No video

Shayga Kaliye Ee Noloshaada Burburinaayo | OCD | 🤢😐

Was waaskaan waxaa lagu qeexaa afkaar soo noq noqonayso si qasab u eg aadan rabin sidii in quwad aadan arag kugu qasbayso samaynta waxaas : ama u hogaansanka samaynta afcaal xun
sawirashada waxyaabo shar u badan sida aan tusaalaha dheer ku soo aragnay , laakiin arrinku faraha ayuu kasii baxaa marka uu qofku dareemo Afcaashaas uu samaynaayo in uu isku dayo joojintooda laakiin uu uga sii daro aad gasho xaalad wal wal ah bal aad kasii darto
dadka inta badan ka cabanaayo iska dayn la’aanta
Aflamata xun iyo caadada istinmaaga waxaad arkaysaa in ay ooyaayaan markay daawadaan murugoodaan
lkn waxa sidaas u dhibaayo ay is arkaan ayagoo dhex dabaalanaayo mar kale
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 443

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Жыл бұрын

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @safiyoaadanali8533

    @safiyoaadanali8533

    Жыл бұрын

    Sallalahu caleyhi wasalam

  • @yarimysahra8061

    @yarimysahra8061

    Жыл бұрын

    صل الله عليه وسلم

  • @quenzabela757

    @quenzabela757

    Жыл бұрын

    Scw

  • @abdicasisali

    @abdicasisali

    Жыл бұрын

    Wsc Wsc ❤😊

  • @sevdaomer4666

    @sevdaomer4666

    Жыл бұрын

    ﷺ ❤

  • @abdirashiidgullet-fn3qb
    @abdirashiidgullet-fn3qb Жыл бұрын

    Waad ku mahadsantahay WALAAL CUMAR INSHAR" waqtiga qiimaha badan aad u hurtay si aad ad noogu soo gudbiso muuqaallo tayo leh oo faa'idada iyo waxtarka badan 🥰😊

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 Жыл бұрын

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم للصائم فرحتان يفرحهما: إذا أفطر فرح بفطره وإذا لقي ربه فرح بصومه

  • @alicade9233

    @alicade9233

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @shacraawiofficial5929

    @shacraawiofficial5929

    Жыл бұрын

    Scw Thnks wll 🎉❤

  • @ashrafcadde8360

    @ashrafcadde8360

    Жыл бұрын

    حياك الله 🥰

  • @mahamaddaki4391

    @mahamaddaki4391

    Жыл бұрын

    Scw

  • @cubeydali6770

    @cubeydali6770

    Жыл бұрын

    M.a

  • @mohamettabdullahi3028
    @mohamettabdullahi3028 Жыл бұрын

    Omar mawduucyada Aad kahadleeso Ilaah amarkiis Waa kuwa Aad Aqoon uleedahay si wanaagsan Waxaad kahadleeso Masha allah Sxb..

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Жыл бұрын

    11 minutes oo wakhtigayga ka mida channel kliya ku bixiyo Ogaansho deserve it 👏

  • @najibmusse7133
    @najibmusse7133 Жыл бұрын

    Waxani waa imtixaam rabaani ah cidii Alle ka caafiyo ayaana ka caafimaada, lkn Daawada ugu muhiimsan ee looga buskoon karo waxaaan u arkaa inay tahey aqrinta adkaaru sabaax iyo masaa iyo suuratul baqara maalin kasta

  • @Africandance
    @Africandance Жыл бұрын

    In the future, I think Umrah and hajj will be for the rich. Every year prices going up. It’s sad they triple the price on Friday and weekend sidokle wll waxaa kaso hadasha sababta dadka loogu diidayo dadka iney galaan xajrul aswadka eey u galan dadka caanka ah iyo kuwa lacagta heysto thank you ustad omar 🙏❤️

  • @myfuns1

    @myfuns1

    Жыл бұрын

    anigana ii saar saaxiib

  • @deeqomahmett9481
    @deeqomahmett9481 Жыл бұрын

    Aniga ayaa dhibkas iheysato xitaa qoral an qoro 100mar hubiyaa allow na cafi🥺🤲🏻

  • @abdemalekali9742
    @abdemalekali9742 Жыл бұрын

    This is very important video All price be to Allah who make us muslims🤲

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Жыл бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @xorxornimo1137
    @xorxornimo1137 Жыл бұрын

    Walhi wiilkan waxbadan ayaan kafaa iiday ma aqaano wax an ugu abaalgudo lkn waxan leeyahay ilahay farxad aan dhamaan hakusiiyo iyo waxad jeceshay iyo حسن الخاتمة amiin

  • @muxudiin9975
    @muxudiin9975 Жыл бұрын

    Aniga ayy iheysta dhibtadan wlh😢 Marwalba Cuntada cunaayo waxa aan soo xasuusta Waxyaabo an jecleysanen Walwal joogto dhibaatadana ma aqaaan waxa igu sababay,😢

  • @mahamaddaki4391

    @mahamaddaki4391

    Жыл бұрын

    Quraanka wllo aqriso iyo adkaarta

  • @Imysabir

    @Imysabir

    Жыл бұрын

    walahi aniga qabi jiray ocd ga 2017 oo walashy dhimatay ayu igu dhacay naxdinti anka qaday waxanan ku bogsaday adkar sabax iyo adkar massa saladana on time tuko plsss walalo la xawla wala quwata ila billah ku tasbixso malinti iyo habenki 1k gadhsi ama ka badi walahi wad cafimadysa 🥺

  • @zamateradein-ov8xo

    @zamateradein-ov8xo

    Жыл бұрын

    Alaha kaa duulqaado

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    7 ай бұрын

    Walaal anigaba wuu i haystaa dhibaatadaas OCD, waxaa igu soo dhacaayo afkaar shar ah.

  • @maazimhanad7428
    @maazimhanad7428 Жыл бұрын

    Aniga waswaas i hayaa , fataxada ku celceliyaa , dhibna waan ku qabaa waswaaska murug baa ka qaadaa wll.kol faraha maydhaa iso duceeya wll bil ramadane 😭😭😭😭😭

  • @asturaansidahooyeded6087

    @asturaansidahooyeded6087

    Жыл бұрын

    ilahay haka dulqado

  • @maazimhanad7428

    @maazimhanad7428

    Жыл бұрын

    @@asturaansidahooyeded6087 aamin wll mahadsanid

  • @Maryamasuldaana

    @Maryamasuldaana

    Жыл бұрын

    Adkaaro sabaax walmasaa aqriso. Allah haku caafiyo

  • @ruwaydamohamed8774

    @ruwaydamohamed8774

    Жыл бұрын

    Wllo Allah SWT hakaa caafimaadiyo salaadda iyo ducadana badi

  • @zakariyeayub7403

    @zakariyeayub7403

    Жыл бұрын

    Shp aniga ayey in kabadan sanad i haysa marka hda alx waka bogsanaya ilahay hku fududeyo adna 💯

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    Qaar kamid ah waan isku arkay sida Jaraan jarada inaan tiriyo iyo kuwokale oo cabsi leh 😢 kaligey aan ismooday, thanks Omar.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Жыл бұрын

    Wallee cumar waa nin ducaysan wllky wax badan baan sawirta oo shar u badan ama wax khatar soo socota

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Жыл бұрын

    Sidaasi waasi jirta wllhi Cumar inshaar Waa psychologist Wxbadam Og Alle Aqoonta hakuu barakeeyo iyo waabka Aad Usoo jedineysaba mnzha Allah Wxbadan Ayaan kaa faaiidey wll

  • @MaxamedIlkacase-jh9dz
    @MaxamedIlkacase-jh9dz Жыл бұрын

    ALLH ha i caafiyee iso ducee wll ilaa markaa Bilowda ilaa dhamaadkii inaa ani i ga sheekay naysay mooday walhi 😢

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 Жыл бұрын

    waa bisha Soon ee la soo dajiyey dhexdiisa Quraanka, isagoo hanuun Dadka u ah, iyo caddayn hanuun iyo kala bixin (xaqa iyo baadhilka) ee ruuxii jooga (nagi) ha Soomo, ruuxiise buka ama Safar ah waxaa saaran maalmo kale, wuxuu idinla dooni Eebe fudayd ee idin lama doonayo culaysm waana inaad dhamaystirtaan tirada wayneysaanna Eebe wuxuu idinku hanuuniyey, waxaadna u dhawdihin, mudantihiin, inaad mahadisaan Eebe.❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 Жыл бұрын

    صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته جزاك الله خير الجزاء الله يحفظك يا رب العالمين

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 Жыл бұрын

    I like listening to this channel 🎧

  • @abdiraxman5287
    @abdiraxman5287 Жыл бұрын

    ✋Ramadan mubarak dadka ku xiran kanaalkan Ogaansho waa habeenkii 8aad bisha Ramadan

  • @nastexocumar6241
    @nastexocumar6241 Жыл бұрын

    It’s Ramadan Pray for me guys i hve bad ocd 🫶🏽😢

  • @cabdiraxmaanmaxamed2288

    @cabdiraxmaanmaxamed2288

    Жыл бұрын

    Shaki miyaa laga wadaah

  • @MarwaAhmed-ni3tw

    @MarwaAhmed-ni3tw

    Жыл бұрын

    Same wallah

  • @MarwaAhmed-ni3tw

    @MarwaAhmed-ni3tw

    Жыл бұрын

    @@cabdiraxmaanmaxamed2288 Haa wllo

  • @xuzenkartizame2642

    @xuzenkartizame2642

    Жыл бұрын

    Ii sheeg wlashy nooca ocd ee ku hya lacalla inan wx kaala qabn kro i.a

  • @maryamamohamed7407

    @maryamamohamed7407

    Жыл бұрын

    Abayo illahey hakaa caafiyo waa noocee kuli waa la daween kara quran ka aqriso dr cilmi nafsine u tag duceysana

  • @samiiro5118
    @samiiro5118 Жыл бұрын

    Run bdnida😢😢😢 allah naga dulqado🤲 waswaskas

  • @user-ti4in6yr8s
    @user-ti4in6yr8s Жыл бұрын

    First viewer. Ramadan Mubarak Dhammaan umada muslimiinta.

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 Жыл бұрын

    Mahadsanid walle Qofkii xanuunkan kacabanayow hda ayaad haysata daawadi kuugu dhawayd waayo waa bishii khyrka iyo farxadaha qofka soomana ducadiisa lamasoo celiyo ee afkaaga yuu ku ciilin illahy ka bari inuu kaa dulqaado xanunka Dawada koowaad waxaaa weeye inaad illaahay udhawaaato danbiyada ka Fogaato ilaahy Tala saarato marwalba Qur aanka ehel la noqo Saliga nabiga joogte saliga ibraahimiyada waliba waa cajiib Xawqalada joogtee Suuratul baqra ayaduna waa fatuuxaadka nolosha maalin inaad wada khatimto hadaa awoodo baa fiican hadii kle aad jus ka dhigto ducada sujuuda ku celceli khyr badan baad helaysan insha allah أَمَّن يُجِيبُ الْمُضْطَرَّ إِذَا دَعَاهُ وَيَكْشِفُ السُّو

  • @ummmariam2336

    @ummmariam2336

    Жыл бұрын

    Qisas aldigri ina thy ii muuqata

  • @hodoadam7781

    @hodoadam7781

    Жыл бұрын

    @@ummmariam2336 haa qaaali waan ahay reer qisas aldikir walshayey

  • @ahmedofficial7024
    @ahmedofficial7024 Жыл бұрын

    Waan iska daayey aflaanta xun xun alxdulilaah ilhow umada muslimiinta kale ka madobey 🎉❤😢

  • @axmadyuusufaxmad-qd4xn
    @axmadyuusufaxmad-qd4xn Жыл бұрын

    Waswaaska xaga cibaadada u badan Bari bu nafta igu dhibay salaada 10goor kabadan Baan xidhanjiray xita marmarka qar salaada 2 goor Baan Tukan jiray Alxamdulilah hada ILAHAY ba iga daweeyay

  • @user-bp7ob4zm4w

    @user-bp7ob4zm4w

    Ай бұрын

    See ku caafimaaday noo sheeg wllo

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Жыл бұрын

    نعوذ بالله من الشرالوسواس الخناس الذي يوسوس في سدور الناس من الجنة والناس اللهم آمين

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 Жыл бұрын

    Fikradaha nooocaan oo kale ah waxaa loo yaqaanaan "Intrusive thoughts " waa fikrado taban oo miskaxda qofka ku so noq noqda waana xaalad nafsi oo qofka ku dhacda.

  • @abdulrazaq2302

    @abdulrazaq2302

    Жыл бұрын

    fikradahaasi muhiim ma ahan laakiin dhibku waxaa weeye inay saameen kugu yeeshaan qofka dhinnaashaha uu maskaxdiisu qabto baa u keenaysa inuunan haysan awood uu afkaarahan kaga adkaado ka dibna ay walwal iyo cabsi u keenaan

  • @ismahandahir-kt3eu

    @ismahandahir-kt3eu

    7 ай бұрын

    ​@@abdulrazaq2302maxa lagu daaweya

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    7 ай бұрын

    Aniga ayey i haysataa dhibtaasi wll

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    6 ай бұрын

    ​@@abdulrazaq2302haa wll

  • @maxamedcalibile
    @maxamedcalibile Жыл бұрын

    Allah maguma rido waswaaska wax sahlan maaha haduu kugu badato. 30 March Ramadaan mubaarik ❤

  • @asmaali5744
    @asmaali5744 Жыл бұрын

    Waxa iga kaxeyay waswaka surta fataxa 7 biyo ku akhriayay iyo surtal baqara iyo adkar masa wa sabaax Istaqfaarta iyo saliga nabiga Alhmdullh mushkilad kasta waxan xalkeda ka helynaa diintena muslimka 6:50

  • @MohaYare-px4eu

    @MohaYare-px4eu

    Жыл бұрын

    Masha allah ❤❤

  • @sadiasadia19191m

    @sadiasadia19191m

    2 ай бұрын

    Halkeeh kala soo xiriira abyo

  • @gollisphysicians5624

    @gollisphysicians5624

    4 күн бұрын

    Wllo ma caqiidada kaa galay

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj Жыл бұрын

    Alx Allah Aya Ka Magan Galay I.n Mana Rajay Nayo inu igu Dhaco Qofka Bili’admiga Ah Hadi Rabigiisa Aminsan Yahay Marka Laga So Tago Xuman u Samay nayo qofku Misna Laga Rabo inu Faraha Kala Baxo Mahane inta Kadib Allaha Aya Dhakhtar waliba inooga Muhiimsan ❤ Swt

  • @cagaetyon8849
    @cagaetyon8849 Жыл бұрын

    Omar Inshaar alla maxaan wax kaa baranay ilaahay haku xafido wll🥰🥰

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Жыл бұрын

    😢😢 illahey qalbi no daji subxanallah

  • @nasriasheekh5937
    @nasriasheekh5937 Жыл бұрын

    wlhi waswaas aniga ayuu nolosha igu dhibey maxa daawo u ah alle aniga iyo intii ila midaba haka cafiyo😢😢😢😢

  • @xuzenkartizame2642

    @xuzenkartizame2642

    Жыл бұрын

    Wlo waa badanyahy tolow kee ku hya adiga wll?

  • @mawlidrashid4057

    @mawlidrashid4057

    Жыл бұрын

    Saliga nabiga badi scw iyo laa xawla walaa qiwati ilaa bilaah

  • @hodoadam7781

    @hodoadam7781

    Жыл бұрын

    Walaalo dawo oo idil waa ucararida xaga idil kurbo faydaha walh nolosha xaalad adag imazoo marin ilaa haday isoo martay xagiisn ucararay waana iga dulqaaday Cibaadadaaaada hagaaji saliga suubanaha joogtee

  • @craxmaanissack6714

    @craxmaanissack6714

    Жыл бұрын

    wll wxd badisaa istiqfaarta quraan aqriska weysada

  • @craxmaanissack6714

    @craxmaanissack6714

    Жыл бұрын

    wll

  • @salmanosman-ep4ol
    @salmanosman-ep4ol Жыл бұрын

    Dhmaantood waan isku arkay, waliba geerida aabahay kadib ayaana isku arkay lkn hada bogsaan ayaan dareemayaa lkn mudo 3 sano ah ayaan si joogto ah uga cabanaayay

  • @hassan5896

    @hassan5896

    Жыл бұрын

    Allaah ha kaa dulqaado

  • @salmanosman-ep4ol

    @salmanosman-ep4ol

    Жыл бұрын

    @@hassan5896 Waan fiicanahay hada lkn mahadsanid

  • @Samimusic.1

    @Samimusic.1

    Жыл бұрын

    Zxp waxad ii sheegta miyad leedahay calamada aad line ka iska ilaalinyso ama hadhka aad ka dul talaapsato

  • @salmanosman-ep4ol

    @salmanosman-ep4ol

    Жыл бұрын

    @@Samimusic.1 Haa, waxaasoo dhan waan lahaa xitaa biyaha roobka ayaan iska ilaalinaayay

  • @dhameysdumar9172

    @dhameysdumar9172

    Жыл бұрын

    @@salmanosman-ep4ol mxa oga cfimdy wll

  • @sidroali2609
    @sidroali2609 Жыл бұрын

    Asalamualaikum walal Ramadan mubarak walal waxan rabaa inan podcast so gudbiyo oo ahmiyadeyda aan so bandhigo siden ku bilabaa ma kula so xariri karaa sidad ika cawiso arintaas dhaqalo xitaa hadey tahay😢😢

  • @diiriyeyare134
    @diiriyeyare134 Жыл бұрын

    Ani ahaan hadii aan iska waxan ku nolahy moqdishu oo ay cadi ka tahy in aad maqasho dhawaqa rasaas mar waliba oo aan maqlo dhawaqa rasaas waxan sawirtaa in aniga igu dhacayso waliba si jogta ah hadii aan guriga iyo hadii aan banaan ka jogo allah ha iga tirtiro xalada cabsida😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-lb3ks9xd4n

    @user-lb3ks9xd4n

    Жыл бұрын

    Aniga ayaa kula mida wllhi wll kaliya waxaad dhahdaa حسبي الله ونعم الوكيل

  • @user-lb3ks9xd4n

    @user-lb3ks9xd4n

    Жыл бұрын

    Habaryartay ayaa udhimatay wiiftada anigoo yar ayayna ahyd hortayda ayayna ku ruux baxday ilaa iminka markaan xabad maqlaba waan argagaxaa

  • @faadhigotahliil1371

    @faadhigotahliil1371

    Жыл бұрын

    Aniga ayaa kula mid walal Allah dhibta ha ka saro intii muslim ah🌙💝

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 Жыл бұрын

    وعليكم السلام اخي الكريم اسطوره 🤍🧠👉🏼💯🤎

  • @macrufxdchanel8088
    @macrufxdchanel8088 Жыл бұрын

    Allaha ka caafiyo inta uu hayo ❤

  • @indextwo5810

    @indextwo5810

    Жыл бұрын

    Amin

  • @Barsan770
    @Barsan770 Жыл бұрын

    Ustaad Mahadsanid, laakiin anoo xalka iyo dawada u dheg raaricinayo ayaad ka baxday.

  • @yusufabdulkadirmohamed8001
    @yusufabdulkadirmohamed8001 Жыл бұрын

    Asc ramdaan mubaarak wllalyaal dhammantiin ALLE ha inaga aqbalo acmaasha suuban ee aan qabaneeno.

  • @MarwaAhmed-ni3tw
    @MarwaAhmed-ni3tw Жыл бұрын

    Iam amazed with this guy MashAllah I have most of these ocd wallah when I heal from one I get another one I search a lot of this topic Iam glad you talk abt it

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    6 ай бұрын

    Ani xattaa waan raadiyaa mawduucyo OCD ka hadlayo, walaal maxaa la isku daaween karaa, ma takhtar cilmu nafsiga yaqaan miyaa loo tegeyaa

  • @Leelehey
    @Leelehey Жыл бұрын

    WALLAHI CUMAR INSHAAR ANIGA IGAHADHASHEEY😮

  • @abdirahimomar111
    @abdirahimomar111 Жыл бұрын

    Mar walba mawduucyo muhiim ah ayaad ka hadashaa Alle ha ku xifdiyo cumar inshaar.

  • @DaaciBilaal24
    @DaaciBilaal24 Жыл бұрын

    Ku sooo Dhawaaw wll Chanelka Daaci Bilaal oo aan ku soo Gudbiyo Tafsiirka Quraan

  • @hanaqiiq9805
    @hanaqiiq9805 Жыл бұрын

    Waa channel Ka jaliya een dawado maclumadkisa thanks wll 👍🙌

  • @gureydhere511
    @gureydhere511 Жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad ilaahay hakaa abaal mariyo wanaaga aad mar walba noo soo gudbisid ciwaanada aad mar walba kasoo hadashid waa ciwaano mar walbavmuhiim inoo ah many thanks.🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @asmaaabdirahman3051
    @asmaaabdirahman3051 Жыл бұрын

    Ani wax badn waa sawirtaa hadana waa cuuda bilaystaaa Mararka qaar Mas oo isoo garguuranyo hadana daarada ii fadhiyo lkn gacmaha iyo waxas kama waswaaso❤❤😊

  • @khaleelahmett
    @khaleelahmett Жыл бұрын

    Nin aan waxbadan kafaaiiday guulayso ustaad omer inshar ❤

  • @MohamedNaasir27
    @MohamedNaasir27 Жыл бұрын

    Walaalkay Cumar iishar Waxaad noo sheegtaaa meeshu ku aasan yahay irir samaale😊😊😊😊 adiga oo ah raali noosheeg zhp ❤❤❤❤

  • @shaisakhalief4537

    @shaisakhalief4537

    Жыл бұрын

    Yuu ahaa ma somali baa wlal

  • @abdizamedmaan773

    @abdizamedmaan773

    Жыл бұрын

    Ninkani qabaald kama hadlo ord daahir calsaw iyo kabtan ayuub weydi

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Жыл бұрын

    رمضان مبارك 🌙

  • @hirecade-st6tp
    @hirecade-st6tp Жыл бұрын

    RAMADAN MUBARAK❤❤❤❤❤ ALL MUSSLIM

  • @maxamedkhaliifcali5412
    @maxamedkhaliifcali5412 Жыл бұрын

    Waswaaska waxa ugu wayn ee suuliya ama kaxeeya waa Dikriga ilaahay iyo adkaarta ilaahay oo aad ka magan gasho shaydaanka

  • @AmiiraahmedApdilaahi-dx3oy
    @AmiiraahmedApdilaahi-dx3oy Жыл бұрын

    Shukran dhiiri galiyaha bulshada somaliyed❤

  • @guuleed9137
    @guuleed9137 Жыл бұрын

    Ramadan Karim ol nuslim🎉🎉

  • @ABDIFITAHAHMED20
    @ABDIFITAHAHMED20 Жыл бұрын

    Usatad aad bad u mahadsan tahay * Ramadan mubarak *❤️ alle acmasheene hana aqbalo aamin yaa rabi aamin 🤲

  • @mohameddahir130
    @mohameddahir130 Жыл бұрын

    Wlhi video-gaan saaid ayuu ii badalay. Aniga waxaan wadaa gaari waxaan in badan dhahaa amaa shil gashaa amaa gaari kale ku dar-daraa😢wax badan ayaan kashakinaayaa lkn hada Wax walba waan iska idha tiraa farxad ayaan wadada ku maraa hada 2maalin kahor ayaan daawaday hadana free ayaan ahay wlhi alxm Mahdsanid wallkey

  • @abdulrazaq2302

    @abdulrazaq2302

    Жыл бұрын

    gaariga maka dagataa oo ma istiraahdaa armaa qof dardartay kkk

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 Жыл бұрын

    جزاكم الله خيرا Ustad Howsha aad noo heyso halkaas ka sii wad Rabi ha idin xafido

  • @Zahruush
    @Zahruush Жыл бұрын

    Noocyo kamid ah wan leyhy lkn inana iska dayo ayan isku daya mar walba 🥺 Mhdsanid ustaad omar

  • @realog2022
    @realog2022 Жыл бұрын

    Wallhi ustaad adı iyo sahanka xogaha iyo kuwo kale oo badan wax badan idin Ka faaiday ❤😊

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 Жыл бұрын

    AlWASWAS ALQANAS😅 alle hanaga qabtoo

  • @Hanna-mz8nw
    @Hanna-mz8nw Жыл бұрын

    Keep going brother you are right 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Жыл бұрын

    Talooyinkaaga waan jeclahay waanan qaataa waliba😊

  • @caynashe.8886
    @caynashe.8886 Жыл бұрын

    Cajiib hadii aan sifiican wax udhagausano waxa badbaadi lahaa nafa badan

  • @Salmah1999
    @Salmah1999 Жыл бұрын

    Khayr Alle haku siiyo ❤

  • @anizahillowle2625
    @anizahillowle2625 Жыл бұрын

    Waswaaska wax xun wye thanks ustaad 😊😊

  • @shiineabdi3235
    @shiineabdi3235 Жыл бұрын

    Khayr allah ku siiyo cumar

  • @dahabboy6685
    @dahabboy6685 Жыл бұрын

    Madha alah sxb waxbadan ayalagafaiday ilahay haku xifdiyo sxb nolow

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Жыл бұрын

    Best youtuber ❤

  • @abdullahidiinaari2500
    @abdullahidiinaari2500 Жыл бұрын

    Sxb ilaahey haku xifdiyo waxaabtahayvqof bulashadiisa wax wngsan la wadaago malin wlba thnks ustaad omar inashaar

  • @abdirahmanshali5938
    @abdirahmanshali5938 Жыл бұрын

    Aad ayaa u mahad santahay my brother ❤

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Жыл бұрын

    Anigu Waxan ahay wiil dhalinyara 18 Jamacad ayn dhigta Balse Mustaqbalkayga ayaan aad uga warwaraa iso Duceya Guys

  • @user-ty8sv9zs7n

    @user-ty8sv9zs7n

    Жыл бұрын

    Same for girl second ahay jaamacada

  • @zakibinuigal4549
    @zakibinuigal4549 Жыл бұрын

    Waxan Ka mid Ahy Dadkas Lkn Mana rabo ee waa leygu Qasbaa mana Aqaano sbbta...💯✊️✌🏾

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    7 ай бұрын

    Walaal anigaba afkaar laygu qasbayo ayaan leeyahay

  • @naciimoclaahi8582
    @naciimoclaahi8582 Жыл бұрын

    Wll aniga waxan sawarta yarantydana salada wan ku so celcelin jiri mhdsnd❤❤ keep going 💥💥🚶🚶🚶🚶🚶🚶

  • @yusufsodal9161
    @yusufsodal9161 Жыл бұрын

    Mr Omar Somalia dadka jooga gaar ahaan reer Muqdisho xaqiiqatan xanuunkan waxa qabaan in ku dhow 15% coz dhanka daawashada aqbaaraadka dilka iyo qaraxa ku saabsan iyo qaybo ka mid ah eheladi dadkooda oo ku jira maanta oo dhan tacsi iyo war naxdin leh un sugo waaye halki mushkila oo ka dhacdo magaalka.

  • @warda4257
    @warda4257 Жыл бұрын

    Yaa allaah hanagu ridin inta qabto allaha ka caafiyo

  • @kingsuhazh2658
    @kingsuhazh2658 Жыл бұрын

    Waad mahadsanthy macalinkayga labaad ee KZread ka Cumar Inshaar 👍

  • @bella_luula7516
    @bella_luula7516 Жыл бұрын

    Wlhi vediogan boqolkiiba 90 anow iga hadlaa xaladan murug ey igu noqoty xitaa ma daawado vedios cabsi ah mana dawado kuwa kale xun xun lkn inta kasoo harty waku suganhy isma lahen waa wax lagula qabo iso duceya pls asxbta 😭😭

  • @GaraadMedia851
    @GaraadMedia851 Жыл бұрын

    "بارك الله لك يا عمر إنشار"

  • @abdiraahman9913
    @abdiraahman9913 Жыл бұрын

    Ani waxaa ahaa mid ku dhiban xaaladan waswaaska ah mudo hal sano ah sabata aan ugu dhibna waxay ahyd waxaa maramr badan daaawan jiry aflaanta xun xun lkn waxaa ogaady in sida kaliya ee waswaaska loogu bixi karo iney thy inaas badso hab dhaqankaaga sidoo kle aad alle u dhawaato quraaanka aad akhristo markaas ma dareemi doonntid waswaasa waxa noqon doonta mid farxsan kaliya wanaagi hab dhaqankaaga

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    6 ай бұрын

    Walaal aniga dhibtaas ayaa i hayso

  • @hamdamusa5036
    @hamdamusa5036 Жыл бұрын

    Hortey yaabe manaad iga hadashaaa ciwankasta Waa mid an markaan arko ubaahnahey iquseya😢

  • @abdihashi6225

    @abdihashi6225

    Жыл бұрын

    Sababta social media weeye iyo haddii aad daawato porn-ka

  • @zamiirfaarah2251
    @zamiirfaarah2251 Жыл бұрын

    Wlloh aniga dhiba I haysa oo ku saabsan shakiga Wxan isku arkaey 2022.8... Wxan isku arkey shaki aan is dhahayo wxba ka urayah Dadkan ku kalsona oo dhan waan weyeydiiyey lkin wxay igu dhehen wlhi wxba kama urayaan aniguna ila xilgah ma rumaysan iminka macal. Misaajika kuma tukado oo wxan is odhnyaha dadka ku dhibsnyah bas jimcha oo kaliyah ayaan isku dhibaah markah wxan ka rabah xal ama taloh

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    6 ай бұрын

    Wallllaahi anigana sidaas ahay wll

  • @abdulghanifaisal1585

    @abdulghanifaisal1585

    6 ай бұрын

    Wll ila soo hadal

  • @altunzasollywood6751
    @altunzasollywood6751 Жыл бұрын

    Wall omar inta aad soo sheegtay qaar kamid ah waan ku fikiriray sida inaa kor uqeeliyo sida in aan asgari kala baxo bistoolada kala baxo

  • @dhameysdumar9172
    @dhameysdumar9172 Жыл бұрын

    Geeridah kacabsadah hdi oo qof dhintoh familka kamid ah aadah uxanuunsadah wlh 😭 waba dhiman igu qufulan hdn gurigah kbx isdhhaho ka daran wlh

  • @maxamedosman7608
    @maxamedosman7608 Жыл бұрын

    Mahadsanid in badan wax badan baan kaa faaideystaY ustaad omar channelka keliYa ee kowaad channaladda🙏

  • @Suleiman_Nor
    @Suleiman_Nor Жыл бұрын

    Shukran ustad Umar.. ❣️

  • @saidkadarmouse2645
    @saidkadarmouse2645 Жыл бұрын

    Asc wll cumar inshar. Wllo intaro ga videos ka ad ku bilawdo wxd k adhigta Aadanka waliba waybta Xayacalal falaaax inta ay Bisha Ramadan socoto. جزاك الله خيرا

  • @tafatiraha5632
    @tafatiraha5632 Жыл бұрын

    Waxan dhan way iheystaan lkn qof maka fikiro lkn wax kastoo aan arko waan tiriyaa xasiloonida waan jeclahay kala dambeynta waan jeclahay hadan jibsi soo gato inta xabo ku jirta anoon tirin maba cuni kari 😢😢

  • @SUHAYBJOKEF2021pk

    @SUHAYBJOKEF2021pk

    Жыл бұрын

    Wlle waa yab aniga way i gidhacady lkn hadda alx iska ilow isku day waxbaa kgu riixaya ogaanshaa ku dishay iska ilow

  • @NajibHassan-rg2wh
    @NajibHassan-rg2wh Жыл бұрын

    Mahadsaniid wllo omar

  • @abdisalaam4077
    @abdisalaam4077 Жыл бұрын

    Mahadsanid wallky cumar inshaar.

  • @nawaalcalixaydar8179
    @nawaalcalixaydar8179 Жыл бұрын

    sanadkan bilowgi baa sas i haysatay lkn alxmd ilahay ba iga madobeyay alxmd wlhi geeri unba i sawirmeysay 😢alxmd yaa raabi 🤲

  • @dhameysdumar9172

    @dhameysdumar9172

    Жыл бұрын

    Mxa sameysay 😭😭geerida igu solbtoh

  • @abdulrazaq2302

    @abdulrazaq2302

    Жыл бұрын

    @@dhameysdumar9172 wax weyn ma ahan ee waxaa u baahan tahay inaad maskaxdaad ka dhaadhiciso waxay kuu sheegayso inuu been yahay hadaad rabtid inaad mawduucaan wax kasii barbaarto kan akhri "التعرض ومنع الاستجابة" exposure response and prevention

  • @khayriyaahmed-wp1iw

    @khayriyaahmed-wp1iw

    3 ай бұрын

    ​@@dhameysdumar9172wll hda sided kathy

  • @abdirizakdahir7444
    @abdirizakdahir7444 Жыл бұрын

    Dawada ugu fiican waswaska Soom cuntada yaree

  • @Cabdullaah114
    @Cabdullaah114 Жыл бұрын

    Ustaad cumar inshaar Ku soco

  • @guyolion7801
    @guyolion7801 Жыл бұрын

    Waxn dhan intaaan ka tagay heer waxaan marayaa mararka qaar aan qof ii sheekaynaya is idhaaa Feeedh 🤛🏽 maku boobtaaa mana aqaan sababta 😂😂

  • @mariatube9101

    @mariatube9101

    Жыл бұрын

    Ilaah hakaa caafiyo lkn waa iga qoslisay 😂😂😂😂

  • @guyolion7801

    @guyolion7801

    Жыл бұрын

    @@mariatube9101 amiin 😂

  • @asiya140

    @asiya140

    10 ай бұрын

    wllhi same nahay wanba isla yaba qof ila mida helay wll madawo ayuu leeyahayna😢

  • @xafsaxasan1176
    @xafsaxasan11764 ай бұрын

    Waswaaskan ana qaba mudo badan noloshaydana uu la hadhay walwal cabsi ayaa la socda😢

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 Жыл бұрын

    Cudurkaan yar saibkey ah buu faciis ka reebay daawo waalagala daalay heer wuxuu gaaray uusan xitaa cunto qofkale kariyay cunin maqaayad iskaba daayee xitaa diinta iyo jiritaanka ilaahey ayuu ka shakiyay hadaa salaamto gacantaas maalinki oo dhan wuu dhaqayaa dharkiisa hadii biyo yar taabtaana wuu tuuraa dhamaan markuu qabeesanayo musqusha ayuu dhaqaa kadib ayuu qabeestaa shaki wu dhaafay aduunka dhan kusoo yaraaday cidiisana waa iska culumo oo cudurkaan OCD ma aaminsano aqoona umalaha 😭🤦‍♂️ U duceeya walaalkeen iyo inta xanuusanba🤲🏼

  • @abdulrazaq2302

    @abdulrazaq2302

    Жыл бұрын

    ilaahay ha caafiyo haday u saa maxayso wadamada jaarka ah ha geeyaan si loola tacaalo xaalada khattar aha buu ku sugan yahay

  • @nuradinabdi8393
    @nuradinabdi8393 Жыл бұрын

    Obsessive Compulsive disorder (OCD)

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 Жыл бұрын

    Ocd waxa qaba midka ah jaranjaro Xisabinka ah iyo ina neysado Ina qof iska dharbaxo inta kle maba qabo alhamdullilah

  • @MuzamilMalaaq24-ol2cs
    @MuzamilMalaaq24-ol2cs Жыл бұрын

    Bissinka Wallhi inta aa Sheegtey Kulli Waan isku arkey Allaha iga Saaro Dhibkaas