WAN FÌLAYEEY FARXIYA HAF TURKI IN SAAN LOOSO KARBASHI DOONO

Музыка

#like #subscribe #share #nafisa #family #chanel

Пікірлер: 25

  • @maslah345
    @maslah3452 ай бұрын

    ALLAH AYAA BAAHIDA LOO BANDHIGTAA ASAGAA BOQOR AH OO QASNADIHIISA DHAMAAN

  • @khadrajama6756
    @khadrajama67562 ай бұрын

    sax walhi ilahay samirka hano siyadiyo🤲🤲

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh yaab nantan maa ogao miiya Nairobi inanlu nolnhay on ciiyalku korsady ilaa jamcd waligay xiita barah bulshad maso gaslin ❤❤❤❤

  • @nafisafamilychanel8080

    @nafisafamilychanel8080

    2 ай бұрын

    Haa walhi abayo ayadaba carurtu waxbarasho u helayan

  • @jamilanor653
    @jamilanor6532 ай бұрын

    Hooyadey tii ay nala martey ayan ogaa ilaa haddana nagula jirto, Allah ha ii xafidee waligey cidey wax I siiya kama maqal. Waxaa barataa waa baaskaa ayaan maqli jirey, hadii aad wax si fudud ku hesho markasta sidii ayyad sugee. Xoolo aad u dhididey oo aad u silicday ayaa cunto ugu macan.

  • @nafisafamilychanel8080

    @nafisafamilychanel8080

    2 ай бұрын

    Ad iyo ad wllo

  • @zu7729
    @zu77292 ай бұрын

    Iyadoo Waxba Eh Muhiim Isku Aragtaa Maxey Dheertahay Hooyooyinka Guryaha Dadka Ka Shaqeeyo Caruurtooda dartood kuwa yaanyada gado kuwa caanaha meel dheer ka keena daaro dhaadheer ey rabtaa iney dagto qorsho la.aan dadka leedahay ha i biilaan maxey ku darsatay

  • @nafisafamilychanel8080

    @nafisafamilychanel8080

    2 ай бұрын

    Akiid walhi shaqa sharfle

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17472 ай бұрын

    AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens2 ай бұрын

    Somali qof ka emotional ka eh, waxee u yaqaan qof doqon iyo qof jiljilicsan. Qofka emotional maxuu u yahay ma dhahayaan . Wee canananayan eena ku diganayaan. Is adkeey bee dhahayaan.

  • @nafisafamilychanel8080
    @nafisafamilychanel80802 ай бұрын

    Hooyo nimadey waxkale ka fahntay farxiyo war wa idinsalamay asxabta sharfta badan❤❤❤❤❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed19252 ай бұрын

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @maslah345
    @maslah3452 ай бұрын

    AMIIN YAA RABI

  • @maslah345
    @maslah3452 ай бұрын

    Farxiya radiyow wax weyn ayaa kaqaldan

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be2 ай бұрын

    9:52 nahaabad dhaqan xun baatahay you said in Adan Rabin in kuxadgudubto balse waaba ku xadgudubtey shaqsiyada farxiyo adigo kutilmaamay in naag dulqadyar asnan sabrin tusaalana uga dhigtey 4 nin oo kala duwan sababte ugu dhashey in naag fudud ee dhaqan iyo Sahar toonolaheyn. Xadgudubka kale ee dhiman waamaxay. Halkan wax aad ufadhiso wqa in lacag tuugsaneynsid adigo dadka xuquuqfoda kugudbaya iska ma dhigeesa in amaan siisodadka mindi Labo af baa tahay afkaaga biijada leh ee dilaacsan wuxuu daliil uyahay in umada ilaahay kaanabad galin law arab hee ilaahay kuceebeey

  • @nafisafamilychanel8080

    @nafisafamilychanel8080

    2 ай бұрын

    Adbaan uga xumahay nuucaga jawab kuma qasariyo

  • @Rimj-ur4be

    @Rimj-ur4be

    2 ай бұрын

    @@nafisafamilychanel8080 afka biijada leh ee dadka kudulmineyso misane kutuugsaneyso iska daa miyaa diidaysa ilen dad baa halkaa usoofadhiisatey in waxkashegto misane kuma aflagadenayo baaledahay inaa munaafaq and tahay. Runta sow ma xanunbadno in lagushego. Kuma jawabayo kute Sa maxa wax usoqoreysa inad kaalaxad tahay

  • @nafisafamilychanel8080

    @nafisafamilychanel8080

    2 ай бұрын

    @@Rimj-ur4be farxiyoy tugsigi ad adigu baraty ee ad ka oyneysay maad imoday ani xasha aqoon baan kuleyahy

  • @ashaoali8020
    @ashaoali80202 ай бұрын

    Waa naatii ku oysey xamaraan tegey oo madaxweyne xasan iyo reysal wasaare xamse ilama kulmin oo sedax weeks ayaan sugaye Qabiilka Gaaljecelka dhan ayaaba oo social media kujira ayaaba iimaaka wada al oo kii Iidle ayare ahaay oo halkii aroos owka heeso kunka dollars ka qaata aroosyada oka tumo ayaa mesha ka oynaayey oo inta isisuuxiya dhihijirey wax aan daawada sonkorta kugato maheeysto asagoo labaatan jir ah ee yey nasanbaajin.

  • @nafisafamilychanel8080

    @nafisafamilychanel8080

    2 ай бұрын

    Walhi wa yaab abayo ilahey ma jecla dadka tugsada imna adam lamida alhado hadeeyo

  • @ashaoali8020

    @ashaoali8020

    2 ай бұрын

    @@nafisafamilychanel8080 walaahi nefisa waxaan soomaray ayadoo caruurta derisku iida yaan oo aan albaabkeeyga hoosta ka xirtey sifa aan caruurteydu u arag caruurta deriska oo iidaaya walaal inaad hoyo noqotid waa hadiyad xaga rabi katimid alxamdulaah. Afrkana dadka deriska ah ma naxariis badna oo waxaa dhicikarta in qof deris ah wax iskabadan hesto laakiin deriska war uheeyn

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be2 ай бұрын

    Haf turkey waamaxay yaab ma Turks ee iskadhigesa 😂😂

  • @zuhurali5477
    @zuhurali54772 ай бұрын

    A/c anigu waxan ku dhih lahaaa adigu miyaanad organ ilmahaas kale abaha in alle qoray inay ifka yimaadan 4aabe hadaanu alle iska keenin maxaan ku leeyahay gabadhaas ka fuq waxaad ku dhagantahay alle ka cabso subxanalaah haduu nasiib ku hagaagay kaa fuq gabadha miskiinta

  • @nafisafamilychanel8080

    @nafisafamilychanel8080

    2 ай бұрын

    Adiga qabyalad ma saa ku galeysa gabadhu gabdhaha kale ayey la mitahaye

  • @zuhurali5477

    @zuhurali5477

    2 ай бұрын

    A/c walaal anigu qabiiil ma aqano gabadhaas cid tahay ma aqaano adaa dawadaa waxad soo dhigto maalin hore waad ku xad gudubtay waa markii 2baad gabadha haduu guurku ka xumaado ogow niyad jab ayaa ku dhaca adigu 4nin guursatay hadan sheegtay maxaad uga daba qadatay waxad ku hadalaysay dub udhagaso gabadhaad yaa guursan naag ooysa 4ninaad ka tagtay alle uga toobad keen walaahi hadii kale waad arki intaas iyo in kabadan waligaay qof akhalaaqi ka muqato saas uhadal maan arag in lagu daawado ma istahishid

Келесі