UGU DAMBEYN SOYA ALBI OO U FURTAY DUKAANKA EEY KA BALAN QAATAY HALF TURKI - SOMFLIX

Пікірлер: 126

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine3 ай бұрын

    Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida. اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash3 ай бұрын

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢 😮😮😮❤

  • @siradm
    @siradm3 ай бұрын

    Ilaahay swt waxan ka baryayaa inuu u barakeeyo gabadhaasna uu ka abaal mariyo oo ikhlaas uga dhigo oo ka aqbalo

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax3 ай бұрын

    Masha Allah

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka8973 ай бұрын

    Sooyaa okale waligey somali kuma arag waxan iska dhowri jirey inan dumar lasaxibo balse manta waibedeshey soya ❤

  • @AwoMohmed
    @AwoMohmed3 ай бұрын

    Sidaad u caawisay alle hakuu caawiyo❤

  • @rodaabdi
    @rodaabdi3 ай бұрын

    Masha Allah soya Waa qof ku dayasho mudan oo qalbi fiican ilahey waxa jeceshahay ha ku siyo soya Cadey ❤❤

  • @sm.5191
    @sm.51913 ай бұрын

    meel kale allaah ka siyo abaayo❤🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @MRLIVE14
    @MRLIVE143 ай бұрын

    Masha Allah Waa walala aad u fiican oo qalbi nadiif ah Leh allha ka abaal mariyo abayo 😢

  • @user-vp7gh5rw8q
    @user-vp7gh5rw8q3 ай бұрын

    Sidaa ugu farxisey ilaahey ha kaa fariyo ilaaheyna ha kaa rali noqdo ilaaheyna ha kuugu badalo intaa bixisey in ka badan farxad ku nolow walaashey abaayo adigan ilaahey ha kuu barakeyo ilaaheyna hakaaga dhigo mid aad farxad iyo barwaaqo ku nolaato

  • @abdiladiif1745
    @abdiladiif17453 ай бұрын

    good wllhi ha iscaawiyaan halimoyin love you guys👏

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful64943 ай бұрын

    Masha allah mcnto soya allaha kaa abaal mariyo aduun iyo aaqiro half turk abyo adna ganacsiga allaha kuu barakeeyo

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar17053 ай бұрын

    Balantaadi waad kasoo baxday adigana abti masha allaah ❤❤❤❤

  • @Hoyadey
    @Hoyadey3 ай бұрын

    Mahadsanid soya malin aad maanta uga baahi badantahy allah ku siiyo abayo🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @user-be5ii1es2n
    @user-be5ii1es2n3 ай бұрын

    Walaahi waan ilmeeyay😢 thank you zooya ❤

  • @dakanehajj6687
    @dakanehajj66873 ай бұрын

    ❤❤ Allah akujalie janatul firdauus

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka8973 ай бұрын

    Guul iyo gobonimo dumarland ❤❤❤walahi farxad ban la ilmeyey❤

  • @abdiladiif1745
    @abdiladiif17453 ай бұрын

    sooya alpi waa boqorad caadiyah wllhi gabdho iscaawinaayo hore umaanan arkin wllhi come on 👏❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho79633 ай бұрын

    Wllshen soya rabi ha kaa abal miyo rabi ha ku barakeyo Wllshey mcn waxad thy nah qof ku dayasho mudan soyaa half turkinah waxan ku leyhy ale ha kula garab galo ganacsigaga qurux badan ❤

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka8973 ай бұрын

    Half turkiyey hadey soya madaxa xaar kumariso xita qabrigeda siyaro waligana hakahadlin yanan nala dhihin saxibnimo dumar bey eheyd❤

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan3 ай бұрын

    Maasha allah wax walboo oo aad jeceshahay oo jano ugu horeyso allah ku siiiyo abyo❤❤❤

  • @user-wo4xi9nd5e
    @user-wo4xi9nd5e3 ай бұрын

    Masha allah

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed84563 ай бұрын

    allaha u barakeyo wllsheen intii garab istag tayna way mhdsn yihiin

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam3 ай бұрын

    Masha Alah ala haku barakeyo abayo

  • @duniyodhiblawe6503
    @duniyodhiblawe65033 ай бұрын

    Allaha kuu barakeeyo soyana waxay sadaqeysatay wax ka badan allaha ugu badalo

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim46243 ай бұрын

    Adun io Aaqero Rabi haaa kafarxiyoo Soya Albe❤❤❤

  • @HavsaCaddey
    @HavsaCaddey3 ай бұрын

    Wllhi waa gabadh wanagsan sooya😢❤

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji22413 ай бұрын

    Maansha Allah soya Allah badal khayr qaba allah ha ku siiyo 🤲

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o3 ай бұрын

    Masha allah soya walaasheen allah ku barkeeyo allah ku xafido ilxumi kuma aragto abayo mcnto insha allah Alle hagugu abaal mariyo jantul fardowsa aclaa insha allah ilinta iga soo daadatey farxad darteeda walaasheen hafturkina allah u barkeeyo dukaankeeda iyo cimrigeeda cafimaadkeeda awlaadeedad insha allah

  • @Nashaad452
    @Nashaad4523 ай бұрын

    illhow janadi ku casuum Gapdhas😢😢❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim46243 ай бұрын

    Masallh Soya Rabi haaa siyo Awlad Barakayzan maskiinta Dad Badan waye Cawisay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-wv3ze6yi3j

    @user-wv3ze6yi3j

    3 ай бұрын

    Aamiin allaha siyo ❤❤hadey haysadan allaha uu barageyo❤

  • @user-tz1ff9cp2m

    @user-tz1ff9cp2m

    3 ай бұрын

    Aamiiin yaa rabi

  • @user-tw1cj7yl9j

    @user-tw1cj7yl9j

    3 ай бұрын

    Abaayo ilmo madhalin miyaa gabdha soya

  • @ayaanibrahim4851
    @ayaanibrahim48513 ай бұрын

    masha aallh ale haku cawiyo

  • @najma649
    @najma6493 ай бұрын

    soya allaha ku caawiyo walaal qaali

  • @abdulkadirmohamedabdilaif6871
    @abdulkadirmohamedabdilaif68713 ай бұрын

    Masha Allah keep koing hafturki abaayo Zoya alpi shukra shukran

  • @user-rn8yp4kz7q
    @user-rn8yp4kz7q3 ай бұрын

    M a Wlh ilin aa igusoo is taagtay Sas u caawisay m a

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed95373 ай бұрын

    Ma shallah sooya wanaga naag gare u taha Abayo ❤From marexan

  • @missAmerica-cx3lz

    @missAmerica-cx3lz

    3 ай бұрын

    Masha'Allah ❤

  • @nuurtonuur8513
    @nuurtonuur85133 ай бұрын

    Allow tan marka dileyso wax noga reeb 🤲🤱

  • @FartuunKhaliif-xc3fe
    @FartuunKhaliif-xc3fe3 ай бұрын

    Maashaa Allaah ilaahy haku barakeeyo xbbt soya ilaahy haka farxiyo adun iyo aakhiroba Aamiin

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago80093 ай бұрын

    MAASHALAH walashe qali qer Allah ha ku siyo soya❤❤❤❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim46243 ай бұрын

    Soya Rabi Cadabta haa kaXoriyooo❤❤❤

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi77003 ай бұрын

    Masha Allah allaha barakeeyo SOYA waxaan jeclaan lahaa in hablaheena ay sidaan isu caawiyaan guulaysta dhammaantiin

  • @mohamoudbashir8219
    @mohamoudbashir82193 ай бұрын

    Waxa xaqiiqa qof la caawiyey ka caawiyey baa ka farxad badan

  • @anuushhassan7932
    @anuushhassan79323 ай бұрын

    Wlh anaba ilmeyay😢😢

  • @user-fm9ro9cq4q

    @user-fm9ro9cq4q

    3 ай бұрын

    Haa wlhi waa gabr qalpi Safi ah😢❤

  • @xafsaabdiqadir3536
    @xafsaabdiqadir35363 ай бұрын

    Masah allah alle haku barakeyo soya Alle hau barakeyo owladeda aqiro iyo adun waxdiba matuso

  • @ladanahmed931
    @ladanahmed9313 ай бұрын

    Allaha ku barakeyoo ya rabii busneeska iyo carurda abayo Zoya allaha ku barakeyoo jannada allaha kugu casuumoo amiin amiin ya rabi Rahman

  • @anabh5771
    @anabh57713 ай бұрын

    Mashaa Allah allahu baarik yaarabii soya ilaahey ha barakeyo ayada oo kalena ha kuso badiyo dumarka somaliyeed farxiyana ilaahey haka dhigo tii kaso baxdo xilkaas oo shaqeysata

  • @ubaxabdullah8864
    @ubaxabdullah88643 ай бұрын

    Illahy haku barakeeyo baye soya Illahy khayr farabadn haku siiyo

  • @NajaxCawil-kf8kf
    @NajaxCawil-kf8kf3 ай бұрын

    Man sha Allah

  • @rukiyamohammed2025
    @rukiyamohammed20253 ай бұрын

    mashaallh mabruuk haf turkey

  • @fertunali1007
    @fertunali10073 ай бұрын

    Masha alaah soya waa naag nolosha fahantay alaha barakeeyo

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi64993 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali37403 ай бұрын

    MashaAllaah waa gabar wngsan soya oo walashed garab istaaktay waxey mudanthay ku dayadho, ajar Allaha haka siiyo aduun iyo Akhiro ❤

  • @ayanissack9742
    @ayanissack97423 ай бұрын

    Manshallah soya Allaha kubarakeyo abayo

  • @sadiaaahmett
    @sadiaaahmett3 ай бұрын

    Allahuma baarik

  • @lailaismail1317
    @lailaismail13173 ай бұрын

    Masha allah ilaahey wax ka wayn oo ka qayr badan ha ugu bedelo

  • @user-xf6ck8mi7m
    @user-xf6ck8mi7m3 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e3 ай бұрын

    Zoya habo adun & aqiro waxad ku faraxdo hoyoy raxmaanka hostada ha dhigo owlada & reerka barako wad naga farxisay walaahi gabadha have turki sidad shegtay wa gabar imaankedu qanjaha buxo waka sabarkeda ku heshay have turkiyey adna xolaha ilasho o dukanka isku cel celi dukanka & cayaalka gacanta midig ku qabso adna hoyo qeyr ku rajeyna . Teda kale gabdha ku dayda walashiin soya isku gar gara tina bahan ama jilicsan ka warhaya Mashaa ALLAAH.

  • @user-cm3yv7nh6b
    @user-cm3yv7nh6b3 ай бұрын

    Maasha Allah Mabruuk❤❤❤❤

  • @MahadMed-rj4ue
    @MahadMed-rj4ue3 ай бұрын

    Masha allha ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-wu9co6wj9p
    @user-wu9co6wj9p3 ай бұрын

    Alle hakaa farxiyo sooyaa

  • @najuucadey4062
    @najuucadey40623 ай бұрын

    M.q wlhi wn ilameyey allow kuu barakee

  • @keeffarah6779
    @keeffarah67793 ай бұрын

    Mashallah. Mashallah. ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🤲🤲🤲🤲

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar74873 ай бұрын

    MashaAllah h. turkey ❤ Allaha subxaana watacaala haku barakeyo🎉

  • @user-dx4rb5ku1j
    @user-dx4rb5ku1j3 ай бұрын

    Maansha allah ilahy haku barakeeyo abaayo

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid24193 ай бұрын

    Mansha allah allow kuu barakee ganacsigaga

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji42273 ай бұрын

    Soya Wlhi waa boqorad Walashey oo keny ka imaday ishektay boqorad inee tahy hada neh idhaheyga ku argaa caruurta Allha kula gurshay Soyayey❤❤

  • @fertunali1007
    @fertunali10073 ай бұрын

    Masha alaah

  • @jikadanora4023
    @jikadanora40233 ай бұрын

    مشاءالله عليك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fardusa411
    @fardusa4113 ай бұрын

    Masha Allah Hanbalyo Farxiyo Soya mahadsanid

  • @hodannuur4191
    @hodannuur41913 ай бұрын

    Mashallah sister aad ayaan ugu farxay farxadaada allah kuu siyaadiyo . Allaha ka yeelo business barakeysan OO hamigaada Allaha ku rumeeyo. Gabadha walaashaa ah OO kuu rumeeyay riyadaada allah aduun iyo aaqiro meel fiican Guri ha uugu dhiso OO riyadeeda ha u rumeeyo. Walaasheen waa gabar sharaf leh allah riyooyinkaada ha kuu rumeeyo aamiin. Walaahi ma aqaan gabadhaan laakiin waxaan dareemaa in dukaanka aniga la ii furay OO kale maashalah . Hadii la heli lahaa gabadhaan OO kale 100 gabdhood waxaan noqon laheeyn kuwo aduunka la jaanqaado OO hormar meel sare aduunka ka gaaro mashallah waxaan idiinka soo duceeyn UK habeen Ramadaan ah . Allah idiin aqbalo ducada aamiin. hambalyo ayaan idiin leeyahay sister🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤

  • @najma649
    @najma6493 ай бұрын

    waa sax

  • @FaraahAbdullahi
    @FaraahAbdullahi3 ай бұрын

    Mashallah ❤❤🎉

  • @fadumoabdi7761
    @fadumoabdi77613 ай бұрын

    Ilahay ha ku barkeyo ubadkan ha kula koorsho

  • @hibokhalif3188
    @hibokhalif31883 ай бұрын

    Masha Allah tabarakallah congratulations

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg3 ай бұрын

    Maashallah

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go3 ай бұрын

    Mansha allah

  • @Sarayu88
    @Sarayu883 ай бұрын

    MashaAllah ❤

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens3 ай бұрын

    She make me cry this girl never see her but wadnaha ka hadashay.

  • @saynabasser5481
    @saynabasser54813 ай бұрын

    Soyaa ❤️❤️❤️❤️❤️👌

  • @user-kt7ez7gy5s
    @user-kt7ez7gy5s3 ай бұрын

    Masha allah❤😢😢😢😢😢

  • @RuwaanIsmail
    @RuwaanIsmail3 ай бұрын

    Amiiin

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud43433 ай бұрын

    Manshallah

  • @zahrahareed8775
    @zahrahareed87753 ай бұрын

    Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤✅❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🥰🥰🥰

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore4873 ай бұрын

    Aaamiin Aamin Aamin dulqaad yeelo iyo qayr ka faraha badan

  • @Umutaqiya
    @Umutaqiya3 ай бұрын

    Hambalyo abayo

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza46453 ай бұрын

    Masha allah illahay hani siyadiyo

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi6353 ай бұрын

    M.a sooyah

  • @Fardososaid
    @Fardososaid3 ай бұрын

    Queen of ajuran awhy rayan Baajaj production

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza46453 ай бұрын

    Aamiin amiin amiin yaa rabbi dhamanten

  • @naamiabdi7552
    @naamiabdi75523 ай бұрын

    Wa wax wanaagsan tii aan leysku sheeganin oo hadhow leysku caayin allaha ka dhigo

  • @user-zz8nb6dq3j
    @user-zz8nb6dq3j3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @KhadarMK12
    @KhadarMK123 ай бұрын

    Deeq Darajo wariye isku badalay MashaaAallh 😊

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan40793 ай бұрын

    Mashaallah soya allaha ku barakeyo adun iyo aqiro mashaallah

  • @OsamanMahamud-ls2zy
    @OsamanMahamud-ls2zy3 ай бұрын

    Guuleisoo soya ❤

  • @MuniiraAli-qg8zf
    @MuniiraAli-qg8zf3 ай бұрын

    M.a queen

  • @user-eg9fb2rn7t
    @user-eg9fb2rn7t3 ай бұрын

    Sooyaqalbiwanaag❤❤❤❤

  • @Fathiya940
    @Fathiya9403 ай бұрын

    Walhi soy waan jeclahay❤❤❤❤

  • @user-xt5zy9ic6q
    @user-xt5zy9ic6q3 ай бұрын

    Barakaallah soya

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore4873 ай бұрын

    Masha allah viva soya 🎉❤❤

  • @Hooyo.seynibSon-xb6yx
    @Hooyo.seynibSon-xb6yx3 ай бұрын

    Plz plz vidioga qalanjo iyo wilki lha Gabadheey school Mageeynayo .......chanelka hore plz mar kle so Gilli

Келесі