Tafsiirka Darsiga 306aad MASAD 01 ilaa...

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 101

  • @aarkamudug
    @aarkamudug2 жыл бұрын

    asbuucii ugu danbeeyay December 2020 baan soo bilaabay dhagaysiga tafsiirka quraanka maalin kasta hal saac oo toos ah baan qaadanayay casharkii ugu danbeeyay oo ahaa casharkaan waxaa qaatay 7-11-2021 maalin axada tafsiirka quraanka rabi si wanaagsan buu iigu dhameeyay alx Runtii tafsiirka ka hor iyo maantay farqi wayn baan ka dareemayaa naftayda asxaabta sheekha u qaabilsan media oo casharada soo galiya shaqo wanaagsan baad haysaan Guulaysta oo liibaana Aduun iyo aakhiraba sh dirirna cilmiga uu nala waadagay iyo diinta uu u ,adeegayo rabi miisaanka xasanaadka ha ugu daro

  • @ahmedabdimohammad7430

    @ahmedabdimohammad7430

    2 ай бұрын

    Walal inan hadda bilaabo ba raba weliba inan iska daawan une balse ina xifdiyo raba maxa igula talin lahayd yacni qaabka u xifdin karo ina iso jawabto rajeyna hadda fariintayda aragto

  • @Ss53426
    @Ss53426 Жыл бұрын

    🌿Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة الاخلاص iyo faaiidooyinka suurada: ☘faaiidooyin guud: 1.Waxa loogu magacaabey الإخلاص illahay ayaa suuradan naftiisa ugaar yeelay oo waxay ka warameysaa: illahay sifooyinkiisa / tilmaamihiisa. 2. Sababta ay suuradu kusoo degtay: Nimanka gaaladaa waxay dooneen inay nebiga uula hadlaan siday uwada hadli jireen oo ay yidhaahdeen tilmaamo ka bixi illaaha aad noogu yeedhayso, illahaybaa jawaabtii nebiga ka kor qaaday oo suuradan kusoo dejiyay. ☘Faaiidooyinka suurada: 1. Magaca (الله ) illaahay buu gaar uyahay . 2. Illahay waa loo baahdee cidna uuma baahdo. 3. Suuradan fadligeeda waxaa ka midaa: 🔹jacaylka uu alle adoonka jeclaado ayay sabab utahay. 🔹inay tahay quraanka 3 meelood oo meel. 🔹waxay sabab utahay inuu alle qofka ku badbaadiyo iyada iyo labada suuradood ee ka danbeeya.

  • @Ss53426
    @Ss53426 Жыл бұрын

    🌿faaiidooyinka laga qaadanayo سورة الفلق: ☘Faaiidooyin guud: Suuradan iyo suurada ka sareysa iyo ta ka hoosaysa waxa layidhaahdaa( المعوذات). Waxana laysku yidhaahdaa suuradan iyo ta ka hoosaysana (المعوذتين). 3dan suuradood marnaba lagama maarmo nebigu wuxuu inoo jideeyay 8 mar inaan akhrino: ▪️Subaxa ( midkasta 3 jeer). ▪️Galabta( midkasta 3 jeer). ▪️salaada subax kadib( 3 jeer). ▪️salaada duhurka kadib( hal mar). ▪️salaada casar kadib( hal mar). ▪️salaada maqrib kadib ( 3 jeer). ▪️salaada cishe kadib ( hal mar). 🌱(qofku baahida uu uqabo suuradahan 3daa baahida uu raashinka uqabo way ka badantahay) ibnu alqayim. 📍Nebigu intaan suuradahan lasoo dejinin wuxuu akhrin jiray adkaar kale uu ku dayrto, markuu suuradahan soodageen weliba الفلق / الناس kuwan ayuu ku deyran jiray. ☘Nebiga cadaawad iyo dagaalka ay gaaladu ku hayeen wuu badnaa mid qarsoona muu ahayn, waxay isku dayeen in nebiga dil qarsoodiyaa ku dilaan illaahaybaana ka fashiliyay, waxay dooneen inay sumeeyaanoo raashin ayay sun uugu dareen, waxay isku dayeen iney nebiga sixir udhigaan,Nin la odhan jirey (لبيد بن الأعصم) oo yuhuudi ahaa ayaa nebiga sixirka usameeyay, nebiguna waxbuu yara dareemayay, labo malak ayaa illaahey usoo direy, isagoo nebigu yara ah sidii qof yara seexday,agtiisay waraysi ku yeesheen dawadiisa waxay tahay, wuxuu ku xalinayo, intuu nebigu soo toosay ayuu caaisha usheegay , meeshii ay sixirka dhigeena nebigu wuu kasoo saaray oo wuu kala tuuray.. waxyaabaha uu alle rasuulka ku daweeyay ayay ka mid ahaayeen labadan suuradood marwalba uu aayad akhriyaba guntin ayaa ka furmaysay. ☘Faaiidooyinka suurada: 1. Illaaha madawga / awooda habeenka iyo maalinka abuuray cida magan gasha wuu karaa inuu badbaadiyo. 2. Illaahay khalqiga shar buu uyeelay in laynagu imtixaano, illaahay fadligiisa waxaa ka midaa inuu baray siyaabaha loo badbaado. 3. Illaahay si gaaraa wuxuu inoogu tilmaamay habeenka markuu gudcurkiisa bato, habeenku markuu madoobaadaa shaydaanadaa soo raaca. 📍nebigu wuxuu inoo sheegay in caruurta albaabada loo xidho xiliga uu habeenku soo galo, shayadiintaa waqtigaa soo shaqo taga). 4. Illaahay sixirka xumaanta uu leeyahay wuxuu ku xidhiidhiyay gaalnimada. 5. Nebiguna danbiyada waaweyn ayuu sixirka kudaray. 6. Qofka sixirka adeegsada ama ka utaga diintuu kaga baxayaa. 7. Qofka xaasidkaa mar hadii alle yidhi sidii shaydaanka halooga magan galo wuxuu ka midyahay cadawyada waaweyn. 🔻Shaydaanku amarkii alle ayuu diiday, xaasidkuna wuxuu leeyahay illahayaw waad qaldantee kan maxaad waxan usiiyay, xaasidku alle wuxuu uula murmayaa siduu shaydaanku alle uula murmay. 🔻Xumaan xaasidka waxa uugu filan in sidii shaydaanka laysaga naarayo.

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr97533 жыл бұрын

    Mansh allah runtii habeenkan caawa ah farxadayda lamasookoobi karo dadka kuxidhnaana aad iyo aad ayaan uguducaynayaa dhamaantoodna hanbalyo hanbalyo ayaan idinleeyahy walaalayaal waxlagufarxo waxaa ufiican kitaabka alle ookuudhamaada الحمد لله اللذي بنعمته تتم الصالحات

  • @hibohassn6363
    @hibohassn63633 жыл бұрын

    الحمدلله والصلاه والسلام على رسول الله ،جزاك الله خير الجزاء، Alha kaa abaal mariyo kheer aad na Soo gaarsiiyey,miisanka xasanaadka Alha kuusaaro

  • @suhuurmahamuud4489
    @suhuurmahamuud448910 ай бұрын

    الحمدالله الدي بنعمته تتم الصالحات تم اليوم تقسير القران الف شكرا شيخنا الفاضل اجتهادك وعلمك جزاك الله الفردوس الاعلى❤❤❤❤

  • @mohamedhassan2956
    @mohamedhassan29563 жыл бұрын

    اللهم إحفظ علمائنا وجزاهم الله خير على ما يقدمونه لنا من تعليم القران وتفسيره، أسأل الله أن يبارك في عمرك وعملك ومالك وحياتك..يا شيخنا الجليل وأن يوفقك أينما كنت .وأن يحفظك وذريتك ويغفر لك ولوالديك ‏و يجعلكم من أهل الجنة ..اللهم آمين.

  • @shuuriyemaxaacariif8814

    @shuuriyemaxaacariif8814

    10 ай бұрын

    18:20

  • @jijahaji4640
    @jijahaji46403 жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha alaah warun jasakallaalahu qeer sheeq

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden72373 жыл бұрын

    بارك الله شيخنا الجليل عمر درر حفظه الله ورعاه وجعل الجنة مثواه

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar73193 жыл бұрын

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh dirir

  • @Adamohahm
    @Adamohahm3 жыл бұрын

    Alhamdulillah....... allaha suurtagalka ka dhigay inuu nagu simo bilaw ilaa dhamad kitaabka quranka ah tafsiirkisa aya mahad oo dhan leh, ..... ka dibna, sheekhena allaha noo xifdiyo E iyo Team ki la shaqeynayay ayan leeyahay jazakallah, .... waxan idin kala socday Malaysia oo aan kaga xirna casharka,.... dhamanten ba allaha na xifdiyo.

  • @khalid_kmi1885

    @khalid_kmi1885

    Жыл бұрын

    Allahuma Aamiin

  • @bbenajmathequenoftheworld2267
    @bbenajmathequenoftheworld22673 жыл бұрын

    Alxamdulilaah ilaahey gi noo kasay inu sinabad ah noogo dhamato cimri iyo cafimaad jazakallahu kheyr shekhanal fadil

  • @shariifmaxamed4587
    @shariifmaxamed45873 жыл бұрын

    Masha allah sheikh Mohammed rabbi hanoo kaa xifdiyo❤🥰

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman59863 жыл бұрын

    اللهم انا نسألك حسن الخاتمة

  • @hodanwarsame9824
    @hodanwarsame98243 жыл бұрын

    Bismilah alxamdulilah jazakallah sheikh dirir wxn kala socday austria

  • @user-ne4tk9rj3s
    @user-ne4tk9rj3s3 жыл бұрын

    ما شاء اللة بارك الله فيك وجزاك الله خير

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman59863 жыл бұрын

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud92833 жыл бұрын

    Masha allah shiikh dirir allah yaxfadak

  • @cabdiqanisalaxofficial8814
    @cabdiqanisalaxofficial88143 жыл бұрын

    Mnsh Allah alle xafdiyo sheikh maxamed sheikh cumar dirir

  • @NoraSalah-ow7ic
    @NoraSalah-ow7ic Жыл бұрын

    Janada fardosa illaah ha kugu bishareyo sheeqow aamiin yaarab

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali97393 жыл бұрын

    maashalaha tabaarak Alaah ajar aan dhamaan alaha ha ku siiyo aamiin

  • @SumayaMohomed-kg4ul
    @SumayaMohomed-kg4ul5 күн бұрын

    Masha allh jasaakallaahu kheyr

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed Жыл бұрын

    Allah swc haku barakeeyo shiish muxammed❣️

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi43743 жыл бұрын

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @Hiwaadaziyad3126
    @Hiwaadaziyad31267 ай бұрын

    الحمد لله الّذي بنعمته تتم الصّالحات ❤ جزاك الله خيرا شيخي

  • @kahafarah8881
    @kahafarah88813 жыл бұрын

    Jazaakallaah khayr allaha kaa siiyo aamiin

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud34623 жыл бұрын

    Thank you so much 💟 shekh alle hakaa jasaaisiiyo aamiin yaarabi

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr97533 жыл бұрын

    Maansh allaah mansh allaah waxaan kufaraxsanahay inuu inoodhamaaday tafsiirkii qur,anka alle ee uu inoosoojeedinayay khyrbadan alle hakasiiyo sheekha hana ugudanbidhaafo isaga iyo waalidkiiba insh allah inaguna waxaan kusiidadaalaynaa inaansiigudbino oo aan dadka siibarno insh allah intii dhagaysatayna ajar iyo xasanad alle hakasiiyo iyo intii sooduuntayba

  • @bbenajmathequenoftheworld2267

    @bbenajmathequenoftheworld2267

    3 жыл бұрын

    Amiin alxamdullilah

  • @mahamedaden7237

    @mahamedaden7237

    3 жыл бұрын

    ALXAMDULILAH

  • @amaalahmed3825

    @amaalahmed3825

    2 жыл бұрын

    Amiin yaa allah

  • @sahrafarah1993
    @sahrafarah19933 жыл бұрын

    ❤❤ mansha allah

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud1467 ай бұрын

    Amiin amiin amiin

  • @nimomohamed358
    @nimomohamed3583 жыл бұрын

    Jasaa Allah khary

  • @saidabdidaoud3388
    @saidabdidaoud338811 ай бұрын

    Alhamdullillah Masha allah jazzakalllah wax badan baan kaa kororsaday ❤❤❤❤❤ allah ku xifdiyo jannatul Fardows allah nagu kulmiyo 5 sano soo waday Alhamdullillah 🎉

  • @Ss53426
    @Ss53426 Жыл бұрын

    🌿faaiidooyinka سورة الناس laga qaadanayo: 1. Illahay suuradan wuxuu ku kulmiyay tawxiidka 3diisa nooc: 🔹توحيد الألوهية 🔹توحيد الربوبية. 🔹توحيد الأسماء والصفات. 2. Dadku markay talo ku cadaato dadka ka uugu weyn ayuu ucararaa... suuradana waxay ku leedahay illlaha weyn ucarara isagay wax waliba hoos imaanayaanee. 3. Ha yaraysan waswaaska waayo qofka haduu sii wado diinta ayuuba ka saari karaa. 4. Mar hadii alle inoo sheegay bani aadamku inuu shaydaaniin leeyahay waa inaan feejignaanaa. 5. Dawada dadku waa waxyiga.

  • @anisocshakur

    @anisocshakur

    Жыл бұрын

    m.a

  • @siciidsaalax9517
    @siciidsaalax95173 жыл бұрын

    Masha allah Illahy ha ku dhawro

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah98932 жыл бұрын

    Jazak allah khyr sheekhan dirir

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan6893 жыл бұрын

    Jazakallah khair sheekh

  • @user-rh2bn8hb7h
    @user-rh2bn8hb7h6 ай бұрын

    Shikh dirir shikha aan ugu jeclahy

  • @fai6998
    @fai69983 жыл бұрын

    JazakAllah khayrn sheikh

  • @Shacni.
    @Shacni. Жыл бұрын

    جزاك الله الجنة ونعيمها ياشيخ

  • @user-cb6cx4di7n
    @user-cb6cx4di7n4 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك❤❤❤❤❤

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman59863 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @jamaahmedmohamed7359
    @jamaahmedmohamed73593 жыл бұрын

    Maansha Allah sheekh

  • @samirabalcad9923
    @samirabalcad9923 Жыл бұрын

    Sheekh dirir jasakalahu Kheyr ilhy cimriga Haku dheereyo❤️

  • @samdaosman4285

    @samdaosman4285

    5 ай бұрын

    Aaamiin

  • @32oeieiei
    @32oeieiei3 жыл бұрын

    😍جزاك الله خير😘

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud34623 жыл бұрын

    MashaAllah beautiful

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud1467 ай бұрын

    Scw scw scw❤❤❤❤ scw scw scw scw❤❤❤❤ scw scw scw❤❤❤❤

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud34623 жыл бұрын

    MashaAllah waanu daanwan doona xaflada insha allaah

  • @somaliboy37
    @somaliboy373 жыл бұрын

    Cashirkii wuu dhamaadey 😭😭 Habeen badan waan ka faaidestay oo Caawo ciil ma qabo Balse waa u xiisi doonaa 0

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan2 жыл бұрын

    Alxamdullilah rli ahanshaha Alle ku dhamene

  • @ramlaabdirazak19
    @ramlaabdirazak192 жыл бұрын

    13/7/2022 cawa ayaan bilaabay tafsiirka quraanka hoos ayana ka bilaabay hamihygana waxa waaye ima dhamaysto ilhow ha idilin aduunkana ha iga oofsan ano dhamaysam casharkaan dhagaha uroom😪🤲🤲🤲

  • @NoorBehrozz

    @NoorBehrozz

    2 жыл бұрын

    Allah ha nala garab galo kula mid baaan ahaye

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud1467 ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw scw scw❤❤❤❤ scw scw

  • @NoraSalah-ow7ic
    @NoraSalah-ow7ic Жыл бұрын

    Jasaa kAllaah qeer

  • @abdisalaamyaasiin4001
    @abdisalaamyaasiin4001 Жыл бұрын

    Ilaahay gii iisuurta galiyay in aan lasoodago ayaa mahaddaas is kale marka labaad rabi hagaa ajarsiiyo shiikeena

  • @samiyaqasim7442
    @samiyaqasim74422 жыл бұрын

    Maansha allh shiikh dirir Alleh haku barakeeyo

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Жыл бұрын

    ManshaAllah JazaakumuAllah sheekh

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud34623 жыл бұрын

    Congratulations on will finish tonight INSHALLAah

  • @ibrahimjama3139
    @ibrahimjama3139 Жыл бұрын

    Alle khayr iyobarako hasiiyo aamin

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman59863 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @DjoweriaDaher
    @DjoweriaDaher2 ай бұрын

    ❤❤

  • @yaasiinhaashim878
    @yaasiinhaashim878 Жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخ 👳

  • @hassenaadenyusuf9983
    @hassenaadenyusuf99832 жыл бұрын

    masha allah sheekh allaha ku xafido

  • @umuabdirahman5986
    @umuabdirahman59863 жыл бұрын

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @user-lx2xd1bz2m
    @user-lx2xd1bz2m3 жыл бұрын

    Sheekha halkee ba su,aalaha laga so waydiyaa

  • @AASAASTv
    @AASAASTv2 жыл бұрын

    Masha.alaah

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy Жыл бұрын

    Jazakalahu kheyr

  • @user-ee6gw3rc9o
    @user-ee6gw3rc9o5 ай бұрын

    M.a❤❤❤❤❤❤

  • @shamsokhayrwada5909
    @shamsokhayrwada59092 жыл бұрын

    Illahay haka abaal Mariyo sheikh

  • @AbdirashidAdan-cr2je
    @AbdirashidAdan-cr2je5 ай бұрын

    M.a

  • @user-nr4hp5nn7z
    @user-nr4hp5nn7z2 ай бұрын

    Howygaga Allah janada ka dhigo sheekh

  • @Ss53426
    @Ss53426 Жыл бұрын

    🌿faaiidooyinka سورة المسد iyo sababta ay kusoo degtay : ☘Sababta ay suuradu kusoo degtay: Gaaladu nebiga colaad adag ayay ku ahayeen kuwii ehelkiisa ahaa ee reer quraysheed nimanka uugu sii darnaa waxaa ka mid ahaa adeerkii أبي لهب, rasuulku صلى الله عليه وسلم markii lagu soo dejiayay aayada: (وأنذر عشيرتك الأقربين ). Nebigu buurta صفا ayuu fuulay oo jilib jilib ayuu uugu dhawaaqay, markay isu yimaadeena wuuxu ku yidhi ma i rumaysan lahaydeen hadaan idinku yidhaahdo buurta dacalkeeda cadawbaa kasoo baxaya? Markaasay yidhaahdeen haayoo been kugumaanu baranin. Markaasuu ku yidhi:" cadaab daran oo soo socdaan ka digayaa". Marakasaa hadlay أبي لهب oo yidhi ( alle haku halaagee ma intaas uunbaad noogu yeedhay?). Alle ayaa ujawaabay oo ku yidhi: (تبت يدا أبي لهب وتب). Markuu rasuulku dacwada fidinayo kulamada waaweyn xiliyada xajjka iyo cumrada oo uu ku leeyahay ( dadaw aad guulaysateenee ashahaata) wuu dabo geli jiray oo odhan jiray waa : sixirle/ beenbuu sheegayaa anaa u adeeraa ha rumaysanina!!. ☘faaiido guud: Islaanta abuu jahal waxa la odhan jiray أروى بنت حرب iyana xaabo ayay qaadi jirtay oo culimadu 2 ayay ku fasiraan: 1.Waxay sooq aadi jirtay qoryo iyo qodxo jidka ayay nebiga uugu daadinaysaa. 2. Waxay ahayd naara afuufad. Dagaalka ayay ninkeeda kula jirtay. Markii ay suuratu المسد soo degtay ay maqashay dhagax weyn bay soo qadatay oo ay nebiga kusoo carartay, abubakar ayaa nebiga la joogay oo yidhi tii waatan soo socota armay wax ku yeeshaa? Nebigu wuxuu ku yidhi imaba arkayso . Intay isasoo dultaagtay tidhi saaxiibkaa waxa la sheegay inuu isoo hadal qaadee mee? Gabaygan ayay tiri say: مذمما أبينا وأمره قلينا ودينه عصينا. Nebigu wuuxu yidhi:( miyaydaan la yaabeen cidaan aniga ahaynbay caayaysaa, aniga مذمم layma yidhaahdo oo محمد ayaa lay yidhaahdaa). ☘faaiidooyinka suurada: 1.nebiga adeerkii ابي لهب si xun ayuu udhintay dagaalkii beder ka bacdi ayaa bakteeriya sida daacuunkoo kale ah ayuu udhintay. 2. kunyadu waa amaan lkn mararka qaar ayay xaqiraad noqotaa sidan أبي لهب oo kale halkan waa lagu xaqirayaa. 3.naagta أبي لهب aayadan ka hadlaysa (حمالة الحطب) waxaa lagu fasiray: 1 xaabada aadka uqaadiri jirtay. 2.Waxay ahayd naar afuufad. 4.qofka waxa anfaca oo uu ku meel maraa waa camalkiisa. 5. Diinta marka la hirgelinayo ama la aaminayo malaha qar qarin iyo warwareejinaa. 📍diinta qofku cidna uugama tanaasulayo. 6. Waxayaabaha uu alle rasuulka ku imtixaanay waxa kamidaa : cadaawada qaraabada.... 7. Suurada waxa ku jirta mucjiso mucjisooyinkii nebiga ka midaa: Wuxuu nebigu sheegaa in sidiisa udhacayaan , oo quraanku wuxuu sheegay in أبي لهب naar geli doono, weligii muu soo dabcin mana munaafaqadayn oo mar keliyaa lama arkin asagoo ashahaadanaya. 8. Dagaalka udhaxeeya islaamka iyo gaalada rag iyo dumarba waa leeyahay, sida laysu hayaa maaha rag iyo dumar ee waa gaalo iyo islaam. 9. Reer أبي لهب waa qoyskii uugu xumaa ee quraanku sheegay.

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed48982 жыл бұрын

    jazakumullaah qyer

  • @gymer188
    @gymer188 Жыл бұрын

    Manta bilawe allow igu guleee

  • @aminodahirwarsame1645
    @aminodahirwarsame1645 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @albasheirmohammed7883
    @albasheirmohammed78833 жыл бұрын

    Asc Wr Wb. Walaalaha Channel ka Sh. Mohamed Omar Dirir. Jazaakalah Khayral Jazaa, Allaha miizaanka xazanaadka ha idiinku daro, khayrkaa aad inoo faa'iidaysaan hadh & habbeen-ba. Lkn hal codsi ayeynu wadanaa hadaynu nahay bulshadii ku xidhnayd channel kan kana faa'iidaysatay inbdan. Waxaan idinka codsanaynaa, in aad tafsiirka inta ka dhiman inoo soo galisaan channel-ka insh'allah. Waad Mahadsantihiin.!

  • @shariifmaxamed4587
    @shariifmaxamed45873 жыл бұрын

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك🤲🤲

  • @abdiartanfarah7483
    @abdiartanfarah74833 жыл бұрын

    Guardians and of the first half and of zucchini

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed48982 жыл бұрын

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @anisoofficial1777
    @anisoofficial17773 жыл бұрын

    Asc Somali maxamed waxan ka bila agoon yaryar oo abahod waladilay 😭😭😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🏽😍😍😍😍😍😍😍😍🙏🏽🙏🏽🥰🥰🥰🥰

  • @macalinciisesudeysi
    @macalinciisesudeysi3 жыл бұрын

    Asc wll kusoobiir youtube channelka macalin ciise sudeysi

  • @abdiartanfarah7483
    @abdiartanfarah74833 жыл бұрын

    Bbc radio station and to the

  • @abdiartanfarah7483

    @abdiartanfarah7483

    3 жыл бұрын

    Kawatar

  • @usaameosmaanmoallim8197
    @usaameosmaanmoallim81973 жыл бұрын

    Asc salaan kadib . Kasoo hadla arinta #shiikh #maxamed #ismaciil garabsiiya hada kahor waxaan aragney in ay koronti lagu qaqabanaayey hadame meel lagu ma sheego ayaa laleeyahaye nio hadaad adinkaada wax uga qaban karin codkaada wax uga qabo .

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim91052 жыл бұрын

    شكرا

  • @ismahanmoh2656
    @ismahanmoh2656 Жыл бұрын

    Sc

  • @bitudahir5758
    @bitudahir5758 Жыл бұрын

    Alxamdullaah ugu horeen alla mahad leh o inoo suurtagliyay inaa dhameesano tafsìrka qur'aanka kariimka annaga o caafimaat qabna Alxamdulillaah Marka xigta waxan u mahadcelinayaa Sheikheena iyo dhamaan walaalihii ka shaqeesay inuu naso gaaro anago ka fog meesha lagu bixinayay darsiga Ugu dambeyn waxaan alle ka baryayaa sheikha iyo dhamaanteenba in dambigeena iyo kan waalidkeenba alle cafiyo oo Cimri dheer caafimaat taam ah cibaada suuban iyo khaatimo wanaagsan nagu arzaaqo dhamaanteen.

  • @abdiartanfarah7483
    @abdiartanfarah74833 жыл бұрын

    bbc. rsoadio station and to the

  • @abdiartanfarah7483

    @abdiartanfarah7483

    3 жыл бұрын

    Gisk

  • @sacadaismael2755
    @sacadaismael27552 жыл бұрын

    Masha allah raali ha kaa ahaado Sheekh m. Cumar dirir

  • @ismahanmoh2656
    @ismahanmoh2656 Жыл бұрын

    Sc

Келесі