No video

Tafsiirka Darsiga 274aad XADIID 12 ilaa...

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 37

  • @fardowsaabdullah7242
    @fardowsaabdullah72422 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @habiboahmed5395
    @habiboahmed53953 жыл бұрын

    Alxmdulilah Aniga aya ogu xureeyo maanta rabiyow igu xanuni qurankaga iyo cibadadaado👏👏👏

  • @NoorAhmed-ci6um
    @NoorAhmed-ci6um21 күн бұрын

    جزاك الله خيرا

  • @asmaqali3603
    @asmaqali3603 Жыл бұрын

    Mansha allah sheekh maxmed cumar diri

  • @musaafirah999
    @musaafirah9993 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi43743 жыл бұрын

    Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman13083 жыл бұрын

    Mashaa Allaah

  • @mohamoudabdisamad2727
    @mohamoudabdisamad27273 жыл бұрын

    Allaha yacizak sheekh maxamud sheekh cumar dirir

  • @aliaamir6998
    @aliaamir69983 жыл бұрын

    Allah haku xifdiyo sheikh Mohammed cumar dirir

  • @TulipE2023
    @TulipE20233 жыл бұрын

    Masha'allah

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627Ай бұрын

    Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamoudabdisamad2727
    @mohamoudabdisamad27273 жыл бұрын

    Alle mahadii sheikh maxamud sheikh cumar dirir

  • @zumayahussein5367
    @zumayahussein53673 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا ❤❤

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan6893 жыл бұрын

    Masha Allah jazakallah khair sheekh

  • @munaawad9833
    @munaawad98333 жыл бұрын

    Mansha alla ilahay shekh. Misanka xasanadka haku saro isaga awodlehe Aamiin Aamiin yaa alla

  • @abdiladifahmeddhegjar4651
    @abdiladifahmeddhegjar46513 жыл бұрын

    Manshallah Sheekh

  • @abdilahihasandiriy

    @abdilahihasandiriy

    3 жыл бұрын

    Asc sh dirir jajaa'allahu khayr

  • @sheekhwaah9492
    @sheekhwaah94922 жыл бұрын

    Masha Allah sheekhdirir

  • @cabdirashidcali8326
    @cabdirashidcali83263 жыл бұрын

    Maashaa alaah tabaaraklaah alaha ku xifdiyo

  • @abdiladifahmeddhegjar4651
    @abdiladifahmeddhegjar46513 жыл бұрын

    Jazakalaahul kheyr Sheekh

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.34313 жыл бұрын

    MAASHA ALLAAH JAZAAKALLAAH KHEEYR SCW

  • @abdiladiifmaxamudxusen9131
    @abdiladiifmaxamudxusen91313 жыл бұрын

    M a

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr97533 жыл бұрын

    Mansh alaah shekh dirir alle hakuxagido shekh

  • @jamaxirsi798
    @jamaxirsi798 Жыл бұрын

    Guul insha Allah ilahay ha Ku siiyo

  • @jamaxirsi798

    @jamaxirsi798

    Жыл бұрын

    If iyo akhiroba amiin

  • @sahraxaji7415
    @sahraxaji74153 жыл бұрын

    Mashallaah. Sheekh. Alle haku xifdiyo

  • @kaltunawdaahir2211
    @kaltunawdaahir22113 жыл бұрын

    Ilaahay janadii hakugeeyo

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy3 жыл бұрын

    Asc sh dirir jajaa'allahu khayr

  • @abdilahihasandiriy

    @abdilahihasandiriy

    3 жыл бұрын

    Asc sh dirir jajaa'allahu khayr

  • @aliaamir6998
    @aliaamir69983 жыл бұрын

    Sheikha sualo ayan raba enan waydiye halken kuso hagajiya

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey11 ай бұрын

    Masha allah shiikh jazakallah

  • @abdinurkosar8602
    @abdinurkosar86023 жыл бұрын

    0

  • @Ss53426
    @Ss534262 жыл бұрын

    Faaiidooyinka safaxada 2aad iyo 3aad ee سورة الحديد: 21:Gaaladu waa isku dhinac Rag iyo Dumar muslimiintana Rag iyo Dumar waa isku dhinac Aduun iyo Aakhiraba 22:Xaqa Aduunyada qofka iftiinsada Aakhirana nuurbaa u iftiimaya. 23:fitnada uugu weyn waa diin la,aanta. 24:Calaamadaha munaafaqa waxa kamidaa inuu muslimiinta dhibka ku dhaca iney ku farxaan. 25:Waxyaabaha uu illaahay ku maamuusayo awliyadiisa aakhiro waxa ka midaa:inuu siinayo iftiin lagu garanayo inuu yahay dadkii uu ka raalida ahaa wadada loo maraana waa camalka saalixaa aad sii kasbatay. 26:Bushaarda uugu weyni waa bishaarada uu illaahay adoomihiisa uugu bishaareeyay inuu janadiisa siiyey. 27.Haday fursadu ku dhaafto cawil iyo celin malaha. 28.Balaayada uugu weyni waa ayadoo balaayo ku heshay oo badbaadadiina inyar kuu jirto oo Albaab lagugu xidho . 29.Aduunka waa labo wado: 🍃mid lagu halaagsamo 🍃 mid lagu hanuuno waa inaan ta wanaagsan dooranaa. 30:Aduunyada xoolaha xaqiiqadaa lagu bedelaa lkn Aakhiro taa mataal. 31:Qof illaahey Aduunka (mawla)=Hiiliye ka dhigan waaya Aakhiro mawle u noqon maayo. 32:Quraanka waxaa loogu talo galey inuu nolosha Aadanaha saxo. 33:waxyaabaha Qalbiga qooya waxa kamidaa: xusuusta Aakhiro. 34:waxyaabaha dadku ku liibaanayaan waxa uugu wanaagsan waxa agtooda qaaliga u ah bixiyaan waana : 🍃Naf 🍃Maal Haduu labadaa ku bakhaylo Iimaanku dhab kuma aha. 35: Inaad iimaankaaga ka run sheegtaa 3 Arimood ayay ka koobantahay: 🍃Qawl 🍃Qalbi 🍃Ficil. 36:C.laahi binu Cumar marku Akhriyo aayada ﴿أَلَم يَأنِ لِلَّذينَ آمَنوا أَن تَخشَعَ قُلوبُهُم لِذِكرِ اللَّهِ وَما نَزَلَ مِنَ الحَقِّ وَلا يَكونوا كَالَّذينَ أوتُوا الكِتابَ مِن قَبلُ فَطالَ عَلَيهِمُ الأَمَدُ فَقَسَت قُلوبُهُم وَكَثيرٌ مِنهُم فاسِقونَ﴾ [الحديد: ١٦] Wuxuu odhan jiray :illahayaw qalbigayaga waanu ku dabcinaynaa Quraanka . 37: markaad doonayso inaad Qalbigaga dabciso Quraanka wa inaad dhuuxdaa oo dhadhamisaa. 38:waxayaabaha uu Qalbigu ku Qalalo waxa kamidaa yididiilada oo aad badiso iyo adoo Aduunka dhex carara waxaan qalbiga lagu qooyaa inaad quraanka akhrido geeridana xasuusato. 39:Qalbigoo qalalani tudhaale malaha cid kastoo mudan xishood iyo utidhid utudhimaayo, Qalbiga waxaa anfaca Quraanka . 40:Sida dhulka qalalay roobku uqooyo ayaa qalbigana quraanka uqooyaa. 41:Iimaanka wanaagsan waxaa kamida inuu qofku dhiibayo wax kamidaa wuxuu illahay siiyay. 42:wadada uugu fiican ee wax lagu bixiyaa inaad jidka illahay ku biixso. 43:Albaabka samo falku Raga iyo Dumarkaba way usimanyihiin oo way ufarantahay. 44:Xalaal waa inay tahay waxaad bixinaysaa illahay dartiina uula baxdid. 45:Derajada الصديقين iyoالشهداء waa darajooyinka uugu sareeya ee la gaadho qof illahay wax weyn la doonay ayuunbaa gaadhi kara wanaa qofka gudihiisa iyo muuqaalkiisa guud isku midka yihiin. 46:Qofka wuxuu jecelyahay ciduu jecelyahay inuu la noolyahay . 47:Gaalada wuxuu illahay iyo aakhiro iyo Diinba useegaan Aduunyo. 48:Nolosha Aduunyadu 4 bay ka koobantahay: 🍃Ciyaar iyo dheeldheel.(waxan raasa maal ahayn). 🍃Bilic. 🍃Isugu faan. 🍃Dad iyo duunyo badsigeed. Kuwani waa nicmooyin illahay leeyahay hadana si aan larabin ayay u isticmaalayaan. 49:Aduunyadada saracii Aakhiro ka dhigo. 50:Aduunyadu janada waxay kaga duwantahay dunida musiibooyinkaa ku badan. 51:Farxada iyo murugada waa Dareemo uu illahay dadka ku Abuuray lkn farxada kibirka wadata iyo murugada uqaadan waagaa wadata labadaas ayaa la diidayaa . 52:Aduunyada iyo waxa ku sugan waa lanacdalay hadaanad diinta iyo cilmiga uuga faaiideysan,Aduunyo bilaa Diinaa haday ku hesho nacdal uunbaa uuga dhacaysaa. 53:Adoomaha illahay waxa ka midaa Qayb Fariidaa oo aduunyada furtay wixii ay ka heleena waxay ka dhigteen doonyo ay aakhiro ufuulaan waxay u isticmaalaan inay waajibaadka ku gutaan . Micanaha gabay uu imaam nawawi tiriyay. 54:Nafteena Ehelkeena iyo Awlaadeena waa inaan ku rabaynaa inaan Qadarka ku qanacno. 55: Denbi waxa kuugu filan naftaada ee haku darin danbiyada dadka kale oo ha farin bakhayl nimada. 🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸

  • @Ss53426

    @Ss53426

    2 жыл бұрын

    Faaiidooyjnka suurada inta hore vediga kan ka horeeyay ka akhriso

  • @deeqaissa1431
    @deeqaissa14313 жыл бұрын

    Asc

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY4 ай бұрын

    Sheekhu tafsir iyo wacdi inuu kala saaro ayay ahed

  • @adarhussein5928
    @adarhussein5928 Жыл бұрын

    Fcixo