan jini baan talefan kala hadlaya iyo internetka ayaan ka saari kkk caqliga dadka ayaa lagu ciyaaraya mideeda kale dadka utaga mooryaantaas cilaajyada furtay waa dadka aqoon ahaan iyo dhaqaale ahaan bulshada uhooseeya arki maysid qof qoys ladan dhaqaale ahaan utagaya caruurta in la xareeyo makhribki amnigooda ayaa loo biqi maadaama ay habayn tahay lkn jini awood uu qof ku dhex galo maleh oo uu xanuun ugu keeno kaliya jinigu wuxuu awoodaa inuu kuwaswaasiyo sida quranka kucad sixirkuma waa jiraa waxaana ku filan adkaarta quranka in la isku akhriyo qaab bay shareecadu usugtay waxa ay wadaan raga ka shaqaysta ciraajyada diinta meelay uga taalo maleh waana wax kontonki sano ee udambeeyay bilawday weeye marka waxaan ku odhan lahaa ka xorow cabsida iyo beenta cilaajyadu shubayaan hadaadanba ka mid ahayn dadka hawlahaas ka shaqeeya

  • @maria8081

    @maria8081

    Жыл бұрын

    Anigu waa ku raacsanahy in quraanka la isa saaro lkn anigu waxaan diidanahay oo aan ka soo horjeedo ayaa ah in dadkaa masaakiinta ah lacag badan laga qaato iyo in xoolo loo qalo jini dhiigiisa lagu qubeysto taa waa mid aan ka soo horjeedo

  • @Futtsoccer

    @Futtsoccer

    Жыл бұрын

    @@shaficimohamed6481 Facts💯

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar.

  • @xasanmaxamed2000
    @xasanmaxamed2000 Жыл бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @xamdamahdi814
    @xamdamahdi814 Жыл бұрын

    Alle haku dhowro ustaaad

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Жыл бұрын

    Ustaad Cumar mahadsanid 👏

  • @axmedali7456
    @axmedali7456 Жыл бұрын

    Thanks our teacher Omar ishar🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @muxiyadiincumar9234
    @muxiyadiincumar9234 Жыл бұрын

    Masha allah jasaa kalaa khayr wll wlhi dar illahay ayaan kuu jecllahay wll

  • @aminaqurux4910
    @aminaqurux4910 Жыл бұрын

    Wll meshan quransarka watagay kuma arag waxun waxa imanaya gabdho sanadobadan ilmaha kasodhacijiren marki quranka lasaro jin umulsabiyan ladhaho kahadlayo gedo mindawad ah iyo quransarka kadib ilmaha kamsodhacan oo illhiba kudawenayo sidkle dad ladixry baimanayo sixki wuhadla hadu cabay walaga matajin hdi kle guriga kujiro wushega meshu kujiro kadib marki lagasaro illhi bacafiyo qofka sixirka,isha,jinka kuli waxaq lkn quranka illhy waxalbo waudawo quranka ducoyin iyo gedo mindawad ah bay waxkudawen nibankn illhiba ogwaxa kaqaldan lkn baryahan adbay usobaten gabdhha marki la arose,walacdo markay umulthy iyo dalinyarada gbdh iyo wllbo inlagadhaxqeliyo anagu mahesano dawoyin casriga wadankena hadi kle dadban odin marka qurankan isku dawena illhina wanagu cafiya

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah Жыл бұрын

    صبحان الله

  • @farxiyamaxamed9635
    @farxiyamaxamed9635 Жыл бұрын

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @mumtaazsheekh9396
    @mumtaazsheekh9396 Жыл бұрын

    Ilaahay baan kudhaartay cumaroow. Waxaan aaminsanaa inbadan. Inlàgu qaybiyo jinka. Meelaha looyaqano Shifada. Ilaa hada waan aaminsanahy. Waxaan kà aaminsanahy. Ìn aytahy suuq. Iyo ganacsi

  • @umuzaakir4296
    @umuzaakir4296 Жыл бұрын

    hooyadeey allha unaxariiste ayadoo madaxa biyo uga jiro oo suuxi jirtay ayaaa la dhihi jiray waa jin oo qoraan cod dheer lagu aqrin jiray qaarna dhihi jireen waa il aaqir hoyadeey dhaqtar baa lageeyay waxaana lasheegay in waqba laga qaban karin oo biyihii dhinaca kale usoo gudbeen 😢 weeyna udhimatay allha unaxariisto inkaste qadar alle eheed hadana jaahilnimada ayaa qof suuxaya oo mada kajiran loo dhihi jiray waa il iyo jinni 😢😢😢

  • @Daawonuurka

    @Daawonuurka

    Жыл бұрын

    Allaha u naxaristo 😪😔

  • @sharmakeabdiabshir7032
    @sharmakeabdiabshir7032 Жыл бұрын

    Masha allah alle haku xafido legend omar inshaar

  • @kaartopower2793
    @kaartopower2793 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad barnaamijkan aad ayuu ugu badanyahay dalka, tusaale jinka in laga cabsado waxay kubadantahay waqooyiga soomaaliya halka koonfurta ay kubadantahay cabsida Isha, aniga warkan iskama dhihin 8 sano ayaan kunnoolaa koonfur waxa ugu badan ee khuraafaadkan laxiriira waa Isha halka waqooyiga aan kudhashay oo xog badan aan kahayo oo waqooyiga waxaa saa'id looga baqaa jinka khaasatan haweenka FG: waqooyiga intaan kunnoolaa waxbadan ayaan arkay gabdho jin aamisan oo leh waa laga qaaliyey, halka koonfurta aan arkay gabdho badan oo aamisan isha oo kasheeganaya.

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 Жыл бұрын

    شكرا و جزاك الله خير 🙏🙏🙏🙏✔️

  • @axmedgaraad7296
    @axmedgaraad7296 Жыл бұрын

    Aad iyo aad

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah Жыл бұрын

    M.sha allh hakubarakeyo ustadkeena

Келесі